NIMCAAN HILAAC (QALBIGA DAJISO) HEES MACAN 2016 HD

  Рет қаралды 1,665,694

TheGobfilms

TheGobfilms

8 жыл бұрын

GOBFILMS

Пікірлер: 601
@Apdalla_Rasta
@Apdalla_Rasta 4 ай бұрын
Heestan hada sooradisay legend baa tahay still 2024 like hala dhaafi👍
@abdi143samad4
@abdi143samad4 4 жыл бұрын
2020 yaa dhagaysanooyo like saar
@dabaugaleyanyur6043
@dabaugaleyanyur6043 3 жыл бұрын
Nimcaanhilaches2015
@cabdirizakabdule3913
@cabdirizakabdule3913 3 жыл бұрын
Late nahy
@nuurmuxudiincumar4764
@nuurmuxudiincumar4764 2 жыл бұрын
Waa Bil Ramadaan 25 April 2022 Hadane Naf Caashaq Haayo Baan Ahay 1:46 Ayaan Dhageysanayaa Heestu Nimcaan 💝😌🤦🔐✌️
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Жыл бұрын
Hello Next RAMADAN 😅
@marwomohamed9816
@marwomohamed9816 Жыл бұрын
Aniguna bil ramdaan 2 April 2023😭💔
@mubaraksomane4797
@mubaraksomane4797 Жыл бұрын
Dhibmaleh allah haku sahlo waxad jeceshahay
@liibaancabdi4336
@liibaancabdi4336 Жыл бұрын
Ani maalintii saddexad ee iida waa 23 April 2023 🙉
@XOGTAQARSOON2024
@XOGTAQARSOON2024 3 жыл бұрын
inta waraysiga faarax murtiile kusoo dhex aragtay ee 2020 like saara
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@ayubnaima5854
@ayubnaima5854 3 жыл бұрын
Sax wlhi
@hoygafarxada8359
@hoygafarxada8359 3 жыл бұрын
Cajiib runbaad sheegtay
@Mo-Shide8
@Mo-Shide8 3 жыл бұрын
2021 Hadad dhageysaneyso Like 👍 dhac igu sii 😰😰
@abdirisaaqiise141
@abdirisaaqiise141 3 жыл бұрын
2020 yaa dhegeysanaayo is muuji like☝️☝️
@nasromuqtar5242
@nasromuqtar5242 3 жыл бұрын
ani 2020 dhegeystay
@najahseid4826
@najahseid4826 3 жыл бұрын
Me Kamaba cuisine dhaco
@foosiyamuusedaahir2227
@foosiyamuusedaahir2227 3 жыл бұрын
Vbvv n 6667ty
@foosiyamuusedaahir2227
@foosiyamuusedaahir2227 3 жыл бұрын
@@nasromuqtar5242 dppppppppppppppppppggggggggttggtggtgggtgggtgggttttttttttttttttttttttttttttttttttttgttgtgtttttttttttgtgtggggggggggtttgggggggggggggggggggggggggyuggggggggggggggggggpgpppggpggpddpgpgpdugfggputftftpdduutpuptidudttptuuuipuuppuptdytttttyyyyyyyyyyyyiyyypiyyppppyppyyiiyppypfypyyppypyyypypyfyyppppypfppppiyyiyyyifffofyfiyppypypyipyyyyyyyyffflfuuuķjjkhhhhhhhhhllllukoupuuiy
@foosiyamuusedaahir2227
@foosiyamuusedaahir2227 3 жыл бұрын
@@nasromuqtar5242 00
@sadaqsomali9884
@sadaqsomali9884 3 жыл бұрын
Heestaan sida qulhu walaha ayaan uxifdiyay wlhi Illaahow aan danbi la.iiga qorin🤲🤲
@dumarkudhancali6927
@dumarkudhancali6927 Жыл бұрын
Alle haka madobeyo wll
@talawadeofficial669
@talawadeofficial669 9 ай бұрын
😅😅😅😅 amiin
@susansomaliland1
@susansomaliland1 3 жыл бұрын
Dadka aan wax fahmin ilaahay hayska. dayso Dadka qaar baan fahansan nanayn xikmada ku la dhan heestan Indheer garad 🥰🥰
@paulpogba4887
@paulpogba4887 Жыл бұрын
No sharax sxp ado mhdsan❤
@igamashquul743
@igamashquul743 2 жыл бұрын
Faarax murtiile waa fanaan macaal abwaan😅 Nimcaan Hilaac Goatka fanka waxba kagamaad tagin fanka Sxb fantastic. 😍
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 8 жыл бұрын
Nimcaan Hilaac best somali singer of these years. Walee cood bu Ilahaay kugu deeqay. Ciyaalkaan iska cabadaya ee carurta geeska meel iga saar
@abdirasheedfarah6861
@abdirasheedfarah6861 8 жыл бұрын
Adigu diidaneey hadaaa dahaboo Qalbiga dejisoo indhaha deeqdee Sidii dayax soo baxaa tahay Naf caashaqu degoo ku daydayaysaad Dawaad u tahee dabiib gacalooy waaw ereyo mcn Nice song Nimcaan Hilaac
@__MIC
@__MIC 8 жыл бұрын
axlaa hees salaan gaabka sxb
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Codkii Macaanaa, ee Nimcaan Hillaac. Waa runtii! Wallaahi waa tuntiis!
@nagiibhazard7371
@nagiibhazard7371 3 жыл бұрын
Codkani cod dhaaf Legend Legend Nimcaan😘❣ still 2021✌
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 3 жыл бұрын
waxay igu leedahay xusuus aad u dheer 2016 ayaan is baranay gabar markaas anoo jooga xeryaha qaxootiga ee dhadhaab duruuf adag kadib gabadhii calaf umaan yeelay maanta waa hooyo 3 caruura ku haysata mogdisho anigana single ayaan ahay jooga dalka uk wakhti iyo waayo & ayaamo aan soo noqon doonin xanuun badanaaa
@zamzamhuseen9120
@zamzamhuseen9120 3 жыл бұрын
wankaxumahy lkin inta badan dadka is jecel isma helan
@ayaandahir4186
@ayaandahir4186 Жыл бұрын
Dabashu dulkay kaduusha Darurta cirkan daadihise Dadkan dabarkisu waadiin🥀 6/3/2023 12:09pm malin isnina best song🦋
@abdirahmanadem5074
@abdirahmanadem5074 3 жыл бұрын
Adigu diidaneey adaa dahabee qalbiga dajiso indhaha deeqdee.sida dayax soo baxdaa tahay naf caashaq dagoo ku day dayaysaad dawaad utahee dabiib gacalooy ❤️❤️
@pincenaamaan628
@pincenaamaan628 8 жыл бұрын
*Naf caashaqu degoo ku daydayaysaad Dawaad u tahee dabiib gacalooy* #nimcaan best singer long life bro
@kormeerak8431
@kormeerak8431 4 жыл бұрын
😅😋😥😢😭😚😚😚😚😘😍😗
@zakiboodhari8314
@zakiboodhari8314 Жыл бұрын
Adigu diidanay Ada dahabo qalbigu dajiso Indhaha deeqde Sidii dayax soo baxa tahay Naf caashaqu dago Ku deydayeesa dawa utahe Dabiib gacalo. 🥰❤🥰 2023/15/01
@AwooweSomali
@AwooweSomali 8 жыл бұрын
Miraha heesta: Afkaba daahiisu waa dibnaha oo La yidhi kii daboolan waa dahabee Dabayshu dhulkay ka duushaa Daruurta cirkaana daadihisee Dadkana dabarkiisu waa diin Raggana dumarkaa dugsoon u ahoo Haddaaney dadabgalin dabayshadayee Adigu diidaneey hadal(?) dahaboo Qalbiga dejisoo indhaha deeqdee Sidii dayax soo baxaa tahay Naf caashaqu degoo ku daydayaysaad Dawaad u tahee dabiib gacalooy ******************* Dayaxa qoraxdaa ilays u dirta oo Hadduu dibadana waxbaa dada ee Cuntana dabkuun baa bisleyn kara Haddaanu diyaarin daal ma karee Dareen caqligaa warkow dira Hadduu damqadana wax baa daaree Dookhiyo caashaqaa is daadahsha ee Adigu diidaneey hadal(?) dahaboo Qalbiga dejisoo indhaha deeqdee Sidii dayax soo baxaa tahay Naf caashaqu degoo ku daydayaysaad Dabiib u tahee dawee gacalooy What a wonderful voice and great lyrics. Thanks TheGobfilms for uploading this song. And thanks to the writer of the song. :)
@rosettekz3288
@rosettekz3288 8 жыл бұрын
Adigu diidaney adaa dahaboo* Cuntana dhabkoon ba bislayn kara hadaanu diyaarin daan makaree* Thanks walaal.
@AwooweSomali
@AwooweSomali 8 жыл бұрын
+Ziski Malik Thanks, Ziski.
@abdiwahidisse7469
@abdiwahidisse7469 8 жыл бұрын
+Somalia dabiib utehee dawee gacalooy*
@rosettekz3288
@rosettekz3288 8 жыл бұрын
+Somalia you're welcome walaal
@shaadiyaiman3178
@shaadiyaiman3178 8 жыл бұрын
❤❤❤
@susanamarket4790
@susanamarket4790 Жыл бұрын
From tiktok inanka codka macane haykal ✌
@fartoonabdi6481
@fartoonabdi6481 8 жыл бұрын
Afkaba daahiisu waa dibnaha oo La yidhi kii daboolan waa dahabee Dabayshu dhulkay Ka duushaa Daruurta cirkaana Daadihisee Dadkana dabarkiisu waa diin Raggana dumarkaa Dug soon u ahoo Haddaaney dadabgalin Dabayshadayee adigu diidaneey adaa dahaboo Qalbiga dajisoo in dhahaa deeqdoo sidii dayax Soo baxaa tahay Naf caashaqa dagoo ku Daydayesaad Dawaad u tahee dabiib gacalooy dayaxa qoraxdaa ilays u diroo haddu dibadana waxaba dade cuntana dabka unbaa bislaykara hadduuna diyaarin dala makaree dareen caqligaa warka udir hadduu damaqadana waxbaa daaree.
@bandiirashow1204
@bandiirashow1204 8 жыл бұрын
waaa hees aan la dhcay yaqya
@abdinasirabdi9568
@abdinasirabdi9568 7 жыл бұрын
Fartoon Abdi caadi matihid
@abdijaamacmaxamed3415
@abdijaamacmaxamed3415 3 жыл бұрын
Capy
@nimcaanxarago6484
@nimcaanxarago6484 2 жыл бұрын
Still listening ❣♥️🥀🌹2022
@mohameth_jozeph
@mohameth_jozeph Жыл бұрын
Dabayaaqada 2022 🤗
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Dadkuna dabarkiisu waa diin Ragana dumarkoo dugsiin u ahoo Hadayna dadab galin dabayshadayee💯💯👏👏. Waa run raga doobka ah diiftu kama dhamato sikasto waxkale u haysto allow raaliyo idin wada sii wiilasheena🙏🙏
@sahrasalad461
@sahrasalad461 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🙏🙏. Best song fanaanka fanaanada ugu sita. Nimcaan Hilaac
@sabriinaabdi1384
@sabriinaabdi1384 6 жыл бұрын
Damn imm so in love with this song...nimcaan hilaac
@hamdamahamed5288
@hamdamahamed5288 8 жыл бұрын
afkaba daahisuba waa dibnaha oo la yidhi ki daboolan waa dahab😍
@ubdulsalamuhmed1163
@ubdulsalamuhmed1163 4 жыл бұрын
3 October 2019 yaa ila daawanayo💖🎧... boqorka codka fanka 🎤 🎼 Agaasime 💖🇸🇴
@hodanishalastqueen5024
@hodanishalastqueen5024 5 жыл бұрын
Viva Nimcaaan hilaaac 💪🏻💪🏻❤️😍💓💋😘 Wlhi haashan hees ugu jeclhy HEesahiisa❤️💜😘
@yusufahmed5519
@yusufahmed5519 8 жыл бұрын
hestan xigmad wayn ayakujirta thanki nimcan hilac
@idriskalele721
@idriskalele721 5 жыл бұрын
Waaw hees nuxur leh 28th August 2018 like isaar
@saadaqcusmaanmahad8341
@saadaqcusmaanmahad8341 3 жыл бұрын
Still 2020 it's one of mi fvrts❤ Ragga dumarka dugsoon u ahoo❤❤
@yahyehassan7277
@yahyehassan7277 8 жыл бұрын
mansha Allah eshqiyasak ( dabayshu dhulkay kaduusha ) waaw walahi waan ka helay hestan aad iyo aad fanaan nimcaan hilaac waan ku tagera
@wiwiwoldehana444
@wiwiwoldehana444 8 жыл бұрын
Bonjour à
@yahyehassan7277
@yahyehassan7277 8 жыл бұрын
+wiwi woldehana ouiiiiiiiiii
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 жыл бұрын
Heestani wa biology chemistry geography. Waaba saynis
@nicimalovely1408
@nicimalovely1408 8 жыл бұрын
I'm in love with this song wlhi 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@kormeerak8431
@kormeerak8431 4 жыл бұрын
😍😍😍💞💞❣❣💌💌💌💌💞💞💞💞💓😍😍😍😍😍😍
@ayasniid2147
@ayasniid2147 2 жыл бұрын
Òiu
@cabdiazizwardiga5258
@cabdiazizwardiga5258 8 жыл бұрын
Thnkz sir TheGobfilms
@AbdiMukhtaar-jd9md
@AbdiMukhtaar-jd9md Ай бұрын
Afkaba daahisu waa dahabo deyirki dabolan waa dahabee / wow hesti ugu macaneyd waaye nimcaan hilaac the legand keep going bother 😮😮😮😮😊❤
@sahrasalad461
@sahrasalad461 4 жыл бұрын
Waaaaw thanks nimcaan hilaac hees aad u mcn &cod halaasiya ax ax ya hees❤️❤️❤️❤️🔥🔥🙏🙏🌺🌺💋👍👍
@nacimafarhan7178
@nacimafarhan7178 7 жыл бұрын
nimcaan alle haku daayo heestan aad ayay u mcaan thy thnkz
@hodancismaan3689
@hodancismaan3689 8 жыл бұрын
thnks abwaan faarax cawil jaamac murtiile kkkkk horaa loo yidhi magac bilaash u ma baxo
@SomaliTime
@SomaliTime 8 жыл бұрын
MashAllah Nimcaan you are amazing
@saadiaali6644
@saadiaali6644 5 жыл бұрын
Sahal K g nkm😌😁😆🐒🕸🕸🐤🐚🙊🕸🐒🕷🦖🦉🦉🐚😢🐎🌳🐉🐎🦈🌳🏈🍶🥢🍶⚾️🥛🏀🏀🏀🏀🏀🏀🏀🏀⚽️🏈🏈🏈🏈🏈🏈🏈🎾🎾🎾🎾🎾⚾️🏓🏓⚾️⚾️🏓🍾🥣🍪🥣🥡🎱🍪🏹🤰🏿🧞‍♂️👩🏼‍✈️🧞‍♂️🧞‍♂️👩🏿‍🚀🧜🏿‍♀️👩🏿‍🚀👩🏿‍🚀👩🏿‍🚀
@hiboabdi370
@hiboabdi370 5 жыл бұрын
Nafiisa nalka
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 Жыл бұрын
2022 still on fire 🔥🔥🔥🔥
@qadromohamed692
@qadromohamed692 Жыл бұрын
6
@nagiibvevoone6295
@nagiibvevoone6295 8 жыл бұрын
Gob filmz adaan kugu ogahay so digista heesaha ugu shidan eesh calaa hees abti kal iyo laab 💖💖💖💖💖
@TheGobfilms
@TheGobfilms 8 жыл бұрын
+NagiibabdirashedVevo One thanks bro
@kckslsndldj1356
@kckslsndldj1356 7 жыл бұрын
Nagiibvevo One ❤❤❤❤❤❤❤❤
@kckslsndldj1356
@kckslsndldj1356 7 жыл бұрын
Nagiibvevo One ❤❤❤
@AhmedAli-ks3fb
@AhmedAli-ks3fb 7 жыл бұрын
nimcaan hilaac fanaanka fanaaniinta
@abshirhilaaljr4383
@abshirhilaaljr4383 8 жыл бұрын
respect nimcaan remember what you doing tonight and tomorrow brothers
@abdiweliares4423
@abdiweliares4423 Жыл бұрын
Cuntana dabka bisleen kara
@maxameddhuux4273
@maxameddhuux4273 Жыл бұрын
​@@abdiweliares4423
@maxameddhuux4273
@maxameddhuux4273 Жыл бұрын
hees macaan nimcaan hilaac nin sare
@FC-mm2yb
@FC-mm2yb 7 жыл бұрын
waaaaw amazing codkaaga macaan😍😍😍😍
@axmedhanad3707
@axmedhanad3707 8 жыл бұрын
hes iyo badh iga dheh nimcaan waad ka baxsatay my bro
@khaatumomherer660
@khaatumomherer660 6 жыл бұрын
waan udhiita nimcaan hilaac
@safiyaclaahi2931
@safiyaclaahi2931 8 жыл бұрын
Afkaba dahiisu waa damnaha oo 👄👄👄
@alibashiribrahim8220
@alibashiribrahim8220 8 жыл бұрын
Mashaĺlah nimcan ur so amazing nd am always there to fans u bro
@khadranorali1025
@khadranorali1025 7 жыл бұрын
caadi mahaa heestan ❤❤❤❤❤❤❤
@IbrahimKhalil-rm4li
@IbrahimKhalil-rm4li 7 жыл бұрын
Legend nimcan hilaac
@daakirstore9767
@daakirstore9767 7 жыл бұрын
Ibro Gedi cb
@ammuunali6733
@ammuunali6733 8 жыл бұрын
Super we love you our singer guul ayanu ku rajeyneyna 😘
@ramlomaxamed7507
@ramlomaxamed7507 8 жыл бұрын
waaaaaaw wa hes mcn nimcaan hilaaac nolow wll allaha ku xifdiyo
@Daud_Barkhadle
@Daud_Barkhadle 4 жыл бұрын
Still i am watching 2020 Inta,iga danpeyzo like🙏
@maashkamash9368
@maashkamash9368 7 жыл бұрын
woooow I love it this song wa caajib
@hanifarahzlhhspy3956
@hanifarahzlhhspy3956 7 жыл бұрын
eàÅ öä
@umalnura1841
@umalnura1841 6 жыл бұрын
BoQor ka codka Nimcaan hilaac Cod iyo murti kugu I dishahaY my bro Allah keep you
@TheGobfilms
@TheGobfilms 6 жыл бұрын
Allayacisak
@juleibibade
@juleibibade 4 жыл бұрын
Wan ka helaa hesaha tone ka leh❤❤❤❤
@marwaogut5779
@marwaogut5779 8 жыл бұрын
Mashallah nimcaan you are the real singer
@rahmahassan1386
@rahmahassan1386 5 жыл бұрын
naf caashaq dagoo kudaydayeesee Dawaa utahay Dabiib Gacalooy.❤
@hodanqueen4315
@hodanqueen4315 7 жыл бұрын
dadkana dabarkiisu waa diin ragana dumarkaa dugsoon u ah nice song noolaw indr
@aweizibrahim1682
@aweizibrahim1682 8 жыл бұрын
axyaa Song Wale Wan Ka Helay Heestan viva #Nimcaan_Hilaac
@irkushrihad6290
@irkushrihad6290 6 жыл бұрын
Hees man. big respect Al fanaan nimcaan
@shaaficabdirasaq4066
@shaaficabdirasaq4066 7 жыл бұрын
numcan hilaac nasab kaamilaatay noooolow bro
@apdivatahhazzancascasleh8675
@apdivatahhazzancascasleh8675 3 жыл бұрын
Oh finally 🎧👑 😚
@bandiirashow1204
@bandiirashow1204 8 жыл бұрын
Qof macquul ah aya thy nimcaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
2022 Feb 25 halkan baan joogaa LasAnod ilaahayow cimriga noo barakee🐎💯
@7up797
@7up797 8 жыл бұрын
Nice song Nimcan 👌
@muhiyadinadanmoumin4579
@muhiyadinadanmoumin4579 7 жыл бұрын
bowe boqorka codkad thy last king 👏👏💖
@amaalyusuf7039
@amaalyusuf7039 8 жыл бұрын
my fanankaygi nimcan my allah bless bro
@jeemisdheere
@jeemisdheere 8 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaw caadi ma aha heesta nimcaan hilaac sxb noolaw
@najiimamalin6710
@najiimamalin6710 8 жыл бұрын
Besti song waaaaaw nimcan hilac wa ka dambeya❤️❤️❤️
@xakiincabdi3986
@xakiincabdi3986 8 жыл бұрын
fanaan codmacn nimcaan c.raxman nimcaan hilaah sxb allaha kudhawaro
@darodali6364
@darodali6364 8 жыл бұрын
nimcaan waad kabaxsatay nice song really
@qarwaye6262
@qarwaye6262 6 жыл бұрын
The gob film hore usoco zxp
@abdinasirali2257
@abdinasirali2257 4 жыл бұрын
2020 hadaad dhahaysanayso waxad tahay legent
@mohameth_jozeph
@mohameth_jozeph Жыл бұрын
Heestan + quudkii awliyadda = axsan Jawi wllhy 03-february-2023 friday 5:15 pm.
@AhmedAli-vj1eg
@AhmedAli-vj1eg 10 ай бұрын
the legend wlhi😂😂😂
@zowdamuhamoud9134
@zowdamuhamoud9134 8 жыл бұрын
inaba caadi maaha heesta mireheedu ❤️❤️
@aamiinofficiall5453
@aamiinofficiall5453 3 жыл бұрын
Nimcaan c/raxmaan xazan HiLaac
@shrma7502
@shrma7502 3 жыл бұрын
Am your fan nimcan🇸🇴❤❤
@bilaanbintuhuzein7507
@bilaanbintuhuzein7507 8 жыл бұрын
wooow naf caashaqu dagoo kudaydaysaan aheee dawee gacale❤
@khalidrashed2910
@khalidrashed2910 7 жыл бұрын
farax murtiile big respect erayada ayaa qaali ah
@hodancismaan3689
@hodancismaan3689 8 жыл бұрын
maansha Allah nimcaan cabdiraxmaan xasan hilaac nice murti baa ku dhan wlhi
@hamzeseid9888
@hamzeseid9888 8 жыл бұрын
wowowowowowowowowowowow woooooow maaazhalaaah bro waaad tuuraty
@mohamedfaarah6952
@mohamedfaarah6952 8 жыл бұрын
Nice song nimcaan hilaaac big fanaan
@maryamaahmed6351
@maryamaahmed6351 8 жыл бұрын
awww wlhi it's the bst song adiga dido qalbiga dajisa awww love u ma lovely fanan nimcan
@asmarchannel6167
@asmarchannel6167 6 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏼🙏🏼🙏🏼nimcaan wa halka Fanaan oo igu cod mcn ee somaalia
@Mohamed-hb4bi
@Mohamed-hb4bi 8 жыл бұрын
eesh calaa fanaan long live bro
@moudanemeetisse309
@moudanemeetisse309 6 жыл бұрын
Al-fanaan nimcan abdirahman hassan (hilaac)nasaab batahay cadowga uu nolow😊
@faadumoquruxwanag8965
@faadumoquruxwanag8965 8 жыл бұрын
eshcaalaa hees mcn nimcaan alle haku dhowro inbadan
@CSbari-fs7wy
@CSbari-fs7wy 7 жыл бұрын
Woow hees MCN zxp hilaac Rageedi
@jeemisdheere
@jeemisdheere 8 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaw libaaax Waaaaaaaaaaaaaaaw caadi ma aha heesta nimcaan hilaac sxb noolaw
@Ily.__aya905
@Ily.__aya905 6 ай бұрын
Am in love with this song❤
@bijoyahmed9219
@bijoyahmed9219 6 жыл бұрын
Nimcaan hilaac zxp qali cadimatihid fananka fananiinta heesta lagama dhargayo runtii 1codka 2 laxanka poqortoyo sare 3 musica
@muhanadmaame5807
@muhanadmaame5807 Жыл бұрын
2023 inta dawanyso like 👍 👌
@muwaadindhulkisauheelanabd2737
@muwaadindhulkisauheelanabd2737 5 жыл бұрын
Erayadi Farah Awil Jama (murtile ). Laxanki:Abdilaahi Boosiis Codki:Nimcaan Hilaan Musician: Ilyaas idiris Hees laysku tagey 100%
@nicimalovely1408
@nicimalovely1408 8 жыл бұрын
full xishmad Nimcaan hilaac 😍
@nihaalali8794
@nihaalali8794 7 жыл бұрын
woooow so beautiful
@cafu-pubgmobile7500
@cafu-pubgmobile7500 4 жыл бұрын
Still 2020 listing
@kaltounsaid6119
@kaltounsaid6119 8 жыл бұрын
nimcaan hilaac is superbe . voice so sweet salaam sare farhad kudholow. i wish all the best
@fardoussanasser5112
@fardoussanasser5112 8 жыл бұрын
excellent hees wayei
@apdirahmaan2345
@apdirahmaan2345 Ай бұрын
2024 baan dhagaysanayaa raaliyo qalbiga dajisa naftu doontee😢
Nimcaan Hilaac Iyo Yurub Geenyo  Dhandheh
7:08
Maxamed Adan Kista
Рет қаралды 1,1 МЛН
Nimcaan Hilaac 2016 Loogada Qalbiga Farsamadii Saami Cadde
7:10
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,3 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 5 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 15 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 72 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 468 М.
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
isfahan waa New Song _Nimcaan Hilaac _Isfahan waa  💔
4:59
Hillaac Music
Рет қаралды 517 М.
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,8 МЛН
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan hilaac | dabar | Lyrics 2018
5:42
GiLaawe
Рет қаралды 3,3 МЛН
Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014
7:53
SomaliNewMusic
Рет қаралды 10 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 19 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 6 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 643 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 478 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 2,3 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 462 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,6 МЛН