Axmed Mooge Liibaan AHN __ 2 HEESOOD (Tiiraanyo Iyo Goroy Haldhaa)

  Рет қаралды 71,979

Tixraac

Tixraac

Күн бұрын

Waxa ay qayb Ka Ahaayeen Bandhig Faneed Hobolku Ku dhigay Xamar Sannadkii 1984-kii Alle Naxariistii Jnno Ha Ka waraabiyee.

Пікірлер: 69
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
" I Taageer ALLAHAYOOW " "Arintaydan Kala taaL" "Addaa Toosin Karayee."
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 3 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto isaga & Dhamaan Muslimiintii Geeriyootay. Aamiin Jimce 5/3/2021 London, UK
@abdullkeybashane8661
@abdullkeybashane8661 2 жыл бұрын
If you don't love Axmed mooge songs you'rent Somali 🇸🇴❤🥰
@XasanBSiciid
@XasanBSiciid 2 жыл бұрын
Saas ayay Soomaalidu waa gii hore dhaqankooda ugu faani jireen maantay hal nin oo asagoo macwis masraxa soo istaagayo arki meysid
@Hazz457
@Hazz457 8 ай бұрын
Meel ma gaareyno ilaa aan dhaqankeena usoo laabano😢
@HibaaqYuusufcali
@HibaaqYuusufcali 9 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto abu cabdikariim axmed mooge
@Hazz457
@Hazz457 8 ай бұрын
3:04 Extremly powerfull 😢😢😢
@casiisacabdi5024
@casiisacabdi5024 2 жыл бұрын
Axmed mooge liibaan naxariistii janno ILAAHAY hakaa waraabiyo adiyo intii geeriyootayba ee islaam ah 🤲🏻🥺.
@ahmedhussein8683
@ahmedhussein8683 11 ай бұрын
Amiin
@najiibayaanle
@najiibayaanle Жыл бұрын
Ilaahoow rabiyoow unaxariiso qurux badanaa doowladnimo
@sidiiqbashiir8403
@sidiiqbashiir8403 3 жыл бұрын
Maanta uu inagahooseeya Uducee walal Allah hawnaxariisto
@hamzeizmail442
@hamzeizmail442 10 ай бұрын
alle ha unaxaristo awoowgay ahmed mooge liiban
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 Жыл бұрын
Allaah Yaa Raxma Raaximiin,Ax yaa Zamaan Maalmihii Mihii Wacnaa Illaahayow Noo Soo Celi oo Magacii Soomaali Weyn Oo mida ✌️💕💕💕💯❤️
@xidig3833
@xidig3833 5 ай бұрын
Alaha unaxriisto. Cabdi kariin iyi aso la isi so ag dhiga arkayay mashalah aso mesha tagan weye 😊
@FaaraxIdiris
@FaaraxIdiris 9 ай бұрын
Alla ha u naxariisto axmed mooge liibaan
@nintegayootalaabsaday4589
@nintegayootalaabsaday4589 4 жыл бұрын
Axmed mooge liibaan wllhy wuxuu ahaa legend aan marnaba quluubtayada ka baaba,ayn hadaanu nahay somali allh yaraxm hu
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 Жыл бұрын
Alayaa raxma axmed mooge libaan bari samadki iyo xiligi nabada bariguu fanku fan ahaa dalkuna dal ahaa, dowladuna dowlad ahayd hadasa wixiba waa rogmeen oo qarib iyo qarax ayaa nadashaday😥
@fadxileeb1746
@fadxileeb1746 7 жыл бұрын
Waayo Waayo axmed allow kuu naxariiso
@adanhassan1234
@adanhassan1234 2 жыл бұрын
Beautifuly dressed traditional Somali culture strolling casually towards the microphone l Love him
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Alle yrxm fannaan axmed mooge legend sabti 17ka bisha 12aad 2022 baan dhagaysanayaa heestaan waayo badan baan maqli jiray
@axmedxaajimataan902
@axmedxaajimataan902 6 жыл бұрын
Halyaygii alle ha u naxariisto axmed mooge liibaan
@Maftuuxgool
@Maftuuxgool 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso Axmed mooge Aaamiin Aamiin
@engrashkaboy5772
@engrashkaboy5772 5 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@abdirahman6734
@abdirahman6734 5 жыл бұрын
AUN Ahmed mooge Anigoon asaga aqoon baan heestan aqaaney
@abdisamedomar1557
@abdisamedomar1557 5 жыл бұрын
Ilahayow unxirso axmed mooge liibaan Cana oo qaliya
@sir__cmc
@sir__cmc 2 жыл бұрын
Waa markii jamhuuriyadda la xoreynayay 1984kii wajigiis ka ayay muuqataa murugada dadkiisii la xasuuqayay alle hakuu naxariisto.
@adenadan8472
@adenadan8472 2 жыл бұрын
Kkk mayee waa markii uu dhinashada albaabkeeda gargaraacay
@hibonour9657
@hibonour9657 2 жыл бұрын
Allow u naxariisto ameen yaarabi waa anti heestu libaaxyadii reer sheikh isaxaaq binu ahmed binu haashim asal duriyad duriyadi dhashay rageedi viva isaaq
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 жыл бұрын
@@hibonour9657 hibo wallo asc
@ismailahmedhassan8865
@ismailahmedhassan8865 2 жыл бұрын
Alle haw naxaristo wxn ku xasuusta walalkay iga weyn oo album uu ku jiro axmed mooge haystay heesihis wn dhegaystay 2004kii waayo waayo anoo 13 sanno jira wakhtiguna wuu ordaya wllhi
@hibakhasan1598
@hibakhasan1598 2 жыл бұрын
@@ismailahmedhassan8865 waqtigu wuu ordayaa aniguba waqtiga wllky baan aad heesaha u dhageysto ka maqli jiray cimri wanaagsan baan ku rajaynayas
@raxmaxaad4431
@raxmaxaad4431 6 жыл бұрын
alle haa uu naxaarusto saan uu jclay haa sheegin heestan
@hoodomaxmedhoodo6690
@hoodomaxmedhoodo6690 6 жыл бұрын
Allaw unaxariso isaga iyo dhaman umada musliminta ah ee geriyotay baa anagana noga daba naxariso
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 3 жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabi
@nuurcadde4558
@nuurcadde4558 2 жыл бұрын
Ilaaha haunaxariisto
@xamdagaraad5000
@xamdagaraad5000 2 жыл бұрын
​@@nuurcadde4558
@AbdiazizAdam-vs3pk
@AbdiazizAdam-vs3pk 4 ай бұрын
Taaariikh hore
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 Жыл бұрын
Allle hawnaxariisto
@AxmedJaawe
@AxmedJaawe 3 ай бұрын
Dhab ahaan dhanqankaada inaad ku faanto aadbey u wanaag bdn thy Kuna sharfan thy
@WalalManno
@WalalManno 7 ай бұрын
Aleha unaxaristo
@mohammedamir9541
@mohammedamir9541 2 жыл бұрын
Alle haunaxariisto legend axmed mooge libaan
@XasanBSiciid
@XasanBSiciid 2 жыл бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto Aaamiin yaa rabi
@abdikiin3915
@abdikiin3915 2 жыл бұрын
alle haw naxariisto marxuumka
@abdirahman6734
@abdirahman6734 5 жыл бұрын
Waa Riyaawadii Mogadishu sideedamaadkii
@CabdicasiisXuseendiiriye
@CabdicasiisXuseendiiriye Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@AyaancabdiXuseen-dd9fn
@AyaancabdiXuseen-dd9fn Жыл бұрын
Ayaaan cabdi xuseen
@husseinfarah6336
@husseinfarah6336 2 жыл бұрын
When somalia 🇸🇴 was Somalia
@updirahimomar5388
@updirahimomar5388 7 ай бұрын
AUN axmed mooge liibaan waa sanadii 1984 ee reer somaliland la xasuuqayey wajigiisa waxa ka muuqatay murugo ka darane xiligani waa markii wllkii oo ahaa fanaan,macalin, mujaahid, kamanayste inta ba mutaystay maxamed mooge la dilay 1984 April murugo ciil kanbi ayaaa ka muuqda reer hargeisa oo uu ka soojeedayna la xasuuqayey😢😢😢😢😢
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 ай бұрын
Showga Axmed Mooge wuxuu ahaa 1987 maahan sxb sannadkaas aad sheegtay. Mahadsanid
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 7 жыл бұрын
Waaw mooge iyo waayo waayo
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 жыл бұрын
Gabdhuhu xiligaa majis,goono iyo saraawiil in la xirto madaxana la banaysto ayay ilbaxnimo u arki jireen.
@Abdalla0sman
@Abdalla0sman Жыл бұрын
Maya! Waa sida laguu sheegay sidaasi.
@zakimoha4773
@zakimoha4773 2 жыл бұрын
2022 Maa Ilatahy Aniga cml 👍
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Waxaan tabanayo baan wali tiigsadaayo soo taabbi waayee itaageer allahayow arrintaydan kla taal adaa toosin karayee
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 2 жыл бұрын
Raximahulah
@XasanBSiciid
@XasanBSiciid 2 жыл бұрын
October / 3 / 2022 habeen talaado ah
@maxamedyusuf8996
@maxamedyusuf8996 Жыл бұрын
Fabruary 12/2023
@diaatik9022
@diaatik9022 2 жыл бұрын
1984
@adanhassan1234
@adanhassan1234 2 жыл бұрын
I am not sure about the fans disturbing him
@duale42
@duale42 22 күн бұрын
1987 ayay ahayde taariikhda beenta kadaaya waaban kujiray habeenkaa garoonkii Basketball ka ee stadium muqdisho
@TimothySmith-c6d
@TimothySmith-c6d Күн бұрын
6413 Haven Pass
@ahmedhussein8683
@ahmedhussein8683 11 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@bilansharaf779
@bilansharaf779 2 жыл бұрын
Rabbi ha kuu naxariisto axmed mooge
Heestii Meel Uu Gacal ka dheeryahay iyo AHN Axmed Mooge Liibaan
5:44
Tv ga Togaherer Ee Madadaalada
Рет қаралды 72 М.
Axmed Mooge Liibaan AHN  __  Damaq Jacayl
6:01
Tixraac
Рет қаралды 32 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 114 МЛН
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Tixraac
Рет қаралды 365 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2 МЛН
**Axmed Mooge ihn | Waayaha Aduunka |
7:03
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 300 М.
DHULKA WAA SOCDAA WAANA ,  DHAAFSANEE- AXMED MOOGE LIIBAAN
11:23
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 167 М.
Saranseer
9:40
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 6 М.
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 147 М.
Heeso {Sahra Axmed, Jubba, Axmed Mooge {AHUN} Iyo Aamina C/laahi
10:38
Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
12:56
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 221 М.