Waayojoog: Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare Qaybtii 9aad (9/14)

  Рет қаралды 29,123

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Жыл бұрын
SNM xaq ayey u lahaayeen in ay difaacaan dalkooda dadkooda diintooda iyo sharaftooda Wlhi reer waqooyi ma ihi reer muqdisho ayan ahay xiligaas na waa yaraa lakin dowladdii siyaad bare isir sifeyn ayey kula kacday reer waqooyi Farmaajo na sheekadii ayow xamar la yimid lakin waxaas xaar ayey ku noqotay
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d Ай бұрын
🎉🎉🎉Qori Cas Waaye Taliyahani Maaha Shilin Caabud Waa Qof iiman le Adeer Waa Kaaga Mahad Celineynaa Guusha Iyo Dhiigii Aad Noo Soo Shubteen Waana Balan Inaan Halkiina Kasii Ambo Qaadno Weliba Dadaalo Xoogan aaan Sameyn Doono Hadaanu Nahay Generation hada
@MrQoolaab
@MrQoolaab Жыл бұрын
Raganimo inaad leedahay Anigoo Rer SSC ah baa kuu qirayna Awoow Rag waa coloobaa waana heshiiyaa ,laakiin Gobanimada layskama xaasido.
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
First coment in my life 😀😃😃😃 cometigii ugu horeeyay ayaan ahay
@fatxiyamahamed2109
@fatxiyamahamed2109 Жыл бұрын
geesi gessi dalay walahi waan ilmayay hadalkaga darti ilahay waxan kuu baryay cimri daar iyo cafimade wakhtigaga has ku lomin cid nabad iyo somalinimo dounaysa maa jirto
@Hawd74.
@Hawd74. Жыл бұрын
Manshala geesi qaran alaha cimriga iyo caafimaadka hakuu siyaad iyo
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Taasi waxay cadayn u tahay sida loola dhaqmay ragii isaaq ee halkaa joogay ee ka qudbadaynayay inaanay koonfuri diyaar u ahayn midnimaduna aanay dhab ka ahayn ee ay munaafaqadoodii ay 60kii inagula kaceen ee ay dawladninadii somalia oo dhan ku xantoobsadeen inay ilaa maanta tii ku taagan yihiin oo aanay ogolayn in wax loo kala qaybsado waqoyi iyo konfur hargaysa iyo muqdisho ma ogola waana cadayn saxa muqalkani inaanay konfuri ina rabin ee ay donayso inaynu mar labaad khaldanno oo ku dhacno godkii 60kii oo kale deedna laba jeer hal god laynaga wada qaniino ala reer koonfureenku xaasidsanaa oo cadawsanaa xataa wax walaltinimo ah inooma muujiyaan ilaa hada oo arki maysid iyagoo ina amaanay ama inasoo dhawaynaya way ina caayaan way aflagaadeeyaan systemkeena dawladed ee somaliland markasta niyad jabkeenay ka shaqeeyaan markasta jawaabo adag oo xun xun ayay inoogu soo jawaabaan shacab iyo dawladba tolow anagu waanu cadhaysanay oo dad dhibaato loo gaystay ayaanu nahay wax kastana way naga suurtoobayaan se iyagu maxay sidaa cadawtinimada ah noola dhaqmayaa markaad u fiirsataba cadawnimo xaasidnimo cay hadalo adag oo xanafleh waligiin ilaahay baan idinku dhaarshee miyaad aragteen nimankaa koonfur oo inaga farxinaya si walalnitimo inoola dhaqmaya ina dajinaya ina qaboojinaya oo xasidnimada inaga daynaya waxaynu rabno inala jecel miyaad aragteen ilaah baa idinku dhaarshee bal munaafaq nimada intaa leeg iyo cadaawada intaa leeg ee ay inoo qabaan bal eega waxan maqli jiray maahmaah odhan jirtay ::: walee xamareey xeeladaa badan ::: walhi taasaa dhab ah oo xeeladoodu waa xasidnimo ay walalkood oo ka xanaaqay ay kusii cadaadinayaan waatan yaabanahy waxay rer konfuredku ku odhanayaan aboowe soo dhawow soo fadhiiso qolka fadhiga iyadoo mindidii lagugu birayn lahaa kuu taalo qolkaas fadhiga walhi waan yaabanahy ilaa hada xasidninada ya inoo qabaan iyo takoorka inagoon waxba ku samayn oo waliba aynu iyaga wax ka tirsanayno hadal iyo dhamaan ilaahay ayaa xaqeena kala saari doona koonfureeey 😪😪😪😪😪
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
@nimcomuuseaadam7962 dee sownigan ku idhi waa xaasidiin aan waxba inoo ogolayn
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 Жыл бұрын
Ilahay rayida qalbigaga kujirta haku suragaliyo xalaal nin ah weeyi gambayare ......
@kalihaid4878
@kalihaid4878 Жыл бұрын
adeer waad soo halgamtey alla hakaa jasiiyi siiyo
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 Жыл бұрын
Ninkaa caqliga xunleh ee snm iyo shicibkeda in lalaayo kufaraxsanaa dhagarti hore Tanaka kadaran mar ahaana xamar waanku dumin inshaa alaah
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Жыл бұрын
gambi cudur
@abdul3509
@abdul3509 Жыл бұрын
Waxaan umalayna yaa caynaanshe in aanu naga mid ahayn hadanu nahay duriyadda barakaysan.❤❤❤❤❤ adeero cabdirisaaq waa geesi qaran somaliland guul.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
abdul3509 caynaashe waa ninkii yidhi garxejis waa Dir isaaqna waa yuhuud weliba wuxu yidhi ninka inamadiisa Ibraahim iyo Muuse iyo maxamed ula baxay yuhuud buu ahaa isagoo sheekh isaxaaq sheegaya! markaasuu hadana isyidhi muslimiintaa ku qabsandoona markaasuu yidhi Maxamed muslinku wuu labaxaa maalin kalena wuxu yidhi DNA baan iska qaaday oo Oromo iyo Axmaaro dhiigoodii baalayga helay,waa Aby Axmad inaadeerkii baan u malaynayaa Caynaashe?
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
CAYNAANSHE H,YOONIS BUU CIILI JIREY,,,CABDALLAHA YARYARI HAATAN WAW CAGAJUGLEEYAANE
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@mohamednur1696 Caynaashe ma sheegayee ninkan waalan baa Xasan caynaashe layidhaa reer Caynaashe waa qabiil anagu ninkan waalan baanu ka hadalayaanaa,
@ogademabsame1515
@ogademabsame1515 Жыл бұрын
Gobonimo haddey hodon ahayd hibo ninkan iyo reerkiisa leh ما شاء الله
@maxamedaxmed5658
@maxamedaxmed5658 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤Siraganimo kujiro ayasamayseen
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Snm shalay tuugo shisheeyo uadeega manta naceb xasuuq lascanod kawada caqli xumaa
@thegent2716
@thegent2716 Жыл бұрын
Ilaahay cimirigiisa ha dheereeyo mujaahidka
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 Жыл бұрын
Waar Mujaahidka meesha ha iskaga yimaado adeer anagaa bil hadalkaaga blaa hadal ku dhegaysanyna Oo u dahab noo yahaye aboowda iskaga kaalay shalay waad la dagaalantay maanta maraqooda iyo qashinkoodu yeeli mayno inay ku aamusiyaane bilaahi calayk adeer iskaga kaalay
@farahboss9600
@farahboss9600 7 ай бұрын
Adigu hada faqash baad noqotay
@RashidWabari
@RashidWabari Жыл бұрын
Mujaahid C/risaaq Gamba yare , waa mujaahid xalaal miirada ah .
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Жыл бұрын
Ninkan wuxuu ahaa ragii soo dagaalamay lk nasiib daro wuxuu ku danbeeyey inuu is maydhay oo uu tacabkiisii ka doortay xoogaa shilimo ah iyo dad aan aqoonsanayn tacabkiisii dafirsan
@jamalabdulrahman6997
@jamalabdulrahman6997 Жыл бұрын
Masha Allah waa nin wadani ah wlh
@kalihaid4878
@kalihaid4878 Жыл бұрын
Alah haku daayo adeer
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Жыл бұрын
Laandheeranimada la sheego waa loo dhashaa,waxuu cadeeyey inuu yahay rijaal garxajis ah caynaanshe wali ka sii ah oo ilaahay uun ka cabsada ummada somaliyeedna garabkiisa ka eega cidna wax ba isaga tirin meel.kastuu joog,guulayso mujaahid
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 9 ай бұрын
Ninkani miyaanu muuse cabdale ahyn inader
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 7 ай бұрын
Maaha wal.waa reer caynaanshe
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
Hhh waa laandheere xirsi cismaana waa niman rag iyo rabiba yaqaana
@yahyemadar7517
@yahyemadar7517 28 күн бұрын
Xiniinyahu waa kuwaas
@maxamedaxmed5658
@maxamedaxmed5658 Жыл бұрын
Walahay ninkani waa adke jecel soomaalimoda
@HamdiAbdi-q5l
@HamdiAbdi-q5l Жыл бұрын
Way la fahmi waayay se waa rijaal ninkani
@davidjohn1285
@davidjohn1285 Жыл бұрын
Libaax libaax dhalay.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Xasan Sea man... waa Ina Gaas macaawiye... waa CCB Famaajo ayaaa dhalay
@faysacaydid9083
@faysacaydid9083 Жыл бұрын
Waxaa si xildhibaan maaha
@keysedheereeye2857
@keysedheereeye2857 Жыл бұрын
Mujaahid gambayare waa geesi geesi dhalay weeye halyay
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Жыл бұрын
Geesi cimri dheer iyo cafimaade
@abdijama6427
@abdijama6427 Жыл бұрын
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
inantii waa la dacweeyay oo caruurtii waa laga qaaday baan maqlay oo shirqoolbaa loo dhigay waxay degantahay sweden magaalada Eskilstuna
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 Жыл бұрын
waa inantee.
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Жыл бұрын
Abdirisaaq ilaah ha xifdiyo aduun iyo akhiro waa nin xalaal ah Somaliland xukun iyo xoolo danyar saan rejaynayo jeebab kama buuxsan.
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Reer woqooyi dad Waal waalan lee moodi jiray Bal Ninkaan dhaqanka wanaagsan ee geesiga ah aan cuqdad qabin ee wuxuu diidanaa shalay iyo waxa maanta taagan kala yaqaan maansha alaaah baan leeyahay. Qolyaha saxaafada maad Ninkaan oo kale noo keentaan waa idinka Faysal Cali Dhurwaa iyo islaanti cigaal ka dhintey nagu waalaye
@Gobsame
@Gobsame Жыл бұрын
Maxaad ka wad wadaa gamba yare oo Somaliland ka noqday
@Hawd74.
@Hawd74. Жыл бұрын
Dadkaa hadalkiisa dhibsanaya ayaa laleeyahay wax la qaybsada kii idinlajoogay ayaa ixtiraami laadihiin reerbahalow
@abdirahmanquule
@abdirahmanquule Жыл бұрын
Snm waad ceebaysay cudur garxajis ah xun qaacaysaa
@Hamdajirde
@Hamdajirde Жыл бұрын
Raganimo❤❤❤❤❤
@abdullahmohamed519
@abdullahmohamed519 Жыл бұрын
daacadnimadiisa si loo afjaro Dhulbahante iyo Laascaanood kawaran ha la dhaho
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Жыл бұрын
Nuux ismacil taani buu aha ninkii siyaad baare la Qaaxay ee ku dhaahaye Reerkaag qaabo 1993 aheyad
@namiin3034
@namiin3034 Жыл бұрын
haa maarna baasto bu SNM uu kariinayay maarna Gedo joogay, kadibiin foqul kadab
@kalihaid4878
@kalihaid4878 Жыл бұрын
Waa nin raga wuxuu sheegayna waa dhab
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Жыл бұрын
Waa kuwaa abtiyadaydii aan ku kacaamay hadana cabdulaahi Dahab hala soo saaro wadani xirsi baa qudhmiyey habar jeclo cod waa la diyaar ee wadani naga daaya abtiyaal
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 Жыл бұрын
Cimriga.allah.hakuu.dheereyo.caqli.caafimaad.qaba.ayaad.haysaa
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Maxaa isaga geeyay meel aan laga rabin. Habar Yonis hungiri baa meel walba galinaysa. Bal Mujaahid ayuu ahaa SNM ah maxaa ugeeyay qudhunka koonfur yaala
@maxamedaxmed5658
@maxamedaxmed5658 Жыл бұрын
Wuxuudoonayay dawlanimo soomaaliyeed
@abdirisaqomer9096
@abdirisaqomer9096 Жыл бұрын
Dadka guryaha iyo banaanada laga soo qabsaday ee laysku xidhxidhay ee la laayey inta laysku xidhxidhay gawaadida gaashaaman iyo gaarayaasha la mariyey maxay ahaayeen adeer
@husseinabyah1842
@husseinabyah1842 Жыл бұрын
Waxaba mu sheegin
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
dadka maxay u afdoodaan maamulka muqdhisho??
@baashe09
@baashe09 Жыл бұрын
Abdirizaq ha ku Dagmin ,ku Bushaarayso inaad noqoto Nin ka keliya ee SNM ah ee Maxkamad loo saaro Dawladii Siyaad Xubnihii Riday ka mid ahaa
@cabdikariimxirsi861
@cabdikariimxirsi861 4 ай бұрын
In sidaa lagu bahdilayo meesha aad joogto walaahay ceeb ayay kugu tahay.
@xasandulmane8499
@xasandulmane8499 Жыл бұрын
Hogaamiye waxaatahay saameeyn leh
@khadarelmi9787
@khadarelmi9787 Жыл бұрын
Cabdirasaaq waxaad tahay nin qiimo leh lakiin taariikhda waxad u qaloocinaysaa inaad reeraha aan isaaq ahayn kiciso Taariikhdana waa la wada joogay wax lagu heshiiyey soomaliland cid lagu qasbay Ma jirto . Fikirkaaga ayaad iibinaysaa oo aad soomaliland u burburinaysaa
@mahamedali6310
@mahamedali6310 Жыл бұрын
Fikir ninkan waxaan ku cabili lahaa Qof nijaaso kaadi iskaga dhaqaya Aan sababeeyo Somali horteeda ayuu u mudhuxsaday in u kicin iyo hiirtaayo hadan
@AANUUR1
@AANUUR1 Жыл бұрын
Adna Garac dhalintii Siyaad Bare korsaday ayaad tahay, waad isku cadaysay
@xaroguled3126
@xaroguled3126 3 ай бұрын
Dadkan ad noxayeysinayso ee ad Somali naledahay adiga ayey xata hadalka ku qudhi la yihin qudhun ayad utagtay
@abdifarah5875
@abdifarah5875 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo somaliland, adeer ganba Yare walahi sidan samayn laha oo laga yabo xita gacan inan qadi laha, balse wa ku xakameeyey wayo aragnimadada, balse wa marqati madoonta ah walaalahayn soomali land ama Isaac) in isir sifayn iyo habeenki guruaha lagala bixi ka dibina maykooda wadooyinka looga tagi jiray Anigo ah will U, s , C , kaso Jedda reer Mogadishu qasatan, ama irir samala, ;( remember adeer you are my Hero, nin kasta damiir lahana sida ka badan yuna samayn laha , balse kuwan Kasoo horjweda fadlan ku shubada labada eray kalia maqla oo ah imisa yad isiinaysa lacaka, fadlan ha inuugu caroon kokxdan daradood reer Mogadishu mahan oo wa kuwi farmajo ka soo aruuriyay balse the real Mogadishu residents are with the ( with snm) xaq u dirirka guul day and night inshallah
@xasandulmane8499
@xasandulmane8499 Жыл бұрын
Hada waxaa sameeysaa urur eey ku mideeysan yihiin Shanta soomaaliyeed
@shaqodoonali7146
@shaqodoonali7146 Жыл бұрын
Odaygaasi waa garac garac dhalay oo xaaraan nijaas lagu dalacay ah
@KhaatumoState-dk7yk
@KhaatumoState-dk7yk Жыл бұрын
General Ismaciil Axmed Ismaciil ayaa ugu danbeeyay cid isaaqa ah oo Madaxweyne Siyaad Barre raacda oo waliba ku ooyay goob joog ayaan u ahaa. Garxajis ama Habar yoonis waa walaalahayo oo waa Garxajis Darood uurka ayaanu idinka ognahay
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw Жыл бұрын
Qof xaqa yaqaan haddii ahaan lahayd way fiicanaan lahayd
@yasinismail2733
@yasinismail2733 7 ай бұрын
😂😂😂 labo sacdood baan daawanayay lakin markuu xildhibaanimo doontay ee cirka loo calaamadiyay ayaan ka yaabay siduu u madhmadhay hhh gacantana awr geel ah baa ka cunay baan filayaa
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын
✌️✌️✌️✌️
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Sax
@khalidMohamed-rw9ij
@khalidMohamed-rw9ij Жыл бұрын
Waar qofkan aan mujaahidka moodayay waa maxay xamarta uu ka sheekaynayaa waar tag dhaha
@mahamedjamaahmed6405
@mahamedjamaahmed6405 Жыл бұрын
Xamar mujaahidku waa magaladiisi ee adna ku soo dhawow....
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Hunguri ayaa meel walba habar yonis galinaya
@saki6803
@saki6803 Жыл бұрын
Doqon doqon ii maala
@mohamedyousuf-e1z
@mohamedyousuf-e1z Жыл бұрын
MICNAHA SNM HORTA MA TAQANAA? SOMALI NATIONAL MOVEMENT= SNM. MARKA HORE BARTA MABAADIIDA KU DHISNAYD SNM IYO RAGII AY KOONFUR ILAA WAQOOYI WADA XOREEYEN IYO AXDIGII KA DHEXEEYEY BALSE FEKERKAA WAXA INQILAABAY INYAROO JOOGTAY WAQOOYI OO WAKHTIGII SNM IYAGU WATAY QORSHE KALE OO GOOSASHO AH SIDA UU SHEEGAY XASAN CIISE JAAMAC. LKN RAGII DAGAALKA IYO QAWLKA HALGANKU DHABTA KA AHAA ILAA HADA KAMAY BIXIN BALANKII QAARNA WAABAY KU DHINTEE SIDA GENERAL CAYDIID OO ILAA XATAA LA DAGAALAMAY INADERKII CALI MAHDI , CAYDIID ISAGOO FULINAYA AXDIGII UU LAGALAY RAGII SNM. MAANTANA MUJAHID GAMBAYARE IYO RAGA LAMIDKA AHAA EE QAARKOOD DHINTEEN DAMACOODU WUU KAWAYNAA XAAFAD IYO XAAFADO SIDA MAANTA SOMALIYA DHAMAANTED TAHAY BALSE IYAGU HADAF KAWAYN AYEY WATEEN MANAANAY KU QASAARIN HALGAN KASTA OO AY MAREEN.
@lii7560
@lii7560 Жыл бұрын
LASCANOD BAAL KAWARAN HAADA ???? DUULANKA AAD KU QADEEN SHACAABKA MAGALADAS DAGAAN TIINA BEENTA AH WAAD NOOGA SHEEKEYSEN
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
Kaa leh dawladu xaqbay u laheyd inay dadka gumaado, waa nacaskii farmaajaa wax kaa dhigi doona ee la soo eryey ka dibna ka kufriyey nabad iyo nolol.
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Жыл бұрын
Adeero ado dulmi diid iskadigayey 1981 snm maxaa Xamar ka doonatay I aad Senator beenawal ah Maanta snm halkey gaarsisey in waxay shay diidey ee maanta ku hayso Harti ,Gadabursi & dadkale Dadka aan Issack aheyn wa Riciyad mMujahid been ah oo DIID KA HORE IMANAYA
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Maryooley waxay ka mid noqon doonaa Great abyssinia Aayo maleh waa tribal country
@maankaofficialchannel
@maankaofficialchannel Жыл бұрын
Y
@Ghedi1965
@Ghedi1965 Жыл бұрын
War odeyga meel ha uga dhicina Soomaali nimo ayoow diirada horey usaartay ee kala qeybsanaanta haku riixina oo uu carabka ku dhuftay MADAXWEYNAYAASHA tirada baddan ee Soomaaliya kajirto. Soomaaliya iyo inta dhul ay dagaan Soomaali ayaa leh!
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Жыл бұрын
Maxaa Somali kuu weydiisa maanta Nin iskaa riyoonaya baad tahay
@RashidWabari
@RashidWabari Жыл бұрын
Inta ina dawdar xilka loo dhiibayo , miyaa muj , loo dhiibo , somaliland rageedii waa dibad meer.
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Жыл бұрын
SNM Siyad dadkii u shaqayn jiray bay ahayen, , udeygan ha towbad keeno.
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 Жыл бұрын
Maa shaa allah Mr caynaanshe
@lii7560
@lii7560 Жыл бұрын
NINKAN IDOOR WAXUU NOOGA SHEEKEYAYE CUQDAAD UU QAABO INTAYE LEE IGTAHYE 30 JIIR ASAGA OO AH KU DHACDAYE 70 JIIR KU GARAAYE 😮 IDOORKA SYSTEM KOODA OO DHAN WAXUU KU DHISAN YAHYE CUQDAAD
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
Waa sidaad u heysato. Laakiin runtii cidna cadho iyo ciil midna uma hayno. Waxaan rabnaa uun inaan xaqayaga helo.
@amiirmohamed480
@amiirmohamed480 Жыл бұрын
@@ismailjama178 xaqa aad koonfur ka baryaysaa waa maxay adoo dawlad leh la siman maanta oo ka awood weyn oo ay jecel yihiin inaanad horumarin oo 2 reer isu dhiibaan meesha, ha is dullayn ilaah baa ku sharfee.
@idristhebestboy
@idristhebestboy Жыл бұрын
Nadar bahluul beenala oo tariiqda beenkashey batahey
@leabantwin7480
@leabantwin7480 Жыл бұрын
xageed joogtay adigu
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 349 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 15 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 110 М.
Barnaamijka- Waayo Arag Qaybtii 10aad 31-03-2022
32:53
SLNTV
Рет қаралды 37 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 349 М.