Waad gar waaqsan doontaa

  Рет қаралды 15,571

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Somalibanahay
@mohamedosmanadan3606
@mohamedosmanadan3606 7 жыл бұрын
GANTAALO II QARSOON BAA WADNAHEEYGA GAARAYO GEESAHAAN USEEXDIYO QABAN WAAYEY GOGOSHOYE ADNA WEEYGA GUURTAYO II MAAD GARAABINE GUULAHEEY ILAAHBAAN GARGAARKIIS FILAAYA DHAQSINA WAAN KU GAARAYA MANA GAABINAAYO RUUXI GODOB WALAA QABA GONTAHA KA GOOYE WAAD GAR WAAQASAN DOONTAA MARKU GUUDKA KAA RARO GARABAHAADA DHAAN SADO ILEEN WAA GADIISO QOF SOO GAADAY MOOYE KA GAABO OOHI MEEYSIDE
@rooseyare9825
@rooseyare9825 6 жыл бұрын
mohamed osman had adan mc
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
Muhamad walal wad mahad santahay miraha hestan wan radinaye wallahi jacayku waa gumesi qarson
@prettysomali8578
@prettysomali8578 7 жыл бұрын
axsan hees wax badan heestaan raadinayey mahadsanidiin
@cabaabeey5087
@cabaabeey5087 7 жыл бұрын
siman c/weli kzbin.info/www/bejne/g6jWo6Fpa7aSntU
@Qallaaf
@Qallaaf 5 жыл бұрын
HEESTAN WAA HEESTII UU KAGA QAYB GALAY BARMAAMIJKII HEESAHA HIRGALAY 1971, HEESTAN AYUU KAALINTA KOOWAAD KU GALAY, HALKAAS AYUU KA SII WADAY HAYAANKIISA FANKA.
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 6 жыл бұрын
Chanel saxb heestaaaa aan ku weydinay Waxan u badiii gobeynaaa si zaaid ah heesta waxa laga so deyn jiray radio muqdisho iyo BBC Barnaminka.misiga iyo salamaaa Rabiii lagama wayeee arroskinu raxiyo wareskiyo barwaqee Gurku yu ragad noqon rabi lagama wayeeee
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
maxamed taajir sxb heestaad baadi goobaysay halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/a16Ym6WGed1lm7s
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 6 жыл бұрын
saxb aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay 100% collection ayeey ku dhex jirta bulsho fara badan o baadi gobeysa o aan aniga ka mid ahay si aan uga haqab tiro ka so jar Qeybta ay ka bilabane noga bilaw xilliga fursad u hesho adiga o aad u mahadsan nabadoone aad ayaa u mahadsan tahay
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
maxamed Taajir Sxb wakhti imika uuma hayo ee meel kale Ayaan kuugu tilmaamayaa heesta oo kaligeed ah. Halkan guji ---->>>> askarmotor.com/Axmed-Ishaar/Heesta-Gurku_Yuu_Ragaad_Noqon.html
@hassanabdullahielmi9522
@hassanabdullahielmi9522 6 жыл бұрын
Chanalka waxaan ka codsanayaa in ay soo daayaan heesta cabdi xasan dege ee ereyadeeda ay ku jirto rabi lagama waayee arooskiina raaxiyo warays iyo barwaaqiyo ha ahaado kii roon
@davidarizona898
@davidarizona898 6 жыл бұрын
Axmed ishaar cabdi olol ayaa qaado sxb
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 5 жыл бұрын
Axmed inshaar cabdi olol ayaa qaada sida u saaxibkeyba horey u sheegay ee magaciisa ku raadi
@OsmanGelle
@OsmanGelle 6 жыл бұрын
#LBchannel marka hore waan kusalaamayaa bacdal salaan waxaan kaa codsanayaa heestaan inta ayna bilaaban music ka ka horeysa in aad heestaas meel igu sheegto ama so gali please
@khalidismail5972
@khalidismail5972 7 жыл бұрын
LBchannel waxan idinka cod sanayaa heesta hawd iyo madhele marku qaadyo Maxamed mooge libaan
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 6 жыл бұрын
Heesa lagu weydiyeey saxb waxaa laga qaday arooskiii axmad cali cigaal.iyo maryan.mursal Rabi lagama waayee arooskiina raaxiyo wareyskiyo barwaaqeee Gurku Yu ragaad noqon markaaa no so daaa hadiii aad heyso adiga o aad iyo.aad.u mahadsan 100%
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 5 жыл бұрын
Saaxib heestaas waxaa qaada axmed inshaar
@abdishakurmahamedabdishaku362
@abdishakurmahamedabdishaku362 7 жыл бұрын
hesaha qarami ayad sogalisa wad kumahadsanty wayo wayo soxasusaday
@mustafexasan9213
@mustafexasan9213 7 жыл бұрын
sxp waan ku slamay heesii maxamud kamanle ee aad noo balan qaaday sanadka cusub 2016kii ayaad saa tidhi
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Mustafe Xasan sxb xusuustaydaba way ka baxday, qof I xasuusiyana maan arag. Kol hadaad adigu I xasuusisay waad ku mahadsantahay waanan soo bandhigi doonaa wixii ka dambeeya bisha May ee sanadkan 2017 haduu illaahay yidhaahdo.
@mustafexasan9213
@mustafexasan9213 7 жыл бұрын
LB Channel waxaan ka dhergi waayay sida wacan ee aad nooga haqab tirto heeso la waayay iyo qaar qaab fiicanba u duuban
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Mustafe Xasan waan ku faraxsanay in aad ka hesho heesahan tayada leh ee aan soo bandhigay. Waanad ku mahadsantahay booqashada aad soo booqatay Janalkayga.
@samadonetv2307
@samadonetv2307 7 жыл бұрын
heestan waa hees meeel fog ka hadlaysah
@cabaabeey5087
@cabaabeey5087 7 жыл бұрын
Cabdulaahi Nuur Cigaal kzbin.info/www/bejne/g6jWo6Fpa7aSntU
@zachariahforrest3339
@zachariahforrest3339 3 жыл бұрын
instablaster.
Caynba cayn
7:22
LBchannel
Рет қаралды 33 М.
Shimaali 13
5:38
LBchannel
Рет қаралды 12 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 70 МЛН
BANDHIGGA DEEQA IYO CABDI XASSAN DIGE 22 11 2018
1:25:30
Somali cable
Рет қаралды 48 М.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo hadda xadhigiisa ka hadlay.
6:36
Galaydh Media
Рет қаралды 147 М.
Camaari iyo Aways
8:39
LBchannel
Рет қаралды 10 М.
3 SANO KADIB OO FAMILY KEYGA LA KULMAY ALHAMDULILAH
8:02
KOKO BULLE
Рет қаралды 19 М.
HEES| Cabdi Xasan Dige| Basra| Original + lyrics
6:29
MAADEYS
Рет қаралды 551 М.
fanka iyo suugaanta cabdi xasan dige
1:13:53
Universal Somali TV
Рет қаралды 1,9 М.
Xulka Heesaha Magool #2
15:23
LBchannel
Рет қаралды 16 М.