Tabaha Akhriska 01 | Sida Wax Loo Akhriyo.

  Рет қаралды 111,793

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 225
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 5 жыл бұрын
Adduunka ayaa ii fur-furmay kolkii aan bartay wax akhriska, Xaqiiqdii aad baan u jeclahay buugta, khaasatan kuwa qoran Af-somaliga iyo Englishka. Sannadkan waxa aan akhriyay buug kor udhaafaysa 70buug, Aad baan u jeclahay wax akhriska.❤❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 5 жыл бұрын
Maxaa ka mida boogta Aad Akhridey
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 5 жыл бұрын
Aanu kula Akhrinee
@maryamaxmad5613
@maryamaxmad5613 5 жыл бұрын
Anna sido kale wax aqrintaan jeclahay qofkaan wax aqrin macaanka nolosha mahelin laakiin aniga carabigaa aqriyaa kutubada diinta mhdsanid
@sharmaakemaxamed2026
@sharmaakemaxamed2026 2 жыл бұрын
Asc sxp lambarka isheeg
@suweytacali6468
@suweytacali6468 4 жыл бұрын
❤Taas ayaan been ahay😍Akhrisku waa nolol💚I.sh Gul Inaan ka gaaro Mustaqbalkeyga ayaan rajeynaya🔥❤😘
@maxamuudxasan7964
@maxamuudxasan7964 4 жыл бұрын
Asc wllo mgacygu waa mustafe aniga oo 22/3/2020 dhagysanaya barnajijkan ayaa wiil isoo galay waxa uuna yidhi ninkani waa beenaale. Ana lamaan siiwadin anoo kabaqay inuu dhaleceen kale kusii daro.sidaa awgeed waxaan jeclaysty inaad sxb isoo samayso clip kahadlaya xasidnimada laxaasido qofka guulaha gaadhay sida adigookale
@garyira6857
@garyira6857 3 жыл бұрын
instablaster
@WarsameMaxamad-yp7qs
@WarsameMaxamad-yp7qs 10 сағат бұрын
Ustaad Waad Mahadsantahay Si Aad Nalosoo wadaagtay Waad ku mahadsantahay Allah Kaa Abaal mariyo
@caliyamani3851
@caliyamani3851 4 жыл бұрын
Msha allah walle aadam khadar Waxa u bahanahy wlle mcne sidee wax loo akhriyaa oo baritaan dheer sameyo talo ayaa kaa rabaa
@cabdiraxmaanm.cabdillaahi5197
@cabdiraxmaanm.cabdillaahi5197 5 жыл бұрын
Akhrisku waa habka ama hannaanka looga dhigo isha mid la da' ah dhegta! Si lamida sida uu Aadan uga waramay waxa isna u faahfaahinayaa dhiganaha la magac baxay Tabaha Akhriska ee uu qoray Axmed C. Ismaaciil(Axmed-jeesto). Mahadsanid wallaal Aadan
@Lilly-x4z
@Lilly-x4z 5 жыл бұрын
Waa maxay dhiganuhu wll ado raliya?
@cabdiraxmaanm.cabdillaahi5197
@cabdiraxmaanm.cabdillaahi5197 5 жыл бұрын
@@Lilly-x4z Buug, waxa uu ka yimi Book oo ah English. Af-Soomaali waa dhigane(buug). Mahadsanid
@Lilly-x4z
@Lilly-x4z 5 жыл бұрын
@@cabdiraxmaanm.cabdillaahi5197 Haye wll thanks. Ma kaa heli karaa isgoo pdf ah wll?
@cabdiraxmaanm.cabdillaahi5197
@cabdiraxmaanm.cabdillaahi5197 5 жыл бұрын
@@Lilly-x4z Wallaal looma badalin PDF balse isaga oo HARD ah ayaad ka helaysaa Maktabadaha, Haddaad Hargeisa joogto Redsea bookshop iyo Universal Bookshop, waad ka helaysa!
@khadafiquubbe3429
@khadafiquubbe3429 5 жыл бұрын
Mansha allah bro thnks allah haku dhaayo aniga 6hrs kamid noloshayda wax ayan aqriyaa 📖📖📑
@Cabdallafilms23
@Cabdallafilms23 5 жыл бұрын
Ummad u oomman akhriska ayaynu nahay. Mahadsanid walal qiimo badan .
@maanahmed2243
@maanahmed2243 3 жыл бұрын
Masha allah waa wax fican runti akhrisku waa foraha nolosha ❤❤
@mohamettdualle2875
@mohamettdualle2875 5 жыл бұрын
EEBE WEYNE HA KUZHARFO QOF DAMIIR LEH BAA DADKIISA LAWADAAGA👍❤👑
@ziadfilmsofficial9561
@ziadfilmsofficial9561 5 жыл бұрын
Waa sax
@mohamedomar5182
@mohamedomar5182 5 жыл бұрын
Masha Allah wll mowducaan wax badan ayaan so codsaday shukran
@naasirxasan7288
@naasirxasan7288 5 жыл бұрын
Waan ku xidhanahay channelkaaga allah ha kaa jasaa'i mariyo wll macluumaadka wangsan ee aad noosoo gudbiso
@hvzaaismail8810
@hvzaaismail8810 5 жыл бұрын
NEVER GIVE UP WALIGAA HA IS DHIIBIN AKHRI AKHRI AKHRI OO AKHRI ILLAHAYNA TALA SAARO
@mohamedkhaliifhassan5732
@mohamedkhaliifhassan5732 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku xafido wax badan baan kaa fa'iday wll
@bisharmohamedsanei5462
@bisharmohamedsanei5462 4 жыл бұрын
M.a wax akhrisku waan jeclahay hada iigu dambeysi oo aan akhriyo buug layiraahda ( استمتع بحياتلك) ama ( enjoy your life) kuraaxeyso noloshaado akhriska alle haiisiyaadioy wax akhriska
@hvzaaismail8810
@hvzaaismail8810 5 жыл бұрын
today a reader Tomorrow a leader
@ridwanahmedridwanahmed2906
@ridwanahmedridwanahmed2906 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@craxmaanjaamac150
@craxmaanjaamac150 5 жыл бұрын
Mansha Allah alle ha kaa abaal mariyo
@kafiyainamahamed7977
@kafiyainamahamed7977 5 жыл бұрын
Rer jaban ama idhayarta jabaniiska xata indholayashodaba wax aqriya War anaga sugaantena akhriska tariikh umalihin lkn cid wax ladhataban jirin cidwaliba waxbeybaratay waxbey dhigatay waxbey akhrisay weyna hormartay malina waan gaadhidonaa😍jecliya afkeyga
@ubahiita7710
@ubahiita7710 5 жыл бұрын
Wcs Masha allah Alle ha inagadhigo kuwa wax aqriya waxay aqriyaanna wax ka faa iida aaamiin
@salmanrashiid6201
@salmanrashiid6201 5 жыл бұрын
Zx mansha allh Macnika jamcadayda Oo ah D H D wax uu Noo sheegaa (akhriya hal mar Qor sadex jeer )💪 waa, Tubta guusha
@ridwanmohamedclaahi7755
@ridwanmohamedclaahi7755 3 жыл бұрын
Ma.allh allah ya cizak ustaad
@ayaancabdilahi8599
@ayaancabdilahi8599 5 жыл бұрын
Mcha alleh wllo hore o soco insha alleh
@inaxaaji7964
@inaxaaji7964 5 жыл бұрын
الكتاب خير صديق وخير جليس
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 4 жыл бұрын
Waxaan dawaaneya Sun-21-06-2020 . Buugna gacanta waan ku haya
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 3 жыл бұрын
Ana waxan nagaysanayaa sun_26/12/2021 bugaan gacanta kuhayo waa physics 🖐🤣
@c.cazizomer6952
@c.cazizomer6952 5 жыл бұрын
Run ahaantii waxaad kusii socotaa inaad noqoto mid Somalida madaxa u saaran
@isha_biriqdedachannel9793
@isha_biriqdedachannel9793 5 жыл бұрын
C.CAZIZ OMER madaxa buu noo saranyahay maqaamna wuu naga mudan yahay mana joogno waqti aan dadkeena fican ku dayacno
@c.cazizomer6952
@c.cazizomer6952 5 жыл бұрын
@@isha_biriqdedachannel9793 run baad sheegtay
@mohamedfowzi9613
@mohamedfowzi9613 5 жыл бұрын
Macha allah zhp bartaa ka sii wad dhiiri qalinta umadaada incha allah khayrbaa kugu sugnaan doone
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 5 жыл бұрын
Waqti dheer ka dib iyo sahanka xogaha halyey Adam khadar ali danta umada islaamka guulayso wall nagu culus
@abdiaziscusman4619
@abdiaziscusman4619 5 жыл бұрын
Waad maxadcilinmudantahay ee fadlan sii wad wanaagmooyinkani dhiiragalin u aha bulshadeena oo siiba hoos u dhacdey. Eebaha barbaariyaha ifka hakuugu kaalmeeyo kulminta hogaha iyo ku afdoorinteeda (tarjumudeeda) afkanaga/afkeena.
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 3 жыл бұрын
Masha allah Wll Aadan sahan
@abdurahmansultanqorane6696
@abdurahmansultanqorane6696 4 жыл бұрын
Walaal illaahay khayr ha ku siiyo dhiirigalintaada hory usoco baan koleeyahay waxbadana waa kaa faa,iiday
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 4 жыл бұрын
Maasha,alaah mudane waad kumahadsantahay sida aad inoogu sharaxday
@najaxxariiraxmed6205
@najaxxariiraxmed6205 5 жыл бұрын
Mahadi ha kaa gaadho walaalo keep Goin 🤴🏻
@libandacad3043
@libandacad3043 5 жыл бұрын
Masha allah wll mahadsanid
@siciidibrahim2566
@siciidibrahim2566 5 жыл бұрын
Walaal adan waxaad noo soo daysa taxane ka sheekaynaya geesigi aduunka dul qarnayn mhdsnd walaal.
@khadarhassan711
@khadarhassan711 Ай бұрын
Watching 2024 🎉❤ Today, a reader tomorrow is a leader
@mohomedfathi8067
@mohomedfathi8067 5 жыл бұрын
#akhris is a IMPORTANT thing
@zuhaybcarab5768
@zuhaybcarab5768 5 жыл бұрын
Akhris Akhris inshallah sifiican ayaan ubarandoonaa mawduuciisa
@ifraaxcabdiraxmaan6915
@ifraaxcabdiraxmaan6915 4 жыл бұрын
Xilmaaa wax la akhiryaa sidee wx loo akhiryaaa ???
@abdinormohamed1257
@abdinormohamed1257 3 жыл бұрын
Saaxiib was kuwataa
@dhigaaltv7437
@dhigaaltv7437 5 жыл бұрын
mahadsanid aadan khadar
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 5 жыл бұрын
thankz pro insha allah waxn ku jiraa barashada luuqada english ta si aan u akhristo dadkaygana ugu soo turjumo dhamaan buugaha
@abdihafidhadliye2149
@abdihafidhadliye2149 Жыл бұрын
After 4 year kwrn luqadii
@istahilcabdi3222
@istahilcabdi3222 3 жыл бұрын
Keep Going Prø And Neve Seeing the pack
@isha_biriqdedachannel9793
@isha_biriqdedachannel9793 5 жыл бұрын
Ku mahadsanid soo tebintaada wll Adam
@samiiramohamedabuubakar8759
@samiiramohamedabuubakar8759 2 жыл бұрын
Mahdsanid std 🥰
@saacidxiltire6327
@saacidxiltire6327 5 жыл бұрын
shukran Akhi soo badi dhiiri galinta Wax aqrizka
@zakariyecade4997
@zakariyecade4997 5 жыл бұрын
masha allah waa xaqiiq aqrisku inuu aqoon yahay
@roodaabdikariim6829
@roodaabdikariim6829 5 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakalah wll Adan guulayso marwalba 👍
@HORUMARINTA
@HORUMARINTA 5 жыл бұрын
Mshallah hormar cusub waana wax aan aad u jeclahy ilahy hakaa abaalmariyo wll
@adeeghayemarket
@adeeghayemarket 5 жыл бұрын
Mnsha allah zxb sare allah haku xifdiyo
@macalinalcadaala5557
@macalinalcadaala5557 5 жыл бұрын
waxan hadalkaaga ka dhandhan saday , Balaqada Carabida , iyo qaababka ay u dhacdo , waxan tusaale fiican u arkay iminka , Mahadsanid Een Ku dadaal sidan aad usoo gudbisay , aad u soo gudbisid dhamaan Xagahaaga...
@hamsemohamed4344
@hamsemohamed4344 4 жыл бұрын
M.a akhrisku waxa uu sababaa guulo aad u badan
@salmamoha8152
@salmamoha8152 3 жыл бұрын
Thanks keep going
@Junanilll
@Junanilll 5 жыл бұрын
Waligey anon wax aqrinin masexan
@khadraabdi5767
@khadraabdi5767 5 жыл бұрын
Masha allah ilhy haku ziyadiyo
@barkhadabdilahi4613
@barkhadabdilahi4613 5 жыл бұрын
the more You read is the more you know
@cntv5924
@cntv5924 5 жыл бұрын
Isoo booqo subscribe iguH qabo
@Najah-Moha.7.
@Najah-Moha.7. 4 жыл бұрын
Walal markan wax akhri is dhahaba cajis ba soo xadira ilaahay haiga qaade
@naaj2846
@naaj2846 4 жыл бұрын
Same 🥺🥺🥺😭🥺🥺😭😿
@shamsoabdulqadir8708
@shamsoabdulqadir8708 3 жыл бұрын
Anaa sasa 😭😭😭
@theLight9481
@theLight9481 2 жыл бұрын
Sidaan u qor wll cinwaanka: #Tabaha Aqriska 01| Sida Wax Loo Aqriyo.
@S.JOSEPH23
@S.JOSEPH23 5 жыл бұрын
Kuwan oo kale soo daa markaste yacnii xagga waxbarashada iyo dhiirigalinta
@jamamawlid2266
@jamamawlid2266 4 жыл бұрын
masha allah 👍👍👍👍
@shafecmedia2493
@shafecmedia2493 5 жыл бұрын
Mnsha allah Wll wax aan kaa codsan yanaa Xaqiiqda Filmska Dirilis ama ertugurul
@abdiwali2721
@abdiwali2721 5 жыл бұрын
Mahadsanid wLal guulayso markasta
@IbrahimMeraneh
@IbrahimMeraneh 5 ай бұрын
Macha Allah ❤❤❤❤
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 5 жыл бұрын
waa ruuntaa walaakay thank you very much
@xamseaxmed9204
@xamseaxmed9204 3 жыл бұрын
Runtii waa xaqiiq
@abdihashi6225
@abdihashi6225 4 жыл бұрын
Nasiib badniyaa waxa lasoo galiyay 7 june 2019 waxa aanan daawanayaa 7 june 2020 12 iyo 30
@abudulmajid6040
@abudulmajid6040 4 жыл бұрын
Iskumidaa nahy😄😄😄
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 3 жыл бұрын
Anigaba nasiibkay waxan daawanayaa sun__26/12/2021
@abdihashi6225
@abdihashi6225 3 жыл бұрын
@@AsiaAshkir27_10 anaa kaa nasiib badnaa
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 3 жыл бұрын
@@abdihashi6225 🤣🤣heena
@abdihashi6225
@abdihashi6225 3 жыл бұрын
@@AsiaAshkir27_10 kkk
@faadumofaarax3533
@faadumofaarax3533 4 жыл бұрын
The more you read the more you know
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 жыл бұрын
Runtaa waa ye wax badan ayaad ugaaneysaa hadaad wax aqriso laakin afsomali ku soo qor
@bisharmohamedsanei5462
@bisharmohamedsanei5462 4 жыл бұрын
Ramadan mubarak 2/5/2020
@osmaanmohamed4244
@osmaanmohamed4244 2 жыл бұрын
Maan shaa allah faaiido wacan
@yasseryazzer6428
@yasseryazzer6428 5 жыл бұрын
No view 1st view
@yasseryazzer6428
@yasseryazzer6428 5 жыл бұрын
Sxb anaa kaahoreyo waaba isla anigii tnks aadan
@dajiyedalmar9553
@dajiyedalmar9553 4 жыл бұрын
Shb sidee wax u qariyaa niow
@maxamedcabdi9472
@maxamedcabdi9472 3 жыл бұрын
Thanks my bro
@somaliunion8293
@somaliunion8293 5 жыл бұрын
Akhristaha maantu waa aqoonyahanka bari
@aadanilyaas123aadan7
@aadanilyaas123aadan7 5 жыл бұрын
Masha Allah
@cntv5924
@cntv5924 5 жыл бұрын
Subscribe iguH cawi wll
@barstar9060
@barstar9060 4 жыл бұрын
Akhrisku wa furaha addunka
@husseinabdimohamed1075
@husseinabdimohamed1075 5 жыл бұрын
Thanks wll wd nicawisey
@Duufaan.technical
@Duufaan.technical 4 жыл бұрын
xiligi la qorey afka somaliga sida bugagta ku xusan wa 1972 adiguna wxad nala wadagtay 1973 kee saxan aqon yhy kese qdna
@khadarxassan9298
@khadarxassan9298 2 жыл бұрын
1972 wax dhib ah maleh waa meelahaas uun
@sowdo7886
@sowdo7886 2 жыл бұрын
@@khadarxassan9298 wasaxanthy
@DiDiDiDiDiGAGOFREEFIRE
@DiDiDiDiDiGAGOFREEFIRE 5 жыл бұрын
Mash allah sxb THANKS
@Clay-u6h
@Clay-u6h 2 жыл бұрын
wll aadan sahan codka aad ku hoos duubtay maxaad iminka videoydaada uga joojisay wll ku soo celi pleasea🤩
@xalhayegraphics
@xalhayegraphics 5 жыл бұрын
Wcs, wa muqaal aan inbafan radinaayay.
@kaderjoseph2272
@kaderjoseph2272 5 жыл бұрын
1 saac oo an wax akhrista aya igala qiimo badan 100$ o an qaato.
@qaaaaaaaq5968
@qaaaaaaaq5968 3 жыл бұрын
M.a
@qaaaaaaaq5968
@qaaaaaaaq5968 3 жыл бұрын
Sxb
@abdiwalimuhudin3600
@abdiwalimuhudin3600 4 жыл бұрын
Masha allaha thanks
@hogaamiyecali
@hogaamiyecali 5 жыл бұрын
Fortsätt min bror
@عبدالله-ش1ط2ب
@عبدالله-ش1ط2ب 5 жыл бұрын
Qué significa esto
@xamseaxmed9204
@xamseaxmed9204 3 жыл бұрын
Waxaa kasta akhriska ayaa igla wanaagsan
@wacyigaliye157
@wacyigaliye157 5 жыл бұрын
Aanaah alalllaah wll qali
@wacyigaliye157
@wacyigaliye157 5 жыл бұрын
Maansha allllaah wll hore u soco
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Suaal qabaa akhriso labo wax fudud in wax adag wax luuqada Kale qoran qof fahmi Markawaxa aqris stresbwarer maha wax qognku raxaysanayo
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud1768
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud1768 2 жыл бұрын
Wll jasakalah
@bilaal-ugaaska
@bilaal-ugaaska 5 жыл бұрын
AadaN Zxp niN AdaGBaaD Thy XayaaKalaaH pro
@badriciideed7393
@badriciideed7393 5 жыл бұрын
Waad Mahadsanthy sxp
@dariiqujanah2254
@dariiqujanah2254 5 жыл бұрын
Wow thanks
@jaabirmaxamed7643
@jaabirmaxamed7643 5 жыл бұрын
Waa k xumahay in aad hdlkaaga k ilaalisay ninkii hormuudka k ahaa qoraalka af soomaaliga Mxmd siyaad bre allah hw nxriistee
@ibrahinburale7952
@ibrahinburale7952 4 жыл бұрын
Bal meeshad wax eegayso eeg. Maxamed siyaad AHUN waa halyay ay yar tahay in isagoo kale soo maro somali. wax badan uu qabtay, wanaag badanna uu gashtay somali oo dhan, taa badalkeeda wuxu sameyay khaladad badan oo mahadho ku reebay somali, ilaa maantana ay u dhutinayan.
@jabrilhassan7923
@jabrilhassan7923 5 жыл бұрын
masha allah sxb hore usoco
@xasanyareh3796
@xasanyareh3796 5 жыл бұрын
waaa runta zhp
@hanimaxamuud1974
@hanimaxamuud1974 5 жыл бұрын
Wn ka hely wnda wll ma sha alh hori usico
@navazkasivic71
@navazkasivic71 5 жыл бұрын
Sxb codka music ahanta ah ee video ga ku dubtid ( magaci ii sheeg? fadlan ) cod daganasho naseexo ku daremeside
@TheOmaani
@TheOmaani 5 жыл бұрын
Hore u zoco wllky aaDan zahan
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 5 жыл бұрын
Go Forward bro 💯
@m.yousuf7809
@m.yousuf7809 5 жыл бұрын
Mhsnd wll runtii waxnba ubogay sida aad oga haqab la'dahy erayada afkeena hooyo
@mohamohacabdi8056
@mohamohacabdi8056 5 жыл бұрын
badanaa masaafada aad isu jirtaan dhalinta asagaa
@honestman4046
@honestman4046 4 жыл бұрын
❤❤❤
@ibnukheyre3154
@ibnukheyre3154 5 жыл бұрын
Somaliyey wax aqrista an Burwaqa garnee fadlan
@maxamuudmygaag970
@maxamuudmygaag970 5 жыл бұрын
msha allah
@cntv5924
@cntv5924 5 жыл бұрын
Subscribe iguH cawi zxp
Tabaha Akhriska 02 | Sidee  Wax Loo Akhriyaa?
15:04
Sahanka
Рет қаралды 53 М.
Khudbaddii Guusha ee Abu C*bayda.
9:49
Sahanka
Рет қаралды 15 М.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Haddaan ogaaday sababta aan akhriska u jeclahay | Dopamine!
12:42
Naftada ixtiraam oo wakhtiyo Gaar ah sii.{Ogaansho}
12:58
070 | 28 | Sida ugu wanaagsan ee qorshe loo fuliyo.
11:03
Sahan Podcast
Рет қаралды 30 М.
10ka XANUUN WAALIDA ee ugu badan DALKEENA | DHIMIR
30:12
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 14 М.
SIDEE KU HELI KARTAA HIBADAADA( talent ) AMA WAXA AAD KU WACANTAHAY.
17:05
U DHAMEE GEBI AHAANBA CAAJISKA WAX AKHRISKA! I WADADA GUUSHA #8
19:37
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 97 М.