No video

Waayojoog Q4aad: Halgamaa Faysal Dheere iyo Waayihii Dagaaladii SNM & Dawladda.

  Рет қаралды 92,117

CBA TV

CBA TV

2 жыл бұрын

Waayojoog Q4aad: Halgamaa Faysal Dheere iyo Waayihii Dagaaladii SNM & Dawladda.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 89
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 2 жыл бұрын
Xaafadda Octoobar ayaan maalintaas joogay, waxaanan indhahayga ku arkay oo xasuustaa ciidan infantry ah oo dhanka suuqa u ordaya iyo dumarkii xaafadaha oo mushxaradaya. Waxaan ahaa wiil yar oo toban jir ah.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Muj.faysal waa halgamaa dhaba ilaahay ha xafido
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
Tv CBA waxaanu ka codsanaynaa in uu muj maxamed cali faarax taariikhdiisa barnaamijka ka diyaariyo
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Maxamed Cali raggiisii waa in lasoo waraystaa waan kula qabaa fikirkaas, weliba Maxamed Cali ciidamdiisa qaar ka midi Soomaali ba may ahayn, welina way noolyihiin qaarkood oo ciidamada Milaterigay ku kiraan.
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 2 жыл бұрын
HADA MAQASHID GEESIGA BIRTA AH WAA NINKAN THE LEGEND
@aayahamedia3239
@aayahamedia3239 2 жыл бұрын
Libaax caadiah baa lawaraysanayaa geesinimadu waa udhalasho
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 2 жыл бұрын
Yaa maalintaas Burco joogay..!? Xaafadda Maxadka ayaan joogay subaxdaa, waa markii ugu horreysay ee qof dhintay aan Arkay.
@AmalAhmed-zd1si
@AmalAhmed-zd1si 3 ай бұрын
Muj waan kusalamaayaa wuxuu. Ahaa mujaahid waa ya araga runtii aan jecelaysay waragaysigiisi muj aad udegan alxamulilaah ugu danbayntii guushi ilaahay cadowgeeni wayn ka guulaysanay
@mohamudmohamedabdiwahab6483
@mohamudmohamedabdiwahab6483 2 жыл бұрын
Faysal dheere illaahay maskaxda hakuu barakeeyo wll wakhti badanbaa kasoo wareegay ragaa aad tirinaysona waxyarbaa kanool ragii aa isku garbaha ahaydeen iyo saraakiishiiniiba illahay haw naxariisto MAXAMED CALI SALEEBAAN PAYlot Xandule Axmed maclin haarun Cismaan dacas Hayliqin Madaxdiin iyo qaar kaloo badan
@raygalkooshin883
@raygalkooshin883 2 жыл бұрын
Qaybta 27-aad wuxuu ula jeedaa qaybta 26-aad oo Waqooyi oo dhan xukuntay. Laakiin wakhti dambe oo ahayd 1989 dabayaaqadiisii ayaa la qaybiyay qaybtii 26-aad oo la sameeyay qaybta 27-aad oo Togdheer ah loona dhiibay Janaraal Cabdi Casiis Cali Barre.
@mohamoudsharif572
@mohamoudsharif572 2 жыл бұрын
Snm rabii ha u naxariisto dhamaanto,
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 2 жыл бұрын
Waa Barnaamij Fican, Lakiin Waryaha Waraysiga Qaadaya Wuu Ku Nacsiinayaa, Pls Sheekada Dhagayso, Waayahay Ayaad Barnaamijkii Ku Badisay, Pls Ha Ka Gurin Ee Dhagayso
@mohamoudsharif572
@mohamoudsharif572 2 жыл бұрын
Qaybee 5shanaad ka soo duub mj faysale, please br
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Halgankii xalaasha ahaa ee SNM ilaahay intii dhimatay hawnaxariisto inta noola ilaahay caafimad iyo cimri dheer ha siiyo
@ciisecabdulahi2574
@ciisecabdulahi2574 Жыл бұрын
Hhhhh weligay weyahan midka caqli xun maan arag kulahaaa ciidan idinla dagaalamayey baad sookaxaynayseen
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 ай бұрын
Geesi geesi dhaly❤ Faysal dheere
@ismailahmed8888
@ismailahmed8888 2 жыл бұрын
Waar qaybta 5aad ma sugi karno ugu yaraan maalintii 2 jeer ayaan eegaa inaad soo galiseen iyo in kale
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
Maashaa Allaahuye ogoow mujaahidnimadu yaraan iyo waynaan ma kala lahee,, sidaa daraadeed Nooloow mujaahid ismaaciil insh tcaalaa intay nololi jirto,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,, for ever Somaliland rep,,
@ahmedmarso289
@ahmedmarso289 2 жыл бұрын
Ninkii xabashiga ahaa ee haragwaafi dhakhtarka burco kala baxay Fadlan waydii mujaahidka
@abdiegeh6531
@abdiegeh6531 6 ай бұрын
😊LMK 9 9😅999⁹ K99999
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Caawamaxaad haysaa faysaliiw intaa aad sheegtayba waa sax
@nouhismail9052
@nouhismail9052 2 жыл бұрын
Maanshaa allah muj.faysal dheere alle cimriga iyo caafimaadka usiyaadi
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA...Ah S N M Guuul
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 9 ай бұрын
GOOB JOOG 👋👋
@ayanahmed1431
@ayanahmed1431 2 жыл бұрын
Asc. Waa mujaahid, geesi, aftahan, halyeey, intaas oo shan Maxay ilaahay agtiisa ka astaahilaan haddesa diinta alle cuskaneyn?
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Muj. Faysal Dheere waa geesi run yaqaana oo Rabbi yaqaana, Alle ha ka abaaliyo dulmigii uu ka dagaalamay, mujaahidka bal waxad weydiisaa maalintii halgamaagii weynaaye MaxamedCali dhintay taariikhdu intay ku beegnayd? SNM waxay Burco ka baxday maalintaas Maxamed Cali dhintay, waxaanu ku dhintay Haqayo-Malaas duleedkeeda.
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 9 ай бұрын
GOOB JOOG
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Very interesting interview
@awalekayse
@awalekayse 2 жыл бұрын
Geesi qaran faysal dheere indrkay raxmaanku haku dhawro
@dacarabdi726
@dacarabdi726 2 жыл бұрын
Cajiib wlahi 04:03habeenimo ayay ila soo gaadhay sidaan udaawanayay sheeku Waxay ugu darayd markuu ku dhahay SNN ayaan ahay oo waa Layso diray wax kasta filo ayay ahayd xaaladu
@waayoaragwaxweydii8606
@waayoaragwaxweydii8606 2 жыл бұрын
Waar ninkan faysal telfonkiisa haleysoo qoro casuumad iyo maanusbaanu u sameyneynaaye dumarbaa na wareeriyay mujaahidiin sheeganaayee
@sayidacool7190
@sayidacool7190 2 жыл бұрын
dumarku maxay kugu sameeyeen
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
@@sayidacool7190 sayidaay dumarku maaha kuwaad mooday iyo hooyooyinkeen,,
@abdulkarimomar5323
@abdulkarimomar5323 2 жыл бұрын
Muj Faysal halgan adag ayaa soo gasheen
@mxm273
@mxm273 2 жыл бұрын
Missay ciyaal iska odhanayn hy dalka laguma aaminaayo. Bal waxa la so maray eeg. Bal car markanu qabno aanu kaba degno
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
Muwaadin cidda waxaa kuugu sheekaysay cadaw iyo waa nacab iska dhigay walaalkaa, awoodda kaliya ee uu cadawga reer somaliland leeyahay waa Kala qoqobka-kala qaybinta iyo shaki kala galinta cududda midaysan ee la mari waayay, hadaad khuraafaadka nacabka jamh.Somaliland iyo beenta dhuuni qaataha rumaysatay iyo walaalkaa waa cadawgaagana waa kuu daciifnimo iyo ceeb guud ahaanba dhamaanteen hoganaysa dusheenna iyo dhankaaga oo la inooga soo dhacay, ehelkiyo xigaalkiyo intaad ehel wadaagtaan sidiibeey wali heegan iyo u yihiin gaadh buuxa oon geestay kaa jiraan cadaw kaaga soo dhicin, adiguna waxay ahayd inaad siday walaalahaa u fahmeen una beeneeyeen tabaha iyo xeeladaha cadawgeenna adiguna uga sayid calayso gaashaankana u daruurto,, nasiib darrose waxay tahay sidaad sheegtay weeyee in goldalooladii walaalahaa laga waayay (illeeyn sida laguugu akhriyaybaa isagaba loogu akhriyee) adiga lagaa helay oo adiga mooyee nimaan ciirsi kaleba lahayn iyo walaalkaa oo ku jecel cadaw lagaaga dhigay laguna nacsiiyay, waana nasiib darro wayn iyo nusqaan Aan guud ahaanba reer somaliland hore loogu aqoon, xaqiiqaduna waxay tahay- sixun u sheeg iyo waxaa ku helay dayuus Aan damiir lahayn iyo qaar diinta caasiyay oo aduunbaa salalay oo samada shaydaan kaaga dhawaaqee- sidaad ii ogayd sadriga iyo waxaad tahay laabtayda - silic iyo kuuma quudho xumaan-sidiibaan kuu jeclahay-kumaan saluugin waligay-saaxiib kalena maan yeelan- karaamada iyo seeftaan sitiyo-jiritaanka sababtayda-sumcadda iyo sharaftayda-sida qudheen ku waariyo samaha iyo noloshaydu- sinaba kuuma naco-illeeyn kaama maarmoo-rabibaa isku keen sidkee-sidaan qabo adiga weeyi ,,, for ever Somaliland rep,,
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 Жыл бұрын
Waligaaba hayso iyaa kugu qabsanaya wadanka waa loo aimanyahay qabyaaladi reeban
@yasinosman1864
@yasinosman1864 2 жыл бұрын
Giisigu ma iisho waa geesi geesi dhalay waataa gobtii soomaliland
@daahirtaliye2165
@daahirtaliye2165 2 жыл бұрын
Mujahidka ilahay cafimad iyo cimri dherer ha siiyo
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Run buu sheegayaa saaxiibkay
@yasinosman1864
@yasinosman1864 2 жыл бұрын
Waa taa gobeed guul somalilt
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 2 жыл бұрын
caanalay baa nabar tay walee ninkan warkiisu waa dhaxal gal runtuu kagag dartay
@geeljiregarduur6486
@geeljiregarduur6486 2 жыл бұрын
Ninkan wariye maha
@mustafeyousuf2842
@mustafeyousuf2842 Жыл бұрын
Asc
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 2 жыл бұрын
Asal mujaahid rag raga ahaaa
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Geesi waleee nin adaggggggggg
@abdihussein8917
@abdihussein8917 Жыл бұрын
Waxa ugu cajiibsanaa sheekada inta uu oodweyne ku noqdey ee uu iska dhigey ciidankii degenaa wlaahi waalakala calool adagyahay ninkani wuu iga iibasamey..cimri waasaca iyo caafimaad camal suuban ayaan kuu rajeynayaa..
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Adeerkay iyo inankiisii curad oon waligood askar daaye dawlad u shaqayn oo adhiilayaal ahaa ayaa ka mid ahaa ragaa burco lagu laayay
@axmedjaamac752
@axmedjaamac752 2 жыл бұрын
Noo soo badiya barnaamijyada sidan oo kale
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Geesi jira ayaa tahay
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 жыл бұрын
Walee waan galay Oodeyne
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
1🐅🐆
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Ninkii uu waraysanayana microphone digada ah ayuu uxidhay isna kii fiicna ayuu gashaday. Bal muxuu noo sheegayaa ahbalkan wariyaha ismoodey. Umadey sidan wax halaga badalo. Wa dhaqan xumo.
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 2 жыл бұрын
Heego was ayo.
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Ninka qydha la hadlikara wa juma
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
🐆🐅
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Libaaxaa gala taageero
@abrisaaqmuuse613
@abrisaaqmuuse613 2 жыл бұрын
Hawlgalki Haragwaafi Sarkaalki xabashiga aha kaga so daayay xabsiga burco. Bal ka warayso mujaahidka
@ahmedmarso289
@ahmedmarso289 2 жыл бұрын
Ninyaw hawlgalkaa miyaa la qariyaa Cid sheegaysaba waayay Faysal baae inoogu dhaw in inanku waydiiyo
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Waa sheekadaan fahmi waayey hal qof oo snm ah ma sheegaba shicibkan caadiga ah een dagaaladii galin iyo wararkaa suuqa ayuunbaan ku maqlaa
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 Жыл бұрын
Waa geesiyaashii SNM ee dalkeenan somaliland xoreeyey bari ilaa galbeedka mujaahidiinta SNM waa ragii faqashtii maalin cad kasaaray dalkeenan somaliland guuuuuul SNM
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Libaax yada baeta
@cabdikhaliif4253
@cabdikhaliif4253 2 жыл бұрын
Wllkeen faysal wuxu hayaa xogmuhiim inoo ah waa in la dhiirigeliyaa taariikhdiisa la kaydiyaa
@hindo475
@hindo475 2 жыл бұрын
Alaa Aqro maxay xisaab talaa
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Waydii saaxaday ku dhcday ii mire
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Sadex jeer dhaawicisa anaq qaaday
@mucjiso2000
@mucjiso2000 2 жыл бұрын
SXB HADAAD MAANTA GARANAYSO XABAD MAAD RIDEEN,, WALI WAXA JIRTA CADAALAD DARADIII
@HMS33
@HMS33 2 жыл бұрын
Faysal legend
@mustafeyousuf2842
@mustafeyousuf2842 Жыл бұрын
Asc yaa Muslims
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 9 ай бұрын
Hadal ayaa istilmaama
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Ku dhca ragu waa nasabnimda
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 2 жыл бұрын
GOBONIMO SNM
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Iska dagaalan mahan ee waa xigmad ku dagaalan iyo khibrad
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 9 ай бұрын
Waraysto miyanad maql dagaal
@abdisouleyman5860
@abdisouleyman5860 Жыл бұрын
Been Cad Ayuu ku shekeynayaa
@AliAhmed-rv4yd
@AliAhmed-rv4yd 2 жыл бұрын
Nasiibdaro, Muj. Faysal waxuu maanta ka mid yahay (32 sanadood kadib) dadka ay heego iyo hogaankeedu u yaqaanaan dad aan somaliland lagu aamini karin.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Aduunbaa isyidhi oo iska dhaadhiciya cid somaliland xukunkeeda laga xigaa majiro macak waad ogtahee kuwii halganka kasoo horjeeday soo kuwii madax kanoqday kor fiiri Somaliland waa mid
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
@@liibanmumin6582 liibaanoow shaqsiyaadka iyo nooca sidaa u hadlaa somalilander maahee la soco,, thanks
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Wr runta ha is diidsiin yaa Qoti😂 raggi ku xoreyy ado sigar lggu bakhtiyo ayd mnta faqash ku shegta, in yr ba se isgu ken hadhy
@mucjiso2000
@mucjiso2000 2 жыл бұрын
@@bosszaki9861 SXB WAA SIDAA AAD SHEEGTAY,, WAXAYNU SAMAYNAYNAA SOMALILAND LA WADA LEEYAHAY,,
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Sidii isaaq garxajis wax kasta uggu aamin sanaa ee shirkii baligubadle c,raxmaan tuur iyo maxamed xaashi cilmi habal awal ay c,raxmaan u raacday inankoodiina u diideen muuse biixi oo shirgudoon ahaana si fiican u maamulay markii dalka lasoo galay ee burco lagaga dhawaaqayna s,land iyadoon muran ku jirin c,raxmaan tuur loogu celiyey 2sanadood oo ku meel gaadh ah ayaa ina cigaal la doortay garxajis wuxuu yidhiba badankoodii doonimaynee dagaalbaanu ka xignaa awalbaad sheegaysaaye isaaq iyo jiiraankoo dhanbaa yaabay mise dagaalbaaba dhacay khasaare badani ka dhashay ilayn * nin ku yidhi sinaan mayno Adna diid sarayntiisa Sadka waad wadaagtaane Ma sagaashanbaa tiisu * Si kastaba ha ahastee waa la heshiiyey ina cigaal nidaambuu inoo sameeyey haddana garxajis iyo habar awalba samaroon ayey wadda doorteen gobanimaanay ahayd habar jeclo waa laga codeeyey hadan dib ayaa loogu codeeyey siilaanyo swal iyo garxajisba walow awal hal daba,la uggu codeeyey iyo gaashaanbuur jeegaan ah oo la sameeyey iyo heshiisyo la galay hadan awal ayaan ku ceshaday taladii oo doorasho ku helay haddana garxajis guushaa wuu dafiray buuq kalle ayuu keenay hadana sidaasooy tahay waxa imanaysa* haddii aad na dhaantaan idina maad na dhaaftaan* waana qasab inaad dalka ka talisaan oo maaha waxa laydinka baqayaa talada xagaa haka eegin xagga taariikhda ka eeg rag waa adoo kalle ilayne
@misharyalafasi1914
@misharyalafasi1914 2 жыл бұрын
Nio Somaliland waxaan ku nacay eragya ah mujaahid lkn inshaa allah odayaasha noo caan oo kale ah way dabar go,ayaan dhawaan, dabadeed waa layska ilaawin beenta ah Mujaahid, qof,qof soomaaliya dilay marna ma mudna erayga mujaahid naga daayaa eraygaas please.
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Mujaahid waa halgame haddaan Af Soomaali kugu dhigo. SNM mabay guulaysateen haddii aanay mujaahidiin ahayn. Adaan kuu dhiibee Maxamed Siyaad ma Muslin bu aha? Sow maaha ninkii Quraanka beeniyay?
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 жыл бұрын
Siyaad bare iyo snm waxay gaysteen dhibaato wayn oo soo gaadhay shacabka kunool Waqooyi galbeed intii aan ahayn daalimiinta alaha u naxariisto Inta daalimiinta ah arinkooda ilaahay baa Kala xukumidoona Laakiin walaahi dhiigaas bilaashka lagu daadshay inuusan ilaahay dayacaynin
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
@@Sahallohos1940 Ilaahay daalimka iska celiya ayuu yidhi. Nin walba ilaahy niyadisa haku arsaqo
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 жыл бұрын
Aamiin alaha niyadooda haku Abaal mariyo
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
sxb reer somaliland iyo mujaahidiintoodii ilaahay u gargaaray nin kasta oo nacayba wadnahaa hoos u go'ay qaarna joogsaday,, adiguna insh tcaalaa waa sidoo kale iyo waliba ka sii darane ciilba waad u dhiman ,, isku soo wada duuboo kaan noo hanaynoow Adna haanka soo dhigo hakaa haw tidhaahdee,, for ever Somaliland rep,,,
WaayoJoog Q 5aad: Halgamaa Faysal Dheere
26:18
CBA TV
Рет қаралды 38 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 56 МЛН
Waayojoog Q2aad: Halgamaa Muuse Nuur Faandhe
52:45
CBA TV
Рет қаралды 82 М.
Daawo mid kamida mucjisooyinkii  mujaahidiintii  Ururkii SNM
30:34
WaayoJoog Q3aad: Halgamaa Faysal Dheere
38:29
CBA TV
Рет қаралды 80 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 181 М.