SSC oo War Lama Filaan ah Ka so Saartay Isbadalka Hogaanka Cusub ee Somaliland

  Рет қаралды 26,705

Hiiraanweyn

Hiiraanweyn

Күн бұрын

Пікірлер: 75
@laylaxuseen-i7s
@laylaxuseen-i7s 3 күн бұрын
Waa afar qof kkkkkk
@AhmedHirzi-q8p
@AhmedHirzi-q8p 3 күн бұрын
Bentad shegayso ee Waliba adigo masjid jooga bad Ben shegaysaa
@CabdiNasircumar-g7d
@CabdiNasircumar-g7d 3 күн бұрын
CaJabb anigu waan yaabanahay warmaxaakaagalay soomaalilad mad danihiina kuaadaan mawaxaad tihiin sidii naagtii ninkay jeclayd eefuray walisiihadalhaysa
@HoodoAmina-c4t
@HoodoAmina-c4t 3 күн бұрын
Nabiga maxamed igula saliya azxpy🎉❤
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 3 күн бұрын
Ragoow kibirka waa lagu kufaa taa ha la ogaado, siday ku socota Khaatumo seeg ayay kusocotaa SSC.
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 күн бұрын
Allaah ha idin soo hadeeyo
@AbdiasisSaleban-f4p
@AbdiasisSaleban-f4p 3 күн бұрын
masaajidka siyaasada kalabalx hadiikale waxba kuuqabsoomimaayaan idan ilaahay
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 3 күн бұрын
Somalida kuwii maalin ka guulsiiyaa kuwa dhibi jiray wuu tookhayaa oo wuxuu iska dhigayaa kan dunida ugu adag
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 3 күн бұрын
Soubhanallah illahay kaa bakha masajida illahay baa iska leeh
@zamzamali4347
@zamzamali4347 3 күн бұрын
There is no difference between qofkan iyo wixii hore waa muuuseee
@mahadhsade
@mahadhsade 3 күн бұрын
masaajidka ciyaarta halga daayo
@SuadMohamud-qn5qy
@SuadMohamud-qn5qy 3 күн бұрын
Astaqfulaah Allaahu yahdiika
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 3 күн бұрын
😊
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 3 күн бұрын
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 3 күн бұрын
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 3 күн бұрын
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac 3 күн бұрын
❤❤SSB POWER FULL IYO G36 POWERFUL GUUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf 3 күн бұрын
Masaajid iyo siyaasad
@laylaxuseen-i7s
@laylaxuseen-i7s 3 күн бұрын
Kkkkkkk balay kula dhako weynaatay ka bax masaajidka tuugyahaw
@kaltuunyusuf3739
@kaltuunyusuf3739 3 күн бұрын
Masajidka siyaasadu waa ka reebanthy
@Nadiira-t3c
@Nadiira-t3c 3 күн бұрын
Masajidka Moye melkale muunan ku hadli jarin😢
@subeerismaciil3408
@subeerismaciil3408 3 күн бұрын
Kkkkkkkkkk waxaa ila yaba masajidka ma saladbu uu taga mise siyasad sidi madaxweyne xasan sh ayuu iska dhigaya kkkk waa yaab
@AhsanIsmail-k7i
@AhsanIsmail-k7i 3 күн бұрын
subxanallah! shekhi khudbada akhrinayay ma qol danba lagu so xidhay ?
@laylaxuseen-i7s
@laylaxuseen-i7s 3 күн бұрын
Munaafaq adiga maxaa kaa galay gooni goosdka iyo slaan afugu wax noqo uf baa lagu yidhi
@MustafeMaxamuud-k6x
@MustafeMaxamuud-k6x 3 күн бұрын
Ale.kuqabaye.masajidka.kaxishoo.oo ilahay.kacabso.jahilyoho
@CabdillahiSicid
@CabdillahiSicid 3 күн бұрын
Asc buhoodle masajidku ma mele ALLE la guu baryo miya mise waa mel siyasad laga wadho iyo dagaal laga wadho SUBXANAL ALLAH waxaad kahesho ayad ledihin ....
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 3 күн бұрын
Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa
@MaxamudXaaji-rd4wq
@MaxamudXaaji-rd4wq 3 күн бұрын
Akhir waali😢
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 3 күн бұрын
Lamahuraan waa cawsjiilaal Dee lacagtii maca adhijirtuqaadan jirtay ayuu muse kaa jaray
@ibrahimAli-lo3hi
@ibrahimAli-lo3hi 4 күн бұрын
Wa guul somali hanolaata
@Caliya7
@Caliya7 4 күн бұрын
Sax sax sax ssc khaatumo state of 🇸🇴 ♥️ ❤️
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 3 күн бұрын
Raga reer khaatumo toobabar fiican oo xaqa u hiiliya ha loo sameeyo iskuna ilaaliyaan dhimashada dheeraad kaa ay naftooda ku ilaalinayaan cidna hadul miyina waa sax horumarka kor dhista dalka iyo dad kuba dhisid bay u baahan yihiin askarta hala xoojiyo dul mina yey gaysan
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 3 күн бұрын
Waa laysu soo noqon wixii nool Aduunyada?
@MahamedMahamoud-q4m
@MahamedMahamoud-q4m 3 күн бұрын
War ciyaarta ka daa !!!😂😂😂😂
@Mohamed-l7d3j
@Mohamed-l7d3j 3 күн бұрын
Dhulbahantaw nimankii idin sahamiyey meel xunbay idin dhigeen walee somaliyana maydun gaadhin somaliland na katagteen puntlandna diideen xageed usoco taan markaa lascanod oo kaliya ssc (C) kaliya meesha taal C-khaatumo weeyi meeshu umada hakhaldina
@CadeyCabdulaahi
@CadeyCabdulaahi 3 күн бұрын
😂😂😂
@Bah123-wu4to
@Bah123-wu4to 3 күн бұрын
Waa run nin baa tegey nin fikirkiisii oo kale xambaarsan baa yimi sidiina arintu waa u taagan tahay ilaa nabad lakala qaatana la isarimaayo cidina waxba ka badelimeyso
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 күн бұрын
Qofna waa u badhaadhe qaarna waa u ba'a. Guusha kan xaqa u leh ee raba inuu free dhulkiisa ugu noolaadaan ee dil iyo dhibaatayn loo gaystay Alaha siiyo.
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 3 күн бұрын
firdhiyoow war inaader adi iyo xasan maxaad masaajidada ugu ciyaartan
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 3 күн бұрын
Maalinba nin baa la qabtaa,hore Ayaa laguu qabtay waana lagu sii daayey,Adiga kuwo kaa waaweyn Ayaanu qabanay sharaf iyo gobanimo Ayaanu ku saamaxnay ku soo gudbinay,,gobanimo,Ayaad ku hadlaysaa Aan kaa yeelay,hadaad diidaan,(Butland muqdisho meel walba soo weyde,maqaamkiina garta,run Ayaynu isugu imananaynaa
@SaynabCrahmaan
@SaynabCrahmaan 3 күн бұрын
Horta fidhiyoow waxaad tidhi muuse maxkamad soo taaga oo cadaalada horkeena OK adiguna iisoo taag ilmaadeeradaa iisoo taag siyaad bare ka keen xabaasha iyo moorgal kuwaagii ka dabiga badnaaba ee z/laan oo dhan dumiyayba lama soo taagine muusoo guryo fara ku tirisa dumiyay dad dadyrna laayayna anigu muuse dakuu laayay iyo guryihii uu dumiyay intuba way koobanyiin waan bixinkaraa aduu ma bixin kartaa dadkii uu laayay idrkaa iyo magaalooyinkii uu dumiyay muuse waan horkeenayaa cadaalada lkn adna siyaad iyo moorgal cadaalada keen dabigan yar danbi waynbaa ka horeeyay ama aan wada maxkamadayno ama aan wada saamaxno
@nuurjama
@nuurjama 3 күн бұрын
Masaajidka ciyaarta ha laga daayo mise meel kale oo cidi idinku iman wayday ayaad waydeen
@AbdirisaaqMaxamad-e1r
@AbdirisaaqMaxamad-e1r 3 күн бұрын
Nacasayow masjidka khayba laga hadla
@MubarikCilmi-f8m
@MubarikCilmi-f8m 3 күн бұрын
Adeero garxajis maalintaynu dhibaneyn waa kuwii ina garabtaagnaa aynu garxajis wax LA qaybsano
@Zailatv
@Zailatv 3 күн бұрын
Absolutely
@dianadd12345
@dianadd12345 3 күн бұрын
Calanka buluuga markay qaataan baan wax la qaybsankarnaa....ka hor maya!!
@AhsanIsmail-k7i
@AhsanIsmail-k7i 3 күн бұрын
@@dianadd12345 uuuuu aaaa uuuuu aaaa baa mid xagana laga hayay 😂😂
@ClrashiidXaashi
@ClrashiidXaashi 3 күн бұрын
Muuse biixi maxakamadee baa lasootaagayaa ? Maa buu hoodle baykutaalaa maxkamada muuse lasoo taagayaa waar dadka hawaalin wixii dhacay dhece eh hala heshiiyo
@Maxamedjamac-nq9gp
@Maxamedjamac-nq9gp 3 күн бұрын
Buuhoodle waa Somaliland waar meelkale ooaadtagtaan majirto ee hargeysa iskusodhiib hadiikale waalagusoojaban madheeraad liinta kucabidoontaa.
@dianadd12345
@dianadd12345 3 күн бұрын
Hargeysa waa soomalia ee riyada 35sano waqtiga aad ku dhumisay ka soo kac!!
@AhsanIsmail-k7i
@AhsanIsmail-k7i 3 күн бұрын
liinti musay racde ciro milkshake ayu qaybinaya ba layidhi 😅
@SaynabCrahmaan
@SaynabCrahmaan 3 күн бұрын
Teeda kale masaajidada kadaaya ciyaarta adga iyo xasanba jaahiliinyay
@Jibriil571
@Jibriil571 3 күн бұрын
Tuug waa lagu soo qaban walee, dhawaan Argagixiso tahaye ummada looso diree Laascaanod kaliya waddan kuu noqon. Dad dhibaataysan baad kusii qadhaabsnsyso nadalyow tuugii
@faisalabdi7069
@faisalabdi7069 3 күн бұрын
gawaad yahow futadada ilaasho naag baad tahay nin aadan gaadhi karin ama reerkinu gaadhi karin ha isku dhererin
@abdulllahijama5672
@abdulllahijama5672 3 күн бұрын
in nin isaaq ahi yidhaahdo Firdhiye baan soo qabanayaa waa xishood daro iyo waali taas oo aan idinku cusbayn, haday qabasho noqoto walee CIRO baa uga dhoow qabasho, soow ma ogid wiilasha firdhiye ka soo horeeya ? xabsiyo cusub dhismahoodii waan wadnaa dhawaana iyagoo buuxa filo
@abdiqanimohamudyusuf8756
@abdiqanimohamudyusuf8756 3 күн бұрын
​@@faisalabdi7069.War gobolka. Wanu so ceshanaynaaaa..indhahaaga o xaadira..somaliland way ku gulaysanaysaa insha allaaaaah
@AbdirisaaqMaxamad-e1r
@AbdirisaaqMaxamad-e1r 3 күн бұрын
Nacas iska naxay
@cabdishakuur9760
@cabdishakuur9760 3 күн бұрын
waa nin iska hadlay
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 күн бұрын
Like you
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac 3 күн бұрын
😅😮Cadowga kaliye somaliland leedahay muuse jaahil oo qaran qaawiyey 😢😢😢😢😢😢😢😢
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 3 күн бұрын
Waa runtaa
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 3 күн бұрын
Ball musee judaan maxaan rerr kass ugeeyey.waa duuli musee
@SaadaDjama-qm8wm
@SaadaDjama-qm8wm 3 күн бұрын
Jebesoin toiIaI
@SalaadSaleebaan-l9b
@SalaadSaleebaan-l9b 3 күн бұрын
Jaahil yahaw masaajidka muslimiintu ku tukanayso kalaba denbigaag iyoqudbada shaydaanka ma muxaadiro ayuu uyaqaan ma bilaa diinbaa
@DjamaFouad-b5x
@DjamaFouad-b5x 3 күн бұрын
😮😂😂fake culumo ciyartu io coladu wabananka ee ka baxa masajidka reer fur case
@c.mj.d4033
@c.mj.d4033 3 күн бұрын
Yaa idinku Duqeeya Aad ku madhataane Qudhunyohow Waar Ma Tagi kartaan Banaadirna idin ma Aqoonsankarto Hargaysaa idinleh Qudhunyohow
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 күн бұрын
Shalay waalay duqeetey maantana ma adaa raba in sidaa ku samayso. Taftooda ka fuqa.
@FatxiyaCabdi-hl2qg
@FatxiyaCabdi-hl2qg 3 күн бұрын
Wuxuu kala garan waayey masjidkii illaahy & maamulkiisi diciiifka balo ku qaaady😅😅😅😅😅
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 күн бұрын
Masaajida waa asbaabaha loo dhisay. Community waxa u muhiimka u ah baa lagu sheegaa. Salaad iyo cashar kaliya ma aha. Ilaahay ha quweeyo maamulkaas.
@Maxamedjamac-nq9gp
@Maxamedjamac-nq9gp 3 күн бұрын
Adigaa danbiile dagaal yoga ah buuhodlena dhawaan gacantaa lagusoodhigayaa calanka Somaliland ayaa Laga TAAGAYAA.
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 күн бұрын
Nin kaa gardaran majirto. Xaasidnimana ay qoraalkiisa ka muuqato. Shartaada ilaahay hakuugu koobo. Calankaas ilaahay kuma soo cesho. Xasadka iska daa iyo gardarada.
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,5 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 116 МЛН
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 3 МЛН
DEG DEG FARMAAJO OO XASAN SHEEKH UJAWAABAY IYO GABDHIHII SACUUDIGA CEEB
12:20
November 26, 2024
7:01
Garaadsan Media
Рет қаралды 10 М.
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,5 МЛН