“Sucuudigu isaga ayaa kala qaybiyay sunniga…” Ustaad Cabdillaahi Beershiya.

  Рет қаралды 46,521

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 211
@Maahirzayinmaahirzayin
@Maahirzayinmaahirzayin 8 ай бұрын
Ninkaan cilmi badan ayaan kafaaideestey mana aqaan alle ha barakeeyo alle cilmigiisa iyo cimrigiisa ha barakeeyo
@Daryeelkabulshada
@Daryeelkabulshada 8 ай бұрын
subxaanalaah alle kabaq
@samatarabdoulkader8269
@samatarabdoulkader8269 8 ай бұрын
27:20 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊 27:37
@alianshoor
@alianshoor 7 ай бұрын
Walaalkey aa mudan ka bib Runta lagama Baco lagumana ci ciyaaro anigu waxaan ahayba waran Asiibay ka faaiideysta.
@KhadraIbrahim-yu3db
@KhadraIbrahim-yu3db 8 ай бұрын
Sh. Cabdilahi beershiya walhi qaabka uu usoo dhigay mawducan waa qaab cajiiba oo xataa qofka aan Hal fikrad ah ka haysani wax badan ka fahmi karaayo. Masha Allah ilahay ha xafido.
@AHMEDALI-yw2oq
@AHMEDALI-yw2oq 8 ай бұрын
Sh. Axmed Yasin Allah u naxaristo. Laakiin Falastiin muu asaasine waxa uu asaasay Ururka Xamaas ee maanta jihaadkakula jira Yuhuudda
@mursalahmed9791
@mursalahmed9791 8 ай бұрын
Masha Allah. Young Intellectual.
@alianshoor
@alianshoor 8 ай бұрын
Wlaalkey ilaahey ha dhowro ka dib caqliga lagama sina iyo cibaadada intaa ka dib aad baan kuugu farxay caqigaada iyo awoontaada wan jeckeystay waa hadda iyo kadib Walaakiis.(Allaah. kariim)
@alianshoor
@alianshoor 7 ай бұрын
Walaashey Gacaliso aad baad u madasantay. Dadnimada iyo iskukasoonida iyo Iimaanka baa kaa saareysa kala duwanaashada biniiaadamka yaa baa aqoontaada Iyo waayo aragnimadaada. Baa. Bilic ama auric u eyesha hadii kala macno wayn ma samamey kartid .
@ahmeds5
@ahmeds5 8 ай бұрын
Jazakallah sheekh
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 7 ай бұрын
Dadow hady sidan xaaladu kusi socoto ooy shiico tanasul latimado suni iyo❤❤shiico hal madhab bay noqonayaan,taasna suufiyada hogaamin doonta,meeshan ikhlas baa kamaqane Allow sahal !!!!
@ibraahimcabdi6426
@ibraahimcabdi6426 7 ай бұрын
Yaa nabi maxamed dhulka uuga wakiil
@HaabiilLove
@HaabiilLove 8 ай бұрын
Masha allah waa nin aqoon badan kamuuqato aqoon yahanka waana jeclaan laha inuu nala wadaago buugaagto tarjumay iyo halka laga heli karo si aan ula socono ama hadii barnaamiyo badan nalooga soo gudbiyo anagoo halkaab aan ka daawaneeno hadii ustaadka idin ka ogolaado inaad part2 ilaa part5 kasoo dhigtaan si aan uhelno aqoonta kudugan buugaagtu turjumay waadna kumadsantihin from muqdisho baa idin kala so hadlaya ❤
@abdirizakomar7491
@abdirizakomar7491 8 ай бұрын
Ustaad Beershiya✋
@AliKarshe
@AliKarshe 8 ай бұрын
Very interesting 👍
@waabarijama8389
@waabarijama8389 8 ай бұрын
Iiraan waakuyaalaa masaajidyo sunni, Tehran anagaa ku tukaney masaajid sunni, wadaadku hal masaajid buu sheegayaa boqolaal masaajid sunni ayaa Tehran ku yaalo
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 8 ай бұрын
nebigeena salalahu caleehi wa salam ku sali marka magaciisa maqasho iyo markad ka hadlaysobaa
@ISAAQMIDDEYE1
@ISAAQMIDDEYE1 8 ай бұрын
Waa runtii wllhy ❤
@abrahimali1529
@abrahimali1529 8 ай бұрын
Isa sax wll waliba xaga caqiidada wxnd garanayn ha ka hadlin waligaa
@museabdi6372
@museabdi6372 8 ай бұрын
Goormaad ogaatay inay caqiidadiisu qaldan tahay jaahilyahow xanuunsanayaa
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 8 ай бұрын
Masha Allah ninkan kale aya masraxyada in lakeno ku haboon absolutely
@D100-x7l
@D100-x7l 8 ай бұрын
Waa kaas Aqoonyaanka Saxda ah,Masha'Alla
@AbdirahmanAliAdan-k3e
@AbdirahmanAliAdan-k3e 8 ай бұрын
Interesting
@sacidomu2794
@sacidomu2794 8 ай бұрын
Alaah ha kaa xafido cadowgaada
@XamseSiciid-e8e
@XamseSiciid-e8e 4 ай бұрын
❤❤❤
@farxaantiiro
@farxaantiiro 8 ай бұрын
Sifiican Ayaan U dhageystey
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 8 ай бұрын
👏👏👏👏👏👏Mashallah wa run ninkas kuwitqa wa Dr Alnufaysi aad iyoo add ban ku faraxsnahy nin Somaliland ou kutubtaa tarekhda akhryaa . dadkna ruunta ou sheqaa.
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fiiromedia1791
@fiiromedia1791 8 ай бұрын
ان من شيعته لابراهيم ) صدق الله العظيم❤
@fawsanmohamed9920
@fawsanmohamed9920 8 ай бұрын
Shiicadu mxy u cayda cumar sbbto ah wuxu xoreeyay beershiya , mxy u cyda ca,isha ,sbbto ah , wxy ka hadashy qadiyada dilki cusman , sida awgeed maaha shico , mad hab islaamiya e wa mad hab siyaasiya o ilaashanaya xil iyo dowlad , shan qarni ka hor iran wda suni ahyd hdana hl masajid kuma laha mxa yeely maba arki kraan wx diin ah o ka crqaladeeya siyaasadooda mrka shiico shaqa kuma laha diine yaany shiico idin sirin wllhy 🙏🏽😅
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 8 ай бұрын
Dawladii Safawiyiinta ayaa is tidhi yaanay Cusmaaniyiintu dhulkiina idinka qabsan ee diinta bedesha 😂😂 markaasuu boqorkii wakhtigaa safawiyiinta maamulayay shacabkiisi ciidan ku shiiceeyay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 ай бұрын
Waa barnaamij qiimo badan waa run hadaan fahmay waxa ka dhexeeya shiicada iyo yuhuuda iyo naceebka ay suniga u qabaan
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 8 ай бұрын
MashaAllah Hambalyo wallo, dadkeenu wey hadlaan uun wax ma akhrino dadka halagu guubaabiyo iney wax akhriaan waxna qoraan magacaasina madaxweynahii ka yaabsan jirey UN ta Ahmeddiin nijaad buu ahaa.
@ahmedabdikahin8504
@ahmedabdikahin8504 8 ай бұрын
Aad iyo laxaad ayaan uladhacsanahay barnaamijyada noocana ee wacyiga umada dhisaya waa mawaadiic inta badan aanay kahadlin laba qoloba wadaadada iyo wabiinadu
@khadarsaeed
@khadarsaeed 8 ай бұрын
Waa mahadsan thn waan sugaayey qaybtii labada
@Kedismedia
@Kedismedia 7 ай бұрын
Allaha xafido wadadkaan koley alle dartis baanku walaashaday waana sababta,aan unecbahay qabyaalada oo aan u rabo cid kastoo wax gasho inan walaashano oo aan iska diidno kala qeybin somalida islamka walalkaba ahaadee waa in lala xisaab tamaa ciidii danbile ah oo dalka iyo dadka iyo dintaba qiyamo tilabka qaadano
@halimadirie5301
@halimadirie5301 8 ай бұрын
Sabab baa jirta ay gaalada iyo yuhuudu u dooranayaan suufiga iyo shiicada
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 8 ай бұрын
Oo wallalo waxa aan arkaynaa iminka dhamaan wadamada suniga in ay daba socdaan yahud iyo gaalo ba eeg sacuudi imaradka masar urdun baxrayin intuba waxa ay difaacan yahuuda ma arakno shiico iyo gaalo heshiisa sedee awx yahiin
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 8 ай бұрын
​@saylirobleh5698 MADAXDA SUNNIYIINTA 00 DHAN WEEYE , XITAA SOOMAALIDA ,EE MAAHA SHACABKA, TAAS MACNAHEEDU WAXAA WEEYE DIINTA ISLAAMKA EE AY UNASABSHEEGANAYAAN WAXYAR AYEY KAGA DHAQMAAN
@roblemaer4834
@roblemaer4834 8 ай бұрын
Beershiya waa bare si wanaagsan dadka u fahamsiiya caqiidada Shiicada.
@abusa3adS
@abusa3adS 8 ай бұрын
Shiico isma raaci karno
@guletizmail8349
@guletizmail8349 8 ай бұрын
Dadbadan oo Aan aqoon u lahayn shiico aya commentiga ka buuxa,hadad ogaan lahayden siday iran u gashay sunniyiinta siriya iyo iraq 🇮🇶 iyo Lebanon 🇱🇧 iyo kurdida suniga ah in badan ayad nici lahayden shiico, shiico ma ogtiin waxay ku tilmaaman hooyaden Aisha Rc, ma ogtiin waxay ku tilmaaman Abubakar, Omar Rc😭, Sido kale ma ogtiin in ay Ali ku sheegan in uu ka fadli badan yahay nabigeena Muhammed scw iyo nabiyada oodhan, Ma waxa aad u haysatan dagaalkan socda in ay Palestine caawiniso ma ogtiin cidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya yuhuud iyo shiico, sido kale ma ogtiin ninki aasasay shiico in uu aha nin yuhuudi ah oo la odhan jiray (Abdilahi bin saba), Naclad haku dhacdo shiico iyo yuhuud iyo wixi taegraba.😢
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 8 ай бұрын
Looma baahna xamaasaad .... boqoortoyada sucuudiga yeman waxay ka sameeyaan wad u jeeda
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 8 ай бұрын
Ani cimi malihi lakin shiica iyo suuni wa sheeko dheer ...iskuso dub wa shiico wa islaam hadi ay kitaab alle iyo rasuulka scw aaminsan yihin
@YaaSiiN-s6b
@YaaSiiN-s6b 8 ай бұрын
Walaalayaal waxaan idonkula dardaarmayaa inaad culimada kadhagaysataan oo aad wax badan baadhaan markaa waa adiga iyo caqliga RAXMAANKU kusiiyay
@hassanmohamedwayd6401
@hassanmohamedwayd6401 8 ай бұрын
Geel qaad geel qaad
@AHMADMukhtar-b1e
@AHMADMukhtar-b1e 8 ай бұрын
Aniga ayaa shiico somali ah waana ku faraxsanahay ❤love iran 🇮🇷 ❤️ belguimka Ayaan ku nolahay
@islams1961
@islams1961 8 ай бұрын
Mawxaad qabta in asxaabta nabiga in ay gaalo yihiin iyo in caaisho xaaska nabiga in ay zaaniyad tahay iyo quraanka in wax kamqanyahay iyo dadka dhintahy in loo qayshan karo waxas ayi shiico ay aamin santahay malaqabta ? Shiico kzbin.info/www/bejne/rX67c6mko7eGnNksi=e7-nWDsBZg0JrLaI
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 ай бұрын
Nacalat ala ha idinku rido adiga iyo shiico iyo iranba
@AHMADMukhtar-b1e
@AHMADMukhtar-b1e 8 ай бұрын
@@husseinaden7560 maxaa noo habaareysaa wax baro zhp
@AHMADMukhtar-b1e
@AHMADMukhtar-b1e 8 ай бұрын
@@islams1961 sidaad mooday Mahan xaalku waa 😍 ♥️ love iran 🇮🇷 from somalia 🇮🇷 ❤️ 🇸🇴 zhp wax baro marka hore iran nebiga scw ma diidna waxa la isku hayo fahan
@abdikariin7002
@abdikariin7002 8 ай бұрын
Imaw somaliya indhahaan kaa saaraynaa insh allhu
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 8 ай бұрын
Ustaad C/Laahi Beershiya yaanu dood gelin Sunniga & Shiicada kee Saxan isma Saarna Jawaabta Su,aashaas ee ha isi saxo Insha Allah
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 8 ай бұрын
Taariikhdu waa buug baddu maydhi karinoo Beryo lama illaawee. Taariikhda saxda ah haddii aanad akhriyin weligaa ma garan kartid waxyaabaha dhacaya xilliga aad nooshahay. Shiicada qudhooda ayaan yara dhex galay aniga oo dhegaysanaya. Waxaan ogaaday in ay fog yihiin yuhuudda.
@abdulahimaxamud7529
@abdulahimaxamud7529 8 ай бұрын
نرجو منك أن تكون معايا لكي يتعلم الناس العدالة والا نواف وليس ما ألا لطائة معينا.
@waabarijama8389
@waabarijama8389 8 ай бұрын
Asc
@timowayne6993
@timowayne6993 8 ай бұрын
I wish we talked more about our Somali culture and history. Successful Muslim countries such as Iran and Turkey are built on their proud history. We are obsessed with other Muslim countries and wanting to unite them. This is not how the world works. You have to clean your house first before inviting others. Our people especially our children abroad are totally lost. They are either African Americans or Arabs.
@alianshoor
@alianshoor 7 ай бұрын
We still have so many Disagreement no mater what brother let u now that U can it more.
@cabdixuseen2043
@cabdixuseen2043 8 ай бұрын
Waa mutacalim
@AbdiRahman-r4b
@AbdiRahman-r4b 8 ай бұрын
Aaway dadkii dhihi jiray shiico waa muslin intey kunoolyihiin
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 8 ай бұрын
Haa waa muslin mumiiniina ee adigu ma ninkan ayaad ku qanacday ohow sax iyo khaladba wuu yeelan aaya
@CarroEdeg
@CarroEdeg 8 ай бұрын
Waa Muslim saxa, shiicadu wahaabiyo ayaa tagfiir ah, xun oo islaamka ka fog
@mohazat5009
@mohazat5009 8 ай бұрын
@@saylirobleh5698walahi shiicadu muslim maha ee ogow
@mohazat5009
@mohazat5009 8 ай бұрын
@@CarroEdegaqoon daro aya ku haysa
@halimadirie5301
@halimadirie5301 8 ай бұрын
@@saylirobleh5698 shiicadu gaalada ka daran markay arkeen gaaladu arxan la'aanteeda ayey u adeegsadaan waxaanay iyagu qabteen shiicadu maaha muslim ee waa shaydaan caabud dhegayso culimada islaamka
@Saynab53axmed
@Saynab53axmed 8 ай бұрын
Cabdilaahi waxa ahead Ahmad najaaj
@mabdul5882
@mabdul5882 8 ай бұрын
Waa ku mahadsan yahey walaalkeen Beershiya turjumida buugaagda laakiin buuga uu hadda ka hadlayo waxa qorey nin Sunni ah una janjeera dhinaca sunnimada waxaana dareemayaa waxyaalao badan qalad ah inuu sheegayo amaba afka kala gabanayo qaladaad badan oo ay sameeyeen saxaabo jaliil ah….
@khayremedia5419
@khayremedia5419 8 ай бұрын
Dalalka suniga ma ka jiraan masaajido u gaar ah madhabka shiiciga ah?
@AsadAliKhanKhanPapa
@AsadAliKhanKhanPapa 8 ай бұрын
Maya wll Annigu Wali ma Arkin masjid shiico leeyihiin Oo dhul sunni Ah ku yaalo
@cabdiphataaxdiirane
@cabdiphataaxdiirane 8 ай бұрын
Iiraan waxay fulisay hagardaamooyin waaweyn oo ay Israa'iil samayn kari weyday
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 8 ай бұрын
Hadii Eran asal faarisigu ay necebyihiin Carabta sideebay dadka 10,dawladood oo carab ah sheeco u yihiin?.
@guletizmail8349
@guletizmail8349 8 ай бұрын
Bal sheeg 10 dawladood ee shiicada ah?
@MohamedAli-sn3st
@MohamedAli-sn3st 8 ай бұрын
Yaa umagacaabay sunaha nabiga cidgaara ma kala hadhaan nabiga ahluul bayadku
@MohamedObsie
@MohamedObsie 8 ай бұрын
صحح العنوان أخي
@abdifatah5392
@abdifatah5392 8 ай бұрын
Shiico ma ihi sunina ma ihi ee muslim baan ahay lakin waxan u arkaa hadalka canbarayn
@yusufgarad1933
@yusufgarad1933 8 ай бұрын
Muslim hadaad tahay waxaa tahay sunni .
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 8 ай бұрын
Arrintan uu beershiya u dulmarayo sida sahlan suaalo badan ayaa kor hoganaya oo aysan jirin cid ka jawaabi karta sababta ugu weyn oo asn looga jawaabi jarin waa arrimahaas oo xaqiiqooyinkoodii lahayn waxaaba kaaga filan in arrinku in wax laga ogaadaa adagtahay in lagu yiraah sayid cumar baa yiri nabigu ma dhiman qofkii yiraahdana waan dilayaa anagoo og in qofwalbaa ogyahay in la dhimayo.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 8 ай бұрын
ARRINKU MAAHA INAA
@GadgetGalaxy-hq5ix
@GadgetGalaxy-hq5ix 8 ай бұрын
xata haday iran cawiso falastiin waligedba waxay tahay uun dilaaga suuriya
@FarxancaliSandhere
@FarxancaliSandhere 7 ай бұрын
Huwaney tv fahayya sin iyo xarmajo wal cidhib tiraya
@halimadirie5301
@halimadirie5301 8 ай бұрын
Waxay is yidhaahdeen shiicada kashifaadii kaga dhacday weerarkii beenta ahaa ka maydha shiico maanta la baray inay gaalada ka daran yihiin oo aanay islaam shoqo ku lahayn aqoon yahankanina si wanaagsan buu u sharaxay cidii dhuuxi karaysa
@FaxiMaxamed
@FaxiMaxamed 7 ай бұрын
Waa sax wall muxuuba wax inoosheegaa asagiibaa bilaa aqiidaa
@HooyosareedoCige-wv9fs
@HooyosareedoCige-wv9fs 8 ай бұрын
عبد الله ابن عمر كنا نعد فنقول ابو بكر ثم عمر ثم عثمان والنبي حي
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 8 ай бұрын
Mahdigu ma shiicaa mise waa suuni. Mahdigu waxa uu mideynayaa muslimiinta. Aakhirka shiicada ayaa hogaaminaysa muslimiinta.
@jamaadam3049
@jamaadam3049 8 ай бұрын
Buu yidhi buu yidhi nacdali kugu dhacda goormey diintii buu yidhi noqotay aabahaa iyo suniga iyo manigaagaba was
@IsmailKahin
@IsmailKahin 8 ай бұрын
Mudane maxaa kuu diiday intaa ustaad leedahay sheekh
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 8 ай бұрын
Duqii magaaada Tehraan waxaa la yidha Axmed Najad.
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 8 ай бұрын
Beershiyo waxaa la waydiiyey suaal diini ah wuxuuna jawaab uga dhigay Dr nafiisi oo ah cunsuri carab nimadu dhex qaatay oo aan diin waxba ka aqoon ayuu jawaabtiisii bixiyey.
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h 7 ай бұрын
Yuhuuda.waa.saaxiibo.persianka.530.iyagaa.soi.dajiyey..qudus.mar.ay.romanka.jabiyeen
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 8 ай бұрын
Kkkkk😂😂😂😂 Heego heego
@moh4127
@moh4127 8 ай бұрын
Hana dawakhin adeer shiico iyo suni toona marabnee
@alimoumin2376
@alimoumin2376 8 ай бұрын
Mahamoud Ahmadinejad
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 8 ай бұрын
Suufiyada muxuu qabuura ula aaday miyuusan ogeeyn ineey dowlado soo xukumi jireen dacwada bdn sameeyen
@abualialis-haqi1318
@abualialis-haqi1318 8 ай бұрын
Waa been waxan uu ku hadlayaa. Waa sheeko dhinac ka raran. Khuraafaad buu akhriyayaa.
@mustafecm0956
@mustafecm0956 8 ай бұрын
0:03 iyo 0:37. Hadaladisu wey is burinayaan Talow dawlada weyn ma waxey u yaqaanaan dawlad nuclear heysata uun iyo hub ey dadka ku gumaado
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 8 ай бұрын
Arrinku wuxuu ahaa Cumar RC aad ayuu uga naxay geerida Nebiga scw, markaasaa hadalkaas kasoo fakaday, Abu-Bakar RC ayaana dejiyey waanuu isdejiyey.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 8 ай бұрын
Sucudigu waa cadowga kowaad ee diinta islaamka taas waa run
@bashehusien3810
@bashehusien3810 8 ай бұрын
Dad inay u dhashaan inay wax xukumaan kuwana u dhashaan in la xukumo, miyey diinta islaamku ogoshay ..?
@imamabdi224
@imamabdi224 8 ай бұрын
Beeeenaaale yaad iila egtahay
@islams1961
@islams1961 8 ай бұрын
Ustasdku wax badan aya kamaqan aqoon xaga khatarta shiicada iyo firaqda ismaoga jahliga haya Nimanka oo kasoo guuranayo sida axmad mansuur waa ikhwaan muslimiin oo lugu yaqaan caqiido xumi xaga muwqifkuuda dhinaca shiicada Shiico kzbin.info/www/bejne/rX67c6mko7eGnNksi=e7-nWDsBZg0JrLaI
@Yahyeabas
@Yahyeabas 8 ай бұрын
Ikhwaan waa urur saxa oo la yaqan ma waxad u haysata Wahabiida Argigixisada ah 😂😂
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 8 ай бұрын
Sucuudiga waa cadaw qarsoon
@guletizmail8349
@guletizmail8349 8 ай бұрын
Cadawga islmaku waa iran.
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 8 ай бұрын
Aaway culimadi maxay u daawanayaan ninkan shiicada ah ee muslimiinta aafaynaya 40 daqiiqo ka dib waxaa ii cadaatay in ninkan shiica faafinayo,
@Yahyeabas
@Yahyeabas 8 ай бұрын
Wahabii adiga aya shiico ka daran ee iska amuus
@enggurux3986
@enggurux3986 8 ай бұрын
ali khumayni muu qabsan iran 1979 aabihii khumayni ayaa qabsaday faransiiskana mudo kooban buu jogay oo waxa masafuriyay shaah khumayni wuxu iran gudaheeda ka ahaa wadaad kamida wadadada waa weyn ee shiicada lkin wuxu mucarad ku ah boqorkii cilmaniga ahaa ee shaah kacdoonkii marku dhacayna isagaa loo dhibay xukunka
@XaykalXaykal
@XaykalXaykal 8 ай бұрын
War.sadaam.waxaa.ka.dembeeyay.sucuudiga.
@saidali6971
@saidali6971 8 ай бұрын
Shidki way ku fasadeene allow Ka baabi
@waabarijama8389
@waabarijama8389 8 ай бұрын
Ee sunnigaan Rabin shiicada
@Kadermohamed-f8h
@Kadermohamed-f8h 7 ай бұрын
Ahmed.diin.najaad.ayuu.ahaa
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 8 ай бұрын
Suni iyo shiico kitaabka quraan dhigayaa ma jiro
@cabdiphataaxdiirane
@cabdiphataaxdiirane 8 ай бұрын
Wuxuba waa Muslim iyo shiico, shiicana waa koox yar oo leexatay oo aan islaam shaqo ku lahayn.
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 8 ай бұрын
@@cabdiphataaxdiiranewllow waa runtaa shiicadu dambiyo waaweyn bay ku jiraan oo qallafsan sunada lkn waa kuwa kaliya ee taageera xoogaga xaq u dirirka reer qasa iyo kuwa loo caagay marinka badacas halka kuwa carbeedna cadaawaha la shaqeeya ee xariirka la yeeshay sahnuuniyada
@halimadirie5301
@halimadirie5301 8 ай бұрын
@@cabdiphataaxdiirane shuuco muslim maaha akhriya taariikhdooda oo fahma waxaa dhibaato ka dhacay ciraaq suuriya lubnaan iyo yaman iyagaa ka dambeeya waa ey uu reergalbeedku ku ugaadhsado oo islaamka ku dhuunta
@Boqorbaraxoow
@Boqorbaraxoow 8 ай бұрын
Sacuudiga waxaa dhisey reer galbeedka….. fikiro badan oo qaldan ayey faafiyeen
@guletizmail8349
@guletizmail8349 8 ай бұрын
Muu dhisin reer galbeed ha qaldamin, boqortooyada saudiga 🇸🇦 wadan la gumaystayna maaha, reer galbeedna muu dhisin.
@Boqorbaraxoow
@Boqorbaraxoow 8 ай бұрын
@@guletizmail8349 Sxb tariikhda ayaa qoreyso in eey reergalbeedka dhiseen wadanamada carabta…… geopolitica and history so fiican u aqri markaas waxaa oganee….. in reer galbeedka eey aduunka dhib ku hayeen 6 qarni ugu danbeysey….. Africa weey gumeysteen adoonsinimo ayey galiyeen halka latin america eey xasuqeen indigenous dhulka lahaa… tusaale… America waxaa lagu diley in ka badan 100 malyan oo indigenous aha…. Waxa saas yeelaayo waa reergalbeedka…..
@Boqorbaraxoow
@Boqorbaraxoow 8 ай бұрын
@@guletizmail8349 carab faaido ma lahan…. Iyagana weey isduleyeen ummada islamka waxeey u duliyeeyen reergalbeedka…… aduunkaan waxaa maamula reergalbeedka
@Boqorbaraxoow
@Boqorbaraxoow 8 ай бұрын
@@guletizmail8349 reergalbeedka iyagaa dhisey sacuudiga iyo wadamada carabta africa Latin America….. boqortooyada cusamaniyiinta marka la jabiyey oo eey ka guleysteen reergalbeedka carabta waa loo qeybiyey ….. sucuudiga waxaa ilaaliya USA ama ku farax ama ka nax waa xaqiiqo jiro….. waxaa jira hishiisyo bilaterale oo eey sacuudiga la galeen USA….. wadamada islamka oo dhan waxeey xulafo la yihiin ama saxiib reergalbeedka si kale Hadaan u dhigo waa daba dhilifyaal loo taley oo ku haaya YES SIR …. Sxb si aad u ogaato xaqiiqo badan wax aqri….. baar tariikhda….. aduunyo gidooon ayaa lagu jiraa waxa uu nabigeena sheegey ayaa indhaheena ku aragnaa…….
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 8 ай бұрын
Asa. Soomaaliyeey ninkan ka fogaada 20 daqiiqa ayaan daawaday waxaan kala saari waayay in aqoonta mowduuca uu ka hadlayo ku yartahay iyo in uu yahay nin shiica ah. Miduu yahayba waa musiibo ka fogaada intaadan shiicoobin
@SaidMohamud-b7r
@SaidMohamud-b7r 8 ай бұрын
Ahmeddiin Najaad weeye ninka mayor ka ahaa ee madaxweynaha noqdey
@hargeisacity8149
@hargeisacity8149 8 ай бұрын
Suaal ayan ku waydiinaya sucudiga ama kuwayd ma jiraa masaajid shiicadu leedahay
@FaxiMaxamed
@FaxiMaxamed 7 ай бұрын
Qof aan asagiiba aqiidadiisu qaldantahay ayaa inta magac loobixiyo ayaa nalasoohor fariisinayaa markaasuu wax inoosheegayaa dadkaan soomaaliyeed ee daruufaha kusookoray oon wax baran yaan laga dilin maskaxda
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 8 ай бұрын
Ta kale sunigu wuu qariyaa xadiisyadii nabigu sida dadban ugu sheegay in Cali binu Abiidaalib ku xigi doono Nabiga. Shiicadu iayagaa maamuli doona islaamka. Xitaa nabi ciise ayaa ku daba tukandoona Mahdiga.
@mohhassan3828
@mohhassan3828 8 ай бұрын
Tehran Masajidka Sunuga e kuyal miyadan arsg mida kale Waxanad arsg ama hubin Wa layiri Lags Wanagsan Safarada Somalia shaqalehedi Weeydii Barigii hore mida kale miyadan ogeyen in inkabadan 4mil o suni ah ay dagan yihin Iran thanks kale Tirada ugubadan e Madhabta Yuhuuda heysa in ay dagan yihin Iran markad Lags rebo Israeli Bal dub ugu noqo baritankaga Anigu ma'ihi Shiico Tasna Ku darso
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 8 ай бұрын
Iran iyo caraba yuhuuda ku dhexnool baa xumuma
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 8 ай бұрын
Beentii O Qof Ah …😂 كذبت… والكذب حرام .. Iran has 10,344 Sunni mosques, as estimated in 2015.
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 8 ай бұрын
Sidii hore waad ka dhawtahy sxb lkñ shiico kaliya ma necba suniga ee suniguba waa necebyahy shiicada Iran waa shiico Shiico waa muslin dhab ah
@AsadAliKhanKhanPapa
@AsadAliKhanKhanPapa 8 ай бұрын
ما دليل على ذالك ؟؟؟
@museabdi6372
@museabdi6372 8 ай бұрын
Islaamnimo Shiico kadheer
@halimadirie5301
@halimadirie5301 8 ай бұрын
Miyaadan maqlayn quraanka in ay siday doonaan u dhigaan shiico waa cadowga islaamka oo weliba yuhuuda ka daran
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 8 ай бұрын
@@halimadirie5301 karbala maxa ka dhacay kuwiii caruurta rasuulka (scw)layay ma hellu Jana Haku dababin shiico kaalo mahee
@halimadirie5301
@halimadirie5301 8 ай бұрын
@@abdiabdulahi4890 shiicaa laysay oo cali dilay waxay iyagu geysteen bay cid kale saareen
@AinasheGadid
@AinasheGadid 8 ай бұрын
Annagaa wax aragnay qaar Somali ah, oo kamida dadka fikirkooda kadhiibanaya, barnaamijkan ayaan qaarkood kuleeyihiin, anaa shiico ah, goormaynu sidaa uxero waydaaranay? Hadda somaali waxkaata waalagaheli, ilaahay haydinsoo hadeeyo
@najibab2138
@najibab2138 6 ай бұрын
Si qurux badan ayu u dhigay lakin waxa ay ahayd inu carabka ku adkeeyo inu Cali iyo saxaabadu raaali ka ahayn shiico iyo wixi la mida
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 8 ай бұрын
Wax kaqor wahaabiyada iyo sidii lagula culumadii soomaaliyeed ee kasoo shaqeysay in somali noqoto suni madhab shafihi caqida ashcariya.
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 8 ай бұрын
Masjid cumar bin khadaab ayaa kuyaala Tehran. Selefi iyo beeni waa walaalo.anigoo Shaafici yo ahbaa sidaas leh
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 8 ай бұрын
Waar suni iyo shiicatoona majiraan dadku waa muslimiin kala qaybintooduna waa nacayb shisheeye taageeraya uun.
@guletizmail8349
@guletizmail8349 8 ай бұрын
Horta waa maxay sunni bal baro intaanad hadlin.✋️
@SAM-2004-0
@SAM-2004-0 8 ай бұрын
Nin wax badan og
@AsadAliKhanKhanPapa
@AsadAliKhanKhanPapa 8 ай бұрын
💯
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 8 ай бұрын
Waa been masjid Cumar baa kuyaal Tahran, Aljazeera dawo 12 sano kahar.
@alimahdfindhe2681
@alimahdfindhe2681 7 ай бұрын
Xagaad uga tagtay, yuhuudigi Cabdullaahi ibn saba' .oo ahaa ninkii mu'aamaradii kudiley diley .Cuthmaan iyo caliba.
@xuseenwarsame8357
@xuseenwarsame8357 8 ай бұрын
Sida wahaabiyada oo kale weeye shiicadu Sida Muslim ka ay ugu jihaysanyiin wahaabiyo ayuunbay shiicaduba sidaa uyihiin
@guletizmail8349
@guletizmail8349 8 ай бұрын
Horta wahaabiyo ma diin ayad u haysata, wahaabi wuxu yahay iyo ninki la odhan jiray taarikhdiisa baadh, hadanad aqoon u lahayn hayska hadlin, baadhis same kadib ninkas tarikhdisa ayad ogan donta maxamed bin abdil wahab.
@Yahyeabas
@Yahyeabas 8 ай бұрын
​@@guletizmail8349De Wahaabiyo sucudiga aya diin ka dhigtay oo raba in iney madhabta saxda ah tahay. Iyado la ogyahay in ingris asasay
"Si Sahlan kumaan Qaadan Diinta Islaamka"Dr Cali Axmed
29:43
MM Somali TV
Рет қаралды 69 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa
1:41:55
Xogmaal Media
Рет қаралды 103 М.
Ururkii Al-ictisaam Iyo Qaabkii Uu Ku Aasaasmay.
25:46
MM Somali TV
Рет қаралды 10 М.
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН