TOOS CEELASHA SIINKA DHEER MACAANE WEYDOW TABEELAHA ASLUUBTA ILAA EX KONTAROL AFGOOYE VLOG

  Рет қаралды 14,099

Ajmal Services

Ajmal Services

2 жыл бұрын

Пікірлер: 49
@sunsaalsunsaal2948
@sunsaalsunsaal2948 2 жыл бұрын
Ajmal waa kumahadsantahay walaashey ceelasha iyo muqdisho waa ubahnay 👍❤️👍
@abubakarsadiiq6131
@abubakarsadiiq6131 2 жыл бұрын
intaan fiirsanaaye channelka videoga ugu cajaa ib sanaa oo aan ka helay waa kan. cod lama dul saarin, music background lama saarin just waa sida original oo kale masha Allah, sidaan noogu wad 15 minutes naga badan kuwa kale cod hadul saarin please
@ayanhashi2132
@ayanhashi2132 2 жыл бұрын
Allah haddii laga baqaayo waa wadadaan Qurxan dhisay,si fudud afgooye lagu tagaayo Yaaa kale madaxweyne Farmaajo markale inshallah 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 2 ай бұрын
Manta malin aad kafiicantahy majirta abayadiisa
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 2 жыл бұрын
Maasha alaah barakee alow xamar from mudug 🎉
@awesabdi882
@awesabdi882 2 жыл бұрын
Masha allah
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Maasha allah mogadisho iyo somalia allah nabada iyo barwaaqada ha u siyaadsho waa muuqaal qurux badan oo lagu diirsanayo wadadan ma hadaa la dhisay mise xili yadii hore maasha allah reer Mogadisho waxaan idinka soo salaamayaa Burco togdheer
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Thanks bro wadada waa wado ka Mid ah wadooyinka dowlada qadar bixisay lacagta lagu dhisay turkigana dhisay. Waa ku mahadsan sida xadaarada leh noogu rajeeysay kheyrka idinkana ilaahay Ha idin barakeeyo insha allah
@sayidabuu114
@sayidabuu114 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo alle haku sharfo waxaa tahay qof xowl kar ah guuleyso
@nuroducale7302
@nuroducale7302 2 жыл бұрын
Masha Allah.
@halimahussein2000
@halimahussein2000 2 жыл бұрын
maansha alaah keep going sister beautiful city
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 2 жыл бұрын
Walaashay alaha kubarakeeyo muuqaalka quruxda baden ❤
@homedicor4719
@homedicor4719 2 жыл бұрын
Qofi ugu horeyay ayaan noqday waan kula soconaa abyo hormar wacan
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah sister
@abdifatahsalad6599
@abdifatahsalad6599 2 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo hore u soco shaqa fiicanaa heysaa. Waqtiga iyo xoogaba alla hakuu batakeeyo
@anabali1098
@anabali1098 2 жыл бұрын
Maashaa allah tabaarakallah abaayo waxaan aad udeneynayay tabeelaha iyo qiimaha booska banaan
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Masha Allah walaal qaali jazaaka Allah Ramadan Mubarak
@haboonali3643
@haboonali3643 2 жыл бұрын
Calooshaa i xanuunta markaan arko sida dhirta loo jaro Waxa baabuurta ka buuxa waa dhir la jaray Waxa Roob laanta iyo Abaarta keena waa Xaalufinta dhirta Somali Allaha garansiyo faaiidada dhirta
@ayanhashi2132
@ayanhashi2132 2 жыл бұрын
Mahadsanid dalka ayaad najeclaysisay wax xun ayaa nalooga sheega adigana wax qurxoon natustaa. Waxaan dalka ka maqnaa in ka badan 30 sano lkn hal marbaan imaaday 2014kii inshallah waan soo guurin Only haddii madaxweyne farmaajo la doorto.
@hidayomahamed2236
@hidayomahamed2236 2 жыл бұрын
madha allaha
@fali2695
@fali2695 2 жыл бұрын
Mash Allah muqdisho caday
@yuusufxuseen61
@yuusufxuseen61 2 жыл бұрын
Vedio gii mar aad xaafada macaane aad ka duubtay iyo sidaa aad noo gashay iyo ciilka aad nagu dishay markaas ka dib caawa iigu horeyso channelkaga oo aan daawado
@calaawigamer4740
@calaawigamer4740 2 жыл бұрын
Walalka marka aad aragtid waxadan kuqancin you have express hadii aad aamustid in aad qanacday ayay nooga dhignthay lakiin wa nalaciiley in aad tiraahdid saw lagama wngsanayn mhdsanid
@maryanhaji8981
@maryanhaji8981 2 жыл бұрын
Masha Allaah keep going Team Ajmal
@abdiseed3363
@abdiseed3363 2 жыл бұрын
Mashlh dalkan Allaha no barakeyo
@appazhassan8503
@appazhassan8503 2 жыл бұрын
Masha allah wll xafada kal kal muqal kaso samey
@wilwaal545
@wilwaal545 2 жыл бұрын
Mashallh Allah kuxafitho sas nalwthgtit magltha wngsn mahd sand 💓👍
@yuusufali
@yuusufali 2 жыл бұрын
Asc Jamal umada Somali dhirta lajarayo Ma arkaan miyaa gawaarida waa wayn oodhan dhir lajaray baa saaran
@zeynabzeynab7246
@zeynabzeynab7246 2 жыл бұрын
Kuwan kedihii xalufiyay malaga qaboto dadka ayagaa abaar kuriday
@ahmlog_654suaerz2
@ahmlog_654suaerz2 2 жыл бұрын
qof kasto sidu doono ayu wadada u maraa, waxaan rajeena in trafiko la sameeyo because halis waaye sidaan, nabad baan u rajeena dalkeena jidka saxda waan ku socona lkn ma dhawin
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 2 жыл бұрын
Masha allah 👌♥
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 Жыл бұрын
Maasha allaah ❣️
@fali2695
@fali2695 2 жыл бұрын
😍😍😍
@aamowabuuclaamowabuucl6282
@aamowabuuclaamowabuucl6282 2 жыл бұрын
Masha'Allh wllshey Horey Usoco Howl Ficn Shaqo Wanaagsan Ayaa inoo heysaa Wlhi Dhiirigeliye iyo Astaan ayaad inoo Thy Xaqiiqdii Wlshey Abaalkaada Magudi karno lkn Hal Codsi Ayaan Wataa oo ah Deegaanka Ceelasha Biyaha Nolosheeda iyo sida looga noolaan karo war baxin Nooga Soo Tabi adigoo mahadsan Wlshey
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 2 жыл бұрын
Wllshy anaa degan masha allah waa degaan jawi degan suuq fiicana leh
@cabdulhaadihasan610
@cabdulhaadihasan610 2 жыл бұрын
Sida wadada lo maraayo wa sharci Daro calamkana wa kamamnuuc sidaan
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 2 жыл бұрын
Walaal booska ceelasha siinka dheer meeqa la gadaa ajmaal ii sheeg.
@najibhassan83
@najibhassan83 2 жыл бұрын
Waxaas oo qoryo ah ee soo ma'ahan dhirtii oo la soo xaalufiyay. Waliba dhir mala beeraa wadanka? Xaalufinta dhirta waa dhibaato weyn oo jirta.
@abdalla2421
@abdalla2421 2 жыл бұрын
Kuwa dhirta sidan u xalufinaya cid wax ka qaban karta ma jirto miyaa bisinkee waxa Roob la Anta Keena ayu ka mid yahay xalufinta dhirta aaway meshan mamulkedi
@wadaniga
@wadaniga 2 жыл бұрын
Gawaarida waa wayn maxaa saaran
@aronekolmia4260
@aronekolmia4260 2 жыл бұрын
Dhulka wuu qaaliyoobay maxaa loo dhahaa waaba iska banaan yahaye
@abyanrahdan8179
@abyanrahdan8179 2 жыл бұрын
Dhulka dad baa lugu dacoya. Dalaalo iyo shirkadooyin aa ka ganacsanoyaan. Burcad badeed maxaa lugu badalay burcad dhuleed.
@aronekolmia4260
@aronekolmia4260 2 жыл бұрын
@@abyanrahdan8179 yaadhacay maba dhisna xitaaye waa iska cidlo
@abyanrahdan8179
@abyanrahdan8179 2 жыл бұрын
@@aronekolmia4260 Dab baa lugu dacoya mafahmesid. Lacag macguul aheen aa la weydinoya qofki iibsanayo.
@aronekolmia4260
@aronekolmia4260 2 жыл бұрын
@@abyanrahdan8179 haa hada waan ku fahmay thanks yah
@husseind7942
@husseind7942 2 жыл бұрын
Masha Allah.
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan
@abdihakimadow4893
@abdihakimadow4893 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay laakiin wadaan way Burbureysaa dhaqso waayo gawaarida xamuulka waa Over weight waxaa waliba kuwa badan line ka ku jira nidaam dowlad allah keeno
MAXAAD KA TAQAAN XAAFADA XAYI KAAFI EE CEELASHA BIYAHA
17:08
Daahir Maneestar
Рет қаралды 2 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 11 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 90 М.
DEEGAAN BARASHO |AFGOOYE| Part 1
9:30
Loosey8
Рет қаралды 27 М.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 75 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 11 МЛН