Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Khadiija Foodey Nuur 🔥Iyo Heesta "JACAYL GEESA LEH"

  Рет қаралды 425,688

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 101
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Waa riwaayaddii Naxdin iyo Nasiib 1971,kii . Thanks Waayo-W-Wacnaa.
@Daljir143
@Daljir143 3 жыл бұрын
Hees iyo bar Illaahay ha unaxariusto abwaan Sooraan iyo Bacalwaan mama Khadiija Allaha dhowro cimrina hasiiyo.
@CiilowYare-dt7if
@CiilowYare-dt7if Жыл бұрын
Aadban u jeclahy heesahii hore wlhi 18 Years jira kama helo heesaha 2015 ka sii dambeye 😂😊
@MuuseJimcaale-c1d
@MuuseJimcaale-c1d Ай бұрын
14jirbaan kujeclaa heesaha Hore ilaa hadda oon jiro 16 waan dhagaystaa fawaaid badan Ayaan ka faa iiday iskuula maadada somliga eraga iyo micnhiisa aadbaan ugu fiicanahay
@Saraareed
@Saraareed 6 күн бұрын
Ax yaa heestii
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Bacalwan Allh yarxam Mama khadija cimre dher Allh ku siiyo
@CabdulaahiAamino
@CabdulaahiAamino 2 ай бұрын
Wale waagii hore baa fanaaniin noojireen❤❤❤❤
@ahmedmahamedjama4524
@ahmedmahamedjama4524 4 жыл бұрын
Cllaahi diiriye soraan ayaa lahaa erayada heestan waxaa markii hore larabay inay sidaran dooriyaan ugu luuqeeyaan fanaan cllaahi diiriye soraan iyo shankaroon axmed sagal yuusuf balse abwaanka ka diiday oodhiibay labadan fanaan ee bacalwaan iyo khadiija foodey waana riwaaydii naxdin iyo nasiib curin ta riwaayada waxaa lahaa abwaan maxamed cali kaariye hestan curin teedana waxaa lahaa abwaan sheekh cllaahi diiriye soraan ee saas ku ogaada haysku khaldinee
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Armaa adigu wax qaldaysaa sxb riwayada nabar iyo nasiib 1971 ereyada MAXAMED Cali kaariye laxanka bacalwaan. Xagee ka keentay sooraan???
@yacnick
@yacnick Жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 riwaayadaha cida sameysay iyo heesahaa ku jira in badan way kala duwanaan karaan. Heeso badan oo aanu abwaanka riwaayada sameeyey lahayn baa ku dhex jira.
@Canada-1958
@Canada-1958 9 ай бұрын
Mahadsanid for your Review/ detailed info on the Song. I was Form1 at 15 May Secondery school 1969-73. It was a GOLDEN EPOCH of Somalia . Once again, Guul iyo Gobanimmo .
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 4 жыл бұрын
ALLAH YARXAMU Baacalwaan Asalkii fanka imika in la dhegeystoba maaha markaad heesahanoo kale maqashid
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Amin ilahay haw naxariisto Aroor walba waan is arki jirnaY
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Amin ilahay haw naxariisto Aroor walba waan is arki jirnaY
@nuurkhataw2371
@nuurkhataw2371 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxankii c.c.bacalwaan codkii khadiijo foodey nuur iyo baacalwan
@hassandhidar8537
@hassandhidar8537 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto legend Bacalwaan.
@xasanadanismacil9824
@xasanadanismacil9824 4 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan cllaahi diriye soraan abwaanku was reer hargaysa
@yaxyec4972
@yaxyec4972 4 жыл бұрын
C.diiriye sooraan abwaan weyn ayuu ahaa balse heestan waxay ku jirtay riwaayadii naxdin iyo nasiib uu allifay maxamed cali kaariye.
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 4 жыл бұрын
@@yaxyec4972 allaa yacisak waliba riwaayadani waa tii ugu horaysay markii hobolada laysku daray ee magaca waaberi loo bixiyey lagu furay kooxda
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 2 жыл бұрын
Nabsi lama gatoo Lama goobo ee🥰 Fankii hore muxuu cajiib ahaa
@MahmoodM-pc8pn
@MahmoodM-pc8pn 4 ай бұрын
Mahadsanid, Dadka hadda jooga waxy at ayaa fahmaya sidaa!!! Abwaannadu waxay ahaayeen dad Allah hibo fan siiyey! Cod aan la badhxin iyo muusig hagar la’aan!
@hassanahmed7737
@hassanahmed7737 Жыл бұрын
Erayadii abwaan kaariye
@najialihajibehe6584
@najialihajibehe6584 4 жыл бұрын
Waayo xasuustood! midho dhaxal gal ah oo aan dugoobayn xambaarsan jacayl iyo xiiso ballaadhan oo xilligooda laga garaabayo. Abwaan Maxamed Cali Kaariye Erayadiisii iyo Riwaayaddii Naxdin iyo Nasiib oo anaan daawan sheeko mooyeeeee
@ShuaybMohamoud
@ShuaybMohamoud 7 ай бұрын
Abwaan Mohamed Ali Kaariye Riwaayada ayuu lahaa balse Eryada Heesta waxaa iska lahaa AHUN Abwaan Sheik Abdilahi Diriye Sooraan
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j 7 ай бұрын
Wahwaah legnd bacalwaan😊❤
@elcapitano7550
@elcapitano7550 4 жыл бұрын
Aad io aad u mahadsantihiin 🥰
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 11 ай бұрын
long live somalia.
@NuurdeeqHussein
@NuurdeeqHussein Ай бұрын
Ereyadii abwaan kaariye AUN
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 3 жыл бұрын
Erayadii cabdilaahi sooraan made in somaliland Hoygii fanka 🤍♥️💚♥️💚🤍💯 hajabin waligaa ha dhicin
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Fanka qabyaalada kala tag
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Hoygii bililiqada fanka, Riwaayaddii caanka aheyd ee naxdin iyo nasiib. Dhamaan heesaha ku jiray riwaayadaan waa wada caan, curintii maxamed cali kaariye AUN
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
@@sayidka6911 sax sxb isku daygaas weyku fashilmeen
@saddamhussein5975
@saddamhussein5975 Жыл бұрын
Jaceyl geeso leh iga guuxayee❤🫎
@gacalwalalaabo835
@gacalwalalaabo835 4 жыл бұрын
erayda marxalad aan hada ka fara labanayo tilman ka bixinayo jeer daal ku galo gacmuhuna baxaan isna uugartaa loogaabiyoo thanks waayihi w cnaa
@abdirahimsheikh1395
@abdirahimsheikh1395 3 жыл бұрын
Amazing songs
@ayaanlegarmany9795
@ayaanlegarmany9795 4 жыл бұрын
Wlhi zxp 3 sano daydayay Mahad sanid pro
@badalcabi6312
@badalcabi6312 4 жыл бұрын
wwww yasalaam hees iyo badh shugran ugaas sare sidaa noka haqabtirtey suganda
@isackkalsoni
@isackkalsoni 7 ай бұрын
Gacalay war laay wa ino gir kale😢💔
@hamzeahmed6411
@hamzeahmed6411 Жыл бұрын
Fankii hore muxuu cajiib ahaa
@nuunehaadi7979
@nuunehaadi7979 Жыл бұрын
Heeso jacayl dhaba ka hadlaysa heesi wa intii hore
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
*Erayada Maxamed Cali kaariye AUN* 1971 *Laxanka Cabdi Cali BacalwaaN* Luuqda Khadiija Foodey Nuur Iyo Cabdi Cali Bacalwaan AHUN
@idilabdi7091
@idilabdi7091 4 жыл бұрын
Waa erayadii abwaaan cllaahi diraye soraan riwaayadii naxdin iyo nasiib
@maxamedxuseen8387
@maxamedxuseen8387 10 ай бұрын
Heestaan waxaa ereyadeeda leh cabdi iidaan faarax waxaana horay u qaaday nin la dhihi jiray AUN maxamed cabdulaahi cambuul Haka baqan gamacaha maran Meher yaanu kugu dhicin Tii ilaaheybaa maqan. Waa xaalada hada aan ku suganahay inkasta oo aan ku kalsoonahay nolosheyda Hadana heestaan erayada cajiibka leh baa isoo jiidatay 21/3/2024 Waxaan filaa inay xasuus ii noqoto taariikhdaan
@CumarXusen-xd3to
@CumarXusen-xd3to 7 ай бұрын
Cajiib dad tagay adeer😢
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 3 жыл бұрын
Erayadii cabdilaahi diiriye sooraan made in somalilamd ❤🤍💚💯🌷 haygii fanka Abwaan dhala reer somaliland
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 жыл бұрын
Maxamed cali kaariye iskaleh ereyada
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Masha Allh
@MaxamedRaaye
@MaxamedRaaye 5 ай бұрын
Bacalwaan alow kuu naxariizo halkaan sifiican aYuu noogu matalaY hadaan nahaY faaraxYaDa
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali 3 ай бұрын
AABE. BAACALWAAN. A U N. WUXUU MATELAA SOMALI WEYN.
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 5 ай бұрын
Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Maxamed Cali Kaariye AHN 1971 Laxanka U/ Cabdi Cali Bacalwaan AHN
@hanuuniye252
@hanuuniye252 4 ай бұрын
imaad garaninoo gu,baa kuu dhimane 5/9/2024 daawanayaa
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 11 ай бұрын
Heesihii hore waxay ka hadlayeen dareen dhab ah oo aad sawiran karto kuwa hada badankooduna waxay noqdeen laba nooc kuwo sheekho la mood. Oo aan micno ku fadhiyin iyo kuwo kawaramaya arrimihii qoyska gaar ahaan sariirta iyo waxyaalaha secret ka ah. Lkn weligayba qaraami baan ahaaa heestana waxa iigu horay maqalkeeda 2014
@Muuseaxmedxuseen
@Muuseaxmedxuseen 5 ай бұрын
Heestan .waxaa.sameeyay.cisman.askari
@tusejiirow4776
@tusejiirow4776 4 жыл бұрын
Heestaan weligeey waa dhageesan jiray ayadoo youtube-ka lasoo galin telka iigu jirtaa kama xiiso dhaco
@ugaas.xasan.dhagash8419
@ugaas.xasan.dhagash8419 Жыл бұрын
Heestan.waxaa.curinteeda.lahaa.maxamed.c.kaariye.laxanka..axmed.cali.cigaal...waxa.kuwada.luuqeeya..bacalwan.iyo.khadiijo.fooday...riwaayadii..naxdin.iyo.nasiib.
@baseyabdi6976
@baseyabdi6976 4 жыл бұрын
Legend💯🔞
@HalisTa..22
@HalisTa..22 7 ай бұрын
Intay garashadu kugu gaabantahay Abaal aad gashaa wax ma goynayo✍
@abdullahiabdulkadir3180
@abdullahiabdulkadir3180 2 жыл бұрын
Heestaan barkulan aya soo deyn jirtay 2010 ilaa 2011 habeen iyo maalin yaa xasusto
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali 6 ай бұрын
MAMO. KHAJA FODEY JIG JIGAA KAA SALAAMAYA
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise
@Ahmednuur_Cismaan_Ciise Жыл бұрын
2013_4_5 ayaan dhagaysan jiray xasuus gaadha
@najmaabdiali2377
@najmaabdiali2377 7 ай бұрын
Mxu ugu daadiye ax
@iftiinkaifka5867
@iftiinkaifka5867 3 ай бұрын
jaaah
@wiizikhaliif7463
@wiizikhaliif7463 6 ай бұрын
Inta 2030 fiirsan doonta
@abdiasiismohamed7726
@abdiasiismohamed7726 4 жыл бұрын
Heestan waxes curinteeda lana alehawnaxariist
@abdullahiabdiguutaale9466
@abdullahiabdiguutaale9466 Жыл бұрын
Well come
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Love
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 9 ай бұрын
Xamse is a great player and a good player
@ayuubyare6808
@ayuubyare6808 2 жыл бұрын
Heestii aan kuso celsheydey
@huud7497
@huud7497 2 жыл бұрын
Soo gabiyo weye Maha loo gabiyo
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Liked
@bileburuud3931
@bileburuud3931 2 жыл бұрын
Sxb xasuus igu dheer raadin badan ka dib mahadsanid
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 Жыл бұрын
Ok
@AhmedJeelle
@AhmedJeelle Жыл бұрын
Hees xasan tuubaac
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Sharee
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Dadka hoos ku qoran qaar waxay leeyihiin heesta waxaa curiyey Sooraan, qaarna waxay leeyihiin Kaariye ayaa sameeyey. Yaa sax ah? Maxaase keenay in qof iska sheego wuxuusan hubin? Soomaali haddaan nahay waa inaan wax ka beddelnaa dhaqankeena qaarkii sida in la iska sheego waxaan jirin.
@AliAli-wl6hd
@AliAli-wl6hd 4 жыл бұрын
Waxa sax ah Ruwayada inu lahaa abwan kariye lkn Marar qar inu abwan kale hesta laga yaba
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Walal waxa marag ma doonto ah inu heesta Sameeyay dhakhtarki JacaYlka *Maxamed Cali Kaariye 1971* *Laxanka Cabdi Cali BacaLwaan*
@somalidev
@somalidev 4 жыл бұрын
@@dailyxiin Waa maxamed cali kaariye. XASUUS gaar ah ii leedahy waa ruwaayaddii ugu horeeysey anigoo gacanta la i hayo aan galey 1971/72 meelahaa. Hhh
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
@@somalidev waaw dabcan waxaad tahay qof wax badan usoo joogay wax badan in laga waraystana mudan
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Sxb wa nin jeclaysi iyo qabyaalad ereyada maxamed Cali kaariye 1971 magaca riwayada nabar iyo nasiib laxanka bacalwaan aun
@daudahmed1957
@daudahmed1957 3 жыл бұрын
Legends
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Shareed'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Lifetime's
@Ahmedcabdulahi
@Ahmedcabdulahi 2 жыл бұрын
Ax yaa xasuus iyo baadiye nin aan wada shukaansi tagi jirnay ban so xasuustay
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 4 жыл бұрын
Heestii yaa iska leh oo sameeyey?
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Waxa Sameeyay Dhakhtarki JacaYlka Maxamed Cali kaariye 1971 Laxanka waxaa Saaray Isla bacaL waan
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 4 жыл бұрын
@@dailyxiin Mahadsanid wll
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
@@ibrahimhassan1748 Adaa Mudan WalaL
@mahamudahmed408
@mahamudahmed408 3 жыл бұрын
Gacalay War laay waa inoo gu.kale yacni sanadkale not guurkale
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Livetime'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Live
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Facebook'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Sharee
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Liked
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
bacalwaan iyo sahra axmed heestii mood
11:27
Cawayska
Рет қаралды 140 М.
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
UFC 287 : Перейра VS Адесанья 2
6:02
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 486 М.
Khadija Foodey & Cabdi Cali Bacalwan Ahun | Heestii Jacayl Geeseleh
7:28
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
Sakaraadka
8:05
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 103 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shamsa Cumar Xaydaro 🔥Iyo Heesta "QUNYAR SO SOCO"
11:24
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 235 М.
Barasho
10:59
Xasan Adan - Topic
Рет қаралды 6 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Hees Waan Haybiyaa Mana Helee
5:42
Qaraami 1960
Рет қаралды 59 М.
Juba's Great Songs
6:55
Release - Topic
Рет қаралды 249 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "GUURKA HA CEEBEYN"
7:11
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН