Guddoomiyihii hore ee Jaamacadda Ummadda oo ka hadlay sababta xilka looga qaaday iyo arinta Nageeye

  Рет қаралды 22,805

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Waa xeer soo jireen Ah Iyo sunaha Dawladnimo In xilka qofkii loi dhiibo Beri laga qaadi karo Mdxweyne xasan sheekh maxamuud ayaa xilka kuu dhiibey. Asaga ayaa furay jamcadda ummada. Ku qanac in xilkii lagaa qaaday Shaqaduna sii socoto Mahadsanid. Dr mahad Alle
@aamsheikh
@aamsheikh Жыл бұрын
Jamacadda ummadda ma xasan Shrikh baa leh ?
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
@@aamsheikh Macnaha Waxaan ula jeedaa Wareegto Mdxweyne ayaa shalay xilka lagugu dhiibey Maantana.isla ayadii uun baa xilka lagaaga qaaday Jaamcadda umadda. Mdxweyne xasan sheekh maxamuud Ayaa xiligisii hore Dib u furay In aad I fahantey baan filayaa Aamina
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta Жыл бұрын
Gudoomiye prof ha u jabin hore usoco allah swt ba ka ajarsiin insha,allah
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Жыл бұрын
Wa dowlad ILA MEERAYSO AH😊
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Жыл бұрын
Thanks Sade Cabditahliil
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Жыл бұрын
Guddoomiyaha, waa qof nadiif ah. Si waadax ah u hadlay, kheyr badan Allaha siiyo.
@Jama-is9gt
@Jama-is9gt Жыл бұрын
Professor, haddii arinku sidaad sheegtay yahay, adigaa ku guulaysanaya Insha'Allah if iyo aakhiroba.
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Жыл бұрын
Kaamirada fiirinta kadaa qosolkana jooji wariye Sade
@hassanahmedhussein3856
@hassanahmedhussein3856 Жыл бұрын
Gudomiye sidaad isu difaacday iyo sidaad uga jawaabtay su, aasha nageeye midna ima qancin.
@fardowsanur4571
@fardowsanur4571 Жыл бұрын
Waa. Sida. Caaadiga. Ah. In markaqofka. Lacayriyo. Inuusheego. Dhibaatada. Jirto. Inuusheego. Intahorana. Qariyo.
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Жыл бұрын
Wariyuhu maaha professional. proffesorka suaasha ad kuceelceelinayside ah baxsashada abwaanka argagixisada alshabaab kubiray ee ad weeydinayso proffesorku wu ka warwareegayaa aadna wad kuceelceelinaysa kahadlka arrimaha kubiritaanke abwaan nageeyee kubiriyay argagixisada shabaab miskinku haddu kahadlo cid damaanad qaaddaysa amaankisa majirto ee kadhaaf profesorka suaalaha kusabsaan argagixisada ee ad weeydinayso ileen cid ilaalinaysa majirte badbaadadise.
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 Жыл бұрын
Cadeen keen inaadan ka mid aheen sxbow
@Irshaadbashir
@Irshaadbashir Жыл бұрын
Mudane waxad abwanka kashegtay waxay ahayd inaad markuu kulajogay kasheegtid
@Ma-jabe
@Ma-jabe Жыл бұрын
Jahli ayaa hadal kiisa ka muuq da, waxban wanajinayey ayuu leyahay, wax na wuu cayaya!
@keykey2594
@keykey2594 Жыл бұрын
Ninkan waa qoloma?
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Somalih waxaa halkah dhigay waa musuqah umaduh horumar gari maysoh
@abbyaly8526
@abbyaly8526 Жыл бұрын
Wuu filay
@GuuleedGabaLax
@GuuleedGabaLax Жыл бұрын
Walaahi waa xog ogaal musuqa iyo sukuurad la aanta laamaha amaanka ineysan shaqeen bey cadeen utajay
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 Жыл бұрын
Ax ax sorry professor
@abdirahmanomar6778
@abdirahmanomar6778 Жыл бұрын
Dowladda daacad kama ahan xil ka qaadista lagu sameeyay profesarkan waxaana u arkaa in ay iska dulqaadaan culeeska saaran oo ah kiiska nageeye
@gaydhe03
@gaydhe03 Жыл бұрын
Adeer xilku waa wareegto Waxan layaabay Marka qofka soomaaliga ah Xilka laga qaado Cid ayuu eedaynayaa Xumaan ayuu sheegayaa Waxa hada uu sheegayo Muxuu awal usheegi la.aa
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 Жыл бұрын
Nin somalyeed oo shaqada laga qaado, oo si sharaf leh uga tago asagoon caytamin oon dadkii ka qaaday aan caynin, oon eedeyn dadkii ka qaaday eedeyn ma jiro, dadka kale aduunka ma laga qaado shaqada si kastoba ha ahaatee , si sharaf leh ayey uga tagaan, mana calaacalaan. Somaliya sheekadeeda ma dhawa.
@cusmanxasan1080
@cusmanxasan1080 Жыл бұрын
Waxbamasookordhineeyso Xilkaqaadista Gudoomiyaha Jaamacada
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve Жыл бұрын
Waan Ka xunahay waa runtii
@abdi7932
@abdi7932 Жыл бұрын
Sida ka muqata, wuuka xanaqsan yhy shaqada laga eryay, marka qabiil ku timi wxd isku haysata inad iska ledahay xilka😮
@rashidyusuf9801
@rashidyusuf9801 Жыл бұрын
Waa dal tuugo ku habsatay
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd Жыл бұрын
Markaceetodala armoured. Daadka waydilaan. Hadykacbsadan. Wayeryaan
@HarrisM-mz1vq
@HarrisM-mz1vq 14 күн бұрын
" Ninkan dhalinyara ah ee Waqooyi ka yimid wuxuu helaya 4 maado. Kuwii Xamar u dhashayna ma helayaan laba maado" Maxaa kuu baxay? Hadduu dhihi lahaa kuwa kalena waa caadi. " Kuwii Xamar u shashay" Eesh Qiyasak?
@mrazizi583
@mrazizi583 Жыл бұрын
NIN XILWAAYE WARKIIS WAAYE WXAAGA CAMII, YOU COULD SPEAK OUT WELL AND POINT BEFORE GOT FIRED HADA RUNSHEEGEYSID
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b Жыл бұрын
Wariye maxaa ku helay suasha aad waalidkaas waydiinayso hagaaji
@abdihakiimfarzamo3295
@abdihakiimfarzamo3295 Жыл бұрын
dowlad majirtee wa tuugo
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Kkkkk nikaan iyo dadka uu ka sheganayo oo wax kala gosta waa kala darnyihii yaaahuu
@Ma-jabe
@Ma-jabe Жыл бұрын
Dad la dulmiyey ayuu ka shekaynaya ama musuq masuq samayey, isaguna wuxu dhahay nin Reer Waqoyi ah ayaa lacag aan nin Rer Konfure helin lasiyey ! Abwan nageye na wuu af lagadeyey!! Ma kasa jamacad mamul ka ahaa!!!
@calimaxamed198
@calimaxamed198 Жыл бұрын
Ani ninkaan waaan kashakiyey asaga hala baaaro maxaa yeeley wax kalsooniyah kama muuqato
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Khawaarijta xilka laga qaaday ooyin maxaa laga dhageeysan 😂😂😂😂😂
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
MAANGAAB INA MOORYAN XAARAAN KUNAAX ADIGA XASAN MUNAAFAQ IYO MAHAD FIRCOON TUUGANIMO MAA DOWLAD NOQONEYSO CUQUBO IDINKU DHACDAY UMADANA ALLAHA IDINKA QABTO
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
@@casalasal6466 munaafaq beenaale ah qaaim argagixiso ah tuug iyo dhilo iska ka dhalay guska iga fuq ibnu maqnuud aan ciilay oo reer ooyaaye ah baroorta aniga ku baday qaxooti balaa itaal ah ilaa habaar waalid ilaa hada ciilqabe liito
@DARYEELCHANNEL
@DARYEELCHANNEL Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@omergulleid-jl7pv
@omergulleid-jl7pv Жыл бұрын
Waa saaxibkii ninkii negeeye ee alshabsabka u baxsaday ayaa lagu tuhmay
@aamsheikh
@aamsheikh Жыл бұрын
Ninkaan professional xitaa hadalkiisa maaha Soomaliduse labada xaboo ingiriiskaa maxay luuqadooda ugu soo daraan ma erayo soomaaliyahaa la waayay😂
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Жыл бұрын
Dhibato waye xil in ay qabtaan dad aan la soo baarin fikirkooda. Aniga mesha waxa iiga muuqata faro isku taag -taag. Lkn muhiim waye in liska baaro xilalka qaar dadka loo dhiibayo,oo Amniga dalka & dadka ay ka mid tahay😎 dhamaan baaritaan hala galo🤐
@Ziyad2009
@Ziyad2009 Жыл бұрын
Waad ku mahad santahay Gudomiye sida aad oola dagaashay musuqmaasuqa.
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Жыл бұрын
Dowlada xasan xukumo musumaasuq iyo qabyaalad lagama horyimaado, waayo iyadaaba musuq iyo qabyaalad ah😂😂😂😂.
@ksomalilandlover1215
@ksomalilandlover1215 Жыл бұрын
Warunti kayari isago somaliweyn ta hayusogaley xamar o iskadhigaya inu ka caqlibadanyey ragi ka horeyey 😏
@abdikadirabdijama6352
@abdikadirabdijama6352 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@aamsheikh
@aamsheikh Жыл бұрын
Waxaa isku kau qabad siisaan soomaaliyee Gudoomiye jaamacad Oo la dirira musuq maasuq oo wax kasta hagaajiya oo hadana ku leh Bare hoose baa 4 maado helayay ayadoo bareyaal sare joogaan! Ma ana ogayn sida arintaas ku dhacayzay 😂😂😂 Bal adinku isqabad siiya. Riwaayadaha meelaha lagu haayo oo shacabka midba mar loo shidayo baan u arkaa anigu
@mahadhassan8343
@mahadhassan8343 Жыл бұрын
Damujadiid iyo musuqmaasuq waa walaalo. Ilaah ayaa u maqan dalkaan
@DARYEELCHANNEL
@DARYEELCHANNEL Жыл бұрын
Cuqad ayaa ku haysa Beenta xuman ku haysa adeero 😂😂 beenale tahay adiga tuug ah cunsuriya
@abdiazizibrahim9402
@abdiazizibrahim9402 Жыл бұрын
Gudoomiye warkaaga waxaa ka muuqato inaad kasii hordhaceyso eed musuqmaasuq aad kulug,leedahay iskana dhigeyso in aad tahay qof ladulmiyay isagoo musuq ladagalamaya wax walba way cadaan doonaan.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
QOFJA MYSYQ MAASUQ SAMEEYA XATAA ADDUNKA MA FAAIIDO AKHURA XISAAB BAA U TAALAA
@maalmedia623
@maalmedia623 Жыл бұрын
Yaaab
Prof Samatar "Maxay isku hayaan Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe?
13:22
Waraysi HAL-ADAYG: Maxamuud Xaashi Cabdi by Xasan Galaydh [ FULL ]
1:00:26
Dhabqiyayaasha Horumarka Dhalinyarada
16:13
Ardaaga Bile
Рет қаралды 35 М.
Wasiir Hore Oo Noqday  Ganacsade Xoolaha Dhoofiya
6:52
Bulsho News
Рет қаралды 34 М.
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ma bixisaa darajada Professor?
3:55