UUR QAADISTA XILGA NAAS NUUJINTA. Dr Faris

  Рет қаралды 38,974

Dr faris Al attas

Dr faris Al attas

3 жыл бұрын

UUR QAADISTA XILGA NAAS NUUJINTA.
𝐈𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
Face Book page : Drfaristhahi...
FACEBOOK: / drfaaris1
Twitter: mobile. account
Gmail : dr.faris@somalifirstaidassociation.org
Wad ku mahadsantahay daawashdadaa
𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬.

Пікірлер: 204
@malyunaxmed6660
@malyunaxmed6660 2 жыл бұрын
mahadsanid dr waxad tahay qof aan wax badan ka baraney
@hiboabdilahi3624
@hiboabdilahi3624 2 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo dr faiz
@hamdiadan4851
@hamdiadan4851 3 жыл бұрын
Mansha allh shukrn dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Sidoo kale mahadsanid wllo
@user-dj8wk3qb5q
@user-dj8wk3qb5q 11 ай бұрын
Masha Allah waxbadan anoo faideesa allaha kuxifdiyo
@xafsokhalbiwanag1752
@xafsokhalbiwanag1752 3 жыл бұрын
Asc Dr masha allaah
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wcs wllo, soo dhawo
@Kaltumoquruh
@Kaltumoquruh 2 ай бұрын
Thanks ❤❤
@mustaffarah4589
@mustaffarah4589 2 жыл бұрын
Mahdsanid
@asmasagal4871
@asmasagal4871 2 жыл бұрын
Alle haka abaalmariyo Dr friz
@naciimamuhudiin3586
@naciimamuhudiin3586 3 жыл бұрын
Tnks dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo, soo dhwo
@saadiasundus5748
@saadiasundus5748 3 жыл бұрын
Thank you dr👍
@faatimaxasan7595
@faatimaxasan7595 Жыл бұрын
Alx allow adigan kugu mahadiyey
@Ramla617
@Ramla617 3 жыл бұрын
Mahadsanid Dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo soo dhawo.
@Ramla617
@Ramla617 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas 👍👍🥰🥰🥰
@ramaas5896
@ramaas5896 3 жыл бұрын
Jazakalaaah qer dr asxbta iso duceya inta ilmo hesan allh siyo cunuga igu dadban inu allh iso rogo iso duceya plz🤲🤲🤲
@luulhenna4950
@luulhenna4950 3 жыл бұрын
Allaha ku tusiyo hana ku fududeyo foosha abyo
@ramaas5896
@ramaas5896 3 жыл бұрын
@@luulhenna4950 aaaammn xbbti
@sacdiyomaxamed4514
@sacdiyomaxamed4514 3 жыл бұрын
Allow kusoo rog byo saliga nabiga badi iyo towxiidka
@ramaas5896
@ramaas5896 3 жыл бұрын
@@sacdiyomaxamed4514 aamn xbbty insha allh
@munaabdikarim7427
@munaabdikarim7427 3 жыл бұрын
Allh hakuu tosiyo nabadna ku dhal insha allh
@faatimacawad5377
@faatimacawad5377 3 жыл бұрын
M.a keep going dr faris
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo soo dhawo fatima
@faatimacawad5377
@faatimacawad5377 3 жыл бұрын
Wan dhawahay dr
@shankaroonmacalin7028
@shankaroonmacalin7028 5 ай бұрын
​@@drfarisalattas asc dr hadii ey cado si sax ah igu dhacdo ano.nujinaayo uur maqadi karaaa
@umamohmet7450
@umamohmet7450 2 жыл бұрын
Asc Dr plz dhiiga caadada mar hdow imaada bil wlb ma imanaa mise waa so daah dahaaa
@umualmaaz8729
@umualmaaz8729 3 жыл бұрын
Dr plz waxa ahy hoyo ilmaheda uku horeeyo sido 6 Aya 3 malin cml ka qaba dhaq dhaqaq waa darema lkn said maha marka 6 wixi ka danbeyo said ma u daremi Kara?
@ayeeykoris4486
@ayeeykoris4486 3 жыл бұрын
Mahadsanid dr lakin sual mel ad fadhisato majirta oo ad kashaqeyso mase inta le ku egtahay isbital miya ku furan inan kula kulma raba hadey jirin xarun ad kashaqeyso mel lakaxariro raba oo talo kusin karto qofka jwb plz
@nuuracabdilaahi1761
@nuuracabdilaahi1761 3 жыл бұрын
Dr . Nuujintu miyaanay wax yeelayn ilmaha uur jiifka ah ma koro ayaan maqlay intuu ilmaha kale jaqayo marka laga joojiyo uunbay u bilaabmaysaa tiradi taa maxaa ka jira doctor mahadsanid
@user-hw3lr6vi1b
@user-hw3lr6vi1b Жыл бұрын
Mahadsin diktoor ❤❤
@caydaruuzmaxamed2110
@caydaruuzmaxamed2110 3 жыл бұрын
Aadbad umahdsantay dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Sidoo kale Mahadsanid wllo, soo dhwo
@hibohillowle7514
@hibohillowle7514 2 жыл бұрын
Asc dr ilmaha yaar ee aad nujineyso maxa cunuga kudhicii karaa wax dhibato aah miyuu kalaa kulmayaa naska xiligaa aad urkaa noqoto ilmaha aad nujineyso
@nourasalah7774
@nourasalah7774 2 жыл бұрын
Rr wanku salamay waxn kuwaydiiyay hoyada nuujinysa maxay ku grankarta inay uurqaday
@maxamedzakariye7149
@maxamedzakariye7149 2 жыл бұрын
Waxan ku weyninay waxa qaba Cade warer ee ur ma qadikara wll
@niikomediashow8805
@niikomediashow8805 2 жыл бұрын
Dr.hooyo 14 bil qalan oo hada uur qaday maxay isticmalikarta
@user-kh8sp2kc6k
@user-kh8sp2kc6k 3 жыл бұрын
Masha allah Dr jazaka allah kheyr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo, soo dhwo
@user-cx8tn4yc5p
@user-cx8tn4yc5p Ай бұрын
Dr plz isojawab kulankaa kadib ninkeyga mxa isku arkey dig 3days kadib woo igaa damadey mxa sawabo
@nimcohassan2955
@nimcohassan2955 Жыл бұрын
Jiif oo ciyaalka lagu nuujiyo wax caqabad ah miyaay u keeneysaa?
@sacdiyomaxamed4514
@sacdiyomaxamed4514 3 жыл бұрын
Masha Allah wll ale hakubarakeyo anigu wan kuguxiranahay
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Soo dhawo wllo
@sacdiyomaxamed4514
@sacdiyomaxamed4514 3 жыл бұрын
Asxaby anshaxa komantiga aan ilaalino
@bariauk1501
@bariauk1501 3 жыл бұрын
Asc dr sual ayan rabaa in an ku weydiyo xage kala so xarira
@ubaxaxmed980
@ubaxaxmed980 3 жыл бұрын
Dr ilmuhu haduu sanad iyo badh jiro ma ka join karaa
@malyunaxmed6660
@malyunaxmed6660 2 жыл бұрын
hormonka canaha haduu kacsan yahay ka soo hadal dr ilahay khayr ha ku siiye
@shabcanismacil4074
@shabcanismacil4074 Жыл бұрын
Wllo kininka ferrofol maxa uu kaa cawiiyaa hooyada uurka leeh
@mustafecabdi7332
@mustafecabdi7332 2 жыл бұрын
Finan wajiga ayaa ilamahayga wajiga ka soo baxay juguguc ah wll sidee yeelnaa hooyaduna uur bil ayey leedahay Ilmuhuna wuxuu jiraa 6 bilood iyo 19 malmod
@IfrahDaud-co9rb
@IfrahDaud-co9rb Ай бұрын
Abya a ni xitaa anoo cungeyga 10 biljira Ayan isku arky uur 2 bil naskana waa kaguriyyy ee kaguri finankana hospital gee
@anabalinur9722
@anabalinur9722 3 жыл бұрын
Luhaha oo xanunu iyo kababiyo aan daremaa ,daal,wanaha oo iqarama ,istaag iyo sucud yar luhaha cunun Kadarema plz igasojawab
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo isku day mar in aad booqto xarun caafimaad si loo eego xaalada guud
@saynabqalbiuroon628
@saynabqalbiuroon628 Жыл бұрын
Hooyo nuuji neyso hade dhigna ku dhicin uur ma qadi karta
@jamiilomustaf781
@jamiilomustaf781 Жыл бұрын
mahad sanid dr wxn rabaa inan kuwaydiiyo
@barkhatosman289
@barkhatosman289 2 жыл бұрын
Dr ur 5bilod Ayan lehay naskeyga cano Aya ka imaden ma cafimad dara
@fardowsofanaxley170
@fardowsofanaxley170 3 жыл бұрын
Cunug ad ayuu ushumayaa hadey hooyada uur yeelato xanuunkii walca ayada ay dareemi laheyd nuga ayaa dareemaya said ayu u xanun sanaa
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wll qaado cuntoyin nafqo badan leh nuujintana u sii wad caanha naaska wax waliba dawo u ah
@sacdiyosiman5358
@sacdiyosiman5358 3 жыл бұрын
Masha allah Dr wn kuslmy allah haku xifdiyo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Sidoo kale mahdsanid wllo
@riyainacalimire8068
@riyainacalimire8068 3 жыл бұрын
Keep going dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo, soo dhwo
@xafsokhalbiwanag1752
@xafsokhalbiwanag1752 3 жыл бұрын
Asxabey subsidiarcbe like isaara qeyr alle haidin siiyo
@cabdiraxmanyare-vg4wt
@cabdiraxmanyare-vg4wt Жыл бұрын
anigo naska nujinayo o dhiiga igu dhacin uur maqadikaraa
@user-jp1hq8kb1f
@user-jp1hq8kb1f 6 ай бұрын
Ma xataa haduu 2 sano uu jiro😮
@MuxumuAxmed
@MuxumuAxmed 6 ай бұрын
Haduushubmo maxaasameynaa
@hakimaalasow9822
@hakimaalasow9822 8 ай бұрын
Shuban iyo matag aaba kudhacaayo
@marymalastquen5892
@marymalastquen5892 Жыл бұрын
Dr mhdsnd
@faadumanurafey7252
@faadumanurafey7252 Жыл бұрын
Mahadsanid dr uur ayn qadey gawadheyda 1sano iyo il iyo malmo 23peri. Naaskeygana cana zaid ayuu leyahy dad ka joji ayey ileyihiin anigana wn siyaa ka ma jojiyo caanaha naaska moyoo cana kale xata macabto wx yar moyee wd ifaideysey hakabjojin markad dhahdey qalbiga jir ahaan ayan ufarxry runtii xata haweynkii naaska ayey ku sexata xata malintii
@faadumanurafey7252
@faadumanurafey7252 Жыл бұрын
Nusdaqiiqo xata naas la an madhihin uurka xag Alle ayuu ka socdaa walidiintana wey igu duceysey mahadsanid wn sinaya ka magiynaayo ilaa 2sano I.a
@farduusruun435
@farduusruun435 Жыл бұрын
Isku mid nahy wlh abyo
@farduusruun435
@farduusruun435 Жыл бұрын
​@@faadumanurafey72523:54
@AnisaMohammad-mb6jk
@AnisaMohammad-mb6jk 4 ай бұрын
Dr please iso.jwb cunuga wanujiya urna waleyahay cunuga shuban ku arkay mxa ila gudbon
@hafsamohamed4975
@hafsamohamed4975 2 ай бұрын
Abayo aniga cunugteyda 4bilod udhamaty dhigna iguma dhicin lkn wax waxba daremaya yacni walac camal ee sas manoqoty iso jwb plz abyo
@hibayuusuf1849
@hibayuusuf1849 3 жыл бұрын
Asc dr hadi ilmo ligu qalo oon sanad canugi on garin uur yesho halis intee la eg ayay iledahy maxana ila gudbon
@fardosaali9473
@fardosaali9473 3 жыл бұрын
Apayo cunug maa lagaa qalay
@fardosaali9473
@fardosaali9473 3 жыл бұрын
Sideda oo kle
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo waa iska caadi illhay wax dhib ah kugu ma tusayo, balse waxaa wangsn in aad gaar siiso 2 sano sano. Markaas waxaa janis u heli kartaa in aad caadi u dhasho
@ubahibrahim71
@ubahibrahim71 3 жыл бұрын
Abayo ana 4 la igu qalay 2 sano 5 sano 11bil ayay kala wayn yihin waa cadi
@asmasagal4871
@asmasagal4871 2 жыл бұрын
Asc dr waxa nahay hooyo ilma hore lagu qalay iminkana uur bilaw leh Dr naska wan siiya wllo ma uwadi kara
@firdowsaali5301
@firdowsaali5301 2 жыл бұрын
Meqaa bil qalan thy apayo
@iqroxuseen3298
@iqroxuseen3298 Жыл бұрын
Asc Dr su ala kuweydina ado Cado kugu dhicin uur mayelan karta
@anisomoha6546
@anisomoha6546 Жыл бұрын
Haaa lkin ma badno jaaniskaa Marka caadada imaaneysaa ka janiska
@abdiaziznorali8217
@abdiaziznorali8217 3 жыл бұрын
Dr ano ganini qaljiye cunayo ur maqadikra
@zahrafarah7592
@zahrafarah7592 3 жыл бұрын
Dr waxaan isticmaalay kaniiniga family planning markaan cunay 10xabo ayaa dhiga Caadada iga timid waqtikeeda marka la maraaayey dr kaniiniga iima shaqeynaayo miyaaa plz iso jawab hadad fariintayda aragto
@Umumaahir12
@Umumaahir12 5 ай бұрын
Aby maku shqy Ani 17 xabo marka ka istcmle jooji dhiiga cdda ii yimid ma wadi kara hda
@haliimashiino7835
@haliimashiino7835 Жыл бұрын
Walalo kasoo hadal naas nuujinta caadada timaado
@juweriafarah536
@juweriafarah536 Жыл бұрын
Dr kasoo hdl naas nuujinta cadada timda
@farhiabare8377
@farhiabare8377 3 жыл бұрын
Asc doctor malAgayaba adgo nujinaya teste inu kusoqoro negative
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo hadii aad uur qaado adigoo niijinyo mar waliba postive kuu soo qorayaa, balse hadii aad ku dag dagto baari tanka oo aad barto iyado la gatin xilga la baro markaa negtive ku soo qori karaa
@Shur7052
@Shur7052 Жыл бұрын
@@drfarisalattas gormee labaraa aniga mantoo kle caado ayan qabi jiray wana iska wayey isla manta ayan isbaaray waxuu idhahay negativ ilaa iyo gormee isbaari karaa dr
@leyloabdullahiali9551
@leyloabdullahiali9551 2 жыл бұрын
ilaa goomaa siin karaa marka anoo uur leh dhalaanka naasta ma intaa ka dhalayaa sinaa dr
@balqiisawcn1731
@balqiisawcn1731 Жыл бұрын
7 bilood intaad ka gaaraysi d sii mrkaa ka jooji
@luulalucky1455
@luulalucky1455 3 жыл бұрын
Dr cunug baan nuujinayey uurbaana qaaday cunigii wu iga shubmay kadibna waxa laigu dhahay uurka weeyaane cunuga naasja ka jooji o caana ku bilaw waana ka joojiyey laba bilood cunuga nas ma siin walina way da, ayaan o ma gurin caanihiii maxaan sameeyaa
@anabalinur9722
@anabalinur9722 3 жыл бұрын
Abayo siiso waxbo dhibimayso
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo caanaha naaska iyga wax waliba daawo u ah, loma baahno in aad joojiso, waa qaar ka mid ah wax yabaha qurafadka ah ay bulshada aaminsanyhiin in laga jaro
@luulalucky1455
@luulalucky1455 3 жыл бұрын
Mahadsanid Dr
@deeqsanbashiir1545
@deeqsanbashiir1545 2 жыл бұрын
bayo sual ashan iga sojAbaab cunuga shubinkiza cagaar mu aha
@mushtaaq1824
@mushtaaq1824 3 жыл бұрын
Asc Dr wan ku salamaay waxaan jeclan lahaay ina kaso hadasho sida ilmaha lo kala koriyo iyo qaabka ugu fican insha Allah ado mahadsan
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wcs wllo anigaa ka soo hadali dono insha allah wllo. Mahadsanid
@fatxiibrahimibrahim5630
@fatxiibrahimibrahim5630 3 жыл бұрын
Dr wankusalamy waxan kamid ahy ardayda barato cafimdka waxn raba inad noso gudbiso practical kusabsan CPR catheterization NGtupeka canolazation plz codsigy itixgali Dr mahadsnd🙏🙏🙏
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo mawducyada soo sheegtay intooda badan hore ugu soo hadalay fadalan channlka ku laabo, waana sii wadai dona insha llah. Mahadsanid
@essaborow6446
@essaborow6446 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas dr asc cunugeyga lix bil ayuu jiraa waana la igu qalay waxan kaa cod sanaa sida ilmaha loo kala fogeeyo inaa kasoo hadasho
@darutowxiid_8992
@darutowxiid_8992 9 ай бұрын
Dr dambarka cunuga maku dhintoo
@nacimoyusuf8299
@nacimoyusuf8299 3 жыл бұрын
Masha allah dr. noloshu kuma ciisho hore usoco
@ebyanmusa8136
@ebyanmusa8136 3 жыл бұрын
Asc dr after salan maxa rawa inaa nosogaliso hubinka taranka dumarka sitha loyareyo or bikraa logadigi karo xadi bikra lagadigi karin wax yareyo nosogaliso plz codsi jawab isosi plz
@xassanmcabdi5346
@xassanmcabdi5346 2 жыл бұрын
Dictoor waxan ahay hooyo kucusub hooyanimada waxan lawalwalasanahay cunugeyga afar bilood jirka ah waxan garan la'ahay inuu wax kufilan qaato waxaan siiya naaska iyo caanaha nun marwalbo wuu bog dheeryahay wuuna kaadi yaryahay maxan sameeya aad baan uwalaacsanahay
@faadumoshukri2587
@faadumoshukri2587 2 жыл бұрын
Abayo anaa kula mida cunugayga kowaad 2bil iyo bar jiraa naas bas siiyaa abyo adi cunto nafaqo leh cun hurdo kugu filan qaado hadaa wal wSho waa caano yarayn aad
@nasrodaahir3727
@nasrodaahir3727 Жыл бұрын
Waxad habeenkii ku casheysa misir iyo qamadi galas caana cab biyo badana cab malintiii 3 liitar canaha naaska wey badanayaaaan
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 жыл бұрын
dr wxn nujiyaa ilma sanad iyo 2bil jira markuu caadada ii imaanaayo wxn dareemaaa sidi qof walac ah wadna garaac ama uu ijiidmo dhabar xanun labalabo xanaaq hurdo badan maxaa la dhihi fadlan jwb
@filsanbigays
@filsanbigays 2 жыл бұрын
ma iska heshay isku mid baan nahay intaas ban daremayaa abaayo
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 жыл бұрын
@@filsanbigays abaayo markaas wxuu iga maqnaa bil iyo xoogaaa marku ii yimid na uur ban yeeshay alx lkn hadaadan nuujineyn dadka wxy dhahaan waa calaamadaha waxa la gubo qofka qabo
@xogahadahsoonmedia4985
@xogahadahsoonmedia4985 10 ай бұрын
Hhh sxpw dhalanka ay nuujineyso wuu ku xanuun sana ee dadka hamara habaabin
@maryamaabdulkadirhussein6317
@maryamaabdulkadirhussein6317 2 жыл бұрын
Dr ilmo yar ayaan nuujiyaa caadadana iguma dhaco ama ma caadoodi uur ma qaadikaraa qof aan caado ku dhicin oo ilma yar nuujiyo jawab mida iga jaahil bixi
@hafsamohamed4975
@hafsamohamed4975 2 жыл бұрын
Abayo aniga kulamidaa wlhi aniga hda wxn dhalany 5bilod dhigna iguma dhicin wana iska shakisanahay
@hawaluul4441
@hawaluul4441 Жыл бұрын
Ani 10bil ayuu jira cunugeyga mana igudhicin dhig wali
@bahjuumohmeth8443
@bahjuumohmeth8443 Жыл бұрын
@@hafsamohamed4975 kula mid ahy abaayo uur ma yeelty iga shaki saar
@anisomoha6546
@anisomoha6546 Жыл бұрын
@@bahjuumohmeth8443 11bil baa nuujinayaa walina iguma dhicin
@anisomoha6546
@anisomoha6546 Жыл бұрын
@@hawaluul4441 maku imaade xabibti
@luqmanyare9543
@luqmanyare9543 3 жыл бұрын
Mansho alah
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo soo dhwo
@farhiyaabdillahi9332
@farhiyaabdillahi9332 3 жыл бұрын
Dr gormee wanagsan in uurka la iska baaro waxaan isku arkay calaamado uur ka ku saab san?
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo waxaa wangsn xilga dhiiga aad heli jirto markaa la gaaro 2 todobaad ka dib iska baar
@ifrahqueeninaabukar8993
@ifrahqueeninaabukar8993 3 жыл бұрын
Manta aniga ayaa uhoreeyo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo soo dhawo ifrah
@saabariinxuseen7287
@saabariinxuseen7287 3 жыл бұрын
asc dr waxaa rabah ina iishekado cirabat ilamah kala koreyso ma dhib miye kinta ina so kashado aaya mid 3 sano ah iga so jwb pless markasto aaya ku weydiya su ashasa ina bir so qado aaya rabah cirabtasa
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo guud ahaan daawoyinkaas dhibtoyin yar yar sida qalqal dhiga cadadada ka dhalan kara, wax aan cilda lahyn malahn dawoyinka xanun baabiyha sida parastamoolka xitaa dhib wey leyhin,
@saabariinxuseen7287
@saabariinxuseen7287 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas madsanid dr qer allah ku siyo
@anabalinur9722
@anabalinur9722 3 жыл бұрын
Allah kudhowro daktar hada kujiraa Nasnujin 11 bil jirtaa inantyda Allah idayo inta hysan Allah siyo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo hore u wado nuujinta ilaa 2 sano hadaa awoodo
@fatumamohamed4902
@fatumamohamed4902 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas Dr wxan raba inad ishegto bahasha lagu baro ugxanta iney diyar thy
@fatumamohamed4902
@fatumamohamed4902 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas magaceda iisheg ina so gato ayan rabaa tnxs
@anabalinur9722
@anabalinur9722 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas ok insha'Allah
@fatmabashir8190
@fatmabashir8190 3 жыл бұрын
@@fatumamohamed4902 ovulation test digital layirahdaa abaayo
@akaboy8328
@akaboy8328 3 жыл бұрын
Mashaallah
@ayanabdiahmed5003
@ayanabdiahmed5003 3 жыл бұрын
dr faris waxaan daareymaa gaarac dhinaaca xoosta waxaan ismoda sii caadadi i imaneyso laakin uurbaan leeyahaay mudo 1 bil
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo hadii aad isku aragato calamadahan sida, dhiig u eg dhiga cadada, xanuun ziyada ah eybta hose calosha, xumad, barar hareerha indhah, lugha iyo gacnaha, madax xanuun ziyada ah dhabar xaanuun booqo xarumaha caafimaadka
@caynisulaymaan4560
@caynisulaymaan4560 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas asc doctor wan ku salame ado mhdsn macqul matahy hoyo nas nujinyso jimcihi hore dhig ka qupaysate in jimcadan oo dhig ku dhaco.
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 3 жыл бұрын
Dr fariis meel gooniyo lagala xariiro maleyahay ya la xariiray
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo facebook page iga la soo xirri Dr faris al attas
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 3 жыл бұрын
Dr xage wax kugu so qora wa Ku follow gareyay lakin meel pravet ma arkin
@DeeqoMaxamed-we5sq
@DeeqoMaxamed-we5sq 5 ай бұрын
​@@drfarisalattas❤
@fadumiinanuur2275
@fadumiinanuur2275 2 жыл бұрын
Macqul matahy inan iska ilaaliyo uur qaadista xiliga an nuujinayo anigon isticmaalin kahortaga uurka
@hamdiadan4234
@hamdiadan4234 3 жыл бұрын
Asc dr aniga umul ayan hada dhow ka baxay dhiiga cadadana wuu igu dhacay malaga yabaa inan ur kale qaado iso jawap plz
@nuuraaxmed5830
@nuuraaxmed5830 3 жыл бұрын
Abaayo ana sidoo kaleh 43 beri umalanahy dhigacaduna uu igu dhacy waan cabsanooyaa amaad uur qaadaa baan is leeyahy
@essaborow6446
@essaborow6446 3 жыл бұрын
@@nuuraaxmed5830 naaska sifiicn hadaa usiiso maqaadeysid ilaa lix bil wixi lix bil kadan beeyo lee iska ilaali lkin hada maya siiba habeenki sifiicn usii
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Haa wllo waa macquul balse aad u nuuji dhalnka
@mumtasali4177
@mumtasali4177 3 жыл бұрын
Mcnto ana sas ahay lkn hore aaka qaday 3week ahy cunugana sadax bil oo ijiraa xnun wlhi
@hamdiadan4234
@hamdiadan4234 3 жыл бұрын
Wad mahad santahy dr umushi cunugi kan kahoreye ayan umusha uur ku qaday hadana sidi okale anay kacabsanayaa maxa yelay wiilkeygi hore nasba wuxu sifican unugay 40ki bari ee umusha mashallah rafad badan kadib wuu ii socdaa hada alxm
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 2 жыл бұрын
Asc dr hooyo nuujisa ayaan ahy 3 bil ayuu kudhow yhy babygayga uur ayaana iskaga shakisanahy wadna garaac daal neeftuur iyo dhuxusha iyo carada oo iisoo carafta waxaan rabaa inaan carada cuno iyo dhuxusha
@umumohamudcadde4073
@umumohamudcadde4073 Жыл бұрын
abayo anigaa kula mid ah wlhi uur ma iska heshe intaad nuujinyse dhiga makgu dhacay sidado kle ahay ilmana wan nuujiyaa isoo jawaab xbti
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Жыл бұрын
@@umumohamudcadde4073 abyo uur malihi wli waa nuujiyaa caada mahelin babygana 7bil uujiraa markii tiifow ayaa laygaso heley alxm waa iska daweyey
@abshirocabdulle7008
@abshirocabdulle7008 Жыл бұрын
Asc Dr waxaa qaba su aal waxaa ahay hooyo nujineyso ilmo dhalan 3 bil waxaa ku dhibanahay lalabo waliba xiliga subaxdii hurdada ka so tooso igu badantahy uur ne waan iska baray hal ayuu iso qoray maxaa sababo Dr adigow mahad san
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 Жыл бұрын
Isku mid nhy abayo
@abdiambiya9797
@abdiambiya9797 Жыл бұрын
Abayo maxa lagu dhahay ana sas ah hada
@abdiambiya9797
@abdiambiya9797 Жыл бұрын
@@hibaqmahamed7553 wll wax ma kugu so baxay ana sas ah iso jawab bls
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 Жыл бұрын
@@abdiambiya9797 waxba abayo negative waye
@abdiambiya9797
@abdiambiya9797 Жыл бұрын
@@hibaqmahamed7553 mahadsanid wll 3 bil bu cunugeyga jira hal mar ba arkey dhiga cadada hada bil iyo badh wa iga maqnyahy ee hoyda nujineysa bil kasta ma hesho mya abayo
@farhiabare8377
@farhiabare8377 3 жыл бұрын
"doctor angu cadada waxan moganahay 16 days wan nujiya shali ayn dhig xad dhaf ah malAgayaba inu cadada yahay
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wllo hadii dhiga isku aragaty leyhy midbkii hore dhiiga caadad sida in xinjira uu la socdo, markaa waa dhiga cadada, fadlan ha ku dag dagin qaadshada daawoyinka uurna wuu noqon karaaa.
@ubahibrahim71
@ubahibrahim71 3 жыл бұрын
Wllo ana kula mida ilmo yar 5 bil ah ban nujiya 17 bari bu iga maqna
@farhiabare8377
@farhiabare8377 3 жыл бұрын
@@ubahibrahim71 asc abyo mcn anga dhiga saaid wye cadadi hore kaduwan
@ubahibrahim71
@ubahibrahim71 3 жыл бұрын
@@farhiabare8377 Abayo allah khayr haka dhigo an iska war hayno dr ban adi bari insha allah
@ubahibrahim71
@ubahibrahim71 3 жыл бұрын
Wayo 13 bari ma kaso waregtay kii 17 kuyimid mindhicirada aad ixaninayo iyo labalabo badan wan yabanahay 5 ban sodhalay waxana ma arkijirin
@sallmasusucali3674
@sallmasusucali3674 3 жыл бұрын
Asc dr waxan leyahay uur yar ilmo 1sano iyo 7bil jirana waan nujiyaa xulbad ma is ticmali karaa si aan canaha ugu kordhiyo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Wcs wllo waa qadan kartaa balse xad badan ha qadan, qaado wax yar oo aan badneyn
@kaaahanuura6938
@kaaahanuura6938 3 жыл бұрын
Mya wall ha qaadan uurka markuu yryahy xulbada was mamnuuc
@abdishakurhassan8277
@abdishakurhassan8277 3 жыл бұрын
Gabdhu uur ma qaadi kartaa iyadoon aanan biyi bixin balse uu ninku biyaha ku shubay
@xamdimaxamuud6783
@xamdimaxamuud6783 3 жыл бұрын
waa cajib
@aishmohamed9751
@aishmohamed9751 3 жыл бұрын
Haa byo kuma xira uurku biya baxa gabada ninka Ayaa muhima
@xamdimaxamuud6783
@xamdimaxamuud6783 3 жыл бұрын
masha Allah
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Haa wllo wey qaadi kartaa, uurka
@abdishakurhassan8277
@abdishakurhassan8277 3 жыл бұрын
@@drfarisalattas hadii ayna biyo bixin sidee u qaadi kartaaa ugxanba may soo dayne
@ayanabdirasheed8849
@ayanabdirasheed8849 3 жыл бұрын
Dr marki labad Aan dhilmo waye uurkeyga labo bilood xita magaaro
@drfarisalattas860
@drfarisalattas860 3 жыл бұрын
Dr wax badan ayaan kaa faaidany
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo soo dhawo.
@drfarisalattas860
@drfarisalattas860 3 жыл бұрын
Masha allah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@drfarisalattas860
@drfarisalattas860 3 жыл бұрын
Ajir illhay ha kaa siyo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
Maxay muhiim u tahay naas-nuujinta carruurtu?
30:21
Astaan
Рет қаралды 3,8 М.
uur ma qaadi kartaa hooyada xilga ay nuujiineyso ?
10:25
Samira Siman Channel
Рет қаралды 11 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 100 МЛН
Barnaamijka Caafimaadka: Naas-Nuujinta
25:35
SAAB TV
Рет қаралды 21 М.
Naas Nuujinta Iyo Uurka | PART 1 | Dr. Abdiaziz.
3:11
LifeCare (Dr. Abdiaziz)
Рет қаралды 9 М.
Habka lookala dheereyo caruurta/Cafimat Fican
21:40
Cafimat Fican
Рет қаралды 38 М.
barnaamijka cafimaadka calamaha waalida
36:10
SlntvEurope
Рет қаралды 10 М.
NAFAQOOYINKA SARE UQAADO CAAFIMAADKA MASKAXDA.
6:29
Dr faris Al attas
Рет қаралды 1,7 М.
UUR MA QAADI KARTAA ADIGA OO NUUJINAAYO. Dr faris
2:45
Dr faris Al attas
Рет қаралды 20 М.