Waanu kuwadanaa hadaaba diinta in lagu kala baxo Aaminsantahy, Jazakumu Allahu kheyra, Xaqa ilaahy hanawaafajiyo
@dayurwarfa97623 жыл бұрын
Ma sha Allah Taakeeyewaa libaax ummada usoo baxay📚🤍🖤🏳🌹, Ilaahy habarakeeyo, Xaqana hawaafajiyo isaga iyo koxdiisaba, Ummadana haku anfaco dhamaantood
@Never_give_up4842 жыл бұрын
Waa runtii waxaan ku noolahay wadanka dibadiisa waxaan sameeyey baadhitaan waxaan ogaaday in dadka somaliyed la qalday calankuna yahay mid shaydaan waana dhab walahay Sh. Sufyaan warkiisu
@dayurwarfa97622 жыл бұрын
Ma sha Allah waa runta, Ilahay haku barakeeyo
@sangemohammed20573 жыл бұрын
Taakeeye waa Sayidkii oo soo laabtay , masha allah.
@dayurwarfa97622 жыл бұрын
MashaAllah 🖤🤍
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
Ka xaa xaabi waan xirnay khawaarij shabab ah weeye😂
@shaakir_ig5 ай бұрын
@@wmdghdgg1234 come back u sameeyay waa madaxweynaha khilaafada insha allaha 😂🎉🎉🎉
@wmdghdgg12345 ай бұрын
@@shaakir_ig khilaafa beel khilaafada inteey taal ku shacabkii somaliyeed barkiisa qashay caruur iyo haweyn waa tuug ku qaraabato magaca islaamka.
@Solo-mh5cm2 жыл бұрын
Guulayso professor Sufyaan❤❤💯💯
@IbraMudu8 ай бұрын
Takeyee❤❤
@Xumeyra933 жыл бұрын
Hadii aan nahay muslim sax ah nin kaan warkiisa ayan maqlena kuwa jaahilinta ah een wax baran diinta sheegta aya la doodaya cajiib‼🤔 war diinta barta Allah kacabsada Waxan layaabanahay oon la ciilonaya in lagu murmo in lagu dhaqmo hadalka illahey oo maanta dhan dastuur xun oo gaalo sameysaty wax wen laga dhigaayo aan laga maarmin Allow na cafi oo no danbi dhaaf
@abdalla14093 жыл бұрын
Legend waankugu raac sanahay
@abdiabdilahi83312 жыл бұрын
Haa wlhy waa nin wanaagsan Aufyaan sh Axmed Taakeeye waa nin Aqoon lee insha alla ina ka mid noqodo ayaan rajaynayaa
Sufyaan sh Axmed Taakeeye waa nin wanaagsan oo wacaan waan ku biriidona insha alla ilaahay ha iga mid dhigo koxooda
@umumaahir78702 жыл бұрын
Aniga umartiye wlh wa nin wngsan Alah xafido
@abdiabdilahi83312 жыл бұрын
@@umumaahir7870 wlhy masha alla ma kamitahay dadka la jooga ee tageera
@umumaahir78702 жыл бұрын
@@abdiabdilahi8331 aniga xasaskisa mid ka mid ah bn sxb la ahaa si fcn uma sii aqanin blse mrkn gurigisa tagy le ogaady wanagiisa anyway alh shrfo
@abdiabdilahi83312 жыл бұрын
@@umumaahir7870 aniguna hadalkiisa iyo aqligiisa masha alla ah oo waa nin wanaagsan
@umumaahir78702 жыл бұрын
@@abdiabdilahi8331 wng hdu qof ahn laha sufyaan sh Ahmed bu ahaan laha
@Apeen_maLik13 жыл бұрын
Illhy xaqa hkoryeelo
@abdiladiif65543 жыл бұрын
Horey usoco
@mustafeali83153 жыл бұрын
masha Allah, runta ayuu ka hadlay , ninkii beenta jecel haka naxo wadnuhu ha go,o.
@abdiabdilahi83312 жыл бұрын
Haa wlhy waa nin adag
@muzcabshaq35359 ай бұрын
Su'alaha Wariyuhu way liitan runtii
@fatherabdek23212 жыл бұрын
Kani khibrad wariyenimo oo sax ah maleh
@abdullahiabdikadir71822 жыл бұрын
Sufyan Keap Going
@cayduruuscabdifitaax36813 жыл бұрын
Masha allah
@akdream5313 Жыл бұрын
Ninkaas Maanta Waa la Xiray Waana Qalad laga Galay
@Hallas513 жыл бұрын
waaar igu dara nio liiska talo ku nool
@maxamedbarre78952 жыл бұрын
m.a waaa taageersanahey cid walbo wadanka ku xukumeyso dastuurka islaamka
@ANomad1 Жыл бұрын
Nin wax badan ogg iga dhe'
@JubbaKajubba3 ай бұрын
-Takeye marku so baxay waxa la isku dayy in la sumcad dilo oo la dhaho wa gacan ku dhiigle oo rag badan ayu dilay cml -Dowladuna sida si la mid ah ayey 5 jeer maxkabad saartay oo ka dhigtay dambiile💪🏻
@xasansiiaragxasansiiarag72173 жыл бұрын
Asllaamo c k m callanku wamarro safyaan wuxu sheegay warun sharciga waka allaah culimad wax hays cabsi
@KnowL-oo5po Жыл бұрын
Tribalism has to end, and this man should become president
Talo ku nool waxay aflaxaysaa marka ay Aqoonsato R Somaliland haddii kale ma jireyso
@dayurwarfa97623 жыл бұрын
Hurdadaada iska sii wado adeer
@abdiabdilahi83312 жыл бұрын
@@dayurwarfa9762 u hurda waana xusbi iyo Sufyaan sh Axmed Taakeeye waa dad wanaagsan insha alla waana rajaaynaya ina ka mid noqodo koxoododa iguna soo duce
Waxaa ka tagtey 2 madaxweyne wallal cabdiqaasim iyo ina yeey
@mowliidabdi60303 жыл бұрын
Wax wanaagsan ayaad kahadlAysaa uurkaagagase illhy ayaa oge ilhy xaqa hana waafajiyo
@amedfarah2992 ай бұрын
Asc calanku waa lagama hadlaan mlagu ciyaan Malaga kaftama and lama cayaan lama taabtaan Waa quruxdii somaaliya soomaali Ayaan lah Afar xaasle dhagat iyo dhiig qabe A shab qarsoonoow Ogow
@cadowcali58782 жыл бұрын
Aniga calanka waan isweydiiyay meel uu soo maaliya ka tarjumaayo male, xidigta shanta somaliya laga wado wax shici karo maaha in soomaliya ay kala qeybsanto
@سعيدادم-غ3ز Жыл бұрын
Musabbig max ugu gali soomali
@xexeexex8072 жыл бұрын
ماشاء الله
@daahirmaxamuud12082 жыл бұрын
Asc
@xexeexex8072 жыл бұрын
@@daahirmaxamuud1208 wcs
@daahirmaxamuud12082 жыл бұрын
Sethy
@xexeexex8072 жыл бұрын
@@daahirmaxamuud1208 alxamdulilaah wll
@محمددبي-ف7ي Жыл бұрын
Sufyaan waa runtii
@adamomarchannel51012 жыл бұрын
Ilahw professor sufyaan madaxa noogadhig
@IbrahimAhmed-tq3ge Жыл бұрын
Prof sufyaan wa hugaamiye Caan ah
@hassanabdihassanabdi393 Жыл бұрын
Takeye Kheir Allah hasiyo Sual usan kajawabin malaha. Dadka Jahliga Allah hakasaro. Midba laha dastuurka diinta kama horimanayo mabusan aqrinine
Wallahi hadalkiisu caadi buu igu socdaa legend soo baxay waaye
@dayurwarfa97622 жыл бұрын
Ma sha Allah, Jazakumu Allahu kheyra 🤍🌹🍃 قال الإمام محمد بن عبدالوهاب رحمه الله: يجب على الرجل أن يعلم أولاده وأهل بيته الولاء والبراء أعظم من تعليمهم الوضوء والصلاة. [مجموع مؤلفات الشيخ ٣٢٢-٣٢٣]
@ajm13131 Жыл бұрын
Maxamed Abdilwahab dad badan oo muslimiin ah ayaa durra cilmigiisa, Somali badanna waxay qabaan in buugaagtiisii iyo wixii uu aaminsanaa wadamo badan oo muslim ah lagu burburiyey oo ay somaliya kamid tahay ee Maxaad ka leedahay???
Waad riyoonaysaa .waxan ku waydiiyey waa noocee dhismaha dawlad islaamiya .Hogaamiyaha dhaqan iyo ka siyaasadeed siday u wada shaqaynayaan .
@abdiabdilahi83312 жыл бұрын
Sufyaan miya rujonayaa
@salaadnuurcabdi7909 Жыл бұрын
SUFYAAN WAA TUUG OO WUXUU OGAADAY QOFKII DIINTA KA HADLA IN LA TAAGEERAAYO. WAXA UU WADO WAA INDHO SARCAAD, DADKA TAAGEERSANE WAA CAWAAN AAN WAXBA FAHMEYN. XISBIGAAN "TALO KU NOOL", WAX JIRA MA'AHA WAA UU KU QARAABTAA OO KELIYA.
@MohamedAbdi-hj3rk3 жыл бұрын
Ashabaab dadban oo qori aan haysan weeye Taloku nool somaliland kama jiraan
@mustafemohamed71322 жыл бұрын
Dhibka adiga ku haysta ayaaba ah inaad xanuun ka qabto in kitaabka alleh laga xukun qaato. Hadaba ha wareerin somaliland iska daayoo caalamka oo dhan allaah sharcigiisa wuu ka hir galayaa insha allah
@MrHayder848 Жыл бұрын
💯
@cayduruuscabdifitaax36813 жыл бұрын
Iska hadal ma aha waa aqoon yahan aftahan ah
@hirsiabdi31863 жыл бұрын
Sacada sufyan iyo dawadayashaba waxaa ka qasaariyey weriyaha waxan u malaynaya kuwii 8 ka dhacay ee weriyayasha noqday
Professor xaal qaado Jammacadaha uu ka qalanjibiyay Bal ino sheeg
@sshirwacaadan7938 Жыл бұрын
SHEYDANKA MALA DEEYEY
@Brightone13 жыл бұрын
Wariyuhu Somaliland ma cuqdad buu uqabaa? 5tii Somaliyed buu tiriyey Somaliland na wuu ka tagay kkk Bal inta aad tirisay dib u eeg ma 4baa mise waa 5? Kk
@adamomarchannel51012 жыл бұрын
Talo kunool waa xizbi feecan maadaamaa aay dadka ay wacyi giliyaan Oo aay doonayaan diinta islaamka
@nuurka6583 жыл бұрын
NINKAAN REERKIISU WAXAY KU MAAHMAAHAAN ""INDHO ADAYG WAA RAASAMAAL"!.!.!.!.!.!. .K.K.K.K.K.K
@adamomarchannel51012 жыл бұрын
Sufyaaan waxaa feecan arrinta calanka, iyo astaanta si maslaxa ahaan udib dhiga ,kitaabka keena marka hore markaas kaddib ayaan arkeynaa isbadalka
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Жыл бұрын
porfaysaraa iska hoogay
@legendaryboy81893 жыл бұрын
Waar ninkani waa aftahan wariyana ma hoos marin karo hhhhhhhhh
@DaadirAbdi-hb6yu Жыл бұрын
Shareecada hala marsiyo dilagi qarsana
@lipanfaarah95083 жыл бұрын
7th century vs 21st century is absolutely impossible
@dayurwarfa97622 жыл бұрын
Wax liita tahay, calaaclkaaga looma joojinaayo
@mukhtarabiib8123 жыл бұрын
Jamuuriyada Soomaliland waa lama taabtaan
@amarehadaweh96833 жыл бұрын
Talo ku nool haday dad diinta islaamka u olooleeya oo aqoonyahano ah yihiin maxay isu qariyaan oo hal qof loo arki waayay adiga mooye ????
@bktechnology7622 жыл бұрын
Somlia inay dawlad nqoto wxy ku xidhan tahay inuu sufiyaan ka noqdo madax weyne
@calimashaqeyste7422 Жыл бұрын
Anagaa lafahiisa naqaan wuxuu sheegay waxba kama jiraan
@muxiyadiinaqbal8492 жыл бұрын
war ninkan muu walan yahaya wariyuhu maa kitabka qurnka ayuu didanyahay waabaa yabeeeeeee
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Makarafon hadi kuhadlin ayi shey galsameyay diyarad wakuamina runshege makagoantahay ninki sunada dukanay ee nagta lagu tishkiliyay sidisa bari melbanan mare maradiis geed maqabsado
@cismaanjamhuuri62763 жыл бұрын
War sookan jamhuuriyadii somaliland daaqilay ee weeraray Kula haa berbera iyo hargaysa ayay joogan beena waas haday jooganna meeshi quruxda badnayd ka warayso qoraxda masii dawanayaan ee hhh
@sangemohammed20573 жыл бұрын
Waa runtii way joogaan ee wax hubso Anba kamid baan ahay Burco ayaan joogaa.
@cismaanjamhuuri62763 жыл бұрын
Adigu umaad tirsanid ee waad ku dulman tahay ee taas ogow zaxiibow
@sangemohammed20573 жыл бұрын
@@cismaanjamhuuri6276 aduunka dadka mabda'a ayaa mideeya adna taas ogsoonow.
@cismaanjamhuuri62763 жыл бұрын
@@sangemohammed2057 ok adna ogsoonow in uu afar xaasle somaliya wax ka bedelkeeda ka doodayo oo aanu somaliland hadal hayn hhh