Casharka 8aad: Waa Maxay Motive Wave?

  Рет қаралды 1,629

Red Sea Waves

Red Sea Waves

Күн бұрын

Пікірлер: 44
@hamdialimohamed1554
@hamdialimohamed1554 13 күн бұрын
Mahadsanid ustaadi impulsive and corrective wa kala fahmay hada
@updihakemchama782
@updihakemchama782 14 күн бұрын
1: Motive wave ■waa maw jadaha ku sucda dhararka shaashadaada. Qaadatana wakhti yar una dhaqaaqda si (vast ) Dhakhsa ah 2: motive wave Waxa loo qaybiyaaa Laba qaybood ■ impulsive wave ■diagnols 3: Impulsive Qaybtiisa 3 dexda dhaqaaq ah waxaa lagu suntaa Xuruuf ( A B and C) Ama WXY. 4: Impulsive Qaybtiisa 5 ta dhaqaana waxaa lagu Calaamadiyaa Lambaro sida (1,2,3,4,5) 5: Corrective wave Waa mawjadaha kusocda Balaca shaashadaada qaatana wakhti kabadan maw jadii ka Horaysay Wuxuuna usocdaa sicaajisa wuxuuna jaraa Qiima yar ■Corrective ku waa inuu ugu yaraan waa inuu sadex dhaqaaq ka kooban yahay ■ Waa inuu Balaca shaashadaada ku socdaa ■impulsive na ka Horeeyo isaguna ka wakhti badan yahay
@Aliko362
@Aliko362 13 күн бұрын
Thnks ustad inaan ka faiideysana rajeyna inshallah ❤
@ccaziizck1431
@ccaziizck1431 14 күн бұрын
Fahamkayga caawa #Wave analysis==>wuxu u qaybsamaa 2 structur #Waxayna kala yihii.(motive wave iyo Corrective wave) #Motivewave =>waa mawjadaha kusocda dherarka shashadada #Motive wave ==> waxaa loo qaybiyaa 2 1=>impulsive wave 2=>Daignols #impulsive ==>waa mawjad kusocota dhererka shaashadaada qaadata wakhti yar goysa qiimo badan Ku socota si xawaara leh impulsive=> wuxuna noqonkaraa (1,3,5) 1 wax calamada malaha 3 waxaa lagu calaamadiyaa (A,B,C, ama(WXY) Halka 5 lagu calaamadiyo (1,2,3,4,5) #Corrective waa mawjadaha kusocda balaca shaashadaada qaata wakhti ka badan kii hore ee (impulsive ka) wuxuna noqon karaa 3,dhaqaaq iyo inka badan
@diintanolosha2519
@diintanolosha2519 14 күн бұрын
Ilaaheyow na garab gal, waad mahadsan tahay ustaad si gaara iyo si guud red sea waves
@aburahmanhassan6673
@aburahmanhassan6673 14 күн бұрын
Masha alah aad ayaan ugu farxsanahay barnaamijka barashada forex ka aad ayaan ugu hamad calinayaa macaliminta wakhtiga noo huray alle ha idinka abaal mariyo
@abdisamedmohamoudelmi4067
@abdisamedmohamoudelmi4067 14 күн бұрын
Wave analysis: wave can be, 1. Motive wave 2. Corroctive wave #motive wave: 1. Impulsive: can be (1,3,5) 2. Daignol #corroctive wave minium 3 waves or more.
@hamdialimohamed1554
@hamdialimohamed1554 13 күн бұрын
Mahadsanid ustaad🙏🏻
@AbdiAzizJama-v3n
@AbdiAzizJama-v3n 14 күн бұрын
Wave analysis. #motive Wave and corroclive. ✅motive waves. 1)impulsive 2)Diagnols #impulsive can be (1,3,5) #corroctive Wave is minimum 3 wave or more.
@arafatahaa6814
@arafatahaa6814 14 күн бұрын
1: Motive wave 2: Corrective -Motive Wave *Impulsive *diagnols -Impulsive can be 1,3,5 waves # the 3 Waves samples A,B,C # the 5 waves samples 1,2,3,4,5. -Corrective Wave is minimum 3wave or more.
@moohan_apdi
@moohan_apdi 14 күн бұрын
Thanks ustaad
@MaxamedYaremaaney
@MaxamedYaremaaney 14 күн бұрын
Mahadsanid
@adilahmed-sk9gv
@adilahmed-sk9gv 14 күн бұрын
Wave analaysis motive wave and Corrective wave: 1:Motive wave - wa mowjad walbo o kusocoto dheeraarka shaashadada 2:Motive wave wuxu uqeybsama laba qyebood okala ah Impulsive wave Diagnols wave Implusive wave - waa mowjad ka tirsan motive wave kuna socoto dheerarka shaashadada qadatana Fast and sharp Impulsive waxa lagu sunta tiro ( 1,2, 3, 4, 5, A,B,C, W, X,Y) corrective wave - waa mowjadaha kusocdo balaca shaashadada wuxuna qata waqti kabadan Impulsive Corrective Wuxu ka kooban yahay ugu yaran 3 mowjad wa inu ahaado. Corrective waa continuation suuqa makala wareejiyo. Corrective wave waxa lagu Calamdeeyay xuruf sida (A,B, C, ama W, X, Y ).
@ahmedismacil-j7b
@ahmedismacil-j7b 14 күн бұрын
wave analysis suqu waxa uu leyahay labo structure oo kala ah . motive wave . corroctive wave motive wave waxa uu ukala baxa . impulsive wave . daignols . impulsive wave = waxa la dheha mawjad walba oo kusocota dhererka shashadaada kuna socota si xawli ah qadataana waqti yar impulsive= waxa u noqon karaa 5 wave 3 wave 1 wave shurudaa impulsive 5 dhaqaaq impulsive 5 dhaqaaq waxa lagu labayn karyaa tiro ah 1,2,3,4,5 impulsive 3 dhaqaaq shurudiisu waa in u ahaado trend 1,3,5 c,w,y,z corroctive wave= waa mawjad walba o ku socota balaca shashadaa ahna mid cajisa waxayna qadata waqti ka badan impulsive ka horeya corroctive wave = waxa uu noqo karaugu yaran 3 wave iyo ka badan waxana lagu calamadiyaa xuruf sidaa A,B,C AMA W,X,Y
@AbdiaziizomarAhmed
@AbdiaziizomarAhmed 14 күн бұрын
جزاك الله خير
@khaalidali1253
@khaalidali1253 14 күн бұрын
Thnks ustaad
@FatmaAbdi-es6nl
@FatmaAbdi-es6nl 14 күн бұрын
Wave analaysis: Wuxu u qeybsama laba qeybood okala ah 1. motive wave and Corrective wave: Motive wave - wa mowjad walbo o kusocoto dheeraarka shaashadada Motive wave wuxu uqeybsama laba qyebood okala ah : Impulsive wave Diagnols wave Implusive wave - waa mowjad ka tirsan motive wave kuna socoto dheerarka shaashadada qadatana waqti yar una dhaqaaqda fast ama xawaaro waxayna jartaa price badan . Impulsive waxa lagu sunta tiro ( 1, 3, 4, 5, C, W, Y) corrective wave - waa mowjadaha kusocdo balaca shaashadada wuxuna qata waqti kabadan mowjada asaga ka horeysay wuxuna waqata waqti badan wuxuna jara price yar. Wuxu kubilama ogu yaran 3 mowjad wa inu ahaado. Corrective waa continuation suuqa makala wareejiyo. Corrective wave waxa lagu Calamdeeyay xuruf sida (A,B, C, ama W, X, Y ).
@Raasobarako
@Raasobarako 14 күн бұрын
Wave analysis Motive waves and corrective waves Motive waves are two impulsive and diagnol Motiveku: waa mawjadaha kusocda dhererka kor ama hoos ee shaashadaada. Impulsiveku: waa mawjad ka tirsan motiveka Kuna socota dhererka shaashadaada qaadatana wakhti yar goysa qiimo badan una socota si dhakhso leh. Corrective wavaku waa ugu yaraan saddex wave. Correctivewave: waa mawjadaha kusocda balaca shaashadaada waxay qaataan wakhti kabadan mawjadii asaga ka horaysay wuxuuna usocda si caajisa wuxuuna jaraa qiimo yar. Correctiveku ugu yaraan wuxuu ka kooban yahay 3 mawjadood. Correctiveku waa continuation sisii uu suuqu u socday ayuu usii wadaa
@IdirisAadan-s3p
@IdirisAadan-s3p 14 күн бұрын
●. Wave Analysis ○. Stucture of market ●Market Wave and Corrective Wave ○.Motive Wave two types 1-impulsive 2-Dingnols ☆impulsive : Waa Mawjad oo ku socota Dhererka Shaashada Moobilka una Socta Si Xidhiidha ○.impulsive: waa 3 iLaa 5 iyo 1 ○.impulsive waxa lagu Cabiraa 5ta Dhaqaaq iLaa 1 2,3,4,5 3ta dhaqaaq A,B,C Amaba W,x,y ●.Coffect Wave: waa mawjad oo ku socota balaca shaashada waa mid gaabis ah amaba Caajis ah wana 3 Wave Waxaana lagu calaamadiyaa Xarfo amaba xuruuf A,B,C and W,X,Y
@saaidmohamedali1005
@saaidmohamedali1005 14 күн бұрын
Wave concept 1.Motive wave 2.Corrective wave ● motive wave : mowjadaha ku socda dhararka shaashadada oo qadata waqti yar ayaa la dhahaa motive wave. Motive wave are two types:- 1. Impulsive wave (1 dhaqaaq,3dhaqaaq ,5 dhaqaaq) 2. Diagnol wave. Maxaa lagu calaamadiyaa :- 1.1 dhaqaaq waxba 2.3dhaqaaq A,B,C(W,X,Y) 3. 5 dhaqaaq 1,2,3,4,5. ● Corrective waa mowjadaha ku socda balaca shaashadaada,qaata waqti ka badan lugtiii ka horaysay jara ama gooya waqti yar. ●Corrective ugu yaran waa inuu 3 dhaqaaq noqdaa. NB: Corrective waa continuation suuqa horrey buu uwadaa ee makala wareejiyo. ●Corrective:- waa inuu u dhaxeeyaa labo impulsive. Mahad badan ustaad🎉 By: saacid maxamed cali
@abdulhadimahamed1035
@abdulhadimahamed1035 9 күн бұрын
Mawjaduhu waa laba nooc 1/Motive iyo 2/Corractive . 1/Motive: waa mawjadaha ku socda dhererka shaashadda . Wuxu u kala baxaa impulsive iyo diagnol. Impulsive : waa mawjad ka tirsan motive kuna socota dhererka shaashadda qaadata waqti yar una dhaqaaqda si fast ah goysa price badan . Waxa uu Noqdaa impulsive mar 1 wave, marna 3 wave lagu garto ABC ama WXY, marna 5 wave lagu garto1 2 3 4 5. 2/Corrective: waa mawjadaha ku socda ballaca shaashadda qaata waqti ka badan mawjaddii ka horaysay wuxuuna jaraa price yar. Sida oo kale corrective wuxuu ku bilaabmaa 3 wave ugu yaraan, waxa oo kale u dhaxeeya 2 impulsive.
@ShaficiMohamett
@ShaficiMohamett 14 күн бұрын
Motive wave / corrective Mative wave 1_Impalsive 2_ diagnosis Impulsive= canbe 1,3,5 Corrective wave is minimum 3 wave or more Corroctive wa balaca kusocdo shashada balaca oo cajis ah oo qadatana waqti badan Wuzu kakoban yahy 3 mojdod ugu yaran Corrective suqa ayu hore usi wadaa Corrective 1_ waa inuu balaca shashada lakedada 2_ wa inuu 3 dhaqaq sameyaa 3_ wa inuu impulsive ka gadal maraa Waxa na lgu calamadeyaa xuruuf A,B,C AMA WXY
@BoqoradaMadow
@BoqoradaMadow 14 күн бұрын
Thanks ustaad❤
@filibin4455
@filibin4455 14 күн бұрын
Thanks ustad
@cabdifitaaxcabdikoreye6309
@cabdifitaaxcabdikoreye6309 14 күн бұрын
motive wave and corrective wave motive wave waxa loo qeybiya labo 1: impulsive 2 : diagnolis # impulsive waxu noqda ( 12345) corrective wave ugu yaran 3 wave iyo kabadan ayuu noqda
@abdihakiimhussein2859
@abdihakiimhussein2859 14 күн бұрын
• Impulsive waa dhaqaaq shaashada xaga sare ah • Wuxu noqon karaa 1 3 5 • Impulsive 3-ga ah waxa lagu qoraa ABC ama WXY • Impulsive ka 5-ta ah waxa lagu qoraa numbers (12345) • Correction waa dhaqaaq suuqa dhinka balaca ah uu u dhaqaaqo • Ugu yaraan wuxu noqon karaa 4 wave • Correction jahada suuqo u socdo waxba kama badalo
@khadarhusien6614
@khadarhusien6614 14 күн бұрын
Ustaad mahadsanid ❤
@marianmaxmed2784
@marianmaxmed2784 14 күн бұрын
Motive wave and corrective Motive wa muujad wlbo ama dhaqa wlbo ku socoda shashada dheerka Wxna lo qeybiya lbo Impulsive wa mujada ka tirsna Motive wave wna mujad dhererka shashada ku socdo wqtiyar price bdna jarta Wxyna ka koobnann karta 3,5,1 5 wxa lgu calamadeeya tiro sida 1,2,3,4,5 3 muujadood wxa lgu calmde3ya xarfo sida A,b,c Halka mid 1 mujad ah wx clamad lhyn 2 corrective wa muujadaha ku socda balac shahshada wxyna qadada wti ka bdn implusive Wxyna ku socoda price yar Corrective wa seddex mawajad wana continuation suuqa ayayna hore usii kaxaysaa
@ahmedeid7644
@ahmedeid7644 14 күн бұрын
mahadsanid ustaad
@BoqoradaMadow
@BoqoradaMadow 14 күн бұрын
Waa maxay wave ? Waa mawjad. 1. Wave ka labaa loo qaybiyaa ●Corrective wave ●Motive Wave Hadaba Motive wave ka ayaa laba ukala baxa. ●Impulsive ●diagnolis Waa maxay Impulsive ku ? Waa mawjado abuurta jihada guud ee suuqa una socda hal dhinac oo isku mida (kor ama hoos). Wuxuna qaata wakhti yar . Impulsive ku wuxu noqon karaa (1,3,5) 1 wax calaamada malaha . 3waxa lagu calaamadiyaa (A,B,C) ama (W,X,Y). Halka 5 lagu calaamadiyo [1,2,3,4,5]. ●Corrective wave waa mawjado udhaqaaqa balac balac Wuxuna noqon karaa 3 dhaqaaq iyo in ka badanba . Wuxuna qaata inka badan inta Impulsive ka .
@astaamahadhalinta9873
@astaamahadhalinta9873 14 күн бұрын
WAVE ANALYSIS MOTIVE WAVE; waa mowjadaha ku socda balaca shadadada ama dhirirka shadadaada Motive WAVE ; 1 diagnal WAVE 2 impulsive WAVE Impulsive WAVE Waa mowjad kusocta dhirirka shashadada qaadatana wakhti yer una dhaqaqda si dhakhso ah impulsive WAVE Mxay noqon karaaa hal dhaqaaq ama sedex dhaqaq ama shan dhaqaaq Impulsive WAVE Wxaa tirso loga dhigaa lambaro ama xarfo 2 CORRECTIVE WAVE ; WAA MOWJADAHA KUSOCDA balaca shaqada qaatana wakhti badan oo cajis ah sidoo kle aan jarin price badan CORRECTIVE WAVE wuxuu nqodaa ama ka koban yhy 3 mowjad ama ka badan
@MohamedHassanAli-t6h
@MohamedHassanAli-t6h 14 күн бұрын
Motive wave isaga waxa lo qeybiyaa labo ✓ impulsive wave ✓ corrective wave Impulsive wuxu noqon Kara 1 dhaqaq 3 dhaqaq 5 dhaqaq Impulsive 3 dhaqaq waxa lagu calemya xuruuf ABC ama WXY Impulsive 5 ta dhaqaq waxa lagu calemeya tiroyin 12345 Correction ugu yaraan wuxu noqon Kara 3 wave
@ISSACKNishow
@ISSACKNishow 2 күн бұрын
Makujiri sidee ku gubiira
@khaalidmaxamed4466
@khaalidmaxamed4466 14 күн бұрын
Wave analysis: Motive wave:waa mawjadaha ku socoda dhararka shaashadaada qaatana waqti yar goysana price badan, Waxaa loo qeybiyaa laba qaybood 1:Impulsive wave 2:diagnol Impulsive wave;waa mawjad kamida mawjadaha ku socda dhararka shaashadada waxayna noqon karaan( 1,3,5) Corrective wave:waa mawjado ku socda balaca shaashadada qaatana waqti dheer gooyana price yar , tirada mawjadahana waxaa maximum u ah( 3waves)iyo kabadan.
@ABDIRAHMANSHIDANE
@ABDIRAHMANSHIDANE 14 күн бұрын
Waa ABDIRAHMAN SHIDANE kamid ah ardayda Cusub ee REDSEA WAVE farxadbey ii tahay inaan qayb ka ahay Community'ga REDSEA WAVE waana ku mahadsanyihiin macalimiinta REDSEA sida hagar la'aanta ay cilmigooda noogu faaiideeynayaan.
@RedSeaWaves
@RedSeaWaves 14 күн бұрын
Mahadsanid janagalle ❤
@MursalCabdiraxmaan
@MursalCabdiraxmaan 14 күн бұрын
Thanks ustaad❤
@abdiclever7633
@abdiclever7633 14 күн бұрын
Wave analysis. #motive Wave and corroclive. ✅motive waves. 1)impulsive 2)Diagnols #impulsive can be (1,3,5) #corroctive Wave is minimum 3 wave or more.
@Raasobarako
@Raasobarako 14 күн бұрын
Wave analysis Motive waves and corrective waves Motive waves are two impulsive and diagnol Motiveku: waa mawjadaha kusocda dhererka kor ama hoos ee shaashadaada. Impulsiveku: waa mawjad ka tirsan motiveka Kuna socota dhererka shaashadaada qaadatana wakhti yar goysa qiimo badan una socota si dhakhso leh. Corrective wavaku waa ugu yaraan saddex wave. Correctivewave: waa mawjadaha kusocda balaca shaashadaada waxay qaataan wakhti kabadan mawjadii asaga ka horaysay wuxuuna usocda si caajisa wuxuuna jaraa qiimo yar. Correctiveku ugu yaraan wuxuu ka kooban yahay 3 mawjadood. Correctiveku waa continuation sisii uu suuqu u socday ayuu usii wadaa
How to Read Candlestick Charts (with ZERO experience)
55:18
Ross Cameron - Warrior Trading
Рет қаралды 2,9 МЛН
The ULTIMATE Beginner's Guide to CHART PATTERNS
45:51
Fractal Flow - Pro Trading Strategies
Рет қаралды 5 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Nvidia CEO Huang New Chips, AI, Musk, Meeting Trump
15:28
Bloomberg Technology
Рет қаралды 213 М.
Master ORDER FLOW TRADING in Less than ONE HOUR!
51:01
Fractal Flow - Pro Trading Strategies
Рет қаралды 269 М.
Dood ku saabsan Isdhexgalka nabdoon ee Dhaqaalaha iyo Ganacsiga
57:50
Heritage Institute for Policy Studies
Рет қаралды 2,9 М.
A Single Candle Is All You Need
9:02
Tony Rockall
Рет қаралды 13 М.
The ULTIMATE Beginner's Guide to the ELLIOTT WAVE THEORY
35:38
Fractal Flow - Pro Trading Strategies
Рет қаралды 290 М.
Learn ICT Concepts in 30 Minutes!
30:49
Fractal Flow - Pro Trading Strategies
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sidee Ayaan Courses $150k Uga Sameeyaa?
37:05
Warsame Bade
Рет қаралды 15 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН