Waa Sheeko Maanta Taagan Abwaan Hurre Walanwal & Xuseen C. Deeqsi

  Рет қаралды 27,596

War iyo Wacaal

War iyo Wacaal

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
Xigmad Duxaysa hadaad maqashid waa ilma walanwal AHUN Hadraawi. Alle cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo Hure waxa iigu dambaysay isagoo xanuunsanaya alle ha caafiyo. Aaamin Aamiin. Hure waa cabqari iyo xeeldheere dhaqan wuxuu kow iyo laba ka yahay abwaanada ugu dhaqan yaqaansan bal wuxuu magac iyo murti isdaba dhigayo eega cajaaib.
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 11 ай бұрын
Afmaal ay ahaayeen waa jeclahay suugaantiisa ee ilaahey ha uwada naxariisto
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
@@xaliimomaxamedonlineshop183 AFMAAL dhaqan suugaan Maskax iyo Muhindis aqooneedba waa koobsadeen raxmaanku HOY iyo hadhac qabow jannada hawga yeelo Aamiin Yaa RABBI.
@AbdinuurAhmed-z5y
@AbdinuurAhmed-z5y 10 ай бұрын
Allaha ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo kitabkiisana midigta allaha ka siiyo aamiin yaa allah
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 11 ай бұрын
Ilaahow kuu naxariiso waxow ahaay dhaqan yaqaan afmaal ah 😢😢😢
@user-jn9je3ro6zmahammadwarmoge
@user-jn9je3ro6zmahammadwarmoge 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@mahdiali7981
@mahdiali7981 5 жыл бұрын
Abwaan Hrre ,he is really nobel,and Iwish for him a nobel house and life in the rest of his life
@ahmed-dekalimusse1175
@ahmed-dekalimusse1175 3 жыл бұрын
Murti dhaari Hurre oo kale ah looma diro warihan oo kale, isaga oo xigmad iyo murti dhex dabaalanaya buu marbaka kala jarayaa, marka uu leeyahay nin baa nin ku yidhi waxaad iisheegtaa "Arwka rarayga ah sidii aan uwadilahaa, Ragga sidii aan u wadilahaa, iyo Dumarka sidii aan uwadilahaa." markaas buu ka dhexgalay oo meelkale la'aaday.
@AqoonJire
@AqoonJire 6 ай бұрын
Gobonimaduwaa Sabada sooryada soofka sawdka
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
Ilaahow yaa inta arka weriyahan garaaca Bal hadalka xigmada ah ee uu hure wedey Ee uu ku kala gooyey Geel sidan uwadaa Dumar sidaan uwadaa Lo ‘adhi ‘ rag Isagoon sheegin buu gaagixiyey Weriyow kunoqo hure oo kasoo dhur please
@noradinmohamedmohamud9855
@noradinmohamedmohamud9855 9 жыл бұрын
Hure Walanwal waa abwaan murti badanle
@ismaaciiljeesto8566
@ismaaciiljeesto8566 4 жыл бұрын
Hure walala n Excellent
@abdishakuurmohamedducale1914
@abdishakuurmohamedducale1914 11 ай бұрын
Gaf tariibay waxaa loo diraa eel-gamaarshaha
@nucmanabdiraxman7893
@nucmanabdiraxman7893 6 ай бұрын
Qaneecaad ma waayaha gobkay qarisay hoobaani AHN CALI MOOGE GEEDI
@nuuryaasiin7894
@nuuryaasiin7894 9 жыл бұрын
Excellent abwaan viva hurre
@adanmohamudnuur9430
@adanmohamudnuur9430 8 жыл бұрын
Nuur Yaasiin was
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 6 жыл бұрын
Nuur Yaasiin hegd
@muusecabdi6306
@muusecabdi6306 6 жыл бұрын
madaliba halkeed leh waa qodop
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 2 жыл бұрын
Haka dhex galin murti maalka
@craximmustafe3576
@craximmustafe3576 7 жыл бұрын
barnaamij wanaagsan
@AbdinuurAhmed-z5y
@AbdinuurAhmed-z5y 10 ай бұрын
Allaha ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo kitabkiisana midigta allaha ka siiyo aamiin yaa allah
Silsiladii Hure Walanwal iyo Cambaro dhexmartay  oo dhamaystiran Full:HD
1:40:02
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,7 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 99 МЛН
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 9 МЛН
DAAWO OO HA QOSLIN..? BOON XIRSI & Xuseen C. Deeqsi
1:13:48
War iyo Wacaal
Рет қаралды 551 М.
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 988 М.
Abwaan Muuse Cali Faruur| Waraysi Suugaaneed
1:00:44
Heersare Media
Рет қаралды 19 М.
Waraysi Abwaan Hure Walan Wal qaybtii 1aad
18:59
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 30 М.
Waraysi Xiise Badan oo lala Yeeshay Hure Walanwal
34:46
somalidiasporanews qurbejoog
Рет қаралды 81 М.
Gaariye1
1:27:55
Hilinkatoosan Raac
Рет қаралды 218 М.
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,7 МЛН