Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka oo gaaray Dagmada Maxaas

  Рет қаралды 9,092

VTV Somali

VTV Somali

22 күн бұрын

Kooxda Xizbullah ee ka dagaalanta dalka Lubnaan ayaa gantaalo is xigxigay ku garaacday waqooyiga Israa’iil Arbacada, ka dib markii Israa’iil ay duqeyn cirka ah ku dishay taliye sare oo ka tirsan oo ku sugnaa koonfurta Lubnaan maalin ka hor.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa xalay dalka Norway kula hadlay jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaaqan halkaasi, isaga oo warbixin ka siiyay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka Al Shabab, dowlad-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.
Dalka Ingiriiska, waxaa aad loo hadal hayaa kiiska laba wiilal 12 sano jirro ah oo ay guddi xeer-beegti ah ku heleen danbi ah, in ay maqar ama baangad ku dileen wiil 19 jir ahaa bishi November ee sannadki hore.

Пікірлер: 4
@adanomar8490
@adanomar8490 20 күн бұрын
Allah haa jaabiyo cadaawaga muslimiinta
@abshirali313
@abshirali313 20 күн бұрын
Caasha-Cuud waan soo wada shaqaynay. Gaalkacyo baan idinkala socdaa
@FarhanAbdullah-ul5mk
@FarhanAbdullah-ul5mk 20 күн бұрын
❤mahad.sanid wll cashaa ibrahin aadan
@MuxubXasan
@MuxubXasan 20 күн бұрын
Asc bahda idacadavoa
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 03.07.2024
20:09
VTV Somali
Рет қаралды 9 М.
Galka Baarista: Qorshaha Al-Shabaab ee duulaanka Itoobiya
19:19
VOA Somali
Рет қаралды 95 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,3 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 6 МЛН
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 112 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 79 МЛН
25kii Sarkaal ee Inqilaabay(Afgambiyay) dawladdii Somalia 1969.
4:20
SOOMAALIDU ASAL AHAAN XAGEE KA YIMAADEEN AMA KA SOO JEEDAAN?
12:07
Farhan Jimale
Рет қаралды 76 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,3 МЛН