No video

MARYAN RUUN | SEYRUUQ | 2016

  Рет қаралды 952,907

SomaliSwiss

SomaliSwiss

Күн бұрын

MARYAN RUUN IYO HEESTII SEYRUUQ 01 01 2016
#Maryanruun #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.net, SomaliSwiss.info
#SUBSCRIBE #SOMALISWISS

Пікірлер: 251
@AishoibrahimMuse-yq5ix
@AishoibrahimMuse-yq5ix Жыл бұрын
2023 ban soradiyy hestan So emotional iga dhigtay🥺😢 From Caasimada Moqdisho
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 10 ай бұрын
Kula mid ahy kolay heesaha calaa calka bay ku macaan yihiin
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 10 ай бұрын
From to borama
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 3 жыл бұрын
Maxaan sanadahan jacayl Hurdada iga salaliyoo Saqdii dhexe miyu imiray Maxaan soofaa riyada Maxaan samadiyo hawada Intuu sawd iiga baxay Sidii sayruuq ukacay ...cajiib gabadh midab qurxoon oo cod dahabiya alle kugaladay ...we with u wll 💛💋💞💟💟💟💟💟
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 8 жыл бұрын
I am in love with gabadhan. she is one in a million. waxkastay igaga gadantahay. bal eega qurux,cod,akhlaaq,masraxiyad dagan, xitaa qamuunsigeeda xishoodku ku ladhan yahay. War waxaaba ku qabanaysa tan yar yaa mar qudha iskaba cantuuga haba kaa raacdee. Maryan Ruun jir oo joog. waa gabar fanka kusoo ababiyay ooy reermagaalnimo weyn ay ka muuqato.
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 5 жыл бұрын
And am I love with you whoever you're 😂😂😂😂😂 yeah there's something her makes you inaa jeclaato soo jidasho wanagsan ayay leedahay Love the song too she's on fire wow🔥🔥
@bijanlove2012
@bijanlove2012 4 жыл бұрын
Heestan inaba caadi ma ahan
@shazamendoza8975
@shazamendoza8975 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk waqosley wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@samsamadam9641
@samsamadam9641 2 жыл бұрын
Waa iga qoslisay you are lovely person she's perfect waa maasha Allah codkeeda iyo smile keeda hada kahor ban arkey iyadoo clip yar ka qaadeysa i love qosolkeda iyo xishood keeda she's legend i think wa fananintii hore 🥰💖🤍💖🤍👌👌👌👍
@midnimadasoomaali-weynwaam9264
@midnimadasoomaali-weynwaam9264 6 жыл бұрын
Sal iyo baar caashaqow,malihid soohdin gaara iyo sahayda meel looqaato oo silsilad xidhanbaatahee,xilliga haiseejinine salaamaad baan ku idhi. axsan hees fanaanad qaran maryan ruun ilaahay habarakeeyo
@ipraahimcabdulahi2417
@ipraahimcabdulahi2417 5 жыл бұрын
Wlhi dareen dhab ah wyo
@Zimish12380
@Zimish12380 11 ай бұрын
M.a hestu wa hes mcn o daren leh runti maryan run iyaduna cod iyo qurux bey isku darsatay 💖2023 ban dib uso radshe my fav song 🎧🤍🔥
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 Жыл бұрын
2023 baan soo radiyey😮❤ Axsn hees from hargaysa ❤😊
@halimaali9786
@halimaali9786 Жыл бұрын
Masha allah maryan ruun kolejo ayaa ku wada korney
@fatenalibahood9670
@fatenalibahood9670 2 жыл бұрын
Waxan idiin sheegayaa heestani imika ayey soo labakacleysey wa layaa bidoona sdii hees tii Nimco happy Waa hees macaan ❤️❤️🌹🌹💕
@Simmran
@Simmran 4 жыл бұрын
Heestan manta ayan idaacad kamaqlay runti wlhi so wow like to iguqabta
@samsamadam9641
@samsamadam9641 2 жыл бұрын
Waahwaah woow yaa salaam maryan ruun what a wonderful voice so sweet maasha Allah and she's so beautiful i love her smile maasha Allah mar mar ma moodaa heestu iney kugu socoto oo ay adi Lee ka hadleyso xiliga hay seejinine salaamaad ban ku iri iga gadan today is 06/21/2022🥰🤍💖💖🤍💖👌👌👌👍
@ameirazalah8092
@ameirazalah8092 2 жыл бұрын
7/10/2021💔 Anoo qalbi jabsan ayaan dhageYsanayaa
@lastking9865
@lastking9865 2 жыл бұрын
Stay strong wllo 💪🏽
@ameirazalah8092
@ameirazalah8092 2 жыл бұрын
@@lastking9865 thanks wllo
@essaismail5361
@essaismail5361 2 жыл бұрын
Ha niyad jabin walalo niyada kheyr usheeg
@koowtv8646
@koowtv8646 3 жыл бұрын
Top voice Top lyrics Top beauty Top personality. Top girl Maryam ruin This is one of the most under estimated golden legend.
@wariskhalif6070
@wariskhalif6070 3 жыл бұрын
Hadad tix tox kasoracdaY hestan like isaar gorma dawanaysaa aniga 2021 Sunday
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 5 жыл бұрын
Never heard of this song before It's legit🔥🔥❤️
@laylakahin6736
@laylakahin6736 7 жыл бұрын
woow gabadhaan waxey i soo xusuusisey hoobaladii waabari habkoodii bey leedahey hab fanaan lagu yaqaan mashalaah well done sister...
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Waabari waxba ma dhaanto Waa kooxdi iftin ayey ka tirsaneed
@samsamadam9641
@samsamadam9641 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhaydar9481 thanks walal mahadsanid inaad noo sheegtey wan raadraadinayay in uun lay dhaho waa fanaanintii hore because wa ka dareemay oney fananad hore tahay waa maasha alaah codkeeda iyo dagananyeeda and she's beautiful maasha Allah alaha barakeeyo
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 6 жыл бұрын
Gabar hesto gabarta aan ugu jeclahay wlhi Maryan Ruun Alow cimri Dheer Iyo cfmd taam ah Ku sii Abyo fanaanad qaran Ayaan tahay 😍💙😍
@sahankanolosha2459
@sahankanolosha2459 6 жыл бұрын
yes , fanaanad waaa dhaaftay
@aisha665
@aisha665 5 жыл бұрын
SAX,XABIIBA XASAN TOOXOW AYEY ISKU QAAB YIHIIIN DADKII HORE ISLA YIHIIN.
@nciimohassan2031
@nciimohassan2031 4 жыл бұрын
Runti hees tan ani in ee ika hadleyso aya mooda wanku calemo saray 😭😭😭👍
@neexocadey
@neexocadey 2 жыл бұрын
Hees lama dhihi karo waa mid naftayda ka hadlayso💔💔 salaam baan ku iri
@anisawarsame7136
@anisawarsame7136 8 ай бұрын
2023 sanadkii Jcl kan igu xuma iso maray 2024 waxa allah kabarya ina cafimado jclkow maxa dad ciishay
@Anisa110Kitto
@Anisa110Kitto Ай бұрын
insha'Allah ❤
@riixaayecunaaye8213
@riixaayecunaaye8213 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ I like this tune nice lyrics with beautiful Laxan and also nice music ❤❤❤❤❤❤ top waaaye
@farhiamali4693
@farhiamali4693 2 жыл бұрын
Axla cod yaaa salaaaam ❤❤❤❤❤🤟
@queenhaatifa2154
@queenhaatifa2154 2 жыл бұрын
Xaliga ha i sejinine salamad ban ku iri runti hestan wey qarxi dontaa sababto ah waa hes macan 👌💔
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 8 жыл бұрын
so far this is the best song. why can't so xidigaha geeska don't come up some thing like this
@chuchuplayz3113
@chuchuplayz3113 6 жыл бұрын
This is my coz singing in discrise
@user-bh8ng9nv7i
@user-bh8ng9nv7i 10 күн бұрын
2024 😢😢😢😢 augt 19 xili hbeeen. dhagaysnayaa xil aan wayeyy rabo qofkiii aan jeclaa 😢😢😢 sal iyo baar caashqu ma lihid sohodim gaariyo😢😢😢😊
@abdiboos8554
@abdiboos8554 2 жыл бұрын
1/12/2021 yaa Ila dhegaysanaya from stanbul caawa xasuus waaberi
@qadaryasin3762
@qadaryasin3762 8 жыл бұрын
masha alah maryan ruun codkaga macaaaan walhi iyo hestada dareenka.sidata
@abdullahimohamedali6035
@abdullahimohamedali6035 Жыл бұрын
Maxaa sanadah jaceyl Suntiisu igu fidooo Intuu sibiq igu dhex galay Muxuu sadrigeyga dagay Mxaan salseliyoo Intuu malag i sawiray Muxuu muxu been igu sasabay Sal iyo baar cashaqoo Malid sohdin gaara iyo Sahayda meel loo qato oo Silsilad xiran baa tahee Xiliga ha i seejinee salamad baan ki iri Xiliga ha i seejinee salamad baan ki iri Maxaan sanadahan jacayl Hurdada iga salaliyoo Saqdii dhexe miyu imiray Maxaan soofaa riyada Maxaan samadiyo hawada Intuu sawd iiga baxay Sidii sidiii sayruuq ukacay Sal iyo baar cashaqoo Malid sohdin gaara iyo Sahayda meel loo qato oo Silsilad xiran baa tahee Xiliga ha i seejinee salamad baan ki iri Xiliga ha i seejinee salamad baan ki iri Sal iyo baar cashaqoo Malid sohdin gaara iyo Sahayda meel loo qato oo Silsilad xiran baa tahee
@abdisallan
@abdisallan 10 ай бұрын
iray maaha malag ee waa balag halka sax sxb
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Your song is sky high 🤩🤩🤩 beautiful voice Maryan Ruun love it
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 2 ай бұрын
viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
Xiliga Ha i seejinine Salamaad Baan ku iri iga gadan intaa uun
@maryam9462
@maryam9462 Жыл бұрын
Heestaan xaqeeda hala siiyo. Inta fiirsatay iyo like-ta iskuma dhawo.
@abdullahiguledmohamed7657
@abdullahiguledmohamed7657 5 жыл бұрын
FaNaaNaD QaRaN MaRyaN RuuN Gabdhaha soomaalidu waa wada dahab iyo dheeman aan cidina gaadhi karin maasha allaah ilaahoow idin xafid
@muxtarim4011
@muxtarim4011 2 жыл бұрын
Sal iyo baar caashaqoow Ma lihid sohdin gaare'e Iyo saahayda meel loo qaato Waqtiga ha i seejine salaamaad baan ku iri!!!! Gunta wadnaha baad dareen ku abuurtay, maryan ruun mahadsanid 2/1/2022 subax Axad ah abaaro 9:08
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 6 жыл бұрын
Maryan Ruun caadi ma ahan. she is cute and voice of gold.
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Maryan ruun the golden voice
@tahliilmohamuudmohamed6861
@tahliilmohamuudmohamed6861 4 жыл бұрын
Mash allaah gabadh cod mcn hablihii ee fanaaniita ahaa bay ka horaysaa 💕💕🙏🙏🙏🙏
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial Жыл бұрын
Maxaan samadiyo hawada Intuu sawd iiga baxay Sidii sayruuq u kacay.. heestan🥺💔
@FARHANYAREFY
@FARHANYAREFY 3 ай бұрын
Heestan heesaha maryan ruun ugu jecelay weeye hargaysa ilaa laascanood ayaan dhagayaysay wlahi iyadoo dareen ahaan iila Falgashay markastana inaan dhagayso aan jecelaysto 2021-2024 😮
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 Жыл бұрын
Asalaamu caleykum wrwbrkt hees taan marhorey ahayd horan udhegeeystey I think six years ago but waqti xaadir kaan anigay iga tarjumeysaa waqtiga hey see junine salamaad baan ku iri that true story for me 💔💔💔💔dach people zey het Life gaat door that mean s forget what happen t for you keep going please dadkey go weligaa jacay maal aduun caruur dhib kastoo laku lantid awalan ilaahay talada saaro duceyso adkaarta badi lana tasho dhakhtiirta don'be iscer thanks ❤❤❤❤❤❤
@mohosman4089
@mohosman4089 7 жыл бұрын
Marwada soomaaliyeed, Maryan (Ruun)
@aishamuhamedhusein6620
@aishamuhamedhusein6620 4 жыл бұрын
The best song ever
@mustafesaleban995
@mustafesaleban995 2 жыл бұрын
Qofkasta oo Heestaan ka helay fadlan Waxaan ku Leeyahay soo Dhawoow walal oo igu soo biir
@daariqali4108
@daariqali4108 4 жыл бұрын
Heeztan wan jecelhy 💙💯💙 xiliga hàa I zeejinine zalaamad ban ku iri💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💔💔💔💔💔💔
@cadnaanjama1760
@cadnaanjama1760 8 жыл бұрын
waaw caadi maaha maryan ruun codbaa ku dhamaday
@Hadhwadaagnews
@Hadhwadaagnews 2 жыл бұрын
Golden voice
@Naagnool124
@Naagnool124 Ай бұрын
Waa hees macaan❤❤
@jamalhassan9951
@jamalhassan9951 2 жыл бұрын
Best song alfanan ruun keep goin
@abdifaraxgambool2390
@abdifaraxgambool2390 2 жыл бұрын
Heestaan xasuus bey igalisey wlhi 🥰❣❤
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 8 жыл бұрын
mashaa Allah beautiful lady and nice song
@abdihasan9508
@abdihasan9508 7 жыл бұрын
woow masha alaah gabadhan waa asal gabdhaha somalida sida lagu yaqano maha kuwan hada joga digaga ka dhargay ee melkasta faax faaxday dawadana iswada mariyay
@BulshaawiTv
@BulshaawiTv 7 жыл бұрын
abdi hasan kkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂👍🏿
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 6 жыл бұрын
One hell of a voice/lyrics/song💖💕💕
@mohamedjama6882
@mohamedjama6882 8 жыл бұрын
waa hees aad u macaan # thanks #maryan ruun#
@ugbaadaydacashaqa3993
@ugbaadaydacashaqa3993 2 жыл бұрын
The most unique song loveee
@jeedyaman9784
@jeedyaman9784 Жыл бұрын
Xiligaa haye seejine saalman kuu yiidhii walee meel gaar ah ayan kuu qoraye ereyadaas time is 22:40 p.m. habeenimo 2022 /12 /25 day sun city of the Burco ❤🥀
@falisabdiomar
@falisabdiomar 9 ай бұрын
Same time with you. It could be better if I could get someone who is so kind😢but Alhamdullilah Saturday here at dhobley
@TUFAAX411
@TUFAAX411 3 жыл бұрын
Maryan qurux I love you habo mcn
@queenhabon5735
@queenhabon5735 2 жыл бұрын
Sahayda meel loqatiyo silsilad xeran baatahee yaaaaaaaaa💖
@bashiribra2822
@bashiribra2822 6 жыл бұрын
Maryan ruun the best song 2016
@foodc777
@foodc777 6 жыл бұрын
ruun waa halyeeyad xagga heesaha iyo afka soomaaligaba
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 Жыл бұрын
.Maxaa sanadahan jacayl suntisii ugu fidoo .Intuu sibiq udhexgalay muxuu sadrigayga degay .maxaan selseeliyoon intuu balag ii sawiray muxuu muxuu been igu sasabay .Sal iyo baar caashaqow ,malihid soohdin gaara iyo sahayda meel looqaata oo silsilad xidhan baad tahee xiliga hay seejinine salamad baan ku idhi ❤
@AyanHassan-vu7cp
@AyanHassan-vu7cp Жыл бұрын
Nolosheda hadaan oqoon lahaa fananadaan codka macan what maan dhagesten heso kale
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
High song🎉❤
@esheshqiyaaasak6082
@esheshqiyaaasak6082 7 жыл бұрын
wooow hees aad u macan si garay ii tabatay aniga
@maryanmaxadow7292
@maryanmaxadow7292 5 жыл бұрын
Waaaw
@maryanmaxadow7292
@maryanmaxadow7292 5 жыл бұрын
Walashey afkaga cano iyo malab lagu qabay
@kasarawed4322
@kasarawed4322 7 жыл бұрын
heestan waxaan is ilowsinayay ayay igu kicisay 😢
@queenhabon5735
@queenhabon5735 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@assadabdi1278
@assadabdi1278 8 жыл бұрын
wooooow nice song !!!
@bellaofficial659
@bellaofficial659 2 жыл бұрын
Jaceyl waa macsalaameyey ani salaamad ban ku iri🤚
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 9 ай бұрын
Loved it hees iyo cod nature caawa ayaan dhagaysanayaa, 2:029 SEP commen sectionka waxaan ka raadiya inaan ku dago ,waxaana jeclahay inaan qoralo badan dhigopp
@wartanabada9305
@wartanabada9305 6 жыл бұрын
Xiliga iyo waqtiga ha I sa seejin salaamaad baan ku iri Nice Erayo
@shucaybmaxamed232
@shucaybmaxamed232 7 жыл бұрын
Nice qaali hees shidan iga dheh
@MohamedAli-ik7km
@MohamedAli-ik7km 8 жыл бұрын
caadi maahan boqorada codka maryan ruun wll halkas kasii wad
@ayankayse5448
@ayankayse5448 8 жыл бұрын
wow fananad qaali ah axyaa fanantii hore
@sacdiyomohamedrooble2132
@sacdiyomohamedrooble2132 3 жыл бұрын
Waaaa caadi maaha heestan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@waryawarya2012
@waryawarya2012 7 жыл бұрын
omg yaajaceeyl wax ka yaqaano aad u heeseeysaa my sister
@ahmedducaale1513
@ahmedducaale1513 2 жыл бұрын
Respect i love this girl
@shucaybmaxamed232
@shucaybmaxamed232 7 жыл бұрын
caadi mahan heestan waan jeclahy wlhi
@abdifitahibrahim7294
@abdifitahibrahim7294 2 жыл бұрын
Nice one Maryan ruun cod dahabi ah
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
ABSOLUTELY 💯 💯 MANSHA ALLAH
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
My qeen❤❤🇸🇴
@jawahiosmah4753
@jawahiosmah4753 8 жыл бұрын
waa Ku heeystaa heestaan caadi maahan
@khadarmuhammed6749
@khadarmuhammed6749 7 жыл бұрын
wow nice song
@NacimaQueen
@NacimaQueen 18 күн бұрын
2024 soodooney heesTan 😢
@husseinmohamud4187
@husseinmohamud4187 3 жыл бұрын
Waaaw heees aan marna kadhargin sanada badan kadib cwan u imid wlhi masha allah
@guutaalechanel4502
@guutaalechanel4502 Жыл бұрын
Maxaan sanadahaan Jaceyl suntiisii igu fidoo Intuu sibiq igu dhax galay Muxuu sadrigeyga dagay Maxaa seelseeliyoo intuu balag iisawiray Muxuu been igu sasabay Sal iyo baar caashaqow Malihid Soohdin gaara iyo Sahayda meel loo qaata oo Silsilad xiran baa tahee Xiliga ha iseejinine Salaamaad baan ku iri Maxaan sanadahaan jaceyl Hurdada iga salaliyoo Saqdii dhaxe miyuu imiray Maxaan soofaa riyada Maxaan samada iyo hawada Intuu sowd iiga baxay sidii Seyruuq u kacay ❤❤❤❤❤❤ Ilove you maryan ruun shiikh cabdi 🎉🎉
@indhotiyabo2681
@indhotiyabo2681 2 жыл бұрын
Nice voice
@muniiraabdalla1497
@muniiraabdalla1497 3 жыл бұрын
Xiliga ha iseejininee salaamad baan ku iri👋🏻👋🏻💔💔💔💔💔😪😪😪🙏
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 Жыл бұрын
2023 bisha 8 💔bal jecel ilaa inte dacwo laga ahana Jah fanadan codmaca
@meeer9041
@meeer9041 2 жыл бұрын
Heestan wiil aa isla socono ii soo diray marku iga tago comentiga ku soo calalaca salaamat
@shukriadenhassan49
@shukriadenhassan49 Жыл бұрын
Xiliga wn ku sejiyay mcnow balantan ka qadayna wn oofin kariwayay plz icafi hdy macquul thy💔😭😩
@asmamaxamuud4863
@asmamaxamuud4863 2 жыл бұрын
Bishii lixaad 2022 ka ayaan dhagaysanaya 8 /62022 ka wiil an jecelahay hada dhoofna wan rabaa bufis xun ihaya wiilkina uma goi karo dhoof kina uma goikaro habenki masexdo walwal😫😪
@mohamedadle2896
@mohamedadle2896 8 жыл бұрын
gabadhan iyo codkeda wu iga gadan yahay cadi ma ahan hestan
@dhaqaneyare5144
@dhaqaneyare5144 2 жыл бұрын
Tiktok inta ku so argtay heestaaan Is muujiya
@hanad168
@hanad168 8 жыл бұрын
sal iyo baal cashaqoow malihid soohid gaaroho sahada meel looqato oo silsilad xiran baad tahe xiliga heey sejinine salaamaad baan ku iri waaw wax baa kadhacay
@aminaokieh6762
@aminaokieh6762 7 жыл бұрын
Woow👌👏👏👏👏👏
@nestheahassan8787
@nestheahassan8787 5 жыл бұрын
Maryan ruun 😍🎤🎤
@user-vj8dg8rp5q
@user-vj8dg8rp5q Ай бұрын
Heestan 2024 baa so raadiye waliba anoo qalbi jabsan erayo macna bdn
@raxmacaafi
@raxmacaafi 8 жыл бұрын
Asal waa fananiintii la arki jiray ee hore
@zaraomar7500
@zaraomar7500 8 жыл бұрын
xaaaaaax sax abayo maryan ruun Mayan jabaluul 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👍👈
@maxamudmaxamed4548
@maxamudmaxamed4548 7 жыл бұрын
masha allah aadbad ucod macantahay
@naimaahmed346
@naimaahmed346 10 ай бұрын
13/10/2023 4:50 Friday 💔🥹😭🥲
@abdirizakbashiir9181
@abdirizakbashiir9181 4 ай бұрын
2024 baan daawanayaa aniga oo soo raadiyey heestan
@aminhassanmahmoud2853
@aminhassanmahmoud2853 5 жыл бұрын
Xidigta fananinta wayahandambe MARYAN
@axlaamabdi4703
@axlaamabdi4703 7 жыл бұрын
Wow 😊😊😊❤💯👈
@noorabdirahman2188
@noorabdirahman2188 6 жыл бұрын
Xiliga ha iseejinine salaamad baan ku iri 🤗
@zeitunabdi5468
@zeitunabdi5468 Ай бұрын
2024 july 2.10 😢love saar ❤❤
Maryan Ruun Heestii GUUGUULE 2018
5:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 737 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,8 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
Muuqaal Cusub, Maryan Ruun iyo Heestii Damac " Switzerland "
5:31
HEES CUSUB OO AROOS AH IYO CODKII HALAASIGA AHAA MARYAN RUUN 2020
5:29
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,3 МЛН
SAYID KHALIIFA & MARYAN RUUN IYO HEESTII SIDA LABA ISDHALAY 2016
7:40
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 15 МЛН
Heestii warlalis iyo codkii  hallaasiga ahaa ee Maryan Ruun
4:37
Maryan Ruun Sh Nuur .
Рет қаралды 276 М.
heestii wacad 2013 ubax fahmo
7:29
Sigad Ahmed
Рет қаралды 1,2 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН