No video

Salaad Maxamed Derbi Iyo Saado Cali Warsame 🔥Iyo Heesta "SIYAARO"

  Рет қаралды 198,006

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda laha
A/ Maxamuud C/lahi Ciise (Singub) AHN 1979
🌟Laxanka
U/ Cabdi Cali Bacalwaan
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 40
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 6 ай бұрын
Abwaan singub AHN Bulaale❤️
@cabdilaahi6540
@cabdilaahi6540 3 жыл бұрын
Heesahani waa heeso waqti lagu bixiyay haday noqonlahayd midho ,laxan, music iyo fanaanka loo xushay waana heeso xambaarsan murtidii soomaalida.
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
Jacayl kaan xaabaalaan, xuudkana cunsiiyaan caawana xusaayaa, waa ruwaayadii Xuskii Jacaylka, erayadii Abwaankii wayna Sangub (AHN). Waxaan ku daawadey ruwaayada magaalada Burco sanadkii 1980-81kii ma hubo.
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Maasha Allah Riwaayadii XUSKII JACAYLKA EREYADII AHN ABWAAN MOHAMUD ABDILLAHI ISSE SINGUB
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Safarkaygii xeebta cilmi boodhari ku aasanyay ee Berbera ayaan heestan ku xasuustaa. Viva Magaalada Jacaylka Iyo Boodhari Agtiisii.
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
ABWAANKII REER ISAHAAQ CLLAAHI CIISE SINGUB CABQARI DHULKA DEEGAANKA YAQAAN RAXIMALLAAH SINGUB
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Sangub isaaq ma eheen sxb ee kala tag fanka qabyaalada
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
@@abshircarab18 wuu saxsanyahay isaaq maha ee jilibka Singub ayaa la dhahaa reer isaaq
@abshircarab18
@abshircarab18 Ай бұрын
​@@mahamedcudhi7497ok sxb cafwan waxaan mooday isaaq in oo ka waday
@xasanxasanfedhayare6202
@xasanxasanfedhayare6202 10 ай бұрын
Abwaan somaliyeed abti baanu u ahayn reer dalal guuleed reer dhicisaw cigaal dhicisaw allah yaa arxama raaximiin
@user-mn6zc3ct4z
@user-mn6zc3ct4z 9 ай бұрын
ABWAAN SANGUB. WAA. RIWAAYADII. XUUD. BAA. LAQEY. JACEYL
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Heestan aad iyo aad ayaan u jeclahay salaad darbi iyo saado cali ilaahay ha u naxariisto amiin
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 14 күн бұрын
Sooraan markoow Dudunta Korsaarnaa Ee uu Heestaan Qaadayay Waanla Yaabanaaaa
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Saada Cali Warsame Allaha jannadii Fardawsa ka waraabiyo. Aamiin.
@adenabdirahman360
@adenabdirahman360 Жыл бұрын
Riwaayadan waxaan galay 1979 magaalada jilib
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 3 жыл бұрын
Eedaday saado ilashoow unaxariiso
@cabdifataaxmaxamed4344
@cabdifataaxmaxamed4344 2 жыл бұрын
ASAL ABWAAN SANGUB WUXJUU SAMIIYAY RIWAAYADII XUUD BAA LAQAY JACAYL 2XUSKII JACAYLKA 3QABRIGII JACAYLKA
@omarhussien8958
@omarhussien8958 3 жыл бұрын
Sado Ali, forever in somali music! Allah fardowsa kuugu bishaareey. Wahabbi kaa gardaran baa kudilay adigoo cadaalada u hiilinaya.
@alishakiib2602
@alishakiib2602 3 жыл бұрын
Thanks dadkaan caadi ma ahayn dad Qaali ah alaha u naxariisto
@abdiazizomar9473
@abdiazizomar9473 3 жыл бұрын
Ree Bar Barasiyaartaan
@abdirahmanelmi24
@abdirahmanelmi24 2 жыл бұрын
Reer Barigu siyaartaaneey🤗
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 жыл бұрын
Waa hees nin wayn
@elmi67ification
@elmi67ification 3 жыл бұрын
Aad baan uga helay
@Garaad1000
@Garaad1000 3 жыл бұрын
Salaad darbi (ceel buur) oo fasiix aha haddad heyso soo gali sxb
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 10 ай бұрын
aan u xidhay banaadiri yey
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 3 жыл бұрын
Dooni!!?doonidii.jaceylka.aan.raacnee.goold...dooni...dahaba...eeg.bada.cas.. love..gunaanad...yes.dur.dur.dheeman.ee
@user-gh4wg1eu4d
@user-gh4wg1eu4d 6 ай бұрын
Doonidii jacaylka waxa lahaa cabdi cali wayd
@aadancabdi3099
@aadancabdi3099 2 жыл бұрын
Hees macaan
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Xasuustu waa wax wanaagsane waaar aaan wax idinka cuneee hadii aad naga joojiya tusmada. Hayaaaaaaaày dadkan yaaa u cidaay musanawgii aduunkii is haysan kari wayday xaaaba doonkii biyo yaa shuban hawtiii huuno layaabay xagga xadka lee isley ma sanduuq baan ahay yaa xaaladaa waayaha jirtay ogogog.
@garowshogar4805
@garowshogar4805 3 жыл бұрын
Sahra axmd iyo beecalwan
@Cabdikarincali
@Cabdikarincali 3 жыл бұрын
cabdikariin awjaamac
@abdiwahabashkir3369
@abdiwahabashkir3369 3 жыл бұрын
Aad baad U Mahadsantihiin Jaalayaal, Heesaha Salaad Darbi Sida .Beeni Raad male .Markaad Maqantahay Haddii la Heli Karo Aad bay U Fiicatahay
@haleelo1613
@haleelo1613 3 жыл бұрын
M.H
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 3 жыл бұрын
Anba beri dooni buuxdaan Bad kaga tegayeeey! hhhhhh
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 2 жыл бұрын
barasho)????. )))))beri.. ((((((((.bad..love.era...goold.era..???
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Wwww
Salaad Maxamed Derbi Iyo Faadumo C/llahi Maandeeq🔥 Iyo Heesta "AXDI"
6:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 237 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
Xamdi || Maxamed A. Kuluc & Saado C. Warsame || HD +Lyrics
10:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 127 М.
Salaad Derbi iyo Saynab Cige 🔥Iyo Heesta "JAALALLEEY"
10:41
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,5 МЛН
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 39 М.
salaad darbi ayaan dhalad oo kaban  ah
9:09
SHARDI OFFICIAL
Рет қаралды 53 М.
Yaa Kuu Warrama. (feat. Saado Cali Warsame)
8:58
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 10 М.
Liibaan Maleh Aduunoo
9:32
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 7 М.
Salad Darbi & Saado Cali Warsame Ahun | Heestii Barbar | Siyaaro
8:53
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 49 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН