Taliye Sanbaloolshe Askartii Ceel-Baraf lagu dilay waa mashruuc Siyaasadd ama waa mashruuc kooxda AS

  Рет қаралды 11,759

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер
@maxamedadan35
@maxamedadan35 4 күн бұрын
AYAN DARADA SOMALIYA KU DHACDAY XASAN SH IYO SAN BALOSHE AYAA XIL U HAYA UMADA SOMALIYED
@daljireali4783
@daljireali4783 4 күн бұрын
Waa cuqubo ummada ku dhacday
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 4 күн бұрын
Maxamed tima buruko maxaw ka qabtay amniga somalia 🇸🇴?.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 4 күн бұрын
Waa nasiib daro dadka ay madax u yihiin ,Hassan sheekh iyo sanbalooshe ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 4 күн бұрын
Jaajuus Ethiopian 🇪🇹 ah sirdoonka dalka loo dhiibay Hadan ku darsaday aqli xumo
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 4 күн бұрын
Basaas itobiyan
@AbubakerAbubaker-u9e
@AbubakerAbubaker-u9e 4 күн бұрын
Adigaaba xuman ka samaysan sanbalooshow iyo xasan dhiiqo
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 4 күн бұрын
Nin qabiilkisa laxadlaa Maxaa kucaysay somali waxaan kala yabay meleey uga dhageey malaga fujin karo
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Күн бұрын
Orom aa tahah dadka lanabadeynayo ma ku dhibaayo
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 4 күн бұрын
Sanbalooshe waa shaqsi ducuf ah waxna ha ka dhageeysanina tuuga xun
@abdullahiahmed8935
@abdullahiahmed8935 4 күн бұрын
Sanbaloshoow af amxaar iskagahadhal waan kuognee
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 4 күн бұрын
Shabaab inaa tahay ama fidna abuur inaa tahay hadalkaaga ayeey ka muuqataa
@IlyasAli-nj6bi
@IlyasAli-nj6bi 4 күн бұрын
Aad iyo aad
@AbubakerAbubaker-u9e
@AbubakerAbubaker-u9e 4 күн бұрын
Adigaaba xuman ka samaysan sanbalooshow iyo xasan dhiiqo shacabkuna waa idin ogyahay
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 4 күн бұрын
Waa ayan doro in lagu xamanayo adoo ah ninka ugu sareyo hay ada sirdonka somaliyed. Ama is casil ama sheeg runta sida hunu hunida Masha laga saro. Mr sanbalolshe
@xarfo
@xarfo 4 күн бұрын
waa runta hadaad siyasad tiri idinkaa sameyn jirey oo waa taqaan tii aad ku disheen ikraan tahlil cml
@mohamedmahdi1373
@mohamedmahdi1373 4 күн бұрын
Aqliga xumada madaxda soomalida
@CabdulaahiCabdule-s5g
@CabdulaahiCabdule-s5g 4 күн бұрын
Xawaadlow sanbaloolshe warkiisa waa ku qasbantihiin in aad raacdaan ninkaan waa xildhibaanka saxda ah ee qabiilkiisa sida saxda ah ugu shaqeeyo
@Knowmad1010
@Knowmad1010 4 күн бұрын
Hadal dalab leh ugu imoow ninkan iyo kan madaxweyne ku magacaaban.
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 4 күн бұрын
Kan baa somaliya sir doon u ah somalia ilaah baa u maqan
@AbdinasirmuhumedAdan-pl6pz
@AbdinasirmuhumedAdan-pl6pz 4 күн бұрын
Jaajuus ethiopia ushaqeeyo ayaa tahay beentu naladhaaf
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 4 күн бұрын
Hadad rabtey in hawiye isku marto dameerow heli meysid xawadle Iyo abgala Waa wallalo wilasha cadalad beey heli kuligeenba hawiye waa la murugooney dil kooda xarwalwaalka diley Waa shabab geed ka lageeyn
@IlyasAli-nj6bi
@IlyasAli-nj6bi 4 күн бұрын
Aad iyo aad
@User2-y6u
@User2-y6u 4 күн бұрын
Sanbalooshe meeshu mas uulka ka sheeganayo maxa lag sugaya dhiiqo group wadanka Allaha ka bad baadiyo
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 4 күн бұрын
Midkaan ayaa Nisa xukuma sanbalosho waa jajuuus kii qalbi dhagax dhiibey
@Knowmad1010
@Knowmad1010 4 күн бұрын
Kanoo kale hadduu yahay madaxa sirdoonka dalka, wale inaan ka maqnaano waa waddo nin garaad leh fahmi karo.
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Күн бұрын
Maxa ku hesata
@axmedwaaberi1193
@axmedwaaberi1193 4 күн бұрын
Wlhi waxaa ayaan daro ah nin paspord dublimasi Ithopian heysta in uuw yahay taliyaha sirdoonka🤔
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 4 күн бұрын
Basaas ka itoobiya 😂😂
@abdirahmanmaxamed5949
@abdirahmanmaxamed5949 4 күн бұрын
Jaajuus Jaajuus Dhalay .
@ggs-r4i
@ggs-r4i 4 күн бұрын
Waa runtiis dad siyaasiyiin ayaa ka danbeeyo
@KingShibiinYare
@KingShibiinYare 4 күн бұрын
Dufubax Laangaab lagu Shaqay Staa Tahay Oo Xawadle ceebey yay Nacalaa Ku Dhalay😂😂
@fattahk-hashi8260
@fattahk-hashi8260 4 күн бұрын
Qowl Sharaf ❤
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 4 күн бұрын
Adiga yaa ka basaasan passport diplomatic Ethiopian ah baad sidataa hadana somaliya ayaad matalaysa, waar umada ka xishoo
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 3 күн бұрын
War abgaalka ku soo diray u sheeg
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Күн бұрын
Nabada ladonayo ma diidee
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 4 күн бұрын
Walalo waa inaad keentaan ragii dilay iyo kuwii. Ma la keenayo waa in la dilay walalo waan Ka xumahay
@jibriilabdule8127
@jibriilabdule8127 4 күн бұрын
Mudane sanbalooshi good job
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 4 күн бұрын
hadal waxba Tari maye dadki dhibka geystay ha la so xiro Hana la maxkamadeeyo dowlad waa inaysan tugtamine xoog dalka ku xukunto
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u 4 күн бұрын
Fariin subxaana laah
@nurahmed8878
@nurahmed8878 4 күн бұрын
Aryaaa iyaaaa??
@abdirashidjibril8331
@abdirashidjibril8331 4 күн бұрын
Beenlow,dadkaan qabiil iyo aano ayaa lagu dilay, Ilaahay ha u naxariisto. Laakin adiga munaafaq qabiiliste, meel xun ayaa ku dambeeyn insha Allah adiga iyo macalinkaaga garguurte.
@marianhassan9515
@marianhassan9515 4 күн бұрын
Tuugu eyah beenti badan xawadele la dhexe taagantah hus hus
@MaxamuudHirsi-tb6px
@MaxamuudHirsi-tb6px 4 күн бұрын
Waad fashilantay odayaw
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 4 күн бұрын
Xanuunku. Qaas but u yahay. Walahi sida aan u dareemay taas waa dhib
@jamamire-i3h
@jamamire-i3h 4 күн бұрын
waa lasoo kiraystay
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 күн бұрын
Horgal sanbolshe siilka hooyada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Күн бұрын
Orom aa tahay ada lagu cuna hawiya matihid maxa kaa hadalsinayo sheeg nabada ma ku dhibeeso
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Күн бұрын
Orom aa tahay ogaden xata matihid 😊
@AktaloonFarid
@AktaloonFarid 2 күн бұрын
Aduu. Ethiopian bad tahay sxb adiga kow ka ah dowmlada dumintetta
@abdiares-rx7hq
@abdiares-rx7hq 4 күн бұрын
Dowlada. Somalia. Waxaay. Gashay.marmaroor. Iyo. Hubinti. Siyaasadeed. Madaxii. Sare. Ee. Hayada. Nabad. Sugida. Ayaa. Mala. Galinayaa. Dhimashadii. Dowlada. Federal Somalia. Waxaay. Noqotay. Mashruuc. Aay. Dowladada. Shisheeye. Aay. Kadhax. Abuureen. Colaado. Iyo. Kala. Tag. Siyaasadeed
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 4 күн бұрын
War aawey sharcigii Aad dajin laheyd oo soo kuma guuleysan dagaalkii sokeeye Somali iska dhaafa dheh hawiye baa adkaatay adaaba qabiil diidayaa dowladnimo haa ka hadlin ee
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 4 күн бұрын
Cadowga diley soo qabo dee adigaa wadanka ammaankiisa ka masuul ahi!
@osmangiire1349
@osmangiire1349 4 күн бұрын
Damul Qushaash! kzbin.infoz0dxt2ZsP9o?si=w8N2emxGOfbCC6it Tuug tuug dhaley oo qabiileyste ah! Geedkaan tii Bar Ubax 🐩 dhashey!
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 4 күн бұрын
Afayeenka 😂
@halimomahamed894
@halimomahamed894 4 күн бұрын
tuug iska aamus
Amarka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee askartii lagu dilay Degmada Ceelbaraf.
5:43
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Shiribka maanta iyo Bulshada Reer Ceel-Baraf.
3:48
Somali National Television
Рет қаралды 39 М.
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 266 М.
Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
17:19
Kaftanka Siyaasada 561 oo aad u xiisa badan
38:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 48 М.