Waayojoog: "Ragga noo calaamadsanaa ee SNM Adhaxda ka jabinayay Xukuumadan imika ayay ka mid yihiin"

  Рет қаралды 13,713

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Waayojoog: "Ragga noo calaamadsanaa ee SNM Adhaxda ka jabinayay Xukuumadan imika ayay ka mid yihiin" Halgamaa Axmed Kayse qaybtii 4aad
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 53
@AAbdi-q1o
@AAbdi-q1o 2 ай бұрын
Nin imika dhibtay oo siyaasi weyn ahaa oo Muse Cabdalle ah ayaa Tayrago markii aytimid Syria 🇸🇾 u dhoofiyey wadan reer Galbeed ah Waa Khayran katiiran
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
Xog sugan
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 ай бұрын
ADEER SNM WAY GUULAYSATAY TAARIIKH WANAAGSANA WAY KA TAGTAY ILAAHAY INTII SHAHIIDAY HA U NAXARIISTO INTA NOOLNA WAA ANSAARTA DALKANI LEEYAHAY.WA BILLAAHI TAWFIIQ
@axmedcaabi3194
@axmedcaabi3194 4 ай бұрын
Ragii Soo Galay Reer Xuseen Bay U Badnaayeen Oo Dibjirka Badhasaabka Ah Baa Kamida
@Xasmas
@Xasmas 4 ай бұрын
Nice & gentleman ❤
@faysalabdillahi6556
@faysalabdillahi6556 4 ай бұрын
Alla kariim Wallaahi ninkani aad iyo aad ayuu u fogaaday!!! Allah caloosha ha u Xaadho, kolay wax kale oo la yidhaahdo garan mayno ee.
@jamaalabdi
@jamaalabdi 4 ай бұрын
Wallaahi waan dhaartay ee adaa fogaaday oo bahal dhintay oo qabyaaladi dishay ah waar dadka ka xishood sida kuwaaga aad sooma jeestayaasha ugu taqaan buu dad u yahay halyey sooma jreste ah
@mohamudmohamed1211
@mohamudmohamed1211 4 ай бұрын
Waa human walkable ninkani weligii school ,dad and wuu waraysanayaa
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi 4 ай бұрын
Lkn Kani mujaahid maaha ee waa dawar sade. Caadiya aarbal yuusuf ganage u balami
@jamaalabdi
@jamaalabdi 4 ай бұрын
Dhib ku maaha inuu Mujaahid ahaa ee wixii aan kula reer ahaynba waxaad moodaysaa inaanay wax ahayn adeer 5 sano ayaannu adeerradaa oo la waraysanaayo u sacab tumaynee dadka ammaan geli yibir yahaw bukaa
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
oo gormay Adhaxda ka jabtay SNM waa bay guulaysa tee
@abdiazizyusuf9442
@abdiazizyusuf9442 3 ай бұрын
Mujaahidka waa geesi, waxaan qiimayn kara ninkii maalinti la dagaalamayay xabada ridayay,
@abdicash8787
@abdicash8787 4 ай бұрын
Ruudhkaba calankiidu wuxuu ahaa casaan , waxaa la bedelsy 1991... 1991 ka hor ruudhka waxa la odhan jirey USSR .
@gouledxidig32
@gouledxidig32 4 ай бұрын
Waa doqonimo weyn anigu makala guro snm waa rag abaal naguleh lkn nooca meelahaa kaqeyliya waa kuwii basaasiinta ahaa ee lagu dhex darsadey snm ee fuleyga ahaa
@saeddahir7600
@saeddahir7600 4 ай бұрын
Ragii tagay yay ahaaayeeen inoo sheeg ee faqashta kunoqday
@FaysalMohamed-dw8fw
@FaysalMohamed-dw8fw 3 ай бұрын
Kaysaw.xaaji.saalax.xorbay.ahayda.markaad.ka.sheekaynayso
@maareeye673
@maareeye673 4 ай бұрын
Khilaaf cilladeed muu ahayne khilaaf halgan iyo hawl gal buu ahaa👍🏾 SNM 1❤
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 Ай бұрын
Ragii axmed siilanyo jidooyada u galay Rag h awal ah ayay ahaayen hooyada anaga wasne oo muuse biixi ibaraahin dhaga weyne ragasa ka bid aha Taariikhda yaan been laga sheegin Cuqdadba idin hayse wa la yaqana Cidii basasiinta ahayde
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 4 ай бұрын
SITOOSA UGAMA JAWAABAAYO SUAALAHA LA WAYDIIYAY
@xasanmaxamed8302
@xasanmaxamed8302 4 ай бұрын
Maasha Allah, runta xaajo laga sheego iyo dhamaanba runba reer sheekh isxaaq waxa loogu yimaadaa habarjeclo iyo arab, faanka iyo beenrana reeraa ku caana
@omarabdikarin2311
@omarabdikarin2311 4 ай бұрын
XOGTAADA CID LAMA SIIYO!
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 4 ай бұрын
Geesi
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
Yuu dilay uu geesi ku noqday ee faqash
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 4 ай бұрын
JEEGAANTA ..SHEEKADEEDU WAA IYAGA UUN CID KALE CAR HA KU DARO
@geesahaye
@geesahaye 4 ай бұрын
Inan gumeed daroodka basaas uh ayaad tahay intaad ninka arkayso kuwiina maxad u arki wayday kunbaa lawareestay oo intuba yusra ayay ahayeen
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 4 ай бұрын
Huwantii Gudaha ninkan Uunbaa helay sirtoodii😂😂
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 4 ай бұрын
wali dad aan isku hayb ahaynn mawaraysatayyyyy
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm 4 ай бұрын
Sirdoonka Somaliland Wuu Kula Socdaa Wuu Kugu Raad Joogay Waanu ku Daawanayaa Imika *CBA TV*
@LovelyBread-li3wq
@LovelyBread-li3wq 4 ай бұрын
Ma wax qaldanbuu sheegay mujaahidku
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm 4 ай бұрын
​@@LovelyBread-li3wqAdigu Ma *CBA TV* Ayaad U Shaqaysaa ?
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi 4 ай бұрын
Allow beenale ma sheekeyey
@LovelyBread-li3wq
@LovelyBread-li3wq 4 ай бұрын
Waaa siciid sulub
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 4 ай бұрын
Kkkkkklkkk waar odayga maxaa kudhacay may ahayd dhaliilaheenii inuu sheego sorry wayo halkii wuu hirgalay guushiina waynu helnay guuuuuuul qaranka somaliland
@AbdiMuse-kb6fz
@AbdiMuse-kb6fz 4 ай бұрын
Sicid sulub oo siyaad bare lacag ku soo sisay dilki suldan xasan bulbul cid kale ma shegayo weriye taarikhdina malaha ma wada hyside
@HRU20
@HRU20 4 ай бұрын
SHEEKO BEENA OO BARKUMA TAALA...WAA SHEEKO MIRQAAN ..😂😂😂😂
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi 4 ай бұрын
Sxb intii mujaahid eed waraysatay way badnaayeen lkn kani laxbuu ahaa waayo hadalkiisa ayay ka muuqata SNM way joogan ninkan yuusuf ganaje iyo cabdi dhul qiqaas iyo Faisal dheere way joogan
@jamaalabdi
@jamaalabdi 4 ай бұрын
Mujaahidiintaba reer kiinna ayaad u wada taqaan dadka ka xishooda 5 sano oo CBA uu waraysanaayy adeerrada oo ay ka mid yihiin ragga aad magacawday waannu u sacab tumaynay ee ma hal nin oo lagu soo dhex daray ayaad ka cabaadaysaa Alla ku qabay tolaw aniga hal waraysi ima dhaafin mid kastana waan ku farxaayey ee dadkan xanuunku xagguu ka haleelay hadday arkaan qof aan la qabiil ahayn oo Taariikh ka hadlaya
@saleebaannuux6869
@saleebaannuux6869 4 ай бұрын
Ninkan weriyaha anigu waan ka shakiyey in badan, xogtan uu uruuriyo cid buu u gudbiyaa xamar na mar kasta uu tagaa. Bal u fiirso background ka muuqaalka NISSA ayaa ku sawiran calaamadeedii.
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 4 ай бұрын
Calamada Nisa waa caynkee
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
War nio doqon thy
@hanaaden9901
@hanaaden9901 4 ай бұрын
yusray maxay lagu oyesan marku ninku yudhi basasin lacag qadan jirtay o snm kal fur furesa jirtay wax runti dee wata mantab huwanta qar badan la socdan la shaqenayan marka suldanka xasan bul bul ragba loso Adegsaday rerkisa Ah wan maqlay tarikhda lkn ragi dilay il rerkodi Adba lo layay iyagi wa la dilay waxy xolo lahayen wa lag qaday rerki dilay tas wa xaqi E ninka yuska kal tag
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 4 ай бұрын
Habarjeclo waxay dishay mujaahid haragwaafi bidixo iyo inkale. Beentaa siway jirtaa
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi 4 ай бұрын
Alla aaboy been wayna
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 4 ай бұрын
Mangiste markuuyidhi baxa snm siilaanyo ethiopia wuukaduulay landhan buutegay. Craxmaan axmed cali anto gudoomiye nimadii snm waxa lawareegay craxmaan sidii buuyidhi waxan galaynaa goboladii sidiibaa lagugalay. Burco habaryoonis 3cisho markay kudagaalamtay. Habarjeclo 3dexad bay timi. Beentadaa ragbaa idinkumaqan oo wlee cad.
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 4 ай бұрын
Waryaa naasirow waxay ceebtan iyo fadeexad aad tiifigii usoojiday iyo nisadan aad nalasoo toonatay tiigagu miyanu barafad ahayn ma nisa ayuu uu shaqeeya waar ka qaad guugalahan iyo qadhmuukan snm na waad ka sheekaynaysa fajaqshna waad ku nabaysa
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 4 ай бұрын
Awalba barnamijkani dhinacbuu kararna oo wariyuhu 3 nin oo isku reeru tarikhdoda raadin jiray
@ahmedjama2421
@ahmedjama2421 4 ай бұрын
Mahamed wll Saad u fahantayayaan LA yaabay wuu LA jarjaraa waraysi GA ninkani bixiyo
@FahmyAbdillahi
@FahmyAbdillahi 4 ай бұрын
Ninkani waa codkar taariikhdana ka run sheegaya
@osmangiire1349
@osmangiire1349 4 ай бұрын
Bull shit😂 Hadey dagaalameen hada mey wax iskaceliyaaniin? Ciyaarta joojiya oo Soomaalidiina dhinac karaaca 😂
@FaysalMohamed-dw8fw
@FaysalMohamed-dw8fw 4 ай бұрын
Beenaale.ina.cali.madar..xaguu.suldaanka.ka.ahaa
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 4 ай бұрын
SNm waxay ahaa yeen mujaahidiin geesiyaala maaha odaygani inuu khilaafaadkii yaraa ee dhexmaray uu warbaahinta keeno wayo waalaga heshiiyey waxaasi oodhan
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 4 ай бұрын
G36 waar ujawaaba beenta habarjeclo iyadaa kulmiye bartay. Ragii g36 taariikhdoodii habarjeclo been bayduldhigtay.
@FaysalMohamed-dw8fw
@FaysalMohamed-dw8fw 4 ай бұрын
Beenaale.ina.cali.madar..xaguu.suldaanka.ka.ahaa
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 371 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36