TALOW XAMAAS MAKU FUDUDAATAY DAGAALKANİ?

  Рет қаралды 48,358

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Пікірлер: 137
@xuseenabdi-s6x
@xuseenabdi-s6x 7 күн бұрын
Aniga xattaa muuqaalkan niyaduu ii dajiyay Anigoo galabta ilaahay iga jeclaaday xaaskaygii Aaan jeclaa Allow kuu naxariiso 😢😢😢😢 geeridu waa xaq lkn kala xanuun badan
7 күн бұрын
Wax weliba controlka Alle ayey ku socdaan, Haddii Xaaskaaga Alle uu oofsaday ha murugoonin, Walwal badan yuusan ku gelin, Sababtoo ah qorshaha Alle ayaa lagu oofsaday.
@libaanxasan3661
@libaanxasan3661 7 күн бұрын
Alaha u naxristo
@qisooyin.channel.m2
@qisooyin.channel.m2 7 күн бұрын
Alle ha unaxriisto 😢 dar alle Mey udhimatay
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 7 күн бұрын
allaha unaxariisto
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 7 күн бұрын
Allah haw naxariisto wll adna samir iyo imaan allah haydinka siiyo qalbigana haku qaboojiyo m
@cabdulaahi464
@cabdulaahi464 7 күн бұрын
"Alle wuxuu ogyahay waxaydan ogayn" Wll aad ayaad ugu mahadsantahay soo gudbintaada muuqaalada noocaan ah Alle ajar hakaa siiyo.
@ApthirahmanAhmed
@ApthirahmanAhmed 6 күн бұрын
Wll isoo duceeya in allah icaafiyo mudo laba sano ahbaan xanuunsanyaaye amin
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 8 күн бұрын
Xamaas way ku saxnayd naf hurnimadaas Mantana iygaa guul siyaasaded iyo mid military 🪖 taagan waa bilahi tawfiiq.
@SahraIsmaaciil-l8j
@SahraIsmaaciil-l8j 7 күн бұрын
Haa Maxamad dayf illaahay ayaa naga jeclaaday Illaahay ha unaxariiso mujaahidiintii dhamaan
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 7 күн бұрын
Dagaalkii wow dhici ahaa..la ismana hortaagi kareen.qadarta alle swt ayey wax kasta waafaqsan
@user-yd7vaaaaaHidd
@user-yd7vaaaaaHidd 7 күн бұрын
Muuqaaalkan waan u baahnaaa waa muqaal run ah
@MahadHassan-ye2mx
@MahadHassan-ye2mx 7 күн бұрын
M.a Mahadsanid ustaad Abdirashiid, wax wayn ayaa na fahamsiisay, waana ku Mahadsantahay❤
@Ahmed-j3s6x
@Ahmed-j3s6x 8 күн бұрын
Hadda mujaahidiintu waxeey xaqiijiyeen in uu shahiiday mohamed deif sababta eey u dagaalamayaan waa guul ama shahaado insha allah weey guuleysan doonaan
@SahraIsmaaciil-l8j
@SahraIsmaaciil-l8j 7 күн бұрын
Allaah ha unaxariisto Maxamad dayf
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 8 күн бұрын
Welcome back my dearest brother very grateful you time 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fiidowmrk
@fiidowmrk 8 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@souleimanaliaden4341
@souleimanaliaden4341 6 күн бұрын
😢
@gemes1
@gemes1 8 күн бұрын
9:58 Cajiib wax walba aan umalayno guul daro waa naxariis xag alle nooga timid 🤯 Allahu Akbar
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac 5 күн бұрын
Umday islmak ay musilmak.ay madaxad iman diintay kukhamay alle hny siyo hny xafido hny ilaaliyo hny mideyo.amiin❤
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac 5 күн бұрын
U s a urkan shedank ay yahudy galady xun alle ha jabinyo ha qabatoyo amiin allahu❤akbar adunk xaqany shaqeny inshallah❤
@sahalcumarcadde2841
@sahalcumarcadde2841 7 күн бұрын
Legend mar kasta waan ku dhageystaa waana ku taageer sanahay
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 8 күн бұрын
Alaha unaxaristo inta qasa ku dhimatay amin amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XasanSaciid-nn4sw
@XasanSaciid-nn4sw 7 күн бұрын
@@AbdiIbrahim-h2t sxip qofka islamka marku shahiido abaalmarintiisa wuu heystaa alle xagiisana ha uga cabsan islamka halkaas lagu laayayna wa shahid allahu akbr kaliya u cabso kuwo munafiqinta ah ee nool
@JMohammed-h4z
@JMohammed-h4z 8 күн бұрын
Im from oromia ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 horey usoco sxb 🎉🎉🎉❤❤❤
@SalmaanWarsame-m5p
@SalmaanWarsame-m5p 8 күн бұрын
Muxamed Al deeyf alha u aqbalonshahiid nimadiisa😢😢😢
@raxiimacabdiwali8273
@raxiimacabdiwali8273 7 күн бұрын
Mahadsanid walalkeen quluubteenaad dajisay Mahadsanid
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac 5 күн бұрын
Umday islmak ay ❤musilmak ay ❤ alle ha mideyo amiin
@XamdaAadan-c5v
@XamdaAadan-c5v 7 күн бұрын
Wad mahad san tahay wllo waxa badan ban ka faiday
@shiiqkursiofficial2490
@shiiqkursiofficial2490 6 күн бұрын
Sxb waxaa tahay nin cilmi iyo caqli iyo xikmad ilaahay siiyay ee alaah kuu siyaadiyo aamiin
@HassanMNur10
@HassanMNur10 7 күн бұрын
Waxkastaa ee koonka ka dhexdhaca kuma ay dhacaan doonista iyo qorshaha dadka Waxa ay ku dhacaan doonista iyo qorshaha Alle sw
@MaxamadSheekhdayib
@MaxamadSheekhdayib 8 күн бұрын
Mohammed dayf wa guuleysay labada daaroodba
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 8 күн бұрын
Mnshlh alx ayaa guusha siiyey Gaza thanks alle haku Barakeeyo wll
@lixiyolabatankajun1233
@lixiyolabatankajun1233 7 күн бұрын
Waaa faa iido wayn daagaalku ❤❤❤❤❤❤❤❤wayna guulaysan
@AligasXasan
@AligasXasan 8 күн бұрын
Waa runtaa waan kuqanacnay wall alaha kubarakeyo
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 7 күн бұрын
طوفان الأ قصی❤ Allha Guuleeyo muqawamada Gaza way Xoroowi Dontaa insha Allh
@alialiali1421
@alialiali1421 8 күн бұрын
Alle ayaa lajiro, Munaafaqiintii Hogaamiyaasha Muslim ka sheegan jirayna waa la ogaaday.
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n 8 күн бұрын
Illaahay ayaa mahad iodhan iskaleh nasriga iyo gguushana illaahay ha u siyaadiyo
@Mahat_beer
@Mahat_beer 7 күн бұрын
الله أكبر☝️
@Eng-hillaacyare
@Eng-hillaacyare 4 күн бұрын
Mashallah guushu way soo dhawdahay ma joogsan doonto, Inshallaah 500k mardhaw🫡
@alialiali1421
@alialiali1421 8 күн бұрын
Waa sax.
@FatushFatoma
@FatushFatoma 8 күн бұрын
Allah kubarakeyo wll janada Allah na watha geyo
@Kalledpoy
@Kalledpoy 7 күн бұрын
Allha ha unaxariisto mohamed Deyfa 😭😭😭
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 7 күн бұрын
Xamaas may ku fududaane waxay kusocotay talo lagabaaran Dagay wayna ku guulaysaty inta hadhayna way dhamaystiri good aandheerayna way xoroobi dhulkuna waa dhul falastiin leedahay ilaahay ayaa lajira alxamdulilaah guuul qaza
@A_NP-mm5bb
@A_NP-mm5bb 7 күн бұрын
Ku saliya nabiga ❤
@yaxyeandrea4703
@yaxyeandrea4703 7 күн бұрын
Wamahad sanathay ustat
@SowdaRashiid-r3b
@SowdaRashiid-r3b 7 күн бұрын
Yehuda wexey tahay waala argay dunida mantaneh mel laga jecelyhay majirto ahato wadamada gaalada ah 😮qarba yirahden Netanyahu hadu yimado dalkena waa la xiraya...... .🇵🇸❤️🇵🇸❤️😢 alxm falastiin oo xoor ah 🇵🇸
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 7 күн бұрын
Baaraka Allahu
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 7 күн бұрын
Allah akbar guul hamaas free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo iyo maraykanka guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faysalabdulahi5942
@faysalabdulahi5942 8 күн бұрын
Kusali nabiga scw❤❤
@cabdibuskud5243
@cabdibuskud5243 8 күн бұрын
Israaiil ayaa qorshaynaysay in ay weerar ku soo qaadi doonto Qasa bisha Diisambar,balse Xamaas ayaa sirdoonkoodu xaqiijiyeen in ay Israaiil qorshaynayso weerarkaas.Taas ayaa ku keliftay in ay uga horeeyaan weerarkii.
@MaxamedAhmed-dd4sb
@MaxamedAhmed-dd4sb 7 күн бұрын
Walahi wa xaqiiq shekadan
@abdihamiid9573
@abdihamiid9573 7 күн бұрын
Muhammad daif wuu dhintay Allah ha u naxariisto . Lkn ogsonow waxaa jooga boqol daif baa jooga اعز معركه هي من قتل قائد اللهم انصر اخواننا في غزة ❤
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤alahu akbar alahu akbar
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 8 күн бұрын
👍 Thanks 👍 sir 👍
@HassanYacin-k3o
@HassanYacin-k3o 7 күн бұрын
Allahu abkar
@kaysejama1238
@kaysejama1238 8 күн бұрын
Libaxani halkee ayuu ku nool yahay horta caawa xadigii ayuu soo goostey Finka sida qolofta uga qaado ayaan ka helaa Jaceliyaa jabka yuhuuda
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 7 күн бұрын
Turkey 🇹🇷
@IstarGaaciye-w6x
@IstarGaaciye-w6x 7 күн бұрын
Masha Allah wad mahadsantay walal wan isweydiyay dagalka maxey uqaden
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 7 күн бұрын
Alle ayaa mahadleh mudan oo mutaystay wax walboo qiimoleh wax qiimo badan ayay qaataan halyay yada.kaxay rer qaza wxan oran .karnaa waa shiidaalka xornimada rer falastiin maytina maaha bal iskadaa inay mayti yihiine Alle agtiisa ayay kunool yihiin oo Lagu arzaaqayaa
@ladanaden3322
@ladanaden3322 8 күн бұрын
Salamullah walal Abdirashid ❤
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 8 күн бұрын
Inshaallah
@NasraOsman-m7h
@NasraOsman-m7h 6 күн бұрын
Allahu akbar ❤❤❤❤
@XamdaAadan-c5v
@XamdaAadan-c5v 7 күн бұрын
Maxamad dayf miya la dilay alle hau naxaristo hadi u shahiiday
@fitahinoadde8453
@fitahinoadde8453 8 күн бұрын
aniga dadka kle lama yaabani waxan bartay wajiga dhabta ah ee turkiga
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 8 күн бұрын
Asc my beloved brother please make us so many
@hawoahmedali5312
@hawoahmedali5312 7 күн бұрын
Maya maya
@AbdiAgood
@AbdiAgood 8 күн бұрын
❤❤❤Guul Falastiin ❤😂🎉😢😮😅😊🎉😂❤❤
@AmranWali-w1e
@AmranWali-w1e 7 күн бұрын
Allow,guulee.muminita.alahu.akbar
@anasirrrr
@anasirrrr 7 күн бұрын
Axsanta saxiib
@AbdiadamAbdiadam-l6p
@AbdiadamAbdiadam-l6p 7 күн бұрын
Ku sali nabigan maxamed scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw
@AbdixaafidAbdullahi-n2v
@AbdixaafidAbdullahi-n2v 8 күн бұрын
Allaahu akbar
@Axmedgaaciyekismayo
@Axmedgaaciyekismayo 7 күн бұрын
anigu waxan garaan wayey wax yaabaha adka hadashiid
@THE-HAMAS.PRINCE141
@THE-HAMAS.PRINCE141 8 күн бұрын
ASC ustaad Maxamed sinwar waa kuma
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 6 күн бұрын
Waa maya 100%
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz 7 күн бұрын
MAHADSANID
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@dhhol77
@dhhol77 8 күн бұрын
Mohamed deyfa la dilaa la yhy run miyaa😰
@sadaqabdilahi1938
@sadaqabdilahi1938 8 күн бұрын
Haaa wuu shahiidey❤ Abu cubeyda ayaa sheegey❤😢
@sadammohamud3468
@sadammohamud3468 8 күн бұрын
@@Inasuldan1235 Haa wu shahiida y Allaha ka aqbalo ee, Al Jazeera Arabic ku qor KZbin ka , 1 saac kahor ayey Soo dhigeen video 11 daqiiqo soconaya Abu cubeyda ayaa xaqiijiyay Inu shahiiday.
@waasugeguuremedia8115
@waasugeguuremedia8115 8 күн бұрын
Maxamed deyf waa dhintay allaha u naxariisto afayeenka xamas Abuu cubeyda ayaa sheeg booqo Al-Jazira arabic news
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 8 күн бұрын
Haaa wllo waa run 😢
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 8 күн бұрын
@@dhhol77 ilahay ha u naxariisto xamaas ninkii aasaasey ee dadka baahiyaha gaarka ah leh ahaa surkiisa bas buu dhaqaajin karay inta kale baralees buu ka ahaa hadana ayagoon sidaas maanta awood u lahayn baa asagoo masajidka ka soo baxay saladii subax oo lagu jiidayo wiljeer ayey yahudu madfac ku dhufteen horey ayeyna u sii socdeen inta badana wey dhahaan qof naga dhintey uma joogsaneyno waligood baa la laynayey lakin manta oo ay ka awood badan yihiin uma joojin doonaan idanka ilahay
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 5 күн бұрын
الله أكبر🇵🇸💪
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 8 күн бұрын
Wxn warka kamaqlay inuu shahiiday maxamed adayf wlhi wn naxay😢
@DekaAli-dv9ld
@DekaAli-dv9ld 7 күн бұрын
@@nasramahamed8205 wu shahidey yahuudhna cashir bu udigay illa iyagu codsaadan xabad jojiin
@amiinyuusuf3261
@amiinyuusuf3261 8 күн бұрын
Asc Macalin Waxaan Kaa Codsanayaa Inaad kasoo Hadasho Mohammed bin Salman Inuu Mareekanka Siiyo Lacagta $600 bilyan Faa iyada uu rabo wuxuuse ka faaidaa? Mahadsanid
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 7 күн бұрын
Kuwo shaati culimo soo xidhay aya lahaa xamaz waa shar iyo maxay Isugu carinayaan cadowga oo ma mar baa la daynayey awalba, reer qaza sharaf ayey ku noolaan donaan ama iyaga oo dagalamaya ayey ciida ma hoos mar donaan.
@mowharhariir4148
@mowharhariir4148 8 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 6 күн бұрын
masuul muhiimadu waa in la ogaaday inaysan waxlagacabsado ahayn
@caadilmustaf-m3o
@caadilmustaf-m3o 7 күн бұрын
Free palestrina
@taajirxaajiadem
@taajirxaajiadem 7 күн бұрын
Anaa ba raba in an tago halkaas waa jaanis
@AlimohamedAlmohamed
@AlimohamedAlmohamed 7 күн бұрын
Asc
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 8 күн бұрын
Falastiiniyiinta Way ku qasban yihiin iney dagaalamaan,
@Phaisal.shareef.
@Phaisal.shareef. 8 күн бұрын
Mohamed deyf wuuu shahiiidey baaa la dhahayee kasoo hadal dee
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac 5 күн бұрын
Palestine xamas alle gul fcn ha siyo islmak.ay musilmak ay ❤amiin
@CabdiNajib-k5j
@CabdiNajib-k5j 7 күн бұрын
Sxb erdogan kareeb waa hogaamiye garab waayey
@AliMohajim
@AliMohajim 6 күн бұрын
Kuwo culumo sheeganaya oo dhaliilaya xamas waa jiraan lkn waxaysa ogayn in yuhuudu iyadu mar walba weerar ahayd
@AliMohajim
@AliMohajim 6 күн бұрын
Warkasi waa daaca qurunkii carabta qaar oo wadnaha la,aa
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 7 күн бұрын
Maya kuma fududan way daxan yihin
@MaxamadSheekhdayib
@MaxamadSheekhdayib 8 күн бұрын
Xaqiqda inad ku hadleyso aya lamooda
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n 8 күн бұрын
Ninka xamaas u arkay innay fudutatay guna muririn ayaan odhanka raa
@maxamedqaasim9309
@maxamedqaasim9309 8 күн бұрын
Mudane waan kusalaamay, waxbadan ayaad halkaan noogu faaideysay , waadna kumahsantahay arintaas. Waxaan rabay inaan yara saxo, oraahda qeebta sare ee muuqaalka kuqoran , oo ah "Xamaas maqaldaneyn ? " Haddii aan qoraalkaas laraacin calaamad su'aal , sidaas waa sax , balse haddii aan calaamadaas raacino oraahdaas su'aal manoqoneyso . Taas waxaa kafiicneyd in ladhaho "Xamaas maqaldaneyd " oo meesha xarafkan( n) lagu doorsado (d) . "xamaas maqaldaneyn" waa jawaab su'aasha ah , xamaas maqaldaneyd ee iyada su'aal ma aha ! N: B 1) waxaa lagayaabee in qoraalka si saxan looqoray, balse qalad kale uu dhacay . Sida typing-ka. 2) ujeedka kaliye waa saxid .
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 7 күн бұрын
Ani xataa sas aad sheegtay ila saxan
@maxamedqaasim9309
@maxamedqaasim9309 7 күн бұрын
@@HalimaxasanKaahiye Haa, sidaas miyaa
@MrkingBoy-b7z
@MrkingBoy-b7z 7 күн бұрын
Guul xamaas
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 6 күн бұрын
waxaad tahay falanqeeye rug cadaa ah
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 8 күн бұрын
Welcome back my dearest brother very grateful you time 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 6 күн бұрын
Waa maya 100%
QORSHAHA TRUMP EE GAZA WAA MİD WANAAGSAN FALANQEYN
17:06
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 28 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
WAREEGİİ AFARAAD EE MAXAABİS İSDHAAFSİGA WUU DHAMAADAY
14:03
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 21 М.
MAREYKANKA HORTA YAA DEYN KU LEH MAXAY TAHAY 34 TRİLLİON DOLAR DEYNT AH
14:34
Jasiiradda Waddada Xujeyda : waddadii hore ee Qarsoon ee Kacbada - Jasiiradda Koomaali
26:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 152 М.
SOMALI FIGHTER WINS IN CALIFORNIA
13:23
FarahMMA
Рет қаралды 57 М.
QURAANKA KARİİMKA SİDDEE AYUU U SHARXAY BİLOWGİİ ABUURKA KOWNKA (2)
18:21
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 475 М.