Taariikhdii Cumar ibnu Khadaab|| Q 6aad|| Dagaalkii Yarmuuk iyo wacadarihii Khaalid ibnu Waliid

  Рет қаралды 25,184

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

6 жыл бұрын

Dagaalkii Yarmuuk wuxuu ahaa dagaalkii lagu burburiyey dawladii Roomaanka laguna qabsaday dhulka Shaam, sida Suuriya, Urdun, Lubnaan iyo Falasdiin, waxaana maamulayey furashooyinkaas Cumar ibnu Khadaab.
Waxa soo jeedinaya Sh Abdulaziz Sh Mohamed Oogle

Пікірлер: 32
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 3 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyr shaikh abdulaziz
@muxiyodiinahmed8367
@muxiyodiinahmed8367 6 жыл бұрын
Waan sugeynaa insha Allah. Guushii balladhneyd ee muslimiinta iyo Libaaxii muslimiinta Sacad ibnu Waqaaas Radiyallahu Canhu👏
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 4 жыл бұрын
Jisakallahu kheyr sheikh Allah hanaga dhigo maca nabi maxamed scw iyo saxabadisi aaamin yarabi janadi Allah hanagu kulmiyo
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 жыл бұрын
Masha Allah akhi qisooyinka ino Soo badi si da'yarteenu ay u bartan macaanka diinteena loo Soo maray
@muxiyodiinahmed8367
@muxiyodiinahmed8367 6 жыл бұрын
Sheekh Allah Macii saxabada Nabi Maxamed Scw haynaga dhigo jannatul fardawzana hayna geeyo
@saidojama1170
@saidojama1170 2 жыл бұрын
Allahumma Ameen Allahumma Ameen Yaa Rabbi Ameen
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 4 жыл бұрын
Masha Allah qisadan youtubka waakawayey adaa kaahelay Allah hakuunaxariisto walal
@fatimaosman2659
@fatimaosman2659 3 жыл бұрын
Mashallaah barakfiki
@hassanmahmoud8431
@hassanmahmoud8431 2 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyr sheikhena janada alle hanagu kulmiyo maca n.n.n.k.h alle hanaga dhigo
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 6 жыл бұрын
Allahu Akbar
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 5 жыл бұрын
Masha Alaah Shiikh
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 10 ай бұрын
Allahu Akbar ❤😊
@nimcoomar8369
@nimcoomar8369 6 жыл бұрын
Allahu akbar jazakumu allah sheikh
@maxamedraaip5859
@maxamedraaip5859 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll noso gudbi tarikhdi sulayman alqanuni iyo timorlinki
@nahelbishar8381
@nahelbishar8381 6 жыл бұрын
Mashallah
@axmedcraxmaan9070
@axmedcraxmaan9070 6 жыл бұрын
asc shiikh
@saafisaafi4383
@saafisaafi4383 6 жыл бұрын
شكرا ألله يحفظك
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 6 жыл бұрын
اسلام علیكم اخی
@missnimca419
@missnimca419 6 жыл бұрын
Masha Allah ustaad ajir iyo xasanaad allaha lkn waxaan ka codsanaya taariikhdi cumar ibnu abdelaziz
@starskyairlines181
@starskyairlines181 5 жыл бұрын
Walashey tarikda omar bin abdulaziz ayadoo fasiix ah faah faahsan waxaa sooduubay sheikh kenyawi
@starskyairlines181
@starskyairlines181 5 жыл бұрын
Isla youtube kuqor tarikhda omar bin Abdul azuz waas kaheleysaa ayaadna kaheleysaa insha allah
@AnasCadir7467
@AnasCadir7467 Жыл бұрын
15:53 Wlh aayadi baa igu soodhacdee (كم من فئة قليلة غلبت فئة كثيرة بادن الله والله مع الصابرين) (يَـٰٓأَيُّهَا ٱلنَّبِىُّ حَرِّضِ ٱلْمُؤْمِنِينَ عَلَى ٱلْقِتَالِ ۚ إِن يَكُن مِّنكُمْ عِشْرُونَ صَـٰبِرُونَ يَغْلِبُوا۟ مِا۟ئَتَيْنِ ۚ وَإِن يَكُن مِّنكُم مِّا۟ئَةٌ يَغْلِبُوٓا۟ أَلْفًا مِّنَ ٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ بِأَنَّهُمْ قَوْمٌ لَّا يَفْقَهُونَ,)
@muxiyodiinahmed8367
@muxiyodiinahmed8367 6 жыл бұрын
Sheekh su'aal wll qofka janada galaa ma is arkayaan azxaabtii Khalid Ibnu waliid. Cumar ibnu khadaaab. Bilaal. Xamse. Subeer ibnu cawaan. Abubakar. Muscab ibnu cumeyr. Geesiyiintii dhamantood?
@kingaman7669
@kingaman7669 5 жыл бұрын
Muxiyodiin Ahmed haa bro xita xabiibkeeni mohamed scw wa la kulmeysa haduu ilaah ku qoray janada alle hanaga dhigo kuwii nabiga janada kula rafiiqa
@abrizaaqmaxamed526
@abrizaaqmaxamed526 4 жыл бұрын
Asc all
@axmedcismaan90
@axmedcismaan90 6 жыл бұрын
Sheekh waxa aan ku odhan lahaa qeebtaan waa 6aad
@farhanmohamud2803
@farhanmohamud2803 5 жыл бұрын
Ninka wadada tusayey Khaalid Ibn Al Waleed (Ubu Suleyman) RA ayaa sodog u ahaa oo uu Gabadh ka qabey
@darboweyne1741
@darboweyne1741 6 жыл бұрын
Sheikh aaway qeybtii 6aad hadey tani tahay qeybtii 7aad? mahadsanid
@axmedcismaan90
@axmedcismaan90 6 жыл бұрын
Maha qeebta 7aad
@Alabhas98
@Alabhas98 6 жыл бұрын
asc dalka farisiyinta ma afganistan ba.
@abdullahisaid316
@abdullahisaid316 3 жыл бұрын
Farisiyinta wa dawlad oo gu weyned calamka marka wa iran,iyo asia waye
ataxiyaadka labaad we lagu ataxiyaasado
5:35
Ansaar media
Рет қаралды 52 М.
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
TAARIIKHDII ASXABIGII KHAALID BINU WALIID (RA) - SH XASAN IBRAAHIM CIISE
1:19:30
Waa kuma ninka cunadiisa iyo lafadhiisigiisu xaaraanta yahay?
19:12
Qisadii Nabi Muuse. Q5aad. Abdulaziz Mohamed Oogle
1:09:22
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 42 М.
Q8-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab || Sh Xassaan
1:46:25
Qalaafe Media
Рет қаралды 28 М.
Qaabkii loo furtay Faaris 3aad [Fatxu Faaris] Guushii Muslimiinta
56:11
Dood Kukul: Yaa Alshabaab Keenay? Xagjirnimadda Suufiga & Salafiga
40:28