Isaga un baa howshaan keenay hortiis waa la soo hindsi waaye, Ciidankan turkiga noogu tabarayay xarunta Turksom waxaa isna 2015 ki ka codsaday madaxweyne HSM......isga unbaa creative ah oo hadana heshiiska horumarinta dhaqaalaha
@salmanbashiir17126 ай бұрын
Xaska abii ahmed mess farmaajo myaa wadani ah shuubakudhashe
@kadrahadji97346 ай бұрын
Près.Xassan shekhow inta aad cidkaleh u diraysid.somali wa wada Minatari anagu ma nihin Oromo oo ah qodoto awood lahayn wa lagu nimcaysan hub kooga Oromo.wa innaad si dhaqsa ah u aqoonnso awdal
@abuudeeq2006 ай бұрын
Khubaro ciidan bad iyo qalab aan ku tababrno ciidan badeen ma hayno...., marka heshiiska w aa muhiim wuuna ku amaananyahay madaxweyne HSM
@CabdiDhere-z1u6 ай бұрын
CADOWGEEENAAAA WAAA ITOOBIYA KENYA 🇰🇪 EMIRATES JABUUTI DHAAAAAN WAA CADOWGA SOOMALIYEED JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL JAMUURIYADAA TURKEY 🇹🇷 GUUUUUUL
In turkiga lagu wareejiyo badda Somalia cidanka ino dhiseyso Waa Arin wnagsn Balse u bahan masulid Iyo ka faa ideysi hufnan Iyo ciidan isku dhaf ah Kana kooban 5 Somali
@MunaManka-n4y6 ай бұрын
Wali arinkaa madowbaa kujira turkigu wuxuu soomaaliya u imanayaa si uu uilaashado shidaalka uukabaadhayo laakiin arinku maaha inuu turkidu ay dhisayaan ciidan soomaaliyeed oo awoodleh
@abuudeeq2006 ай бұрын
Heshiiska ayaa ku jira in ciidanka bada soomaaliya dhiso, shidaalka badana ilalaiyo...maadaama inta aan ciidan bad tabaran qalabeysan ka heleyno ma awoodno inaa ilaalino shidaalka....marka wuu ku mahadsanyahay
@xamsexikmaawi75706 ай бұрын
Horta arinku ma cada mida kale halaga feejignaado imika cidina bilaash waxba isuguma qabatee hana ladaba socdo sidoo kale waa in laga faaidastaa oo dib loo dhiso ciidanka badda soomaaliyeed
@ahmett58356 ай бұрын
Maxa laga ferjignaa adeer dowl free wax kugu qabaanysa ma jirto danba layaku qaba inagu dhanka cidanka in layga taageero weyju u bahan shidalkaana la qodo haddaynu aaunu ka faaiid 50 ama 40 % maxu inuu tarata haddu halka iskaga jro wa waxba lk in laga
@xamsexikmaawi75706 ай бұрын
@@ahmett5835 sobobtoo ah mahaysatid madax daacad ah oo danahAAGA ILAALINAYSA WAXAANA SUURTOGAL AH IN SHIDAALKA 90 % AY QAATAAN mida kale yaa huba inaanay dantooda u imaan ee ay heshiiska uyimaadeen bal kawaran haday noqoto sidii markabkii dunida kusoo wareegayay ee Talisku dhaheen heshiiskii buu uyimid ee dawlada turkiga kadaba hadashay ee tiri umuu iman mida kale dakada muqdisho ilaa 2011 ayay gacanta kuhayeeen ee maxay ka qabteen waliba 90 % shaqaalihii soomaaliya waa laga eryay ?