TAARIIKH: SOOMAALIDA IYO WIXII LAGU SIFEEYAY QARNIGII HORE

  Рет қаралды 50,824

Farhan Jimale (Farhan Jimale)

Farhan Jimale (Farhan Jimale)

Күн бұрын

Waa warbixin ku saabsan sifooyinkii qaar ka mid ah dadkii reer Yurub ee dhulka Soomaaliyeed yimid xilligii gumeysiga ay ku tilmaameen Soomaalida. Waxaa soo jeedinaya Suleymaan Xuseen Barkhadle oo ka soo xiganaya buuggii cinwaankiisu ahaa ‘Wadaadkii Dagaalyahanka ahaa’ ee uu qoray Ray Beachey.

Пікірлер: 67
@positivenergy6232
@positivenergy6232 5 жыл бұрын
Allahayoow, Noosooceli sharaftii iyo Quruxdii aan lahayn. Amiin
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 5 жыл бұрын
Somalidan isla qabta weyn ee laga hadlayo waa reer sheekh isaxaaq ingiriis anaga uunbay na xayasiiyaan
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@drsocial6889
@drsocial6889 3 ай бұрын
Left nagaa😂
@abaadirow
@abaadirow 5 жыл бұрын
Islawaynida uu kawaramayo iyo hadalka taag taagan Ee somalida waa dhaqanka Iidoorka (isaaq) maantana waa dhibta haysata oo isku haystaan inay somali inteedii kale ka fiicanyihiin goonina uga go’een Ilaahayow nasoo hadee eega somalinimo uma jeednee
@abdiqanitube2775
@abdiqanitube2775 5 жыл бұрын
Sxb lkn asigu soomaali oo dhan ayuu hada ka hadlayaa sifadeeda lknniidoor gooni uma sheegin xiligii gumaystaha uu joogay dadkii aad ugu taagnaa ee gumeysiga necbaa waxaa wariyaa ineey ahaayeen dhulbahante inkastoo somali oo dhan ee yahiin dad qabweyn oo isla weyn waa sababta somali u kala adkaan weysay oo qabiib qabiil ka adkaada ama xoog ku maquunsha loo waay
@mohametwardi7021
@mohametwardi7021 4 жыл бұрын
Zxp idoorku wxu ahaa ragii dilay DC burco ee waliba ka bixiyay mag dhan 35 halaad yasid ay sayaan
@saadiyaosman7333
@saadiyaosman7333 Жыл бұрын
Somali dhan buu ka hadlin
@mwajeer
@mwajeer 5 жыл бұрын
*Farxaanow Mahadsanid Soo Gudbinta Taariikhdan*
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 3 ай бұрын
Allaahu Muslim wasalalam
@hassanahmed898
@hassanahmed898 5 жыл бұрын
Dadkaas qabta lahaa ee dagaalyahamiinta ahaa kolay waxay ahaayeen isaaqa , reerkaasaa ugu geesisan soomaalida saan aaminsanahay anuu, ma ahi isaaq waxaan ka soo jeedaa puntland
@munirawarsame3353
@munirawarsame3353 5 жыл бұрын
Adeer Somali baa lagu yiri ma garanayo waxaad hal reer u dooratey
@hassanahmed898
@hassanahmed898 5 жыл бұрын
@@munirawarsame3353 soomaali iyakaa ugu horeeya xaga geesinimada iyo qabka intaas uunbaaan u doortay
@maryanomar4186
@maryanomar4186 5 жыл бұрын
Beentaa
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 5 жыл бұрын
@@munirawarsame3353 meesha laga sheekaynayo ama ingiriisku xukumayay ee buugaagta laga qoray waa waqooyiga isaaqu ubadan yahay waayo isaaqu waa kuwii soo dajiyay we heshiiska uu lagalay berbera
@mohameddhuubane536
@mohameddhuubane536 5 жыл бұрын
Somaaliyey 100 subscribe may siin kartaan qoodhin iyo xeradiin
@mohamedahmedabdi4668
@mohamedahmedabdi4668 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@bakersadiiq693
@bakersadiiq693 5 жыл бұрын
Dadka tarikhada laga qorey xaqiiq waa Reer sheekh #ISAAQ, wayo iyaga daga goabalada ugu badan #SOMALILAND. Qofkii aqoon u lahyn gobalada waqooyi ama Briritsch Somliland ha soo barto inta gobalada ugu waaweyn
@blackman8295
@blackman8295 5 жыл бұрын
Iyo dhulbante
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Soomaalida qabka leh ee la sheegayaa waa ISAAQA raganimada iyo kartida isaaqa reer soomaali ah Oo nagala mid ahi wuu yaryahay.
@sugalchat
@sugalchat 4 жыл бұрын
MA DULI DABADHILIF BRITISH SAYID MAXAMED OGADEN NIN LA DAGAALAY AWOOWGAA WAXA DULI GAAL U SUJUUDA
@abucubayr8517
@abucubayr8517 5 жыл бұрын
Waa yaabka yaabkii ufiirso somalida imika ma laga helayaa geesimadaa waan ka xumahay waxaan is leeyahay imika waxa ina waalay qurba joogta jilicda san
@farxiya4585
@farxiya4585 5 жыл бұрын
Gobanimo soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖👈✔️
@maxamedcaliyuusuf6152
@maxamedcaliyuusuf6152 2 жыл бұрын
aad iyo aad soomalidu waa dad wax soosaar leh isku filnaasho gaari kara dunidana taariikh ku yeelan kara haddii ay midoobaan isku meelna ay ujeestaan.
@mamchannel8059
@mamchannel8059 5 жыл бұрын
Farxanow sxb nala wadaag taariikhda sayidka iyo daraawiishta ee BBC da deyn jirtay iyadoo dhameys tiran.
@deelbeel2043
@deelbeel2043 5 жыл бұрын
Isla weynida laga hadlayaa waa hoos isku dhig la,aan qofna kaa sareyn xiliga laga hadlayana waa xili la is gumeysanayey somalidu bariga iyo bartamaha afrika waxay la xaquuq ahaayeen reer yurub ayagaana suubsadey
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 4 ай бұрын
Nasiib daro soomaalidii hanka lahayd hadda ma jirto waxaa jira soomaali liidata oo dewersigu dhaqan iyo aqoon u hayey In muddo 20 sano ayaan qurba joog ahaa waxaan arkay soomaali aad iyo aad u liidata oo xataa haday shaqaystaan jecel in wax la siiyo oo gacanta hoorsanaya oo meel kasta u geliya siduu wax bilaash ah u helo oo aan sharaf iyo xishood iyo magac mid ilaalinayn dadka noocaas ah ayaa maanta jooga oo ilaa madaxdooda ayaa aduunka dewersi la wareegaya
@saalimcumar122
@saalimcumar122 5 жыл бұрын
Sinaantaa la magac ahay san ku neefle ma ogoli inuu ika sareen karo Ana garasho sogol dahan sooryo ruux uguma dhigo soomali ban ahay 🇸🇴 Nin na madax sara ah iyo kama yeelo seetada Sasabada ma qaalibiyo sirta waxa ln irahdaa saabaa biyo celin soomaali baa ahayn 🇸🇴 in kastoo sabool ahay hadana wan sariigtaa sacabada ma horsado waxan ahay sareye mar walba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍
@Macrobia525BC
@Macrobia525BC 6 ай бұрын
The birthday of the leader of the Dervish state Mohammed Abdullah Hassan.Soomaalida iyo Ingiriiska waxa ay is arkeen laga soo bilaabo shirkii Berlin ee la qabtay 1884,waqtigaas oo uu Ingiriisku yiri:waa in soomaalidaa sanqaroorta iyo luqunta dheer laga qabtaa geeska Afrika.Waxa ay ila tahay in Arthur Hardinge uusan akhrin taariikhda Punt,Macrobia,Bantu Expansion iyo Ajuuraan Empire gaar ahaan Gaal Madow wars,kaas oo dhexmaray Oromada iyo Soomaalida xili ay doonayeen in ay isku soo fidiyaan (the Oromo Expansion) xeebaha koonfureed ee Soomaaliya.John Kirk waxa uu yimid koonfurta Soomaaliya 1873,waxa uuna yimid Magaalada Mogadishu,waqtigaas oo ay in muddo ah sii maqan tahay Ajuuraan Empire.
@mukhtara.5063
@mukhtara.5063 2 жыл бұрын
Suleyman Barkhadle Legend ! Talow ma noolyahay?
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 5 жыл бұрын
Isla weynidu waatan Somali da aduunka ka reebtey
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 5 жыл бұрын
Waxa anku qalmin inad isalawentahay waa amaan islaweninka xun wa ina xaqirtaa walalka
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 5 жыл бұрын
@@ahmedisa9608 isla weyni waatan meshaan maanta joogno na dhigtey isla weyni bina.aadam uma sugnaane alle ayey u sugnaatey Somali waa qashin wlhi hadaan dad nahey intaan midowno Ayaan dalkeena dhisan laheen
@Fearles575
@Fearles575 3 жыл бұрын
Dhibaatada ugu ween in Somalia nabad noqoto wa midaan wayo simalinimadu waaa waxa kaliya eey fahmeen dadka cadaanka ama dadkii nagumeeste in aan dowlad noqonin waa waxa kaliya ee hor istaagaya greater Somalis no matter if they are Ethiopia or kenya or djabuti Lakin waxaan ii minsanahay dhib walba ee reer galbeedka iskudayaan ineey nagalafogeeyan as long as we married the way we married now no matter wadankee katimade as long as we all Somalis we will never despair
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Wllo Gaalo Way nagu daashay Burtiqiis ayaa horey isku aragnay Oo nagu daalay Ahmed gurey baa jabiyey Quwadihii reer yurub ee Isbahaysigana waxa jabiyey Sayid Maxamed
@kingdafurvic4270
@kingdafurvic4270 5 жыл бұрын
Thanks
@garashomedia7632
@garashomedia7632 5 жыл бұрын
Walhi waa xaqiiq soomaali waqooyi waligood aqbali maayan manay aqbali jirin in lagu xamasho dhabarkodana ma foorarayan
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@tusmoaadil6258
@tusmoaadil6258 5 жыл бұрын
8:00 waa nimankii uu sayidkii uu u bixiyey Qadaad wayn because duubka Wayn ee madaxa ugu duuban waa hindi siikh ah
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 5 жыл бұрын
NIN KU YIDHI SINAAN MEYNO ADNA BURI SAREYNTIISA SIDKA WAAD WADAAGTAANE MA SAGAASHANBAA KIISU WAXAAN LEEYAHAY INTA QABKA ISLA WEYNI MOODAYSA QABKU WAA KARAAMO ILAAHAY BIXIYO QABKU WAA qof ku kalsoon qofnaimadiisa oon ogolayn in laga sareeyo laakiin ogol in lala sinaado hadaan diido inaad ila siman tahay oon ku idhaahdo anaa kaaa sareeya dee taasi waa isla weyni laakiin hadaan ku idhaado igama sarayn kartid ood i diido waa inaan burburiyaa sareyntaadii haday doonto hadhow ha iga hooseyso adaa kasbaday inaad hoos u dhacdo markaad is tidhi qof iska sareysii hadaba kibir jebintu maaha isla weyni qab laantuna waa waxa koonfurta maanta kenyaatiga u keenay ilaahay qabkii soomaali oo dhani lahayd ha u soo celiyo anagana qabkayaga AlLE HA NOO BARAKEEYO AAMIIN 0
@mufakir5340
@mufakir5340 5 жыл бұрын
Sheeko xariir Caruurta Ingiriiska looga sheekeeyo oo nin Ingiriis ahi soo ururiyay kuma xuma ! hayeeshee xaqiiqooyin waawayn , oo wax ka iftiiminaya intii aan nolosha soomaalida la shaashayn sidii ay ahayd ,
@nuurdawlad4820
@nuurdawlad4820 Ай бұрын
Gobanimo
@alisiidow4524
@alisiidow4524 2 жыл бұрын
Allaaw Somali Nabad noogu dhig rabow
@sugalchat
@sugalchat 4 жыл бұрын
IIDOOR WAA DABADHILIF BRITISH DULI RAGGA TAARIIKH WAA OGADEN SAYID MAXAMED WAA OGADEN DARWIISH WAXA BAHGARI IYO MAAKHIL IYO CALI GARI DARWIISH AHAA DAROOD IIDOOR DULI GAAL DAMEER U AH
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 5 жыл бұрын
Islaweninka waxa iiladan laisalawenyahay waa amaan kan xun waa ina isalaweynataa walalka oo ad xaqirtaa
@liban4679
@liban4679 5 жыл бұрын
Waxaan ahaanjiray iyo waxan hada ahay....
@boqordayib7173
@boqordayib7173 5 жыл бұрын
Boqortooyadii sheekh samaroon Halyayadi waligood dagalami jiray miyayna ahayn adalianki Axmed gurey hogaminayay Ee 1000sanno kabadan dagaal kulajiray oromada iyo ethopiyanka
@mohametwardi7021
@mohametwardi7021 4 жыл бұрын
Axmed guray wxu ahaa nin gurgura wana la yaqaan ee meelna gudabirsi kama soo galo
@abdullahiusmanjamac6263
@abdullahiusmanjamac6263 5 жыл бұрын
Geesi nimada Soomaalida ku jirtay haday xukun mideeya waagii hore heli lahaayeen waxay maanta xukumi lahaayeen dhamaan dadka afrikaanka ah ee inaku xeeran sida Kenya iyo Itoobiya , laakiin waxaan guushaas u gaadhi waynay waxaan ahaayn dad qabaa il u kala degan oo aan is dhexgelin wax maamul ahina aanu ka dhexayn, Maanta wakhtigan la joogona waa sababta la isu fahmi la yahay ee xukunka loogu muransanyahay wakhti kasta
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 5 жыл бұрын
waa maxay africa waar niyow hanyaridaa waar dhamaan dunida dheh imikaba weynu xukumi doonaaye wakhtigeenii uun baanay gaadhine
@OmarMohamed-ir5hc
@OmarMohamed-ir5hc 4 жыл бұрын
Isla Waynidaas Ayaa Maanta Dunida Inaga Reebtay😅😅😅
@yunisgaming3973
@yunisgaming3973 Жыл бұрын
Maya dhibkii soola aad ugaysateen weeye😡😡
@hardertheneve8614
@hardertheneve8614 5 жыл бұрын
Gobonimo
@raxmariyaan900
@raxmariyaan900 5 жыл бұрын
Masha allhe soomaali
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 3 жыл бұрын
SOOMAALI BAAN AHAY SANKU NEEFLE UGU SAREEYA . GAALO iyo Cadaan Xuni Wxuu Agtayda Ka Yahaaba Yar
@c.risaaqbashka6704
@c.risaaqbashka6704 5 жыл бұрын
Fqrxaanow barnaamijyada nuucaanoo kale soobadi adigoo mahadsan dadkeena markey maqlaan sida ay ahan jireen qabkooda kor ayuu ukacayaa
@FarhanJimale
@FarhanJimale 5 жыл бұрын
c.risaaq bashka waad mahadsan tahay walaal - waan dadaaleynaa Insha Allah
@c.risaaqbashka6704
@c.risaaqbashka6704 5 жыл бұрын
@@FarhanJimale adigaa mudan mudane allaah hakuu fudeydiyo
@isirdahir7328
@isirdahir7328 5 жыл бұрын
Warka iidoorka nagaladheerow Manchester kulahaa dharkeeda wail ilaa had a Wada uxamaashaan indoor galjecle ilaa Ada godgashaan wacad baa idiin yaala
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
YAAB SOOMAALIA HADAY NOCAS AHAYD MAXAA HAYSTA HADA DUGAAG. AYAY NOQOTAY SOOMAALI MELAY JOOGTO. WANA KUBAHDILAN YIHIN
@bikkohoro8448
@bikkohoro8448 4 жыл бұрын
What a liar, almost the entire Somalia coast was called Zanzibar. Maa been miyaa?
@deelbeel2043
@deelbeel2043 5 жыл бұрын
Isla weynida laga hadlayaa waa hoos isku dhig la,aan qofna kaa sareyn xiliga laga hadlayana waa xili la is gumeysanayey somalidu bariga iyo bartamaha afrika waxay la xaquuq ahaayeen reer yurub ayagaana suubsadey
@farxaanyare9707
@farxaanyare9707 5 жыл бұрын
Gobanimo
@deelbeel2043
@deelbeel2043 5 жыл бұрын
Isla weynida laga hadlayaa waa hoos isku dhig la,aan qofna kaa sareyn xiliga laga hadlayana waa xili la is gumeysanayey somalidu bariga iyo bartamaha afrika waxay la xaquuq ahaayeen reer yurub ayagaana suubsadey
HALKEE AYAY KASOO JEEDAA UMMADA SOOMAALIYEED? PART 2
11:03
BULQAAS STUDIO
Рет қаралды 14 М.
Galka Baarista: Sidee aqoonsi loogu sameyn karaa Soomaalida?
19:26
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 47 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 71 МЛН
Fiidiyow heersare ah oo ka yimid Tik Tok.. 🌺😎👑👑
20:19
Hanan channel
Рет қаралды 22 М.
SOOMAALIDU ASAL AHAAN XAGEE KA YIMAADEEN AMA KA SOO JEEDAAN?
12:07
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 96 М.
BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY
22:18
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 52 М.
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 293 М.
Soomaalida Weyn | 06 | Soomaalidii Hore Iyo Cilmiga.
12:32
Sahanka
Рет қаралды 13 М.
ASALKA SOOMAALIDA IYO AQOONTA DHAQANKA- MAXAMED SULDAAN SACIID
38:55
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 47 МЛН