✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia
Пікірлер: 67
@umumahir11448 жыл бұрын
maasha allaah tabaraka laah jazakumlaah kheiral jazaa sheekhunaa sheekh maxamed Cabdi umal iyo walaaha noo fududeeyay in inago guryaheena ku sugan in aan kheirkii heleeyno
@ismahanbiintufarah20674 жыл бұрын
Masha allah jazka allah kheyer sheikh mohamed cabadi umal allah ku barakeeeyon adunk iyo akhiiro
@abdikarimmuqtar69976 жыл бұрын
mansha allah sh umal iyo dhaman culimada sharafta baadan eh somaliyed guud
@maxamedburtinle12855 жыл бұрын
Xafida laah Sheekh umal
@abdirahindahir46148 жыл бұрын
Fadlan walaalaha ixsaan media waxaan ka codsanaa mas'alada sheekha. Uu ugu hadlay Taksiiliyaasha soomaalida yurub ka shaqeeyo in ay xaaraan tahay iyo in kale.....fadlan dad badan baa masa'ladan rawa jawaab baan idinka sugayna jazaakumulaahu kheer.
@caruureyaanwaxfaideysano77938 жыл бұрын
abdirahin dahir
@caruureyaanwaxfaideysano77938 жыл бұрын
n
@mohamudahmed91358 жыл бұрын
Abdirahin dahir.............walal su,aasha aad rabto sheekhu wuxuu uga jawaabay XALQADA 8 AAD......LANBARKA 130,,, HALKA KA EEG
@mohamudahmed91358 жыл бұрын
Abdirahin dahir.............walal su,aasha aad rabto sheekhu wuxuu uga jawaabay XALQADA 8 AAD......LANBARKA 130,,, HALKA KA EEG
@mohamudahmed91358 жыл бұрын
MA HESHAY WAALAL SU,AASHA JAWABTEEDI
@kusodhawawrawayadqosolbada6926 жыл бұрын
masha alah alaha ku xafido amiin alaha ku xafido
@sharmaakeciise56258 жыл бұрын
xalqaddii 36aad meeday waan sugayay ayaamahanbee alle ha barakeeyo sheekha wax badan baan ka faa'iday idinkana khayr baan idin ku ogay ixsaan media
@fadumoabdi26946 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallah shehk
@abdifatahharir84476 жыл бұрын
Mansha Allah shiikh Alle hakaa abaal mariyo amiin
@إبراهيممحمدو-ع5ج8 жыл бұрын
Masha.allaah shiikh jasaaka laaah khayr
@abdifatahhashi49422 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤
@faisalaahassan89868 жыл бұрын
Allah yahfidak sheikhuna mohamed abdi umal
@mohmedaicha80058 жыл бұрын
faisalaa hassan MASHA Allah Allah haka abalmariyo yaa sheekh
Allah hakuxidiyo shaykhana aduun iyo aakharana hakuguliibaniyo
@libaaxyare94107 жыл бұрын
Allaha ku xafido sheekh
@ayaanhaji24878 жыл бұрын
allaha ku xifdiyo sheekhanaa
@farhiyajamaali14148 жыл бұрын
jazakallah qeyr shiq
@farhiyaxuseen28878 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الجزء شيخنا الفاضل محمد عبد أمل
@NimcoYusuf-ru3oz Жыл бұрын
❤😂
@somalinet15 жыл бұрын
thanks sh umal
@hibomohamed38828 жыл бұрын
maashaa Allah barakallaah
@ibnubidaar.daadahaye24258 жыл бұрын
sh umal thank for isliam
@eedomaryna59825 жыл бұрын
jazaakallaah qeer
@jaamacxurbe82646 жыл бұрын
شكرا شيخ امل
@bestman29568 жыл бұрын
aniga halkaan ayaa kala soconjiray jawaabaha
@eedomaryna59825 жыл бұрын
masha allaaah
@mohamudahmed91358 жыл бұрын
Abdirahin dahir.............walal su,aasha aad rabto sheekhu wuxuu uga jawaabay XALQADA 8 AAD......LANBARKA 130,,, HALKA KA EEG
@cabdiwaaxidsaalax33165 жыл бұрын
Mohamud Ahmed wll waxaan maq lay sh maxaad cabdi umal inoow shil galay qatarn ku jiro waxaan ka ar kay yutubka marun baa waan jec lahay culimada wtsaab iisheek aan kala socdo culimada adigoo mahad san
@malikiyasaeda62998 жыл бұрын
jالله يسلمك
@abdullahabdinur93028 жыл бұрын
jazakallah
@caruureyaanwaxfaideysano77938 жыл бұрын
Abdullah Abdinur
@caruureyaanwaxfaideysano77938 жыл бұрын
MOHAMEDA
@jijahaji46406 жыл бұрын
Masha Allah shugran
@osmanomar62036 жыл бұрын
manshallah
@faadumoahmed81857 жыл бұрын
maaaashaaaaa allllaaaaaaah
@bestman29568 жыл бұрын
xalqadaaan xalqadii ku xigtay aaway mise asbuucaan wax lama soo dhigin miyaaa youtubeka
@samirahsamir69305 жыл бұрын
18:58 😂😂😂 waxaan jirinbay xadith uga dhigeen miskiinta Jin noqon kuyeh
@bowenrylan58733 жыл бұрын
Pro tip : watch series at flixzone. Been using them for watching all kinds of movies these days.
@caseyzayne89873 жыл бұрын
@Bowen Rylan yea, have been watching on flixzone for years myself :)
@abdirahindahir46148 жыл бұрын
Yacniii xalqadee ka helaa jawaabta masa'lada.....
@cimranhashi60358 жыл бұрын
abdirahin dahir
@mohamudahmed91358 жыл бұрын
Abdirahin dahir.............walal su,aasha aad rabto sheekhu wuxuu uga jawaabay XALQADA 8 AAD......LANBARKA 130,,, HALKA KA EEG
@mohamudahmed91358 жыл бұрын
XALQADA 8 AAD..... SU,AASHA LANBARKEEDUNA WAA 130................HALKAAS KA EEG JAWAABTA
@abdirahindahir46148 жыл бұрын
Mohamud Ahmed waa helay akhiii جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك . Akhii anoo fursadan ka faaideysanaayo dhowr jeerbaa soo diray suaal aan raway in aan sheekha weydiya mana laii weydiinin.
@abdirahindahir46148 жыл бұрын
Mohamud Ahmed suaashana waxaa waaye Ma banaantahay ardada muslimiinta ku nool qurbaha in ay bartaan waxyaabaha loo yaqaano international law AMA shuruucda caalamiga .....Walaal suaashan hadii sheekha la ii weydiyo xalqada soo socota aadbey U fiicnaan laheed.
@samirahsamir69305 жыл бұрын
43:38 😂😂😂😂 hadad Tarafic light 💡 u istaagto waad gaaloobi ma tagfiirkaa qaba 😂 wallahi ma ogayn Subxanallah