"Waa been kuwa leh Xasan Sheekh waxaa uu rabaa in uu isaga Badda Xabashida u saxiixo

  Рет қаралды 9,900

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

"Waa been kuwa leh Xasan Sheekh waxaa uu rabaa in uu isaga Badda Xabashida u saxiixo,dhul Soomaaliyeed Xabashi dheel dheel kuma heleyso" Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Пікірлер: 100
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 3 ай бұрын
Madaxwayne Afkaaga iyo Addinkaagaba allaha isku mid ka dhigo Falkaaga iyo Hadalkaagu isma lahane
@mkch-f4y
@mkch-f4y 3 ай бұрын
Xasan adaa balaaya ah Soomaaliweyne toosa
@warfaaden6369
@warfaaden6369 3 ай бұрын
Kkkkkkkkk😂
@AjAji-uf9tc
@AjAji-uf9tc 3 ай бұрын
Waa MUNAAFIQ Wallaahi 😂😂😂😂
@bulbulwaberi446
@bulbulwaberi446 3 ай бұрын
Lier lier pants on fire
@FarhanNur-kj8ip
@FarhanNur-kj8ip 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@faizamediamedia181
@faizamediamedia181 3 ай бұрын
Dal xureeye xafidullahh Guuuuuuul iyo gobanimo somalia ha nolato 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FardawsaSaciid
@FardawsaSaciid 3 ай бұрын
Kan waa laba wajiile alle cimri deg deg haku rido askhiro waan kuhaysanaa gaalyohow
@kiinay4946
@kiinay4946 3 ай бұрын
Habaar la iskuma ogeen qofka waa la dhaliili karaa lkn habaar maya
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 3 ай бұрын
I am from sanaag region Somaliland thanks president sheikh Hassan
@am.b5688
@am.b5688 Ай бұрын
You are very close to reality and thanks for the love of your president!
@cawilcolaadcawilcolaad1039
@cawilcolaadcawilcolaad1039 3 ай бұрын
Warya miyaanad ismaqlayn shalay maxaad lahayd caawana afkale miyaad is dhimantahay sodigi shalay laha itopia anaga bad uhayna subxanalah
@AjAji-uf9tc
@AjAji-uf9tc 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@Telloofficial112
@Telloofficial112 3 ай бұрын
MAAH MAAHDA KONFURTA EE UUSHEGAY XASAN WAXAN KALEYHY MAHMADA WAQOYI OO AH YEELA WU ILAAWA SE LA YEELA MA ILAAWO🤫
@munacali305
@munacali305 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guuul Somalia
@adamjumale4871
@adamjumale4871 3 ай бұрын
Good job Mr President 👏👍🎉👍👏🎉
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 3 ай бұрын
Dawladimada waxay ku bilaamtaya reer koondur waxan ku dhamatad reer konfurka dadka kale waa uun markhaati.
@NimcoNura-q6s
@NimcoNura-q6s 3 ай бұрын
Subxanallh madaxweyne hal qof oo amanayo aywn wayaay
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 3 ай бұрын
26 june 1960 Jamuriyad barakaysan somaliland Guul guul isha alla somaliland
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 3 ай бұрын
CANO NINKI LISAY FADHIYO NINKIDONABA HASHEGTO SHAQADI FARMAO IYO KHAYRE MOYE WAXKALELAKALAY XABALAHA IYO SARAKISHAD DHAMAYSAY IYO CIDANKAD MISHINTSY IYO ITOOBIYA WAXAD USEXEXDAY SHEGO FDALKA ADKALAJARAYSO
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 3 ай бұрын
Waa war cad xeebaha somaliyeed waa lama taabtaaan
@Nia2tt1
@Nia2tt1 3 ай бұрын
Habaalo faqow naga horleexo moryan yahow😢😮😅
@AjAji-uf9tc
@AjAji-uf9tc 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 3 ай бұрын
Nin kastaaba hayska hadlee...Madaxwayne Hassan Shaykh wuu ka aqoon badan yahay madaxda Soomaliland
@aliwaays3501
@aliwaays3501 3 ай бұрын
Hadey aqoonsadeen 26 juun 64 sano kadib!!!
@hassannur8022
@hassannur8022 3 ай бұрын
Huuro huuro hoo cadaynga
@Nia2tt1
@Nia2tt1 3 ай бұрын
War😂 heedhe umada kahor leexo Dalka adiga baabiciye 😢😮😅😊
@Techt-Top
@Techt-Top 3 ай бұрын
Reer Somaliland waxay Dhahaan Reer xamar lama Aamino
@abbesomaliyed7894
@abbesomaliyed7894 3 ай бұрын
Shacabka somaliyed intan ka badan kuma dulqadankarto is kaga tag mesha
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 3 ай бұрын
TUG TUG DHALAY WALE WAKUFAHAN SANAHAY
@MuhammadMohamoud-io6kr
@MuhammadMohamoud-io6kr 3 ай бұрын
@noolow dal xoreeye run baad sheegtay
@somahmed123
@somahmed123 3 ай бұрын
❤🎉❤🎉🎉❤ MashAllah..
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 3 ай бұрын
Xasanaw waad riyoonaysa
@MaxamuudCadaani
@MaxamuudCadaani 3 ай бұрын
Afku xoogle
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 3 ай бұрын
Dadkii shihkaas geystay oo aan raalli gelin & in la maxkamadeeyo, haddii aan qaladkaasi la sixin weligeed lama rabi in wax la saxo. Taasi haddii ay dhacdana waa asiga oo aan rabin in waddanka uu midoobo.?
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch 3 ай бұрын
Faqasheeyi hanagu mashquulina ee idiku iska saara ciidamad African-American ee habliyiin ku sanaya
@mkch-f4y
@mkch-f4y 3 ай бұрын
Dooooooooqaaaaaaan. Xasan baryo. Xasan miyaanadd ogen inaay soomaaliweyne qaaaani tahay. Xasan suuqa waxa lugn bidra marka uu wadaan wax soosaro. Soomaaliweyne toosa
@CamuudAwed
@CamuudAwed 3 ай бұрын
Waxaad sheegtaa Xassan munaafaq waxaad jabueti Oo taban jeer ka yar Jamhuuriyadda Somaliland Oo toban Jeer ka yar Jamhuuriyadda Federalka Soomalia Aad iyada ugu biqi la'dahay ugu dardaarwerin la'dahay Ee Aad Ugu Aqoonsantahay Dawlad nimadeeda Iyadoo ka xoriyad dambeysey Jamhuuriyadda Somaliland ka xoriyad dambeysey Italia Soomalia Oo Aad Jabueti ugu Dardaar werin la'dahay Ee Aad Somaliland Oo ka Da'weyn ka Xoriyad horeysey Idinka Ama Soomalia iyo Jabueti ba Ama laba diina Dal Ee Aad Somaliland ugu Dar daarwerinayso sow Xaalkaagu maaha Xaasid nimo iyo Qayr kaa Magaalo u cay Adna ha dayn Xassan now waxba ha war wareegin sida Aad Dalka yar Ee Soomaliyeed Ee la yiraahdo Jabuuti u Aqoonsan tahay waa In Aad u Aqoonsataa Janhuuriyadda Somaliland Oo ah Curad kii ugu weynaa Dalalka ku Hadla Afka Soomaliga sida Somaliland Jabuuti iyo Italia Soomalia
@Techt-Top
@Techt-Top 3 ай бұрын
#TheDoomsday_1july weeyaan
@mkch-f4y
@mkch-f4y 3 ай бұрын
Xasan tuug Xasan qaran dumis Xasan meeraleyste Xasan labawajiile Xasan dibudhac Xasan caloshii ushaqeyste Xasan dameer Xasan xaarash Xasanow naarta ilaahey hakugurido Xasan naaf Xasan qabyo Xasan soomaaliweyne xanuun ayaad kuridey ee nadhaaf aam isdil. Soomaaliweyne toosa
@MyHsan-h5h
@MyHsan-h5h 3 ай бұрын
Somali wey kala tagtey iskuna soo noqonmeyso waqtilumis ku jirtaa dantaada qabso
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 3 ай бұрын
Kkkkkk shalay iyo manta ke ayu walan yahay sawki laha aniga Ethiopia bad u haya mantana sidan U hadlaya war nacaskan walan umada ha laga qabto Dawlada midnimada rabta ma dawladaha putlandba ma jubalanba Ma galmudugba ma hirshabela--'-'xxx War qaylada ha laga dayo somaliland ha guulaysato Jamuriyada barakaysan iyo calanka tawxidku ku qoran yahay Guuuuul somaliland &Ethiopia
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 ай бұрын
Xasan dhiiqo adaa rabah inaad bada saxiido adeer wlh adaa ka xun Muse biixi Somali waa ku baratay tuug
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 3 ай бұрын
imikaabad reer waqooyi laysaan oo aad cuduro kufaafisaa sida Hiv-Aids kuwadaa simaliland kahadha somaliland
@kinghaji473
@kinghaji473 3 ай бұрын
Xassanow War waa lagu bartay umada ka hor leexo ceebtaada wajigaa maasku ah😅
@mohamedjama7962
@mohamedjama7962 3 ай бұрын
Is this guy really serious? his words and actions are conflicting. He is just a hypocrite.
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 ай бұрын
Mw captan ayuub ayaad hadal u salaxey ee maad iska dhaaftid, Mw afkaada iyo ficilkaada ha israaco,xumaan iyo samaan waxaad ku hadashidba. Wadanka cir,dhul,iyo bad ilaalintooda xaduudaha waqaayi ilaa konfur turkey ku wareeji ilaa aan usku filnaano
@malaboa591
@malaboa591 3 ай бұрын
Maashaa Allaah waa Runtiis Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye
@abdibotan4740
@abdibotan4740 3 ай бұрын
Xasen xayawankas foshoxun hadhibkas kujihada moryantas tukgas hawiye folxuma nacaladas dilla xasen tukgas maxa
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 3 ай бұрын
Soo adiga qabiilka qoryaha iskugudhiibey
@A.risaaqCumar
@A.risaaqCumar 3 ай бұрын
Hooyadaa siilkeedii wase adeer w6 jun somaliland bale hoyadaa xabaalo qitaha kawase
@aarenuur
@aarenuur 3 ай бұрын
Madaxweyne Boogihii shalay ma waxaad rabtaa inaad maanta badda ku boogo dhaydo. Madaxweyne adaa marag iyo markhaati isagaa filan MHSHM barrigii Waad dhamaysay ee baddana ku dar inta hadhay.
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE 3 ай бұрын
Tuug Tuug Tuug
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 3 ай бұрын
Tuug intuusan tuug aadan dhin ayuu tuug ku yiraa.Hassan haduu tuug yahay adigana ma waxaad aqrin Quraan,
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 3 ай бұрын
Mwxasan Sida aad u hadalwanagssntay uma fuliñogid
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 3 ай бұрын
Hurdaayoow sexo
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 3 ай бұрын
Aabo xasan dalxureeye soo laabo mar 3 iyo 4 we love you
@Nia2tt1
@Nia2tt1 3 ай бұрын
Dhoonfar qabileste moorryan tagerid kuma soo noqlneysa kursigan dhanbe inshallah 😅😢😊
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 3 ай бұрын
@@Nia2tt1 20 sano inaa sidaan kuu dulsaarnaado waa balan awoodaada ku tasho langaabyaheey afka huurada leh xasan kama dhalan looma ooyaan waa wiil abgaal wake up to the reality dhilo adoo somali ku hoos dhuuman abgaal usoo bareer walaahi noloshaa kugu aasi nijaas yaheey jeermiska badan orod hoosta soo dhaq urkeeda ayaa meesha noogu keentay wasaq yaheey maquweeysato is nacday orod nolol sameeyso xasan shiikh qabiil baa ku diidan tihiin waa idinka horeeyaa dib danbo hadaa wax igu soo qorto jawaab wadnaha ku gooyso iga filo ibna zina
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 ай бұрын
Xasan gorgurde umada somaliyad hantidodi qaburihi meydki badi wa ibsaday adi iyo muuse juudan
@A.risaaqCumar
@A.risaaqCumar 3 ай бұрын
Siilkii hooyadaadii aydhiska qabtay ayuu muuse biixi dabada kawasi jiray miyaad rabtaa in muuse biixi dabada kawaso hooyadaa hooyadeediiba wase
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
horta inka isaaq waxa cadaatay in snm maawelo iyo khiyaano lagu maaweeliyo soomaali inta snm ictiraaf raadineyso ee soomaaliyay baraaruga
@abdulkaderyousefaden7161
@abdulkaderyousefaden7161 3 ай бұрын
Ma faqash xaarlaa tahay mise Adoontii hawiye
@A.risaaqCumar
@A.risaaqCumar 3 ай бұрын
Siilkii hawiyaha ama xaarood ka ahaa wase republic of somaliland inaanay kamid ahayn somaliya horena waa loo ogaa adigaagani hadaanad siilkii hooyadaa cidhiidhi uga soodhicin xaqiiqda waad garanaysaa
@NimcoFf
@NimcoFf 3 ай бұрын
Nayaa isaaq dhulkiisuu joogaa ku eekoow tuuladaada xagee noi hor carartaybadabadi la waardiyeynayaa saad hadlaysa
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o 3 ай бұрын
Beenaale
@HalimaKulmiye-gr9xn
@HalimaKulmiye-gr9xn 3 ай бұрын
Geesi runta jirto ka hadlo , xurmadle xasan shiiq ALLAHA ku xafido 🇸🇴 💯 ✅ 🎉🎉
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 3 ай бұрын
Maalina maad siin madaxwayne reer somaliland waa maya taasi dibnakuugusoonoon maayaan walaahi
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 ай бұрын
Mw bal adiga markaad jidka wax dhidhigi jirtay oo dhihi jirtay farxaanoow dhiqa lugaha laguu gilin mw ma saxneyd???? Cashirkii laagaa bartay uun baad hada ka qayliney
@dhoollayareahmed5259
@dhoollayareahmed5259 3 ай бұрын
Xasan sheekh waa nasiib badnaa madaxweyne fiican baa xilka ku wareejiyey. Wuxuna ku wareejiyey wax badan oo dhammaystir u baahan xasana isagoo jooga eyes dhamaadeen. Xasana waxa laga rabaa sidaas oo kale inuu madaxweynaha ka danbeeya ku wareejiyo wax qabad dhammaystir u baahan.
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 3 ай бұрын
XASAN 6 SANO LA SO DHAFAY WIXII UU SAMAYN JIRAY MA XASUUSTO MIIYA?? SO MAAHAN KI MINIRAYO DHUFAYSKA KA QOTAY EE QORIGA QATAY?? SK MAHAN NIINKI LA HA FARXANOW IYO KA SO BAX CIIDANKA QARANKA ANIGA ADEERKA AH EE ISO RAAC?
@joeabdul7670
@joeabdul7670 3 ай бұрын
Xasan ku been ah xasan musuqmaasuqow isla yaab oo beenta dadka kala xishood tuug illaahay cerbtiisa ma qariyo
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 3 ай бұрын
Umad aan madaxdeeda xushmeyn Waligeed horey umadhaqaaqdo War alle kacabsada hadii madaxda lacaayo ladacaayadeeyo lamucaarado mustaqbalka umada siduu noqonayaa ?
@hassanosman5686
@hassanosman5686 3 ай бұрын
Mw ma dharagty Misa Wali dhul waa rabtaa. Iimaanka allaha kaa bixyee intaa ka dhimato waxaad cunto waa haystaa
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 3 ай бұрын
Arinkaa badda waxaa saxaafada galiyay horufafhimedia halala xisaabtamo
@AbdifitahMohomed
@AbdifitahMohomed 3 ай бұрын
Beenta umada kadaa xasan murtadow war gaalnimo haku dhiman ee alle utoobadkeen
@OsmanHoussein-z2l
@OsmanHoussein-z2l 3 ай бұрын
Xasanoow baanaha nagadaa oo noosheeg waxaad qabatay ee aad ku gali rabtid buuga dahabka
@Hooyo-j2q
@Hooyo-j2q 3 ай бұрын
Wanaagii soo noqon maayo xasan ilka yaroow Waan soconay boogahana anakaa iska dhayayna ee aan kala ladnaano 💔
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 3 ай бұрын
BERBERA ISAGA IMARAD GACANTA UGELIYEY WANA DAFIRAYA
@jamayasin2155
@jamayasin2155 3 ай бұрын
Xasanow belaayo aan adiga ahayn Soomaalina kama jirto
@OsmanHoussein-z2l
@OsmanHoussein-z2l 3 ай бұрын
Waali amba wareer safar airlin
@MuhammadMohamoud-io6kr
@MuhammadMohamoud-io6kr 3 ай бұрын
@viva la somalia presidente
@SiciidShaambo
@SiciidShaambo 2 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@Mideye157
@Mideye157 3 ай бұрын
Hassan Dunidu waxay ogtahay in aan Somalia cidna xukumin dhulkeeda iyo badeeduna ay baylah yihin.
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 3 ай бұрын
Waaba sheegeysaaye maad ilaalisid adigu mise af uun baad heysaa oo umada aad isugu direysaa
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir 3 ай бұрын
Xabaalo fagoow badda muu udaahaa waaa saxeexaa shaki la'aan
@Hawa-m5o
@Hawa-m5o 3 ай бұрын
Xabaalaha laguugu rid oo hadana lagaa soo fag.
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 ай бұрын
Mw badda shakiga waa ka bixi yaan lagu xaq xaqanin.dulanka ma fiicno.. Nabad iyo nolol
@fathiaolad6988
@fathiaolad6988 3 ай бұрын
Wa runta madaxweyne dowladanimo ayad dhistey guul.
@ShucaybAbshiraadan
@ShucaybAbshiraadan 3 ай бұрын
Baddeeni buu soo cunay 😂
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 3 ай бұрын
Happy 26june 1960 2024 Jamuriyad barakaysan somaliland Guul Guul isha alla waxad rabtan Ilahay ha idin siyo cadawgina u ugu Weynyahay kani nacaska ah ee hadlaya ilahay ha idinka qabto Amiin amiin amiin
@abdirahmanhassan6903
@abdirahmanhassan6903 3 ай бұрын
80 jeer safar saxmiyaa xasbunalaah odayga caadi mahan.
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 3 ай бұрын
Ka naxoo nafta waa Viva Somaliland ❤❤❤❤
AFAR XAASLIHII OOYAY:-Waa uu Ciishooday,Ilinta ayuuna Ceshan waaye.
10:39
Mawduuc Nin Dawladeed waa kuma  MaxaaTilmaamo u ah.
1:07:40
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 12 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 122 М.
Xildhibaan Gobsan "Aniga waxaa leygu tiriyaa Nidaamka Xasan Sheekh"
7:01
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 166 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН