TV Qaranka Somaliland iyo wacdarihii show-ga sanadka 2013.

  Рет қаралды 187,322

2Qumac

2Qumac

11 жыл бұрын

Waa show-gii TV Qaranka Somaliland ee studio-ga London oo wacdaro ay ka dhigeen fanaan si heer sare ah u tumay. Waa qalanjadii Bushaaro oo la holin waayey oo hagaysa show-ga. Daawasho wacan

Пікірлер: 108
@KINGZ44four
@KINGZ44four 11 жыл бұрын
Happy new year dhamaan reer Somaliland , sanadka sanad kiisa kheyr iyo barwaqo ilahay ha nagu gaadhsiyo amiin
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Masha Allah taparakallah laakiin habeenkaa waan jooGay xaflada maantaNa Austria ●
@afyaremedia3725
@afyaremedia3725 2 жыл бұрын
01/01/2022 ayaan soo booqday alla muxuu waqti ahaa. 2013
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 Жыл бұрын
Dad legends ah baa meshan ku wada kulmay maalin wan tagi donaa meshan ad hada joogtan Ha dheerato Ha dhawaato❤️
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Barnaamij quruxbadan iyo kayd fan oo aad u mcn si gaara waxaan codkooda igu xiisnay Abdifataax yare iyo ikraan caraale🙏❤️
@cawaaledangarad1652
@cawaaledangarad1652 3 жыл бұрын
11 8 2020 2:15 yaa ila daawanaya like tabsii
@subeerabdulahi4003
@subeerabdulahi4003 11 жыл бұрын
wlhi waa barnaamij aad uxiiso badan waxaan aad u salaamayaa dhamaan daadihiyayaasha barnaamijkan ee aadka u xiisaha badan ee aan laga xiiso goynayn iyo weliba waxan si garaa usalamaayaa abwaanka weyne reer somaliland ee faarax murtiile kaasoo aad nooga qosliyay iyo bahda slntv ee tvga qaranka jamhuuriyada somaliland thanks alot
@jamesmike40
@jamesmike40 11 жыл бұрын
manshallah barnamish aad u xisa badan qimale ayu aha fananintu adbay u mahadsan yihin iyo busha dadihinaysay barnamishkan iyo farsamo qayadana isku daba riday happy new year dhamantin viva somaliland
@bashiihetiye4021
@bashiihetiye4021 11 жыл бұрын
masha allah masha allah masha allah adban kugu hanbalayayanaya buusharo bandee walal qaliiii happy new year dhamantiin
@cawaleqawdhan4048
@cawaleqawdhan4048 11 жыл бұрын
hanbalyo Abdifatax iyo ikraan waxaasaa coda,maansha Allaah.
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
LEGEND 😘😘 maryan mursal ..hadaad gabadh thy kuma dhaafeen mmmmm sheeko mmm
@mohamoudjama9860
@mohamoudjama9860 11 жыл бұрын
allaylehe waxa uu ahaa wacdaro aad ayan u salamayaa dhaaman ka soo qayb galayaasha iyo inanta daadihinaysaba waa bushaaaro cali baaanday maryan nimco ysaain caraale iyo dhamaantoodba
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 4 жыл бұрын
Dad qaali ah Full respect All
@TheJamaalq
@TheJamaalq 11 жыл бұрын
thank you all TV Qaranka
@ilkacase927
@ilkacase927 11 жыл бұрын
wow dhaman wan salamay fananiinta siba aahan mama da iyo abdi fatax iyo ikran
@khadiija1000
@khadiija1000 11 жыл бұрын
nice!
@saedmohamed2597
@saedmohamed2597 2 жыл бұрын
I like the Way he is looking for ikran and ikran her action to replay and smile Mililico A/fatahyare and and Ikran
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 11 жыл бұрын
mansha Allah, ikran walal i lov u & amoree
@romaalien3280
@romaalien3280 Жыл бұрын
اخخخخ ع دي ايام 💔😭😭😭💔💔
@abdirahmaanali6732
@abdirahmaanali6732 11 жыл бұрын
msha allh
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 11 жыл бұрын
Mama Maryan Mursal Ciise Bootaan, Waa Fanaanad ay JecelYihiin dhamaan Umadda Afka Somaliga Ku hadasha allow Cimriga Kuu dheere, waa Fara Kutiriska ka haray dadkii Muxtarimka aha , Dhamantiin Fanaanita wan Salamay wadmahadsan Tihiin And Tvga Qaranka
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 10 жыл бұрын
i like it
@cumarcabdulle5903
@cumarcabdulle5903 9 жыл бұрын
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 жыл бұрын
Maryan mursal cimri dheer iyo cibaado suuban what a legend
@ahmedlaki3649
@ahmedlaki3649 8 жыл бұрын
maryan mamo dee raxmanku haku dhwro
@mahadabdilahi3958
@mahadabdilahi3958 11 жыл бұрын
farhan murtiile is real comedian walahy sidaan uqoslaayay ayaan ooyay
@Cabaysmedia
@Cabaysmedia 11 жыл бұрын
Waa show-gii sanadka 2013-kaa!
@asmaaxmed1419
@asmaaxmed1419 3 жыл бұрын
Zix9
@zakaria32009
@zakaria32009 11 жыл бұрын
muriile well done
@abdiqadirabdilahi3189
@abdiqadirabdilahi3189 8 жыл бұрын
guuuuuug
@haasancadde3815
@haasancadde3815 10 жыл бұрын
maama maryan.mursal masha allah
@kalthomamahdi4860
@kalthomamahdi4860 3 жыл бұрын
9 August 2020 -2:09 mamo Maryan mursal Muuse potan Kama Daalo 💕💞❤💋
@princesszuzu9957
@princesszuzu9957 3 жыл бұрын
12August 2020🖐
@caliphmohamed7896
@caliphmohamed7896 3 жыл бұрын
Haa
@salman-carab
@salman-carab Жыл бұрын
abdifatax axmed tacabir🎵🥺👑
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 3 жыл бұрын
mamo maryan mursal waa qof furfuran masuula wadaniyadi kamuuqato waayo araga Aanlaga caajisayn hadaljedda.Alaah danbigeeda hadhaafo.fanaanimadana izka dhaafbaan leeyahay.
@cabdirahmanjigre4059
@cabdirahmanjigre4059 8 жыл бұрын
Maryan mursal legend maamo Maryan safaado maaha
@hassannur1921
@hassannur1921 11 жыл бұрын
HPY New Year Dhamaan soomaali PPL ,Barnaamij Wacan Xiiso badan ayaad noosoo Bandhigteen aad ayaad umahadsantiin dhamaan bahda tv iyo intii kala qayab qaadatay
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkk i note something hadi aad dareenten inu ka maqna show Murtile marki hore thumps up like it haha
@kingburco
@kingburco 11 жыл бұрын
alla yaa cisik gacanta alle kuma gooyo 0:30.15 bal u fiirsada cuudka wuu kagaga hadlinayaa
@cawaleqawdhan4048
@cawaleqawdhan4048 11 жыл бұрын
waaaaaaaw Murtiile inaadeer waxaad tahay fanaan dhaba.
@cazuzyareahmed3224
@cazuzyareahmed3224 11 жыл бұрын
Caadi mhn showgan. Maryann iyo Nimco bn kuugwxnhys hystaa ani
@hanisicid7140
@hanisicid7140 4 жыл бұрын
Maryan wlh waa funny mom gulyeso
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 5 жыл бұрын
maryan mursal ayada iskugu filan hees iyo egshin bishaaro nacas iyo igraan niiq uma camirayan inta kale viva
@ilyaasmohamed2352
@ilyaasmohamed2352 6 жыл бұрын
Whi halyay buu ahaa ninka loo taagwayay ee lala mid dhigay jacaylka jaaaale siyaad ilahay haku naxariisto
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 жыл бұрын
Culima laaye kitaabdiid sow maaha? Suratul nisa xaguu ka gali
@MrAzizVEVO
@MrAzizVEVO 11 жыл бұрын
maryan iyadoon na macasalaamayn ayay iska baxday, kaa maanaan filanaynin maryaney 32:53
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Qaaranku kii isaga ahaa sow ma ahan
@fajacalafarxaan5457
@fajacalafarxaan5457 11 жыл бұрын
maryan musal ciisa noolow jir oo joooooooooooog
@TheJamaalq
@TheJamaalq 11 жыл бұрын
wow i love heesta ikraan ayqaaday wow iyo sida uu oogu jiibinaayo abdifitaax yare,
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 3 жыл бұрын
Manoshahay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@ahmedjamac8421 haa wllo ciwaankan baan imika sitaa
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 kkkkk maso comment 9 sano kahor qortay arkay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@ahmedjamac8421 waan noolahy wllo hada Alxamdulilah waxaa jira xitaa qaar aan qorey 2007dii iyo 2009kii imika waan jooge
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 mashallah waliga reer comment ku dhigle ahed 😂
@caynaba11
@caynaba11 11 жыл бұрын
habareey timaa qari
@yasinabdi5259
@yasinabdi5259 7 жыл бұрын
muqaalka 2013 miyaa ahppi
@najahothman4195
@najahothman4195 4 жыл бұрын
Haahey
@khadarmahad792
@khadarmahad792 6 жыл бұрын
Cabdi fataax yare noooloow
@mustafeaxmed4966
@mustafeaxmed4966 5 жыл бұрын
Nimca yaasiin
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 4 жыл бұрын
Wwwww
@abdikadirali9438
@abdikadirali9438 8 жыл бұрын
haaaa hhhhhhhh
@caynaba11
@caynaba11 11 жыл бұрын
weli maryan maad gaboobin hawshii jacaylkana kaama dhamaan kunciila waaba heeyaa
@barwaqoabdirahman2643
@barwaqoabdirahman2643 Жыл бұрын
Faraax murtiile wuuu iga qosliyay astaqfurallah 😅😅😅😅😅😅
@saamiyasahal9745
@saamiyasahal9745 3 жыл бұрын
Naagtaan cimrigay tahay oheesayso
@maxamedlove
@maxamedlove 11 жыл бұрын
meshaba farax murtiile ayan ka tageraba wale waa wada qosol inkastoon heesaha jeclayn balse murtile aya halkeeda dhigay
@SOMVID391
@SOMVID391 11 жыл бұрын
Abdifatah yare heesta wuu khaldeey kkkkkkk
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Naa wax isku fall wariye matihid qabyaalad bad meesha kuhaysaa idaa cadan iyo soomaaliladi dad gaaraa leh
@waraabiyeshidane4057
@waraabiyeshidane4057 11 жыл бұрын
barnaamij-ka aad iyoaad baan uga helay...Television-ka qaranka maansh allah wuu horu maray...ilaahay ha idin daayo dhammaantiin.......
@fatoumaosman7271
@fatoumaosman7271 7 жыл бұрын
hhhhhhh😂😂😂😂😂😂 aad yay iga qoslisay maamo maryan
@yaxyeculusow
@yaxyeculusow 7 жыл бұрын
rttyyi
@hodanqaali9569
@hodanqaali9569 11 жыл бұрын
caadi mahan
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
War heesta raga ha uga ciyaarin
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
IKRAAN CARAALE oo run mooday HEESTA AROOS ee Amoore ,,eeg hhhhhh
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
AMOORE tan yaree ciyalkaa ha u bixin waa IIDOOR waa wuxuush iyakunbaa is dhagaysta C.FATAX lkn waa ilbax kula shaqaynaya VIVA AMOORE.
@shukrihassan911
@shukrihassan911 7 жыл бұрын
ikran iyo bisharo maba laka garanaye
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
cabdi wali sxp Aniga ayaa kaa raaligelinaya 💕💕💕💕💕
@Hmoodi_-yu8jk
@Hmoodi_-yu8jk 7 жыл бұрын
هههههه
@sakandar31
@sakandar31 11 жыл бұрын
Please Don,t be like him
@abdiyusufabdirahman7411
@abdiyusufabdirahman7411 7 жыл бұрын
irir time xaafuun inuu tago maahayn, si xunbay u eegeysay habarta oramadu qabo
@xarago1960
@xarago1960 11 жыл бұрын
Isaaq iyo tumasho loo kala caalwaa..... Idoor.......
@shehnazrocks101
@shehnazrocks101 11 жыл бұрын
this does not work hate my apple even my hp windows 8
@yasinliban1113
@yasinliban1113 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Yummysomalilander
@Yummysomalilander 11 жыл бұрын
@kaki sakandar waar ninkan ma wax cad baad ku haysataa mise dacaayada diciifka ah ninka buka ka faafiyay baad rumaysatay if you don't like him though who fucking cares dad baa jecel caafimaad qaba
@abokor-abokor3682
@abokor-abokor3682 11 жыл бұрын
Bushaaro warlee maa lawadaa cadimatihide adan kugu heestaa cml
@shakrajii270
@shakrajii270 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk ina Ali Baandhe waxay iska dhiibtey Tolka wey kabaxdey Bahweynta saxaafada somali weyn .lol
@samaalegrouptv5310
@samaalegrouptv5310 11 жыл бұрын
Bishaaro caaadi iska dhig Af reer Hamar ayaa iska doon dooneesaa walaalo taada ku ekaaaw weey adgtahay in mararka qaar lugu fahmo.....!!
@cabdiqanimaxamed3288
@cabdiqanimaxamed3288 7 жыл бұрын
kkkkkkk asal amoore
@adammustafa1860
@adammustafa1860 11 жыл бұрын
maryan mursal heeskaan waxay u xulatey habeenkaan somaliland ayey leedahay waxa aad la bugtee la bogsan waysey bananka u soo saar gooni isku taagaan maxaa kugu jaanjaanay
@soodhacsadedhulkiisii6293
@soodhacsadedhulkiisii6293 11 жыл бұрын
Waar ma wax kalaad haysaa hadaa oon been ahayn iskaga raaxayso
@soodhacsadedhulkiisii6293
@soodhacsadedhulkiisii6293 11 жыл бұрын
somalidii maxruuqnimo ayaa ka soo hadhay,adeer markaad waydeen wax murti iyo midho idiin sameeya ayaad cay noola soo jeedsateen.laakiin hadaan is nidhaa wax caaya dhulkaa soo dumiye maydun aamusi.
@mohamoudhassan5907
@mohamoudhassan5907 11 жыл бұрын
Malaha kuwiini baad mooday dee maalinta cad tuman jiray dad ka qiimo iyo sharaf badan baa mesha ka muuqda ee qof wayn baad tahee ku caayi mayne bal dib iskugu noqo shit
@asmaa5466
@asmaa5466 Жыл бұрын
Nagta wariyaha wey afdheer tahay uuuf
@risak4687
@risak4687 9 жыл бұрын
maryan mursal noolaw maamo
@salmasaid7815
@salmasaid7815 3 жыл бұрын
Makeupka yaa u so mariyey🤣🤣
@risak4687
@risak4687 9 жыл бұрын
khaniiisada bushaaro
@risak4687
@risak4687 8 жыл бұрын
salaax maxamed kkkkkkkkk zxp gabadha waan jaceclahay wllhi
@aminabdi957
@aminabdi957 11 жыл бұрын
is that bitch called Ikraan doesn't know that she is on live TV, her attitude to Amoore is shocking. illeen Garaadlaay bilaash looguma yeerin.
@sakandar31
@sakandar31 11 жыл бұрын
Aad Baan ugu hambalyaynayaa Dhamaan Fanaaniinta oo dhan iyo daadihiyayaasha TVga Qaranka, Aadna Walahay waan ugu faraxsanahay mar haday fananadii waynayd ee maryan mursal noo soo fadhiisatay sanadkan cusub TVga iyo hanbyooyinkoodii Mahaddsanidiin , Lakin sorry waxa ku jira oo fadhiya Qof Fanaan iyo Abwaan isku sheegaya oo aan u qalmin waxa uu sheeganayo dabadana ku wata wax la yidhaa qabiil , i don,t like him & his songs
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Qaaranku kii isaga ahaa sow ma ahan
@alielmi725
@alielmi725 3 жыл бұрын
Wwwww
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Naa wax isku fall wariye matihid qabyaalad bad meesha kuhaysaa idaa cadan iyo soomaaliladi dad gaaraa leh
Barnaami Sanadka Cusub HCTV London(new years 2013) Havanah t Restaurant
1:05:45
Bushaaro Talk Show Nolosha Aamina Qaybtii 2aad
48:06
Bushaaro Media
Рет қаралды 265 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,3 МЛН
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 154 МЛН
18 May 2006 Somaliland  Full Evant  HD
50:16
Hargeysa Online
Рет қаралды 13 М.
Deeqsan Abdinasir | Heesta Gorofka | Music iyo Madadaalo
5:46
Astaan Music
Рет қаралды 38 М.
XIDIGAHA GEESKA SLNTV IYO SANADKA CUSUB 2014 KA
43:30
VOS Somali Tv
Рет қаралды 25 М.
ДЕДУШКА ВЫ ГДЕ? 🤣🤣
0:59
РЕАЛЬНЫЙ ВОВАН
Рет қаралды 2,7 МЛН
Magician turns his Hair into Animal 😳
0:37
Xavier Mortimer
Рет қаралды 14 МЛН
Do you like icecream?
0:21
dednahype
Рет қаралды 12 МЛН
I Can't Believe We Did This...
0:38
Stokes Twins
Рет қаралды 43 МЛН