TOBAN XAQIIQO OO KU SAABSAN KOOBKA ADDUUNKA EE 2022 | QATAR FIFA WORLD CUP 2022

  Рет қаралды 1,335

TOBANLAYDA

TOBANLAYDA

Күн бұрын

Koobka Adduunka ee FIIFA waa tartanka kubbadda cagta ee ugu wayn uguna caansan adduunka Kaas oo la qabto afartii sanaba mar
koobka aduunka waxa uu martigeliyaa labo iyo soddonka xul ee ugu sareeya xulalka qaranka Hadaba daawade muqaalkan waxaan idiinkusoo bandhigi doonnaa toban xaqiiqo oo ku saabsan Koobka Adduunka FIIFA ee labada kun iyo labiyo labaatan ka uu dalka qadar marti galinaayo ee lasocod wacan.
1. Koobkii aduunka ee ugu horeeyay ee xili jiilaal ah la qabto
2. Koobkii aduunka ee abid ugu qaalisanaa
3. Koobkii aduunka ee ugu horeeyay ee abid lagu qabto dal carbeed oo Muslim ah
4. Dalkii ugu yaraa ee martigaliya Koobka Adduunka ee FIIFA
5. Koobkii aduunka FIIFA ee labaad e lagu qabto Aasiya
6. Koobkii aduunka ee ugu danbeeyay ee ay labiyo soddon qaran ay ka qayb gali doonaan
7. Tirada Garoomadii ugu yaraa ee lagu qabanayo Koobka Adduunka
8. Mucjisada Garoonka 9 boqol iyo todobaatan iyo afar
9. Ciyaarta faynalku waa maalin ay ku beegan tahay sanad guurada qaranimada ee dalka qadar
10. koobkii aduunka ee ugu danbeeyay ay xidigaha ugu caansan kubada cagta ay ciyaaraan.

Пікірлер
TOBANKA SHAQO EE UGU LAYAABKA BADAN
6:22
TOBANLAYDA
Рет қаралды 437
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 22 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 91 МЛН
10-KA KOOB EE ADDUUNKA UGU QAALISAN EE LA CIYAARO
3:47
KASMAAL-252
Рет қаралды 7 М.
Tobanka Caado ee Dadka Farxada Badan ay Leeyihiin
8:31
TOBANLAYDA
Рет қаралды 822
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 22 МЛН