Telefishinka Somali Cable oo Gudaha u galay Dhulkii Ceelasha Biyaha ee dhawaan la burburiyay...

  Рет қаралды 2,707

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Telefishinka Somali Cable oo Gudaha u galay Dhulkii Ceelasha Biyaha ee dhawaan la burburiyay iyo Fariin Adag oo loo Madaxweyne Xasan Sheekh,haddaba maxey tahay Qeyladhaanta Shacabka?
Wariye Ismaaciil Yabaroow ayaa kawaramaya.

Пікірлер: 12
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Ай бұрын
Dhulka wacdan cisman aaleh waa nasiib daro eelaay in aay waxdumiso aaway madaxweeynihii hawiye xasan sh.aaway
@bazeera5520
@bazeera5520 Ай бұрын
Xaq maha in dad meel aan loo diyaarin .in cagaf cagaf la mariyo xaqa maaha
@AdamMusa-q3k
@AdamMusa-q3k Ай бұрын
😮😮😮😮 NAAG SIDEEY KU YEELATAY LABA KUN OO GURI BOOS AAY KU FADHIYAAN
Ай бұрын
qof kasta oo xamar joogay 1990 kii waa ogyahay , dhulka u dhaxeeya Asluubta ilaa jaamacadda lafoole wax deegaan ah kama jirin, marka laga reebo baar xaraf iyo treedishe.
@AdamMusa-q3k
@AdamMusa-q3k Ай бұрын
siyaad bare boos somaliya kama dhisan soo lagu ma faani jirin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
War dhulka iskaga kaca hadaydin lahayn oo ilaahay kabaqa
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 Ай бұрын
Waxaan waa dulun kuwii burburiyay waa in talaabo laga qaada .dad masaakiinta in sidaan loo galo waa xaqdaro
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 Ай бұрын
Madax weynaha away asigabo dhinac kaga jiro bobke lafta garen dhinaciso kagalay Alow sahal amraha
@Nura.Nalka114
@Nura.Nalka114 Ай бұрын
Kkkkkk ar cidaydaa😂 xasan Sheekh Waa ka cabsanysiin haye unuka lee is dhacowhayno hawiye ka qaad hawiye sii cadaalada alaha idinku toosiyo dulmiga aan dhaafno si aan u naaxno
@bonfire7803
@bonfire7803 Ай бұрын
Jaahilin😮😮
@AdamMusa-q3k
@AdamMusa-q3k Ай бұрын
Dadkii goofka lahaay xasan abshir inta uu xoog uga qaaday shamaad maxamad siyaad siiyay xoogas warqad sharci ah miyaa
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuul 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO Bushra Bashiir Cabdi 08 09 2024
25:36
Somali cable
Рет қаралды 2,1 М.
55-SANO JIRKII REER BURCO:-Jarmalka,Burco,Hargeysa ilaa Jilib.
7:32
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 16 МЛН
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 148 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН