Khadra Daahir Cige | Adigaan kuyeeshoo | SomaliSwiss.net

  Рет қаралды 962,201

SomaliSwiss

SomaliSwiss

16 жыл бұрын

Khadra Daahir Cige - Adigaan kuyeeshoo - SomaliSwiss.wordpress.com
#SUBSCRIBE #SOMALISWISS

Пікірлер: 199
@yaxyecaano5100
@yaxyecaano5100 2 жыл бұрын
Eedaday macaan Khadra daahir cige alle hakuu naxariiso eedo . Heestan yaa dhagaysanaya intii ay dhimatay kadib farta taag
@abwaantaatiko2739
@abwaantaatiko2739 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto Maamo Khadra Daahir Cige Boqoradii jacaylka
@sacadcabdi4431
@sacadcabdi4431 3 жыл бұрын
Haddii uu qof uu kuu sheegto jaceyl lagu khiyaamay qofkaas kuuma sheegin oo kliya dhibaato loo gaystay ee wuxuu kuu soo gudbinayaa fariin ah inaanad adiguna dadkaas ku biirin
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Waxay baa u qaatan inaa lo tilmamayo o la leyahay sida ii dhibateen adna
@kiinabdikareem1609
@kiinabdikareem1609 Ай бұрын
Waxan heestan so booqday 2024-6-19 malin arbaco ah wan ko kor qadaynaya waxan cunaya baasto makarooni lindhanan leh iyo moos heestan xasuus ahan bn u dhagaysta sanad kasta wan so booqda xasuus jacylna uma so booqde xasuus yaran bn uso boqda ano 10 jira bay gabadh eedaday ahi dhagaysan jirtey hadana waxan ahay xaas caruur iyo niin ay is jecelyihin haysata alx 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ waxan halkan ka salamaya eedaday hamdi cabdi cade noloshu kuma xumayso eedo qofan jeclaha tahy ❤❤❤❤
@farhanofficiall3452
@farhanofficiall3452 8 ай бұрын
Dhamaadka Sanadka 2023 November 10 Maalin Jimce ah Habeen Sabti soo galayso ayaan Ku dhagaysanayaa Magaaladaydii Hargeysa Degmada 26juun Xaafada 150ka Waqtiga Tagayoow salaama
@ibrahimmahmud218
@ibrahimmahmud218 7 ай бұрын
13 December
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 5 ай бұрын
FRI/16/2/2024, galab Jimce ah kuna dhagaysanayaa Degmada M/Haybe gaar ahaan Calaamadaha gaar ahaan CAWAYS COFFE. Sxb waad Salaaaman tahay.
@HodanHodanxasan-bs8cs
@HodanHodanxasan-bs8cs Ай бұрын
0:00 ​@@ibrahimmahmud218
@mawliethibraahim
@mawliethibraahim Ай бұрын
Hben jimca ah Fri 14/06/2024 Xafadaha 150ka Kula dawanyya aniguba❤😢
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Жыл бұрын
Ilahaw unaxariiso kuna casuun janatul fardawsa aclaa marti la jecelyahay ilahaw ka dhig ilahaw u dambi dhaaf Ya Rahman
@aminaabdourahman
@aminaabdourahman Ай бұрын
Ya Kaso racay Jeune talent ❤like dhac dee
@ncawil7960
@ncawil7960 4 жыл бұрын
Cimri dheeri iyo cafimad alle haku siiyo Eedo KHD Queen Of Voice🔥
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 4 жыл бұрын
Yaa dhageysanaayo. 2020. Yaa Salaam. ❤️🙏
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 3 жыл бұрын
Ani
@antonioxudayfi9930
@antonioxudayfi9930 Ай бұрын
🎉ala yacisak Maamo khadra daahir ale haku naxariisto heestan waxay ka mid tahay mid kamida heesaheda aan ugu jeclahy 17/6 2024 Habeen eidka carafO intii iga danbysa ismuujiya🔥
@asmamohamed7416
@asmamohamed7416 Ай бұрын
Waano kula dawanan
@amiiryare3067
@amiiryare3067 7 жыл бұрын
Waa 2017 ilaa Hadda Khadra Daahir Heesehiidii Jacaylka Yaa igula Haysta oo aan Ka Xiisa Dhicin
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Mother of love Mama khadra daahir cige Queen of voice🎶🎻❤
@queenaxlaam5274
@queenaxlaam5274 6 жыл бұрын
😣😢😢😢😢😢calool xumo wlhi adigaan ku yeedhsha ku yaboohiya wali yuuskana adaa i baray ciilna igu riday adiguna yaqiintii qalbigeeni wada yiil hayeelaha y goysee xagee buu yabaal kaaga yeelayo 😨😨😨😨iga yaabsate Adigaan ku yeesho kuna yeelan waayayo 😖😖
@yasinahmedosman82
@yasinahmedosman82 Жыл бұрын
Xxxxxx saxiix walaahi xxxxxx
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 2 ай бұрын
Aad iyo aad 😭😭😭😭😭
@Daljir143
@Daljir143 3 жыл бұрын
Mama Khadra weli isma bedelin wey qurux badanthy Mansha Allh❤👑🙏
@abdilahiabdisamed870
@abdilahiabdisamed870 Жыл бұрын
Ax yaa sowt wllhy khadra daahir waxay ahayd fanaaninta fara ku tiriskaa ee fankoodu ahaa mar la arag rabi janada hakaa waaraabiyo hadii aad iga dabeeso like saar
@MadmadNuur
@MadmadNuur 2 ай бұрын
Aamiin aamin aamin aamin aamin
@Caashaqraagay9048
@Caashaqraagay9048 8 ай бұрын
Quruxdii iyo fankiiba waad qaadatay edo Mcn ❤ khadra daahir cige alle hakuu naxariisto
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
waa erayaddi xasan ganay woow boqoraddi codka khadra daahir cige yaa daawayana 2017.
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 3 жыл бұрын
Walaal Xasan gani malaha heestan .. waxaa leh Maxamed Adan yabaal .. aan ku saxee
@ahmedfaatah2894
@ahmedfaatah2894 Жыл бұрын
Mom of Love khadro dahir ilahey unaxaristo
@cabdiraxmaancabdulahi808
@cabdiraxmaancabdulahi808 9 жыл бұрын
The mother of the love khadra daahir cige Wooooooow
@hodanahmed414
@hodanahmed414 2 жыл бұрын
2022 dhimashedii kadib allow ku naxariso😭🤲
@umulkheirabshirmohamed4544
@umulkheirabshirmohamed4544 2 жыл бұрын
2022 till listening 🎶😌 adigan ku yeesho kuna yeelan wayey😶💔
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 жыл бұрын
EREYADII XASAN GANEY.LAXANKII AXMED CALI CIGAAL CODKII KHADRA DAAHIR
@abdifatahbosniya5977
@abdifatahbosniya5977 10 жыл бұрын
Axyaa fanaanad qarniga khadar daahir cid dabadeed may heesin
@MuuseMustafe-wx8lg
@MuuseMustafe-wx8lg 19 күн бұрын
Waxan soo booqday heestan 3/7/2024
@axmediid9149
@axmediid9149 Жыл бұрын
Kolay waad dhagaysanaysa 2022 like dhac ku sii una ducee maamo khadra daahir alle ha u naxariisto
@abdullahmaakhir
@abdullahmaakhir 7 жыл бұрын
axsan midho iyo luuQ. macaan Waxan uwadaaa inamo iyo hablo badan markay heestan dhegaysanayaan Waybaxaaan oo heestay dhixgalaan dhalintaasi hubaaalweeye.asxaabta anigaa kamida dadkaaas dhexmuquura mawjadaha Cishqiga
@hamsesameter1647
@hamsesameter1647 8 ай бұрын
Allaw kuu naxariiso mom 🤲😢❤
@xamdaxassan4400
@xamdaxassan4400 3 жыл бұрын
Adigaaan ku yeeesho kuna yeelan waayeee axyaaa mamo khara💋💋💯👌
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
ALLE haw naxariisto🤲
@maslaxxasanxuseen8461
@maslaxxasanxuseen8461 Жыл бұрын
Saacadu waa1:22am sanadku 2023 January 1 wadanku mareykanka ❤❤❤❤❤
@ibrahimmahmud218
@ibrahimmahmud218 7 ай бұрын
23:46 13 December 23
@aloow4988
@aloow4988 4 жыл бұрын
Jacaylkii Khadro & Axmed Garnaqsi weeyaan Heestani
@abdiwahabboon4927
@abdiwahabboon4927 Жыл бұрын
28- September 2022 baan si dhaba u dhagaysanayaa heesta hadaad iga dambayso isoo xasuusi heestan🥰
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Жыл бұрын
Soo xasuso wllo alle Haa uu naxaristo mamo khadra daahir anagana alle hanoga dabe naxaristo
@ibrahimmahmud218
@ibrahimmahmud218 7 ай бұрын
13 December 2023
@ibtisaamcom4974
@ibtisaamcom4974 Жыл бұрын
Adigaan ku yeeshoo kuna yeelan waayee 😭😭 ilahow qalbiga ii qabooji😥😞
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Adigaan ku yeeshoo Kuna yeelan waayee
@MrBulsho2008
@MrBulsho2008 3 жыл бұрын
i am still listening khadra 2021
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 3 жыл бұрын
Ana kula dhegeesanaya 😍❤
@fathiyaaliyahz7475
@fathiyaaliyahz7475 8 жыл бұрын
maamo khadra dahir cige long live mamo
@azizaozman3357
@azizaozman3357 4 жыл бұрын
2020 wali khadra ayaan wataa❤
@mahamedmohamudyusuf2506
@mahamedmohamudyusuf2506 4 жыл бұрын
23-7-2020 Hargeisa somaliland khamiis
@MoHassan93
@MoHassan93 8 жыл бұрын
wooow what a song👌👌
@MrJamaal05
@MrJamaal05 14 жыл бұрын
thanks qadra ilaah haku daayo.
@saedahmed2610
@saedahmed2610 3 жыл бұрын
10yrs legend
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
Xusuustii 2008 😳😳😳 xusuus qaali ah ayay ahayd walle aduunyo sanad ba si ayay kugu soo maraysa illahow khayr ka na waafaji
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
Ahmed Dhanaane 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@arafatsehiyeh4401
@arafatsehiyeh4401 9 жыл бұрын
j'adore tous les chanson de kadra parce ke quand j'entend , j devien amoure
@hlomahloma142
@hlomahloma142 9 жыл бұрын
@salwa0031
@salwa0031 13 жыл бұрын
MMMMMMMMMM lovely voice may allah take care of u and ur sweet voice
@saedahmed2610
@saedahmed2610 3 жыл бұрын
10 yrs legend
@Ali-no9cg
@Ali-no9cg 11 күн бұрын
@@salwa0031 ppp0p9ppppppp99
@Ali-no9cg
@Ali-no9cg 11 күн бұрын
😊pppp9ppp909p⁹⁹p9l9p09p9⁹⁹00⁰⁰0⁰0⁰0⁰⁰0
@sadikjama5195
@sadikjama5195 6 жыл бұрын
Ishcalaa fanaanad weyn khadra daahir cige nolow maaaaaam
@DVA252
@DVA252 7 жыл бұрын
what a beutifull song it is
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 7 жыл бұрын
eedo khadro masha allah aad baan kuu jeclnahay
@Salmandabo85
@Salmandabo85 7 жыл бұрын
I like song very much
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
Abdikafi Shire 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@alialiali424
@alialiali424 14 жыл бұрын
big love Khadra Daahir
@hachimfosiofficial1263
@hachimfosiofficial1263 4 жыл бұрын
waah waah yaa maamo khadra ❤
@hanamahamed4622
@hanamahamed4622 Ай бұрын
Wallhi wa helw Jano cadiya
@xilwah5645
@xilwah5645 3 жыл бұрын
Adigaan ku yeeshoo kuna yeelan waayayee 😥😥💔💔
@kakakka5553
@kakakka5553 8 жыл бұрын
we love mama khadra daahir cige
@dahirabdisaid2758
@dahirabdisaid2758 7 жыл бұрын
alle cimriga iyo cafimaad ka ha ku siyaadiyo
@nimcocali9682
@nimcocali9682 10 жыл бұрын
Khadar eedo nice song
@sacdiyacabdiqaadir724
@sacdiyacabdiqaadir724 6 жыл бұрын
hooyo khadra dhool😍😍👋
@zizouzame6072
@zizouzame6072 10 жыл бұрын
c'est romatique mais vraiement très touchante
@somalitour3883
@somalitour3883 2 жыл бұрын
Best khadra dahir egeh 12/sep/2021 Jimce 2:44 am
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Anna wxaan yaxoobaa wali yururaa meel shimbiruhu ka yaaceen xggee buu yabaal kaaga yeerayoo aad u yahoonsantahay iga yaabsatee
@mhametbarkhad2887
@mhametbarkhad2887 Жыл бұрын
Axyaa sawt khadra dahir cige hooyadii jacaylka
@user-dw7ki4uw9h
@user-dw7ki4uw9h 7 ай бұрын
Allah yarabbi
@faysalbaakaay1305
@faysalbaakaay1305 5 жыл бұрын
2019😩
@Crisaq143
@Crisaq143 10 ай бұрын
Adigan Ku Yaadsha weeye magaca Heesta inaga sax
@musabali1927
@musabali1927 10 жыл бұрын
khadra khadra fanaanda qarniga noolow
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Ahn legendry
@naimanalkanuura9378
@naimanalkanuura9378 7 жыл бұрын
soomaali bilaa dhaqaana meesha ka buuxda war xishoda
@randaabdilahir6157
@randaabdilahir6157 8 жыл бұрын
Mother of love nice song
@fathiarabeofficiel1503
@fathiarabeofficiel1503 4 жыл бұрын
Wwwwwwheesmahana khadara dahara afakaga canolaguqabiya
@ahmedabuabdulla2347
@ahmedabuabdulla2347 7 жыл бұрын
waan ku salaamay qadaro
@simranmohamed6056
@simranmohamed6056 Жыл бұрын
2022 November dhagesanaya
@sihaam1000
@sihaam1000 15 жыл бұрын
khadra nooloow macaan,
@warsamewaafilmeer601
@warsamewaafilmeer601 8 жыл бұрын
allh yacisak
@abdosalamarbode9292
@abdosalamarbode9292 8 жыл бұрын
i like wlhi
@updyrahmanchama4693
@updyrahmanchama4693 7 жыл бұрын
wow caadi heesta yuuuska adaa ibaray
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Fadumo ibrahim ayaa isoo xasusisay heestan oo bari hore iigu danbaysay.
@daadaomar283
@daadaomar283 3 жыл бұрын
2021
@hassanriyadmahrez788
@hassanriyadmahrez788 8 жыл бұрын
eesh calaa hees waaye
@engahmedabdi4175
@engahmedabdi4175 6 жыл бұрын
wyska yartahay fannaaninta ka heesa xarafraaca "Y" khadra daahir sharaf ku noolow akhirana halkii roon, momo aan aad u jecelnahay, haddaanu nahay Somali mohammed, siiba Somalilanders ka ku nool waddanka Somaliland.
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 Жыл бұрын
Beenta maha zxb. Anu Fanka Djibouti intan ka garanayo waxa Y-da ka heesa: Abdi nour allaleh, Sacaada allaleh, Fadumo axmad dhinbil, Awaleh aden. Fanka somaliyeed Ee guudna: Khadra dahir cige, cumar dhuule cali, kinsi xaji adan aw xusen, yurub geenyo ayan ka garanaya wax godka heesta.
@zamzamyusuf3828
@zamzamyusuf3828 Жыл бұрын
After her death alla yarahma
@ahmedmuhyadin4969
@ahmedmuhyadin4969 9 жыл бұрын
NOOLOW KHADRA CIGE XAGEE BUU YABAAL KAAGA YEEDHAYOO IIGA YAAB SATEE
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 10 ай бұрын
As, Nabad iyo caano.qaattimoqeyr jannoos.yartayarta
@hiblaaysiyaad3871
@hiblaaysiyaad3871 7 жыл бұрын
mam0 kaa dan beyaa anuu wlhi zalan zare ku tagaY mam0 ✌✌✌💖
@dahirabdisaid2758
@dahirabdisaid2758 7 жыл бұрын
mamo khadra dahir
@sharmaamepazkah3426
@sharmaamepazkah3426 6 жыл бұрын
Wow
@abdosalamarbode9292
@abdosalamarbode9292 8 жыл бұрын
ezh calaa hees
@abdulahimohamud9418
@abdulahimohamud9418 8 жыл бұрын
Halis dheh waayo waayo
@zainababdulkadir5500
@zainababdulkadir5500 6 жыл бұрын
Khadra jacayl
@hdeeqo4922
@hdeeqo4922 9 жыл бұрын
waaaw
@MMABDI1
@MMABDI1 12 жыл бұрын
waa hees cajaa'b ah.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Cod iyo kalmado iyo dhaqandiineed qiimo iyiqurux waa haduu rabi iigu daro.tu ii dhigmato maleh dhigeyaashayda filyaashayda daday.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
AUN khadra daahir dembigeedana hadhaafo
@cabdirisaaqxasanamed7786
@cabdirisaaqxasanamed7786 Жыл бұрын
Heestan yaale erayada
@hiblaaysiyaad3871
@hiblaaysiyaad3871 7 жыл бұрын
✌✌👌👌💖💜💚💛
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
HEEtE yartaanaa tanaaa ooridumaroo cadayyareey qiimobadan
@laylaabdilahi5907
@laylaabdilahi5907 8 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😙
@sharmaamepazkah3426
@sharmaamepazkah3426 6 жыл бұрын
Hees iyo badha😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍adigana Ku yeeshow kuna yeelan wayo👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@AhmedAli-mi1cg
@AhmedAli-mi1cg 2 жыл бұрын
Fananada ďaďķìì horey
@ibrahimabdi4748
@ibrahimabdi4748 8 жыл бұрын
waaaaaaaaaaw NOOLOW MAAMO MCN
@sadaamNuur-od2ui
@sadaamNuur-od2ui 3 ай бұрын
ilahwo edadye dib uso noole waad wadaye
@alimusa1813
@alimusa1813 9 жыл бұрын
Ahleen.ahleeen.yaa.khadra.daahir.cige (khadra.dhool).adigan.ku.yeesho.ku.yaboohiya.wali.yuuskana.aday.baray.afkaga.caano.mcn.lagu.jal.nolaw.rabi.talo.udaa.ubaxi.waqooyi.weeyan
@abdiomar585
@abdiomar585 8 жыл бұрын
Waa runtaa
@maxamedfaarax1823
@maxamedfaarax1823 6 жыл бұрын
Ali Musa mahe
@kebbasillah6311
@kebbasillah6311 8 жыл бұрын
mother of the love
@xaadyare1207
@xaadyare1207 11 жыл бұрын
Ok
@ahmedsadiiq8435
@ahmedsadiiq8435 7 жыл бұрын
War xumow lagu waa
Khadra Daahir Cige | Raggii ma adigaa kaharay | SomaliSwiss.net
6:30
SomaliSwiss
Рет қаралды 1,3 МЛН
Khadra Daahir Cige | Mahiigaan | SomaliSwiss.net
6:51
SomaliSwiss
Рет қаралды 2,4 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "SHEEKO BARALEY"
8:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 565 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,7 МЛН
Khadra Daahir Ahun | Heesta Awrkii Cirkaan Arkay
5:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,1 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Nayruus
9:26
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 12 М.
*Khadra Daahir Cige Ahun I  Isha Sacabka Mari | With Lyrics Click CC
9:47
KHADRA CUMAR DHUULE IYO DALABKII YURUB GEENYO KALGACAYLKU WAA GOBE 2018 HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,5 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,3 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,1 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 834 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 85 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 38 МЛН