Ugaaska Beesha Ciise oo Soo Bandhigey Cida Beeshiisa Xasuuqa Ku Haysa ?

  Рет қаралды 80,093

Bc24Tv Somali Tv

Bc24Tv Somali Tv

Күн бұрын

‪@Bc24Tv1‬
Deg Deg Ugaaska Beesha Ciise oo Soo Bandhigey Cida Beeshiisa Xasuuqa Ku Haysa ?
Bc24tv​ Ugaaska Beesha Ciise oo Soo Bandhigey Cida Beeshiisa Xasuuqa Ku Haysa ?
• Ugaaska Beesha Ciise o...
‪@Bc24Tv1‬

Пікірлер: 191
@Bc24Tv1
@Bc24Tv1 4 ай бұрын
Bc24tv​ Ugaaska Beesha Ciise oo Soo Bandhigey Cida Beeshiisa Xasuuqa Ku Haysa ? kzbin.info/www/bejne/op_EZJ9pd5KJeNU
@AnissAnisa-d3d
@AnissAnisa-d3d 4 ай бұрын
Inshala allah gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic 💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@madinaali9925
@madinaali9925 Жыл бұрын
Guul guul guul iyo gobanimo somalia 👍🙏✌️💯💯❤️❤️💯💯
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
@Candadowlka Iturraspe samaale u teed ha darood dhib ma qabtee intad lascanood dhulka dad kii lahaa laga qaadanayo maxay kaga duwan tahay kkk orda ururow dadkii na dufacaysa oo harti dhulkooda u daaya
@hanadmoussa2267
@hanadmoussa2267 Жыл бұрын
Guul Guul cisse weyn💪💪💪💪
@galaydhyare7501
@galaydhyare7501 Жыл бұрын
iska celiya ciisow anaguna hadaan nahay soomalidii kale waan idin garab taaganay xabashiga gaalka ah iska difaaca waa jihaad
@haydar378
@haydar378 Жыл бұрын
Alaha guuleeyo beesha Ciise
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
guuuulayso ugaas guulaysta beesha ciise madobe guulaysta somalia state guulaysta all somalia gaalo madow mar walba waa cadowga somalia
@r.o.c_3
@r.o.c_3 Жыл бұрын
guusha sheegeeso intee taalaa!? ogaadeen iisdoqonimadooda soo waxa somalida eithopia halkaas dhigay maahan kuwakaloo Harti iskusheegayo soobaxay 2023 si iney waxtarikaraan meelahaas faan lawadataagan sideedaba somalia waxa gumeeyay waa daarood iyakaana ugu badan dadka kudulman wadama shisheeye
@alexwright3799
@alexwright3799 Жыл бұрын
Ciise yaa somalaay kaga dhegtey kulahaa canfar yaa dhulkeena qabsatey.😅😅😅 liyuu boolis uwacda noh😅
@halimo.a.mmohamed7785
@halimo.a.mmohamed7785 Жыл бұрын
Allaah dhibaatada ha idinka qaado cadawgiina muuqda iyo kiina qarsoona ha jebiyo
@walgo-media
@walgo-media Жыл бұрын
Illaahay uunbaa idin dhaafinkara idinkamana guuleysan doonaan insha allaah
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Жыл бұрын
Guul guul inchllh somaliye
@ZahraFarah-hm8td
@ZahraFarah-hm8td Жыл бұрын
Illaha Raxmaanka haydin gargaaro,aad baan uga xunahay Ciise dhibka haysata.
@madinaali9925
@madinaali9925 Жыл бұрын
Viva umada somaliyeed oo dhan 👍🙏✌️💯💯
@faadumo12331
@faadumo12331 Жыл бұрын
Canfarbaaiskale
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Viva ayaad soo qoraysaa umada soo.aaliyeed ee is raacsan Aaway sow kuwa is dilaya
@Cirguje2
@Cirguje2 Жыл бұрын
​​@@faadumo12331 ma hooyadaa baa siisay canfar dhulka Somaliyeed wax Itoobiyaan awowgaa awowgii baa xaarka iyo kaadida ka maydha naagihiinana idinka daawanayaa la idinku foorariyaa markaasi baad sacabka uu tuntaan
@alexwright3799
@alexwright3799 Жыл бұрын
Ciisow somali wax la yiraahdo ma jiree qabiilkaa dir ku faan oo orod laascanood ka war doon
@konokozmob7528
@konokozmob7528 Жыл бұрын
Illahoy sharkoda na dhafi masiba ku dhici donta Amiiikn ya Rabi
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 Жыл бұрын
allaha jabiyo kuwa idin barakicinaayo aamiin
@ibrahim.a.sh4878
@ibrahim.a.sh4878 Жыл бұрын
Aamiin waa bil barakaysan ee Allahayow ducadayada aqbal. Itoopia waligeed ba islaamka iyo Soomaalida col bay ku ahayd
@TimaWeynne
@TimaWeynne Жыл бұрын
@@ibrahim.a.sh4878 waayehee qurunkaan Haritga iskusheego mey halkaas aadaan hadey cid horeynaayaan
@ibrahim.a.sh4878
@ibrahim.a.sh4878 Жыл бұрын
@@TimaWeynne walaashayey , Ramadaan ayaynu ku jirna , afkaaga umaddu ha ka ammaan hesho
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
@@TimaWeynne dhulkooday dufayane I hartiye cidna kumay duuline Uruk samaale ha tagay ama been wishing samaale taga dhe lascanood baba dhuljoodi soomali ku dhex diley saye Maxa ethopia u diiday
@أجملالوردة
@أجملالوردة Жыл бұрын
Guulaysta walaalayaal meel kasta somali waa ku dhiban
@radwanibrahim2213
@radwanibrahim2213 Жыл бұрын
Inshaallah kheir my tolkey😢❤
@waldhaccabdiwaldhac90
@waldhaccabdiwaldhac90 Жыл бұрын
Ugaas horta waanku salaamay ilaahayna hanaga qabto cadawga canfariyo itoobiya sarakishoodaba waxba nafama qaadayaan waxaanahay beelhubaysan laakin ciisuhu hais raaco ayaan leehay hadaad maanta osraaci waydo ma marka aqalkaaga laguugu yimaadee maatida lagaa hoooskaxaystaad kusugi waar damiir aan yeelano walalayaal
@alexwright3799
@alexwright3799 Жыл бұрын
Wiilashii ogadeen oo idinka celin jirey cefis weydiista
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 Жыл бұрын
Waa iyadoo ismacil cumar geelle la dilo waayo isagaa somali qaybshey oo halkaa dhigay
@maryamomar2309
@maryamomar2309 Жыл бұрын
Xaq waye taas wa in la hubeeya ciise jabuti ha ka sifeyeen cadowga islantiisu ka adag tahay ee soomali dhib iyo al shabab ugu wacan waa balaayo dadkaas
@kayhass2510
@kayhass2510 Жыл бұрын
Sax
@aliosman9609
@aliosman9609 Жыл бұрын
Koley sidaan warka ku hayno nimankaasi waa idinka dhiiranyihiin , oo iskama celin kartaan. CANFAR & SOMALI(CIISE) waa labo qoomiyadood oo muslim ah mana jiri karto sabab ay ugu kala hiiliso, lkn CIISE idinkaba leh DWLD ee CANFAR wxba ma haysto
@ZayntheyouTuber
@ZayntheyouTuber Жыл бұрын
Ciise waanu difaaci doona. Ciise canfar umu daaheene waa loo jilbo qabtay. Somaliland iyo isaaq iyo samaroon ayaa idin soo gurmani.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
DDS waata sool ka dagaalamaysee maxay Cisse wayne uga raacday amxarada ?????? ma calanka somaliya ayay sool la cashaqday iyaduna???? from saylac √👮🏼🇩🇯
@aadanwarfaa8021
@aadanwarfaa8021 Жыл бұрын
adeer ciise cidda la dhimata waa ogaadeen isaaqan aad daba ordaysid iyo weliba ismaaciil cumar gele may idin caawiyaan adiguse saylac waa ciise maxad ugu gurman weyday hal qof oo reer saylac ahi kuma dhiman caruurtiinana laascaanood ayuu dhahaa soo dumiya muuse biixi adeer sool dhulbahante ayaa leh haduu somaliland raaco iyo haduu kabaxo xor ayuu yahay lkn idinku reer saylacow dadkiina ladhinta isaaq waxba idinkama geline mida kale meeye kuwii faderalka itoobiya idiinku jiray ee wasiirada ahaa somali kale faderal matago idinka mooyaane dalwda dds madaxweyne ayuu kanoqday ciise hadana wasiiro xildhibaano waxba waad ku qabsan kari weyday lkn dhulbahante somaliland madaxweyne kamay noqon somaliland xildhibaano kuma leh wasiiro iska dhaaf marka laga reebo wiilal muuse biixi abti uyahay sida koore marka haku khasbin dadka wax aysan ahayn
@AdenAli-i9c
@AdenAli-i9c 2 ай бұрын
Mashalah ogska❤❤ waa run
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Жыл бұрын
Cela signifie la petite tête des Ithiopians et les criminels Afars athées
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Ilaahay umada Soomaaliyeed gaar ahaan reer Siti, Tuli Guuleed, mooyaale iyo guud ahaan deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta midakale dhib Soomaali ba isu keenaysa waxa kamida Oromo oo duulaan ku ah rer Tuli Guuleed layidhaahdo waa Dir kadig toonaada umada Soomaaliyeed umidooma cadawga ku soo duulay xuduudaha deegaanka Soomaalida ee Oromada canfarta
@Birds-i5b
@Birds-i5b Жыл бұрын
Irism iyo xin darood baa daddkan meesha dhigey
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis Жыл бұрын
@@Birds-i5b Walaal kuwaan Irirism iyo durbaan qabiil kuma jiraan oo way ogsoon yihiin in Liyugu oo hiiliyay in walaalahood daarood ka buxaan. Wiil Cise iyo Wiil Ogaadeen wa walaalo. Somalinimo ayagaad ugu tagi.
@Slimshady-o9h
@Slimshady-o9h 2 ай бұрын
እሄንን ጥያቄዎች መልስ ማግኘት እፈልጋለሁ 1 የት ነው የምታቀኝ ? 2 ምንስ ነህ ለኔ ወይም እኔ የት ነው የማቅህ ? 3 ማን ነህ አንተ በሂወቴ ጣልቃ የምትገባው ? 5 እኔ መነገጃ ነኝ ወይስ የሰው ልጅ ጥቅም ማስከበሪያ ? 6 እኔን እንዳዛ ማን ድግምት እድታረግብኝ የፈቀደልህ ? 7 ምን ስለሆንክ ነው እንዲህ በሂወቴ የምትገባው ? 8 እራስህን እንደማን ነው የምታየው ? 9 እነዛ ካንተ ጋር ሲዛለሉየነበሩትን አንድ በአንድ ታጋልጣቹዋለህ ? 10 እኔ ነው የመረጥኩህ እንዴ እኔ ላይ መተህ የምትደነፋው ? 11 ማን ነው ሲጀመር እሱ ኢሳ ነው እንድትል መብት የሰጠህ ? ብቻ እኔዚህን ጥያቄዎች መልስ ፈልጋለው
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
WALAAHI WAA MURUGO WAA IN LOO GURMADAA UMADA CIISE
@elmiahmed6564
@elmiahmed6564 Жыл бұрын
Down Aby and burhanu long life issa somali
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Ciise dhanka Ismacil Cumar bay ka dhinteen. Laascaanood ayu hub ku daldalayaaa si loo laayo. Ciise uma ogola qori ak ah. Isagaaba kamid ah dadka dagaal ka ku haya shacabka citi
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
Waxan rajeynaya ugaas ciise wa niin sharaaf leeh oo an hadal oo an boring lakin tolaay soomali iyada. Isku jeeda ragna wa u tashadaay
@alexwright3799
@alexwright3799 Жыл бұрын
Somalida shegeesid maba yaqaanan canfar iyo oroma. Adi lee na barooyo aboowe noh😅😅😅
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 10 ай бұрын
​​@@alexwright3799 af adag yahay maxaa ciisaha ku daba dhigay. Dhul ma wada degno labadeenu goormaad cuqdada ii qaaday
@yussufomar2262
@yussufomar2262 Жыл бұрын
Ciise madoobe aaway cumar Geele iyo Aden Farah aaway Irir iyo Iidoor uyeedha cumar Geele iyo muuse biixi
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
ismaaciil Omar geele ilaahey ciise iyo somaliaba Kaa qabay waa ramadane caqli xume intaad ciise iyo somalia ku maqan tahay canfar iyo Ethiopia ku qabsan alxaqiiqah
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم رمضان مبارك العالم
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Жыл бұрын
Somali majirte aaway irisamale kuwii Dhulbahante xasuuqay maxay canfarta isaga celin waayeen. Guul Jamaahiirta SSC of Somalia 💪 🇸🇴
@maryamomar2309
@maryamomar2309 Жыл бұрын
Mahdi BASAAS JAAJUS WXBA HA ISKU DABA QARIN CALANKA SHARAFTA LEH EE SOOMALIYED
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli Жыл бұрын
Ugaas Mustafa wuw waynaadaye
@Birds-i5b
@Birds-i5b Жыл бұрын
Iririsim baaa la wadey Wilashii lue police ee ku dhintey meesha daraadood bey dhehen xabalaah Ogden bal eeg dhawicii wiilsha guryahooda bey ka xirteen war somali seen lagu wada noqdaa ii sheeg ururo baaa la sameyeye irir ah cadow baad ku tahay dadkii uu soo gurmadey dds madaxdeeda xabad iyo dhagax bey ka badiyeen dadkaan ma la caawin karaa waanu u duceyn ilaahey ummada islaamka dhibka ka qaado
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt Жыл бұрын
Canfar hubka waaweyn ma haystaan haddii la siiyona ma ridiyaqaanaan. Arintaasi waa run. Itoobiya qorshe qarsoosi ah ayey wadataa oo ah inay badda cas dekad ka samaysato. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la socda Itoobiya. Soomaali ha iskaashato.
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Waa arin murugole halagurmado wll ciise
@maryanjama6063
@maryanjama6063 Жыл бұрын
Waa runtaa guuleysta
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Laascanod maxa idinka yala idinka ciza ah o dee imika ka dagalamaya intad difacan lahayd dhulkina XOOGA LA IDINKA QADAYA
@aadanwarfaa8021
@aadanwarfaa8021 Жыл бұрын
kelmada dir isaaqa ayaa isticmaala markay ubaahanyihiin bal eeg muuse biixina way soo raaceen oo dhuldad ayay rabaan inay dumiyaan toodiina waadayacantahay yaab
@moolcaliyow
@moolcaliyow Жыл бұрын
Adeer cidna ha eedin ee qabiil qabiilka aad isu qaybineysaan eeda walaalayaal.
@bisiqsarman5132
@bisiqsarman5132 Жыл бұрын
Muuse Biixi ina Cumar Geele iyo iidoor'na Lascaanood bay Xuduud Karaadinayaa oo sooxirayaan. Xaqiiqadu waxaa weeye inaad waxyeelato waxaa Kahoreeye in Caqli aad leedahay. Bisiq Sarmaan
@aadanwarfaa8021
@aadanwarfaa8021 Жыл бұрын
waxaba ka daran kuwa saylac kaso gurmanaya ee ciise ah ee laascaanood ku sii ordaya hadana aan hal maalin waxtarin dadkaas canfari laysay tiisa daryeele ayaa tukale kudara
@elmiahmed6564
@elmiahmed6564 Жыл бұрын
Wake up.and stand up issa hero to defend your people and lands. Down Aby Amed and his dog burhanu long life somali
@saidaidil
@saidaidil Жыл бұрын
AFAR IYO ISSE Wa BILAHAQLI TAChada walall❤❤ DIINTI MED AYAD HAYSSATIN ILLAHAY KA CABSADA
@qosolkiiaduunkafar8581
@qosolkiiaduunkafar8581 Жыл бұрын
Deked da saylac ayay doonsyaan
@AndoulkarimAhmed-rc8pk
@AndoulkarimAhmed-rc8pk 9 ай бұрын
Nafar ciisahaa ma Soo hawaysan karo dakaddayda. Ciise uu riyoonayaa sxb
@ahmadgamieh17
@ahmadgamieh17 Жыл бұрын
SubxanAllah, we're now living in a world of information and technology. There is news everywhere that nothing can be hidden for a long time. Whatever, < قل اللهم فاطر السموات والارض عالم الغيب والشهادة أنت تحكم بين عبادك فيما كانوا فيه يختلفون.> فإلى الله إيابهم و على الله حسابهم.
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Alla hajabiyo cadawgiina
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 Жыл бұрын
War Soomaliyeey dadkaan waa dad Somaaliyed oo loo awood sheeganayo ee ha loo gurmado
@Razingcloud
@Razingcloud Жыл бұрын
noolada geesiyada ciise wayneh
@nafissasouleimane8064
@nafissasouleimane8064 Жыл бұрын
Guul somaliye
@isiri.2835
@isiri.2835 Жыл бұрын
KAN SOONAALI XASUUQAYA SNM BAY DIFAACAAN DADKAAN HADDUU IRIR SHAQEEYO
@madinaali9925
@madinaali9925 Жыл бұрын
No more itobiyan
@halimo.a.mmohamed7785
@halimo.a.mmohamed7785 Жыл бұрын
Allaah cadawgii ha jebiyo
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Жыл бұрын
Adaaaba kooow ka ah IYO ISMAEL Omar Aden farah
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Жыл бұрын
ISMAEL weeye waxa raba issirka Somalida inuu tirtiro
@omaridereh6852
@omaridereh6852 Жыл бұрын
Waa goorma goormaad wax garataa. TFAI ma maantaad Somali noqotay. Katala.
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 Жыл бұрын
Alle ha idin qabto cadowga
@DjamamoIsmael
@DjamamoIsmael Жыл бұрын
ASC somaliyee meelkastood jooktaan MANTA waxan jookna malintan leysdhafeyn wa Inna fahano on iska dhaafno xannunka laynosameeyey qabyaallada ah arinta waxa sammeynkara dadka caqliga wannagsan leh wallaalyal dhammaantin somaliyee waxan idika codsanaya gobollada ad dagantihin ita caqligaleh wa inney billaaban barnaamijka middeeynta mustaqbalka ee dhamman arliga somaliyee wallaalyal arintaa wa SIDA kaliya ee mustaqbalkeena an ku badbaadi karo
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Жыл бұрын
Waxan inayi dawulada etobiya wado waka la iska oga maha waxayi etobiya rabata wa bada somalinad
@updynajiib6732
@updynajiib6732 Жыл бұрын
Ismaaciil cumar geele muuse biixi dir iyo irirsamaale ha idin badbaadiyo inta aad iidoorka dabo qoodhiga utihiin ee aad rabtaan in ree lascaanood la xasuuqo
@Mahamoud339
@Mahamoud339 Жыл бұрын
Dagaalka lanagu hayo waxaa joojinkara Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele. Mudane Madaxweyne sowkan dadkaagi xageed xakumi yaadse xakumi haddi Ciise madho libaax hurdaa tahee Allow ku toosi
@abdijama6388
@abdijama6388 Жыл бұрын
War niman ciise ee wasiirada ciise dawlada federalka aaway maxay ugu hadli layihin dadkooda bay dadkooda uhadlaan dawladnima nin walba meel buukaga jiraa kuweeni haday noqdeen waxbayahay hade yan eedaynaa
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Daaroodow cadawgeenu xaganuu inaga xigaa intaynu inagu isu muuqmuuqano walaalaheen wata dhulkoodi laga qaadayo dhiga xabada dhexdeena oo isheenu cadawga dhabta ha aragto.
@aadanwarfaa8021
@aadanwarfaa8021 Жыл бұрын
niyohow daarod ciise wuu la dhintaa weliba absame wuu ladhintaa lkn dir weliba ciise lascanod ayay ciidan usoo diraan say udumiyaan intay muuse biixi soo raaceen weliba saylac ayaa laga soo ururiyaa marka maxad muuse ula safataan isaga oo aan hal maalin ugurman ciise kuwa saylac kasoo gurmanaya ee lascanod imanaya waa ciise maxay ula dhiman waayeen walaalahood marka darod wuu kula dhintaa lkn idinku dabin ayad udhigtaan kelimada darod muuse biixi ayaa kor uqaaday dad dhan oo magaalo dagan ayuu xasuuqay markay ku kaceen si uu boodhka isugu qariyo ayuu dir soo kiciyey muxuu idiinla daren noqon waayey markii la idin xasuuqayey oo hader card idiinka dhigtay bal noo sheeg
@maryamomar2309
@maryamomar2309 Жыл бұрын
@@aadanwarfaa8021 kuwaas wx gumeesta habar awal oo soo qafashatay qasab balse ismacil calool wene amxar baa u duleeyey oo hub iyo dhaqaale 45 sano ka illaalinayen
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Жыл бұрын
Somalida oo dhana baa lo tasheday ina la cirabtiro tuliguuleda aweya
@saadocabdi5860
@saadocabdi5860 Жыл бұрын
Waa run itoobiya waxay wadaa dhulbalaadhsi waana oromo xabashi waxan leenahay soomaalay toos toos oo iskutiirsada ilaa awbare ayay raban
@alexwright3799
@alexwright3799 Жыл бұрын
😅😅😅 ciisow somalida maba yaqanaan canfar iyo oromo weligoodna mey arkin adi maxaa kuu geeyey
@rashidfadhaye8100
@rashidfadhaye8100 Жыл бұрын
Walaal daaroodkii kusoo gurman lahaa mid ciise jabuuti ah baa madfac ku garaacaya, ilaah baa sida qorey 😮‍💨
@alexwright3799
@alexwright3799 Жыл бұрын
Darood gooja cade markuu qabsado hanoo soo gurmado😅😅😅
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Waa run waxaa jira qorshe somaalida lagaga sifaynayo Ethiopia ciise ayaa laga bilaabay jaarso ayaa ku xigta Isaaq baa ku xiga sida ayaa loo wadayaa
@aadanwarfaa8021
@aadanwarfaa8021 Жыл бұрын
ader isaaq cuqdadaysan ayaad tahay ciise cida la dhimata waa ogaadeen lkn idinku waa idinka dirtaa hayee mee ismaaciil cumar gelle iyo weliba muse biixi maxay ucaawin waayeen inta ogaadeen ku dhimanayo cundhufo inleen ismaciil cumar gelle diyaarado hub iyo ciidanba wuu haystaa
@maryamomar2309
@maryamomar2309 Жыл бұрын
@@aadanwarfaa8021ma jiro irir iyo dir iyo shaydaanka caloosha ween ee jabuti wa cadowga koowaad ee ciise
@guleedguleed1873
@guleedguleed1873 Жыл бұрын
Taako aynu leenahay canfari inaga qaadimeyso lkn mustafe cagjer wuu kula socdaa Ethiopia
@alexwright3799
@alexwright3799 Жыл бұрын
Wiilashii ogadeen oo idinka celin jirey cefis weydiista
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
All somalia is difaaca
@celimataan4923
@celimataan4923 Жыл бұрын
ALLE HA IDIN XAFIDO HANA IDINKA QABTO KUWA IDIN DULMINAAYO
@abdijabartalaqeali5972
@abdijabartalaqeali5972 Жыл бұрын
Markaad Ethiopian baan nahay lahayd, bay kuu haboonayd maanta ma aha Aadan faarax??
@Slimshady-o9h
@Slimshady-o9h 2 ай бұрын
ወላሂ ወቢላሂ ከውጣውቀን በውሀላ አንተን እና ጓደኞችህ ቀብራቹህ በሂወት እያላቹ ይቆፈርላቹህ አልገላቹም ግን እስከ ሞት ቀናቹህ በእጄ ትቆያላቹ ሊያውም አሁን እነግረሀለው አለም ላይ የልታየን ስቃይ ነው የማውርድባቹህ ወረቡል ካእባ ጠብቀኝ ቀናት ብቻ ነው የቀረኝ ቢበዛም ሁለት ወር
@abdiismail6805
@abdiismail6805 Жыл бұрын
Allaah ha qabto waxa inagu soo duulaya ee doonayo dhulka Irir Samaale
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj Жыл бұрын
Iriirsamaale,aaway ciidaankoodi ciise haday u baahan yihiin garab, daarood baa gurmad na siiyey, iriirsamaale waa organization,
@kayhass2510
@kayhass2510 Жыл бұрын
@@AliMohamed-vj8uj doqanka ha ujawaab in anaga idin garab taagan
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 Жыл бұрын
Illaahay kufaarta etibiyo allaha dhameeyo amxaaro tagrey oromo
@alexwright3799
@alexwright3799 Жыл бұрын
Wiilashii ogadeen oo idinka celin jirey cefis weydiista
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Жыл бұрын
Beeesha CIISE isku khora LIYU police iska difaaca cadowga
@Fatima-fe5we
@Fatima-fe5we Жыл бұрын
War dadka saan u cabanayo sow dir maha . War dadkaan macaga dir hadeey dir ku difaaciwayaan . Somalia nimo halagu difaaco hane loo gumada Insha Allah.
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Hhhhhh dir iyo irir waxaasi wax Jira maaha soomaalinimo ha loogu gurmado
@aadanwarfaa8021
@aadanwarfaa8021 Жыл бұрын
ader dir haday waxtarayso ismaciil cumar gele waa dir hub noocuusan haysana majirto diyaarado dabaabad waxa reerkiisa soo barakiciyey waa canfari qaawan oo ak47 wata waxaa layab ah marka aad dir maqashid arki maysid qof u hadlaya ciise lkn qofka magacas isticmaalayaa wuxuu maagayaa darod hadana dhulka ciise cida somali ah ee ladhimata waa absame oo darod ah marka qabyaalad waxba tari mayso ee dhulka aan wada difaacano
@maryamomar2309
@maryamomar2309 Жыл бұрын
Dir waa cadowga 1wad ee beesha ciise 45 sano baa loo diidana hub iyo horumar calanka jabuti baa ay ku hoos gaajoonayaan 85%Ciise. Kuwa itoopia ee galbeed waa geesiyal odayga caloosha ween baa ka baqa oo dowlada etoopia ku fasaxay wxa u nacaya in kursiga ciise helo oo lala xisabtamo
@abdiabdullahi7919
@abdiabdullahi7919 Жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@fartundahir1380
@fartundahir1380 Жыл бұрын
Somalida ayagaa isku Xoog wan haday somaali quwadle jiri lahad dadkaas saas loma galee
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 Жыл бұрын
Guul
@fatumaabdikadir5637
@fatumaabdikadir5637 Жыл бұрын
Inshaalaahamxaarowaanjabindoonaa soomaaliyeeykakacailaahayismaaciilcumariyoxasangurguurteiyomuusebiixi shacabkasoomaaliyeedmeelayjoogaanba hadhaafiyosadexdamujrim soomaalihaisraacdowarkakacasoomaaliyey🐎🐎🐎🐎✍🏿✍🏿✍🏿xisaabtama
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Alle hadin garabgalo koley hadaan nahay rer Soomaaliya ismaaciil cumargeele ayaa nafta nookeene 90kabo soomaali ayuu lasaaraa Irir Samaale balaayo ayuu sheega aanan garanaynin 😢😢😢
@alexwright3799
@alexwright3799 Жыл бұрын
Proud to be ciise weyne dir irir samaale
@Slimshady-o9h
@Slimshady-o9h 2 ай бұрын
ወላሂ መፈጠርህን ባትጠላ ወንድ ልጅ አይደለውም
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
ITOPIA WA QAWARIJIIN WA CADAW
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Waarun waa wax sosocda
@anoah1517
@anoah1517 Жыл бұрын
Idinka oo dhanba qabiil ayaad isku laynaysaaan oromana ilaa saylac ayay u socdaan
@lahass7665
@lahass7665 Жыл бұрын
Canfar siyaasad ula heshiiya si dhibka u ga badbadaan
@Slimshady-o9h
@Slimshady-o9h 2 ай бұрын
ወላሂ ቀጠር ቀንህን ወረቡል ካእባ ጠብቀኝ አንተ እና እነዛ አጨብጫቢዎችህ ታያላቹህ አለቀ ወቅቴ ቁጠር ቀንህን
@Wanaaje
@Wanaaje Жыл бұрын
Ethiopia kumay damcine xaaji Ina Omar gelle ayaa idin damacsan ilaahay idinka dhul ayuunbad dagaal kula jirtaan
@maxamedsanweyne78
@maxamedsanweyne78 Жыл бұрын
ugas ilahay haydin cawiyo idinka iyo somalida deeganka ethopia isgarabsada idinka walal ah anaga dalkayagii baa burbur kabixi la marka idin ma cawin karno lakin dadaala
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 Жыл бұрын
Waasax
@Birds-i5b
@Birds-i5b Жыл бұрын
Ciidanka lue police ku hiliyey sowdiga meydkooda uu naxrisan ordoo celiya jabuti irirasim
@maryamali4778
@maryamali4778 Жыл бұрын
Nolow aboo
@HassanMohamed-fe2ic
@HassanMohamed-fe2ic 4 ай бұрын
Balan waxan qadayina inan difacno gobaka siitii
@yussufomar2262
@yussufomar2262 Жыл бұрын
Ugaas dir iyo irir ayaa Somali duleyey oo halkaa dhigay xinkiina,xigqdiigiina iyo xaasdnimadiina ee ogow 1000 nin oo ogaaden ah ayaa udhimatay defaaca Ciise madoobe aaway Ciise madoobe,Iidoor wagaash,guudabiirsi garriire,Gunre iyo hare.Aaway cumar Geele,muuse biixi,Hassan Shikh iyo Aden Farah
@maryamomar2309
@maryamomar2309 Жыл бұрын
WAA CADOW DIR IYO IRIR WX JIRA MA AHA IYO DUQA CALOOSHA WEEN E JABUTI WAA AMXAAR ISKU WADA GEE WA CADOWGA 1WAD EE BEESHA CIISE OROMO CANFAR AMXAR IYO ISAAQ IYO GUDABIRSI WAA CADOWGA CIISAHA OO DAD DAACAD AH BALSE SIYASIYINTOODA DABAQHODI AH OO 45 SANO DHAQALE IYO HORUMAR U DIIDANA WAANA ISMACIL DOOFAAR IYO DIR KAN KU SHEEGAY BAL OROD JABUTI AAD 85% WAY KU GAJOONAYSN OONA LAGA DILAY RAG WXI U DHASHAY EE DAMIIR LAHA IYO AQOON YAHNKOD
@khadarmaxamed8959
@khadarmaxamed8959 Жыл бұрын
itoobiya dhulka idinka sareysa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
markankan iminka somaliland ka hadalaya muxu uga hadali wayaay itoobiya waxa ka socoda waali baa aduunkan ka socotee itoobiya haday waxas samaynaysao wakhaldan tahay
@kayhass2510
@kayhass2510 Жыл бұрын
Ismaciil Calool baa dadka kala qaybiyay nacalada caloosha wayn Ciise somali way idin garab taagan tahay
@AbdiAhmed-ou4id
@AbdiAhmed-ou4id Жыл бұрын
Abdi Ahmed Hassan uma kala hadhayno dagaalka
@kayhass2510
@kayhass2510 Жыл бұрын
@Gabdoon ana difaacaya maskiin cuqdad qaba baa tahaye adiga xitaa qabilkaga difaacaaa somali wa isku mid
@husniyamahammed8600
@husniyamahammed8600 Жыл бұрын
Hada miyad bararugten cisaw illahay ayan lenahay horaya aya dadka lo xasuqay hadal waxba ma tarayo ee ficil aya laydinka bahan yhy iyo inad maskaxda kasocotan e mahan inad dad ni mamulan ay ni dhahan marna dagalka gala marna ka jooga damir yesha oo dhulkina dhacsada
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Ciisow arintan ma hubtaan, mise waa nin daad qaaday xunbo cuskay
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 Жыл бұрын
Ismaciil omar geelle ayaa ku xasuuqaya ee iska celi
@hassanfarrah4483
@hassanfarrah4483 Жыл бұрын
Wa runta adeerow wa in laysku kashada
@aadanwarfaa8021
@aadanwarfaa8021 Жыл бұрын
card isaaqu isticmaalo weeye erayga dir markay reer isqabtaan lknogaadeen uun baa la dhinta ciise waayo ismaaciil cumar geleba wuu caawin kara hub iyo ciidanba
@maryamomar2309
@maryamomar2309 Жыл бұрын
@@aadanwarfaa8021 kaas waa damiirlaawe amxaar duqdiisa habar awal ah ba u arimisa xaga jiifka waye
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 Жыл бұрын
Wayaada veel kagaal lagumayayee ee waa somalii baa ladonzyaa in dhulkooda la qaata ee somali qabiil ha iskadeysoo
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 40 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 6 МЛН
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Refugee Studies Centre
Рет қаралды 46 М.
HOOYADA UGU FIICAN TEAM 27 YAA NOQDAY
25:12
King Ceyda
Рет қаралды 14 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН