UUR MA QAADI KARTAA ADIGA OO NUUJINAAYO. Dr faris

  Рет қаралды 20,799

Dr faris Al attas

Dr faris Al attas

2 жыл бұрын

UUR MA QAADI KARTAA ADIGA OO NUUJINAAYO. Dr faris
𝐈𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
Face Book page : Drfaristhahi...
FACEBOOK: / drfaaris1
Twitter: mobile. account
Gmail : dr.faris@somalifirstaidassociation.org
Wad ku mahadsantahay daawashdadaa
𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬.

Пікірлер: 131
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐭𝐨 facebook Page-keyga👇 facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks 𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐓𝐢𝐤𝐓𝐨𝐤-𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡. 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢. 👇 vm.tiktok.com/ZM8dbQDGw/
@somowfahimoofficial7471
@somowfahimoofficial7471 2 жыл бұрын
Asc dr su aasheyda iiga jawaab ma jiraaa kaniini mitaaan loo cabo
@haldhaadumar3833
@haldhaadumar3833 2 жыл бұрын
Suaal ayan tiktokga kaso waydiyey iso jwab dre
@fatiabdi7784
@fatiabdi7784 2 жыл бұрын
asc Dr waxn ahy gabr jirta 19 waxaa lygudhahay kelyahaaga wxaa ku jira dhagxaan badn keliya dhakhtradu waxay isiiyen dawo yr wxna dheheen biyha badso mxaa igula talin lhyd dr thnx
@ladanaden6504
@ladanaden6504 2 жыл бұрын
Hoyadu haday said u matageso kwrn oo cunto qadashadeda lidato maxay sameynee dr mhdsan
@amoonadan1870
@amoonadan1870 2 жыл бұрын
Shukran dr dhaman qofkii qoralkega arko sinaxariis leh wxan kacodsana inuu fataxada isoo maro iina duceyo alle inuu ubad igu irsaqo insha allah ♥jasakum llaah qeeyr
@ahmedjama6833
@ahmedjama6833 2 жыл бұрын
Allah hku siiyo kuw baari ah
@amoonadan1870
@amoonadan1870 2 жыл бұрын
@@ahmedjama6833 ameen 🤲qali shukran 🥰
@naciimocilmi344
@naciimocilmi344 Жыл бұрын
Alle hakau Siiyo Abayo Asika Wax walpo Biixiyo insha Allah
@maryandaud2965
@maryandaud2965 Жыл бұрын
Ilahay haku siyo
@duco6
@duco6 11 ай бұрын
Amen amen amen amen 🙏🙏
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 2 жыл бұрын
🙏Dr faris plz manala wadaagi kartaa qudaarta ama dawada lagu nadiifiyo sambabada adigoo mhadsan🙏🙏
@umuaisha6416
@umuaisha6416 2 жыл бұрын
Dr waad mahadsan tahay wax badan ayaan kaa faidney masha allaah waxaad kasoo hadshaa vitamin D iyo xiniinyaha wiilsha ku dhashaan ayagoo gudaha ku jiraan oo booskii illaahey ugu talagaley aan jogin adigoo mahadsan
@MUNIIRMUUSE
@MUNIIRMUUSE 2 жыл бұрын
Wll nigiska markaan xirto xaniinyaha dubka ka kaca maxaan ku sameeya
@farhiyaomer7939
@farhiyaomer7939 2 жыл бұрын
Asc Wll ani wiikkayga 4sano ayuu jiraa ilaa hada wali ma dhalin dhakhtarkayga markaan ku idhi isii folic acid 400mg wuu diiday wuxuu isiiyay 5mg haben dhaaf ucun ayuu yidhi say kula tahay
@laylamoustaphe7069
@laylamoustaphe7069 2 жыл бұрын
Asc dr Alle haku sharfo adun iyo akhiro Su aal ayaan kuwedinay dhexda aya ixanuta mar mar ka qaar halka xun dhurtah kaho sesa marka xog ayaayi ixanuta maxad igulatalin lahayad
@najmoabdala7974
@najmoabdala7974 2 жыл бұрын
Asc dr waxan isku arkay markaa cilbada Limaha kalfogeso iskaday dhiig solabto oona yar 1balin camal mudo 4bil maxasabiyaa plzz ijawb 🙏
@ikraanqaali3455
@ikraanqaali3455 2 жыл бұрын
Dr thanks waxan qaatey cirbada 3 bil ee la isduro dr meeqo bil ayay jirka uga baxaysaa ilmo la igu qalay mid labaad inaan isduraan Rabay jwb
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 2 жыл бұрын
Dr dhagayaraha ayaan aad u isticmaalaa muxuu dhib igu keeni karaa
@maryancusmaanaxmed5661
@maryancusmaanaxmed5661 2 жыл бұрын
Asc dr faris waxan ahay hooyo nuujisa inan uur qaday ayamaleyna hadana phiigi ad shegesay ayan isku arkay maxan sameyaa
@sacdiyocookingandbeauty4245
@sacdiyocookingandbeauty4245 2 жыл бұрын
Masha Allah doctor mahadsanid marwalba wanka faida jasaka laahu kher
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Sidoo kale mahdsanid wllo
@najmamahamed8911
@najmamahamed8911 2 жыл бұрын
Dr thanks kaso hadal minka marka uu dabco maxa keena muxu sababi kara
@nasrayuusuf4581
@nasrayuusuf4581 2 жыл бұрын
Wllo waxaan rabaa inaan kula wadaago arin waxaan leeyahay uur 5 biloda waxayna dhaqtarka computerka aan leeyahay wuxuu iyidhi ilmaha wadnihiisa iyo calosha inta udhaxaysa biyaa ku jiro ee maxaa kena biyahaas adigoo iiga jaahil bixinaayo biyahaas
@aaminoxasanyuusuf9587
@aaminoxasanyuusuf9587 2 жыл бұрын
Masha allh dre mahdsand cunga naaska meqa sac aya lo dhexysiin karaa waqtiga lasinayo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
8 ilaa 12 jeer maalintaa waa in aad siisaa, adiga daremi karo afka u gali hadii u bahanahay sii
@hiigsiiyohimilowanagsan3947
@hiigsiiyohimilowanagsan3947 2 жыл бұрын
Ciladaha caruurtu ey kudhashaan majiraan wax yaaba sababi kara?
@nimcocabdi7686
@nimcocabdi7686 2 жыл бұрын
Asc Doctor malan karaan so caadi ah ilmaha ku abuurmo meel ka baxsan minka mahad sanid
@sacdiyowallowaxawllaadamal8063
@sacdiyowallowaxawllaadamal8063 2 жыл бұрын
Dr fariimo ayan kagaso diray Facebook KZbin ka waan kaaga daalay fadlan I qiime saan ku qiimeyay
@farxiyosabriye6845
@farxiyosabriye6845 2 жыл бұрын
Dr anoo uur leh hada nuujiyo cunuga amuu shubmaa ifahansii adoo rali ah dr
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 2 жыл бұрын
dr lodine baa igu yar waxaan qawaa goter maxaa igu talin laheed
@maryanismaaciil5890
@maryanismaaciil5890 2 жыл бұрын
Thanks dr
@safiyoadan6707
@safiyoadan6707 2 жыл бұрын
Dr wax ku waye dina cunog jìro 4sano mala gajari gara quumaka isu jwb ado mahadsan dr
@safiya5533
@safiya5533 2 жыл бұрын
Dr xaskeyga uur ayee ledahay 28weeks waye saliida olive oil ma ku karsan kartaa cuntata
@user-iy2jz4hq7t
@user-iy2jz4hq7t 2 жыл бұрын
Dr anigu uur ayaa IGA so halaabay waalay baaray cambuyutarna waa lay saaray wuu kaso dhamaaday ayuu igu yiri Dr bilshii horuu ahaa bishana caadadii maan helin fadlan iso jawab
@faadumomaxamed9425
@faadumomaxamed9425 2 жыл бұрын
Shugran Dr faris aniga bandana carurtayda ayagoo 4 ama bilood ay jiraan Ayaa uur yeeshtaa waana kajaraa naasta waayo zaaid ayey ushubmaan shubanka uurka Ayaa uwacan Ayaa laydhihi jirey saas awgeed ugu jari jirey marunbaa shubankas inuu uurka uwacan yahy
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Looma baahno in aad ka jarto waayo naaska aad muhim ugu yahay, wayo caafimaad ka helayan jiran ahan iyo maskax ba
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 2 жыл бұрын
Abayo dhalmada waa leska xiraa si ilmaha aad u nuujiso illahey suradiisa quraanka ayu kusheegay in ilmaha 2 sano la nuujiyo hadee kuu fududahay dhalamada iska xir eleen ilamha 4 bil waa yaryihiin wlhi naaskana waa u fican yahay waayo naaska canahiisa antibodies ayu leyahay maadadaas ne laga ma helo caanaha gasaca marka 1 sano iyo bar ilaa iyo labo sano sii ilmaha adiga hataa nafsani iyo jismi waa nasanee ileen 4 bil uur kadib iyo isku nuug wlhi ma sahlano allah kula garab galo
@boqoradaquruxdalogaharey6126
@boqoradaquruxdalogaharey6126 2 жыл бұрын
Asc dr hooyo naas nuujisa ilmaheda maqadan karta dawada clomaphen ama dawada matanaha jwb kheyr alle haku siiyo
@geenyagedo4569
@geenyagedo4569 2 жыл бұрын
Daawada mataanaha waanocee bal adigu isheeg xgesa lagahelaaa
@hiigsiiyohimilowanagsan3947
@hiigsiiyohimilowanagsan3947 2 жыл бұрын
Dr ado mahad san jwb?
@hoodoaxmed3866
@hoodoaxmed3866 2 жыл бұрын
Waan ku salamay dr faris in badan baan kugu xidhna wanan aminsanahy talooyinka cafimaade aad no so gudbiso wax badana waanka faaiidey dr waxn ku waaydiinaya kiniinka kala koriyaha wax dhiba ma keeni kara waxn ahay qaliin kiniinkana waan qaata war bixin iga sii dr adigo mahadsan
@zamzamaden5963
@zamzamaden5963 2 жыл бұрын
Abyo anigaba wan cunaa dhib kuma arag
@hoodoaxmed3866
@hoodoaxmed3866 2 жыл бұрын
@@zamzamaden5963 inte in leeg bad cunaysey abaayo
@zamzamaden5963
@zamzamaden5963 2 жыл бұрын
Midka 3daxda bil soconayo abayo
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 жыл бұрын
Dr ani uur ayaan qaday afar bilood ka dib ka dibna kama karin naaska waa nuujinaayey anoo ur leh illa an ka dhalo cunugii kale
@umusalamasharaf6380
@umusalamasharaf6380 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo isha cadowga allah kahaayo walashey lkn cunuga maxanunsanayo sons ahn
@safiyamohamed6915
@safiyamohamed6915 Жыл бұрын
M.a
@sacdiyoburhaan2113
@sacdiyoburhaan2113 2 жыл бұрын
Dr ani cunug deyda bishii afrad mar keey udhalatay beey nas kii diday ur na malihi
@umumacad8621
@umumacad8621 2 жыл бұрын
shukran daqtariii kasohadal waha kasobixi karaa kilkilahaa
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Haye insha allah wllo
@anisaabdi5346
@anisaabdi5346 2 жыл бұрын
Shukran aniga cunug 6bil ayn ahaysta uur ayn lehy weli waa nujiya Alx
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 2 жыл бұрын
@@anisaabdi5346 masha allah sis lkn waa dag dag babayo ee plz babyga dhalandona sas ha ubgalin sis
@Sahal433
@Sahal433 2 жыл бұрын
Asc dr falis aad ayaad umahadsantahay wll yarkaygu waa 3 bilood naskiina waajoojiyeey Maxaan sameeya
@haliimaabdinaasir9971
@haliimaabdinaasir9971 2 жыл бұрын
Wll haqasbin marka aad naaska sineysid quraan saar bisinka uqabo naaska ulis masasad kusii insha allah wuuku cabidonaa
@osmanjimaleahmed1696
@osmanjimaleahmed1696 2 жыл бұрын
Dr waad mahdsanthy lkn mar mar qar waxa dhaca hoyada iyada oo dhalanka naska nu jineyso uu dhalanka ku imado shuban iyo matag Iyada oo loo sababeynayo uurka cusb ay qadey hoyada nuujineyso naska
@osmanjimaleahmed1696
@osmanjimaleahmed1696 2 жыл бұрын
Ee dr maxaa lagu xaliyaa ciladas dhalanka ku imaty
@Sahal433
@Sahal433 2 жыл бұрын
Haa wll yarkeyga ayaa sidaas noqday 2bilood ayuu naskii kudiiday wll i yo caanihiiba Maxaan sameeya
@mukhtarali8800
@mukhtarali8800 2 жыл бұрын
Dr cunug aan dhalay 7sano jirto ayaa saxarada ayaa aad uadag waxaan kaa codsanaa talo allaah hakaa abaal mariyo
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 2 жыл бұрын
Pear ka ama apple ka oo shiiday hana miirin gufarka aya ufududeenaayo saxarada . Digirta gaduudan na sii. Sawiibka hataa wuu fican yahay
@mukhtarali8800
@mukhtarali8800 2 жыл бұрын
Shukran abayo
@Keyowbulle
@Keyowbulle 2 жыл бұрын
Docter wa amahadsantahy Waxan rapaah titan gel bahaladan la yiraaho ma efects bey ledhy
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Wllo hadii aad awoodo magac saxada ah ama sawirkeda page igu soo dir
@fardowsaislaw1265
@fardowsaislaw1265 2 жыл бұрын
Dr waxaa rabay inaa ku weydiyo ilmo iga so halaabay hospitalka tagay waxaa leyga so helay dhiciska daawo le soosiyay sificaan uma qaadanin 2 sano ka so waregatay maxa talo I siineysaa
@ruwedoxassan7235
@ruwedoxassan7235 2 жыл бұрын
Dhaqtar aad si marlawaad dawada dhiciska aa uqadtid
@cuptanabdisamedxiirane9203
@cuptanabdisamedxiirane9203 2 жыл бұрын
Wll emailkaaga halkan kusoodir bal adoo mahadsan
@fatimayussuf
@fatimayussuf 2 жыл бұрын
Walalow waankusalamaya waxaa kaso hadasha miska xanunka iyo ilaa lafta canbarka korkisa mesha timaha kasobaxan ilaa lugta sedaha lafta isu haya maxaa kena xiliga uurka please cidi taqaan ama xanunka aragtay haycawiyaan
@nimcohsuleiman1881
@nimcohsuleiman1881 2 жыл бұрын
Waa caadi qali uurka sabab u ah ee socodka badso biyo badann cab
@fatimayussuf
@fatimayussuf 2 жыл бұрын
@@nimcohsuleiman1881 walal waan latabcaan sanaa ilahy malmahan waa ronahay wax aan kayaba arkay
@somowfahimoofficial7471
@somowfahimoofficial7471 2 жыл бұрын
Keep going
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Sidoo kale mahdsanid wllo
@zoyaali9570
@zoyaali9570 2 жыл бұрын
@@drfarisalattas plz dr ilhy dartiisa igu shg daawo babasirka baabi iso waana midka bananka yaalo wlh saaid ayuu ii rafaadiyay
@RuunCabdi-sx2vs
@RuunCabdi-sx2vs Ай бұрын
❤❤❤❤
@user-nast
@user-nast 2 ай бұрын
Wllyalow anoo dhiig igu dhicin oo dhalowgeyga 6 bil kasoo waregtay canugana naaska wali cabo uur ma qaadi kara
@simancabdi2936
@simancabdi2936 2 жыл бұрын
Dr xarun aad fadhisato miyaa jirta oo lagugu so hagaago?
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Wllo dalka ma joogo, hadii aan imaado waa nila soo wadagaya halka fariisto
@layloibraahin715
@layloibraahin715 2 жыл бұрын
Dr aniga inta aan nujinaya dhiig iguma dhaco hadana uur qadaa maxa wYe taad
@user-rp1ud1dy4x
@user-rp1ud1dy4x 6 ай бұрын
Imisa jir waaye markas cunugaaga
@khuluudcumar1038
@khuluudcumar1038 2 жыл бұрын
Uur 2 bilod ayaan lahaa xaley 4 habeenimo ayaan dhiig bax isku arkey
@khuluudcumar1038
@khuluudcumar1038 2 жыл бұрын
Ok
@nimcohsuleiman1881
@nimcohsuleiman1881 2 жыл бұрын
Dr tag wll
@nasraabdullahi1495
@nasraabdullahi1495 2 жыл бұрын
Thanks dr waxan rabay inaa ku weydiiyo hooyo thyroid qabta uur maqaadi kartaa
@hanajamac8585
@hanajamac8585 2 жыл бұрын
Hno uurka ilahy ba bixiya wan arkay dad badan oo qaba oo qaday oocaruurle caadada ma kaa maqnata
@aminohasssan3244
@aminohasssan3244 2 жыл бұрын
Haa abaayo marka hore Allah bari in u awlaad salixiin ah in u ku siiyo Waxad qaadata daawonyinka thyroid ka Aniga aya thyroid qaba 6 sano 4 sano ayan uur raadinayay alxamdulillah hada waxan dhalay Wiil 4 bil ayu jira hada
@aminohasssan3244
@aminohasssan3244 2 жыл бұрын
Isku day malin kasta in aad aqrisato suuratul baqarah
@nasraabdullahi1495
@nasraabdullahi1495 2 жыл бұрын
@@hanajamac8585 maya abyo cadada igaama maqnato
@nasraabdullahi1495
@nasraabdullahi1495 2 жыл бұрын
@@aminohasssan3244 aamiin abyo allaha nawada caafiyo anigaba wiilkey markan dhalay ayaa laiga helay dawada wan qataa hadana waa afar jir mahadsanid abyo
@nadia90
@nadia90 2 жыл бұрын
Pcos ma ka hortagaa ina uur qaado ama ma sababa ma dhalaysnimo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Wllo waxa jiraa. Maamoyin qaba hada dhala, sidoo kale in uu saameyo laga ayaana hadii an la daweyn
@jidayuusuf8971
@jidayuusuf8971 2 жыл бұрын
Asc Dr awwalan shukran hadii hoyadu uur yelato naaskuna ilmuhu ku jiradan maxa xal u ah?2 hadii naska laga jarana maxa umatali kara naska hoyadu oo jirkoda iyo maskaxdoda dheli tiri kara
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Wcs wllo hadii aad cunto cuntoyin nafqo leh naaska caano wey soo galayaan., waxaa jora muqal aan kaga hadala
@ayaandhalad5318
@ayaandhalad5318 2 жыл бұрын
Mahad sanid Dr
@ashoadan6125
@ashoadan6125 2 жыл бұрын
Ani sanadkan bisha kowad an dhalay cunugeyga 10 month ujiraa anigo wali cadadi ikudicin u bishan iyimid 2days baso ikasocde ma cadi ba walal
@dekoinawarsame5285
@dekoinawarsame5285 2 жыл бұрын
Abaayo anigaba sidas cml ayan ahay waxan dhalay march bishan ayu kow igu dacay 2malin ayu ku ega waan layabay
@dekoinawarsame5285
@dekoinawarsame5285 2 жыл бұрын
Abaayo anigaba sidas cml ayan ahay waxan dhalay march bishan ayu kow igu dacay 2malin ayu ku ega waan layabay
@ashoadan6125
@ashoadan6125 2 жыл бұрын
Daqtar matagtey abyo imisane wa cadi 2days Inu jogo dhiiga
@ashoadan6125
@ashoadan6125 2 жыл бұрын
Yaino faideyo
@umalkharahmed7597
@umalkharahmed7597 2 жыл бұрын
Masha llah mataanaHa kaso hadal wll
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Haye walaashey
@axmadhaashi4469
@axmadhaashi4469 2 жыл бұрын
Dr anigo cunug nujinayo o dhiga umasha igu danbeyay ila iyo 3bil dhig ii imanin cadi miya ur maqadi kara adigo mhdsn isojwb
@axmadhaashi4469
@axmadhaashi4469 2 жыл бұрын
Dr isojwb adigo rali ah ina ur qada didoyaye
@han47722
@han47722 2 жыл бұрын
@@axmadhaashi4469 ma qaadaysid hadaanu dhiig kaa iman naaska sifican u sii
@axmadhaashi4469
@axmadhaashi4469 2 жыл бұрын
@@han47722 abyo mcn mhdsnid lkn dhiga waba imade mxa qaldn wafahmi la.ahe cunuga 2sano ina nas siya raba insha lh
@munoaliibraahim717
@munoaliibraahim717 2 жыл бұрын
Mashaa allah dr thanks in badan
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Sidoo kale mahdsanid wllo
@ridwaanaxmed7291
@ridwaanaxmed7291 2 жыл бұрын
Waxaan idin weydiinA asxaabta iyo dr Ka cunugyga 6 bil jiraa caadada waxaan helay 1 bil kadibna ma arkin maxaa dhacy naaska wan siiyaa baby ga
@manalibrahim4820
@manalibrahim4820 2 жыл бұрын
Waxpa ma dhicin ee naaska ilmaha hdii lo padiyo hooyoda dhiiga ma argto padna o wuu kaso ragaa ee wxba warwar haays galin hdii ilmaha hooyodu naaska sii dheeli tiran u siiso dhiiga ma argto waa dabeeci taasi
@ridwaanaxmed7291
@ridwaanaxmed7291 2 жыл бұрын
@@manalibrahim4820 aby lknse halmr mar buu ii imaday ma caadibaa
@manalibrahim4820
@manalibrahim4820 2 жыл бұрын
Haa waa cadi anigu gapadh dhalay naaska mrka siinyey sii xoog u siin jiray dhiiga umusha waxa igu xigay mrkay gapadheda jirtay sanad iyo 4bilod dhiig isku arkay inti ka horesay iskuma arag umushi igu danpesay mrka waa cadi wxp haa warwarin
@hamdiadan4234
@hamdiadan4234 2 жыл бұрын
Abyo wa naas nuujinta dhibkale majiro adiga sidas okale noqday dhiigi umusha kadib ano isku arkin ayan walwalY kadib hada bishi 6xad ayaa ubilabatay wuna igu dhacay hada mashallah adna iska sug
@ridwaanaxmed7291
@ridwaanaxmed7291 2 жыл бұрын
@@hamdiadan4234 aby maya dhib maleh hduu iska maqnaan lahaa waa naaska ayan isdhihi lahaay lknse umushii markaa kaqubeysaty hadana 2 bil kadib igu dhacay bishii kale anoo sugaa maba ii imaan
@maryanruunmaxamed8027
@maryanruunmaxamed8027 2 жыл бұрын
Dr please kasoo hadal dhiikarka uurka
@safiyoadan6707
@safiyoadan6707 2 жыл бұрын
Mahada sanida dr
@mukhtarali8800
@mukhtarali8800 2 жыл бұрын
Shukran ustaad
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
Sidoo kale mahdsanid wllo
@ruksana578
@ruksana578 2 жыл бұрын
Lkn doctor suaal cunuga naaska kaliya hadaan baro so baahi igama dhimanaya ilen qof biliadan ahaye mel ban adi garaye mxaa talo ah isoo jwb inshalh meqo sano naska sinaya inshalaah bbe coming soon
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkk
@ruksana578
@ruksana578 2 жыл бұрын
@@TIKTOK4472 mxad kuqosli wllo🤭
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
ilmaha Lee Ha iska Dilin Mel Baan Gaarayaa Leynee
@ruksana578
@ruksana578 2 жыл бұрын
@@TIKTOK4472 ilmaha ma in kalikod mel loga taga umeyneysa qof cunug cidlo oga tagaya malaha hada wali mawa haye carurre markey adunka imandn shegaya
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
@@ruksana578 Kkkkkkkkkkkkkk Waadba iga Qoslisay insha Allaah Allaha Ku Siiyo Awlaad Baari Ah
@mohamedabdukadirawoow2757
@mohamedabdukadirawoow2757 Жыл бұрын
Dr faris kor hurka maxaa keena iyo jirka oo soodin laga daree mayo sidoo kale aniga cadadeyda mudo 2 sano matoosna xigey rabta ayee imaney saa aniga 2 qaliin ayaan maray dr qaliinka dhinaca midikta aan bey ii oloshaa dhaqaa tiir baday laxii Ray warcad ii mashegin dr intaas maxaa laguna daa wee yaa dr jawab tada aad muhiim iigu tahay mahad sanid
@umusalamasharaf6380
@umusalamasharaf6380 2 жыл бұрын
Lkn cunuga nujinayo hadi u canunsado kawran malagajojin
@marwoayaanyasiin6690
@marwoayaanyasiin6690 2 жыл бұрын
Wuu kaxanusan shuban
Blood Supply to Brain | Circle of Willis | Neuroanatomy
1:39:36
Dr. Najeeb Lectures
Рет қаралды 751 М.
uur ma qaadi kartaa hooyada xilga ay nuujiineyso ?
10:25
Samira Siman Channel
Рет қаралды 12 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 103 МЛН
TALO DHAQTAR   NAAS NUUJINTA   DR  HUSSEIN NUNOW
31:30
Ansaaru Sunna Trust
Рет қаралды 381
MAXAA KU GARAN KARTAA  IN AAD UUR QAADAY ?  Dr Faris
6:19
Dr faris Al attas
Рет қаралды 343 М.
Habka lookala dheereyo caruurta/Cafimat Fican
21:40
Cafimat Fican
Рет қаралды 39 М.
naaska ha nuujin cunugada maanta ka dib adoo daawan muuqalkan
6:01
Dr Aisha Tohow
Рет қаралды 42 М.
Sideed isku CAATAYNAYSAA JIIM La'aan?! l Nolol Qurux Baddan! #2
29:56
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 636 М.
UUR QAADISTA XILGA NAAS NUUJINTA. Dr Faris
3:54
Dr faris Al attas
Рет қаралды 39 М.
hooyo🤰🤰 uur leh ma nuujin kartaa?
10:06
Koritaanka Caruurta channel
Рет қаралды 24 М.
Nafaqo darada caruurta maxaad ku garan kartaa in ay nafaqo daro hayso ilmaha yar?
10:04
Koritaanka Caruurta channel
Рет қаралды 46 М.
Taxanaha hooyada uurka leh 2aad.....Calaamadaha iyo baaritaanka uurka..
7:44
Dr Zahra mohammed channel
Рет қаралды 44 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН