Maxay Soomaalidu caabudi jireen?! | diin noocma ah ayay haysteen?!

  Рет қаралды 174,552

Sahanka

Sahanka

3 жыл бұрын

Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Teitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Пікірлер: 1 000
@ujeedkaygamarbadogaan8550
@ujeedkaygamarbadogaan8550 3 жыл бұрын
Waan ku faanayaa inaan noqdo dadka ugu horeyay ee dawaday videoga wllkay aadan sahay😍😇
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Aqoonyahan Aragti dheer aadan😍Mashalh rabiyow kuxafid.
@saadhussein879
@saadhussein879 3 жыл бұрын
M. A zax aqoonyahan ayaa tahay m. A zax wan kug fanaa zax
@cagoyare3677
@cagoyare3677 3 жыл бұрын
Ma,allaah
@samatarmoha3582
@samatarmoha3582 3 жыл бұрын
Wlahi dar ilahay ku jeclahy sahanka ilahay jannada ha inagu wda kulmiyo dhamandeen♥️
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 2 жыл бұрын
Salahu calayhi wasalam
@sakariyemaxamedismaaciil6212
@sakariyemaxamedismaaciil6212 3 ай бұрын
محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
Alhamdulilah For His Gift Of Islam 🌙💡 هداني إلهي بعيد العمي** لِدين عظيم هو السامي💖
@salmaanrashiid7780
@salmaanrashiid7780 3 ай бұрын
Masha alla❤
@suldaand
@suldaand 3 жыл бұрын
Wlhi sanad ayaaan raadinayey xogta somalida 70% ayaaan helay intii iidhinayd intii ayaad igu dartay ilahay cilmiga hakuuu barakeyo wllo mahdsanid
@amiirkack9427
@amiirkack9427 3 жыл бұрын
𝕞𝕒𝕙𝕒𝕕𝕤𝕒𝕟𝕚𝕕 𝕨𝕒𝕝𝕒𝕝𝕜𝕖𝕪𝕘𝕒 𝕒𝕒𝕟 𝕚𝕤𝕜𝕦 𝕚𝕤𝕝𝕒𝕒𝕞𝕜𝕒 𝕟𝕒𝕙𝕒𝕪 🤩
@daahirwacaysciisedaahirwac3913
@daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 жыл бұрын
Diinteena suuban ee islamka ayaan waligeen haysanay haysana doona♥️♥️
@ANNA-vh3pi
@ANNA-vh3pi 3 жыл бұрын
In sha alah
@user-nl1uz7lo8c
@user-nl1uz7lo8c 3 жыл бұрын
Inshallah sxp ilhaay nagu manestey nimcada islamka ayan kaa baryena inan uu islam waligen naga dhigo
@ANNA-vh3pi
@ANNA-vh3pi 3 жыл бұрын
@@user-nl1uz7lo8c Aamin walal
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
Mugoo unukoo koox ah diinta islaamka waan ka qulqulnay soomaalina waan idinla nahay
@axmadcabdulaahi2640
@axmadcabdulaahi2640 3 жыл бұрын
@@iskahubi3264 uma bahnin inta galowday
@Joogteyn
@Joogteyn 3 жыл бұрын
EREYGA(WAAQ)aadanow anigu waxaan ka dhashay qabiilkaan layiraahado raxanweyn oo kuhadla laxjada maayga ereyga waaq sidoo kale waxaynu u isticmaalnaa ilaahey oo xitaa weynu kaga badanahay isticmaalka EREYGA WAAQ dadka kuhadla laxjada maxaatiriga oo maalinle ayeynu u isticmaalnaa tusaale qabiilo jilib hoosaad ah 1)waaq biye 2)waaq jeele 3)waaq dhoore iyo
@inaguure4871
@inaguure4871 3 жыл бұрын
Ar sxb waa run kuwa maxa weye
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 жыл бұрын
@@jibriilahmedmahamed1273 waaq ayada wxy ugu jirtaa ilaalin
@user-wb8ti5ys1m
@user-wb8ti5ys1m 3 жыл бұрын
Marki igu horese comments ka kahelo ✌✌✌✌✌🖤
@Joogteyn
@Joogteyn 3 жыл бұрын
@@user-wb8ti5ys1m aad iyo aad sxb
@axmedmustafe9004
@axmedmustafe9004 3 жыл бұрын
Jidwaaq na maanay jirin
@abdoulkadermahad1942
@abdoulkadermahad1942 3 жыл бұрын
Masha allha masha allha didena din fican weyiyan ilahay ha isku kaya dayo waliyall
@reymaz8
@reymaz8 3 жыл бұрын
Thanks wllo kaliya youtuperka wadanka io somalida ka faloooda waan kaga mahdcelina Shaqada aad noo heyso
@arimahabulshadachannel9231
@arimahabulshadachannel9231 3 жыл бұрын
Waan jecelahay wiilkaan barnaamijkiisa man sha Allah
@nawaalmaxamuud7551
@nawaalmaxamuud7551 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllky adan khader 🧡🙏
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Somali asalkoodu waxay ahayeen dad African ah oo dhulkan loogu yimi shukran aqoonyahan Aadan sahan
@haniahmed5547
@haniahmed5547 3 жыл бұрын
Caadi matahay african hadaan laheeyn ma carab baan aheeyn
@faysalharun3839
@faysalharun3839 3 жыл бұрын
Qabilkeyguwaa waaq biyo
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 3 жыл бұрын
Oo hadaa yaa noo yimid
@zakicade4962
@zakicade4962 3 жыл бұрын
Yab.dadwadankodi.leh.wan.nimid.carbjacayl.afrika.afrikanba.logu.yimid.iskada.dadan.kurabin.haytoda.benta
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Afkan an hada kuhadhalno maahan Kii wakhtiga ajuran kuhadlii jirnay
@dilaasuujino
@dilaasuujino 3 жыл бұрын
Somalidu Ma ahan Carab Mana ahan Afrikaan Waa Qoomiyad Gaar ah Kunanol East Africa Marka Somali Hadaa Tahay Kufaan Somalinimadada
@abdirahmanalimohamed1419
@abdirahmanalimohamed1419 3 жыл бұрын
African ma qowmiyadaa? Waa maya Carab waa qowmiyad waana Asiyaan asal deegaankooda.
@abdikani8998
@abdikani8998 3 жыл бұрын
Maxuma, lakin xagee kasoo farcantay? Wax aan bilow lahayn majiraane. Dooda ah (asalka somali) waa arin taagan oo wax laysku raacay majiraan waxna mey qori jurin somalidu ilaa haatan wax ma qoraan marka la barbardhigo umadaha diiwaan galiya waxkasta
@gahayrabdu8493
@gahayrabdu8493 3 жыл бұрын
@@abdikani8998 africa maaha qoomiyad ee waa qaarad carab waa qoomiyad
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA 3 жыл бұрын
@@abdirahmanalimohamed1419 african waa qomiyada sida african congo bnu
@dkdareaper2953
@dkdareaper2953 2 жыл бұрын
Wadanka Somalia Africa kuu yaal so we are African
@888ph3
@888ph3 3 жыл бұрын
Aadan sahan wall book aad lahyd way soh baxhyn mehn soh bixihn🙏👍👍👍👍👍👍👍
@abdirazackkhalief1343
@abdirazackkhalief1343 3 жыл бұрын
Best KZbin channel Sahanka xogaha I❤
@sadamcilmi599
@sadamcilmi599 3 жыл бұрын
Waxyaabo badan ayaankaa faaiidnay aqoonyahan da. A yar allahakuxafido Aduuyada dusheeda Aakhirona Jana diisa Allahakugu abaalmariyo
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 жыл бұрын
Waa run wllhi somalidu waxay san dooneyn lama marsiin karo waxaan sheeko ku maqlay intalyaanigu dadka barijiray diinta kirishranka somaliduna inta uu badari gu lajoogo eysameyn jireen wuxu usheego si ey lacagta uga qataan markuu tago badariguna masajidka tagi jireen😂umadaas iney horey islaam u ahayeen wayskamuqata haba qalad fahmaan hadeydonane
@faraxsanabdi9457
@faraxsanabdi9457 3 жыл бұрын
Waan qoslay 😂👌 lakin mala hobaa hadalkaa
@adnaqaali7208
@adnaqaali7208 3 жыл бұрын
Wlhi Somalida waa itixaan😅😅
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 жыл бұрын
@@faraxsanabdi9457 haa runtii
@cfataaxzizo5671
@cfataaxzizo5671 3 жыл бұрын
Aqoonyahan hadad maqasho wa aadan sahan walhi wll horumar cafimaad cimri dhere ayn allah ku weydinayaaa
@CrisaaqCyasin
@CrisaaqCyasin 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal waad naga jaahil bixisay mashaa allah ilaahey haku xafido
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
ALLAAH ha unaxaristo somalida intoda Muslimka ah inta dhimatey iyo inta nool Dhamaanteen jannada ALLAAH ha nagu kulmiyo Nabigeena la jirkiisa ALLAAH ha naga dhigo
@msssmile87
@msssmile87 3 жыл бұрын
Mahadsanid aqoonyahan iyo caalim yar baad tahay alle haku barakeeyo walaal Adam 😍😍
@ugaasyahye9349
@ugaasyahye9349 2 жыл бұрын
الله يرحمه الراحمين يا الشيخ اسحاق 🤲🏼
@abdirahmanharir3638
@abdirahmanharir3638 3 жыл бұрын
M.allah ustaaad 🤗🤗🙏🙏
@galgacalcali3118
@galgacalcali3118 3 жыл бұрын
Mash allah hurumargaadh wllkey
@ABDIAZISTOORI
@ABDIAZISTOORI 3 жыл бұрын
one of my favorite people
@anushkamohamed4214
@anushkamohamed4214 3 жыл бұрын
Hore u soco wll
@abdullweli-geesood21
@abdullweli-geesood21 3 жыл бұрын
#Waaq allah weye sida somalidii utaqiin💯💯
@Its-Sidba
@Its-Sidba 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🙌🏽🙌🏽🙏🏽 Iyo Actor ay somalidu la magac baxday Waaq Waaq Tnx for the likessssss 🤣🤣🤣🧘🏽‍♂️🧘🏽‍♂️🧘🏽‍♂️🙌🏽
@dayaxmedia4415
@dayaxmedia4415 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll allaha kusiyadsho cilmiga waxbadan ayaaan kaafaaidnaa malinkasteeer
@mashaallahnaciima2538
@mashaallahnaciima2538 3 жыл бұрын
Allah yaxfidkum wll
@yazinabdirahman7662
@yazinabdirahman7662 3 жыл бұрын
Guul ayaan kuurajyna
@abdiadde9900
@abdiadde9900 3 жыл бұрын
Waan faaiday ee allha cilmigaaga kuziyaadsho ustaad aadan
@maxameddeeqbin_camey9738
@maxameddeeqbin_camey9738 3 жыл бұрын
Jazakallah wll horey u soco🙏💚
@farhaanmacalin2220
@farhaanmacalin2220 3 жыл бұрын
Qabaailka jareerta ahi waa dad somalida dhexdeda ku dulman , dulmiga aYnu ku haYno wxa ugu weYn inan liidno oo Yasno
@cabdilaahicabdi8673
@cabdilaahicabdi8673 3 жыл бұрын
Dee haaye jareertu soomali mahaa nio markaa miyaad udoodi iyagoo soomaalida dhexdeediii aynu isdulmiyayno
@farhaanmacalin2220
@farhaanmacalin2220 3 жыл бұрын
Uma doodaYo wll keliYata waxn diidanahaY in layaso la liido in jiritaankooda la xaqiro , Just only inay yihiin dad adiga kulamida
@MohamedAli-hh2kr
@MohamedAli-hh2kr 3 жыл бұрын
Sxp waxaad barnaMij Ka soo diyaarisa Forex exchange waa ganacsi ay dhalinyarti somalidu ku foogantahay oo anY aqoon ulahayn haday diin noqoto iyo hadii kle waa barnaamij ay ubaahantay dhalin yartu
@ujeedkaygamarbadogaan8550
@ujeedkaygamarbadogaan8550 3 жыл бұрын
First alxamdu lillah
@maamecade8938
@maamecade8938 Жыл бұрын
Legend of the legend 🙌 keep going my pro
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 3 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay walaal aadan
@Annaatti
@Annaatti 3 жыл бұрын
Aadanow anigu horta Primary school Soomaaliya Kuma dhigan, Form 2 & 3(oo markaas udhigmay Form 3 & 4) ayaan kuqaatay, buugaagta kale na waa fiirfiirshay kuma aanan arag illaahydaas. Runtii dhowr jeer waan raadshay Diintii Soomaalida lkn hadana ma arkin wax aan kuqanco. Aad ayaad ugu mahadsantahy sida wacan ee aad inooga soo doyaarisay barnaamijkaan. Waxaa xaqiiq ah in Soomaalida caqiida tooda kasoo horjeedo si fudud kuqaadan laheen waliba waqtigii ay diintu Islaamku ay curdin aheyd. Taasi ayaana inooga filan inaay موحدين ahaayeen Alle haku xafido aqoonyahy Soomaaliyeed Aadan Sahan. Kugu faannaaa wll qaali ee horay usoco.
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
Sxb diintaas soomaalida heysatay ilaa hadda dad yar oo oromada kamid ah ayaa haysta
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
Lifaaqan ayaad ka arki kartaa www.google.se/amp/s/www.bbc.com/somali/war-54351368.amp
@shucaybofficial
@shucaybofficial 3 жыл бұрын
Number one sahanka xogaha waan kula socda pro ee wararkii itoobiya so tabi hlkuu ku danbeyay🥰🍁
@anzalhassan8196
@anzalhassan8196 3 жыл бұрын
Mashallah wllo Allaha ku xafido Wllo buuga magaciisa oo dhameytiran ma isheegi ado raali ah
@daudali28
@daudali28 3 жыл бұрын
mshAllah Allah haku dhowro wll arrin aan inbadan raadinaayay ayaad ii ifisay mahadsanid
@CrisaaqCyasin
@CrisaaqCyasin 3 жыл бұрын
Sahan xogaha waa markii igu horeysay vedio aan ka noqdo 200v...
@iceage18
@iceage18 3 жыл бұрын
Masha allh
@geeskaafrika1658
@geeskaafrika1658 3 жыл бұрын
Msha allah best KZbinr
@ubaxaadan225bismiallah7
@ubaxaadan225bismiallah7 3 жыл бұрын
Maasha ALLAH aqoonyahay aadan sahan guulayso abidkaa aaamiin yaa rabbi
@shukridiiriye5697
@shukridiiriye5697 3 жыл бұрын
Mahdsanid walal❤
@muhiadianosman5202
@muhiadianosman5202 3 жыл бұрын
Allh diinta nagudil oo nagusug rabiyoow kuwa lunsana hadee kuwii dhintayna u naxariisoo وبارك على النبيي الاميين
@dahabizizy
@dahabizizy 3 жыл бұрын
Fuck offf dhaqanka carbed iska tur jahilyhow uso labo aslakagi
@UmuyaasirYaasir
@UmuyaasirYaasir 3 жыл бұрын
Mansha allah alxamdulilah barafasore waa arin farxat leh illahy haku barakeeyo
@bilecode8114
@bilecode8114 3 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo wllkey cilmi badan ayaad noofaa iideysay
@amiinabdirahman8278
@amiinabdirahman8278 3 жыл бұрын
Wll #Aadan_khadar_caliyoow Waagii aan yaryarayn waxaanu ku dhaaran jirnay (Walahi,Bilahi, tolahi,Tiniikhi,tin-cawsi) bal markaa halkaa iyada ah maxay yihiin tiniikh & tincaws waxaana suuragala in deegaanadiina aan laga adeegsan jirin balse anigu waxan kasoo jeedaa deegaanada soomaali-galbeed gaar ahaan #Harta_sheekha ee bal erayadaa xog maka haysaa?
@IDK-rs9ks
@IDK-rs9ks 3 жыл бұрын
Anpa waa maqlay Tiniikh iyo tincaws wakhti aan joogay Somali galpeed #QAPRIDAHAR
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Masha allah zhb horay usoco
@maxamuudaden3618
@maxamuudaden3618 3 жыл бұрын
Masha Allah aqoonyahan Somali wadanku salaamay
@muthanemiraaf2785
@muthanemiraaf2785 3 жыл бұрын
M.a mahadsanid aqoonyahan waa run waa aragtida ugu dhow uguna saxsan
@Diiriye14
@Diiriye14 3 жыл бұрын
Soomaaliya hanoolato hana jirto waligeed
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 3 жыл бұрын
Waxan rajeynaya inay guulaystaan islaam iyo Soomali Odhan Mahadsanid wll
@muniircali9707
@muniircali9707 3 жыл бұрын
somalia xagee la dhahaa.
@xamdi400
@xamdi400 3 жыл бұрын
soomaaliy iyo inta islamka ah ba hanoolato wallal
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 жыл бұрын
Somaaaaliya hanoolooto waligeed
@faadumo5328
@faadumo5328 3 жыл бұрын
Sax
@beksiartsanddecorationpain174
@beksiartsanddecorationpain174 3 жыл бұрын
Hore usoco wantagera barnamijyadada
@mohadeick2744
@mohadeick2744 3 жыл бұрын
Masha allah wax aqrisku wa waa sidaan hore u soco bro qofkii wax aqriya waa kii sirta fahma
@shaaatashaama1828
@shaaatashaama1828 3 жыл бұрын
RUN AHAANTII WAXA KU JIRA MEELO TAARIIKHI AH OO AAN DALXIIS U TAGAY DHAWR JEER SAHANKA KEEP GOING PRO
@abdikariimbicirif3860
@abdikariimbicirif3860 3 жыл бұрын
Hore uzoco wll 👏
@cabdalesheekhmustafe5036
@cabdalesheekhmustafe5036 3 жыл бұрын
Waligood soomaalidu sanab umay sujuudin
@abdallaosman3103
@abdallaosman3103 3 жыл бұрын
Hehe😁😁
@hadillaium
@hadillaium 3 жыл бұрын
😂 Yaa OG hee lkn Alx proud to be Islam
@cabdalesheekhmustafe5036
@cabdalesheekhmustafe5036 3 жыл бұрын
@@hadillaium anaa og
@abdallaosman3103
@abdallaosman3103 3 жыл бұрын
@@cabdalesheekhmustafe5036 sxb sanab weey caabudi jireen taariiqda dib u raac, somalida waxey dhaqan wadaag ahayeen, Persians kii hore faraaciinta iyo saba'iyiinta, waxey ahayeen somalida hore kuwa majuusiiyiin ah.
@cabdalesheekhmustafe5036
@cabdalesheekhmustafe5036 3 жыл бұрын
@@abdallaosman3103 waad khaldantahay
@hodanjamac2345
@hodanjamac2345 2 жыл бұрын
ALLE HAKU XAFIDO USTAAD AADAN KHADAR CALI
@Fiona.786
@Fiona.786 3 жыл бұрын
Masha allah ilahay haku desto aqliga iyo xigmida wlhi mantey ka hor ma ogan in Somali diin hore hesten islamka ka hor. Ilahay hano badiyo wilal sida cilmi bdn masha allah Lknse meeqo sano ama meeqo bil kugu qadadey in soheesho tarikhdan🤔
@smaliwolf
@smaliwolf 2 жыл бұрын
🥲🥲🥲 we are muslimm Muslimiin baa ahaan donnaa illaaaa aaakhiro🥲
@carebahmed2321
@carebahmed2321 3 жыл бұрын
nasab ahaan waxaa iga badan inaan ahay ina nabi aadem oo waliba muslim ah
@bushramaxamed8463
@bushramaxamed8463 3 жыл бұрын
wll jasaka allahu khaayr barmaamuj umada waxtar uleh ayaad nosoo tabisaa mahadsanid
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 3 жыл бұрын
Mahadsanid Halyeey Sare.
@ibnuelmi2806
@ibnuelmi2806 3 жыл бұрын
Wax badan kaa baranay walaalo
@ayaanmxmed4540
@ayaanmxmed4540 3 жыл бұрын
M.a waa macquul ustaadkeena Allaha ku xafido jasaakallaah
@alishire2125
@alishire2125 3 жыл бұрын
Maasha allaah jazaaka allaah khayr wllo
@abdirahmaanahmadwarsame6087
@abdirahmaanahmadwarsame6087 3 жыл бұрын
Ma.sha.allah waabdoonayay meel aan kasoojeedno mahadsanid wllo
@xamsefaarax7428
@xamsefaarax7428 3 жыл бұрын
First xistiga iskada like isar wllo
@hananali788
@hananali788 3 жыл бұрын
Thnks wllo
@kaamil3362
@kaamil3362 3 жыл бұрын
Mnsha Allah ilaahay haynoo hagaajiyo diintena islaamka
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 жыл бұрын
ALXAMDULLILAH . Alle ayay mahadi usugnatey musliminta inaga yelay.
@munirhararge4596
@munirhararge4596 3 жыл бұрын
ila hada qabyab yaro ormda kamida o waaq aminsan ba jirtaa waaq (waaqayo) sidan bay ugu dhawqan wxayna ku nolyihin shawa ethiopia e agagarka adis abba
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
Haa sxb waa runta warbixinta lifaaqa hoose ayaa ka hadlaysa www.google.se/amp/s/www.bbc.com/somali/war-54351368.amp
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 3 жыл бұрын
Shiikh Cabdiraxmaan(darood) Shikh isxaaq (isaaq) Waa la huba inay carab ahaayeen
@apdallaayded4497
@apdallaayded4497 3 жыл бұрын
Nio arintan was waxba kma jiran wayo majirto wax cadaynaya in darod carab yahay isaaqna wa dir abtirkisana ah Axmed Maxamed Xiniftire maha dir darodna carab mahan e fikirkan wa fikir rer galbed o logu talagalay in somalida lagu mashquliyo
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Thank you ❤adan wllo alle haku barakeyo
@fatimanour9793
@fatimanour9793 3 жыл бұрын
WAA KHALAD KUUSH NABI MAXAMED WAY KAHOREEYEEN FARAACIINTII KUUSH BAY KASOO JEEDEEN MARKA WAXBAAD ISKU KHALDAYSA EE KU SOO SAX.
@cuntocunissomalimukbang3858
@cuntocunissomalimukbang3858 5 ай бұрын
Waasax carabta Somalia 🇸🇴 baa ka facweyn
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
In somalidu ma carab baa mise afrikan Lagudoodo waa ijiid aan kujiide Wa adigoo kudoodid"Dooradu iyo ukuntu yaweyn" Somalay caqligiinu halka hakaweynado Weli ma aragte laba qof turki aho kudoodayo turkidu ma asian baa mise European, miyad aragte dad sudan aho kudoodayo sudan ma afrikanba mise carab, weli ma aragte Russian garan la' wuxuu yahay Somalidu wa somali marka laga sootagana dhulkey kunoolyihiin ba looga abtiriya calashan afrikan Anaga carab iskadaa wax kale hooskeena xitaa iskuma eka Calashan somalidu wa qoomiyad madaxbanaan cidna aan kutiirsaneyn
@iskahubi3264
@iskahubi3264 3 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa dadka adigoo kale inay noo bataan
@Saidbadalbadal
@Saidbadalbadal 3 жыл бұрын
Raage Ugaas wuxuu yiri : Hooyaale gabagayga bay ugu horaysaaye Halna uba tartee maansadaa lagu hagaagshaaye
@ckhaalaqsalebaan3897
@ckhaalaqsalebaan3897 3 жыл бұрын
Alle sxb caqliga iyo Cilmiga haku Barakeeyo
@Patriotmedia95
@Patriotmedia95 3 жыл бұрын
Mahadsanid jaza akallahu khayr
@axmedmurad6572
@axmedmurad6572 3 жыл бұрын
Aad Aad ayaad umahadsantahay ❤️
@baraarujiyemedia2579
@baraarujiyemedia2579 3 жыл бұрын
SIDAAN MA XADITH BAA LAGU SHEEGAY SXP
@halyeyqaran1977
@halyeyqaran1977 3 жыл бұрын
SH.Isaxaaq Illaahay qabriga haw nuuriyo, tacab diineed buu dalkan geliyey. Dhashiisiina weli dacwadii way wadaa. Sidoo kale Sh.daarood iyo Sh.bashiir, Sh.Yuusuf Alkawniin. iyagana Alla haw naxariisto.
@mohamedabshirow2575
@mohamedabshirow2575 3 жыл бұрын
Masha Allah sxb su aalo aan is weydiin jiray aad iisheegtay
@Hosnitair3
@Hosnitair3 3 жыл бұрын
Aniga waxaan ahay irir samaale hawiye maxamuud hiraabe. Waxaana ahay jareer madow ah waana ku faraxsanahay waxaa nacay timahayga jilcan ee dadkayga iga dhex saaray. Madoow ayaan ahaan doona xaaskayguna madoow caruurtayduna madoow ayay ahaan donaan wcs🙏🏿❤
@samiiromohamed6728
@samiiromohamed6728 3 жыл бұрын
Walaal labadaba manihin ee soomaali ayaanahay annaga ayeeba naga faracmeen haday cadyihii ama madowyihiin
@Rooraa01
@Rooraa01 3 жыл бұрын
@@samiiromohamed6728 waa runtaa wlshy dad weynaha dunidu waxa uu ka farcamay somalida. Gabadh kaa caqli badan weligay maan arag wlshy
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 3 жыл бұрын
Hussien Dahir Ali !! Hal arin waad ku khaldan tahay walaale Waa inaad dhaho waxan nacay timahayga jilicsan. Taasi Waa Eray kugu ah gaf abuurta iyo shaybkada iyo sida suura daadu ay u eg tahay Waa mid uu Alaah kugu abuuray Qof baniiadam ah iyo noole taas ikhtiyaar u lehna ma jiro ee toobo yaa Alaah dheh!! Amaa inaad African madow tahay oo Aad ku faantid cidna ma kugu haysto walaale !! Waxkasta oo Aynu nahay ka somali Waa inaynu ku qanacno kii asalkiisu African pure ah Yahay kii mixture ah iyo kii Carab ah iyo kii Asian ah iyo dad yow kale Waa in si ixtraam ah leh Aynu iskula dhaqano oo Muslimnimo iyo somali nimo iyo wadiniyad Isku ixtraamno oo Aynu isku dulqaadano;; Waa ilaahay mahadiis ummad isku diin ah isku hal af ah! Isku midab ah iskuna caado ah!! Walaale dunida maanta dad saas u nasiib Badan hadana is cunaya oo 30 years is umala dooxaya Waa nasiib darro kale !! Sidaa darteed Aynu dulqaad iyo sidii Aynu wadankena hooyo cadowga haysta uga kacsan lahayn ku dadaalno dadka soomaliyeed ee dunida dacaladeeda ku silic san ee haadu ka dheregtayna sidii Aynu isku soo uruurin lahayn oo wadankena hooyo ugu tashan lahayn Aynu falankeeda qabano walaalo!!
@haniahmed5547
@haniahmed5547 3 жыл бұрын
🤣🤣😂😂 Hawiiya anigaa ah jareer na ma nihiin adoo jareer ah oo ku aqaan ha na sheegan jareer waa dad bantu ah oo asalkooda la garanaayo dagana meela badan oo africa ah maali Tanzania waxeeyna u kala baxaan qabiilo badan eeylo shanta caleemod etc somalida erersomali waa samali dadka loogu yimid yuu ahaay ajuuraan boqortoyadee
@maryanmukhtar9156
@maryanmukhtar9156 Жыл бұрын
@@abshirhassan3848 masha alaah run ahaanti waxa tahy qof garaad bdan aragtidayda..mdaxwayne isku sheega wadanka haysta inaad adigu iga habontahy ila muqata xilkas macmalka ah e u hayo I
@ninkarmeed4220
@ninkarmeed4220 3 жыл бұрын
Suaalo baan qabaa 1. Hadii qolyahaan kushitiga wada ahayn intooda badan aanu WAAQ wada caabudi jirnay qolyaha jaarka inala ah ee xabashisuna ay masiixiyiin ama kirishtan ahaayeen sidee bay saamayn noogu yeelanwaayeen inaanu noqono kirishtan? 2. Somalida hada joogta haday ubadanyihiin kuwii ay dhaleen wadaadadii carbeed sida daarood iyo isxaaq waa kuwama soomalida asalka ahayd ee afka iyo dhaqankaan lahayd? Ileen carab haday nadhashay dhaqankoodeey nabari lahaayeene.
@cabduwalimaxamed763
@cabduwalimaxamed763 2 жыл бұрын
1.diinta alle ayaa nala doonay oo aaa inaan ugu mahadcelinno alle subaxanhu watacaalaa 2.Dhaqankii reer abtigood ayay qaateen wayna u ekaadeen xoogaa.
@Isbatooraha
@Isbatooraha Жыл бұрын
@@cabduwalimaxamed763 alle itoobiyaanka muxuu diinta uladooni waayey?🙃 Jawab fcn mhn waxaas.
@sheekhisaxaaq4037
@sheekhisaxaaq4037 3 жыл бұрын
Wllkygow ma xumee ee is waafaji taarikhda dheer ee 10000 ee sano ahee Sawirka Lasgeel iyo meelo badan oo dhulkena ku qoran ay thyna Taarikh Somalidu ledhay mise wxd na leedahy ma laha oo dadkle ayaa leh wxnan ku Sheegya in Somalidu Thy Uma Duniyaha Dunidan wad fican thy Dadaal badan wad ku jirtaa lknse waxbadanba ku dhiman wanad gaadhi ee hore u soco
@mahadciro8778
@mahadciro8778 3 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo
@jamaljovaz701
@jamaljovaz701 3 жыл бұрын
TAAZNA WAAD NAGA JAAHIL SAARTAY
@qadroruun936
@qadroruun936 3 жыл бұрын
Wll sigada kahadal fadlan
@qayseraxmed6455
@qayseraxmed6455 3 жыл бұрын
miyad sigaysta?
@Kaarshe_channel
@Kaarshe_channel 3 жыл бұрын
Maa sigeysataa wll waa maxay siigada aad latimid mesha
@daahirwacaysciisedaahirwac3913
@daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 жыл бұрын
Siigo aa😂😂😂
@qayseraxmed6455
@qayseraxmed6455 3 жыл бұрын
@@daahirwacaysciisedaahirwac3913 war aniga mahE kan s0 qoray mad arkayn🤣
@qayseraxmed6455
@qayseraxmed6455 3 жыл бұрын
@@daahirwacaysciisedaahirwac3913 war aniga mahE kan s0 qoray mad arkayn🤣
@randaruxii9690
@randaruxii9690 3 жыл бұрын
mashaa allaah horey usoco
@saluumisaid8471
@saluumisaid8471 3 жыл бұрын
Wll qaaliya shukran aqoonta aad faafinayso🙏🏽
@abdallabidhaanshe6552
@abdallabidhaanshe6552 3 жыл бұрын
First comment like ha ila dhaafin wll AMA wllo 💯
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
Thanks SX.
@abemusse8907
@abemusse8907 2 жыл бұрын
M.a zxp allaha ku dhowra
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Жыл бұрын
Mowduucan wan raadin jirey mahadsanid sxp
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 166 МЛН
Rendille | Qabiil Soomaalida ka lumay.
10:38
Sahanka
Рет қаралды 288 М.
Diyaaradihii Faraaciintii | Teknoolojiyaddii ummadihii hore
12:56
Kaftanka Robert Mugabe | Hadallo Qosol Leh.
11:19
Sahanka
Рет қаралды 602 М.
DEGDEG: Waa Kee Qabiilka Kaalinta 1aad U Galay Beesha Daarood ?
26:48
IP Man | Ustaadkii Kung Fu iyo Macallinkii Bruce Lee.
10:54