Safarkaygii dalka Vietnam 🇻🇳 My trip to Vietnam

  Рет қаралды 22,362

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Safarkayga Vietnam, waxaan booqday caasimadda Vietnam Hanoi, waa meesha ugu horeysa ee aan booqdo aniga oo KZbinr ah. Hanoi waxaa ku nool 8.3 milyan.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 159
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 7 сағат бұрын
Safarkii geedi Sahan oo weli aduunka ina kala baraaYa keep going brother ✅
@GeediSahan
@GeediSahan 7 сағат бұрын
🙏🏾
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 5 сағат бұрын
​@@GeediSahanHorey uu soco ❤
@Khalifadan28
@Khalifadan28 6 сағат бұрын
Mansha allah gedi sahan dabal dag wacan GOULD PLAY POTON 🎉🎉🎉🎉
@alidahir467
@alidahir467 5 сағат бұрын
Maasha allah geedi sahan wxd tahay qof qiimaleh waayo qofkasta Wuxuu hayo ayuu kusiiyaa Wxd soo gudbisaa wx dadka waxtaraya guuleeyso
@zeinab191
@zeinab191 6 сағат бұрын
omg god my name 😭❤️ keep going my fv KZbinr gedi sahan to the world 💕
@hassanali5088
@hassanali5088 5 сағат бұрын
Geedi sahan,youtuber lagafa-idayo waxbadana nakalabaraay keep going brother from Djibouti 🇩🇯
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 7 сағат бұрын
Mash allah geediyow muuqalkan wax badan sugayay wx badan inofaidesay guleso wllh sare
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 5 сағат бұрын
Mash'Allah 🎉🎉🎉
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 7 сағат бұрын
Aynu kuwada slino nabigeni maxamed scw scw scw❤❤❤❤
@Samiirofarei1994Samiiro
@Samiirofarei1994Samiiro 5 сағат бұрын
Scw scw scw
@ClcasiisyuusufMuuse
@ClcasiisyuusufMuuse 3 сағат бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@Sadexle11
@Sadexle11 3 сағат бұрын
Geedi sahan waxuu mudanyahay in lagaarsiiyo 1million deg dega Waayo waa yutuber bulshada u faaiideeya aqoon dhulka ayna wali tagin. Hor usoco ugaas👍
@abshirhabiib
@abshirhabiib 7 сағат бұрын
Waa ku mahadsantahy sidaad noogu caawisid safarada wadamada dibada, iyo xogta aad nasiisid Thank you.
@ApdulaHiaLiZaama
@ApdulaHiaLiZaama 7 сағат бұрын
Geedi zahan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Niyadsamee
@Niyadsamee 7 сағат бұрын
Great video bro keep going 👏
@GeediSahan
@GeediSahan 7 сағат бұрын
Thanks 🔥
@arafadmohamudali9395
@arafadmohamudali9395 4 сағат бұрын
aad baan ugu qoslay xaaji gaal sifiican ayuu timaha kaaga baashaalay😀😀😀😀😀😀😀
@IfrahmAbdi
@IfrahmAbdi 6 сағат бұрын
You definitely describe for me the value of hard work 🎉
@abdulahigabo3282
@abdulahigabo3282 3 сағат бұрын
If his June I’m July😂😂I’ms so glad inaad si fiican u bartay Somalia 🇸🇴, Africa. Was another level.
@alimahamoudali
@alimahamoudali 7 сағат бұрын
The goat geedi number one somali travel horey uu soco captan
@MyeFutbal
@MyeFutbal 3 сағат бұрын
Keep going saxip wallahi you deserve 10M subscribers❤. Inshallah waad gaari hormarkaaaga
@IbrahimAli-dv8hk
@IbrahimAli-dv8hk Сағат бұрын
😀mashalah I like this man waxaa u no soo diyaariyay Oo waqtigiisa noogu diyaariyaa wax wanaagsan Gabadha waa ka farxiyay alaha kaa farxiyo keep going 1m or more
@SaharaAhmedMohammed
@SaharaAhmedMohammed 7 сағат бұрын
Keep going forward brother ❤
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 6 сағат бұрын
Wad ku mahad santahy Geedi sahan
@bureeqodagan476
@bureeqodagan476 3 сағат бұрын
Ninkaan ayaa u qalmo 1m ka wlhi geedi sahan guleyso bro
@AbdulrahmanWarsame-l6t
@AbdulrahmanWarsame-l6t 5 сағат бұрын
هذا الشاب مثقف وخلوق تسلم يا جيدي
@FarhanNuur-gt1fb
@FarhanNuur-gt1fb 6 сағат бұрын
Keep moving forward legend 🎉
@sahalcumarcadde2841
@sahalcumarcadde2841 3 сағат бұрын
Soomalida xasidiin weye run ahaan tii nin kaan waxa ay u quuri la'yihiin kali ah in ay KZbin kiisa raacan asaga oo waqti badan galiya sidii uu ku kala bari lahaa wadamada aduun ka oo dhan guuleyso wll Geedi Sahan.
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 7 сағат бұрын
Haha hahsha. 3:09. Marka af-jarmal iyo af-ingiriis la isku dhex qaso. Waa wax mar badan igu dhacay. Sun glasses waa erayga ingiriiska saxda ah.
@ducowaalid7775
@ducowaalid7775 3 сағат бұрын
Cidii muqaalada geedi sahan oo dhan daawatay like isaara🎉
@makaisse4964
@makaisse4964 7 сағат бұрын
Wll qaali hormar wacan waxan kuu rajeenaa in taan iyo in kabadan
@engsaciidatam3685
@engsaciidatam3685 3 сағат бұрын
Allaha ku guuleeyo sxb runtii aad baan kuu taageeraa waxad thy qof diin iyo shrf lagu so bar baariyay allaha ku barakeeyo 🤲
@abdirahmandhakane6505
@abdirahmandhakane6505 5 сағат бұрын
GEEDI SAHAN ONE LOVE
@sharmopirlo1098
@sharmopirlo1098 7 сағат бұрын
Bro Hore Usoco Waxaad Thy Midka Ugu Fiican Somali KZbinr.🙏🏻🔥
@Hacker14640
@Hacker14640 7 сағат бұрын
INSHALLAH WAXAAN NOQON DONAA DALXISAA SO DUUBO MUQAALO MAALIN UN 🤝
@JekekjKkk
@JekekjKkk 4 сағат бұрын
keep going my bro inta hesato uma qalantid wlhi Geedii sahan 🙏
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 4 сағат бұрын
War geedi sahanow carabta iska ilaali waa dad dhakar badane 😮 Ilahay haku gu nabad yeelo meel kastabee 😊
@mursalmunnabye
@mursalmunnabye 6 сағат бұрын
Geedi bro waad iga haysa subscribe kayga wllo keep going
@Gaabkayare
@Gaabkayare 6 сағат бұрын
Best youtuber of traveler i.a 300k comin soon
@dr.abdillahiedgal3988
@dr.abdillahiedgal3988 6 сағат бұрын
Salam bro by they way Masha’allah You are really great man 🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡 keep going nd never give up Insha’allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️🇸🇴🫡
@HaajaraCabdikariim
@HaajaraCabdikariim 5 сағат бұрын
Keep grinding my brother geedi sahan😊
@FartuunHashi-p8q
@FartuunHashi-p8q 5 сағат бұрын
Geedi sahan turkey muuqaalo ka soo duub please waa dal aan jecelahay
@DalkayareXuseen
@DalkayareXuseen 5 сағат бұрын
MashaAllah and Hambalyo king 👑 🇸🇴
@cusmaanxidig
@cusmaanxidig 7 сағат бұрын
Gedisahan aad bakutagera horoy usoco
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy 2 сағат бұрын
m.a geedi sahan wax weyn ayaad noo faa'iideysay 🎉hambalyo i.a 1m sbscrbrs
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 7 сағат бұрын
M.a amazing . here is site of experience ❤
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 7 сағат бұрын
Gula ka waa ween wad uqalanta wadna garesa Mr gedi sahan wana video top ah oo xiso badan
@LiibaanAxmed-so4ty
@LiibaanAxmed-so4ty 2 сағат бұрын
Best KZbinr in all Somali KZbinrs 🔥
@Abdirazack12
@Abdirazack12 6 сағат бұрын
Balantii qays iyo Malaysia meeday
@suhaibismail7889
@suhaibismail7889 7 сағат бұрын
oday horumar intas ka baladhan
@burhaanosmaan9204
@burhaanosmaan9204 3 сағат бұрын
Guulayso markasta geedi sahan 🎉🎉🎉
@CalinuurMaxamed-rd3gq
@CalinuurMaxamed-rd3gq 7 сағат бұрын
Thank you waxad u qalntaa 1mk iyo kabdn wn gaari doontaa insh Allah
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 2 сағат бұрын
Geedi sahan,,, soomaali ayaa ku nool ee raadi,,,,, oo burburkii ka hor tegey,,,, qaar ayaa yurub galay qaarna weli way joogaan
@stoneirikbalazi
@stoneirikbalazi 7 сағат бұрын
Fasta comanti 😂❤
@MaryamCaliFaarax
@MaryamCaliFaarax 5 сағат бұрын
Jamacdaha dalka io guryaha noo soo sheeg qof ardy ah haduu rbo inuu imado inta ku bixi karta bishiiii wll
@abdiaziiz362
@abdiaziiz362 5 сағат бұрын
Zhp maalinkii wanigii HARGEISA isku aragne iwran
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii 6 сағат бұрын
Timaha Noocba Nooc Ayuu Ku Jaray Geedi Sahanow 👋
@hassanwali713
@hassanwali713 2 сағат бұрын
Thank you 🙏 geedi sahan
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 2 сағат бұрын
Masha allah sxb keep going hore usoco
@maxamuudyare1902
@maxamuudyare1902 6 сағат бұрын
Next philippine
@mousamooge8228
@mousamooge8228 4 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkk aar raysle ree hargaysa ah aya ku helay. Waan naqaaanaa .
@FartuunHashi-p8q
@FartuunHashi-p8q 5 сағат бұрын
From team 27 riyo ahaan team 27 uga mid noqday 😂
@munaaliahmed2095
@munaaliahmed2095 3 сағат бұрын
Masha allah congratulations 🎉
@HodanHassan-kh6vu
@HodanHassan-kh6vu 6 сағат бұрын
Soomaliyeey wiilkan aan dhiiri galino😢❤
@MustafeAxmed-q2c
@MustafeAxmed-q2c 4 сағат бұрын
Geedi sahan guulo badan baan kuu rajahnayaa wll
@AzmariFTIIINSHE
@AzmariFTIIINSHE 5 сағат бұрын
Ninkii 20jirkiisa ku fakara 25jirkiisu herkasu gaadha horu mar wcn sxb ana wadadiina kuso jira inashllh inan gulaystan rajaynayaa🤲🙏🏻
@momomomo2693
@momomomo2693 6 сағат бұрын
Gedi sahan warbixin na sii melaha masajada o ku yal Tokyo Street downtown
@DadiramiinDada
@DadiramiinDada 7 сағат бұрын
Geedi sahan first comment 😢
@MahdiAbdirahman-r6b
@MahdiAbdirahman-r6b 3 сағат бұрын
Shukran ❤
@ayuubzarraata7592
@ayuubzarraata7592 2 сағат бұрын
Wll allah ku barakeyo meshan
@shariifkacade7213
@shariifkacade7213 2 сағат бұрын
Masha Alah
@NAJiiBowww
@NAJiiBowww 2 сағат бұрын
Keep going sir❤
@MahdiAbdirahman-r6b
@MahdiAbdirahman-r6b 3 сағат бұрын
Kkkkkkkk kkkkkkkk saxib suu kugu jray😊😊😊😊
@IsmaaciilYuusuf-zf7se
@IsmaaciilYuusuf-zf7se 4 сағат бұрын
شكرا لك لجهودك🎉🎉
@abdiqalikahmedali5686
@abdiqalikahmedali5686 3 сағат бұрын
My favourite somali youtuber
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 2 сағат бұрын
Sxboow qaabka safaradaada iyi diyaaradaha iyo bassaka ugu raqiisan ku soo celi mar kale casharadaas
@yaaska1234
@yaaska1234 6 сағат бұрын
Geedisahanow qufta dharka jalaha wadato weey kurabtaa ee fahan sxb sare😂
@abdirisakPasto
@abdirisakPasto 4 сағат бұрын
Madaxa sida loo galay baan halsaac ku qoslayey 😂❤
@KeifNour
@KeifNour 3 сағат бұрын
مبرووك wll
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 6 сағат бұрын
Durtaba maadka tagtay Malaysia wadan walba hal muuqal ama laba muuqal ka duubaysa inaad ka badisa wacnayd meelo badan tagto
@cabdifitaxcaabi1980
@cabdifitaxcaabi1980 7 сағат бұрын
Lacagti lagaaa xaday ma heshay sxb
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 3 сағат бұрын
Walalayal 1K igadhsiya wacodsi❤❤🎉
@dalbarasho
@dalbarasho 4 сағат бұрын
muuqal qurux badan
@Kabtankab.x
@Kabtankab.x 4 сағат бұрын
Timajaraha xikmad kabarta somaliyey Ina perfect ahato muhim maha energy mauhesa sameey waxa jeceshahay hashakin 😂
@Shakir-ali581
@Shakir-ali581 4 сағат бұрын
Good info❤
@abdulahigeedi9471
@abdulahigeedi9471 2 сағат бұрын
Sxb keep going
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 6 сағат бұрын
vietnam waa dadki cidamada salibiga mareykanka jijiday 😊
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 5 сағат бұрын
Haaa 😂
@CaliYoz
@CaliYoz 2 сағат бұрын
Geede sahan yurub norway sweden soo duub sxb
@hatimhamse5180
@hatimhamse5180 6 сағат бұрын
Vitnam waddankii maraykanka iyo daba dhilifkiisa iska baaciyay
@Samiirofarxan-m4d
@Samiirofarxan-m4d 7 сағат бұрын
😂😂hhhhh legenow wuu kugu dheesheley😂😂
@Fartuungeedoo
@Fartuungeedoo 7 сағат бұрын
❤❤
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 6 сағат бұрын
Sida ay wax ucunan baa waqti kaa qadatay
@islowbinali6166
@islowbinali6166 Сағат бұрын
Tageero Namber One waxaantahy you tuberka Uga Fiican Somaaliya waa {Geedi Sahan }Barnaamijkaaga waxaan ku Xiranahy sxb Waxan Ku leeyahy GuulWacan
@ladanabdi6847
@ladanabdi6847 5 сағат бұрын
😂🤣😅 Geedi Sahan ( 😨😰PHEW ) Anaga & 🧔'Ninkii 🥢'Qoryaha Ku'🍋🥢'Baraaye 🫀'Qalbiga Ama Niyada Aan'Ka'😨'Daalnay. 💇‍♂️'TimoJarihiina 💇'Timahaaga Wax'Waa'uu'Ka'🤔'Fahmi'Waaye😂🤭
@sadaqahmed2816
@sadaqahmed2816 4 сағат бұрын
Geedi saxan ugoos Mar soobooqo islamabad pakistaan
@QaasinAhmed-k4z
@QaasinAhmed-k4z 6 сағат бұрын
ASC GEEDI MEEQA MUSLIMIIN KU NOOL VITNAM MA JIRAA MAGAALA AY KU BADAN YIHIIN MUSLIMIINTA
@CabdiRisaaq-pz2ov
@CabdiRisaaq-pz2ov 5 сағат бұрын
Nika dunida naga bareejeeyey geedi
@ABDALLAIHAAL-o6c
@ABDALLAIHAAL-o6c 6 сағат бұрын
Go to south Korea ❤😊
@FartuunHashi-p8q
@FartuunHashi-p8q 5 сағат бұрын
13:08 camera manka ma ilowday😂
@iimaanmaxamuud123iimaanmax7
@iimaanmaxamuud123iimaanmax7 2 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkk wlh timaha ayaan ku qoslay geedi sahan 😅😅😅😅😅😅
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 58 минут бұрын
Timihii waa ka cadaabay😂
@baaziyare
@baaziyare 7 сағат бұрын
First comment😂
@hamzeekis6974
@hamzeekis6974 3 сағат бұрын
Si fiican Buu isugu dayay inuu Ku Baro lkin wd madax adag thy😂
@abdirahmaanabukar9168
@abdirahmaanabukar9168 3 сағат бұрын
Geedisahanow maanta si fcn lagugu jaray sxp😂😂
Cuntada waddooyinka ee Malaysia 🇲🇾 Street Food in Malaysia ​⁠
17:53
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 143 М.
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 10 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 45 МЛН
Barnamijka KulansanKowtharMedia iyo wareysigii Cabdi Cali Bacalwan
52:08
Kowthar Abdirahman Elmi
Рет қаралды 26 М.
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 36 М.
Maxkamada dahir waa gariiray oo xabsiga lagu dhibaateeyay
15:57
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 155 М.
DAAHIR RIYAALE OO KARBAASHAY CIRO WADANI QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
13:30
Yurub wuxu ku tagay maxamed 20 dollar  - Qaybta 2aad Talyaaniga
45:07
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 133 М.