Sufyaan Sheikh Axmed Taakeeye Taariikhda ereyga somali xagee ka yimid

  Рет қаралды 4,627

Somali cable

Somali cable

3 жыл бұрын

Пікірлер: 50
@umalkhayrahmed3052
@umalkhayrahmed3052 3 жыл бұрын
Waar intii garanaysa inuu ninkani yahay aqoon-yahay like ha iisaarto.
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 3 жыл бұрын
100% wan ku wata wn ku tager sanahay nio adkaad tahay nio Kaasoo salamaya duriyada barakaysan
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Viva talo kunool viva aabo sufyaan From somaliland
@luqmaanmohameddhaqane5331
@luqmaanmohameddhaqane5331 3 жыл бұрын
M.a sofiyan dalka waxu u bahan yahay adiga iyo wax asaa gaga ah ilaah haku xifdiyo adi iyo waxi dinta garab is tagan iga gar siya rer somali cable waxan ku nolahay kismayo mgceyga wa luqman m.dhaqane
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
allaaha kaqabtoo dadkaa ninkan
@morelyfe1891
@morelyfe1891 3 жыл бұрын
There is no evidence, cadeyn laguma hayo hadi runta laga hadlayo marka cid xeran karto malaha.
@clubhouse1207
@clubhouse1207 3 жыл бұрын
Ninkaan maxaa laga buunbuniyaa horta wax qodob ah ba kama hadlee
@guleedciise4497
@guleedciise4497 3 жыл бұрын
Hadda waxaad noogu sheekayn Ingiriis iyo Talyaani Isaaq iyo Hawiye ayaa la diriray? Daarood na way u shaqaynayeen? Bal soo bandhig taariikhdaas aad sheegaysid
@ahmedaden3793
@ahmedaden3793 3 жыл бұрын
waaa nin xanuusanaya xagag joogeen isaaqa la dagaalamay Ingiriis hhhh?
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Kenya ujoogo ayuu daroodnimo ku jooga oo darood ba ilaaliyaa
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 3 жыл бұрын
@@ahmedaden3793 sheekh bashiir ma inantina dhashay Farax oomaar ma hoyada bu qabay facul yuu ahaa Iskadaa wax kale ragii darishta aasaasay ee sayidko shiciba oo berbera kaso degay oodwayne saldhig uga dhigay marki uu khiyamada sameyyna iska eryay
@ahmedaden3793
@ahmedaden3793 3 жыл бұрын
waa shakhsiyo waxaad sheegaysaa inta john labaxdaa ka badnayd aderr ee taariikhda dib u raac
@aqawle1545
@aqawle1545 3 жыл бұрын
@@abdi-azizabdi-rahman3152 haa sheikh bashiir ina cabdille xasan ayaa dhashay,laakiin raggaa kale ee aad xustayna waa dagaallameen xaqiiq ahaan.
@abdiomer6472
@abdiomer6472 3 жыл бұрын
Masha aalaah
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 3 жыл бұрын
Sidhab ahban utaageera sufyaan sheikh axmed
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 3 жыл бұрын
Daarood nacayb waa waxaad wariyayaasha aad ulaysay maalintay noqotaba cadaalada waad hor imaanaysaa
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 3 жыл бұрын
Na wll adigu ma waxd ku haysata qabil maba ogayn qabilkise waa marki ugu horaysan maqlo qof qabil ku mucaradaye Wll a sual ku waydiye miyaa la hayaa markhaati Markhaati marka laga hadlayo waa goob joog ka ahaado dhacdo dhaday isla saacadaa ay dhacaysay indhihiisana ku hayay Wll ila hada ma hayno markhaati yidhi ana taagnaa oo indhahayga ku hayy Dhaman ragu waxy yidhahden waa naloo shegay Qaarba xitaa wadanka maqna Marka wll ma jeclid adiguba inta beeen la ga shego in lasii buun buuniye hubso arinka Oo cuqdada iska saar fadlan Lapadinaba ma garanayn qabilkina lkn imika adigu wd shegtay imika isaga wan qiyasi kara
@awiyehelp4003
@awiyehelp4003 3 жыл бұрын
ASC NAGACAYGU WAA (CAAWIYE) OO DAGAN (GOBOLKA AWDAL . BORAMA) . ANI FIKIR AHAAN . NINKAN HADII UU DONAYO DALKA INU BADBAADIYO . SIYAASAD AAN KU BILAABMAYN (DIIN) LA IMAADO WAAYO . UMADA WAXA HALKAA DHIGAY WAA DHIBKII LAGA SOO MARAY QOLOYINKA DIINTA KU GUMAADAY . MARKA DADKII WAY KA BAQAYAAN TAAS
@atoshabdullahi1718
@atoshabdullahi1718 3 жыл бұрын
Aqoonyahan aa waraysataan maa wayseen micnaha Mise fadlan lacag ku shubaatihiin
@ronny7suii3
@ronny7suii3 3 жыл бұрын
Waa wax laga xumaado in gacan ku dhiigle loola dhaqmo qof caadi ah oo weliba la buubuuniyo, tan waxay dhaawac weeyn ku tahay qoysaskii 5tii weriye uu sida xaqdarada ah uu ku dilay 1991 bishii April iyadoo ramadaan ah .
@sharawebashir
@sharawebashir 3 жыл бұрын
Anaga iyo anaga iyo anaga. Waxaa aragnaa adiga iyo adiga iyo adiga. Ninkaan waxaa iska qaldamay anaga iyo aniga.
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Ninkaan waxaa rabbi lahaa in afkaa laguu dhuuftoo. Dad buu rabba in u waalo sidaa ahmed godane u walaay.. Adeer calanka Somalia 5 somaliyeed buu sheega. Dhiigyaa caab baad thy. Somalind majiirto. From sanaag somalia 👏🇸🇴🤩🤩👏♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kaaliyebalaawa1139
@kaaliyebalaawa1139 3 жыл бұрын
Hamzow Saaxiib waxaan kugu qalday oo aan kumooday Sufiyan marka ka raali noqo.
@frontiernerfelopments7959
@frontiernerfelopments7959 3 жыл бұрын
Hadiyaan usoo noqon, Calankaygi nuuro... Illahayo ku nabad geli! The flag will live on in honour of those who fought and died for it!
@umalkhayrahmed3052
@umalkhayrahmed3052 3 жыл бұрын
Somalia hadii calanka laga badalayo ka somaliland halagu badalo.
@abdullahimohamed3956
@abdullahimohamed3956 9 ай бұрын
Ma midka hosyala Adna aadan kkkkkkk
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 3 жыл бұрын
Aqoonyahanoow xaal qaado
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 жыл бұрын
Weriye waxan rabna in xildhibanada somaliyed in la wareysto tasturka somaliya la yiraho kenya qortey itobiya qortey ninkan uu leyahay talyani ba qorey wariyashiina mad radisan ya qorey tasturkan waxana ogan karo xildhibanada wa weyn oo oga illa 1960 ama oga shirkii carte ha wareysan dhalinyarada hadda jogan xildhibanada ah oo dhashen 1991 ama xata 2000 run iyo ben wa in la ogada iska xilsara wadankiina
@kingjacob5542
@kingjacob5542 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk🤣🤣🤣
@somalicivilengineers3463
@somalicivilengineers3463 3 жыл бұрын
100 qof oo ninkaan ah oo Historian ah hadaan helno dalkeena 100% wadankeena waxaan dib uga daba tagi laheyn taariikho badan oo nagula qaldan inaan ka daba tagno
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 3 жыл бұрын
This guy talks alot but he sounds confused, why is he so depressed about a flag.
@hassanabdullahi842
@hassanabdullahi842 3 жыл бұрын
Waxbuu bartay ee wax baro.
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Waa aqoonyahan hoyadaa wase
@qalbifuran8586
@qalbifuran8586 3 жыл бұрын
Tuug dilaaya ayaad soomaali wax ka weydiineysaan walaahi soomaali waad ku qaldateen markaad qofnoocana wax ka weydiisaan oo waligii run sheegin
@mohameddahir3742
@mohameddahir3742 3 жыл бұрын
Qodobka arrinta ku dhaqanka diinta, waa qodob hubanti ah oo uu taageero ku heli karo. Balse waxyaabaha kale wax macna ah maleh oo waxan kula talin lahaa inuu tan dhaqaajiyo wixii horena iska dhaafo.
@gacmadheragacmadhera5449
@gacmadheragacmadhera5449 3 жыл бұрын
Wa sax lkn wa inuu Hal mowqof ku socda dacadne eykathay lkin uma maleynayo dacad waxkle Aya ku hoosjira
@osmantahlil7853
@osmantahlil7853 3 жыл бұрын
Diinta islaamka dalka hagu dhaqo waa sax
@mohameddahir3742
@mohameddahir3742 3 жыл бұрын
Somaliland way ka mug wayntahay calanka. Qadiyadda Somaliland iyo soo laabashadeeda iyo tegisteedu lama xiriirto calanka. Waayo 60 sano kahor ayay calankan qaateen oo madax banaanidoodii u hureen Soomaalinimada. Waa laba shay oo aan shaqa isku lahayn, in lagu gabbadona maaha.
@prinsessanbabe3326
@prinsessanbabe3326 3 жыл бұрын
Plz plz plz dont talk about calankena 🇸🇴 Talk about dad oo laayay
@ilyaascsalan9414
@ilyaascsalan9414 3 жыл бұрын
Naa wlley aragti cilmiyaysan baa lagula wadaagaya si cilmiyaysan u difaaco maradan la inagu khalday haddii aad weli taageeraysid adigoo xaqiiqo badan maqlay.
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Ninkaan waa alshbaab wanaa cadoowgaa rabba in leys qarqarxiiyo
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 85 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 34 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
Dood Kulul Sufyaan Taakeye & Culimada AL -ictisaam Dastuurka
29:24
Somali Podcast
Рет қаралды 3,1 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 85 МЛН