NIMCAAN HILAAC & HODAN ABDIRAHMAN (XILASHO) OFFICIAL VIDEO ♥ 2016 ♥ HD

  Рет қаралды 3,200,996

TheGobfilms

TheGobfilms

Күн бұрын

DONT EVEN TRY TO COPY THIS MUSIC!
GOBFILMS
ERAYADII & LAXANKII: ABWAAN HASSAN DHUHUL LAABSAALAX

Пікірлер: 877
@LA-rs4ox
@LA-rs4ox 2 жыл бұрын
Heestan waxaan bartay 6 sanno ka hor, aniga oo xidhan, waliba ku xidhan waddan aan tahriib ku marayay. Gabadh aanu is jeclayn ayaa iyana aanu kala tagney markaas, oo aan ka warwarsanaa sidaan u ilaawi lahaa. Waayaha aduunyada iyo walbahaarka meeshaan ku jirey ayaan ka weheshan jirey. Mahad ha idinka gaadho Laabsaalax, Nimcaan iyo Hodan.
@NaimaQaniChannel9097
@NaimaQaniChannel9097 2 жыл бұрын
Ani manta dhagaysanayaa iguna horaysa 20 jully 2022
@AmazedBywacan
@AmazedBywacan Жыл бұрын
Inad ilawday oo ka kabsatay baan kuu rajenaya
@sacdiyosiman-j6x
@sacdiyosiman-j6x 9 ай бұрын
Jaceylkaas halke ku dambeyay🎉
@suldanugas6727
@suldanugas6727 8 жыл бұрын
Qabyaalada joojiya walaalo Soomaaliyeed ayaanu wada nahay. VIVA Faniinta Somaliyeed.
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 жыл бұрын
Suldan Ugas Manta Kadaran Walee Wxad shalay ka hadleysa
@yasmiinsaciid4569
@yasmiinsaciid4569 Жыл бұрын
Xaq caashaq leyhy marka ilaqiqada eebe kala xoronay
@CabdifataaxMaxamuud-p3w
@CabdifataaxMaxamuud-p3w Жыл бұрын
Waa hees xusuus igu leh Aniga iyo gacalisadayda muna mustafe dhagaysan jirnay hada waa xaaskayga alle ha daaye 2 wiil ii haysaa markasta Wan dhagaystaa wlahi heetsan cawana aniga iyo iyaduba waan wada dhagaysanaynaa ❤❤❤❤❤
@IsmahanMuuse
@IsmahanMuuse 11 ай бұрын
Mashlah walala ilahay ha isku kiin barakeeyo
@CabdifataaxMaxamuud-p3w
@CabdifataaxMaxamuud-p3w 11 ай бұрын
​@@IsmahanMuuse Thanks 🙏🙏 wllshye
@najmanituu7749
@najmanituu7749 5 ай бұрын
M.Allh wllo isku waara🤲
@AbdihakinAhmed-f1k
@AbdihakinAhmed-f1k Ай бұрын
Santa ❤
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 Ай бұрын
Maasha alh
@sabrinpea
@sabrinpea Жыл бұрын
2023/1/15🙇😭😭😭🙏🙏📞📞📞😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry gulled maxamed wllo I miss you walhi
@ahmedhusni9506
@ahmedhusni9506 8 жыл бұрын
❤sow kuuma xaadhin lubigoo dadka kama xigo oo dumar kama soo xulan Duun xaiiir u dhalaty ❤ Fananka koxda xidigaha #Nimcaan_Hilaac 👏 👏 👏 👏 Hodan Abdirahman 💙
@cabdulaahixasanaadan5265
@cabdulaahixasanaadan5265 3 жыл бұрын
Hadn cbdi raxman aad utageeraa runtii qof agteyda qaali ah wayeen
@naasirxasan9849
@naasirxasan9849 5 жыл бұрын
Heestan xasuus gaara ayey ii leedahay sanadkii 2018kii markaan xasuusto waan ooyaaa ilimada iskuma xejin karo waxaan ku xasuustaa jacaylkaygii Alle ha dhowro
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 4 жыл бұрын
Hhhh mxd xasuusata
@Ladan-gs1zg
@Ladan-gs1zg 4 жыл бұрын
Kula mid ahay 2018 anigoo jecl ihayo dhagesan jiray 2020 la joogane qofkas ma calfan
@aishamohamed3425
@aishamohamed3425 3 жыл бұрын
@@Ladan-gs1zg qof kale maa adna arooste
@deeqsuldaan6091
@deeqsuldaan6091 3 жыл бұрын
Maxaaku heley
@1972543
@1972543 5 жыл бұрын
Kama chiro...I love the way it comes to a sudden abrupt end!lovely
@bederjama1291
@bederjama1291 8 жыл бұрын
ninkan umabaahna wax soocaansaara codkiisa ayuu cidkasta kukasbanayaa runtii wow long live nimcaan
@fatxiisuroon4317
@fatxiisuroon4317 3 ай бұрын
8⃣ years kadib walal hada manooshahay❤
@nihalmohammad8934
@nihalmohammad8934 8 жыл бұрын
Hodan wan jeclahay fanan somali wa fananada jeclahay love you xabibtii macan 💖💕😘 qurux cod Mashallah Allah ku dhameyay
@hanadiscoofficial5329
@hanadiscoofficial5329 4 жыл бұрын
Sow kuma xaqdhowroo🙏 Sow kuma xurmeeyoo😘 Xag kastaba danteenii💋 Xagal daac kama jiro♥️
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Masha Allah, codad macaanaa labadan fanaan laftoodaaba dun xariira ah, ilaahow idin daa. 🌹❤🌹👏👏
@baylecali4778
@baylecali4778 3 жыл бұрын
Xasilooni maad galin
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 4 жыл бұрын
Sow jaceyl xad dhaafoo aawadaa naftii xulay inaan kugu xamdiyo oo kuu xiiso ima badin fitaaxoow ❤❤❤❤
@abdilahiabdi8216
@abdilahiabdi8216 8 жыл бұрын
caadi maaha heestan way igu socotaa sida shaaha ookale thanks hodan😍 dheeman iyo Hilaac 😄 👏👏👏
@sayidchannel2033
@sayidchannel2033 3 жыл бұрын
Heestaan yar aan saxiib ahayn baa jeclaa gabar uusan arag oo ay facebook iska barteen buu u qaadi jiray
@subeerabdilahi7033
@subeerabdilahi7033 3 жыл бұрын
Ila Imnka Heestan Wan Tageera O La Marayo 2021😍
@quuenoftheworld9363
@quuenoftheworld9363 3 жыл бұрын
Wku slme
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 2 жыл бұрын
Me too ilaa 2022
@abdilathifofficial8464
@abdilathifofficial8464 Жыл бұрын
Sow kuuma xarin lubigoo Dadka kagama xigo oo Dumar kamaso xulan Sow xilo gobaday Dun xariir udhaatay Qalbigayga kuu xidhan Xasilooni maad galin Xaqa cashaq leyhay Markad ila xilqadan Dhiba kala xorownaye Hillaac 4 ever💯❤🥺
@hanadiscoofficial5329
@hanadiscoofficial5329 4 жыл бұрын
Sow xiloo gobaadeey❣ Dun xariir udhalataay💯 Qalbigayga kugu xiran💫 Xasilooni maad galin🙏
@lovebabe8240
@lovebabe8240 5 жыл бұрын
Heestaan aad ayaan ujeclahay ♥️♥️
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj 6 жыл бұрын
Abwaan jira laabzaalax ereyadu waa qaar qof kastoo jacayl hayo taabanaya🎧🎻🎷🎸🎺🎤🎹🎵🎵🎵🎵🎵
@TheGobfilms
@TheGobfilms 6 жыл бұрын
aad iyo aad sxb
@sabriinabinturuqiy6308
@sabriinabinturuqiy6308 8 жыл бұрын
sow jcyl xad dhaafo aawadaa naftiii xulay inaan kugu xamdiyo oo kuu xiiso ima badin hees I qancisay iga dheh hodan love you ziz caadi maahid nimcaan kama yaraysto wlhi 💋💋💋❤❤💛💗👈
@abdalesalah7067
@abdalesalah7067 7 жыл бұрын
sabriina Bintu ruqiy
@abshircabdi9926
@abshircabdi9926 7 жыл бұрын
igadaaya waxaas waa nagu wareeriseen ee aan iska cibaadeeysano
@archabdaleboodhle6237
@archabdaleboodhle6237 6 жыл бұрын
sabriina Bintu ruqiy
@hassanmohamudali4612
@hassanmohamudali4612 5 жыл бұрын
Dunxariir udhalataay qalbigeyga ku GU xiran, xasiloni man galin
@baylecali4778
@baylecali4778 3 жыл бұрын
Xagal daaca kama jiro ax awlaadul xubi
@ateyeelmi3550
@ateyeelmi3550 8 жыл бұрын
WOW! walee labadani wey tageen alow idin daa oo cimrigiina dheere, maalin walba nagaga farxiya hees caashaqa si fiican u tilmaameysa. Aad baad u mahadsan tihiin idinka iyo abwaaanka sameeyey waa laabsalaxe iyo musiga ninka tumeyba. Walee fananiin jirta ayaad tihiin.
@qfg1798
@qfg1798 2 жыл бұрын
Saw maanka xeriYo Xarun kaagaman dhigin Dookh ku xilashadaYdana Xiska saw kuguma Qorin AIM MY king Rabi haYku simo adoo saYgaYga ah🖤💦👑🥀
@cabdifataaxmaxamuud5834
@cabdifataaxmaxamuud5834 Жыл бұрын
Aaaamiiiin
@Deeq.224
@Deeq.224 2 жыл бұрын
Dooq uxulashadaydii xiska soo kuma qorin ax yaaa hees labo fanan aan taageero hodan abdirahman iyi nimcaan noolada❤✅
@suriyoildab8327
@suriyoildab8327 Жыл бұрын
Wara deeqow adiga hees wlpa ma iga horysaa walee caadi ma tihid huuno
@filsankhan472
@filsankhan472 8 жыл бұрын
eshqiyasik nice words abwan xasan iyo fananinta sanadka hodan and hilaac cod yaa idinku gaadhaya laxan ayaba ka si daran music maba kala dhacaan
@barkhadle9432
@barkhadle9432 3 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa 2018 anoo shaqo ugu baxay tuulooyin inay markasta gaadhiga ka bixi jirtey oon kaba helay sidaan udhageysan jirey ayey shaqadii iisoo gabagabowdey 2 bilod oon transit ahaa madamin jirin
@farhanfarah139
@farhanfarah139 8 жыл бұрын
Asalkii reer Awdal waa fanaaniin somaliyeed rabow idin daa cadawgiinuna hajabo viva borama#North somalia
@anasalwa9990
@anasalwa9990 8 жыл бұрын
North somaliya ku te waar maamulkaagu waa somaliland ee isku dhajinta ka hadh aabaha iyo hooyada ma hayne dhulkaaga ka raadsoo shit qadhmuun
@farhanfarah139
@farhanfarah139 8 жыл бұрын
Adeer ana salwa hadii aad gobolka xaqiiqda rabto gobolka awdal waa north somalia waa google ma aqoonsana somaliland lasoco iam from ddsi
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 8 жыл бұрын
+ana salwa hee dhee dusha ku qaado adigu meshaa dadka ha ku dhaajinee kaa carar meesha coonimada iska reeb
@saciidoahmedd1403
@saciidoahmedd1403 8 жыл бұрын
fanaanin buuxda. dhaladki reer awdal ilaahay haydin xafido.
@kamaalcali1510
@kamaalcali1510 8 жыл бұрын
+Saciido Ahmedd adna wadani soo matihid
@NicmoAdam-hh3ms
@NicmoAdam-hh3ms Жыл бұрын
Alx ilahay waa isiiyay xulashadaydii❤ inbadan baan anoo single dhageysay heestan
@aryanroben1119
@aryanroben1119 8 жыл бұрын
nimcaan iyo hodan taageero gaar ah ayaan idiin ahay nice songs be continue
@abdirisakmustafe6927
@abdirisakmustafe6927 8 ай бұрын
Still am listening 2024😮
@SuleekhaSaid
@SuleekhaSaid 6 ай бұрын
Aniga❤
@Naima.97
@Naima.97 8 жыл бұрын
Qalbigayga kugu xidhan xasiloni mad galin ❤️❤️
@abdirahmanbaaana3286
@abdirahmanbaaana3286 3 жыл бұрын
Anaaba hda kujecl quen
@samrahareed3660
@samrahareed3660 5 жыл бұрын
Ax ax ax heestan waa mid iga duwan hesaha kale waa mid daren xad dhaf ah igu heyso waxase isodirey mid kii mankiyo qalbiga dagey allow yaan ku weynin 🙏
@asmiinaqueen985
@asmiinaqueen985 4 жыл бұрын
Sow kuma xaqdhowro inta xurmeeyo xag kastaba xagal daac kama jiro😍❤️ Hodan io nimcaan labo fanaan oon jeclahy💋❤️🥰
@ahmedhassan-xo6ko
@ahmedhassan-xo6ko 8 жыл бұрын
Waw nice sing, et je jamais entendu, bravo nouveau stars
@haad-fuul2793
@haad-fuul2793 4 ай бұрын
I'm listening this song in Kampala, Uganda. ❤
@mohammedabdirizakmohammed3535
@mohammedabdirizakmohammed3535 8 жыл бұрын
maasha allah nimcaan cabdoraxaman xaan hilaac xidiga xidigaha geeska aad baan kugu hanbalyaynayaa asxaabta soomaali waa mid noo kala qaad qaad
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
Xaqa caashaq leeyahay Markaad ila xilqaadaan Dhib,ba kala xuroownay Sow maanka xiro iyo Xarun kaagamaan dhigin Axsan hees talantaali tan ugu wngsn nimcaan iyo hodan long life our legends
@aishuuziishueb5551
@aishuuziishueb5551 Жыл бұрын
2018 aya dagisani jirye markan jecelkeyga baranaye sakina oo tahye 23/5/2023 wa dagisanya oo wali sijecelnhye Rabiyow iidaa ❤🫀
@abdirahmanqurbawi298
@abdirahmanqurbawi298 8 жыл бұрын
best hees hodan iyo nimcaan❤❤❤❤❤
@hodandheeman9346
@hodandheeman9346 4 жыл бұрын
Hees 2017 markaan dhibka kala xorowney baan kclaa
@jamalarab6037
@jamalarab6037 4 жыл бұрын
2020 intiii dawaty love sara
@cabdiraxmaanjirde7332
@cabdiraxmaanjirde7332 4 жыл бұрын
@fatheahquruxsanfrxiyo9804
@fatheahquruxsanfrxiyo9804 4 жыл бұрын
Alow labo qfwalbo israbo isu sodhawee
@moustapheibrahim8352
@moustapheibrahim8352 4 жыл бұрын
❤️
@nimcoducaale7811
@nimcoducaale7811 4 жыл бұрын
Àaaa
@ciisebahal4026
@ciisebahal4026 3 жыл бұрын
@@cabdiraxmaanjirde7332 j. M
@wacan143
@wacan143 Жыл бұрын
My favorite all time song ❤
@ahmedcirale2015
@ahmedcirale2015 Жыл бұрын
Abaaayo barasho wacan
@asalasal9829
@asalasal9829 8 жыл бұрын
uurkii bukoow ku bogsood hala Hodan iyo nimcaan👌
@HOOYOKAKA
@HOOYOKAKA 2 ай бұрын
🎉❤
@xamdidiini9537
@xamdidiini9537 4 жыл бұрын
Heestan waaxa ijecleysiiyay qof qaali igu ah misane jeceyl garab istaag aan kahelay farxad nolol aktaada taala asaga jecel seykeyga mustaqbalka cawa tariiq 14/11/2019
@nfor.a
@nfor.a 8 жыл бұрын
Made in Awdal😍😍😍😍😍😍, you lot make us proud to be Awdalites 😙😙😙 Hodan Abdirahman Osman Mahabe 💖💜💖and Nimcaan Abdirahman Hassan Hilaac❤💙💜💞 🙌🙌💑. Stay blessed and keep dropping your gem of music that will live on forever. F#@ck the haters
@valentinaifraj5473
@valentinaifraj5473 2 жыл бұрын
Still so lovely 🥰
@iimaancumarbarreruunlo4349
@iimaancumarbarreruunlo4349 Жыл бұрын
Mia
@iimaancumarbarreruunlo4349
@iimaancumarbarreruunlo4349 Жыл бұрын
Mia
@sacidyare2806
@sacidyare2806 11 ай бұрын
3:38 😅 3:38
@almasandhere6698
@almasandhere6698 2 жыл бұрын
Wayka duwan thy heesta markad ladhageysato asxap aad wada korte isku waxa barasho ahyden oo wayuhu dinen inan wada jogtan miss you wlhi meelkasta jogtaan😭🥺🥺🥺😤
@abdilahiabdi8216
@abdilahiabdi8216 8 жыл бұрын
Ala heestu Macaan badnaa caku labada fanaan makala dhacaan Boqorka codka Nimcaan iyo Boqorada Hodan Abdiraxman dheere noolow dadka meeshan ka niiclaynaya Plz wixii isku ciil qaba luuqa isla gala heestana ku raaxaysta waa Bilaash hhhhhh mahadsanidiin
@UpdylahiHuseinweli
@UpdylahiHuseinweli 3 ай бұрын
8 July maliN isnIin aYaan dhegeysana ilaa hada. Waa my fv song two ree awdal dad somalinimada ku weynathy❤❤
@mohamedkadiye5596
@mohamedkadiye5596 2 жыл бұрын
2022kii maaaLin Arbaca Ah wax kaLe kuma Garatid e Jabis waka hargeysa MurQaaaana waka Burco e😅 Inta ila Aragtay iso raaaca
@jibrilhassan8537
@jibrilhassan8537 2 жыл бұрын
xayawaan , neef , lax naaso leh ayd tahay lol
@shaakirabdiweli7297
@shaakirabdiweli7297 Жыл бұрын
My favourite singers Nimcaan Hilaac & hodan abdirahmaan❤🥰
@ikramhared5583
@ikramhared5583 5 жыл бұрын
Oh oh oh waa hees Xageyg xasus wen ku leh o Aan ku xasusto qof aan daremey ina si dhab ah u jclhy❤️
@khadaryare9299
@khadaryare9299 8 жыл бұрын
hees sasa looqada amaa walayska daya viva nimcaan iyo hodan ilmadaral guul iyo gobonimo kunolada
@naasirosmaam3452
@naasirosmaam3452 8 жыл бұрын
saw maanka xero iyo xarun kaagamaan dhigin axyaa jacayl
@faadumoahmed95
@faadumoahmed95 4 жыл бұрын
Q
@nuranura5108
@nuranura5108 3 жыл бұрын
Nmmmmmbkn
@abokorhajji4509
@abokorhajji4509 8 жыл бұрын
Nimcaan iyo Hodan fanaanin qaaliya way igu socotaa heestani kuwa kalana waan idiinka fadhinaa Salaan gobeed
@mizki02
@mizki02 Жыл бұрын
2018 illa 2023 kama xiiso dhaco xasuus ithopia adis Ababa anagoo kooxa gobolo badan kasowada jedna ayunban samecad weyn kudhageysan jirney hadana qofwalba aduunka meelbu kadhacay yurub America jarmalka Kenya ithopia anigana manta puntland joogah keligey ka harey asxabteyda anigana inzha allh dhawan jeclahy inaan baxo inkasto ansoowada xiriirno lkn runtiih inbadan wan uxiisey wakhtigas iyo asxabtasba qoralkan waxan qorayah subax khamisa 16 Mar 2023🥰❤️
@ashahassan1205
@ashahassan1205 3 ай бұрын
2024 hhhhhh leeeba hestaaan Tiktok kasoo raacay walee super weeye ❤
@ayanhusein3327
@ayanhusein3327 3 ай бұрын
Isku mid 😂😂😂😢
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 4 жыл бұрын
026/1/2020 Rappow wax Kaston niyada Ku hayo Ii rume❤🤲
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
2020 yaa ila Dawanoya 😂
@rahmaruxi1433
@rahmaruxi1433 4 жыл бұрын
Reyyan sadoglu ani
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
@@rahmaruxi1433 ❤👍🏼
@deeqdalxoreye9881
@deeqdalxoreye9881 2 жыл бұрын
2022 ayaanba dawanayaye bal kawrn✌😂
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
@@deeqdalxoreye9881 warya ramadanta mxa hes udawane🤣🤣👋
@deeqdalxoreye9881
@deeqdalxoreye9881 2 жыл бұрын
@@asiye717 xili habeen ah ayan ku marqaamayey zhp✌😂😂
@kafeyaadbi3252
@kafeyaadbi3252 4 жыл бұрын
I love this song🥰🥰🥰♥️♥️2020 liketa🥰🥰
@hassanboss376
@hassanboss376 2 жыл бұрын
ilahada kama dalin hestaan wlh wan iska jeclahay 🥰🥰10/2/2022 malin khamiis ah
@apdleseid2574
@apdleseid2574 2 ай бұрын
Yaa ilaahal caalam❤😮
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Жыл бұрын
Haben jimco ah waxan salamya inta iga dambeso garahan umad somaliyeed 🇸🇴. Lsta wife 🎉❤
@sakariyeabdigiire3275
@sakariyeabdigiire3275 2 жыл бұрын
27/8/2022 at 12:17pm Hargeisa iyo jawi rooban neecaw udgoon saxansaxo udgoon thanks Nimcaan iyo Hodan
@nasrinali1744
@nasrinali1744 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 2 жыл бұрын
One of Fav songs marwlba😍
@greatshidane
@greatshidane 8 жыл бұрын
aam literally in love with this song lyricshoDan big up hun💋
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Жыл бұрын
Dir ❤
@fadumaosmam9502
@fadumaosmam9502 5 жыл бұрын
alla hesta dareen bay igelisay so wan ku xisay my love dadkeygow
@omarazhari7948
@omarazhari7948 6 жыл бұрын
best music in 2018 i liked this song my lovely wife
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 Жыл бұрын
Awlaadu Adel Empire hore usocda. Waxad tihiin Shamaca ka ifaya fanka
@zakiabdirahman9788
@zakiabdirahman9788 9 ай бұрын
December 29/12/2023 hapeen jimce ah ayaan dhageesana 😢 hadad iga danbayso oo aad qoraalkan aragto like ta hayla dhaafina marwo ama mudane 😢❤
@nuuranlka5638
@nuuranlka5638 Жыл бұрын
14/9/2023 Yaa iga danbay dooona oo sidayda jcyL ku dhacay❤😂sow jcyL xad dhaafo hawda naftii xulay inaan kugu xamdiyoo kuu xiiso ima badiiin❤😭wan u xiisay wlhi NoLoshydii😭😖❤️
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Two lgends Nimacn hilac io hdon abdirahman❤❤
@abdirahmanbakayle2959
@abdirahmanbakayle2959 2 ай бұрын
Hi guys 👋
@sahramimi3456
@sahramimi3456 8 жыл бұрын
This is my favorite song...
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Marlarag fanka soo maray ayay ahaayeen. Tagtada mararka kaliya ee loo xiiso waa markaan oo kale. Hadda, labadaan fannaan ba, fanka way ku jiraan, se xiisihii barigaas iyo isku xidhnaantii ayaa meesha ka baxday. Waannu u xiisnay fankii geeska!
@mssqaali_____9274
@mssqaali_____9274 4 ай бұрын
11 Jun 2024 h.b Arboco ah ❤
@husenmaalin381
@husenmaalin381 4 жыл бұрын
Inta 2020 heeskan ilafiirsanaysa 👅 Like iisara
@mustafejamac4435
@mustafejamac4435 6 ай бұрын
2018 ayaan Heestan dhagaysan jiray mar aan Qaarqab aHaa Gayiga Oo 6 haben Oo xiidha aan Soo jeedi jiray supixii ayaan ku turi jiray intaan labo gabdhoodh Hareera iska Marsho anoo is GodaaYa esh calaa Wakhti...
@abtiyohooyo2537
@abtiyohooyo2537 8 жыл бұрын
waaaaaaw walee hablihii kale ee heesiyey la waa Hodaneey marag Uma baahna taasi, ma maqalno hees aan HODAN ahayn in Mudo ah.
@sahramimi3456
@sahramimi3456 8 жыл бұрын
Xaax nimcaan hilaac his voice gives goosebumps... His amazing😄
@ateyeelmi3550
@ateyeelmi3550 8 жыл бұрын
Sahra mimi, kkkkkkkkkkk Yeeh, you are not along sis, there are plenty of girls told me that! The kid is blessed with a beautiful voice.
@qaaligelle3521
@qaaligelle3521 5 жыл бұрын
Doqo xilashadeydu xiska sow kuguma qorin❤❤ labada fanan e fanka somlida ugu jeclahay hore usoda fanka codkina kujogtin masha Allah 💕💕💕👏👏❤👈 sideyda o kle hada dhagesaneso 2019 like ta denta iska reeb
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 4 жыл бұрын
Waxan ahy 2020 qofkii ugu horeyay ee dhagesto heskan qiimaha badan waliba anigoo single ah wxan rajeynaa mar uun ani iyo taan nolosha wadagi lahen in an wda dhagesan dono anigo single nimo ka baxay
@marisharaweelo8234
@marisharaweelo8234 2 жыл бұрын
Single nimadii maka baxday 2yrs baa kasoo wareegtaye😂😂😂
@deeqaxasanraage9592
@deeqaxasanraage9592 Жыл бұрын
Maka baxday hada
@Layalaxmed
@Layalaxmed 3 ай бұрын
After 4 years ago mad ka baxday
@kingjoph6221
@kingjoph6221 8 жыл бұрын
awdal-empire iyo fan ka sanad kan ma looga daba hadlo brovo my legend
@mohasheikhdon8343
@mohasheikhdon8343 4 жыл бұрын
23 March 2020 ❤ug
@hassanlovechannel4465
@hassanlovechannel4465 3 жыл бұрын
O1 22 2021
@AwooweSomali
@AwooweSomali 8 жыл бұрын
Sow kuuma xaadhin lubbigoo Dadka kaama xiga oo Dumar kaama soo xulan 2X Sow kuma xaq dhowroo Inta kuma xurmeeyoo Sow kuma xaq dhowroo Inta kuma xurmeeyoo Xag kastaba danteenii Xagal daaca kama jiro 2X Sow xulo, sow xulo gobaadeey Dun xariir u dhalataay Qalbigeyga kugu xidhan Xasilooni, xasilooni maad gelin Muuneey, xasilooni maad gelin 2X Sow jacayl xad dhaafoo Aawadaa naftii xulay Inaan kugu xamdiya oon Kuu xiiso, xiiso Kuu xiiso ima badin 2X ************* Xaqqa caashaq leeyahay Markaad ila xilqaaddaan Dhibba kala xurownaye 2X Sow maanka xera iyo Xaruun kaagamaan dhigin Sow maanka xera iyo Xaruun kaagamaan dhigin Sow ku xulashadeydaan Xiska sow kuguma qorin 2X Sow xulo, sow xulo gobaadeey Dun xariir u dhalataay Qalbigeyga kugu xidhan Xasilooni, xasilooni maad gelin Muuneey, xasilooni maad gelin 2X Sow jacayl xad dhaafoo Aawadaa naftii xulay Naftii xulay Inaan kugu xamdiya oon Kuu xiiso, xiiso Kuu xiiso ima badin 3X
@qaalidumarloveourparents5881
@qaalidumarloveourparents5881 8 жыл бұрын
i like this part
@AwooweSomali
@AwooweSomali 8 жыл бұрын
qaali dumar love our parents Enjoy. :)
@qaalidumarloveourparents5881
@qaalidumarloveourparents5881 8 жыл бұрын
+Somali Stories thanks walal mcn
@khadraabdinur1077
@khadraabdinur1077 8 жыл бұрын
Thnx wll lubigoo mxa laga wada halkaas ma fahmin
@AwooweSomali
@AwooweSomali 8 жыл бұрын
khadra abdinur10 Lubiga = laabta, bogga. You're welcome.
@ahmeddiallo2752
@ahmeddiallo2752 Ай бұрын
Wow fanan aaan tagero hodan Abdirahman io nimcan abdirahman hilac rabio idiin xafid❤cood mcnei iyo gabonimo🎉
@saiddirshe1470
@saiddirshe1470 8 жыл бұрын
wat alovely nd amazing song wooow Nimcan nd Hodan good musician
@abdunur2615
@abdunur2615 8 жыл бұрын
sanadkani dadwaynuhu horti yay dhageystaan axyaa abwaan and fananiin xidigaha geeska
@HamzaHassan-e4l
@HamzaHassan-e4l Ай бұрын
Wa Hest kaliya wad dhagaysan jiranya walin wan jaclhaya 6san ka hora walin wan is lah socon
@khalidmohamudabdirahman662
@khalidmohamudabdirahman662 2 жыл бұрын
Still I'm listening and loving this song in 2022
@sucaad3425
@sucaad3425 2 жыл бұрын
Same
@ibrenabdullah9040
@ibrenabdullah9040 8 жыл бұрын
i love the song..
@bukhariahmed6953
@bukhariahmed6953 2 жыл бұрын
Wewee walaybaey Fan fan dhaley hodan abdi Rahman Iyo nimcn wey ku raxaysteen heesta .... Saw jacayl xad dhafoo awadaa Naftii xulay naftii xuley Inaan kugu xamdiya aoo Kuu xiiso imaad badin
@MohamedAmin-ey2hr
@MohamedAmin-ey2hr 8 жыл бұрын
#hodan_and_nimcan waa hees cajiba abwanki udhibay walee wuu ulafirsaday #Best song 🎤🎤🎵🎵🎵🎵👐🎵
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Nimcaan hilaac the best song two legends
@mohamedshire5451
@mohamedshire5451 8 жыл бұрын
Wat a song!!! Inama cadi mahan two legendary... Hodan&nimcaan hillaaaac
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 14 күн бұрын
Saw manka xeradiyo xarun kagaman dhigin hodan apdiraxman cisman maxabe iyo nimcan hilac ❤❤
@hassanaydarus8192
@hassanaydarus8192 8 жыл бұрын
I like this song 👌😘❣
@AbuZadik
@AbuZadik 9 ай бұрын
12/1/2024 Sow xilo gobadey dun xariira u dhalataa qalbigayga ku xiran xasilooni maad galin😢❤
@abdijabarissa8476
@abdijabarissa8476 9 ай бұрын
Heestan 2016 Anigoo Canada 🇨🇦 Markaa Soo galay oo ku cusub xili winter Qaboobo ah Warehouse Habeenkii ka shaqeeya ayaan dhageysan jiray Xasuus ayaan galay Wlhi
@sakiyaabdi1842
@sakiyaabdi1842 8 жыл бұрын
beautiful song, amazing lyrics. this song makes you fall in love
@khadarzuceyp4547
@khadarzuceyp4547 6 жыл бұрын
$#2019 ya dageyzanaya 🤞🤲🤲🤲👊👊👊
@cabfiraxmanaxmed4903
@cabfiraxmanaxmed4903 4 жыл бұрын
Heestan nimcan Iyo hodan way isku abtirsaden markaad eegto midhaha ama aad dhuuto
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
NIMCAAN HILAAC┇LOOGADA QALBIGA ᴴᴰ ┇LYRICS 2017
7:31
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,1 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
这到底是怎么做到的 #路飞#海贼王
00:10
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 3,4 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 34 МЛН
Hodan Abdirahman and Nimcaan Hilaac Hees Cusub (LAMAANE) 2013
6:48
Deeyoo Media
Рет қаралды 123 М.
Saw Saw
7:06
Xamda Queen
Рет қаралды 2,2 М.
HODAN ABDIRAHMAN HA IGA DHICIN HOOYO l HEES CUSUB 2024
6:26
Kabarai Films
Рет қаралды 221 М.
Farxadii Dunida
8:29
Hillaac Music
Рет қаралды 491 М.
Nimcaan Hilaac 2016 Loogada Qalbiga Farsamadii Saami Cadde
7:10
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,6 МЛН
Ka tir laabta official video-nimcaan hilaac
7:22
Awale Ahmed
Рет қаралды 1,1 МЛН
Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)
6:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
NIMCAAN HILAAC FT YURUB GEENYO _ WABI JACAYL 2020 LYRICS
7:19
abeeska official
Рет қаралды 2,3 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26