Waa Maxay Cayaarta Yoga? Maxaase ku qorsoon Diin ahaan oo aadan ogeyn?

  Рет қаралды 39,897

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 280
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 5 жыл бұрын
Haddii aad u baahan tahay muuqaalka ku saabsan diinta ama dhaqamada dadka hinduuga halkaan hoose ka daawo. kzbin.info/www/bejne/eKi6eKhort2VeNk Layaabka dunida iyo Hinduuga kzbin.info/www/bejne/oHSph4GgbLJkaNk
@MohamedIbrahim-fh3fj
@MohamedIbrahim-fh3fj 5 жыл бұрын
Haye wall mahadsanid ♥️
@adnankafi4035
@adnankafi4035 5 жыл бұрын
idaacadda buuloxuubeey tanks wll
@saabirabdi2112
@saabirabdi2112 5 жыл бұрын
Walal qeybta somalida halkee lagu qabtey tetda kale maad facebookga dhigtan tani waa mu hiimme
@mukhtaarzanka9295
@mukhtaarzanka9295 5 жыл бұрын
idaacadda buuloxuubeey
@saabirabdi2112
@saabirabdi2112 5 жыл бұрын
@@mukhtaarzanka9295 walal waad ku mahad santhy sida aad inoo fahan siiso wax yaabaha diin tena qaladka ku ah
@Real_Abbas
@Real_Abbas 5 жыл бұрын
*mowduucaan* *waqtigii* *loo* *baahnaa* *ayaad* *ka* *hadashay* *جزاك* *الله* *خيرا* *يااستاد*
@IFIYEOfficial
@IFIYEOfficial 5 жыл бұрын
Barnaamij kaan isbuuc ka hor aan niyada ku haaye, anigaba waxaan ka mid ahaa dadka u heysta in ee tahay jimicsi inkastoo shaki iga galay arintaas, lkn hada alx. Mahadsanid walaal
@farxiyaibrahim7112
@farxiyaibrahim7112 5 жыл бұрын
Wlhi waa wax laganaxo dadkaagii oo hog ku sii socda hadana aadan waxba ka qaban karin ALLOW adaa somaali umaqan RABBIYOOW inagu hanuuni jidka toosan ALLOW inaga qabo kuwa doonaya diinteena iyo wadankeenaba inay ina dhinac mariyaan YAARABBI
@shukricaadey2955
@shukricaadey2955 5 жыл бұрын
Thank you walaal qaali somali way iska dhiban tahay Wax na ma oga allaha u gar gaaro Subxanalaaah
@mohamedsalebanxadari8429
@mohamedsalebanxadari8429 5 жыл бұрын
Waa macduuc aad umuhiima allle hakaa jasaa isiiyo wll somali badan ayan daren sanayn dhaqanka,diin,jimicsiga amaba ciyaarta yogada wxa looga jeedo waa mawduuc hda loo bahnaa jasaa kallaah khayr wll mar 2 3aasba
@abrahamomar_m_7_7_7
@abrahamomar_m_7_7_7 5 жыл бұрын
thnks wlll waxaad na fahansiisay wax aad loogu baahna mnsh allah alle ha abaal mariyo
@صفيهنور-غ2و
@صفيهنور-غ2و 5 жыл бұрын
Wllkeen waad mahadsanthy aad iyo aad ee musica nogu badal hadal caadi shukran
@sihambashir3606
@sihambashir3606 5 жыл бұрын
Gaaladan wax walpo ey so saran ulajeedo ayey watan sida tomand jery cml gaal iyo muslim ayey kawada marwalpo midka yarka gulesto midka weyn guul daro kucdo islamka ayey kawadan kan guul daresta marka somalay halaiska dhaafo dadka ajnabiga lagu dayanayo wana idin salamay muslimiinta dhan melwalpo adunka kajogtan ❤
@abdiraxmanmuslim8609
@abdiraxmanmuslim8609 5 жыл бұрын
Wllhi maanta wixii ka horeeyay aniga yoogaha waxaan u haystay in ay ciyaar keliya ay tahay lkn ustaad mahadsanid
@jiredjired3635
@jiredjired3635 5 жыл бұрын
Masha allah allh khayr farabadan hakaa siiyo sida wanagsan ood noogu iifisay wayo in badan oo dadkeena ah ayaa ku kadsoomay
@cabdishakuuryaasiin8847
@cabdishakuuryaasiin8847 5 жыл бұрын
Mahadsanid waad naga jaahil saartay wax aan u haysanay jimicsi.
@kafiyaupdirahman8062
@kafiyaupdirahman8062 5 жыл бұрын
Xili wacan baad soo dhigtay
@atika5785
@atika5785 5 жыл бұрын
Subxaanalaah Allah swt ha garansiiyo diintan dhamystiran ee nabi mahamed scw mahamed Amiin na looguhu soo dhiibay Jasaa aka laah khayr
@abubakarnursaid930
@abubakarnursaid930 5 жыл бұрын
walaal aad iyo aad ayaad oogu mahad santahay sida aad wax walibo noo fahan siso qeyr ALLAH haku siiyo angane kuwii wax wax ka fahmo ALLAH hanaga dhigo
@mohammetapdi5204
@mohammetapdi5204 5 жыл бұрын
Mhdsnid Xasan Cısmaan Xaajı kaaba İyo Kobcıyaha Ogaalka👏
@maal5643
@maal5643 5 жыл бұрын
waaad mahadsantahay sxp wax naga maqna oo muhiim ahaa allah hakaa abaal mariyo
@kaamilodhorre
@kaamilodhorre 5 жыл бұрын
Subhaana llaah Allow dadkeena aan diintaba si fiican ubaran ka xafid fitinka Allaahuma Aamiin
@bakaraxmed1666
@bakaraxmed1666 5 жыл бұрын
Aamiin wllkyga qaliga ah jazaakallahu kheyr
@abdicade6955
@abdicade6955 5 жыл бұрын
Masha allah wll allaha ku barakeyo umada somliyed guud ahan wax tar ayad u tahay
@waayeelkajaqafsada4962
@waayeelkajaqafsada4962 5 жыл бұрын
Ku Mahadsanid sxb sidaad nogu faahfaahisay
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 5 жыл бұрын
Jasakalhu khyra well qaliya
@Mohabashir44
@Mohabashir44 5 жыл бұрын
Thanks Ustaad.
@kiinoowggmu233
@kiinoowggmu233 5 жыл бұрын
tnx bro jimicsi kaliya ayaan mooday runtii😍
@bidhanjet1988
@bidhanjet1988 5 жыл бұрын
Runtii idaacadda buuloxuubeey aad baan idiin jclahay gaar ahaan Xasan Cısmaan Xaajı bro Thnk
@nidamudinpro6430
@nidamudinpro6430 5 жыл бұрын
Shukran ya akhii wax iga qarsan ayaa I tustey akhii
@bakaraxmed1666
@bakaraxmed1666 5 жыл бұрын
Waa runta wllkyga qaliga ah jazaakallahu kheyr
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 5 жыл бұрын
Mahadsanid RBX Qofkasta oo caqli leh wuu garan karaa in eey diin ku salaysantahay weeyna iska cadahay waase layaab in rag madax ah Iyo rag aqoon lagu tuhmayay eey ka qaybgaleen xafladii waxaase karaacday ceeb Iyo fashil.
@umosudais3360
@umosudais3360 5 жыл бұрын
Kanisadahi waxey ka faneen been abuur ku tilmameen. In dhul Muslim ah laga aqblo waa cajib
@mahamedyuusuf5706
@mahamedyuusuf5706 5 жыл бұрын
Kanisaduhu kama fanayaan ee waxay ka baqayaan in dadka diinta kirishtanka heysta in ka tagan diintoda oo ay qataaan diinta hinduga ama budhista ah waa waxa ay u mamnuceen waa sidaas ma garatay ee faan ma jiro waxba la kala ilashada aduunyada dhaqanka iyo diimaha
@farxaanaxmed7188
@farxaanaxmed7188 5 жыл бұрын
Wlhi Somali waa layab kiristanki aya ka cararay marks aya wadan islama iyo dad islama logu shegay jimicsi Allle hayna badbadiyo xaladenu ma fcne
@nasra9836
@nasra9836 5 жыл бұрын
Caay iyo Ceeb ku ma lahan Soomaalida saa maba yaqaanaan in ey diintahay, Aqoon la’aan ayee ku timid,Balse hada iyo wixii ka danbeeya waa lawada fahmey in ey dad diin u tahay, Intii sameenjirtayna markeey maqlaan ayaa ugu danbeeysa, Soomaalidu waa Dad jecel Diintooda wixii iimaankooda wax u dhibaayana ma sii wadayaan, Mahadsanidiin
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 5 жыл бұрын
Thanks brother. Sida. aad. Nogu. Caddeesay. Waxa. uu. yahay. yoga. oo. ah. Iney. Kawadan. Diin. eyka. Wadin. Jimicisi. Thanks
@mohamedcarab2703
@mohamedcarab2703 5 жыл бұрын
Zhp aayad quraan ama xadiith mkeeni kartaa oo yogaha mamnuuceza fadln
@farahmohamed8058
@farahmohamed8058 5 жыл бұрын
قال الله تعالي جل جلاله (وذكر فإن الذكري تنفع المؤمنين) ص mahadsanid wll miizaanka xasanaatka rabi halugu kabo
@mucaawiyecumar8311
@mucaawiyecumar8311 5 жыл бұрын
Masha alah Thank you
@habiibamohamed6191
@habiibamohamed6191 5 жыл бұрын
Wanka xumaday 😭😭😭ciyartan inay wadankeena ka qabsonto anago ah dad 💯 muslim ah Dad waxanu nahay dhinacwalba lo roogi karo Mahadsanid xiligi ugu haboona ee lo bahnaabad ka hadashay wana jareynaya inu somalida oo dhan gaaro
@shamisbintuibrahim3544
@shamisbintuibrahim3544 5 жыл бұрын
Jazakallaah kheyr
@mohammeddeeqm.deeqow5148
@mohammeddeeqm.deeqow5148 5 жыл бұрын
Alxamdulillaah allaha muslim iga dhigay ayey mahad oo dhan u sugnaatay xaqiiq alle been ma sheegin waa tii oo dhahaye (Ma jirto nimco ka weyn oon islaamka aheen aan basharka siiyo yacni ibnu aadamka) Muslimiinta meel weliba oo ay joogaan alle ha sugo aamiin aamiin
@AbdallaproE6497
@AbdallaproE6497 5 жыл бұрын
Masha Allah wll alle haku barakeyo
@munaali3469
@munaali3469 5 жыл бұрын
Amiin walal waa run Alle ayaa wax hanuuniya ee illhey hana hanuuniyo
@abdikani1231
@abdikani1231 5 жыл бұрын
wax saxa baa ka hadashay oo loobaahna Lkn maamul guboleedada waad u geftay Boss
@sheekhfaarax114
@sheekhfaarax114 5 жыл бұрын
Wax bdn ka faidaY masha alh Alaha kubarakeYo wllkena Hasan cisman
@xaawocusmaan1163
@xaawocusmaan1163 5 жыл бұрын
Fillimo iyo Ciyaaro Musalsalada iyo wixi la mid ah waxa lo keenay in Masiixul Dijaal raacno owged Aqir Samanka waxa na Maamulayo waa Imaan keena ha is dhihin ma racaayi walal I aamin hadad Muslim tahay
@haachideeq1168
@haachideeq1168 5 жыл бұрын
Ilahy aqliga haku barakeyo wlo xili fcn ayad ka hadashy ilahy naga qapo wxan dinta caqabadaynaya waa wehel bulo xubay 🖐🖐🖐🖐🖐
@abdorizak
@abdorizak 5 жыл бұрын
aad iyo aad aa u mahadsantahay zxp
@cabdiraxmaanmaxamadhasan4175
@cabdiraxmaanmaxamadhasan4175 5 жыл бұрын
Walaal aad ayaan kaga mahad celineynaa maadama aad inoo faaideysay Alle ajar hakaa siiyo
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 5 жыл бұрын
wan warer sanaa lkn wan kajahil baxay shukran wllo 🙏
@anasmohamed8079
@anasmohamed8079 5 жыл бұрын
Soomaali Dadka ugu jaahilsan uguna qabyaaladsan Waaye wlhi dadka meeshaas ka so jeeda, Allah so hanuuniyo Ayaga dhan
@anasmohamed8079
@anasmohamed8079 5 жыл бұрын
@Omar Yare adaa dameer ah, runta ma ku dhibeeso, Ilbaxnimada Si kale u fahanteen Uf, soomaali wax idin ka xun maba arkin bo, Nijaasyahay 🤢😬😬👹👹
@zahrabintuhussen4733
@zahrabintuhussen4733 5 жыл бұрын
jazaha kalaahu qeyr aqi al qaali
@hawamohamed9980
@hawamohamed9980 5 жыл бұрын
jazaka allah wll wlhi umadan alla umaqan ayago waxba ogeyn ayey xita ku dooodayan iney sax thy kumanan dad oo ayaga barnamijdoda ku xirnaana ay horey ugu dhadhicinayan somaliyey hubsimo hal ba lasiiista
@cabdisalammaxamed9948
@cabdisalammaxamed9948 5 жыл бұрын
Mahadsanid!
@somaliweyn1272
@somaliweyn1272 5 жыл бұрын
walalken marna sxbkeen marna shaaciyaha dhabta marna aftahanka dhabta aan heesano boqolkii boqol waxaa kaaga mahad celinayaa sida wanagsan aad inoogu soo gudbise ciyaartan micnaheeda lkn aan ka shakisanaa balse aad ii rumeese shakigeega walal qali mahad sanid qeyr allaha kusiiyo tnx bro
@lulahasan7191
@lulahasan7191 5 жыл бұрын
Subxaanalaah soomaaliya oo tacbaan joogta ma yooga loo geeyay ilaahoow naga soo gaar adigaa boo maqan yaa rabiiii.😍😍❤❤
@suhaybboss7097
@suhaybboss7097 5 жыл бұрын
Xasan Cismaan waa nin aqoon ku dheehan tahay💓💯
@_Khaalid
@_Khaalid 5 жыл бұрын
WALAAHAY WAA AQOON IGA MAQNAY TANI. wishing you all the best bro.
@hboyhasan2347
@hboyhasan2347 5 жыл бұрын
Brother yoga bahati exercise gym jimicsi u sameyaa ee ma ogeyn ani
@abdiazizgeedi8778
@abdiazizgeedi8778 5 жыл бұрын
Dadkii mamnucilahay ayaa xalafada ka so qebgalay somali jahilnimo ayee ibaxanimo ku radinosa ilahey hana so hanuniyo
@jokaradnan9843
@jokaradnan9843 5 жыл бұрын
Wallaahi walaalkeen shiikh cismaan xaaji allaha daayo waa kobciyaha maskaxda Ilaahaw soomaali hanuuni Aamiin yaa rabi
@Roseliena55
@Roseliena55 5 жыл бұрын
aniga waanba sameyn jiray anagoo somLi badaba naag Hollander ah ayaa nabari jirtay waNa run oo xiliga qoraxda sobXe lee ciyaari jirnay alloo noo danbi dhaaf aaMin
@megfouxx3166
@megfouxx3166 5 жыл бұрын
Wxaan maqlay haddi aad rabtay in aad wadan wax ka badasho wxaa laga soo bilaabaa gobalada aan garaaadka badan lahayn, marka ilaahow fahan fcn nasii Waa mowduuc u qalma in la share gareeyo.👍👍👍
@zuzanmaxamuud5339
@zuzanmaxamuud5339 5 жыл бұрын
Alle hakuu a xariizto like saar
@thaabitthaabit-lj4og
@thaabitthaabit-lj4og 5 жыл бұрын
Mahadsanidiin dhamaantiin bahda Radio buluxubey warbixinidiina Waa kuwo cilimi iyo dhisida bulshada Maskax ahaan ku salaysan
@maxamedganaay9989
@maxamedganaay9989 2 жыл бұрын
Bro waad mahad santahay🙏
@alabarsalanomaralmuqtaar6167
@alabarsalanomaralmuqtaar6167 5 жыл бұрын
Masha alah radio bulo xubey
@zakariye2037
@zakariye2037 5 жыл бұрын
Jizakalallahu kheyr, 🖋 sida aad iskugu taxluujisay in dadka aan aqoonta ulahyn 'YOGA" Ee kaliya umaleeya in jimicsi ay Tahy waad ka jaahil bixisay ThAnks Alot 📸👌💯 waqti loo bahna ayaad sameysay barnaaminkan
@Abdiqadir636
@Abdiqadir636 2 жыл бұрын
Waad qaladye
@abdirahambashe7009
@abdirahambashe7009 5 жыл бұрын
Aniga salanta madax hoos loo dhiyaaga ayaa ba ka shakisanaa Thanks zxb go forward
@filsanqurux6899
@filsanqurux6899 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll qaaliya hanbalyo soomaali waay💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪😎😎😎😎😎😎😎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bidhanjet1988
@bidhanjet1988 5 жыл бұрын
Runtii dadka mawada xuma lkn aqoon daraa jirto waana loobaahnaa in loo faahfaahiyo waxa ey thy ciyaarta Yogad ka Dalkeena iyo Dadkeenaba meelkastaa loogasoo duulay mid qeyraadkiisa qaata iyo kuwo diintooda ku faafiyo ILLAAHAY waxaan ka rajeyneynaa inuu nagasamata bixiyo DIINTA ISLAMKANA nagu dilo idaacadda buuloxuubeey wad ku mahadsan tihii sadaa umadiina u garab taagan tihiin marwalba Xasan Cısmaan Xaajı Farxad ku Noolow Bro qli
@aishakiinhashi1440
@aishakiinhashi1440 5 жыл бұрын
Subxanallah cawan sana
@khadroisse7440
@khadroisse7440 5 жыл бұрын
Mahadsanid waad iga jahil nixisay ajar allaha kaa siyo
@yywvy7025
@yywvy7025 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@ibraahimmahamed5278
@ibraahimmahamed5278 5 жыл бұрын
Yoga therapy waaa dhgty walipa aayan dhwyd jmcda kulliyda cafimdka madda traditional mdcne blse anga jmcsi ayaa nanogudhgy
@mohamadhassandhalo1546
@mohamadhassandhalo1546 5 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahay Saxiib Xasan
@kadra825
@kadra825 5 жыл бұрын
SUUBHAANAALLAH ASQFURULLAH AALLAAHUU AAKBAAR SUUBHAANAALLAH ASQFURULLAH
@saaraabilixabahaaja1960
@saaraabilixabahaaja1960 5 жыл бұрын
Thnks broh
@xilkasxarago7715
@xilkasxarago7715 5 жыл бұрын
allow xaqa natus soomalida wax kasta wan iska sameynaa anago anan baran walal qeyr alle ha ku siiyo
@burakobte146
@burakobte146 5 жыл бұрын
Cajiib walhi aamin yarab
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 5 жыл бұрын
Sxb waxaad ka soo hadashaa Qabiilka Nabiga scw Quraysh iyo imika dhaq dhaqaaqooda
@ifkanolosha1474
@ifkanolosha1474 5 жыл бұрын
Axmdlilaa ani waxaan dareensanaa in balayo Ku dhexjirto ee jimicsi Kali ma ahan
@aniasanmohamed8414
@aniasanmohamed8414 5 жыл бұрын
Allow kubarakey wll qali
@ibnukheyre3154
@ibnukheyre3154 5 жыл бұрын
Aniga siday ila tahay fikirkayga gaban waxa kalintoda kagabibay. Sheikh marka waxan kacodsan lahaa sheikh in ay haben iyo maalin kagabinin Asc
@mohamedabdikadir1693
@mohamedabdikadir1693 5 жыл бұрын
Jazakallah
@umuayman757
@umuayman757 5 жыл бұрын
Allow na badbaadi 🤲🤲🤲🤲
@maryamofarax9616
@maryamofarax9616 Жыл бұрын
Thank you wll mcn 💯🥺🥺🥺
@abokorcaliomar8471
@abokorcaliomar8471 5 жыл бұрын
Runtii wakhti loo bahnaa ayad barnamijka keentay Alle hakaa abaal mariyo
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 5 жыл бұрын
Subxanallah Gaaleysiin dadban ayaa socoto Dadkaas hada maangaabnimadooda arag ILLAHEY naguma keenee Hadii Masiixul dijaalka la sheego u imaan lahaa maxey samey lahayeen ayey kula tahay?
@rmmd1025
@rmmd1025 5 жыл бұрын
Anigu caadi ahan Kubada ba dheela Birtana wa qada Lkn waligay Yoga ma samayn mana ku dhiiran sbbta oo ah ma jecli lkn isma lahayn diin iyo waxba ku qarsoon Sxb mhdsnd..video ad nala wadaagtay...wax bdn ba ka fahmay
@alabarsalanomaralmuqtaar6167
@alabarsalanomaralmuqtaar6167 5 жыл бұрын
Umdan ilahey xaqa ha fahnsiya
@ayaneadawe2987
@ayaneadawe2987 5 жыл бұрын
Ilahow na hanuni,,, ceebtenana astur
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 жыл бұрын
Salamaad subxanalah
@muzapmohamett7977
@muzapmohamett7977 5 жыл бұрын
Waa naga jaahil bizisay wll Anaga anagaa jaahiliin iska dhigayno ma ahanee mar horaa hor mar gaari karnay ❤❤❤❤
@mahammedabdugadernoor1162
@mahammedabdugadernoor1162 5 жыл бұрын
sxb waad mahad santahay 👍👍
@sagalmohamedomar
@sagalmohamedomar 5 жыл бұрын
Aamiin alow ina hanuuni wax madaxda nalooga dhigay weyna ilaalin weysan yihiin
@abakarshiehk5608
@abakarshiehk5608 5 жыл бұрын
Alxm allhii muslim ika dhiga ba mahad iska leH
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd 5 жыл бұрын
Walal ajar iyo xasanad ilaah hakaa siiyo hadaba kii lagu sirow ogow iney baadi cad tahya kii ogaal ku galow adna lasoco inadan markale somaliya ku qaban doonin insha allaaah
@jamajokar
@jamajokar 5 жыл бұрын
Prother wax badn Bn kaa faaideysa
@adkow6784
@adkow6784 5 жыл бұрын
Thanks muuqaalkan hala faafiyo guys
@dahirhusseinabdirahman907
@dahirhusseinabdirahman907 5 жыл бұрын
Ilaahow shartooda naga qabo kuwan umada ku dhex faafinayo yogaha, Diin iyo dhaqan midna uma ayan uturin,
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 5 жыл бұрын
Allow nahanuuni Wlh wey kadareen somali Allow nabadbaaadi
@nasra591
@nasra591 5 жыл бұрын
anoo teenager ah aya waxan aad u jeclaa jimicsiga saa waxa maktabada kasoo qaatay book yoga ah markan akhriyey waxan ogadey inay tahay diin qaab kasta sharaxeeda waxa ku qornaa ilahay saan buu ku yeelayaa ama wa xidhiidhka ilahay wanba naxay salada ilahay maan tukado inta sanab wax loogu talo galay samaynayo
@kafaidesohalkan8771
@kafaidesohalkan8771 5 жыл бұрын
jazakallahu khayr
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 15 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 41 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 10 МЛН
Waxyaabo cajiib ah oo dhici kara ka hor 2050 #1
3:27
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 105 М.
WAA MAXAY MACDANTA IODINE & SABABTA AAN UGU BAAHANNAHAY??
21:49
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 3,9 М.
Maxeey Aaminsan Yihiin Yahuuda, Maxayse ka aaminsan yihiin Alle Wayne
8:38
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 99 М.
WAA MAXAY CIIDA EASTER-KA AY SAMEEYAAN KIRISHTAANKA? HD
5:39
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 47 М.
Nolasha Dalka Holland iyo waxa ay ku fiican tahay.
8:11
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 77 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
Bad iyo Badweyn ? farqiga udhaxeeyo | macluumaad kala duwan
8:01
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 15 МЛН