Soomaalidu waxay u aadaan Morocco si ay u guursadaan

  Рет қаралды 203,654

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Waxaan waraysanayaa Cabdiraxmaan oo ka soo guuray Dalka UK oo 2014 ila iyo hadda dagan yahaay dalka Morocco 🇲🇦,
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 46 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 46 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 785
@GeediSahan
@GeediSahan 10 ай бұрын
Fadlan 5kun Like iyo Share iyo comments. Cabdirahman: +44 7513 681 768 Geedi sahan Instagram: instagram.com/geedisahan?igshid=OGQ5ZDc2ODk2ZA%3D%3D&
@sweetheartmuniish9534
@sweetheartmuniish9534 10 ай бұрын
Mashaa Allaah. My husband also is from Morocco and he is good Muslim and good person Alhamdulilah.
@YouTuberQays-bq4tz
@YouTuberQays-bq4tz 10 ай бұрын
Side lagu Dakii kara moroco zxp
@YouTuberQays-bq4tz
@YouTuberQays-bq4tz 10 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/Y4eTn4l6htSXj5Isi=U0RlDd5k2j4bPRLm
@mahadabdillahi276
@mahadabdillahi276 10 ай бұрын
Waxaad clip bdn kasoo dubtaa Marrakech gaar ahaan suuqa"jama Al afna" iyo beeraha hadaad rabtid waan kugu xiri karaa dad halkaa joga sxb anu dhawaan baan ka imiday 10/06/2023, wlhi waa meel nolosha ku fiican waan u xiisay aad iyo aad ❤
@nim7534
@nim7534 10 ай бұрын
Odaygu ma asagaa guryaha kireeyo maxaa number ka meesha ugu soo qortay wll
@souadali5109
@souadali5109 9 ай бұрын
Welcome to marroco I’m from marroco and my husband from Somalia 🇸🇴 it’s good people mashalah
@omarabdi4989
@omarabdi4989 9 ай бұрын
@fzyhakgshsika2271
@fzyhakgshsika2271 9 ай бұрын
جيب ليه أمك
@caaishacali7144
@caaishacali7144 8 ай бұрын
inshalah
@WaldaaniWaldo
@WaldaaniWaldo 8 ай бұрын
😡😡😡​@@fzyhakgshsika2271
@dhegeyahmed2492
@dhegeyahmed2492 4 ай бұрын
Can I get some one who live there his number ?
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 10 ай бұрын
Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw❤❤❤
@Dahab7
@Dahab7 10 ай бұрын
Scw
@Avatarthewayofwater2098
@Avatarthewayofwater2098 10 ай бұрын
Scw scw scw
@khadraibrahim3711
@khadraibrahim3711 10 ай бұрын
Scw scw
@Professor4555
@Professor4555 10 ай бұрын
Meel waliba maxa magaca nabiga like ugu raadi saan Somali maryooley
@sareedo8184
@sareedo8184 10 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤
@Utuber387
@Utuber387 9 ай бұрын
Marriage is not like a car you buy and park somewhere. It requires love, family management, and raising children to adulthood. I love Somali women to continue our heritage. Gabdhaha Soomaalida xitaa hadaad kala tagtiin waxay caruurta la raadinee ehelkooda. Ninka soomaaliga waxaa waajib ku ah inuu caruurtiisa lakoriyo hooyadooda. Hooyo soomali la aanteed, soomaaliya ma jirilaheyn. Ilaahayow inoo sahal sidii xaqa dumarkeena iyo caruurteena uga soo bixi lahayn. Amiin.
@Mumtazqurux102
@Mumtazqurux102 9 ай бұрын
Waa dad cawaana oo isdaba yaacaya hada kahor india eey ku yaaceen wax dumarka somali u dhaama waa soo waayeen hadana ayaga soo yaaci doona
@rod12456
@rod12456 9 ай бұрын
100% True 👍
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam 9 ай бұрын
Y’all life is bigger than your limited thinking, I do agree with somali woman the future of kids being somali is higher definitely. But this is a small proportion of somali men don’t deserve to hate. They trying new things just like other men in this world. I’m not sure what’s up with the emotional hate and thinking
@Utuber387
@Utuber387 9 ай бұрын
@@DhurwaaFam There is nothing hate on my comments. We have enough somali women looking good husbands. If you don't consider yourself to be good husband then your good to go and look foreign wife and park somewhere.
@Lancer5ive
@Lancer5ive 9 ай бұрын
@@Utuber387last time I checked it’s perfectly halal to marry outside once’s ethnic background and nothing prohibits it. Stop being backwards and accept that people have their preferences 👍🏾
@lathany.3537
@lathany.3537 10 ай бұрын
Caruurta geeya dhulkooda sidii ay u ogaan lahaayeen in ay leeyahiin dhul dhaqan ehel ❤❤haku wareejinina qurbe ilaa qurbe ❤❤
@halawaabdi9982
@halawaabdi9982 10 ай бұрын
somalidu wa dadka kaliye waddankooda ku faniin. ciyaalkooda na dhaqankooda sifiican u bariin.
@incogb6696
@incogb6696 9 ай бұрын
Most of you live in the West, just stay away from my country most of you are jealous of Morocco and slander the Kingdom.
@room333rd
@room333rd 9 ай бұрын
Somali for this reason baan ooga cararay
@againsttyranny2149
@againsttyranny2149 9 ай бұрын
Hadaad dadkaaga ka cararayso, bal hel cid ku ceshata.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 9 ай бұрын
Waa runta, qofkasta wadankiisa ayu jecelyahay in uujoogo, balse, wadankakeena (Somaliya) waxaa jooga alsheydaanki umadda qarxiya iyo waxay arkaan,siiba lamatuso dhaliyaro hormareen ama waxbarteen, waxay dhahaan waxbarasho gaalada ayeybarteen, waxay halmar dileen oo ay qarxiyeen 200, oo ardey ah oo jaamacada dhameyeen iyo macalimiintooda (2007-kii) alsheydaankii ayaa umadda iyo dawlad walba ee Soomaaliya dhiba.
@Account-gk3rl
@Account-gk3rl 9 ай бұрын
welcome to morocco from a moroccan living in brazil.
@lathany.3537
@lathany.3537 10 ай бұрын
Hada ka hor nin ajanabi ah ayaa hada ka hor su aal lagu weydii yeye meel tv ama television ah oo ay daawo nayaan malaayiin qof hadaba su aashu waxey aheeyd gabadha la guur sado yaa ugu wanaag san wuxuu ku jawaabey gabadh la guursado waa gabadha kula dhaqana kula diina kula dhula ❤❤❤
@habibaaden2178
@habibaaden2178 9 ай бұрын
We are always stimulating other countries economies. Go home and contribute to your own economy.
@dontoni8041
@dontoni8041 9 ай бұрын
Greed from our leaders has destabilised our country as such. But i dont disagree with you. Putin said: The african in general is strange. He invest elsewhere and lives elsewhere, the only thing he does for africa is being born there and buried there
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 9 ай бұрын
Not only their economies, but also their languages 😉.
@hajiabdilahi5117
@hajiabdilahi5117 9 ай бұрын
Tell the people back at home to keep the country safe then Investors will automatically come to the country both national and foreigners
@muhlaluz4641
@muhlaluz4641 9 ай бұрын
Morocco is NOT ''other countries '' for our Somalian brothers and sisters . That's your home
@Zizu.xy1
@Zizu.xy1 9 ай бұрын
Good reply 😂​@@hajiabdilahi5117
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 10 ай бұрын
Gabdhaha somaliyeed gabdho ka fiican caalamka kuma arkin meelo badana wan tagay nadaafad qurux dadnimo
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 10 ай бұрын
Kalakaua sax
@KhadijoXudeyfi
@KhadijoXudeyfi 10 ай бұрын
Alla ya cizak wllky
@AbuSuhayb363
@AbuSuhayb363 10 ай бұрын
Alxamdulilah wa runta walalkey ilahay dumarkena ha no xafido. Deen, akhlaaq, qurux aniga gabadh kale la ima tusi karo walalayal. Love my somali women sxb 😂❤
@mohamedadad8644
@mohamedadad8644 10 ай бұрын
Wallaahi Gabdhaheena Soomaaliyeed Dumar ka qiimo badan inaa lasoo heleenin Kuseexda taas meeshaa rabtiin taga Carab iyo Cajam
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 10 ай бұрын
Nin somalia Oo dhiig leh yaad tahay gabadh somliad Ah hadaad guursato ilmo kuu dhasho wax barasho tayo leh ay kuu dhigtaan Adiga ayay ku anfacayaan wan aqaana dhaqan ka nagaha Morocco Nin ayay yeelanayaan xoolahisa wax Aan iyada ahayn kama hadli karo Markaa wan kugu dhiiri galinayaa sidaad noogu hilinayso Nin somali meel aan u dhaafayo malaha hadan nahay hablaha somaliyeed
@dahabilyrics
@dahabilyrics 10 ай бұрын
MOROCCAN🇹🇷🇸🇴GIRLS IS THE BEST I WILL GO THEIR NEXT YEAR TO MARRY INSHALLAH❤❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 ай бұрын
From the river to the sea Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸 I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 10 ай бұрын
Xuriyada laguma helo calaaacal sxb…. Israele waa dad adag oo heysta xulufo awood leh…… carab maxeey u difaaci wayeen walahooda…..
@haciwarsame3421
@haciwarsame3421 10 ай бұрын
KSA,UAE waxay xulafo layihiin USA kamana hortagi karaan, halka Israel ay haysato garabkeeda ugu wayn ee USA iyo Aasasihii Zionismka UK! Laakiin haddii wadamadaas oo dhani ay lacagta balaayinta ah ay kajaraan Iran 2 cisho ayay ku qabsan lahayd…
@dhdowlad
@dhdowlad 10 ай бұрын
From the river to the sea Palestine will never be free... Fuck them..
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 10 ай бұрын
@@haciwarsame3421 sxb waan la socanaa in eey sheecada dad adag yihiin….. …..Iran waxeey xulufa la tahay Ruushka hubka iyo tecnologia iyagaa i soo gudbiya….. shiicada daba dhilif ma ahan sida suniga oo kale
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 10 ай бұрын
@@haciwarsame3421 carabtaan sunniga ah waxba iskama dhacshaan waa daba dhlifyaal
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 10 ай бұрын
Ma aniga oo gabadh Soomaaliyeed geyaan uhelaaya ayaan guur ka raadsadaa cid kale...., waa Cajiib Soomaali dhinac kasta waa ay ujabeen.....!!!!.
@jerryrodriguez3554
@jerryrodriguez3554 10 ай бұрын
Lol gabdhaha somalida qurbaha joogo iska guurso waxaa la kulanti inoo sheeg
@khadijac9841
@khadijac9841 10 ай бұрын
Maanshallah Rijaal Morocco waxa aadaya inta aanishubin oo og inay fashilmeen markaa miskiin reer faqiira dhalay ayuu raadsada laakiin nin caraba oo ladan lagamayaabo inuu gabadhiisa soomaali siiyo
@faridfarid6561
@faridfarid6561 10 ай бұрын
@@khadijac9841dee waa qofkasta awoodiisa. Faqriguna waa duruuf ee cay maaha. Caadi ahaana carabta cadcad dadka madow way ka faanaan. Laakiin marookaanka qaarkood waxay u egyihiin madow cascas sidda heesaaga maraykanka ee Derek ookale ayay u egyihiin
@incogb6696
@incogb6696 9 ай бұрын
@@khadijac9841Nobody wants you😅 Or your men.. Somali women are sold for mehr of one apple even in America 😅 Most likely this man will be deported, Somalis have low IQ and spread Arab jealousy of Morocco. Morocco has more Quran hafiz and more modesty than your country and most of the Muslim world. You are obsessed only. Come off it
@incogb6696
@incogb6696 9 ай бұрын
Please leave my country alone.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 ай бұрын
Mashallaah Allaahu Akbar allow ku xifdhi God bless you ❤️🙏💯🕋🌺🇸🇴🌺🌺 keep going
@SiidCali-q2t
@SiidCali-q2t 10 ай бұрын
Geedi sahan somali traveler horo usoco barayahan waa caajistay caajiska iska qaad soo badi muuqaaalada
@Lancer5ive
@Lancer5ive 9 ай бұрын
Beautiful country full of peace and serenity, would love to visit and possibly make hijrah to morroco one day. Would also be a great honour to marry into their culture 🙌🏽
@mrazizi583
@mrazizi583 10 ай бұрын
GABAR SOMALI BA IGA BADAN!🎉
@abdifitahmuhumedhassan
@abdifitahmuhumedhassan 10 ай бұрын
​@@Tutaa308yaa ku shegay adi wll
@nasteexonaftaada8892
@nasteexonaftaada8892 10 ай бұрын
Been ha sheegin xamaam maqribi isku dhaqaan waa nadiif sxb ee danbiga iska dhaaf waxaas ha ku jahanamo tagin walaal
@khadijac9841
@khadijac9841 10 ай бұрын
​@@Tutaa308astaqfurallah war gabdhaa islaameed hacaayin dhamaantood maxaa cadaygooda kutusay iyo qubayskooda ceeb walal
@incogb6696
@incogb6696 9 ай бұрын
Most likely he will be kicked out, nobody cares to marry. Stay away from my country most of you are jealous of Morocco and slander the Kingdom.
@somcana
@somcana 9 ай бұрын
Waan kugu wadanaa huuno.
@The-informed
@The-informed 10 ай бұрын
Gabdhaha somaliyed waa #1 Ee gabdhihiina guursada
@Hidanhuda
@Hidanhuda 10 ай бұрын
Xaqiiq waaye walalkey gabadh somaliyed iyo wiil somaliyed isku qalman adunkan aad arkeso wax kagafican in aad dadkada ka guursato wax kafican maleh
@incogb6696
@incogb6696 9 ай бұрын
‎المقارنه بحد ذاته تبين اهميتنا عندكم واننا افضل منكم ‎لان محد يقارن نفسه بشخص اقل منه
@shlmhd7386
@shlmhd7386 9 ай бұрын
​@@Hidanhudanolasha wa faham maxa gabadh somali ah lugta nooga xiray qof walba cide is fahmayan ha raadsado
@Hidanhuda
@Hidanhuda 9 ай бұрын
@@shlmhd7386 mana kugu dhagan caadi iska dhig okey cida doonto guurso is fahamka kadhex arke labo kala dhaqan ah kala dal ah side isku fahme isfahamka qalad uaragtay ee horo usoco qofna kugu dhaliili meyso lkn hada adiga rabto anaga marabno ee hanoga dhigin wax fican hade adiga kula fican thy kuma lihi waa wax xun lkn adiga kufican thy aniga iima fiicno sababto ah maqabo in shisheeye la guursado qofka guursatana ilahey haubarakeyo nolosheda haku raxesato ileyn jooskeda ayuu noqday ana jooskeyga waa qof igu jismi ah igu dhaqan ah iyo dal ah iyo diin ah intaas heesta alxdulilaah
@rajoo532
@rajoo532 9 ай бұрын
@shlmhd7386 wa sii ficaan lakin waxa oo yidii , qar baan iis fahmin... qanta ku wada hadla ama mobilka isku diba.. haday iyado ku fahantoo na familigada ku ma fahmayaan. Arabto na asal baa somalida way yasaan. xita uma ogladan inaay ciyaalka somali barn. its much better inaad gursatoo gabadh cadaan oo so muslimtay. dhaqanka somalida aad aya respect oo siin, sorry my somali writing is not strong, i was born in the west. inshallah waad ii fahantay.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 ай бұрын
Mashallaah Allaahu Akbar allow idin xifdhi yaarabalcaallamiin 🤲 Ameen keep y
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 10 ай бұрын
Wow nice apartment ayuu haya Abdirahman somalidu cajiibsanaa meelkasta waa ku nooshahay ((Geedi sahan big respect )))🙏
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 10 ай бұрын
Algeria aad saaxib muuqaal kasoo samee ❤❤❤❤❤
@topman7952
@topman7952 9 ай бұрын
Algeria ma mukalaalkaga jooga
@NSalah2006
@NSalah2006 9 ай бұрын
Maasha ALLAH, qurux ❤
@fadsashley7949
@fadsashley7949 10 ай бұрын
That's my father ❤ ❤
@thekaraamo2
@thekaraamo2 10 ай бұрын
Say walahi ?
@sagm5224
@sagm5224 10 ай бұрын
Ma sha Allah Fadsss ilahey cafimad iyo cimri dharar aabo aa siyo ❤
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 10 ай бұрын
Your father is misleading Somali people for calling them to come to Morocco and settle and marry instead of Somalia and Somali girls!
@fadsashley7949
@fadsashley7949 10 ай бұрын
@@Madaxey-r2f those led, are they animals? No mind of their own? Or are you talking about yourself 😮 😲
@JOEYTHE0NE
@JOEYTHE0NE 10 ай бұрын
@@fadsashley7949yeah i need to get in contact with him tell me how
@Ducaysane29
@Ducaysane29 10 ай бұрын
Soomaalidu intay hoygoodii Kharibeen ayay mar ba wadan kale xayaysiis usameenayaan. Shalay unbay ahayd markay Turkey ku wada carareen. Maantana Morocco. Barina tolow xagee xigta. Ruux na ku doogsan maayo meel uu leeyahay moyane.
@zayaamad3080
@zayaamad3080 9 ай бұрын
Waxaan sugayna inta Morroca laga nacayo ooy iyagoo baroorana social media soo fadhiisanayaan
@naagnool4127
@naagnool4127 9 ай бұрын
@@zayaamad3080😂😂😂 hadana jileeca somalida waa ka yaabay
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy 10 ай бұрын
mahadsanid geedi sahan waa bandhig macaan
@fridayversion4581
@fridayversion4581 10 ай бұрын
Xaliimo wax dhaamo la waa. Allow hooyo somaliyeed hanoo weyn
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 9 ай бұрын
Anoo gabadh soomali ah wata ayaan insha ALLAAH dalxiis u aadi ✍🏾
@playinggame7866
@playinggame7866 9 ай бұрын
🥰ragoo dhan may adiga cml noqdan kkkkk inay ajanib kle guursadan bay wax moodayan
@NadoMaxamed
@NadoMaxamed 9 ай бұрын
masha allah morocco❤❤ noso dub algeria 🇩🇿🇩🇿❤
@daviroza4700
@daviroza4700 9 ай бұрын
I’m somali but I love Algeria 🇩🇿
@abdihaki
@abdihaki 10 ай бұрын
Inshalah Morocco 🇲🇦 🇸🇴 waan usoo socda wan qiimaynaya hadii aan qof iska helo morocan ah waan ku yaaca inshalah dreamkayga ka mid thy inaan naag Morokan guursado
@NimcoAwil-o1i
@NimcoAwil-o1i 10 ай бұрын
Manshallah
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 10 ай бұрын
😂😂😂😂aduunyo war ma hayside soo arag in lagu yeesho ilaa kabahaaga wall guurso hablaha somalida Ah ee kuu dhaw caruurtay kuu dhashana bari way ku anfaci dalkana way afnaci markaad wax bartid
@AbdiasisAbukar
@AbdiasisAbukar 10 ай бұрын
dream kaaga aya ah inaad naag ajaanib ah guursato miya doqono
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 10 ай бұрын
​@@alhamdulilaahalluakbar595 naag is cadeeysay maxaa ka raadinaa another haysta mid Alle cadeeyey? Xaliimo calooleey raali ha ahaato saaxiib😂😂😂
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 10 ай бұрын
​@@AbdiasisAbukar Muno Keey iyo Ayaan Xirsi iyo Malyuun maa guursanaa, mise Missworld? Saaxiib raali noqo. Anoo heli kara naag cad ma rabo mid is cadeysa. Dumarka Soomaalida ma gadmayaan
@mohammedbaashe319
@mohammedbaashe319 9 ай бұрын
Wllhi anoo xitàa aan ogayn in guur loo imaado ayaan jeclaa inan guursado gabadh reer morroco ah 👰🇲🇦
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 10 ай бұрын
Soomaalida guurdoonka ha iska ilaaliyeen oo yeysan sameynin sidii gabdhihii muslimiinta ee hindiya aysan ku sameynin oo aheyd in gabdhaha maanta la guursado ka dibna bil ka dib la furo... Dabcan Rag waa jiraan dad wanaagsan oo daacad ah laakiin waxaa badan kuwo la yiraahdo Mr Dhadhamiye oo maanta waa guursade berina waa Fure...
@guulwadeguuleyste8064
@guulwadeguuleyste8064 10 ай бұрын
Dad Somali ka liita aduunka ma ku nool yihiin? Ilaahay dhul qurxoon siiyey. Dhulkoodii burburiyey dhul kale u cararay hadana midkale usii cararaya. Walaahay ku wani binu adam nimada ayay ceeb ku yihiin. Subxanallah. 😊
@abel-pw3dk
@abel-pw3dk 9 ай бұрын
Dalkena nabad kadhiya dadkisu waa imanayaaye iyo dad kaleba.
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 9 ай бұрын
Maka yaabtay wadankaa burburka ah oo I abyaaladu qurmisay ayaan leenahay oo na hudhan allah hana jeclaysiiyo qabyaalada diintiiba ka awooda bada tayna hanaga madoo beeyo
@zir.abdoo.
@zir.abdoo. 10 ай бұрын
@geedisahan the best somali vediographer
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 8 ай бұрын
Caadi maahan ❤ MAHADSANID
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 10 ай бұрын
Morocco 🇲🇦 ❤❤
@Fatma_932
@Fatma_932 10 ай бұрын
masha allah illahay haku barakeyo mar walba masajida ayad booqata
@AragsanHassan-r7w
@AragsanHassan-r7w 10 ай бұрын
Ragga somali inta badan waxaa dayceen walaadoodi iyo xaaskodi waan ognahy xaqiiqda qurbaha taal mar sow ma odhan karano waxay doonanayaan dumar aan aqoon waxay yihiin
@TiiriTaaara-jt2et
@TiiriTaaara-jt2et 10 ай бұрын
😂 dhib jeclidaa adi
@HussenMohamed-ls1ju
@HussenMohamed-ls1ju 10 ай бұрын
Gabar soomaaliyeed oo aaa ina hebal u garanaayo intaan helayo gabar kale oo qoomiyad kalaa maguur sadeen
@ChirehwaisWarsama
@ChirehwaisWarsama 10 ай бұрын
War geedi sahan I wand visite to republic ireland 🇮🇪
@kurana289
@kurana289 9 ай бұрын
Mashaalah wll geedi sahan horey u soco wll guuleyso ❤👑🙏
@ifrahmansour
@ifrahmansour 9 ай бұрын
This is amazing! Thank you for sharing!!😊😊😊😊
@Yaasiin1
@Yaasiin1 10 ай бұрын
Why is too short odayga full information kamaad qaadi wad deg degaysaa
@farahabdi6550
@farahabdi6550 9 ай бұрын
Salam, Salax From Jabuuti Living in France M'y wife is Morocco
@diamondstudiohd8900
@diamondstudiohd8900 10 ай бұрын
geedi sahan aad ayaan ku tagera zhp waxan kugu Tageera marwalba oo aado dalkale aado waxad booqata masaajid taasna wax ka qiimo badan ma jirto Good job legend 🙏
@ibraahimabdullahi5306
@ibraahimabdullahi5306 10 ай бұрын
I.a gabar Marrocan ah raba inaa guursado❤
@nasteexonaftaada8892
@nasteexonaftaada8892 10 ай бұрын
Asc.waad heleeysaa ee u tag odayga anigba waan qabaa sxb
@ahmeddahirabdulle3716
@ahmeddahirabdulle3716 10 ай бұрын
@@nasteexonaftaada8892nio fahfahin inaga sii sxb
@mohamedpedri5424
@mohamedpedri5424 10 ай бұрын
@@nasteexonaftaada8892zxp xagee kaala soo xarirna
@JOEYTHE0NE
@JOEYTHE0NE 10 ай бұрын
@@nasteexonaftaada8892inte ka hela sxb
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 10 ай бұрын
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤
@somalien9447
@somalien9447 10 ай бұрын
Amiin somalinimo ayaan kugu saaray ❤
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s 10 ай бұрын
Masha’Allah
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 10 ай бұрын
Ar somaalia ilaa maqribna maka dhacdeen aniga Somalia 🇸🇴igu so duceeyo in alle i fudaydiyo aaditankeeda
@Hidanhuda
@Hidanhuda 10 ай бұрын
Sidokaleh walshey anigana hamigas igujiro ina mar uun tago dalkeyga
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 9 ай бұрын
Waa barnaamij wanaagsan. Mahadsanidiin,
@Yasmiina230
@Yasmiina230 10 ай бұрын
Adeer Marocan intee lageena Anoo Faarax majo dhuub heesto. I love y Faarax😀Nin ajanabi kuguma doorsanaayo. Adeer plz Faarax Anaga Nagama badno, Marocan maba isfahmayan, Faarax hanaga walin.
@Hidanhuda
@Hidanhuda 10 ай бұрын
😂😂😂wey dhaarsan yihiin raga naago cad cad arkeyn waxa uqarsane ogeyn maskiin
@Yasmiina230
@Yasmiina230 10 ай бұрын
Hidanhuda 😀😃😃Faarax Marocan maba fahmaayo, Faarax Only Xaliimo fahmeeyso😀
@Xuseenznzn
@Xuseenznzn 9 ай бұрын
Maasha Alle walaalkay ilaahay haku barakeeye
@salmanjama6663
@salmanjama6663 10 ай бұрын
Shukran barnamijka nooga samaysay wll
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 9 ай бұрын
Horta gabadh muslimad ah ceeb ma ahan
@AbdullahiCadow-n3r
@AbdullahiCadow-n3r 8 ай бұрын
Allah is one 🙏 ❤️
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 9 ай бұрын
Geysi Sahan ugas Adeerka lambarkiisa Intee ka helikaraa Waxaan u baahanahay in aan Dalxiis halbi ah Familka u keensado insh Allah
@incogb6696
@incogb6696 9 ай бұрын
This guy will get kicked out.
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 10 ай бұрын
Ninkastoow tuuladaad ka timid dhiso dadkiina caawiya 😢😢😢😢 maxaa morroco idinka galay hblahiina guursada
@mahdimo6276
@mahdimo6276 10 ай бұрын
Marrakech magaalada ugu jeclahay dalka morroco insha llah one day waa tagi hadaa noolahay
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 10 ай бұрын
Maxaad ku jeclaatay magoolo aadan weligaa arag?! Xiisihii Soomaalida iga dheh!
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 10 ай бұрын
@@Madaxey-r2f🤣indho adeeg soomalida meel lee la iska jeclaana mana la yaqaan
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 9 ай бұрын
​@@SuntaFaaraxmajopasto58maila aragtay meesha markaa tagto jeclow lkn meel aadan waligaa tagin see loo jeclaanaa wanba kayaabanahay dadkaan😂😂😂
@fzyhakgshsika2271
@fzyhakgshsika2271 9 ай бұрын
إبقى في بلدك وإخدمو بلدانكم.نحن لا نحتاج للغرباء
@lathany.3537
@lathany.3537 10 ай бұрын
Hadii la xayeeysiiyo guurka shisheeye yaa guur sanaya gabadhaha soomaalida ee quruxda badan taasi waa su aal soomaaliyeye
@Hidanhuda
@Hidanhuda 10 ай бұрын
😂😂😂dee wiilashena na guursanayo mayaga wada rabo guur ajnabi ah sida aniga ookaleh guur ajnabi ah ilahey haigahaayo calaf waa meshiisa balse majecli guur shisheya ah ano boqor somaliyed arkayo hada waayo xitaa wan joga inta isku aamini laha nin ajnabi ah oon aqoon waxoo yahay
@cabdiwahaabjaamac
@cabdiwahaabjaamac 9 ай бұрын
Waan soo socdaa anna
@chineabdi6324
@chineabdi6324 10 ай бұрын
Anigaaa nagaaa rawaaa
@mohamedyusuf9416
@mohamedyusuf9416 7 ай бұрын
Gabdhaheena cidna kuma doorsanaayo Allah inoodhoowro
@mustafaadaweh4171
@mustafaadaweh4171 10 ай бұрын
Geedi hawl fcn ayad wadaa keep it up. Wadamo badan ayan aadayaa inshallah
@ayaansiciidayaanle
@ayaansiciidayaanle 10 ай бұрын
Dumarkiina Aamin wllo
@dahabilyrics
@dahabilyrics 10 ай бұрын
MASHA ALLAH I'M GOING MOROCCO TO MARRY❤❤❤
@khadijac9841
@khadijac9841 10 ай бұрын
Run before too late because somaali girl is expensive😇🤗
@nocapnobs7845
@nocapnobs7845 10 ай бұрын
@@khadijac9841 He didn't mention you lot, he just wants to be happy and healthy.
@ggtl304
@ggtl304 10 ай бұрын
​@@khadijac9841relax 😂 cid BA kumey sheegine mxad isku so HDL qadeysa 😂
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 10 ай бұрын
No woman is better than Somali women and those of you who think Moroccan women are better of, you are mistaken and lost! Waxaad taqaano guurso, waxaad taqaano aad dhashide!
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b 10 ай бұрын
​@@khadijac9841somali girl wax ka'fiican malaha. Aniga wax aan aqoonin qabiilkooda in eey xalaal kudhasheen aa naan kala'ogeyn marabo, xataa hadeey wacal aheyn marabo hadeey aduunka ugu'qurux badan'tahay oo marokan eey tahay marabo. Waxaas oo dhan waxaa iiga'fiican gabar somaliweyn ah ayey iigu'baxdaa hadeey rabto ha'quruxsanaato hadeey rabto ha'fool'xumaato laakiin waligeey ma'arkin gabar somaliweyn ah oo foolxun. Somali girl ha'yaraato ama ha'weeynaato respect marwalba.
@amiraabdillahi2978
@amiraabdillahi2978 9 ай бұрын
Somaali wadankoodii waa loo diidey itaxaanka ina haysta. Kolba meel ha u yacaan oo ha camiraan. Alloow noo gargaar
@Hornscope
@Hornscope 10 ай бұрын
Waar Morroco Europe ka qaalisan ee haysku tegina. I imaanka ayay la'yihiin morrocanku oo lacag baa laga raacay. Xitaa hotels la seexdo oo jaban ka heli meysid
@MustafMK
@MustafMK 9 ай бұрын
Sxp South Korea 🇰🇵halmar noo booqo meshaas riyadeeda weye 😢thanks 😊 for your work ❤bro
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 9 ай бұрын
calankaan 🇰🇷👈 somahan South korea
@aminahassan1421
@aminahassan1421 9 ай бұрын
Maasha Allaah❤
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 9 ай бұрын
Nin kaa odayga ah ee Morocco jooga tel kiisa ii soo qor. Thanks
@qaxbeyztexx2987
@qaxbeyztexx2987 10 ай бұрын
Gabdho aad u qurux badan leeyiheyn walipa bikro ah ❤️🥰
@nasteexonaftaada8892
@nasteexonaftaada8892 10 ай бұрын
Masha alaah waa runtiis waa gabdho aad u sharaf badan bikrana ah masha alaah run buu sheegay
@sirajhajififty
@sirajhajififty 10 ай бұрын
​@@Tutaa308ilaah ka baq 😮😮
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 ай бұрын
How do you know inay Bikro yihiin?
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 10 ай бұрын
hada ma somaliban leheyn gabdho bikro ah oo qurux badan😏
@mohammedawil1041
@mohammedawil1041 10 ай бұрын
​@@fatimaikhtii5563 somalida kafiican maxaa yeelay ayaga ayan isku dhaqan nahay oo isfahmeynaa. Qurux iyo bikro ah.
@Sahan12341
@Sahan12341 8 ай бұрын
Masha Allah wallaahi waan ka heley Hbo allaha ku barakeeyo. Bal inoo soo Badi warbixinta. Morocco 🇲🇦. Tell Please
@Imanibrahim1983
@Imanibrahim1983 9 ай бұрын
Aniga waxaan layaabay somali my wadankooda dhistaan oo dhulkooda Aaminan intay dhulkale raadinayaan
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 9 ай бұрын
Wllhi zxp waxad ka hdshy mawduuc muhiim ❤❤pls vidou nooga soo samee sida loo gurdo sida waalkood la isku fahmo gurhy hdi aad iibsto qiimhd ma dad la wadank inaan wa ka ogaadan rabaa zxp from ireland❤❤❤warbxn dhaystiran baan kaa sugsynaa bro
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 10 ай бұрын
Meeshaan xasan top aa ku fiicnaa geedi waa xerxeran tahay
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 10 ай бұрын
I like Agadir, been Casablanca, Marrakesh waa crazy magaalo waalan waaye
@bobena84
@bobena84 9 ай бұрын
❤❤❤ Masha Allah
@SamirHussain-cy2zt
@SamirHussain-cy2zt 9 ай бұрын
You are walcome to morocco
@mrfuga6041
@mrfuga6041 9 ай бұрын
100% ani xalimo iska Kay leh, Xijaab ka tag Xijab u tagna ciyaar ban uu arka..
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 10 ай бұрын
wan soo socdaa, xaliimo tuugo qiyano badan oo ajanibkii lee daacad u ah, halkaana Kuala harnay
@yahyegoud651
@yahyegoud651 10 ай бұрын
markay xalad adag kuso waajahdo kuuma soo istaagayso gabadh morrocan ah iyo tu kale aan ka ahayn gabadh somaliyeed.
@fadumoali2972
@fadumoali2972 10 ай бұрын
Asc wr wb dhamaan muslimiinta waan salamayaa. In Wadamada loo Dalxiis tago waa fiican tahay laakin in lagu Milmo Oo awlaadada aad u hadiyeeyso waa wax laga xumaado. Rag ama Dumar ha sugina Ilmo waaridkis mid kamida Somali aheen Oo wadan Kaaga ku Dhalan kuna korin inuu(Somali❤) noqd.
@L6ila12
@L6ila12 10 ай бұрын
qof muslim ah saas ku ma hadlo. Taladaada galo wee qabata lkn dal muslim iyo dad muslim ma qabato. Grow up! Dalxis iyo waxaa micno leheen waad ongoshahay lkn dad dal muslim u hijrooday oo gaalo ka soo cararay waad ka soo horjeeda. ilaahay ha ku soo hanuuniyo
@fadumoali2972
@fadumoali2972 10 ай бұрын
Aamin dhamaanteen walal madan fahmin waxaan kahadalaayo anigu kamasoo hor jeedo dadka la hijroonaaya caruurtooda ama naftooda laakin waxaan lahadlayaa dadka guursanaayo Qof aan soomaali aheen asagoon (wadankiisa joogin) Sababtuna waa caruurtisa Oo aan Somali noqoneen.
@nouhahmed7743
@nouhahmed7743 10 ай бұрын
Yaakhi waad nagu yaraysay video kan ka dheer soo samee. Topic aad u muhiima ka hadashay maanta. Morroco indhaha lagu hayn doona. Dhanka ganacsiga ka soowaran.
@abdihaki
@abdihaki 10 ай бұрын
Ninkan khibrad ficcan Uma laha sida hal topic oo hadalka la dhuuxayo loga hadla sxb sawiro iyo gidaay nu nagu mashquleyey
@abdiselam_muse
@abdiselam_muse 10 ай бұрын
@Geedi sahan - Somali Traveler, My bro waxan ubahanahay inaad war bixin nooga soo diyaariso Dalka Tunisia please halka waan kaa sugaynaa..
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 10 ай бұрын
Tunisia waa wadan cunsuri ah ee ha khatalin ninka! War ha aadin dadka Madoow dariiqyada ayaa lagu garaacaaye!
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 10 ай бұрын
Masha Allah, maroco waan u bogay Wanan Tagaya sanadka cusub dhexdisa 😎
@xusenkhayre1152
@xusenkhayre1152 10 ай бұрын
Asc
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 10 ай бұрын
Turkiga ma Morocco ayaa beddeshay? Marba meel u yaacdooy maxaa Dunidan kaa maqan?!
@SiidCali-q2t
@SiidCali-q2t 10 ай бұрын
Geedi sahan somali traveler zwitserland ka so hadal waa iga codsi inaad hadalkeyga tigalin dooto ayaan rajeynayaa
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 10 ай бұрын
Zwerserland maad rabtaa wll anaa xog kaaga haya hadad rabto waanan ku noolaa mudo
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 9 ай бұрын
​@@sakariyeabdi9046sharcigooda meeqa sana ayaa lagu qaataa wll
@omarhussein3425
@omarhussein3425 10 ай бұрын
Ok I will try my luck beginning of next year 😊
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 10 ай бұрын
😢 wall hablaha ku dhaw guurso iyagaa ku dhalaye
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 9 ай бұрын
Uma baahnid cid inaad isu faaniso gabarey qiimo yeelo oo buuraha ha laguu jebiyo edeb iyo akhlaaq diin huwan baa heer lagu gaaraa ,ha noqon bakhti dugsigu naf ka soo doono ...
@abdinouryousuf3849
@abdinouryousuf3849 10 ай бұрын
Qiimihiisa kirada lkn maad noo shegin bishi kiradu waa imisa qofka maxaa ku filan
@Yanzdorloph
@Yanzdorloph 9 ай бұрын
Can I ask why Somalians call Morocco as "Morocco" like westerners, and not "Al-Magreb" ? surely Morocco's name was known in somalia for ages befor the british came ?
@zaynosman5162
@zaynosman5162 9 ай бұрын
*Somalis not Somalians They did call maghreb and they still do but one cannot deny the influence of the west
@BoqPrecision
@BoqPrecision 9 ай бұрын
We even call neighboring Ethiopia "Itoobiya" and not Al-Habesha. It's just names.
@redman6790
@redman6790 9 ай бұрын
You are right. We should refer to them as Al-Maghreb, these colonial names we shouldn’t normalise
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 9 ай бұрын
Somalis do say Maghrib and Algeria Jazaa'ir and Egypt Masar.
@wcxer
@wcxer 8 ай бұрын
Most of us call it Maghreb without the “AL”
@Nature14635
@Nature14635 10 ай бұрын
Geedi sahan sxb , adeer usheeg gabar hala'iidoono kk
@felisabdi3794
@felisabdi3794 9 ай бұрын
Ma waxad ka weyseen dumar wadankina yaahuu faarax, hantidiisa shisheeye ha ula cararo.. Subxaanallaah
@abdallakuusoow2811
@abdallakuusoow2811 10 ай бұрын
Qol iyo Sariir aan Caawa jiifo iyo kan aad na tustay Caawa waxay ka simanyihiin kaliye Magaca "GURI" blse waxaa u dhexeeya farqi weyn Aduunyo macana malaha
@naagnool4127
@naagnool4127 9 ай бұрын
Ilaahey hadow kugu nabad yeelay kuna cafimaad qabtid nafsiyan iyo jismiyan alx dad qasriyo dagan ayaa iska dila hadana oo ilaahey imaan iyo qaneeco siinin
@MustafeMaxamud-gd2kx
@MustafeMaxamud-gd2kx 9 ай бұрын
Dalkeena way dhaantoo oo dagaal iyo qabyaalad kama jirto moroco waana wadan muslim ah oo aanad caruurtada uga baqeyn
@cabdixakiimmuhumed8413
@cabdixakiimmuhumed8413 10 ай бұрын
Halkaa janisbas kabanasn marhadii hablihii carabeed ee wuruxda badnaa laga helayo
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 9 ай бұрын
Allah amarkii caruurahoodii iyo xasas koodii ayay wada dayaceen markaas ayay acnabi kadaba waree gayaan baahi aan dhamaaneyn ayaa ragii somaliyeed badan kood ku dhacaday balmay wadankooda iyo dumar kooda ku qan caan ceeb looma dhinto waa dadka kaliya oo wadankooda inay dhistaan rabin goor maan dagaynaa
@naagnool4127
@naagnool4127 9 ай бұрын
Ceeb eey leyihiin ayey ku qarinayaan sida in ajanabi la guursado iney rag wanaagsan ku noqonayaan 😂
@luulabdulqadir4793
@luulabdulqadir4793 9 ай бұрын
Waa rag caqligu guska Ka galay
@dhdowlad
@dhdowlad 10 ай бұрын
Morocco waa meeshaan retirementiga u degi doono inshAllah. Laakiin dhinaca Woqooyiga ayaan ka helay doorkii ugu dambeeyey een tegey..
@abdallahassan9290
@abdallahassan9290 10 ай бұрын
Masha Allah, Dhaka waqooyiga magaca iisheeg walal anigu waligay mategin,
@Dhool2016
@Dhool2016 10 ай бұрын
No sheeg magaca mideeda kle viso miyey ubahanthy ani weli citizen weli Manoqon summerkana wan rabaa inaan tago more information plz
@dhdowlad
@dhdowlad 10 ай бұрын
@@abdallahassan9290 Tetouan. Mertil. Findiq, Chefchaun. Ilaa iyo xuduuda Algeria, waa dhul aad u qurux badan..
@dhdowlad
@dhdowlad 10 ай бұрын
@@Dhool2016 Waxay ku xidhatahay Passporka aad wadatid...
@Dhool2016
@Dhool2016 10 ай бұрын
@@dhdowlad mid Germany heestaa
@Professor4555
@Professor4555 10 ай бұрын
Nimanki Somalida aha naag cad hadey maqlaan ba dalkaa lagu guursada wey ku yaaci, hindiya ba kuwo bidaar iyo calool isug darsantey guur u raadin jiren haddana ma Morocco o waligeed reer galbeedki u tumasho tagi jireen ba na lo bilaabe, naagihi Somalida ahana sey kiimiko isug cadeynayeen ba maqaarki ka gubtey raggi na wa san, dad an ku farax saneyn sey u dhasheen waye dadkena , 😔😔
@ama2552
@ama2552 10 ай бұрын
😂😂😂😂 exactly subhanAllah. Wa wax laga naxo.
@fariida6236
@fariida6236 10 ай бұрын
Aad iyo aad nin iyo naag waxa nagu badan kalsooni darada wallahi
@apdallavič
@apdallavič 8 ай бұрын
Guryahoodu qurux badana
@gorgorrproduction9410
@gorgorrproduction9410 10 ай бұрын
Masha allh
@suleeqo8030
@suleeqo8030 10 ай бұрын
Morocco wllhi waan jeclahay waana imaanaa insha Allah lkn guur ma ahan 😂
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 10 ай бұрын
okay😂
@incogb6696
@incogb6696 9 ай бұрын
Most people go to travel and for nature, Morocco is a family country, and probably more strict than your country so don’t believe everything. If this man was talking about women he will be deported immediately if the citizens report it.
@aliabdalla1623
@aliabdalla1623 9 ай бұрын
Suleeqa WALAAL or xamar imoow inshallah
@hamcumc4549
@hamcumc4549 9 ай бұрын
❤❤ nice
Safarkaygii dalka Vietnam  🇻🇳 My trip to Vietnam
18:00
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 14 М.
Magaalada Marrakech
8:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 251 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 11 МЛН
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 553 М.
Nolosha Soomaalida dalka Spain
10:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 80 М.
Mogadishu's Busiest Market (Somalia)
12:09
gus1thego
Рет қаралды 505 М.
Safarkaygii ugu horeeyey ee Morocco 🇲🇦 - My first Time to Morocco
12:36
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 149 М.
GUURKRAGA SOMALİDA İYO DUMARKA MOROCCO
12:06
SOMALİ REACTİON
Рет қаралды 15 М.
WADANKA UGU FIICAN EE LAGU NOOLAAN KARO
17:32
Dulmi Diid
Рет қаралды 36 М.
Cuntada waddooyinka ee Malaysia 🇲🇾 Street Food in Malaysia ​⁠
17:53
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 141 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН