Waa sidee xaalada Dadka dhintay? Arwaaxda Mu'miniinta ma kulmaan? [Muxaadaro ]

  Рет қаралды 52,082

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

Waa sidee xaalada Dadka dhintay? Arwaaxda Mu'miniinta ma kulmaan? Muxaadaro
●▬▬▬▬▬▬▬▬▬ஜ۩۞۩ஜ●▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
Ereyada Raadinta:
Waa maxay diinta Axmadiya
Axmediya
Qadyan
Qulaam Mirza Axmed
Diin
Koox diimeed
●▬▬▬▬▬▬▬▬▬ஜ۩۞۩ஜ●▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
Waxaad kale ood daawataa Dad caabuda Jiirka: • Yaabka Aduunka, Daawo ...
●▬▬▬▬▬▬▬▬▬ஜ۩۞۩ஜ●▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
Waxa soo jeedinaya Abdulaziz Mohamed Oogle.
۞Nagala Soco۞
۞Follow US۞
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥Lasoo dag Gaaliid App
play.google.co...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka
/ gaaldiid
💥Nagala soco koontada Facebooka ee gaar ah. Abdulaziz Oogle
/ abdulazizoogle
💥Nagala soco Instgram:
/ gaaldiiid
💥 Nagala soco Bogeena rasmiga ah www.gaaldiid.com
gaaldiid.com/
💥 Nagala soco, bogeena Twitterka
/ hishaami
💥 Nagala soco barta boga Soundcloud
/ abdulazizoogle
💥 Nagala soco barta Tumblr
/ www-gaaldiid-com-stuff
●▬▬▬▬▬▬▬▬▬ஜ۩۞۩ஜ●▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
Waxaad booqataan sidoo kale boga Jawaabo, si aad isu diiwan galisaan ood noogu soo gudbisaan su'aashiina, idinkoo heli doona jawaabtaad sida ugu dhakhsaha badan, inshallah
.........................jawaabo.com/ ...............................
******************************************************************
Waxa soo jeedinaya Sh Abdulaziz Mohammed Oogle.

Пікірлер: 81
@fadumoxuseen3870
@fadumoxuseen3870 4 жыл бұрын
Masha allaah sheeqow 17 sano kahor ayaan kuriyoday scw asaga iyo ascabtii oo salad utagan
@fatimadirie7520
@fatimadirie7520 7 жыл бұрын
ilaahayow no naxariiso yaa rabi yaa Allah kuwa aad unimcaysay naga yeel aniga iyo walidkay iyo dhamaan Muslims kaleba Aameen Aameen
@taariilhcheneltariikhchene4937
@taariilhcheneltariikhchene4937 4 жыл бұрын
Amiin
@biibayeoffcial1819
@biibayeoffcial1819 4 жыл бұрын
Amiin
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
Amiin
@bashirmohamed8045
@bashirmohamed8045 4 жыл бұрын
@@biibayeoffcial1819 ¹Z
@craxaiimcabdullahi5872
@craxaiimcabdullahi5872 6 жыл бұрын
Mashllh Oo weeyba is garanayaan oo wayba is wareysanayan awal waan ka cabsanjiray geereida hada xogaa cabsidii aan,ka qabay xogaa wee iga dagtay alxdulilh
@taariilhcheneltariikhchene4937
@taariilhcheneltariikhchene4937 4 жыл бұрын
Alxamdulilah
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
الحمد الله Wll allaha inaga mid dhigo kuwa kulmo geerida kadib anaga ehelkeena iyo muslimiinta o dhan insha allah
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
@@mohamedosman4677 amiin wll
@kushiticman137
@kushiticman137 7 жыл бұрын
Alxamdullah calaa nicmatul Islam ay Somalida heesato iyo kuwa badanoo mudlimiin ah allaha noo danbi dhaafo dhamaanten illaah dartiis baan idiin jeclahay tolkeyoow
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 Жыл бұрын
Mansha Allah codka quraan ka waa mcn
@ayaandaahirnuur7821
@ayaandaahirnuur7821 Жыл бұрын
Jazakalah sheikh
@sophiaabu5115
@sophiaabu5115 Жыл бұрын
jazakalahu qayra
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 2 жыл бұрын
Jisaalaahu Koran wajisaa Sheekh Abdul Casiisi Oogle 👑🌿🌿🌿💐💐💐🌿🌿❤️❤️❤️💕🏆🏆🇬🇧🙋‍♀️🙋‍♀️
@shamiselmi5168
@shamiselmi5168 6 жыл бұрын
Masha Allah ilaahaw noo naxariiso aniga intiii islaama Amiin Amiin 😢 😢 😢 😢 😢
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 5 жыл бұрын
Shamis Elmi amin amin
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲
@zaki_abro
@zaki_abro Жыл бұрын
aamin aamin
@omarjapan1288
@omarjapan1288 6 жыл бұрын
Msha alah sheekh ilahow noo naxariisto kuli walidintayada iyo umada musliminta ah
@abshirmohamed4025
@abshirmohamed4025 7 жыл бұрын
Mansha Allah Jazakalahu khayr wll
@shaqofamilychannel3043
@shaqofamilychannel3043 7 жыл бұрын
jazaaka llaah sheykh wll yaa allaah noo danbi dhaaf
@FC25-EA-FANS
@FC25-EA-FANS 4 жыл бұрын
اللهم إنا نسالك الجنة الفردوس الاعلى 🤲
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 4 жыл бұрын
Maansh allh maansh allh weeye ilahayoow naga yeel adoomadaada wanaagsan
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲
@dekadahir8268
@dekadahir8268 Жыл бұрын
Allahuma aamiin yaarabi
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا الشيخ
@fadumobintuxusen7871
@fadumobintuxusen7871 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@najmayusuf9999
@najmayusuf9999 7 жыл бұрын
Mashallah Mashallah
@hodogul2575
@hodogul2575 6 жыл бұрын
Salamucalaykum sheekh Waxan ahay Hoyo somaliyed Waxan jecladay inan kulawadago arimahan 10 ilaa 6 sano dhexdeda ayan waxan riyo kuu arkay (1) Nabi yacqub oo weseysanaya (2) waxan arkay nin dad kuqoslayan oo quran akhriyaya waxan idhi ninkan dadku kuu qoslayan waa ayo waxa laygu dhi waa Nabi naal weligay mamaqlin madaxa. (3) waxan riyo kuu arkay Nabi muxamed oo fadhiya dhulka oo nin wax ushegaya dabadena waxan idhi waa ayo ninkan dhulka fadhiya waxa laygu dhii waa nabi muxamed oo farin buu udiray umada falastin. Xita waxan riyoda kuu arkay abubakar sidiq iyo nin ay walalo yohin. Waxan ilaahay kaa rajaynaya ituso intan riyadayda kuu arkay.
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 4 жыл бұрын
Hodo Gul Mansha Alah Walal Yaba ka nasib badan nabi Maxamad hadad riyo ku aragty Alahu Akbar
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
Hodo Gul walal maxad samaysa oo camal ah nofaqideh
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
Allahuma Aamiin ya rabi 🤲🤲
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
Anigabe riyo ayan ku arkay abu bakar sadiiq iyo othman ibnu cafaan allaha ka raali noqde
@quruxiwaadiin4358
@quruxiwaadiin4358 3 жыл бұрын
Mnsh alah alow nala kulmi nabi maxamed scw
@fartunali390
@fartunali390 7 жыл бұрын
Baarakalaahufiik walaalkay Allaah hannaga yeelo kuwii jannatulfirdows iska arka oo ku noolaada farxad iyo raynrayn Allaah aktiisa nooga ahaatay
@nacimoahmednacimoahmed6681
@nacimoahmednacimoahmed6681 7 жыл бұрын
mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah
@ARNOLD23
@ARNOLD23 6 жыл бұрын
Mansha allah tabarkallah alle haku xafido sheikh
@cabdilibaan7198
@cabdilibaan7198 5 жыл бұрын
Alow noo naxariiso anaga iyo walidkayba
@ismoahmed3265
@ismoahmed3265 6 жыл бұрын
يا شيخ الله يجزيك كل خير
@hamdihassan1138
@hamdihassan1138 7 жыл бұрын
jazakumu alah sheikh wax badan aan ka faaidnaye masha alah
@ifraahibrahim5137
@ifraahibrahim5137 7 жыл бұрын
mansha allaah sheekh allaah haka abasl mariye riyooyin noc walba leeh. ayaanku riyooday. ee halkee ayaan kugu soo qora
@canabahmed8082
@canabahmed8082 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah Sheikh
@khadarhybe6396
@khadarhybe6396 7 жыл бұрын
Maansha allah sheekh allaha ku xifido
@cabdiaar3480
@cabdiaar3480 7 жыл бұрын
Maanshaa allaah
@cumaraaden3532
@cumaraaden3532 7 жыл бұрын
Masha alaaah ilaahi haku xifdo
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 3 жыл бұрын
Allah ha noo naxariisto maalintan geeriyoono biraxmatag yaa arxumu raahimeen
@zaki_abro
@zaki_abro Жыл бұрын
allhum aamin aamin
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 жыл бұрын
Jazakallahu khair
@umuyasircabdala606
@umuyasircabdala606 7 жыл бұрын
Mahadsanid sheiq
@muslimman2065
@muslimman2065 7 жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
Masha allaah jazakalah wllky allaha ku xifdiyo
@drcdadaab9754
@drcdadaab9754 3 жыл бұрын
M. a
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 4 жыл бұрын
Mansha Alah shekh Alah ku xafido
@abdinasirabdullahiroble2633
@abdinasirabdullahiroble2633 4 жыл бұрын
Masha Allah 🔥 🔥 🔥
@quruxiwaadiin4358
@quruxiwaadiin4358 3 жыл бұрын
Aloow no naxariiso anaga iyo waalidkenba
@farhiya2269
@farhiya2269 3 жыл бұрын
Ilahay aabahay mcn iyo intii dhimatay haw naxariisto
@maannacadeey8708
@maannacadeey8708 7 жыл бұрын
masha allaah
@bashirhassan6785
@bashirhassan6785 5 жыл бұрын
Aadaanka kuu saaran ruuuxa aadaamayo magiciisa ayaa rabaa aad ayuu umacaanyhy
@kamaaludin7410
@kamaaludin7410 5 жыл бұрын
jasaakallah sheikh
@safiyaabdi8201
@safiyaabdi8201 7 жыл бұрын
jazaaka Allaho kheyran kathiiran wabaaraka allaho fiik
@wizdani3645
@wizdani3645 7 жыл бұрын
subaxan laah
@bushraosman9641
@bushraosman9641 5 жыл бұрын
Manishaalllh tabarakallh
@aliabdi645
@aliabdi645 7 жыл бұрын
Mashaa allah jazaka allah wll qali
@faysalabdukader662
@faysalabdukader662 6 жыл бұрын
Mashaa.allaah
@mahamedali1682
@mahamedali1682 4 жыл бұрын
شيخ معنونة
@munaraho2594
@munaraho2594 4 жыл бұрын
Maxaa janalkan meel sare loo gaadhsiin wayey waa janalka ugu faaidada badan in aan arkay
@xikmaproductsom6499
@xikmaproductsom6499 3 жыл бұрын
Asc sheikh waxa kaso hadasha ruxda iyo nafta marki lahurdo waxa baxaya ayaamaqlay nafta oo waxay kagudbaysa barzaqa kadib nafti way sonoqota marki qofka hurdada kasotooso waana fadliga Alle lkn maxa kajira ruxda barzaqa kama gudubto lkn marki ay ruuxda barzaqa kagudubto qofki hurdaye dib oguma sanoqotom maxa kajiro ruuxa iyo nafta marbay israacaan markii ruxda berzaqa kagudubto iyadoo nafta lasocoto qofki jazadkiisa kumasoo noqoto oo waa laga qabanayaa saas ayuuna ku geeriyoonayaa marka qofkii hurdatii dhaxteeda ayuu ku dhimanayaa oo qofkii waa mayd
@habibrobleh5552
@habibrobleh5552 5 жыл бұрын
Macha allah allé haku xafido sheik
@abshirmaxamed7613
@abshirmaxamed7613 4 жыл бұрын
Maansha allah
@sacdiyamustaqbal5939
@sacdiyamustaqbal5939 4 жыл бұрын
waxan kaasoo salaamaya gobolka nugaal somaliya wana ku duceeyay
@asmaabdulhi1510
@asmaabdulhi1510 7 жыл бұрын
Rabiyow no naxriiso😭
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 5 жыл бұрын
Asma Abdulhi amin Amin
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲
@8987-s8v
@8987-s8v 6 жыл бұрын
Illahow raxariistada naarta nagaga badbaadi janadana nagugee
@mohamedkaysetimir4602
@mohamedkaysetimir4602 6 жыл бұрын
Dadkan xata khayrka Dislike ta saaraya ma aqoon la.aanba ka haysa tolow
@aragsancadeyhassan9228
@aragsancadeyhassan9228 4 жыл бұрын
Waan layaabay dadkas khayrka necen subxanalah
@marwaanmahamed7342
@marwaanmahamed7342 7 жыл бұрын
Mansha allah
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 51 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН
DULAANKA MASKAXDA SH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL XAFIDULAH
1:15:38
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 184 М.
Waa kuma ninkii Cilmiga lahaa ee Carshigii Balqiis soo qaaday?
18:59
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 49 М.
Suuratu duur aayada 1 aad ilaa aayada 31 aad
28:29
Salaad omar official
Рет қаралды 93
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
Ma Ogtahay Macluumaad Cajiiba oo ku saabsan Masaajidka Qudus?
22:08
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 148 М.
QABIYALADA || 2024 || SHEIKH ABDIRAZAK MUSSA..
20:47
Sheikh Abdirazak Mussa Ibrahim
Рет қаралды 65
Asbaabta Rizqiga lagu Waasiciyo ~ Sh. Maxamed Cabdi Umal
1:34:24
Tazkiyah Network
Рет қаралды 348 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 51 МЛН