Waraysi Xasaasi ah | Sufyaan Taakeeye oo ka Hadlay Dilka Wariyaashii 1991 ee Lagu Eedeeyay.

  Рет қаралды 305,800

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@najaxdalmar6221
@najaxdalmar6221 3 жыл бұрын
Soomaaliyeey wax barta oo wax baara aniga taladeydu waa taaas qofna ha caayinina qofna ha faanina Caqligiina tuujiya oo maankiina maala
@prince4057
@prince4057 3 жыл бұрын
najax maasha allah adiga maskaxdaadu waa mid ka horeysa oo ka heer sareysa somalida badankooda iyo sidey u fikiraaan ama sida ay uga falceliyaan arrin khaas ah. mahadsanid qoraaalkaaaga isoo jiitay
@prince4057
@prince4057 3 жыл бұрын
thanks sister
@Shuuke-l5w
@Shuuke-l5w 3 жыл бұрын
@@prince4057 wllo wax xaqiiq ah in uu ninkan dilaa yhy mxaa yeelay runta waa isasoo tartaaa marba marka ka dambesa bal hor leh iyo dil cusub baa laga soo sheegayaa ninkaan tirad dhimashada ilaa 6 by mareesa wxaan markhati furaya dad kala duwan oo ay ugu dambeysay gabadhiii mrka is qarin dambe ma jireso ninkan maxkamad baa la saari hadi kle sidii somalida isu dili jirtay baa loo dili that is all
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 3 жыл бұрын
Soomalida waa Mu’ad musuqmaasuq ah ii xasad Badhan oo ka shaqeeya inta xun beena badan cadeynta inuu diley soo cadeeyana lagam karo ee waxaa layaab leh sodon sano kadib in laga hadlo hada maxaa keeney oo horey looga hadlo ilaahayow noo gargaar
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 жыл бұрын
Ninkaan ilahay ayaa oog wax qaldan lkn hadaladisa wlh ilama qaldano wayo wilkan wax dinta qilafsan kuma hadlo ilahay haka qabto cadwga hadii laga gar daran yahay
@isseelmi9384
@isseelmi9384 3 жыл бұрын
Somaaliyeey indhaha fura kuligiin sirdoon noqda somaliya boqolaal cadaw baa wadankaan dhex yuurara
@aaaAaaa-yy6vq
@aaaAaaa-yy6vq 3 жыл бұрын
Horta wuxuu dide inuu wax dile ok anaga awal ma ogeen in ladhaho takeye ma ogen in uu iga ahay wariye1991 Intaasbo anagoo ogen hadii lasoo shege asna ogolaade wey iska cadahe inuu dilaa yahe allase og runta haduu dile dadkas cadalada hala keeno
@maleeledubi2009
@maleeledubi2009 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 3 жыл бұрын
Ninka inkiriya 3marqaati oo raga oo kuwii ugu dhawaayee aywada shaqaynayeen ah goobjoog ahaa dilkuu gaystey isku qolo aan ahayn kuwii laga dhintay ahayn kani gaalnimo iskuqiryey
@iskufilan174
@iskufilan174 3 жыл бұрын
Ilkacase wiil dagan waaye ninki waalnaa the crazy wariye cabdixafid iyo wiilkan yar sidu u waraysanyahay well done sstv always respect somalinimo iyo very porficinal good job ilkacase 👍👍👍
@barbaarintabulshada4409
@barbaarintabulshada4409 3 жыл бұрын
Cabdixafiid nin xun oo rabay inuu kusoo caanbaxo kahirtagida runts ayuu ahaa
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 3 жыл бұрын
@@barbaarintabulshada4409 war jiraaba cakaaru iman
@barbaarintabulshada4409
@barbaarintabulshada4409 3 жыл бұрын
Waa sax war ku isagaa iska iman lkn yaan la hordhicin
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 3 жыл бұрын
Sxb been maad sheegin sstv runtii waa media kaliya ee Somali dhex u ah ayna joogan wariyayal xirfad sare leh waliba degan
@abdikariin7002
@abdikariin7002 3 жыл бұрын
Ninkaan waan Ku taageersanahay fikrada uu soo bandhigay 100% mnshllh keep going Mr sufyaan aniga horaan kuuma dhagaysan lkn hada ayaan Ku qiimeeyay
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 жыл бұрын
War ninkaan ma jinbaa la socda aaway dadka la socda waxaan u malaynaayaa wax baa khaldan
@mahamuddeeq4883
@mahamuddeeq4883 3 жыл бұрын
Layaab ma lijid waayo kuwa dadka laayab dadbaaa taageera Sxb adoo raali ah ma ila wadaagi kartaa waxa aad ninka ku taageertay
@mahuraan646
@mahuraan646 3 жыл бұрын
Waxaan ka baqayaa ninkaan asigoo xaq iyo wadaninimo ku socdo in la fahmi waayo oo cadowga ka guulaysto 😥 ilhaay ha soo saaro runta haduu daacad yahay ilhaay garab ha siiyo ❤❤
@nimcoqaali6533
@nimcoqaali6533 3 жыл бұрын
Hadal xaqiiqa wllo Aamiin alleh runti hasosaro😍
@akqalifa293
@akqalifa293 3 жыл бұрын
Adi waa lgu wsaa shuupo
@mahuraan646
@mahuraan646 3 жыл бұрын
@@akqalifa293 😂🤣ma fiyowdahay
@ruqiaali5181
@ruqiaali5181 3 жыл бұрын
Aamiin
@ruqiaali5181
@ruqiaali5181 3 жыл бұрын
Ducaan ba ku jirne waamaxay qoralkaad soo qortay ak qofka sy u qorantahayow xushmad aan isu mujino subxanallah
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 жыл бұрын
Found it finally! Thank you! 👌
@jinniekercheval3845
@jinniekercheval3845 3 жыл бұрын
I believe every word this man said this is the reality of this up-side-down world we live in the west and his description is right on the money.
@dakanesayidali1949
@dakanesayidali1949 3 жыл бұрын
I
@mudanesuge
@mudanesuge 3 жыл бұрын
how do you knw that do you understand the language or do knw this this man in person
@Pebbles-h6z
@Pebbles-h6z 3 жыл бұрын
U are the group that he works with him Am talking jinnie!! But don't worry we're going to get him and u and put you and him jail, mark my words!!
@Pebbles-h6z
@Pebbles-h6z 3 жыл бұрын
U are snech 2 well we understand you Guys ! You're mission is flop!!
@xaajiahmed6136
@xaajiahmed6136 3 жыл бұрын
Allah nabad iyo dowlad buuxdo hanasiiyo
@maxamedcabdi4608
@maxamedcabdi4608 3 жыл бұрын
Amien wllo
@AsadAliKhanKhanPapa
@AsadAliKhanKhanPapa 8 ай бұрын
Amiin Amiin Yaa Rabi
@maxamuudrashiid6007
@maxamuudrashiid6007 3 жыл бұрын
اللهم صل على محمد
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 3 жыл бұрын
ilaahay xaqa hasoo saaro koley wixii jiraaba wey soo bixidoonaa in Shaa Allah
@YourLocalYN
@YourLocalYN 3 жыл бұрын
Tuug wa qoslay
@bureeqocookingchannel1599
@bureeqocookingchannel1599 3 жыл бұрын
Amiin allaha so qabto hduu dambiile yahy
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Illahay baa og xaqiiqda
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 3 жыл бұрын
Allah swt ayaa og xaqiiqada e waa nin soomaaliyeed yaan lagu mashquulin
@maxamudxuseendhuxuloe5286
@maxamudxuseendhuxuloe5286 3 жыл бұрын
Asc
@مقاطعمضحكة-ق5ن
@مقاطعمضحكة-ق5ن 3 жыл бұрын
Was
@ahmedabdirahman8199
@ahmedabdirahman8199 3 жыл бұрын
EyaD TahaY. NaYaà
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
@@maxamudxuseendhuxuloe5286 fadlan subscribe ii saar walaal
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
@@مقاطعمضحكة-ق5ن fadlan subscribe ii saar walaal
@shukri3mo744
@shukri3mo744 3 жыл бұрын
Ani waaku wareeray ilahaayow qofka dulmiga wada naka dhexsaaar adaa adoomadada nhay
@أناأحبكیاأمی-ق4ظ
@أناأحبكیاأمی-ق4ظ 3 жыл бұрын
amiin yarabi waa arin aad logu wareray
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
shukri waa qof fiican, waa lagu wareeray, kooxna, qofna, xisbina ha raacin oo ha rumeysan wax kasta oo ay sheegaan
@ahmedrageh4174
@ahmedrageh4174 3 жыл бұрын
Those people accusing him of killings in mogadishu should bring the evidence otherwise he is being fought for his ideas which can be a threat to some Powers who are interfering in somalia and they fear he may expose them
@mustafaomarr
@mustafaomarr 2 жыл бұрын
Believe me this guy has good knowledge the game the western plays. If you can't kill the message, kill the messenger is part of the game.
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
But he is jail now godka jilacoow and he deserves at least life in prison.
@abduhabali2423
@abduhabali2423 Жыл бұрын
​@@padronedelmare1307why
@givemeabreakplease7415
@givemeabreakplease7415 3 жыл бұрын
Waaaardiye, ayuuuu ahaaaa, weriye ma ahayn
@arahmansheikhmohamed6955
@arahmansheikhmohamed6955 3 жыл бұрын
Suyaan is brave intelligent person this person is nessesary somali people b/c he have more information about flag of somalia we are sopport and we will support sufyan sufyan is the best one I see in somali ✍✍✍🙏🙏🙏👏👏👏✊✊
@rosemarie6347
@rosemarie6347 Жыл бұрын
Finally tuuga walaso qabtay hala toogto
@osmangamoure7832
@osmangamoure7832 3 жыл бұрын
Waa arrin fiican mar hadaad qiratay inaad tahay Taakeeye, 1991 dad badan ayaa nool oo arrinta wariyayaasha ogaa Wasiirkii Warfaafintuna waa nool yahay.
@Beeso247
@Beeso247 3 жыл бұрын
Ninkaan indhihiisa libiqsi ma joojinayaan taasina waxay calaamad u tahay labo arin Midkood, 1- in qofka foolka jug kaga dhacday 2- in qofkaan arinta uu ka hadlaayo ay stress fara badan ku heyso arintaana waa cilmi fakar ma ahan.
@amaladan5579
@amaladan5579 3 жыл бұрын
He values himself very highly I would say, for him to go at the top no one will stop him and that is what he did 1991 to those poor men, if time was your side in 1991 insha Allah it won't be in 2021 if their is any justice in this world,
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo ama iska aamus
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 3 жыл бұрын
Cadaalad aduunka haduusan ka jirin tii aakhiro ayaa xaqiiq lays miisaamayaa insha Allah
@MuscabWacdarollljl
@MuscabWacdarollljl 3 жыл бұрын
@@c.m.a.1937 ä
@eagle276
@eagle276 3 жыл бұрын
Afsoomaali ku hadal English aqoon ma ahane waa luuqad uune speak for your own language (Speaking English isn't Education)
@yacaafcali2228
@yacaafcali2228 3 жыл бұрын
C me we
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 3 жыл бұрын
Soomaalidu waxa aan qabyaalad ahayn ma fahmaan. Aduunkan iyo wwxa laysku haysto iyo awoodaha tartamaya waxba kama naqaanoo keena waxoogaa soo bartana waa dhibaataynaynaa.
@ogowwaxbadan2893
@ogowwaxbadan2893 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين اللهم امين يارب العالمين
@asliyusufhafeeye5772
@asliyusufhafeeye5772 3 жыл бұрын
mansha alaah ninka wariyah ahi waa nin aqoon iyo degenaan kamuuqato saanaa logabahanyahay ku waa iskaqaylinaayah waa inaanay ninka ku dayadaan
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Where's the Talo-Kunool Group What they do and who they work for ? 😆 🤣 😂
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Walaal., seef Labood waligaa hanoqon, hadii aad wax aragtid baaritaan sameey Aniga baaritaan ka waa sameeynayaa, lakiin deg deg ma fiicno do ur ow. Research
@razak1350
@razak1350 3 жыл бұрын
Talo ku nool maahan waa siil ku nool
@ibrahimismail7608
@ibrahimismail7608 3 жыл бұрын
@@razak1350 4 xabo kunool mii afka suugaanta bar
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 жыл бұрын
Good question 🙋 but he will never answer that question
@yahyeartanali1542
@yahyeartanali1542 3 жыл бұрын
hhh Markuuu Takeeeye uu dhinto ayaa La,arkaaa Cml iska sug
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 3 жыл бұрын
Qofka haduu yahay wadaani waa mu miin xaaqiiq ah so ugaass sufiyaan ALLAH AYU KUGARAABTAGAN INSHALLAH
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 жыл бұрын
Muhiimadda waxaa waaye dhiigi uu galay inuu meel lasaaro.
@delion8418
@delion8418 3 жыл бұрын
Abdullahi waxadan gaarin garadka hadalada qofka lagu dhadhamiyo iyo sida qofka jirkiisa loo aqriyo marku hadlaayo marka iska aamus jaahiloow
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 3 жыл бұрын
Ok mahadsaanid wax garaad
@hafsamiraf757
@hafsamiraf757 3 жыл бұрын
I
@mahatadam6379
@mahatadam6379 3 жыл бұрын
Ninkaan wax uu qarinay uu leyahay xisbiga talo kunol tolow mahawenkiisa ileen dad kale maragnee maasaga iyo 4 tiisa xasa
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 3 жыл бұрын
Anagaa jooganay markaad dishay wariye IIDLE anagaa joognay Nairobi in aad dhuudhuumanaysay ilaa ad aado USA TAAKEEYOOW I RUMEE WALAAHI BILAAHI TALAAHI wad wajihi CADAALADA
@fatumaaden1773
@fatumaaden1773 3 жыл бұрын
Anagaa joogne Mise Adi shaqsi ahaantaada aya jooge? Goobta u dilka ka dhacaya majogta?
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 3 жыл бұрын
@@fatumaaden1773 Fadimo haa walal anigaa joogay malintii uu dilay IIIDLE
@fatumaaden1773
@fatumaaden1773 3 жыл бұрын
Mohamed Hashi. Wad mahadsantahy wlke Alle haku xafido dambiga u gale xag Alle aya loga xisaabi donaa Hadi arinka u kaga towbad keeni wayo Mise cafis u weydisan wayo eheladiii raga u laaye
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 3 жыл бұрын
@@fatumaaden1773 Abaayo 4ta xaas iyo sheekada CALANKA wa qiiq isku qaris wuu qiyaanay gabdhaha
@Abdirahmandeq-dh5qp
@Abdirahmandeq-dh5qp 20 күн бұрын
Runtii Walaal, cadaaladii aad sheegtay 2 years ago, Ninkaan maanta 29-Sep 2024 ayaa lagu xakumay 5 sani oo xabsi dheer ah, isagoo u xiran arimo kale oo xagjirnimo, taas oo u muuqato in xaq kale oo baniaadam uu haysto. Xaqiiqda iyo dhabta Alle ayaa og, balse ninkan hadalkiisa hadaan dhagaystay aad bay runtu ugu yar tahay.
@muktaarbantu2683
@muktaarbantu2683 3 жыл бұрын
maansha Allah i swear this guy have educated well i see the way he explains performances and I'm sure he is public speaker we shall see where wil be arrive to
@Axmedyare99
@Axmedyare99 Жыл бұрын
Bro don't say I swear this yug because he s not a God😢
@ismailahmad4429
@ismailahmad4429 3 жыл бұрын
Asc soomaaliyeey maa wax barataan INTAAD BEEN IYO CAAY KADABA WAREEGEYSAAN
@cudoonali865
@cudoonali865 3 жыл бұрын
2 cadaaymaa ayaa lahayaa oo taagnaa haloow
@mariahassan2905
@mariahassan2905 3 жыл бұрын
@@cudoonali865 waxa inagu waxba kama ogin balse in wax la hubsadaa ladonayaa xaquna isma qariya hadheeradabee
@ismailahmad4429
@ismailahmad4429 3 жыл бұрын
@@cudoonali865 asc jala soo qabto hadii wax cad lahayo oo maxkamada hala saaro saas baan qabaa wll magaratey?
@ismailahmad4429
@ismailahmad4429 3 жыл бұрын
@@mariahassan2905 run waa xaalad wareersan war jidhaaba cakaaruu iman laakiin dadki war iyo social media beey ka dhamaan waayee lol
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
@@cudoonali865 Asc Ma tahay qof jecel in uu miisaanka kordhisto ama iska yareeyo. Ma doonaysaa in aad life stile ku noolaatid fadlan subscibe saar.
@fartunkhalif2983
@fartunkhalif2983 3 жыл бұрын
🇸🇴malaa Badalyo calankeena why No 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Insha allaH Hadduu Nool yahay Anaguna NAFTA Baaqi Nooga DhigaaN Waad inoo Sheeki Hishiiskii aad 2022ka aad la gashay Waana Xasuusnaani Alle idankii🤲🤲🤲
@AhmedAli-pk8ev
@AhmedAli-pk8ev 3 жыл бұрын
Wayab waxaalaga rsbo ininkan
@Medibrahimabdi
@Medibrahimabdi 3 жыл бұрын
Ninkaan yiri, waxa lagu dhahahy ilaa 2022 ga waxba dhambaal ah magudbin kartid Ee wax gooni ah majiraan oo la sugayaa sida hdlka ka muqata
@aaminohussein6739
@aaminohussein6739 Жыл бұрын
Xaqac ahayn tiisa hakaleexan intaad nooshahay sabarkakaalmayso alle dartiis usabar
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 3 жыл бұрын
Mshallaah tabaarakallaah wa Jzklh kheiran jaza
@mohaabdale7085
@mohaabdale7085 3 жыл бұрын
Wuxuu yiri 1991 waxaan ahaa 17 jir wuuna ku cad yahay dambiga oo wuu kala hadlayaa
@arshadhassan741
@arshadhassan741 Жыл бұрын
We are in a world whereby those who say the truth or expose become targets or fugitives. Our country really needs people like this man bcz he is not afraid 😱 from the matrix . He is also intelligent,educated and a role model .But who has the guts to understand and support him?. We are all blindfolded by western ideology . #peacesomalia
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
People like him oh yeaah bro this guy he is ultimate Alshabab probably killed a lot of people and luckily today he is in jail …good job for our government.
@malaboa591
@malaboa591 3 жыл бұрын
BISINKA WADANKA SOOMAALIYA SIDUU U RABAA INUU KU BEDELO NINKAAN. MASKAXDA SHACABKA SOOMAALIYEED AYAAN BEDELAA KUYE . ILAAHOOW MASKAXDA HA NAGA BEDELIN. SUBXAANALAAH.
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Soomaliya ma minweyntisa mise minyaradiisa intaasa ku filin cid uu badalo
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 11 ай бұрын
Dadka somalida qarkod waa Cadowgaaga ah oo waxaanad samayn iyo waxaanad ahaynba way ku oo dhanayan oo kugu sheegayan oo dadkan imika lee ninkan raag ayu layaay mana arkeeyn manaay joogin cadeeyna uma hayaan marka cadowgu waa sida
@mohamedisma4156
@mohamedisma4156 3 жыл бұрын
When did he become reporter and when did he learn to be reporter cause he told us he was teacher
@fatimahfarah7292
@fatimahfarah7292 3 жыл бұрын
I just wonder Somali madhagesanayan marbo hadlo something is not adding up
@abdiwahabyoung7236
@abdiwahabyoung7236 3 жыл бұрын
SIXID : Ma dhihin macalin oo kaliya ayan ahaa oo saxaafada wax shaqo ah kuma lahayn lkn macalinimadisa Wixi kaso haray waa unknown marka I think you don’t need to judge him .
@BosteyA-pb7xv
@BosteyA-pb7xv Жыл бұрын
Ninkaa Run masheegeyo darbi ayuu isku qaadayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👀
@hadiabdiyusuf8735
@hadiabdiyusuf8735 3 жыл бұрын
ninkan fakarka uu qabo mudo aad u dheer ayan qabay walow aan meelaha qaar ku kala duwan nahay
@macalinaweysmooge2451
@macalinaweysmooge2451 3 жыл бұрын
Masha allaah hormar wacan wll adne isoo booqo
@mmcc4347
@mmcc4347 3 жыл бұрын
Horta wariyeyaasha ma la dilay sanadkaas? se adigu ma taqaanay?wax xoga ma ka haysaa? ma wada shaqayseen?
@Samawade25
@Samawade25 3 жыл бұрын
Suaalahaas waa muhiim, Wariyaashan ma aha kuwa aqoonbadan u leh shaqadooda.
@Samawade25
@Samawade25 3 жыл бұрын
Magaciisa saxda ah waa Abdullahi Hassan Taakeeye 1991 wuxuu kashaqaynayay raadiyo muqdisho, Waraysi hore wuxuu ku sheegay inuu 17sano jiray 1991
@omaraded4775
@omaraded4775 3 жыл бұрын
Ninka wax wsreysanaya ayaan wariye aheyn 😂😂😂
@Shukri20267
@Shukri20267 11 ай бұрын
Waxani waa dicaayadaha raqiiska ah ee Ogaadeenka ayay u muuqata,Allana aya og sida runta ah
@yasinahmed931
@yasinahmed931 3 жыл бұрын
Su’alihi la rabay maad waydiin tusaale Markii Uu radio Muqdisho ka shaqaynayay ragay isla shaqaynayeen magacyadooda inuu qaar xuso iyo su aalo kale oo aan qoraal imika ku muujinayn
@alisaaram8287
@alisaaram8287 3 жыл бұрын
Mufakar mihima thy xaqiqdi horey u soco wlo
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 21 күн бұрын
Su aalaha maqanoo kale waxaa ka mid ah sida uu ku tegey markii u horeyay warbaahinta
@athnaanabdirhmaan1589
@athnaanabdirhmaan1589 3 жыл бұрын
Suufiyan sh.Ahmed Waa Aqoonyahan Soomaliyed xaqiiqoyin badana soo bandhigay Wax walbana Soo ogaaday intu wax soo dhiganayey Xaqiiqda iyo sida la inoo gumayzanyana ka war qaba Hore u soco Aqoonyahan
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 3 жыл бұрын
Illahay baa waxkaste naga og, ninkaan yaanan lagu dag dagin inuu runta sheegayaa laga yaabaa
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 жыл бұрын
Somalida aqligoda kama shaqeysiyaan wilkan hadaladisa qalad kuma jiro
@bushroomar5487
@bushroomar5487 3 жыл бұрын
Suufyan waa run wuxuu sheegayo ee somaliyeey ninkaan runbuu iidiin sheegay hadii aad dilku haysataan hala keeno dhamaan ragiii soomali baabiyay 1991
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 3 жыл бұрын
Run ahaantii markii aan wax ka akhriyay hab-dhaqanka maasooniyada ama ellamatiga mudo laga joogo 6sano waxaan rumaystay fikirka uu qabo Sufyaan waana ku taageersanahay
@iskufilaninabashir6401
@iskufilaninabashir6401 3 жыл бұрын
Wllo xidigta iyo tooda farqi baa udhaxeeya wllo tankale aqligaaga mawuxu kusiinaya nin kugumaystay Ood ladirir tay in cuu calankaaga kukeno Bal mesha iska firi 🇸🇴 💪
@shadiyaxubi2010
@shadiyaxubi2010 3 жыл бұрын
Walee waa yaab war ma xidigtii bad ka dhigteen calamad kirishtan ah walee waraa yalo hadii ad is washan xitaa ma badali kartaan jahilka hadlayo ee lasoo dirsady io adigabo calankena waxbo kama wadayaan ee waad isku xareysan un
@cabdifataaxjeerioffcil4040
@cabdifataaxjeerioffcil4040 3 жыл бұрын
aniga waa qaatay hadalka ninkaan markii hore waxaan isla ahaay waa ninkaan wa qaldayahay lkn waxaan arkay hadalkiisa waxaan isdhihikaraa wa saxanyahay takeeye maxaa yeelay gaaladada ma ogolo qofdiinta ku adadag horay usoco takaaye
@haadiali2357
@haadiali2357 3 жыл бұрын
What this man is talking about is true, I advise my Somali people to investigate and make sure To understand more.
@FatouMoussa-i6y
@FatouMoussa-i6y Жыл бұрын
Inshallah best S77
@malaboa591
@malaboa591 3 жыл бұрын
NINKAAN QOF I QABSAN KARTO MA JIRTO DHAHAAYO, MARKA QALADKA UU SAMEEYNAAYO, HADAAN LAGU QABSAN KARIN WAA NIN LA SOO ADEEGSADAY EE SOOMAALIDA HA ISKA ILAALIYAAN.
@dhalboqortooyochannel1114
@dhalboqortooyochannel1114 3 жыл бұрын
Dhigyacab calool adagbatahay
@barbaarintabulshada4409
@barbaarintabulshada4409 3 жыл бұрын
Malabo: dulli arxan laawa ah oo calooshii lacayaar ah baa tahay. Hadalkii oo dhan intaad dhagaysatay kana wayday wax qalad ah ayaad intaa yar kasooqaadatay adigoo uga danle xaasidnimo. Ilaahay hakutoosiyo waxkale garanmaayee!!!
@malaboa591
@malaboa591 3 жыл бұрын
@@barbaarintabulshada4409 KKKKKK SUBXAANALAAH CALOOSHIIS LA CIYAAR WAXAA AH NINKA DHAHAAYO CALANKA SOOMAALIYA AYAA CALAAMADA KIRISHTAANBKA LEH OO AAN RABAA IN AAN BEDELO IYO KAN QALADKA KU DIFAACAAYO . NIN CAAFIMAAD QABO INUU YAHAY U MALEEYN MAAYO.
@eagle276
@eagle276 3 жыл бұрын
maseer hhh
@barbaarintabulshada4409
@barbaarintabulshada4409 3 жыл бұрын
@@malaboa591 horta walal sory aflagaadada raali ka ahow.Tan kale way iskasoo bixi doontaa ninkan xaqiiqada dhiiga lagu eedeynayo lkn arinta calank wuu kusaxanyahay oo waa laynoo sameeyay
@faadumomohamedahmed8377
@faadumomohamedahmed8377 3 жыл бұрын
Haddan nahay dhalinyaradda xaqiiq waan fahaney khaladka inshallah waxaan rajaynaynaa in labadelo inshallah Allah baa mahadleh nafahansiiyey khaladka Alxamdullilah
@qaaliabyan8640
@qaaliabyan8640 3 жыл бұрын
Hadi ladulminayo, alle haw gargaro Ninkan wan kanaxay runti .
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 3 жыл бұрын
Ha u naxin abaayo waa dilaaa wasaqa shaki kuma jiro. Nin uu dilay walaalkiisa ayaa ku cadeeyey.
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Waxaan jecel lhy in la dulmiyo
@najiibyare4483
@najiibyare4483 3 жыл бұрын
@@Faraxsanfaceedkaroon MA goob joog buu ahaa?? marqaatiyashi lawareestay oo dhan mid dhahay goob joog Baan aha MA jiro mid walba wuxu leyahy waan maqlay hadane wee Kala hadlayn
@mahadabdi4870
@mahadabdi4870 3 жыл бұрын
NINKAN WAA GACAN KUDHIIGLE DILAY 5 QOF OO WARIYAAL AH OO KA SHAQAYN JIRAY RADIO MOQDISHU 1991, QABIILADA 5 WARIYE WAXAY KASOO KALA JEEDEN , OGADEN, SHIIKHAAL, XAWADLE, BARAWAANI, IYO MAJERTEEN. NINKAN WAA IN NAIROBI LAGU XIDHO OO MAXKAMAD LASOO TAGO
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Su’aashaydu waa: Yaa xaqiijiyay in fikradaha Talo ku nool dan u yihiin Soomaaliya? Ma adigaa soo jeedinaya oo qiimeynaya? U dhaaf dadka inay caqligooda wax ku kala soocdaan. Maxaad sida qof aayad Quraan daliishanaya fikradaha kooxdaadu kuula eg yihiin kuwa keliya oo Soomaali ku badbaadi karto? Social engineering ma aha maaddo la dhigo. Waa dood aydiyoolajiyadeed.
@MTLTRISTAN
@MTLTRISTAN 3 жыл бұрын
Fikradihiisa isagaa xaqiijiyay waxayna ku salaysan yihiin his own interpretation of the Quran. Ninkaan ama waa A.shabab ama jasus USA ushaqeeya. Midkasta intuu Suit soo xirto ayuu isku moodaa inuu Somali oo dhan ka caqli badan yahay.
@maryanmohamud4324
@maryanmohamud4324 3 жыл бұрын
Wariyaha ma dhididaayo ilaahey haku kashifo
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 жыл бұрын
Very poor interview. Ninkan ma waydiisay in ay isyaqssneen iyo unuu maqlay wariyeyaal lasheegayo magacyadooda
@iftinabdi9400
@iftinabdi9400 3 жыл бұрын
Waa saaax mataqana wariyayasha
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Waa sidaas. Weriyuhu wuu hilmaamay su’aalahan. Sidoo kale inuu garanayo Axmed Maxamed Taakeeye oo barnaamijkii ganacsiga sheegi jiray oo caan ku ahaa “ sonkorta shalaytoole waxay joogtay ...”
@warduud9645
@warduud9645 3 жыл бұрын
Wuu weydiiyey wariyayasha mataqaana ayuu yiri wuudidey inuu sheego xaalada hada taagan darted
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Ninkan arintiisu run bay u badantahay,lkn somalida ayaan waxba fahmayn, dadka ninkan edaynaya waa shakhsiyaad waliba badankodu is qarinaya, dadka la laayay ehelkoodi meeye, kuwa wax sheegaya dhamaantood ayaaba basaasin ah , ninkan yaan lagu dagdagin💯✅
@hagarlaawe2431
@hagarlaawe2431 3 жыл бұрын
Runtii waxaa cadaan ah in qofka waxdilsy ama Dhiig bini aadam galay uusan lahayn kalsoonida ka muuqata ninkaan uma eka qof waxdilay
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 3 жыл бұрын
Kkkkkk jiliinkiisa ayadba aamintay somaha indhahiisa kugu filan
@foosiyohassan147
@foosiyohassan147 3 жыл бұрын
Bashiir xasan waa iga quslisay qoraalkaga
@ygorod9258
@ygorod9258 3 жыл бұрын
Inaan wariye ahaa yes In naanaystayda ahayd taakeeye yes In radio Mogadisho ushaqeyay yes Dilaa
@hawamohamudmohamud6652
@hawamohamudmohamud6652 3 жыл бұрын
war illah kacabso ... shaqadhiisa iyo naaneystiisa miyuu inikiri lahaa
@zaymolabdullahi4775
@zaymolabdullahi4775 3 жыл бұрын
@@hawamohamudmohamud6652 xalayba wuu inkiry mrku fbga livka kaso glyey
@jawahirmuse
@jawahirmuse 3 жыл бұрын
Tuugo tallo kudhintayaaal waayo talladoodi ayaa fashilisay allah idinkaqBto dadka soomaliyeed
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 жыл бұрын
Ellahay hakasoo saaro hadii uu dhiig Islam galay
@qudhachure9598
@qudhachure9598 3 жыл бұрын
Yaaa diidaya somaalida badankeedu inay warka hubin la,aan isu gaadhsiiyaan runtii dadkeenu way wareersanyihiin
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 жыл бұрын
Haa aad iyo aad Waxa inay Hubsadan Ayagoon dadka caayin Ma awoodaan wa yaab Alow somali fudaydka kadul qaad
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Asc Ma tahay qof jecel in uu miisaanka kordhisto ama iska yareeyo. Ma doonaysaa in aad life stile ku noolaatid fadlan subscibe saar.
@c.naasirkhadiira6285
@c.naasirkhadiira6285 3 жыл бұрын
Chenalkaga maxa kuqoran abyo
@shabcaanibrahim9241
@shabcaanibrahim9241 3 жыл бұрын
Kaliya wxd qiimaysaa marka uu leeyahay nala shaqee ayaa la,igu yidhi ana waan diiday ayuu yidhi Hadana su,aalaha lawaydiiyey iyo jawaabaha uu bixiyey waa kaaf iyo kale dheeri
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 3 жыл бұрын
Rabi ha ku xafido aamin aamin
@aliomarhussein4108
@aliomarhussein4108 3 жыл бұрын
Candi kuus. c/qaadir Cali iidle isaga dilay isagoo ka faa,deystay wasiir Maxamed Maxamed guuleed o berigas wasiirka warfaafinta
@suldaanyasiin7319
@suldaanyasiin7319 3 жыл бұрын
Cadaynkeeb brother
@haadiali2357
@haadiali2357 3 жыл бұрын
Maxaad cadayn haysaa soo bandhig Ama jooji bro bogaan dada
@suldaanyasiin7319
@suldaanyasiin7319 3 жыл бұрын
@@haadiali2357 calanka talyani baa sameyey
@cashocadawe5772
@cashocadawe5772 Жыл бұрын
Wabeelow calanka waxaasemeeyey wiil somaliya mana labadalikaro
@maxamedabiib8390
@maxamedabiib8390 3 жыл бұрын
KKK CALANKA DAAQUUTKA MA SUFYAAN UUN BAY KA MAQLEEN KOONFURTU CARRURTA AYAA TAQAAN ADUUNKA AQOONTA LEH
@سميرة-ط6ذ
@سميرة-ط6ذ 3 жыл бұрын
Inalaaaha samiicul caliim
@bareAbdullahi
@bareAbdullahi 3 жыл бұрын
Am political science student it seems this man wants to instill new ideology. He believes in cult or a particular characters.
@saajinyare
@saajinyare 3 жыл бұрын
waar soomaaliyeey ninkani muyuu cada ahay wuxuu leeyey caqli somalida ayaan badalayaa madaxweyne anigaa ka awood badan hadan calankii ayuu leeyey waa shaydaan iyo calaamad gaalo ma isagaa waalan mise cadan ayaa laga heesayaa bismillaah waxan waa yaab
@bashirhassanfarah1730
@bashirhassanfarah1730 3 жыл бұрын
Ninkaan Wuxuu leeyahay Quluubta dadka ayaan hantay ayuu leeyahay dadka Soomaaliyeed ma wuxuu mooday Afarta Haweenka ah ee uu qabo
@samirahassan2206
@samirahassan2206 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk
@bashirhassanfarah1730
@bashirhassanfarah1730 3 жыл бұрын
@@samirahassan2206 Walal Waa iga Yaabshay ninkaan runtii, waxbadan in laga waraysto weeye
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 3 жыл бұрын
Hhhhhh Astaqfurallah waa iga qoslisa Bashiir 😂
@saidabdigoodsong6162
@saidabdigoodsong6162 3 жыл бұрын
@@samirahassan2206 war iska carara ninkaa dhiigya cabka ah waxan lahadlaya gabdha u sirayo
@saidabdigoodsong6162
@saidabdigoodsong6162 3 жыл бұрын
Beenlow waa cadahay in aad inkaraso runta
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Takfiir takfiir takfiir takeeye
@mubariksiyaad4116
@mubariksiyaad4116 3 жыл бұрын
Waanu ku taageersanhy mujaahid sufyaan alle macak
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 3 жыл бұрын
Manshaallah ugaass sufiiyaan aadbaan ku salaamaya sxbkey
@moogemaxamuud1963
@moogemaxamuud1963 3 жыл бұрын
Hadii aad doonaysaan xidigta iyo calaamadaha kalebs soo daawada SAHANKA XOGAHA IYO MAANMAAL
@suldaanyasiin7319
@suldaanyasiin7319 3 жыл бұрын
Runtaa weeyi
@mariahassan2905
@mariahassan2905 3 жыл бұрын
dad badanbaan waxba ogayn
@najmonayma6623
@najmonayma6623 3 жыл бұрын
Ninkaan waxaa uu qarinaaayo mesha kujira hadi larabo in ladilo loomadaaheen lkn xariga waa inasaab ?????
@MrMohamud78
@MrMohamud78 3 жыл бұрын
Wixii jiraba Alla og, wax barasho shisheeye iyo shaley intuu ku soo caano maaley, maantana, waa isagii oo leh nin dhalasho kale heysta oo somali ah yuusan wax ka noqonin dalkii hooyo. Somaali wa taas cajiib.
@arahmansheikhmohamed6955
@arahmansheikhmohamed6955 3 жыл бұрын
Waxaan doonaynaa inaad noo noqoto madaxweyne naga badala astaanta talyaaniga dhambaal wade weerar lagu hayo garabkaaga ayaa taaganahay guulayso guul wade✊✊✊
@dhacdo9123
@dhacdo9123 3 жыл бұрын
Calanka somalia ka har takfiir ayaa tahay duli xagjir kitaabka haku gamban
@ahmedomar982
@ahmedomar982 3 жыл бұрын
Runtii Sufyaan waa nin heesi ah waxaana aamin sanahay oo. Hadal kiisa kala dhex baxay arinka calanka shisheeye lugboow ku leeyahay Sufyaan waxa lagu ceeyr sanaayona shisheeye ayaa gacan weeyn ku leh anigoon oqoon u lahayn Sufyaan
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
War wa nin buka ninku
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 жыл бұрын
Ninkaan hadda wuxuu inta ka leeyahay waxaan ku dhashay cadaado waraysi kalena wixuu yiri waxaan ku dhashay jilib???????
@mindideafact6782
@mindideafact6782 3 жыл бұрын
Jilib baan Ku barbaaray buu yiri
@sharawebashir
@sharawebashir 3 жыл бұрын
Beenloow waaye ninkaan
@egalmagan3614
@egalmagan3614 3 жыл бұрын
Horta ninku waa saleebaan HG. Jawbihiisa qayb ka mid wali kuma qancin. Mida kale sirdoonka MARAYKANKA ayaa I soo weeraray KENYA ayaan iska dhex baashaalayaa. Taa waan diiday.. Ninkaan waa in CID loo diraa si loo baaro.
@gacalofficial4237
@gacalofficial4237 3 жыл бұрын
Nio wa suurta gal wxa aa sheegty lkn arintii calanka kugu nacay ani teeda kle sabbta ii ku xireen marekan sheeg ileen dalkii waa laga soo eryee
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Ninyahoow ✅ Laakiin ✅ lkn ❌
@barbaarintabulshada4409
@barbaarintabulshada4409 3 жыл бұрын
Sxb sababtu way iska cadahay waa nalashaqee wuuna diiday marka ma in uu lashaqeeyo ayaad rabtay?
@naza3086
@naza3086 3 жыл бұрын
He said " if you can't kill the message,kill the messanger". Powerful lol.
@mhdinero9658
@mhdinero9658 3 жыл бұрын
That was a Hollywood movie quote, the movie name is the Masseger, look it up. He used to live in USA and watched many Hollywood movie. This man is a dump killer he is trapping himself 😄
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
@@mhdinero9658 illahay ka baq
@daaciilalkhayr5605
@daaciilalkhayr5605 3 жыл бұрын
Ma Jeceshay Barashada Quranka karimka iyo Culuumitisa? Hadaba Waxad halkan ka Heli karta Barashada quranka karimka Hab Online a. IYADO LA ADEEGSANYO SKYPE AND ZOOM COURSE YADA AAN BIXINO WAXA KAMIDA: 1.BARASHADA QURANKA 2.BARASHADA HIGAADA 3.BARASHADA SALAADA 4.BARASHADA DUCOOYINKA 5:BARASHADA TAJWEEDJA hadaba Dugsiga Waxa Uu Furan ayahay Dhamaan cidkasta Oo Jecel Barashada quranka karimka. Meel kasta Ood Ka Joogto Daafaha Duniga Si fudud ayaad Uga baran kartaa. 🕕 Wixi Faahfaahina Waxad Nagala soo Xidhiidha Numberadan: 1. Wathatsap:: 0634202646 or 252634829393 2. Fb page: Shamsul Culuum Islamic Online 3. Telegram: Shamsul Culuum Islamic Online Halkan soo join garee chat.whatsapp.com/KhY5YWO9jK10wixvJRoHpG Mahadsanid🌳
@qalanjo9263
@qalanjo9263 3 жыл бұрын
By speaking English does not cover your crime dadka Somalida seen your true face or faces
@maryammoh1450
@maryammoh1450 3 жыл бұрын
Arintan waxay sheegaysaa miidiyuhu waa buuxaa ninkan rag iyo dumarba markhaatiya ladaba wadaa wiilkan waxaa ii muuqata inuusan sax ahayn maa illaahay loo daayo dhiig bana aadam oo wax kaculisi jirin ayaa lawaydiinayaa calan iyo guurbuu kasheekaynayaa iyo ziyaasad bal arimaha isisaara kolay cidbuu kasacdaa illaahay haka nabad geliyo qofkastoo muslina ninka diima badan baa soo dhaxgalay eediintuu haysto waydiiya makeligiibaa soomali kasoo bartay waxbaa nala tusaye arday badan ayaa buundooyin fiican keenta caalamka jaamacadiisa cidi haday ku doonayso oo ku danaynayso miidiyaha maad joogteen ee illaahay kacabso maraykanow xaal qaado
@alihusena8979
@alihusena8979 3 жыл бұрын
Waa cajiib
@hamdiahmed2197
@hamdiahmed2197 3 жыл бұрын
Kulahaa waa iga cabsanayeen oo aqligeeyga kabaqyeen dowlada usa 😂😂
@zakkaaz6931
@zakkaaz6931 3 жыл бұрын
This is why we somalis can't unite,,, they always trying to put each other down,, what he is say and what he did 2 different things.
@maryammoh1450
@maryammoh1450 3 жыл бұрын
Alla ninkan iyo runi kala fogaa maninkii aduunka ugu gaalada necbas baatahay waabad makii ugu sareeyay ayaad tahay mise kii diinta ugu sareeyay dadka maanta joiga looma sheegi karo eedo waxaa dhici kara in 30 sano lagu la aa hadana adaa miidiyaha yimid illaahay cadhadiisa kaga baq dhiigu waa caadi haoshan halkaa waxbaa kakhaldantay mida kale diinbaad ku doodaysaa maad ayado iyo xaadiis soo daliilsatid si aad isugu difaacdid iyaguna dulmiga uga joogsadaan
@aliabdiwalisalaad4819
@aliabdiwalisalaad4819 3 жыл бұрын
Ninkaan nacaska ah.maxaa calankeena tusay al Shabaab miyuu u shaqeeyaaj
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
ASC WLL MCN MANTA IGA FARXI ALLE HA KAA FARXIYEE 1K WAX YAR IIGA DHIMAN IGAARZIIYA WLL HAL SUBSCRIBER igu caawi wll kzbin.info/www/bejne/eqbdaKdtZ9mnoNk THANKS YOU MY SISTER AND BROTHER kzbin.info/www/bejne/nKKxlIGAfNB4i6M🥰🥰❤❤
@_faatax
@_faatax 3 жыл бұрын
Wariye aqoon badan oo halka ugu danbaysa suaalihii ka dhamaadeen ninkan sufyaan maanta iigu horeysay waanan u bogay aqoonta ayaa hagta dadka
@issackabdi5768
@issackabdi5768 3 жыл бұрын
The critical question sufyaan Must answer is as he claims he come to Mogadishu ni 1991 and he left Somalia in 1992 . Questions for how long did he worked in Mogadishu radio and how long did he worked in the pm office Nb it's not possible that sufyaan stayed in Mogadishu for only one year and that one year he worked in radio Mogadishu and at the same time worked as private journalist for the pm
@mohamedali-vt4bh
@mohamedali-vt4bh 3 жыл бұрын
Xamar ayaan joogay xiligaas waxaa magaalada taalay wariyaasha isagaa dilay. Ee haka jawaabo su aasha la waydiiyey
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 3 жыл бұрын
Bro u kept it 100% keep the beard sunnah100%
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo ama iska aamus
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 3 жыл бұрын
@@c.m.a.1937 gerka haa xirriin waa sunnah. 😂 tyga maaha daqan Somali ama sunnah. Calanka maaha tariq Somali. Tariqda iyo macnaha iyo asaska calanka dunyadda maa garranneysa?
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
@@tariqabdulqadir8432 Kuma dhihin Kuma weydiisanin
@dekaahmed5174
@dekaahmed5174 3 жыл бұрын
Waa yaab wuxuu leeyahay dadka ayaan BRAIN WASH ku sameeyaa, waana qeyb ka mid ah noocyada argagaxisadu sameeyaan.
@suldaanyasiin7319
@suldaanyasiin7319 3 жыл бұрын
Wllshy qali ah wax baadh horta kahor hadalkaga
@dekaahmed5174
@dekaahmed5174 3 жыл бұрын
@@suldaanyasiin7319 walaal hadalkiisa si fiican udhageyso wuxuu leeyahay dadka ayaan sidaan rabno ka dhaadhicin karnaa
@abasabdi4006
@abasabdi4006 3 жыл бұрын
Ee ajanibta waa ka dhagesatay sawab aa rabin ina oga dhagesatid walalka ? adiga ina is weydisid waaye su,asha? mahadsanid
@asadmohamed2226
@asadmohamed2226 3 жыл бұрын
Tv ayaa sheeganeysaa thumnelka aad isticmaalshy waa khald nio
@Kjuojh
@Kjuojh 3 жыл бұрын
Absolutely
@mca.x9520
@mca.x9520 3 жыл бұрын
The only real (politician) in ZOOMALIA . I swear
@dahirsabriye1904
@dahirsabriye1904 3 жыл бұрын
Mash Allah sufyan
@qarnaynzone
@qarnaynzone 3 жыл бұрын
He had scholarship and if you get scholarship you can get any place you desire.
@mohamedhashi3365
@mohamedhashi3365 3 жыл бұрын
Somali walhi waa sirdoon dhamaantod hadii social media aad iskeentoo, taariiqdaada runa iyo bena waa la keena meshii laga keeno halga keenee
@sandabaylodaybiiqay9691
@sandabaylodaybiiqay9691 3 жыл бұрын
I am agree him waayo kitaabka halaysku xukumo
@AHH677
@AHH677 Жыл бұрын
Sax Qof wax fahamsan aa tahay Laakin Yaan lagu daba gelin Lama jeclo qof wax fahamsan
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 11 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
WEERAR AFKA AH OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN IYO DOOD CULUS
47:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 94 М.
Madaxweyne Kasta dumar uu soo kufsaday ayaa daba socda -Prof Taakeeye
17:49
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 14 М.
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 11 МЛН