TALYAANİGA MUXUU KA DAMACSAN YAHAY SOMALİA? MA GUMEYSİ KALE?

  Рет қаралды 48,777

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Пікірлер: 162
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 Жыл бұрын
Taliyaaniga kheyr kuma soo socdee shartiisa Allah hanaga badbaadiyo Ilaahayow dad caqligooda ka faaideysto naga dhig Somalia dadkeedi waa ay hurdeen Allow natoosi anaga oo waxbaraney hadda haddii markale gumeysi galna ayada oo la raadinaayo wax yaabo deeq ah ama shilaad yar waa shar aad u weyn iyo aqoon jaahil laga yahay runtii waa masiibo Mahadsanid ustaad.
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Aamiin yaa Allh yaa Raxmaan yaa Raxiim towfiiqda Alle hana waafajiyo Alle raali hanaga noqdo.
@hanadaxmadnuur
@hanadaxmadnuur Жыл бұрын
Italy 🇮🇹iyo somalia 🇸🇴kala qarado haku yallan moye wa Hall wadaan
@mohamedabdimuhumed4550
@mohamedabdimuhumed4550 Жыл бұрын
​@@hanadaxmadnuur sidee ku noqdeen bal inoo sheeg
@hanadaxmadnuur
@hanadaxmadnuur Жыл бұрын
@@mohamedabdimuhumed4550 dowlda Italia somalida wey qadarisa
@geeleibraahimcusmaan8041
@geeleibraahimcusmaan8041 Жыл бұрын
Masha Allah umadda Soomaaliyeed way ogtahay waxa uu ku sameeyay taliyani أعوذ بالله من التليان من شره وكفره
@fatmaomarabow7457
@fatmaomarabow7457 Жыл бұрын
Jazakumullah kheir ustaad, videowgaan in dawladeena aay maqashasho Ayaan rajeena walahi xaqiiq ayaa ka hadashay
@rahmamohammed1595
@rahmamohammed1595 Жыл бұрын
Rabi ku xifdiyo ku jeclado
@maxameddeeq13
@maxameddeeq13 Жыл бұрын
Masha'allaah waxaan aad ugu faraxsanahay sida wacan aad xogtaan noola wadaagtay waana kaaga mahadcelinaya Intaa ka dib waxaan madaxda dalkeenna usheegaya inay il gaar ah u yeeshaan xiriirkan uu la yeelanayo dalkan talyaaniga
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 Жыл бұрын
Allaha ku daayo walal sida quruxda badan eed utaxliilisay iyo waqtiga qiimaha badan eed noo hurtay🙏❤
@jaaluud5395
@jaaluud5395 Жыл бұрын
Maasha alaah soo badi professor abuukaroow waa ku sugeeynay
@EBYAN5
@EBYAN5 Жыл бұрын
Wlhi waxaan madhagaysan karo wayo runtu way xanuunbadanthy wadankeyga waxna umaqabankaro ilhow madaxdeena kadhigay kuwa caqli leh ciil badanaaa😢
@maxamadcabdisalaan9967
@maxamadcabdisalaan9967 Жыл бұрын
I.n waan kabixi doonaa siyaasi jaahil ah in ow nahugaamiyo
@EBYAN5
@EBYAN5 Жыл бұрын
@@maxamadcabdisalaan9967 ilahay hanookaso
@Suldan-IMW
@Suldan-IMW Жыл бұрын
Hassan Garguurte,ayaa gacanta u geliyay wadankii wadamo shisheeye.
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Жыл бұрын
Mash alaah ninsojeeda aya tahay wllo shukran here usoco waligaa
@alibaana700
@alibaana700 Жыл бұрын
Masha Allah allah ku barakeyo waa hadey dacad katahay sidaad u bayanisey
@Ahmeds222
@Ahmeds222 Жыл бұрын
Barashada aftaliyaaniga jaamacada aan dhigto aa laga bixiyaa ayadoo free ah sxb
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
ITALY 🇮🇹 ayaa Dhaama imaratka carabta 🇵🇸 .
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Жыл бұрын
Aqoonyahan sare Guulayso💚💚💛💛
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 Жыл бұрын
ماشاءالله شكرا walal qaliya ✌🇸🇴
@abdikaafiahmed9003
@abdikaafiahmed9003 Жыл бұрын
Ayaantan update baa tahay sxib muqalada noso badi mahadsanid
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 Жыл бұрын
Hada turkiga waxa uu Naga helay suuq cusub waxa aan ka soo iibsanaa daawo alaabta guryaha dharka iyo waxyaabs laisku carfiyo iyo kuwa ee dumarka isku qurixiyaan dad ayaa sidaas hormar umaleeyo soomaalido badanaa waa Maan gaabyaal
@alibile7957
@alibile7957 Жыл бұрын
Sxb sodhawoow alhamdulilah lkn ogow inyar kaliya ba nu nahay inta waxan aragto ee somalia ha nolaato cadawgha na ha jaabo Amin
@mohamedibraahim8379
@mohamedibraahim8379 Жыл бұрын
waxaa fiican in aan barano luqadaha dunida waayo xikmad baa odhanaysa baro luqad dadkale haka nabad kashee dhagartooda
@maxamuudgamta4276
@maxamuudgamta4276 Жыл бұрын
first comment guulayso ustaad
@meersiissports2515
@meersiissports2515 Жыл бұрын
sanadkii hore waxaa la bilaabay Radio Mogdishu oo ku hadla afka dowlada in mudo nuso saac ah warka lagu aqriyo aftalyaani waxaan isweeydiyay waxa loola jeedo?
@Khadar___Jr
@Khadar___Jr Жыл бұрын
Sxp si khaas ah inaan kuula soo xiriiro ubaahnahay intee kaa hellaa
@kormeer12
@kormeer12 Жыл бұрын
Hadaba radio mogdisho duhurkii af taliyani ayey war ku akhrisaa Wadankeen allah ha inoo hagaajiyo
@OMARCHANNEL9
@OMARCHANNEL9 Жыл бұрын
Saxibkey maalintii 2 Videos Ma Nooso Dhigi Kartaa?
@Suldan-IMW
@Suldan-IMW Жыл бұрын
Asxaabta waxaan waydiin lahaa,Sharciga talyaaniga kawarama gaar ahaan Passportiga qofka haysta. Mise ma bixiyoba Passport
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
ADEER. WAA SHEEKO RAQIISA.
@safiyonastexofarxiyo4822
@safiyonastexofarxiyo4822 Жыл бұрын
Waxtar Ayaan rabaa weliba nav tenda sxb
@sirdoontv9557
@sirdoontv9557 Жыл бұрын
Ustaad luuqada talyaaniga hadda naguma cusba laga soo bilaabo siduu dalka uga baxay ilaa hadda Radio muqdisho oo kan dalka ah wararka afka talyaaniga waa kaga baxdaa
@ActionChannel-oe1kr
@ActionChannel-oe1kr Жыл бұрын
Luqad wax madhibto meqasano ayu gumesanayen UK Italian somalia ma afkena aya isbadaley
@maxamedcabdulilaah3299
@maxamedcabdulilaah3299 Жыл бұрын
Nice good Interpersonal brother
@salmaanhappy874
@salmaanhappy874 Жыл бұрын
Ustaad C/Rashiid 24 kii Saac ee la soo dhaafay
@manasaryare156
@manasaryare156 Жыл бұрын
Ustaad Hormat wacan
@mmali9953
@mmali9953 Жыл бұрын
Talyaniga qudhooda wa in eybartaan luuqadeena si lamid ah wayoo wax aan qeebsanno ceeb ma ahan Sidoo kale warshadaheena ey dib usoo celiyaan shaqdoodii
@arimahabulshada5406
@arimahabulshada5406 Жыл бұрын
Raali kama rabno waa sheeydaankii ugu horeeyay Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 baa'bashahy inkasto dad wali wiil u raadinayy Italian 🇮🇹🇮🇹 waxaaba loo qaada in Russia lala xirto intii LA aadi laha America 🦅🇺🇸 io Reer Europe
@najlaxaji6211
@najlaxaji6211 Жыл бұрын
Cispital digfeer aa kayabay warqad dhaqtar kuso siiyo ma aqrin kartid wayo af turki o kuqoranyahay cispitalka dhan a saas eh dawada waxa dhan afturki waye, marka waxan isweydiye sbbta dad dhan o wadankoda ugu imade xita hda caawinesid a luqadada meel dhano muhiim u ah dadka ugu qore waraaqaha dhaqtarka o kaso baxa? io dadkan kale o ogolaaden in wadankodo loogu imaade se ahaataba halogu imaade in luqada dadkoda ku hdlin lo isticmalo goob muhiima sida cispitaalkas?
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Жыл бұрын
Wllo ilaahay ayaa inoocadeeyay inaanuu gaal naf inoohaynin lkn inaga ayaa dhidhiman gaalmarwalba waxa uukufikirayaa sida uu adhaxda kaga jabinlahaa
@cabdulaahicabdiiidle755
@cabdulaahicabdiiidle755 Жыл бұрын
sxb ha isbarbardhigin talyaani iyo imaaraad iyo dowlada muslimiunta wax uun tarta ee TURKEY
@abdialimohamod2817
@abdialimohamod2817 Жыл бұрын
Ac walaal wayba ka socotaa barashada afka taalyaanigu waddanka qaarkii weliba lacag lagu siinayo dadka baranaya
@malyuunhussein1395
@malyuunhussein1395 Жыл бұрын
Mahadsanid wlal
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 Жыл бұрын
Ilahow mdax mahaysanee noo gargaar Somalia wy udhamaaty wx fcn kma Soo socdaan
@SacdiyaMaxamed-bu8fv
@SacdiyaMaxamed-bu8fv Жыл бұрын
Taalyaanigu waan necmahaay sababta oo ah dhulka ogadeeniya ayuu siyaay ethipia
@Happy-go-l
@Happy-go-l Жыл бұрын
Wahey wah, Allow Somalia rag soo jeedaa ugu deeq raggena weey hurdaayaaan e reer ba ayooow yaaa ku leh.
@crisaaqmuhyadiin1268
@crisaaqmuhyadiin1268 Жыл бұрын
Adeero calankaa buluuga ah intuuu taagan yahay nabadu ka dheer soomaali midawda ka dheer😥😥😥💔
@Queen____Chanel
@Queen____Chanel Жыл бұрын
Ilahy hanaga qabto wax walbo oo dhibato nagu ah
@abdiwelimuse1696
@abdiwelimuse1696 Жыл бұрын
Nin wax bartay waku salamay
@Anfacmedia1
@Anfacmedia1 Жыл бұрын
Dadki hore wayba kaso gudben lkn hada anaga gumesi dad ban ku jirna waa in carurta aan dhali dono ugu sii digna 😢
@cabdulahicabdikarim8010
@cabdulahicabdikarim8010 Жыл бұрын
dariiqooyinka waxba kama taqaanid kir iyo kal
@mrpirate3020
@mrpirate3020 Жыл бұрын
Waxa socda gogol xaadhka soomaalida gaalada ah ee qurbaha ku dhaqan waana waxyabaha fooda ku soo haya bulshada horey loo burburiyey 😢
@titokhirsimedia4721
@titokhirsimedia4721 Жыл бұрын
Maxaa kujaban hadey yimaadan
@Guilermo01
@Guilermo01 Жыл бұрын
Qabyalada sulaysa waa u bahanahay
@rooraayecalimurjaan377
@rooraayecalimurjaan377 Жыл бұрын
Yaa sheegay in talyaani faafiyay qabri la siyaarto: fadlan run u sheega dadkeenna.
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
شكرا لك
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Italia marabna mana dooneena anaga af ayaan lenshay
@abdullahiabdigesey6946
@abdullahiabdigesey6946 Жыл бұрын
Aniga ayaa fcn ugu hadlo wlhi marka Shaqo bilabato ha la isoo waco please mhd sndn ❤
@Wahiib_Show
@Wahiib_Show Жыл бұрын
Dhaga hadalka nagadaa
@jadhatv8234
@jadhatv8234 Жыл бұрын
Haddiiaytahy aan baraarijinu dadkeena
@gellegaab8735
@gellegaab8735 Жыл бұрын
Taliyaniga ayaa ka fiican imaratka
@hanadaxmadnuur
@hanadaxmadnuur Жыл бұрын
Italy waa dalkena hadaa somali nhy
@ibrahimmahamud7852
@ibrahimmahamud7852 Жыл бұрын
Carab Wax aan qarax eheyn iyo madhab wahaabi ah lagama dheefin , wadaadadii carabta Wax kusoo bartay waa kuwaa umadii islaamka eheyd gaaleysiinaya kadibna dhiigooda baneysanaya , somalia carabta Dan uguma jirto in ey xariir la wadaagaan , gaar ahaan , imaaraad , qadar , sacuudiga , wadamadaas ma rabaan somalia awood leh in ay soo laabato
@mahamudmohamed6624
@mahamudmohamed6624 Жыл бұрын
Waan idin salamay Italiya waxay igadilen reerkeyga oo dhan anigo kuhad layo magaca. WACDAN ama tariqdii LAFOLE . Arintas bal sobar mahad sanid
@abdullahmateio5856
@abdullahmateio5856 Жыл бұрын
Markeey 1 milion somali orginal ay gaalaysiyan xukunka ayaga la wareegi doona kadibna meshas wxa ka bixi doona Qabiilada waana mashruuca ay raban in somalia laga dhigo laba diin dad hysta gaalo iyo muslim oo somali ah kuwa gaalad ah Ayeey hubeyn doonan ayganA power ka lala raba. Marka somali intey isku mashqulsan tahy ayaga laga mashquulsan yahy. Shartoda allah ka badbaadiya
@abdirahman4809
@abdirahman4809 Жыл бұрын
Wa xaqiiq in wadamadani Dano badan ka leeyihiin si danahaasi u fududaan na wa inay sameeyaan dad luuqadooda ku hadla balse wa inad labo arrin ogaata; in dan laaga yeesha ceeb maaha oo aduunka oo dhan ba dano kala duwan iska leh ee waxa ceeb ah inad adigu dan yeelan weydo, tan kale luuqad in la Barta marnaba wax yeelo maaha ee wa jaanis aad ka fa'iidaysan karto
@abdisaid1483
@abdisaid1483 Жыл бұрын
Hadu inu wax na baro rabo thrakhidiisi xumayd ee madoobayd xasuuqi iyo dilkii chacabka horta magdow haka bixiyaan Isla xisaabtana Dib haloo furo kadib Ayan wada hadli karnaaa
@salmaansaid5712
@salmaansaid5712 Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid waxan kunoola mudo 6 sano ah wadanka talyaaniga runti waa dad nagu leh tarikh mudanah nasoo xukumayey Wanah dad qiimeya Somaliada uguna waca Somalo di italiano Dhanka sharciga waa dad kusiya somalida mudo dhan 6 biloood unah fududeya soqatida qoyska muda aad uyar fikir ahaana waxan qabaa in lalagalo heshiiiisyo ay ugu jirto Somalia faido isaganah ugu jirto faido 1: waa in uu fududeya Cuba qabataynka dhanka hubka si loola dagaaalo nabadiidka 2:waaa in dhisaa kabayasha dhaqaalaha iyo bilicda wadanka sida wadooyin dakado iyo eraboora 3:waa in uu Kala shqeya somaliya wadanka talyaaniga dhanka iyo dublamasiyada wadamada kuhareeraysan Somalia sida Ethiopia Kenya jabuti in ay kadayaa faragalinta ad ka ubahsan ee kuwadaan 5 waa in lahela amni cadalad Kala danbeen iyo nolol dhaman gayiga somalida Wanah in aad iyo aad loga taxadaraaa heshiishyada
@zamiir143
@zamiir143 Жыл бұрын
dhamaan waan haysanaaa anagaa dalkii jooga waxna uma baahnin❤️
@bajacolow9135
@bajacolow9135 Жыл бұрын
Lakiin maxaa kenya Iyo itobiya looga rebaa gumeestaha???
@queensundus1115
@queensundus1115 Жыл бұрын
Kenya iyo Ethiopia Wala gumesty Kenya engiriska gumesty Ethiopia Italian ba gumesty 😌
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 Жыл бұрын
My Ethiopia WAA wadanka kliya ee Africa kuyaal ee aan lagumaysan
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 Жыл бұрын
@@suhaylatu8354 waxaas yaan laguugu sheekeen Ethiopia talyaani ayaa gumeeystay
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Жыл бұрын
Maashallah luqadaha muhiimka ah Waa luqadaha Somaaliga, carabiga, Englishka. Kadib sawaaxliga.
@enasabdi6306
@enasabdi6306 Жыл бұрын
Waxn rajynaya markan inaga inan gumaysano😂
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 Жыл бұрын
Gumeysi kalle Allah ayaaa kamagan galnay
@qeysqeys8736
@qeysqeys8736 Жыл бұрын
Somalia in dib loo gumeesto oo dib loosoo diyaariyo maxaa kujaban xornimadii aan heeysanahay soow anagaan qax rahriib isneceen iyo kala carar ka faa iidnay
@bajacolow9135
@bajacolow9135 Жыл бұрын
Cawa Waa I dhafay 🤔
@bajacolow9135
@bajacolow9135 Жыл бұрын
Maxaa looga rebaa gumeestaha kenya Iyo itobiya sadax wadan oo cadaan Ah bas loo shegaayo?🤔
@Salmanmuse1
@Salmanmuse1 Жыл бұрын
Ustaad af Chinese ka waran
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Keep going
@bajacolow9135
@bajacolow9135 Жыл бұрын
Caawa Waa Ka soo tahay 🤔🔥👀
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 Жыл бұрын
Naftaada kabadbaadso Allaah
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 Жыл бұрын
Hadalka Alle halabarto nagtada kabadbaadso Allaah
@mohamedhashi1434
@mohamedhashi1434 Жыл бұрын
Manshallah guul
@geeleibraahimcusmaan8041
@geeleibraahimcusmaan8041 Жыл бұрын
Maxaa guul ah
@mohamedhashi1434
@mohamedhashi1434 Жыл бұрын
@@geeleibraahimcusmaan8041 somaliya
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHO IS THE LAND ??? IDON'T CARE WHAT YOU BELIEVE IDON'T CARE WHAT YOU LOVE
@sacdiyomacalin3640
@sacdiyomacalin3640 Жыл бұрын
Godobtii uu dadlkeena Ka galy taliyaniga io xabashida cidii ma qasha amaba akhrisaa wlhi taliyaniga io xabashida dambe so may qadeeen Amiss imisa university aydaaba dadka bari hdeer la joogo Lkn Ayan daradu waa masuuuliyiinta an eegen
@abdinaasirmohamed9629
@abdinaasirmohamed9629 Жыл бұрын
Sheeko qurafaat ah weeye in talyaani faafiyay booqashada qabuuraha iyo barakeeysiga
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Yaa ka yeelaayo Gumeeysi waala hormaray horaa loo soconayaa waa la soconayaa Gumeeysi diidnay.
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Жыл бұрын
Lph welcome back sharaf iyo karaamo 🙏
@rafiiqrafiiq
@rafiiqrafiiq Жыл бұрын
Hi shiikh adunka anga ka hrny
@abdideckhersi5392
@abdideckhersi5392 Жыл бұрын
Ilaaahy hakaaa cafiyo dariiqooyinku talyaani hortii ayey jireen caalamul islam o dhana waa ka jireen taas iska sax
@mubarikkiko2376
@mubarikkiko2376 Жыл бұрын
Cunsuri weyn baad tahay beenaaLe ✊
@mohammedawil4750
@mohammedawil4750 Жыл бұрын
Talyaniga kaliya ma ahan wadankasta oo ahaa gumaystayashi hore ayaa hada Don Donaya wada Madii hore
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Жыл бұрын
Xorriyada maaha wax inta halmar laqaato ay meel kuu taalayso weligeed, inaan xornimada loo sii dhiman oo lasii wadin waxay xaq daro ku tahay dadkii markii hore usoo dhintay koleeybo qabiil ayaan isku dilnaaye dagaalna waa naqaanaye maan isqaybino raggena iyo dumarkeena qaar jeebka ka dagaalamo oo lacag bixiyo qaar maskaxda ka dagaalamo oo qorshe dajiyo iyo qaar safka hore galo oo naftooda u huro sidaan ilmeheena mustaqbalkooda u badbaadsan lahayn xitaa anakoo qabyaaladeena iska wadano.
@ibrahimmahamud7852
@ibrahimmahamud7852 Жыл бұрын
Somalia soomaaha maanta kuwaa gacmahooda isku halaagaya qabiil iskudilaya diin iskudilaya meel waliba dhiiga daadanaya , somalia maanta dhibka ugu weyn heystaa waa carab marba shaikh noo soodiraya diinta mid cusub inooga dhigaya qarax dhib rafaad carabta shartooda somalida badanaa kuma baraarugsana lkn ilaah shartooda hanaga qabto
@Mullaaxo
@Mullaaxo Жыл бұрын
Waxad tidhaa Somaliland , Jabouti iyo Somalia Haysku Darin wadamada Inader
@XasanCabduleXusen
@XasanCabduleXusen Жыл бұрын
Waxa nasib xuma ah quf adiga ku gumeysan Jiray hada utakto wa masibo Somali u so hoyatay
@jimicsade
@jimicsade Жыл бұрын
Somaliya horta ma bila caqli ba waxad moda dadka ugu caqliga yar calamka wan yabay anigu tolow xilimay nasan mise nasiba uma laha
@fatimaabi7285
@fatimaabi7285 Жыл бұрын
Aduunko dhan ba raba somaliya
@israacad
@israacad Жыл бұрын
Maxaa Soomaalida u dan ah? 1. Qabiil ma danbaa? 2. Isquursi ma danbaa? 3. Qaxis ma danbaa? 4. Qarxis ma danbaa? 5. Qabqable ma danbaa?
@Mohaaabdalle
@Mohaaabdalle Жыл бұрын
Jaamacadaha qaar kamid ah ayaa lagu bartaa Afka Taliyaaniga, idaacaddana marmar ayay kasoo gashaa waliba Tv-ga qaranka.
@maxamedbariise2204
@maxamedbariise2204 Жыл бұрын
Idaacada qaranka aya aftalyaani kuhadasha aad ayana uga xumaady marka arky idacadi qaranka oo hormarineeso af wadan kale leyehe
@abdirahinabdiwahid7007
@abdirahinabdiwahid7007 Жыл бұрын
Ustaad xashiish ma cabta waxaan kla garan la ahan inad waalan thy io inaad xashiish cabto magac ustaad wa wadata waxaan caqli qadan karin sidad nogu wadey anagi ayd xoolo no aragtey nio naga xishoo
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Жыл бұрын
Hhhhh se cml
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Xaqiiqtan Talyaanigu dan waynbuu Soomaaliya ka leeyahay waana sidaas aad u falanqaysay.
@Rusheye
@Rusheye Жыл бұрын
Gartay✊🔥
@aminamohamed6121
@aminamohamed6121 Жыл бұрын
Hada. Hala. So. Celiyo. Talyaniga. Iyo. Ingiriska. Sabab. To. Ah. 30.sano.ilaa.hada.nabad.maleh..mana.somuqato.
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Talyaaniga waxaa soo wakiishay reer galbeedka, ujeedkuna waa in xiriirka hawada maraya ee turkiga & soomaaliya loo carqaladeeyn lahaa.
@anisabashir7514
@anisabashir7514 Жыл бұрын
Bal waan arki doonnaa wxi dhaca
@cmc1154
@cmc1154 Жыл бұрын
Dhibaatada gumaysiga waxaa kamid ah xataa adiga inaad erayga problem ku soo celceliso adiga oo heli kara eray afsoomaali ah oo aad ku badalato
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA ALLE CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO QABIIL KUU DOONO MUUNOQODO ISCADEEYA
@Halgan_weeye_noloshani
@Halgan_weeye_noloshani Жыл бұрын
Marka aad leedahay Inan gumeed Cuqdadaysanow "Waxaa jira dad weli ku qanacsan xuduudihii ingriiska" waxad ii sheegta maxay ku kala duwanyihiin Xuduudka Kenya iyo Somalia u dhexeeya iyo Midka Somaliland iyo Somalia u dhexeeyaa? Neef carrab la' baad tahaye ka jawaab bal.
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
Mudane birmade🪑🇸🇴✌️
@maxamadcabdiraxman6662
@maxamadcabdiraxman6662 Жыл бұрын
Nio yaa wax fahmayaa hee
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
SOOMAALİDA OO DHAN WAXAA LAGU XİRAY SİLSİLAD AYSAN İSKA FURİ KARİN
30:33
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 227 М.
DAGAALKA LAASCAANOOD İYO XAQİİQADA DAAHA GADAASHİİSA
18:40
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 82 М.
Musiibaddii shidaalka ee ku habsatay dalka Chad 🇹🇩
10:38
Waaberi Media
Рет қаралды 56 М.
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН