Xasan guur guurte xasan baahi ilaaheey hana dhaafiyo
@axmedamiinaxmed906413 сағат бұрын
Haa waa lagu fahmay ustaad aadan ingiliisi
@maimunayusufisa2099 сағат бұрын
❤
@axmedamiinaxmed906413 сағат бұрын
Waad mahadsan tahay
@burhanhussein313513 сағат бұрын
Nin baahan kaqaad jagada unadhiib nin kale oo baahan miyaa macnaha ???.
@abdisheikh609413 сағат бұрын
Deg deg caawa doolow waxaa amar ka soo baxay ethipia lagu amray ciidamada soomaaliya in ka baxaan doolow, beled xaawa, garbahaarey, baardheere uga danbayn beri durba caawa kuwii doolow duurka ayey joogaan.
@axmedamiinaxmed906413 сағат бұрын
Shirtiisa
@maimunayusufisa2099 сағат бұрын
Ninyahaw ayaa kuu soo warana
@SarahWarsama-o8u8 сағат бұрын
JUBUTI MA CARAYSNA😂. FRANSIISKA BAA LACAG FARA BADAN SIIYEY. LACAGTAAS OO U DHIGANTA INTAY KA HELEYEEN ITOBIA. HESHIIS BAA LAGU AAMUSIYEY. WAR HA KHALDAMIN😊. BAD IN SOOMALIA LAGA SIIYO SOOMALIA BAA LAGU HESHIIYEY. GALO OO DHANA DHAQAALAY GELIYEEN.
@SarahWarsama-o8u8 сағат бұрын
AADAN MADOOBE WAA NINKA U JAAHILSAN EE XASAN KA DARAN. DANTA LAFTAGAREENE KA LEEYAHAY A. MADOOBE WAA MAXAY ? DOQONSANAA DAADKIISAABA LOOSOO SOCDAAYE ?
@SarahWarsama-o8u8 сағат бұрын
DIPLOMATIC CRISIS BUU XASAN TUUG DALALKA JAARKA KA GEYSTEY. MADAXUU ISU GESHEY😂. WAA LA YAABAN YAHAY😂