Top 5

  Рет қаралды 87,731

Emirates Loves Somalia

Emirates Loves Somalia

Күн бұрын

#somalia #shorts #iskukaris
Weligaa ma dhadhamisay cunto Soomaaliyeed? Maanta, waxaan soo bandhigi doonaa 5 saxan oo Soomaali ah oo ay tahay inaad tijaabiso.

Пікірлер: 90
@AnurNur-pb9rt
@AnurNur-pb9rt Жыл бұрын
ManshaAllah wan jeclahay gabadhan ❤ you are smart sister ❤
@hamdimaxamednuuriye7272
@hamdimaxamednuuriye7272 Жыл бұрын
Cuntadii saxda eheed ma arag aawe soor iyo muufo qamadi cambuulo
@kaltounjama7283
@kaltounjama7283 Жыл бұрын
Bruis huur is ma isku dhex karis iyo laxoox,kibis ayaa ah. Baadtadu ma aha nummer one
@user-kv3po8ls1e
@user-kv3po8ls1e 7 ай бұрын
I am from Somalia ani WA Sumaya
@hiboxaaji2882
@hiboxaaji2882 2 ай бұрын
Haa sister❤❤
@kingayuub5255
@kingayuub5255 Жыл бұрын
Masha alaah waa sax lkn waxaad been ka sheegtay umada soomaaliyeed waayo waxaa tiri waxaan jecel nahay Emaradka lkn waa beentaa ee ma astaahishid like iyo sheer😊😊😊
@farxancali-ml2jo
@farxancali-ml2jo Жыл бұрын
masha allah wlshey waxaa tahay gabar soomaali nimada eey ka goan tahay wlley see badi wacyi galinta dalkeena
@ismahanshrf5919
@ismahanshrf5919 Жыл бұрын
Mashahalla 😍 Haa
@anuuncawil9259
@anuuncawil9259 Жыл бұрын
Haa❤❤😊😊😊😊
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Baris iyo odkaac♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏👍👍👍👍
@CaishaSuudi-pp5ep
@CaishaSuudi-pp5ep 7 ай бұрын
SubxanaAllah Where is soor and canbuulo😂😂😂
@user-br5lg9kt8b
@user-br5lg9kt8b Жыл бұрын
Dhaman masha Allah wan cunay masha Allah ❤❤❤ bastada love🍝🍝❤❤
@hawa9819
@hawa9819 Жыл бұрын
Mash Allah ❤
@user-ry2it1yr5q
@user-ry2it1yr5q Жыл бұрын
❤❤❤❤😊
@filsanabdullahiali4126
@filsanabdullahiali4126 Жыл бұрын
Masha Allah Abaayo wa runta inta loogu jecelyahay waaye inta aad sheegtay isha ka riday ❤❤❤
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantiin Somaliya guul
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 11 ай бұрын
MAASHAA'ALAAH.
@cureejisayidxaajiyuusuf9133
@cureejisayidxaajiyuusuf9133 Жыл бұрын
🎉🎉🎉
@farxiyocali5746
@farxiyocali5746 Жыл бұрын
🤩😍😘❤️
@cabdiraxman1631
@cabdiraxman1631 Жыл бұрын
Masha Alaah
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 Жыл бұрын
In kabadan ayaan sameeyaa muufa maraq iyo soor iyo maraq macaan ku darsoo hilib Ari oo foorneeysan iyo bariir wooow
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Жыл бұрын
Maashaallaah cuntadeena cunto gaari karta ma leh.👍👍👍👍👍👍👍
@yussufabdi181
@yussufabdi181 Жыл бұрын
❤maasha,allaah macaamaa
@TheSamale
@TheSamale Жыл бұрын
❤😊 yartan aawaded abracadabra unacay 🎉🎉🎉
@aminamin4435
@aminamin4435 Жыл бұрын
Masha Allah jiroo joog somalida way ka fanaan adna waad ku faanesa
@user-ct8mn3mn5x
@user-ct8mn3mn5x Жыл бұрын
Wallhi Waa iga gaday Somali food I have to test all 5 delishious 😮❤❤✅✅✅💟💟
@hassannuurtiger8926
@hassannuurtiger8926 Жыл бұрын
waan kuugu faanaa qaalideydiyay
@Laadar__gaming
@Laadar__gaming Жыл бұрын
All
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p Жыл бұрын
Masha allaah cutada karinteeda aan ku raaxeystaa❤❤❤
@Saharthesahora
@Saharthesahora Жыл бұрын
Walaaley qurbajoog aan noqoni ee handsome xasuusinin qalbigaa na dhaqaaqayee😊
@ayaanmahamudsharif4095
@ayaanmahamudsharif4095 Жыл бұрын
Masha allah 5 taba waan cunay
@ahaapahlaam55
@ahaapahlaam55 Жыл бұрын
masha allaah wllo aadbaan kuu dhageeystaa
@halimah7164
@halimah7164 Жыл бұрын
mahadsanid lakiin waxaad ilawday shuuro ama soor
@sacadbidixo2963
@sacadbidixo2963 Жыл бұрын
Mansha allah❤
@MohaaAlii-nh2rl
@MohaaAlii-nh2rl Жыл бұрын
Canbuulaba hadi aad katagtay cunto madan shegin
@user-bl8br7yh4m
@user-bl8br7yh4m 6 ай бұрын
Wall somalia laga hadlaya kenya iyo ith iyo yuganda maha
@maymuun7956
@maymuun7956 3 ай бұрын
​@@user-bl8br7yh4m baasto cuntadaada dhaqanka ma ahan soor iyo cambuulo baa qadhankaaga eh haka faanin
@khadrasheekh4861
@khadrasheekh4861 Жыл бұрын
Away soorti , muufadi,iyo cambuuladii oo nucyo badan lahaayd
@qaredhaashi5419
@qaredhaashi5419 11 ай бұрын
Haa
@mahamedalikaftanshax9535
@mahamedalikaftanshax9535 Жыл бұрын
ماشاءالله
@shukriabdi8870
@shukriabdi8870 Жыл бұрын
Kuli waan dhadhamiyaye wow 👌 👏 ❤🎉
@hamdisadad143
@hamdisadad143 Жыл бұрын
Bismilah shantaba wacune sad ayey uu Mac and yahin keep going siz🎉🎉🎉🎉
@mohamednur3681
@mohamednur3681 Жыл бұрын
mchllah abayo ur brillient mchllah nolow quruxey wx badan baan ka faaidne lkn jamacade kaso baxde abayo u are well educated
@ykhyped
@ykhyped 5 ай бұрын
Daarsullam mea?😮
@muhsenali123
@muhsenali123 Жыл бұрын
Masha Allah dhaman wax loodhigo malahan
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Жыл бұрын
Walaasheey suaal aan qabaa cinwaankaaga emarite love somalia? Cadoowgeena maa ku maalgeliya? Meelo somali tagina waad joogtaayee?
@fatxiyaahmed6684
@fatxiyaahmed6684 Жыл бұрын
waxay u shaqeysaa emaratka maxay wadankaaga kaaga sheekeynee adi ma ah waa la turjumaa hadalkeeda waayo waa shaqaale emrats oo rabo inuu wadankeena la wareego ma jeclin waana cadowgeena koobaad
@ahmedhussein6121
@ahmedhussein6121 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@farxiyocali5746
@farxiyocali5746 Жыл бұрын
👍👍
@user-cs2pf6nd6p
@user-cs2pf6nd6p Жыл бұрын
Kuli waan cuney wlhi
@abdulkadirkhalif5192
@abdulkadirkhalif5192 Жыл бұрын
Cambuula iyo soor aa way
@BeautyexplorerDiaries
@BeautyexplorerDiaries Жыл бұрын
Waxatahay gabadha ugu garashada dheersomlida hurdaeesa❤😊😮
@ilyanahmedmalin3698
@ilyanahmedmalin3698 8 ай бұрын
Mufaa hilmaamtay
@hawomoalin5033
@hawomoalin5033 Жыл бұрын
Cambuuladii. Aa ka dhiman waleeshey
@Lakimohamed197
@Lakimohamed197 Жыл бұрын
Baasto adunku ugu jeclhy
@rahaali2947
@rahaali2947 Жыл бұрын
Aaway kaluunii aan hodonka hu ehyn. Aaway cabuulo galay aaway soorgalay saxiibay wadiga maaba koow jooga
@user-qz6ew1ve2p
@user-qz6ew1ve2p Жыл бұрын
Anu waxaan hilib geel ahayn cuno mamoodoba
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 Жыл бұрын
Ii iiiihi muufo iyo maraq Aaaway soor aaway cambulo iyo bun aaway
@nadiraahmed6924
@nadiraahmed6924 Жыл бұрын
Baasto iyo suugo macanaa
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy Жыл бұрын
ma cuntay kulahaa😂 kuli saan ucunaylee 😂 alxm❤
@daimanlul4480
@daimanlul4480 Жыл бұрын
❤❤❤🤎🤎🤎💚💚💚🧡🧡🧡💜💜💜💛💛💛🤍🤍🤍💙💙💙💕💕💕💋
@bisharoyusuf5537
@bisharoyusuf5537 Жыл бұрын
🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️❤️❤️✅✅👏👏👏
@qalbihodon721
@qalbihodon721 11 ай бұрын
Moxog iyo Digir soo dhig 😅
@zuhuuribrahim9090
@zuhuuribrahim9090 2 ай бұрын
Waligaa ma tijaabisay cunto soomaali Waa su aal cajiibah dadka aad la lahadlaysaa miyaanay soomaali ahayn
@worldssecret7855
@worldssecret7855 Жыл бұрын
Naa habeen iyo maalinba wax kle ma cunee waxay ma tijaabisay 😂😂😂
@zamzamnuura4834
@zamzamnuura4834 11 ай бұрын
Intaba hungirigaan mariyoo calooshaan geeyay waxaan sii geeyay musqusha 😅😅😅😅😂😂😂😂
@asbaadomar4058
@asbaadomar4058 Жыл бұрын
aniga adiga ayaan tageero hagar la'aan ah ku haaya walaasha ftu
@naimamohammed814
@naimamohammed814 10 ай бұрын
You forgot beer (liver)😂
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 Жыл бұрын
Macuntey aaa mase makatisey 😂 Dhamaan waan kariyaa
@hoshomar223
@hoshomar223 Жыл бұрын
Waan ku faraxay xataa sidaad u soo bandhitay cunooyinka
@qabjug
@qabjug Жыл бұрын
Cambuulo iyo soor away 😂
@maxamedahmed1674
@maxamedahmed1674 9 ай бұрын
Weligey ma cunin rashinkas
@medaligire3230
@medaligire3230 Жыл бұрын
waxad ixasuusisey hilabka shilan iyo shah cano leh in saka kuqurecdo gabadh somaliyed kusoco
@miskeymire7920
@miskeymire7920 Жыл бұрын
Maxa u tijabin waye malin walbo cuna ❤😂
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍
@shukrisuleyman863
@shukrisuleyman863 Жыл бұрын
Gabdhu yeylahadleysa siden utijabin weyne cunada an kuso korne 😂😂 mase ajanib ayey lahdle
@lahyatahya4885
@lahyatahya4885 Жыл бұрын
Wariye maad iska noqotid😅😅😅
@Saba-if5mu
@Saba-if5mu Жыл бұрын
Kabsas inta heluwa
@irshaadaweys3003
@irshaadaweys3003 Жыл бұрын
Waxaan AF WENAA bisinkee
@yusufali8313
@yusufali8313 Жыл бұрын
Guligood waa cunay muus
@daudaden1308
@daudaden1308 Жыл бұрын
Waa sababta somalida 90% ay uga sheganayan gaska
@marwanhaji8486
@marwanhaji8486 Жыл бұрын
What did she just say wiliga matijaabiseey cunto somaliyeed. wrong way to start an advert to a Somali audience customers
@hassanolad-hn6ml
@hassanolad-hn6ml Жыл бұрын
Oodkac sambuus canjeero was waxa Ku dhameeseen raga somaliyeed inkaar ala idunku rid nimanooow
@fifi4686
@fifi4686 Жыл бұрын
Please remove the banana out of the plates.😅
@EmiratesLovesSomalia
@EmiratesLovesSomalia Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 Жыл бұрын
Intaa sheeg wax Green Vegetable 🥬 ku jira maan arkin ama 🐟 Fish wax caato iyo Calool naga dhigay moxog malaay soor walbo dheh 🍝 Waa Italian not Somali dish!!!
@fxchannel2019
@fxchannel2019 Жыл бұрын
Afweyn tana doqonimay la afweyntay foolxumo😏😏😏
@osmanhassan6601
@osmanhassan6601 2 ай бұрын
Emaaratis is our enemy !!! Maxaa loo sameeyay pegkan?? Anaga emarat nnama jecla waa cadowgeena 💯
@fardousabdi9804
@fardousabdi9804 Жыл бұрын
Bain
@S88mustaf
@S88mustaf Жыл бұрын
All
Somali Women Try Other Somali Women's Bariis Iskukaris
8:27
BuzzFeed UK
Рет қаралды 752 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 50 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 36 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 34 МЛН
Proof that Arabs are built ✨️DIFFERENT✨️ (Part.2)
10:27
enlightened by ISLAM
Рет қаралды 650 М.
Cuntada wadooyinka Djibouti 🇩🇯 | street food in Djibouti
14:38
How To Make Turkish Tea & Breakfast | Everything You Need To Know
6:49
Turkish Food Travel
Рет қаралды 5 МЛН
Traditional Somali Canjeero/ Laxoox | Canjeero Masago
4:28
Aromatic Dishes
Рет қаралды 211 М.
qaado bariis iyo hilib aad umacan - 10 minute Somali Rice and Chilli
11:28
Eating Somalia!! Africa’s MYSTERY Cuisine!!
21:50
Best Ever Food Review Show
Рет қаралды 3,8 МЛН