Ax ax ax wllhi hadalka hure wuu i tabtay wayo xaskayga wan xumeyay wllhi gabar ijec bay ahay markay dhagardoorsatay wllhi😢😢 markay bay ifur dhahday wana furay ilaahay ha iidanbi dhafo lkin inzha allh wan wa wanajinaya xaskayga kale tan furayna wan kawar qabaya inzha allah lkin waligay madilin lkin dhaman inta kle wan ku sameyay 2024/11/26 mbali waxan kuso noqondona inzha allh markan is badal sameyon allow iifudadeee
In uu wax ka sheego hablah ma rabo waa wixii uu ku bar baaray iyo somali dhaqankeedii in aanu ninku gabdhah wax ka sheegin mntana kuwa culiimada sheegtah ayaan cafin oo wax ka sheegah dadna waa dadkii hore hadalna waa kii hore.
@zermaahir1863 жыл бұрын
Kuwaasi dee diinta ayay u sheegayaan iyo axaadiistii dumarka kusaysa Hadii aya wax dhaqan xumaa ku dhacaan oo ay joojin wayaan waa loosheegaya dee hadii ay wax ka khaldamaan Aduu maxa culimada kugu diray ma cilmaani ayaad tahay
@Abucubayda24 Жыл бұрын
Dhaqan roog
@abdisalanmohamud4 жыл бұрын
Yaa igu caawin kara barnaamijkan oo dhamaystiran
@WariyoWacaal4 жыл бұрын
walaalkay waad heli kartaa barnaamijkaas oo dhan, la soo xidhiidh slntvprog@gmail.com
@warsameahmed98712 жыл бұрын
Adeer dadkii hore waxay maqli jireen culimada.haddase caamo culumo noqowotay. Raaca culumadiina kana digtoonada wahaabiyada iyo diin la aantooda