Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa

  Рет қаралды 4,744,578

TvUniversaldotNET

TvUniversaldotNET

16 жыл бұрын

Somali,somalia,djibouti,somaliland,pundtland,

Пікірлер: 764
@mutafaomar1567
@mutafaomar1567 4 ай бұрын
Who still march 2024
@balqiisamohamed-tx9nw
@balqiisamohamed-tx9nw 3 ай бұрын
April 21/2024❤
@hamdasaed3957
@hamdasaed3957 2 ай бұрын
May 13 2024❤
@AbdullahiSheikhMohamud
@AbdullahiSheikhMohamud Ай бұрын
1 June 2024
@foosomar3002
@foosomar3002 Ай бұрын
2 jun 2024
@NourNouromar
@NourNouromar Ай бұрын
​@@balqiisamohamed-tx9nw😮😮😮😮😮😮
@yassermj5973
@yassermj5973 2 жыл бұрын
Khadra daahir alle yarxam caawa ayey hargaysa ku geeriyootay😢😢
@shucaybismail7866
@shucaybismail7866 2 жыл бұрын
ma sadex week kahor bey dhimatay sbbto ah 3 week kahor bad so qortay fariintan?
@bushra00
@bushra00 2 жыл бұрын
Khadraay ilaahay hagugu arsaaqo jannoyinkiisa tan ugu sarreysa uguna wanaagsan,waxaan marnba la hilmaamayn fankagii quruxda iyo naxariista lahaa. Waanu ku xiisayna.🤲🏿❤
@daahirnuunow8646
@daahirnuunow8646 Жыл бұрын
😭😭😭😭 aamin aamin wll qali
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Aamiin
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin ALLAHUMA Aamin
@abdullahifathi
@abdullahifathi Жыл бұрын
amiin walal
@GaneyCabdi
@GaneyCabdi Жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@micraajyare2607
@micraajyare2607 4 жыл бұрын
Waxa cajiib ah in eey wada isticmalayan hal makaroofon👏👏👏👏⚘ waa waqti somali nima jirtay
@IsmailNeymarJr
@IsmailNeymarJr Ай бұрын
Aad iyo aad ❤
@LiibanMuxiyadiin-mb8it
@LiibanMuxiyadiin-mb8it Ай бұрын
0😅😅9 P😅 Pplpplpplolp9​@@IsmailNeymarJr
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Aduun waa aduun mursal faladagan iyo fartuun balbalarka waxay rabaan ha sheegeene like isaar wll
@nuuraadan9158
@nuuraadan9158 4 жыл бұрын
Ilen doqoney dab kaam
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Жыл бұрын
Hhhh kkkkk kuwakadaran ba soo baxay 2022
@noorosman-nr4bj
@noorosman-nr4bj 2 ай бұрын
​2222222222222222222222222222222222222223333222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222333333333333333333wwwwwwwwweeewwweeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeewwwwwweeeeeeeeeeee😮
@NoorAli-tb9nq
@NoorAli-tb9nq 2 ай бұрын
Illlljlj​@@abdihakiinmuktar9888
@bartamahabollywood2018
@bartamahabollywood2018 3 жыл бұрын
2021 hadaa dhageesaneesid legend music wax ka yaqaan ayaa tahay 🙌
@iftinsiciid2104
@iftinsiciid2104 3 жыл бұрын
Ana dawanaya hedr
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Caawa ooy bishu tahay 15/2/2023 ayaan heestani ku murqaamayaa Mineapolis Minnseota
@mohamedsuleiman8796
@mohamedsuleiman8796 Ай бұрын
5:40
@apdikanisweden8571
@apdikanisweden8571 Жыл бұрын
Old is Gold 2023 bal aan aragno inta Legend ee weli dhegaysanaysa heestan🎻😎
@bushra445
@bushra445 Жыл бұрын
Me😢😢
@user-et7vt5lj3v
@user-et7vt5lj3v 7 ай бұрын
😅😮😅😮 1:00
@user-et7vt5lj3v
@user-et7vt5lj3v 7 ай бұрын
😅😮😮😮
@user-et7vt5lj3v
@user-et7vt5lj3v 7 ай бұрын
2:38
@ahmedduale3076
@ahmedduale3076 4 жыл бұрын
Samatar Haduusan Fanka Ku Jiri Laheen . Heesaha Soomalida Lama Dhageesan Laheeen Nin Ween Samatar
@ahmedmuhumed8901
@ahmedmuhumed8901 3 жыл бұрын
Fanku markuu fan ahaaa dhinac kastaba wuu ka dhisnaa afkeenu hodan sanaaayaaa
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
2/7/2022 Cwaba Waad Naga Hoosysa Allah Haku Naxariisto Mamo Khadra Daahir Cige.🥺
@ayuubjafaal5247
@ayuubjafaal5247 4 жыл бұрын
Heestan abwaankii sameeyey rabbi naxariisa ha siiyo, wuxuu ahaa nin warsangeli ah “Ibraahim Cajaaib” RIP
@HagarlaaweAcademy
@HagarlaaweAcademy 2 жыл бұрын
Lipaax. EEBBE ha u raxmado.
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 4 ай бұрын
Xasan Ganey ayaa sameyay
@abdirasaqmohamedhassan4350
@abdirasaqmohamedhassan4350 2 жыл бұрын
Ilahy hawnaxristo janatul fardusa ha ka warabiyo amiin yaa aalaha manta bay hargeysa ku geryotey khadra
@abdirahmanmuktar3946
@abdirahmanmuktar3946 2 жыл бұрын
This piece reminds me of my hooyo macaan faiza maal. Allow u naxariisto habaryartay khadra❤️
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Waah Waah waayo waayo heestaan markii la qaaday ma aanan dhalan haddana waa one of my favorite old is Gold 🧡🧡🧡
@munaali4156
@munaali4156 2 жыл бұрын
Ilaahow u naxariso haday dhimatay khadro dahir cige boqoradii jacaylka cawe 2/7/2022 rabbi haku naxariisto 😰😭
@AhmedAhmed-du3qr
@AhmedAhmed-du3qr 2 жыл бұрын
Amin abayo , ilahey ha uraxmado, wa run oo wey dhimatay sida aan aladaha aqbaraha soo tawiyo aan ka aqriyay.
@waafiqaraam5953
@waafiqaraam5953 2 жыл бұрын
Dhawaaqu xumaa naguhu maqlaYaan maamo khadra 😭😭😭
@mohamedhoussein3143
@mohamedhoussein3143 Жыл бұрын
Aamin ya rab🤲🤲
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 Жыл бұрын
Ilaahayow u naxariiso sannad buuxa ayay mootantay 2/7/2023
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
😅
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Laba fanaN waa legends ah rabi Cimriga caafimad ha Idiin kugu Daro Hassan Adan samatar iyo khadra dahir Cige 🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@natiijadabaarista1711
@natiijadabaarista1711 5 жыл бұрын
Codsi alla dartiis Like iisaas hadii aad aragto qoraalkayga
@AliHassan-qz9yh
@AliHassan-qz9yh 5 жыл бұрын
Fanan
@abdisitaradam9897
@abdisitaradam9897 5 жыл бұрын
Natiijada Baarista sitaar
@mohamedabdihakim8017
@mohamedabdihakim8017 5 жыл бұрын
calosha hanahurinin please wakusarayaye walhi wankanxay lkin mardampe hadhihin walale waxsokle please
@ibradalmar3764
@ibradalmar3764 4 жыл бұрын
Like waa kuu saarey lkn Alle magaciisa jano unbaa wax lagu weydiistaa
@zakicade6698
@zakicade6698 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanaayo like iku qawo
@hashimjama3663
@hashimjama3663 3 жыл бұрын
Asc
@ahmednoursheikh179
@ahmednoursheikh179 2 жыл бұрын
Ereyadii Alle ha u naxariistee abwaan ibraahim cajaa'ib.
@Sihaaam22
@Sihaaam22 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso habo khadra daahir cige kitaabkaga gacanta midig alle hakaa siiyo 😭😭😭🥺🥺
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Fananintii hore maxay Xeelad faneed iyo codad cajiib ah isku darsadeen bal u fiirso markey khadra hees is dhahdo oo microphone ku ka xumaado isla markiiba Xasan baa u dhiibin iyaduna heesteda ayey sii wadan iyadoo wax khalkhal ah dareemin Cajiib.. Fan idin kama danbeyn mana umalaynayo idinkoo kale inan helayno👏
@caaqilka3712
@caaqilka3712 2 жыл бұрын
Hees nin wayn 3 legends Khadro dahir, Hasan aden, daud Ali masxaf
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 3 жыл бұрын
Ereyadii Abwaan Ibraahim Ciise Tuur (cajaa'ib) AUN. Dhowaan buu geeriyooday marxuumku, aad baan u aqaannay. Eebbe ha u naxariiato, waxa uu ku geeryooday Xingalool Sanaag.
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 Жыл бұрын
Eebbe ha janneeeyo abwaanka. Suugaan kale oo uu curiyay oo lagu luuqeeyay ma jirtaa?
@saamiyacabdi1450
@saamiyacabdi1450 4 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yiri inta aaminsan liketa dhag halagu siiyo
@daarali
@daarali 11 ай бұрын
Dauud cali masxaf ...wax kale ayuu tumayaa anather level wooow Alaha unaxariisto isaga iyo khadra daahir cige
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo xalay ayay ku dhimatay magalda hargysa 3/7/2022🥺🥺
@ayaanacabdi7916
@ayaanacabdi7916 2 жыл бұрын
Inta daawatay markeey dhimatay kadib alla u naxariisto😥😥
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
WAA EREYADII ABWAANKII BALAADHNAA EE MAXAMED CALI KAARIYE ALLE JANADIISA HA DAJIYO🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@gudoonhabiib2381
@gudoonhabiib2381 3 жыл бұрын
maaha wllo waxaa lahaa midhahan ibraahim ciise tuur (cajaa,ib) AHU
@fiqibashiir21
@fiqibashiir21 4 жыл бұрын
Axsan hees miraha heestan waxa iska leh abwaan ibraahim ciise tuur oo lagu naanaysi jiray (cajaa' ib ). alle ha u naxariistee dhawaan buu geriyooday abwanku 3 2020 waxa uu kasoo jeday Gobalka sanaag.
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
Maxamed Cali Kaariye IHN... sidaas Kayd ugu jirtaa Sxb
@duranhassan6456
@duranhassan6456 3 жыл бұрын
Daa'uud Masxaf iyo kooxdiisa ayaa muusigga macaan tumaya. Eebbe ha u naxariisto, Xasan iyo Khadrana cimrigooda ha raajiyo. 2020.Dec.11, jimco.
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
Abdilaahi sabriye organstiibii waa beri Iyo maxamed alta reer jabuuti Iyo.daauud ayaa tumaya
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 жыл бұрын
Maalintii ugu dambaysay bisha Ramadaan 2021, berri waa ciid ee ku ciida caafimaad. Heestan baa ii daaran oo Wajaale baan ku sii socdaa si aan u dhar doonto. Khadra ft Samatar💛💞😎
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Libantu waa mays af garanaa legends Xasan Adan samatar ft Khadra Dahir ya joga meshan 2021🔥👇
@blacknoir1716
@blacknoir1716 3 жыл бұрын
waa lajooga awoowe
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 3 жыл бұрын
dadkii sharma boy iyo wixii lamida ka soo cararay ayaa jooga, ader
@avantgarde70
@avantgarde70 2 жыл бұрын
@@blacknoir1716 ppppppppppopppooppooopp
@zaimazultan193
@zaimazultan193 Жыл бұрын
Lahashadu jar bey kaa ridaa libaantu waa mays afgarana.long life samaale
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 жыл бұрын
2 legend dabadiin fanankii lagu ciyaar ❤🙏🏽👍 2020 👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Oo hada fankii sidaaas dhan u mcnaaa ma waxa oogu samarnaa faladagn bal balaarka socdaal iyo sharma boy iyo ilkacase 2022/9/29 😊
@muna4657
@muna4657 2 жыл бұрын
Hada markay geeriyootay ka dib ayaan dawaaday allah ha unaxariisto khadra
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 6 ай бұрын
Heestani waa hees aad iyo aad u macaan wallahi dad waa kuwii hore hadalna waa intuu idhi fanaaniintii hore xigmad iyo wanaag iyo hadal xigmadiisa wata ayeyy lahaayeen iyo fan dhaxal leh oo heesohoodi la wada xusayaa oo lawada dhagaysanayaa taariikh fiicanbay ka tageen wallaahi intii dhimatayy alleh ha u naxariisto khadra daahirna alleh ha u naxariistoo xasan aadan samatarna waxaan maqlayy inuu fanka ka paxayy isagana alleh ha dhawro i.a waa hees dhaxal gal ahhh oo xasuus igu ah aniga shakhsi ahaantayda waana heesha aan caajiskooda aan kaba daalinba caawa ayaan dib usoo xasuustayy heestN qiimaha badan leh iyo lapadan fanaan oo igu qaaliya waxaan dhagaysanayaa hapeen arbaco ah saacaduna ay tahayyy 2:03 mirir taariikhduna tahyyy2024/1/24 Xilli saqdhexe oo dhaxan walipa ah magaalada hargeisa ayaan ku dhagaysanayaa iyo hargaysoo dhaxan ahh🥶 asxpaata war one love iisaara si aan u xasuusto paayyy❤🥰😇
@user-il3xh3dc6e
@user-il3xh3dc6e 5 жыл бұрын
انا ارتري من مواليد السودان ولكن احب كل الصوماليين من يستطيع أن يترجم هذه الاغنيه للغة العربيه ، سأكون ممنون لمن يترجمها و شكرا
@umalqueen8752
@umalqueen8752 5 жыл бұрын
مشكلتنا أن لا نعرف عرب أكثر بقراءة القرآن ي أخي اغني حلو ولله ولاكن لا أعرف كيف اترجمك في العرب لأن كلماتها صعب جدا
@user-il3xh3dc6e
@user-il3xh3dc6e 5 жыл бұрын
لا عليك يا اخي
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 жыл бұрын
ههههههه اي صعب ولكن المهم هاي اغنيه اكيد الحب والعشق ههههههههه
@samiraali4678
@samiraali4678 4 жыл бұрын
انا اترجم لك عن طريق عمنا قوقل😂😍😍
@maxamuudmaxamedcali1539
@maxamuudmaxamedcali1539 4 жыл бұрын
@@samiraali4678 🤣🤣
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Fannaaniintii hore waxay ahaayeen dad aqoon u leh waxan ay wadaan bal eega khadra daahir markey heesta bilawdo wuu dareemaya xasan aadan in microphone ku ka xunyey isla markaba kiisii ayuu u dhiibaya isagoon gacanta xataa aan ugu dhiibayn Edite iyo Cutting vedio ga lagu sameeyaba way ka heer saraysaa 🥰💯
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
Taas ayaaba cajiiba siduu u dareemay
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
@@abshirpepe4130 aad iyo aad seexaan islahaaye waadigaa heestii isasoo xasuusiyey 🥰
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
@@maxdar11 hahah sorry sxb Lkin samatar fanka meer sare ayu ka gaaray
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Absolutely xataa ayada khalkhal maba dareemin ee waysii wada tey, Xadaarad Faneed intaasaa nagu filan
@AdnaAli-dw9hq
@AdnaAli-dw9hq Жыл бұрын
​@@abshirpepe4130 3:24 3:24 3:24
@alisacuudi983
@alisacuudi983 2 жыл бұрын
Allle ha unaxariisto malin dhawayd ku dhimatey hargaysa khadra dahir hasaan aadan alle cimriga haku daayo 26/7/22 berbera
@ahmedabshir9970
@ahmedabshir9970 2 жыл бұрын
Caawa ayey galbatay, Khadro Daahir Cige Eebbe ha u raxmado. Waxa ay bulshada Soomaaliyeed uga tagtay dhaxal fanneed oo aan duugoobin.
@abdishakurhassan9662
@abdishakurhassan9662 2 жыл бұрын
Dhimashadeeda kadib inta Soo booqatay uduceeya in uu Allah udambi dhaafo plz
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
5/February 2021 Paris france🇨🇵 khadra daahir,, xassan Aadan Allaha cimriga u siyaadiyo
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 2 жыл бұрын
2002 Ayaan Kudhagaysan jiray Magaalo layidha Lyon france 🇫🇷 Indr when I was Europe
@adalimpire4128
@adalimpire4128 2 жыл бұрын
@@Ahmed_somalilander maku dhalatey macannaha wajigaga iyo wakhtiga aad sheegayso ismalahan ba ugaas
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 2 жыл бұрын
@@adalimpire4128 Maya Indr Sawirkan Waa Wahore.. Qangadh Ma Ahayn Wawtigan Qurbe Imid Lkn Hadana Waxan Ahaa from Miyi To Qurbe
@adalimpire4128
@adalimpire4128 2 жыл бұрын
@@Ahmed_somalilander 😂😂 waad iga qoslisey indr nololwaarta
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
Heesaha talantaaliga midaan ugu jecelahay AUN khadra daahir Cige iyo Xasan Aadan Samatar
@zakiyare8115
@zakiyare8115 5 жыл бұрын
2019 casrigii nayruus iyo shaadiyo ninkii ka nasanaya wiliba liibaantu MA is afgaranaa liketa jaalayaaaal
@ogleyare4733
@ogleyare4733 5 жыл бұрын
Zaki yare hhhhhhh waaba nadhibeyn kuwaasi xoogaa meeshaan aan ku nasano ayey naga maree sxb hhhhhhhhj
@munobarre1399
@munobarre1399 3 жыл бұрын
Erayadii allah ha u naxariistee Abwaan Ibraahim ciise Tuur (Cajaa'ib)
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
Maxamed Cali Kaariye IHN
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
@@abdiwelihassan7941 kkkkkk War iskadaa beenta
@jaybugatti9416
@jaybugatti9416 4 жыл бұрын
Who still watching this in 11/12/2019??? this will never get old if you re real somali and rich in your own language
@honhassan3763
@honhassan3763 2 ай бұрын
2024 ban maqlay marki igu horaysay show "Heestu wa caalami❤😅😅
@hassanmehdi4247
@hassanmehdi4247 4 жыл бұрын
2020 looking this song hassan aden samatar 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 4 жыл бұрын
Hassan Adam Samatar from Somalia and Khadra Daahir from Somaliland, they both perform in Djibouti.
@ghboy2914
@ghboy2914 4 жыл бұрын
@@abdirahmanmohammed3543 both are from somalia
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 4 жыл бұрын
@@ghboy2914 Axmaq
@mohamedabdihakim8017
@mohamedabdihakim8017 5 жыл бұрын
the one only my favorite singer waye xasan adan samatar wafanan somaliyodhan tageran jecelyihin ma ahan fanan qabiil iyo afarahs gala wanin aan badana LA arkin aso melaha media kahadlya wanin cajiba
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 4 жыл бұрын
Liidnimo aday kula hartaa Lilaahidu jid bay kugu ridaa Layligu biyuhuu daadiyaa Lahashadu jarbay kaa ridaa Liibaantu waa mays afgaranaa
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 3 жыл бұрын
Suldaanka codka Samatar iyo Suldaamada codka Khadra ❤️😍💞 . yaa ila daawanaya 2020
@mustafemahadmohamoutt1898
@mustafemahadmohamoutt1898 3 жыл бұрын
Kiugmogadishu
@SalwoOsman-cw7os
@SalwoOsman-cw7os 7 ай бұрын
Who’s here December 2023. This is evergreen ❤
@ayanhassan9561
@ayanhassan9561 7 ай бұрын
Me too i'm listeening
@mohaqani1041
@mohaqani1041 6 ай бұрын
Same last month 😢 in 2023
@hannuppe3237
@hannuppe3237 6 ай бұрын
Same here😊
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 6 ай бұрын
31/12/2023 baan diib uso boqday
@anisaahmed7753
@anisaahmed7753 6 ай бұрын
2024 😊
@mohamedabdi4603
@mohamedabdi4603 Жыл бұрын
Miyadnan arkeyn Daud Ali masxaf sida uu uga dhawajinayo bahalka👏👏👏
@lionofsouth2862
@lionofsouth2862 5 жыл бұрын
احسن فنانين الصومال حسن آدم وخدره طاهر
@toghdeer01
@toghdeer01 16 жыл бұрын
waa laba fanaan oo is horjoog yaqaan,heestani waxay ka mid tahay heesha talantaaliga ah kuwa horyaalka u ah,waxaas ayaa la yidhaahdaa jacayl. thank you tvuniversal
@mohamedfidse5603
@mohamedfidse5603 4 жыл бұрын
12 sano ka hor nio comment ma dhiibaneysay waraa caadi matihd wlhi oday horaa tahay
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 3 жыл бұрын
@@mohamedfidse5603 wllhi waa nin hore waa 2008kii waa ciyalki hore
@mohamedfidse5603
@mohamedfidse5603 3 жыл бұрын
@@zakicabdi8886 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Farashaash
@Farashaash 4 жыл бұрын
0:29 lmao Da'uud ali masxaf (the guitar player) made a laugh Hassan adan genius walahine axsan hees iyo 2 two heavyweights of Somali artists and never forget Da'uud iyi guitar kisa qeybta ee ka qateen hestaan
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Wallaahi waa runta action aan caadi ahayn baan arkaa
@isaawale7712
@isaawale7712 4 жыл бұрын
2020 waaw waaw abwaaniin waa weeyn fananiin way ka weynadeen waa abwaano top
@GorGor2023
@GorGor2023 2 жыл бұрын
Daa'uud cali masxaf mar la arag buu ahaa Allah yarxam Daa'uud ninka organka tumayah ayuu wuxuu ugu baaqay si aan caadi ahayn si uu usoogalo meesha uu ubaneeyay qaybtiisana uu uqaato Aalada aad tumaysid markaad laacib kutahay iskuna kalsoon tahay waxaas oo kale baad kasoo saaraysaa sida daa'uud oo kale Daa'uud we will never 4 get u our legend Anyway live is the best Old is gold 🙏🙏🙏🙏
@Farashaash
@Farashaash 2 жыл бұрын
@@GorGor2023 wale wa sax ishaaddna ka tuurtay music iska dhagayso maahan ama iska qaraac ee waxey rabtaa Qiiro iyo aqoon
@irshaadibraahim1953
@irshaadibraahim1953 4 жыл бұрын
Daud ali masxaf allow kuu naxariiso old is gold
@aligulled2834
@aligulled2834 3 жыл бұрын
hadi 2021 dawanesid like i sar hhhhh
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 4 жыл бұрын
Sida musica kitaarka wata uga fiicanyahay kan danbe ee piaanada kaliya la tumayo ma ila aragtan asxaabeey DAUD CALI MASXAF illaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo isaga iyo labada fanaanba inshallaha
@yuusufcusmaan385
@yuusufcusmaan385 2 жыл бұрын
Alle SWT ha u naxariisto, Janooyinkiisa ha geeyo Marxuumaad khadra daahir cige oo hadda ku geeriyootay isbitaalka international e hargeisa. Alle danbigeeda ha dhaafo, su'aashana haw-fudaydiiyo. "الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ"
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 2 жыл бұрын
Amin
@suleimanabdullahi3858
@suleimanabdullahi3858 5 жыл бұрын
2019 yaa daawanaya like ta igu booba plz
@natiijadabaarista1711
@natiijadabaarista1711 5 жыл бұрын
saaxib Codsi alla dartiis Like iisaas hadii aad aragto qoraalkayga
@ghguiif2864
@ghguiif2864 5 жыл бұрын
Aniga kuladageysanaya
@mohamedabdihakim8017
@mohamedabdihakim8017 5 жыл бұрын
eeedo aniga
@jooqleofficialchannel5839
@jooqleofficialchannel5839 4 жыл бұрын
Suleiman Abdullahi
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj 4 жыл бұрын
Watching here
@mohamedabdihakim8017
@mohamedabdihakim8017 5 жыл бұрын
xasan adan samatar waxnkujeclhy reactionka ubixinayo ficilka fananiintakle mayaqnan only asaga le iskaleh style kas wamida aaankujeclhy oooon ogadorty my best favorite singer
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Midhkaas MA ledihiin aad Ku faan taan lkn soory imika wuu duqoobay odaygu hhhhh
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
@@hanuush6787 mxaad ka hdleysaa wlalao 😅miyaa qariban tahy😅
@aizahamza3433
@aizahamza3433 Жыл бұрын
It's hard to get such talents again I swear❤ For those who will be here in 2040 please 🙏 preserve and take of this awesome piece of clips please 🙏
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
i agree with you, of course if we don't collection our old musical songs , and our traditional, these memories will be extinct😊😢
@Yacqubgf
@Yacqubgf 9 ай бұрын
Illogically
@abdifatahgurei672
@abdifatahgurei672 Ай бұрын
2006 wxaan ku daawadey jigjiga aniga oo 6 jir ah hda 2024 ayaa lamarayaa wxaan ku daawanayaa Muqdisho Old is aGold😢
@ashkarapdilahi560
@ashkarapdilahi560 4 жыл бұрын
asxaapeey waaa casare hutel xamdi goday ayaan heestan ku dhagaysanayaa like isaaar
@blunilegirl
@blunilegirl 2 жыл бұрын
Childhood memories with my Hoyo macaan ❤️
@rayalehmohamoud7783
@rayalehmohamoud7783 2 жыл бұрын
0⁰P 0
@anab2309
@anab2309 Жыл бұрын
Me too ❤ now I value my mother’s taste in music
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 Жыл бұрын
Soomaalaay Liibaantu waaa ma is af garanaa...... laba Waddan oo walaalo ah. Ma kala samaysannaa....
@kudaare
@kudaare 13 жыл бұрын
khadtra long live waa fanaanada aan ugu jeclahay gabdhaha house waxanan odhan kara waa boqorada jacaylka
@lasqoraymedia8196
@lasqoraymedia8196 Жыл бұрын
They were singing live. Their voice was gold. Ilaahow uwada naxariiso inta dhimatey
@Me-Moha-kmk
@Me-Moha-kmk 6 ай бұрын
Wadankaygii anigoo ka fog ayan heestan xiliga farxada dhagaystaa still 21 Jan 2024🎉
@shaakirmoha659
@shaakirmoha659 5 жыл бұрын
Waxan layaabay In uu Xasan Fanka Kaalin weyn kaga jiro 1:52 gadaal ayuu eegay yacni makarafonka cadi mayahy oo kle farta fiiri ayadu waydiiyay Khadra page keeda la gaaray mana fahmin Makarafonkana mashaqeenayo Isla second kama soo wareegi 1:55 waa u wareegiyay Xasan Abti Fan haduu jiray wa adi
@altovldamir4719
@altovldamir4719 4 жыл бұрын
Shaakir Moha waad mahadsantahay waxaad ku soo bixilahay musishanka gar ahaan live musiga
@TheZackfilms
@TheZackfilms 4 жыл бұрын
markastan heestan dhagaysanayo intaa yar si gooniyaan uguu fiiriyaa, waxay ku tusaysaa inay ahaayen dad waxan u tababaran oo khibrad u leh. waxaa kaloo layaable khadra lafteedu siday heesta usii waday walow aanu microphone ka hore aanu shaqaynayn hadana may istaajin ee iyadoo sidii u wada ayuu xasan markiiba usoo wareejiyay microphone-kiisa. waxa lagayaaba yaryarkan dambee aan fanka khibrada u lahayni inay markiiba heesta istaajin lahaayen markuu u shaqayn waayo microphone-ku kk.
@maryanosman8603
@maryanosman8603 4 жыл бұрын
#ShaakirMohaa wlh Isha ayaad ku tuurtay Waa Wax Qof walbo Fahmi Karin runti Xassan Aadan Samatar Fanan Aaan Aamin Sanahay
@munaahmed1940
@munaahmed1940 4 жыл бұрын
@@TheZackfilms kuwaan hada jira waaba haday live u heesaan marka horaba waa wada play back ayaga dhan show aan qabaneenaa inta ku dhahaan ee play back meesha lasoo istagyan
@ameendiekh1411
@ameendiekh1411 4 жыл бұрын
Haaheey waa runtaa zxp
@adamaxmed5280
@adamaxmed5280 Жыл бұрын
23/2/2023/February Thursday 8:34 Am Ayaan dhagaysanayaa khadra daahir cige alle hawnaxariisto iyo xasan aadan samatar alle cimriga haw dheereyee iyo caafimaadkaba waa hees aad u heersaraysa oo jacayl ah ee alle hay fududeeyo anigana waxaan rabo oo wannaagsan inshaa Allah aamiin amin by me and the day of my love 💓 ❤ 😍 💖
@anissahassan9932
@anissahassan9932 10 күн бұрын
47 millions veiuxs ilahoow uu naxariisto kadra Daher and the musician 🤍❤️💚💕
@aamiinnuuradiin2622
@aamiinnuuradiin2622 Жыл бұрын
2023 hada dhageesanisid lagend musicada iyo heesaha wax ka aqoodo ayaa tahay 🎶🔥😍❤️
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 4 жыл бұрын
Intaa iyagu corona xayiray dawanaysa 👍ii saraa
@qalilenasir3726
@qalilenasir3726 5 жыл бұрын
Yo if u listen to this song..it has a flip massage..when she say malabaan. Ladiriraa....malixbaan. Kacarara..there r alot heavy unseen .massage in this song
@qalilenasir3726
@qalilenasir3726 5 жыл бұрын
Siyaad bare he ain't gotta masagge..nin haweya iyo hooyo isaaq .ah. Baa siyaad bare...siyaasat hees ah jacell kuqarinayaan...been been ah rbeb
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
2021 we're watching Hasan adem and Khadra dahir Caafimad iyo dherer alle ha idin siiyo iyo inti umada nabi Muhammadba DUCOOY AAMIIN
@callasyare
@callasyare 13 жыл бұрын
One of my favorite songs...."Liibaantu waa ma is af-garannaa"
@ayaanlemahdi5477
@ayaanlemahdi5477 3 жыл бұрын
Adaa legend ah wlhi
@ycbali3397
@ycbali3397 Жыл бұрын
Legend you still a live
@halaazi4352
@halaazi4352 3 жыл бұрын
Hadaa 2021 dawaneyso like isaar plz ilhy dartii haiga baqiilin 🙏❤
@sirayahmed8310
@sirayahmed8310 2 жыл бұрын
Still love this song 2022 libantu waa mays afgarna 🥰
@abdiadan7436
@abdiadan7436 2 жыл бұрын
Anaa hadda dhagaysanaya
@abdirsaqnasir7037
@abdirsaqnasir7037 Жыл бұрын
Ale ha naxariisto eedo khadra daahir cige khadra dhool
@johnzerie5604
@johnzerie5604 10 ай бұрын
I don't speak Somali but One of my favorites all time🇸🇴 🇪🇷
@hassanabdiawqalinle880
@hassanabdiawqalinle880 5 жыл бұрын
Xasan Aadan iyo khadra daahir 🎧🎧🎧🎧🎧❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔴🎤🎤🎤🌹🌹2019???
@mohamedabdimohamud6676
@mohamedabdimohamud6676 5 жыл бұрын
Allaha noodaayo waa labada fanaan ee fankii somalida ka hartey
@abdihakinnoor4445
@abdihakinnoor4445 4 жыл бұрын
Hassan Abdi awqalinle iCx
@yahyejama2150
@yahyejama2150 5 ай бұрын
Still my top list of somali music, legends❤. 6-22024
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
MAAMADII Qaranka iyo aabihii jaaska masraxa Samatar this song ever ever best song wlhi
@ahmedabdulaahifaarah9862
@ahmedabdulaahifaarah9862 4 жыл бұрын
2019 yaa daawanaya dhamaadkiis liketa ha ila dhaafininah
@mustafemustafearab410
@mustafemustafearab410 3 жыл бұрын
Waxba Like yaan idinka baryiine skr igu dhufta inta Somalida si ficaan u fahantahay❤️
@Alisacudi
@Alisacudi 2 ай бұрын
Alle ha unaxarsiisto khadra dahir wxy hargysa ku geeriyooday sanadkii 2/7/2022 Hasan adan alle cimriga haku dheereyo
@thefunniestvideochannel2764
@thefunniestvideochannel2764 3 жыл бұрын
2020 dhamad waye Yaa ila dawanayo like isaar
@amirsheikh691
@amirsheikh691 3 жыл бұрын
2020 sii dhamanaya awadii blz liketa igu caawi wuxu waa hees iyo badh
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 Жыл бұрын
Allow unaxariiso khadra daahir iyo intii dhimatayba
@MohamedAli-pf7zo
@MohamedAli-pf7zo 2 жыл бұрын
2022 and still a banger 🔥 Gold never gets Old
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Me too lengend
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Жыл бұрын
Ana ila hada dawanays
@ayuubdaahir7253
@ayuubdaahir7253 5 ай бұрын
Inta heestaan mcn dib usoobooqatay2024 like iisaara❤❤ please ❤❤
@rashidmomahed8690
@rashidmomahed8690 3 ай бұрын
😅😮😢
@abdallazuldankey5944
@abdallazuldankey5944 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso khadro daahir 💓
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Layligu biyuhuu daadiyaa Lahashadu jar bay kaa rida Liibaantu waa mays af garana Old legends🙏 khadra Allah yarxam🤲
@hafzayusuf5168
@hafzayusuf5168 2 жыл бұрын
Wad naga tagtay oo wad na cidlaysay 😓😓😓😓😪😪😥😥 02/07/2020 Sabti
@vanadiumtogettoseeing2sale739
@vanadiumtogettoseeing2sale739 Жыл бұрын
Maasha'allaah tabaaraka allaha idin xafido kuligiin aad 😘😘😘😘😘❤❤❤❤
@vanalilyz2269
@vanalilyz2269 4 жыл бұрын
October 2019 en still watching it,the beauty of our music..#@somali music
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Legend Hassan Adam samatar❤ & Khadra Dahir❤
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
HARGEISA heestan marwalba ku xasuusta iyo arimo kale miya la igu weyn yahayeey 2 legend
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
The living king of Somali art and cultural heritage.love from Elwak NFD
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 393 М.
Kuluc
6:11
Jabuuti TV
Рет қаралды 8 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 77 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 159 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 30 МЛН
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,6 МЛН
Hassan Aadan Samatar, caashaqa ha baayicin
5:35
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 320 М.
Khadra Daahir Cige | Raggii ma adigaa kaharay | SomaliSwiss.net
6:30
SomaliSwiss
Рет қаралды 1,3 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,4 МЛН
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Hassan Aadan Samatar, dajiya
4:23
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 1,9 МЛН
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 756 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Xasan adan samatar iyo saado cali warsame (AUN
9:48
Xasan Cali
Рет қаралды 55 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 486 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,4 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 122 МЛН