2027 professional trader inchallah, caafimaadka iyo geeridu hadey ii saamaxaan inchallah 🙏. Thanks adiguna Macalin
@ali_arman75 ай бұрын
1 July ila cawa oo ay tahay 30 July ayaa radinayey oo aan ku warersanaa forex mesha laga bilawo ila mesha u ku dhamado ✨️ finally video ka moalimuu 2 hour and 55 minutes marka dawaday ayaa mindset keyga is badalay strategy ka moalimuu 30%+30%+30%+10% =100% ❤ best couch moalimuu alle haku xafido 🎉
@cadeshariif7 ай бұрын
waxaan daawaday muuqaalkan 21/05/2024 saacadu markay ahayd 01:28 saq dhexe waxaan rajaynayaa inaa commentigan aan maanta qorayo dib u akhrin doono anoo ah success full trader insha allah
@@mustaphamohamet9137aniguna waxan dawaday 9/10/2024 gorshegtuna ay tahy 5:05 galabnimo insha allh waxan rajaynaya inaynu halka dib ugu so labano inago full trader ah❤
@NoorBehrozz2 ай бұрын
Aniga hadda ayaan dhameeyay 16th Oct 24 39:13
@axmad_dahir39442 ай бұрын
Ma noqotay
@romanti_couples2 ай бұрын
Ana waxan dawaday 21/10/2024
@Ahmeddeeqiimaan2 жыл бұрын
intan oo kaliya ayaa iga dhinneed wax kasto kale wan fahansanaa aad bad u mahadsan tahay ustaad waxa jirtay maalmo aan iswaydiin jiray 100 suaalood balse si tartiib tartiib ah ban wax kaste u fahmay ihope inan success ful trader inan noqdo qof kasta oo halkan so gadhayna waxay leeyahay there is no going back mar hadad halkan maryso guushii wad u dhawdahay dhamantiin guulaysta jano galayaal ustaad aad baad adna u mahdasan tahay
@WllkaWllka-pt2sd Жыл бұрын
Sxb mabilaabday shaqadiiza
@Munasar-1013 күн бұрын
just r u successful trader or not
@yaxyecabdi-bi6lz24 күн бұрын
Abdiwali Ahmed Ali moalimu macalinka adunka ugu qalbiga wanagsan aya tahay wlhi ilahay ha ku sharfo abalka ad u sameysy dhalinta ❤
@xuznimubarak653210 ай бұрын
1/1/2024 ayaan go,ansaday in an ku soo biiro forex lkn wax fikrad ah kama heysan manta alxm bili 21 malin kadib kaliya waxa ii dhiman in an dadal iyo practice badan sameeyo waayo waxkasta oo forex la xariiro manta wan ka dharagsanahy guuul ayan idin rajeyna dhaman dhalinta somaliyeed iyo macalinka oo runtii dadaal badan iyo hagar la,aan wax noogu soo gudbo thanks ustaad millions times❤️✅️🙏❤️
@Hiigsi108 ай бұрын
Sxb iso qabo
@cqaadirmaxamed23848 ай бұрын
Sxp kula mid baan ahay ku dhawaad hada 1 bil ku jiraa alx waxaana rajeynaa inaa is soo qawano oo fikrada iyo waxaa idheertahay iyo waxaan ku dheerahay isla wadaagno ❤
@libaanali24682 жыл бұрын
masha Allah, waa muuqaal macno aad uweyn hambaarsan oo aan wx badan ka faa`iidey. welibana aan in badan sugaaye 😍
@AbdulaahiawkeAbdulaahi24 күн бұрын
Ana dabkaan kugu darsanayaa
@fantuzhpea92872 жыл бұрын
Thanks alot our best teacher👑 God bless you in this world and in the hereafter 💟
@mohamudshosman9722 жыл бұрын
Masha alllaah wa muqaal aad u sacidaya qof walba oo ku wareersan market structure ka iyo wax walba oo ku saabsan Aaad ban kugu mahad celinaya ustaad kena qaliga ah
@ahmedbeder10 Жыл бұрын
Masha Allaah ustaad, Alle haku xafido, thanks a lot our teacher and mentor #Moalimuu.
@lamadhaafaanofficial77962 жыл бұрын
thanks Ustaad for the priceless lessons you gave your people. Keep it up
@Mrhaybe2 жыл бұрын
actually this was the best explained part ever Thanks.......
@abdiazizahmed24672 жыл бұрын
Jazaka Allah Ustaad, Allah cimri dheer, caafimaad taaman ah iyo cibaado suuban haku siiyo. Aqoontaan aad nala wadaagayso si walaaltinimo ahna Allah hakuu kordhiyo hana kuu barakeeyo, Aamiin!
@nuradinmohmed2 жыл бұрын
Thanks alot our best teacher ,you are the best role model for all african young generations ❤
@jeeztomohamet2 жыл бұрын
Talaw ma aniga ayuu ila socday sidan ugu cadibnaa waxaad moodaa inuu qalbigayga akhristay alle haku sharfo macalin casharka qofkii ku imtixaana ayaa qiimihiisa garan kara💯🙏🖤
@mohamoudgarad88603 ай бұрын
Thanks Moalimuu legend of the legends. Waxa kaliya ee iga wareersanaa waxuu ahaay iswaafajinta Time frame ka wax badan ayaana ka fahmay allaha kaa abamariyo macalim.
@kamalabdi74362 жыл бұрын
Macalin waa in laguu dhisaa taalo ❤ Wax dadka qaar wax wayn ka dhigaan ayad nagu bartay ilaahay dartii 🥰
@AlghazwaAsrar8 ай бұрын
Sxp wnarka inatsuqan cabarr kujirto so waxanraba inaticawiso
@Realsumayafx2 жыл бұрын
Manta wxa helay halki qodob iga dhineed trade bdn iga tagay mrksto wxa sugi jiray in 5min ct lgu sonoqdo. Lkn wxa arkay in some times lagu sonoqon oo suqa sii dhaqaaqo aadna fursad kasii raadsan karto. Thank u so much ustad 🙏🔏
@Zaahidfx Жыл бұрын
Hdii ad thy trader muqdisho joogo cwinad kaga bahanhy pls
@mohamedawes63702 жыл бұрын
mashaAllah, barakaAllah khayr iyo xasanaad an lasokoobikarin Allah kaasiyo ustaad.
@mohamadahmed86382 жыл бұрын
mashallah ustaaad, 2020 ayaad noo sharaxdey 5m break, oo waxaynu sugi jirney candle ka yimaada zone ka inu rejection yeesho rejectionkaas wa 5m break well done Mentor
@Bashiir.Midnimo7 ай бұрын
Maasha allaha Moalimuu Aad iyo Aad ayaad u mahadsan tahay caawinadaada miisanka alle ha ku saaro. Adigoo heli kara inaad Dhaxal Reebto Hanoqon Dhinte aan la Tabin.
@axmednuurjfx41562 жыл бұрын
Jazakallah maclin wllhi wa cashrkii an sugyney mudo mudan
Wxn hubaa cashirkaan aan mnta qaatay inuu u dhigmo xogaha billion ku fadhiyo ustaad moallimu runtii sidaad nafhurida noogu sameyneydid wxd badalkeeda mudanthy in ruuxda lguu huro caahirkaana wxn hubaa in uu nolosheyda wx ka tari doono i.a . Rabbina wxn kuu weydiinayaa janaatul firdoows🤲🤲
@fahadibraahim12512 жыл бұрын
runtii mugdiyo bdn oo arday ahaan nagu gadaamna ayuu sida qoraxda video gan u cadeeyay m.a mhdsanid hogaamiyahayaga/ustaad kayaga alle haku sharfo...ustaad
@mohmedabdi26502 жыл бұрын
thanks ustaaad Alle kurbada aakhiro hakaa qaado one love hayaaan horumar dhaqaaale
@aliabdirashiidahmed45362 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad moalimuu Alle hakaa abaal mariyo Sidaad noo Garab taagantahey Wax badan oo mugdi igaga jiray ayaad ii iftiimisay
@hafsaruun2562 жыл бұрын
Allahuma yassir........
@Manka_cade123Ай бұрын
M.a ❤🎉
@waysuccess87552 жыл бұрын
Macalin alle cimriga ha ku dheereyo🤲
@mabsuudmohamed89792 жыл бұрын
Waxa keliya i dhibka igu hayey ayuu ahaa mahadsanid mentor moalimu abalkaga jano ilahay ha ka dhigo 🥰
@aishayosef1602 жыл бұрын
Wcs mahadsnd 👏👏👏👌👍.
@ayubabdidahir10942 жыл бұрын
ustaad noo soo badi vedioyaashaan
@burhanyare57632 жыл бұрын
Msh allah waa video cajiib ah qof walba oo isticmaala demand and supply waliba ruleskeena uu suuqan ka samayn doono horumar wayn waa muqal wx wlba kulan saday market mapping, structure ,zone , liquidity , mitigation and counter trend break out wlhi intaan kaliya qofki isticmaala kucelceliya forex gacantu ku haysa waxba uma dhimana Ustaad moalimou Mahadsanid Ilahay haku sharfo masuul
@abdinasir55622 жыл бұрын
Another golden lesson
@idilabdi57842 жыл бұрын
Thanks moalimuu waad noohagar baxdey 🙏
@ahmedcabdiclimi28412 жыл бұрын
@Moalimuu Mahadi Alle Hakaa Gaadho Ustaad Runtii You Make It Easy boorash baa noo karisay nio anagay noo taal Hadaanu malgacad ku cun lahayn iyo hadaanu cabi lahaynba Mahadsanid Miraaran Wa Tikraaran
@mohamudfarah87842 жыл бұрын
Hhhh wlh waa run
@meedobrown70552 жыл бұрын
Mashallah waa muqaal aad iyo aad aya wax badan ka fahmy 🙏🏼 wax badan aya Aniga dhib iga heesty aya fahmey waa mahadsaindthy ustaad 🙏🏼✍🏽
@abdallahb86462 жыл бұрын
Masha allaah ustaad aad bad u mahadsanthy jazakallaahu khayraa
@ibrawobra2 жыл бұрын
m.a ustaad allaha kubarakeyo adiga iyo reerkada waxaa naga xiran *cashirada Advanced ka ah ee ku jira Smart Investment iima furmayaan ee noosooceli ustaad
Ustaad Moalimuu ugu Horayn waan kaga mahad celiyaa wakhtigaaga qiimaha badan eed gelisay muuqaalkan, Runtii waa Cashar qiimo leh Wax badanna aad ka faa'iday, Haba ugu muhiimsanaado qodobkaa ugu danbeyey ee 5min. Alle miisanka Xasnaadka ahaguu daro.
@younglii20252 жыл бұрын
i have been watching for sometime Moalimuu Now. i feel now, like am learning little by little. PS: I will win one day insha Allah. Mark My Word. in the future i will be commenting on this same comment to let you know how far i have become. Do not give up it is just a matter of time.
@cadaanihassan3482 жыл бұрын
insha allah one day 🙏
@Leo470072 жыл бұрын
Same here Just started learning the whole thing
@Inabile1238 ай бұрын
@@Leo47007how is it going after 2 years
@All-off-world2 жыл бұрын
macallin aad baa u mahadsanthty ardayda qaar baa levelkan videogan uhadhzana wayna ka Gudbeeen Well done Ustad thank you very much
@cmshow77202 жыл бұрын
Raga kiisa adag mo alimuu keeb going
@ahmedabdi93442 жыл бұрын
My honest mentor 💕🙏🙏 my Allah bless you
@yusufow2 жыл бұрын
Bacda Salaan, Wax badan oo shaki ah ayaa iga baxay waana Alle mahadi........Arrimahan wax badan ayaan ku wareersanaay. Ustaad jazaakallahu Khayran ayaan ku leeyahay. Cumrigaada Alle hanoo raajiyo. Allhumma Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@mahamedmahamud49242 жыл бұрын
Waan ku salaamayaa mudane macalimow aad ayaan kuu salaamayaa aad ayaan ugu faraxsanahay taageeradaada noosoo badan mudane fiidhyowyada noocana
@BacheSalan5 ай бұрын
video waxaan dwanayaa markii shanaad walito note kayga wax badan baa u dhiman waxaana ka fahamay 90% thanks ustad khyar bdn hel i.a
@xaabsade1282 жыл бұрын
Aad ugu mahadsantahay ustaad habka fudud cilmiga noogu soo gudbiso
@hamudhassanali4772 жыл бұрын
Masha allah Ustad nagu qaali ah Aad ayaad umahadsantahay ustaad 👏👏👏
@abdallaosmanali29842 жыл бұрын
cashir aad uqiima bdn masha allah ustad hanagu yareyn cashiradan oo kle wax badn ka fa'iday alx ajar iyo xasanad laso koobi karin allah kaasiyo inshallah
@sacadcabdirisaq1172 жыл бұрын
mahadsanid macalin dadku waxay u haraadan yihiin siday u heli lahaayeen waxbarashi hufan aan ku jirin wax curfi iyo xaasidnimo. marlabaad way kuu hayaan abaalkaa mahadcelinyaaa dhamaan ardayda somaliyed alle
This episode is really worth it 💯🙏 masha allah ustaad
@abdimohamed89482 жыл бұрын
Cajiib! Ustaad Macallimuu, mahadsanid malaayiin jeer. March 2019 ilaa March 2022 waxaan ahay arday qorsheystay barashada cilmiga suuqaan. Hadda suuqa waan ka adkahay. Waxa ii haray Buugga Qawaaaniinta Suuqa Sarrifka Lagaca Qadaal iyo FUNDAMENTAL ANALYSE keliya. Waxaan kaa codsanaa labo (2) arrin 1. Hal video (update) oo fundamental soo koobaya kuna jiraan websites-ka ugu fiican ee lagala socdo calendar news iyo headline news. 2. Muqaallada KZbin-ka oo dib u habeyn lagu sameeyo insha Allaah. ALLAHA KA ABAAL-MARIYO WANAAGGA AAD LA GARAB TAAGANTAHAY DHALLIYARADA SOOMAALIYEED.
@muparikmedia88942 жыл бұрын
Aad iyo aad zhp
@Realsumayafx2 жыл бұрын
Already like saray vdeo inta da wan kahor bcoz I know in maclumaad muhim kabuxan
Thanks ustaad Allah ha ku sharfo casharo muhiim ah ayaan ka korodhsaday mowduucan muhiimka ah 🙏🙏
@AhmedMohamed-gr9tb2 жыл бұрын
This is my vedio Muddo badan mela aanku dhibnaa ayaad dul istagtey Mahsanid Ustaad💯✅ ❤❤🙏
@abdijabar102 жыл бұрын
Masha allah Mentor Allah ku barakeeyo 💯🙏
@saeedhassan5662 жыл бұрын
Thanks very much Best teacher moalimuu hagahyga ilahy haku barakeeyo macalin macalin ka wanaagsan ma arag Anu
@CabduqadirXussen3 ай бұрын
wlhi macalinow noola kaa boqorsan inuu adunka ku nool yahy ma umaleenayi ilaaaahy haku barakeeeyo
@aminabdiwahab25202 жыл бұрын
Masha allah ustaad aada u mahadsantahay wuxu aha muqaal aad u muhiim ah, gar ahaan aniga waxaan aad u fahmay qodob aan ku wareer sana maalmahan allaha ku barakeeyo ustaad dadaal ayaad nagu bixisay runti jazaakallah
@hoygaaflanta88012 жыл бұрын
mansha allah ustaad khayr alle haku siiyo run ahaantii aadbaad noogu hagar baxday waa muuqaal aad muhiim u ah waana meesha aan ku wareersanaa balse muuqaalkani si fiicanbuu iisaaciday thanks alot
@kaltunabdi72772 жыл бұрын
jazakalahu khayr ustaad meelaan ubahanayn ayad noo iftiimisay esp 5 mint, ilahay khayr fara badan ha ku siiyo noo so badi video sidan o kale aha walahi wn ka faaidnay
@mucaadyare23722 жыл бұрын
Ustaad aad iyo aad baad umahadsantahay am watching this vedio 1:22am with comfortable 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@zakariaabdullahi93802 жыл бұрын
thanks mo alimoo Allah ha dhowro meel walbo oo aaad jooogtit adi iyo fmilkaaaga wxaad kaa baranay Allah ha nagu anfaco
@mahdiomar85512 жыл бұрын
Mansha allah ustaad abdiwali moalimu aad baad u mahadsan thy. Wlhi runti waxyaabo badan oo aan qoraal lagu soo koobi karin ayaan ka faa idey mansha allah. Waa odhan lahaa ustaadka waa qorax u soo baxdey somalida . Ustaad inoo soo badi insha allah anigu diyaar ayaan u ahay .
Ustaad Video gan oo kle noo soo badi ilaahay hakaa abaal mariyee Saan udaa wanayey goor uu dhamaadeyba waan garan waayey
@qaayodheer2 жыл бұрын
Masha allah muqaal xiiso badan runtiina aan ka dhex helay sualo badan oo maskaxdeyda ka dhax guuxayay. Jazakallah macalin runtii abalkaga ma gudi karno🙏🙏
@abdihayiahmed41842 жыл бұрын
masha Allah ustaad Allah hakaa ajirsiiyo runtii dhalinyarada qalbiyadoda ayaad dhistaa