VOL 1: BARNAAMIJKA TARTANKA HIBADDA CODKA.

  Рет қаралды 850,685

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 900
@SAHANTV
@SAHANTV 4 жыл бұрын
Axaabta Ku Xidhan Kanaalka SUBSCRIBE SAAR Si Aad U Hesho Barnaamijyadan Oo Aad U Tayo Sarreeya.
@kerockykingofficiall8239
@kerockykingofficiall8239 4 жыл бұрын
wan idinku fanaa zahan TV nolashu idin ma xumaysoh
@saynababdulahi909
@saynababdulahi909 4 жыл бұрын
@@jaabirsoomaali9214 31³111111111111¹1¹
@reemmukhtar5418
@reemmukhtar5418 4 жыл бұрын
Waxaan rabaa in aan ka qayb galo sidee uga qayb geli karaa idinkoo raaliya
@axmedcabdiqadir6774
@axmedcabdiqadir6774 4 жыл бұрын
Sahan tv aad ayaan ugu mahad celinayaa barnaamijka ay soo qaban qaabiyeen,lakiinse waxa aan leeyahay,madaamooy meesha fadhiyaan gudi fanaaniin ah oo kala saaraysaa tartamayaash,daawadayaasha in gaadhadh loo soo dhiibo ma ahayn,waa iga talo,hadii barnaamijkan oo kale aad ku soo celisaan,go'aanka gudiga ha loo daayo,waad mahadsantihiin.
@zioofficialchannel773
@zioofficialchannel773 4 жыл бұрын
Wxan ahay qof hiba leh ooraba tartanka inaanka qaybqaato Mana garanayo meel aan idinkala soo Xidhiidho fadlan isoo garaaca 0633726442
@maanitamalab4354
@maanitamalab4354 4 жыл бұрын
Wll mxd quran uga dhigi wydeen tartanka wxa iniga fadli bdnyd inigo kadhiga tartanka kalamka allah hees guul waa laga gadhi waayay 😪😭😭😭😭😭😭
@zahrahussein9179
@zahrahussein9179 4 жыл бұрын
Seee loga dhiga sheydanka ka bdn😂
@shushushushu4045
@shushushushu4045 4 жыл бұрын
Walahi wa ka xumady haa walahi qur anka aya ka qurux badnay saxa 😥😥😭🕋🤲
@shushushushu4045
@shushushushu4045 4 жыл бұрын
Wale adiga qayamo maxa ku sugayo🤣🤣
@caaliyacraxamaan5467
@caaliyacraxamaan5467 4 жыл бұрын
Muuna fazal wadadataaa❤❤❤💫💫💫❤❤
@apdirahmanmahamudmahamud7392
@apdirahmanmahamudmahamud7392 4 жыл бұрын
Fikir wacan
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 4 жыл бұрын
Teysiir yare baan siinaya cod buu alla siiye masha aĺlah xamar banka dwanaya qalbiga idinka smly reer hargeyso 🙏🙏🙏❤
@hanihani1312
@hanihani1312 4 жыл бұрын
Aad bnu kga qadnay wll qli👍
@carabaytopubg5281
@carabaytopubg5281 4 жыл бұрын
hani hani j
@raxmacadaani6925
@raxmacadaani6925 4 жыл бұрын
Waad mhd snthy wllky oo xamar igala daawanaya soo dhawoow wll
@amaljokar8338
@amaljokar8338 4 жыл бұрын
Tayziir cod ayaa ku dhamaday anigoo reer muqdisho ah number one ayaa siyay♥️
@anisacisman7477
@anisacisman7477 4 жыл бұрын
Madgalh
@ayanayni8938
@ayanayni8938 4 жыл бұрын
Xafadeyda Ahmad dhagax taysiir number 1 insha allah ♥ 🙏 ❤ 💖 😊 💕 cod wu haya m.a alle haku bareekeyo😍🥰🥰🥰🥰♥️🤦🏻‍♀️💯💯
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 4 жыл бұрын
Ahmed dhagax qof ah waligii guuldaro ma keenin qofka igu raacsan like ya I saaro kkkk
@abdirisaqcawl6497
@abdirisaqcawl6497 4 жыл бұрын
wlhy hargeyza waa mesha kaliye aan jeclahay walina ma tagin lkn wan imanaya wa mel dadkeda hormar san yihiin sharaf bay mudan yihin reer hargeyza hoyga fanka iyo majajilayasha alle ha idin xifdiyo
@zadampato7188
@zadampato7188 4 жыл бұрын
Thnkz zhp So dhawoow pro
@brotherking8909
@brotherking8909 4 жыл бұрын
Gacan lipaax 🔥❤ Liketa Usaara Waaryaadha iLma Gacan libaaxaw 😂
@sahroluul4858
@sahroluul4858 4 жыл бұрын
waaaaaw
@mohamedkariye1540
@mohamedkariye1540 4 жыл бұрын
Me
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 4 жыл бұрын
wiilka axmed dhagax ka socda Taysiir iyo gbadha gacan libaax ka socota nimco baan wata nio 😍😍👏 From borama❤
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Labadsa ugu shidanba
@apdirazhiidkaariyechannel2577
@apdirazhiidkaariyechannel2577 3 жыл бұрын
Anaa kugu raacey❤
@brotherking8909
@brotherking8909 4 жыл бұрын
Gar io Gar Darraba Waanu Wadanaa Degmadayada Gacab lipx ❤😍 Liketa Usaara Waaryaadha iLma Gacan lipaax 😂
@aasiyaahmed2586
@aasiyaahmed2586 4 жыл бұрын
Gacan-Libaax❤
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Aar ciyaalo axmed dhagx 😭😭😭❤missed ✋
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 4 жыл бұрын
😂😂 aar Dhipadanaa
@munaayomohamed3034
@munaayomohamed3034 4 жыл бұрын
In laguso daray ahyd😩
@azmaali4788
@azmaali4788 4 жыл бұрын
IdinmeeH😳😫
@hindasuleiman9008
@hindasuleiman9008 4 жыл бұрын
Yurub geenyo yarta qaadey waa nimco Abdirihiine wooooow she is 100/
@aasiyaaxmed540
@aasiyaaxmed540 4 жыл бұрын
Mnsha allaah wiilkaas heesta Lafoole qaaday Ee Tayasiir 😘 codkiisu waa jidhidhico intu macaan dhaafay😘😘😘😘
@najibalfa7549
@najibalfa7549 4 жыл бұрын
5sano raadinaya gabar reer somaliland ah ilhy ha idin xifdiyo gabdhaha ugu quruxda badn ba tahin❤
@iidokayse8810
@iidokayse8810 4 жыл бұрын
Ma heshay markaa
@najibalfa7549
@najibalfa7549 4 жыл бұрын
My😭
@iidokayse8810
@iidokayse8810 4 жыл бұрын
Ana gabadheyda ku sin
@najibalfa7549
@najibalfa7549 4 жыл бұрын
@@iidokayse8810 xgee kala xariira
@iidokayse8810
@iidokayse8810 4 жыл бұрын
@@najibalfa7549 ila so hadap
@Realmehdi121
@Realmehdi121 4 жыл бұрын
Tayasiir waa heesyahan fankana wax badanbuu ka fahansanyahay markaad eegto siduu u turukeynayo ee uu teenbadana u raacayo well done xamse
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
Mnzha allh reer somaliland eid Mubarak 💚⚪♥️💋💋💋
@rashidr.j0259
@rashidr.j0259 4 жыл бұрын
Ciidul caafi wll
@fadxamaxamad7905
@fadxamaxamad7905 3 жыл бұрын
M a waa barnamij dhalin yaradu kuzoo bandhigayaa hibooyinkooda
@fadxamaxamad7905
@fadxamaxamad7905 3 жыл бұрын
M a waa barnamij dhalin yaradu kuzoo bandhigayaa hibooyinkooda
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 4 жыл бұрын
Waarun ee maxaad ugadhigiwaydeen 30 jis ee quraankaa💕💕💕💕💕💕💕💕waad khaldanteen
@axmedyazinhlg742
@axmedyazinhlg742 4 жыл бұрын
Inantaa gacan lipaax way cod macan tahy Nimco Cabdi Siciid anigoo 31 may degen inanta 31 ka may Cidlaa lagaga tagay💯💯💯 tayasiir axmed dhagax waan ku wataa sxb
@nasralaki2778
@nasralaki2778 4 жыл бұрын
Abdikariin ali shaah my favorite singer noloshu kuma xumayso
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Kahor Fanaan maad taageri jirin miyaa😂🙈
@nasralaki2778
@nasralaki2778 4 жыл бұрын
@@abdifatahabdi1349 wn taageeri jiray lkin best fanaan legendary weyan a.a.shaah
@Mubarik0071
@Mubarik0071 2 жыл бұрын
Dadka in Quraan lagu tartan siiyo ayey ahayd ..Allah ka baqa
@Fatma_932
@Fatma_932 Жыл бұрын
Maad ila aragtay hadi hees lasoo sheego way so wada carari lkn quraan marka la yidha ciyaalka uun ba ku tartamayay wllo
@dhalboqortoyo5806
@dhalboqortoyo5806 4 жыл бұрын
Taysiir ma mgc ninbaa inanks bnka hely hdad i arakto adbn ku salamya wllo tayasirow❤❤💋💋😂
@Xisoleh
@Xisoleh 4 жыл бұрын
Namberkiza Maku ziYaBa ana ku HayE
@lovellynataasha7885
@lovellynataasha7885 4 жыл бұрын
Taysiir saleeban cali ileeye
@hanadahir3186
@hanadahir3186 4 жыл бұрын
Wll tayasiir waa wiil reer berbera ah isku galaas ahayn
@dhalboqortoyo5806
@dhalboqortoyo5806 4 жыл бұрын
@@Xisoleh m daba kadaa
@lovellynataasha7885
@lovellynataasha7885 4 жыл бұрын
Ma aaad ayaad mawjiid ugu thy
@zakimahmoud8026
@zakimahmoud8026 4 жыл бұрын
Laba inamood ee ugu horeeyey tartanka Siciid iyo Mowliid walaahi inaan midkoodna garaneyn Siciid ayaa aad uga wanaagsanaa Mowliid, Gudiga garsoorkuna weyba ka dhacsan yihiin.
@hodanyuusuf2688
@hodanyuusuf2688 4 жыл бұрын
Wlhi anba waxan laha siciidba la sin lkn way ku dhaceen
@Jawaahir617
@Jawaahir617 4 жыл бұрын
@@hodanyuusuf2688 anaa idinla mida waan yaabay.walaahi
@amiinyare375
@amiinyare375 4 жыл бұрын
Exaclty Waa runtaa wll siciid baa lahaa lkn midhaa way la waayeen gudigu ..... Sorry
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 4 жыл бұрын
Ma aragtaa mawliid gebigiisuba ma garanayee xitaa cod xitaa dhaweyn
@ugaaskaramo7555
@ugaaskaramo7555 4 жыл бұрын
Khalad ayaa halkaa ka Dhacay
@ayaanlemohamednourahmed2201
@ayaanlemohamednourahmed2201 4 жыл бұрын
Ahmed dhagx 😋😋😍xafadeydi❤ tayasiir wan ku wata zhp🔥
@rasaamyarekhadar
@rasaamyarekhadar 4 жыл бұрын
Waah Waah ahmed dhagax adigo dal dheer jiraan halkan ka dareeema💜👍👐
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Tayasir number 1 siyay❤🥰😍🌏😍👑🤴🏾
@intizermaxi6244
@intizermaxi6244 4 жыл бұрын
Eid muparak reer somaliland❤❤from mogdisho
@qadhaqadha9085
@qadhaqadha9085 4 жыл бұрын
Ciid mubarak wllo
@intizermaxi6244
@intizermaxi6244 4 жыл бұрын
@@qadhaqadha9085 🥰🥰💥
@qadhaqadha9085
@qadhaqadha9085 4 жыл бұрын
I'm frome in north somaliland Somalia Wllo wan jecelay muqdisho iyo waliba midnimo waxan leeyay guryaheena wali maqan dib maw soo xoraynaa ok
@intizermaxi6244
@intizermaxi6244 4 жыл бұрын
@@qadhaqadha9085 aad io aad wllo I.a mlin uun way dhici taaaa🥰
@qadhaqadha9085
@qadhaqadha9085 4 жыл бұрын
@@intizermaxi6244 ha wllahi insha allah
@stayblue759
@stayblue759 4 жыл бұрын
Ikraan Inaan’teeda wax dhaama La’wA. QaLaNjo DhuuBaN ❤️ Edited:) HabLaHa Somaliyed Ma KaLa DhaCaN. 🙏🙏
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 4 жыл бұрын
Waatee wllo Ikaran inanteda
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
Dagmadi fanka M.haye mid Tina Kasocdaaa Wu lahadhay . Hanbalyo.. Nimo g.libaxa
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 4 жыл бұрын
Gacan libaax ciyaalo daami bay haystaan kkkkkkkk
@yajsomali6865
@yajsomali6865 4 жыл бұрын
Faysal Jaaliyada ina dameerow dami waa xafad kamida g libaax wanan ku faana xoolayow
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
Daami dad sharaf iyo karamale Kunol.. wana dadka fanka lo.daba fadhisto madax isarantin rer damii.iyo dagmadayda Ģ.LIIBAX
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 жыл бұрын
@@mukhtaarmu2659 daami waa xfadan inbdan joogey iyo baar warabe wn uxiisay from burco
@MkXiddo
@MkXiddo 4 жыл бұрын
Degmada Ahmed dhagax wan wadanaa iyadana degmada jaarka😂😂
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
😃✋😂
@safasaleban3992
@safasaleban3992 4 жыл бұрын
Viva ahmed dhagax
@faisalabdikadir3406
@faisalabdikadir3406 3 жыл бұрын
Nimcada hore codkeeda iyo wejigeeda wlhi wa wada dareen wa u codeeyey qoftas xamar uga imana 😂❤👏
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 4 жыл бұрын
2 da degmo ee macalin haarun iyo gacanlipaax wa isku degmo way is hoosyimaadan 2 Duna way guulaysteen dhinaca habla❤💯 inamadana iyagiba laysku beegy
@maxamedfaarax611
@maxamedfaarax611 4 жыл бұрын
Zhp degmooyinkan xagay Ku yaalaan
@kevserkevser4520
@kevserkevser4520 4 жыл бұрын
@@maxamedfaarax611 magaalada hargeisa ee caasimada Somaliland ee africa
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 жыл бұрын
Tayaziir number 1 Ada ku leh meesha👌👌💋💋💋💖
@hamdahussein4581
@hamdahussein4581 4 жыл бұрын
Inanta Gacan Libaax Kasocota Iyo Wiilka Kasocda Ahmed Dhagax Manshallh Wlhi
@malikahyousf5529
@malikahyousf5529 4 жыл бұрын
Lafoole heesiisa nin qudhoo qaado kuqasaary maleh🔐❤️❤️
@hayaan8738
@hayaan8738 4 жыл бұрын
𝐀𝐜𝐭𝐚𝐮𝐥𝐥𝐲 𝐓𝐫𝐮𝐞
@malikahyousf5529
@malikahyousf5529 4 жыл бұрын
Yeah
@xamarcadde9376
@xamarcadde9376 4 жыл бұрын
Been masheegin
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 4 жыл бұрын
Adigoo dal dheer jiraa halkan ka dareema 🥰 mamo deeqa wan ku jecelahy ❤️💝🙏🏼
@liibaansuleiman9022
@liibaansuleiman9022 4 жыл бұрын
Gabadhas maamadu dhashay guusha iyadaa xaq u lahyd. Meesha gudida fadhida aqoon badan maleh
@saprinarasmi6303
@saprinarasmi6303 4 жыл бұрын
Wllhi hargyza waa hoygii fanka❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚
@abdimoh
@abdimoh 4 жыл бұрын
Dabcigaaga wacaniyo Dulqaadkiyo xishoodkuba Daa'inkii ku umaa Sharaf kuugu daw galaY💓 Wixii wacan ayaa quruxdaada la gudoonsiiya
@Never_give_up484
@Never_give_up484 4 жыл бұрын
Fadlan hablaha mustaqbalkooda aakhiro iyo aduunba mugdi ha gelinina fan hadii wax tarayo Nimcooy aduu meel ku gaadhsiin lahaaye.
@sukhrahassanabdibacad9813
@sukhrahassanabdibacad9813 4 жыл бұрын
Wooooow wooow tayasiin💯❤🤑 Congratulations ayaan kuleeyahay inder❤💯
@kadraapoudi5164
@kadraapoudi5164 4 жыл бұрын
Reer somaliland wada fananin ku macaned dadki fanka somaliland
@harerayare4168
@harerayare4168 4 жыл бұрын
From Kenya waan ka helay hablaha iyo wiilasha aaadka u qurux bdn horey usocda bn leeeyhy
@theaweilpulshaawi9658
@theaweilpulshaawi9658 4 жыл бұрын
TAYASIIR NUMBER 1 🦁🤴
@jaabirsoomaali9214
@jaabirsoomaali9214 4 жыл бұрын
Hal subes kareeb igu caawi blz waan kaacid sanaayaa haiga xasdin ok
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 4 жыл бұрын
Masha allah wiilka wariyaha ahi waa talented
@anfacitoibrahimm7137
@anfacitoibrahimm7137 4 жыл бұрын
Ahmed dhagax degmdaydi😎😍
@abdirahambashe7009
@abdirahambashe7009 4 жыл бұрын
30:00 tayosiir hambalyo
@fathiabdi6124
@fathiabdi6124 4 жыл бұрын
Eid Mubarak reer hargeisa iyo somaliland💋💋
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 4 жыл бұрын
17:32 gabadhaas ❤ baan ku ahay luuq ayuu allah siiyay from G.libaax
@asmaabdilaahi1657
@asmaabdilaahi1657 4 жыл бұрын
Axmed dhagax taysiir ku wataaaaa ☺😍guuul
@Yoolskills
@Yoolskills 4 жыл бұрын
*SAHAN TV* ||TOB TOPIC||💯 ☆NIMCO ABDIRAHMAN SICIID☆ *The Sowt Sweet*💥💯👌
@amiinahmedofficial8278
@amiinahmedofficial8278 4 жыл бұрын
Waan ogaa in dagmadayadu gulagsanayso ahmed dhagax ❤️❤️❤️👸👸🤩🤩
@najmaciise5038
@najmaciise5038 4 жыл бұрын
Teysiiir🔥🔥🔥🔥 Bro you are number one👑🔥🔥🔥
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
wll iisaar subscribe falan
@ruuzidaimond7097
@ruuzidaimond7097 4 жыл бұрын
The one and only taysiir fanaaniin badan buu ka cod macaan yahay runtii
@roodalada9046
@roodalada9046 4 жыл бұрын
Maasha alaa masha alaa nimco sagal han balyo jiidh kaygiiiiiiiii umac
@garadkaofficial1395
@garadkaofficial1395 4 жыл бұрын
Viva ahmed dhagax Tayo siir waa ku wadanaaaa...
@jwxo9313
@jwxo9313 4 жыл бұрын
Ikraan jamaac inanteedu waa Mashallah ❤️❤️
@zerpwron8696
@zerpwron8696 4 жыл бұрын
She Cheating me😀
@daacadalleaamin1757
@daacadalleaamin1757 4 жыл бұрын
Ikraan jaamac inanteeda waan kuhaystaa si.macaan oo dagan ayay heesta uqaaday waad arkausaa inay dhalfanaan tahay
@jwxo9313
@jwxo9313 4 жыл бұрын
Zer prwon She is cheating you from what exactly? 😂
@amounkeize4202
@amounkeize4202 4 жыл бұрын
Clkariin cali shaah fvv singer wlhi😘🙏
@azmaali4788
@azmaali4788 4 жыл бұрын
AHmeT DhagaX KuWaTaaH DeGmaDaYdiiH✋😊 TayaZiir HorE UzoCo WllKaH😍
@ismahaaan8945
@ismahaaan8945 4 жыл бұрын
Meeye boqoradii codku reer boorama wlhi fanka raga gacmaha kuhayaayu waa iyaga inta iguraacsan comment iyo liketa nagula wadaaga
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk inantaa yar baakaacod macaan hestaa maxay ugu qabsatay intaa gacan libax baan wadnaaa 💗💗
@asaldhalad3170
@asaldhalad3170 4 жыл бұрын
Gacan libaax woooow oo hadana wooow axmed jacayl
@ayaandiamond5137
@ayaandiamond5137 4 жыл бұрын
Axmed dhagax😊😊😊😊
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
eid mabarik my city nacam bila a Hargeisa waay ka shidantay dhaman dhulak somali oo dhan wa hibo allaha
@talizanuura5258
@talizanuura5258 4 жыл бұрын
Teysiir masha allah codkiisa nice waaye
@ahmedabdirahman82
@ahmedabdirahman82 4 жыл бұрын
Ahmed Dhagax Ahmed dhagax Caaadi maaaha Top Top of toppest
@najmaibraahim2183
@najmaibraahim2183 4 жыл бұрын
mashallah taysiiir ka socda Ahmed dhagax congratulations congratulations wllo❤❤❤❤❤
@nuuraaxmed5451
@nuuraaxmed5451 4 жыл бұрын
Woow masha allah reer woqooyi afsoomali laguma gaadho
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 4 жыл бұрын
Axmed jeclow.. No1. Iska daaya hala tartaminee waa fanaan tagay
@Iam-yy2ti
@Iam-yy2ti 4 жыл бұрын
ilahayow qalbiyadooda wuraanka ku sug soona hanuuni allahayow🤲
@abwaanmaxamudkoofiyo7287
@abwaanmaxamudkoofiyo7287 3 жыл бұрын
Woof woof Ayaan Ibraahim wlhy hablo badan oo xidigaha fanka loo heysto ayay ka cod mcntahey hore usoco Ayaan kuleeyahey
@xilojano2581
@xilojano2581 4 жыл бұрын
Viva ahmed dhagax
@Herrhassan
@Herrhassan 4 жыл бұрын
Ahmed mahamed Aadan Ahmed jacayl ino so baxayo ano dawan ayaan sii oga Wlhi😂😂☝️ Ila yaranti Ayan garanaya fanan buxa ayu Aha 🔥🔥 2020 shp ano qurbaha jooga ayan codkaga ku raxaysanaya Keep going bro 🙌
@farxiyaaxmed3826
@farxiyaaxmed3826 4 жыл бұрын
Taygarow inaadeer ninka daawanaayey ee goob joog ahaa ka waran
@Herrhassan
@Herrhassan 4 жыл бұрын
@@farxiyaaxmed3826 wlhi wll qali adiga iga Nasib badan kolay wayo iyado fresch Ah aya dawatay 😊 Markasey xiiso ledahay Dawashadu Bilahi ✌🙏🙌
@barwaaqomuusebarwaaqo7067
@barwaaqomuusebarwaaqo7067 4 жыл бұрын
woooow inan ikran atirisho bay ug etahay mnsha allaah eshcala quruxley
@salahmahemd9734
@salahmahemd9734 3 жыл бұрын
Eesh cala tayasiir ale haku barakeeyo dhuunta codka mcn❤
@xaliimocabdi5926
@xaliimocabdi5926 4 жыл бұрын
G.Libaax wooow woow way socotay❤❤👏👏
@faadumofarhan6291
@faadumofarhan6291 4 жыл бұрын
👎✌
@MOHADJ-sk7xz
@MOHADJ-sk7xz 4 жыл бұрын
Walahi Taysir cod buu hayay
@ayanyusuf2003
@ayanyusuf2003 4 жыл бұрын
Yuzra mohmed farax dhal fanan dhal gobeed dhamays
@muuseshaaji8762
@muuseshaaji8762 4 жыл бұрын
Fanaankan cabdikariin Waaba mucjisada fanka hayaaay Fanaaniintii kooxda Iftin waayo waayo ayaan xasuustay
@hamdamxamedahmed9401
@hamdamxamedahmed9401 4 жыл бұрын
Anigu *ikraan* *jama* *inanteedan* *kuheystaa* *maazha* *allah*
@suldaansaleebaan1896
@suldaansaleebaan1896 3 жыл бұрын
Subaxn mesh U ma dhiri galinta tanka a wllhi wa cadab dhiirigalin
@hindasuleiman9008
@hindasuleiman9008 4 жыл бұрын
Axmed dhagax number 1 he has 100
@hindasuleiman9008
@hindasuleiman9008 4 жыл бұрын
Xamse he got it the best voice and thé best energy
@lovellynataasha7885
@lovellynataasha7885 4 жыл бұрын
Taysiir saleeban cali fanan badan ayu ka cod macanyhy
@zamzamahmed5958
@zamzamahmed5958 4 жыл бұрын
Barwaaqo xasan xaaji faarax my young sis.hore u soco
@hamdamohamed897
@hamdamohamed897 4 жыл бұрын
Xafadayda axmed dhagax wan ku wataa ish calaa cud
@farahabdi9877
@farahabdi9877 4 жыл бұрын
Taysri mashaallh❤
@shabmohamed8204
@shabmohamed8204 4 жыл бұрын
Yasra maxamuud faarax halkeeday dhigtay codka hooyayeed gudiga kuma waaqafsani walalhi iyagu waxay eegayan inaan eed loo raacin, weyna ka wanaagsanayd gabadha la tartamaysay,fadlan dhal fanaan baad tahay hore usoco walaal, fadlan diyaar baan u ahay waxkasta walalo ood ku hori Mari kartid fankaaga inkastoo aanan ahayn fanaan, mahadsanid walalo
@hamdaosman8609
@hamdaosman8609 4 жыл бұрын
tayasiir kulla casiir😂😂😂 keep going
@samsamcaday7ug165
@samsamcaday7ug165 3 жыл бұрын
Ashwaan
@user-so1vd9mx7b
@user-so1vd9mx7b 4 жыл бұрын
Nolosha nolosheediyey cabdikarin cali shah❤❤❤❤💋
@MkXiddo
@MkXiddo 4 жыл бұрын
MawLiid wiiLka noo tartamaya 😋
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Gacan libaax magalada aan ku dhashey olaax so far so good
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 4 жыл бұрын
Tayaasiir cadimahaaa 👌👌👌👌
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 4 жыл бұрын
17:00 Inanta cod iyo quruxba ilaahay waa siiyay mash alah walashey😘❤
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 4 жыл бұрын
Taysiir wiilkaa la dhaho talent buu leeyahay
@abdifataxfatax361
@abdifataxfatax361 4 жыл бұрын
Abdikariim Ali shaah waa nin aan tagaaro Pro horey usoco
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
intaan garta la qaadin yarta fanaanda dhashey wlaahi wa 100% wax ksata wa dhiig waay haysa tolw ma hali wlai a dhagseyn inataa la tartamysaa
@mustafeahmadgeedi9527
@mustafeahmadgeedi9527 4 жыл бұрын
Wariye qiimo badan barwaaqo xasan xaajji faarax hore u soco guulayso wll
@Maasal123
@Maasal123 4 жыл бұрын
AllfaNaan puzi waaNu ku tapnay durtapa allaw ku Naxariizo qaprigaNa ku Nuur😥😥😥😥😥
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 4 жыл бұрын
Sawtan maaha la sacabinayo maxaa la qiimeeyaa qofka. Dadkan wada jibaysan sacabka ka daaya gudida dhaha
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 4 жыл бұрын
@Munira Omar ma yaabtay wllo
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Dadkan wada jibeysan kulaha legend😂💪
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 4 жыл бұрын
@@abdifatahabdi1349 dee wll wlhi waan layaabay 🤣
@XamseXaddi
@XamseXaddi 4 жыл бұрын
Sakriye iyo bahashiii😆😆😆😆
@FatumoAliIbrahim-o5g
@FatumoAliIbrahim-o5g Ай бұрын
fananbaa idalay fananlagumanokdoo Gabadikalabaa kacodmacan❤❤
@zuldanmohamed2588
@zuldanmohamed2588 4 жыл бұрын
TaYsiiiir FIFA axMed dhagax 💟
@xaliimosacda518
@xaliimosacda518 3 жыл бұрын
Naa
@khadarfahmi
@khadarfahmi 4 жыл бұрын
Gacan libaax waa wata Nimco barteeday dhigtay
Vol 3: Barnaamijka Tartanka Hibadda Codka
1:00:27
SAHAN TV
Рет қаралды 498 М.
SAHAN GOT TALENT BURCO QAYBTII 5AAD
46:01
SAHAN TV
Рет қаралды 43 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 35 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 102 МЛН
Barnaamijka Codka Toolmoon | Dhalinyaro Cod dahabiya leh | #HCTV_2023.
1:13:39
DAAWO : Xafladda Gaba Gabada Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta
1:25:12
Challenge labadiina keeba Gabdho badan 😂🫡
13:24
Xadaari Geesi
Рет қаралды 62 М.
HAJJAT ZUULAH AYIYE BWIINO OMUKAMBWE, TAATA NISHA EXPOSED
1:27:54
Gossip Live
Рет қаралды 25 М.
SHORT FILM: KEEBA DHINTAY
16:07
Madar Dayax-weerar
Рет қаралды 261 М.
Tartanka Hibbada Codka Burco Sahan Got Talent Qaybtii 2aad
43:34
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН