Wll sual Ayan qabaa qof ka maqan wadanka AA wuxuu idhehhy Mastercard si uu uisticmalo Marka ma isticmali karaa hadaa inta ugu qado Mastercard bank Somali kuyalo
@kobcisoacademy Жыл бұрын
Inta aan ka warqaba haa walaal, marka uuu qofka lacagta rabo in uu isticmaalo waxa uu fiirinayaa hadii calaamda MasterCardka ay ku calaamadeysantahay. Waxaa kaloo ogaataa in lacagta loo badalayo lacagta wadanka uu joogo laga isticmaalo. Sidoo kale, waxaa jirta lacagta sarifka in lagu soo dalaco, waxa ayna ku xirantahay nidaamka wadanka uu markaa qofka joogo. Inta aan ka warqabo bangiyda caalamiga ah bangiga kaliya aanan lacag sarif ah dadka ku dalicin waa bangi la dhaho HSBC.
@barkhadleahmed6619 Жыл бұрын
Walaal waxaad kasoo hadashaa credit union
@kobcisoacademy Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/m6XZc3psZtWGjK8si=1AGXtqd3B6MRDEYa Walaal halkaa ka dhageyso