Heestii oo dhammaystiran ku habboon waayaha. Mahadsanid. Xubnaha muusig heestan tumay haddii la sheegi karo magacyadooda way fiicnaan lahayd.
@abdullahihersi11882 жыл бұрын
Roble Waxaan aad uga qayliyey labada Nin ee garaacaya Baytariga iyo Lead giraarka amaba aan raaciyee xaataa Ninka kaga dananinaya saxophoneka isagana Caadi ma ahan. 😂 meesha kuma hayo aan Ninkii la oran jiray Nabadraadshe. Miyaanuu arag heestaan…?
Heestan waxa laha mireheeda gabar an jeclaa abaheed lkn way iga dhooftay 😭😭😭😭
@mahaddirirgeesood95562 жыл бұрын
Ina generaal maxamed nuur shareeco AHUN miyeey ahayd sxb??
@mohamedhassen7334 ай бұрын
Walaalken Maxamed Nuureysaa shareeco ilaahay hau naxariisto.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi2 жыл бұрын
Allow u naxariiso intii dhimatay🤲
@cnaasirkooraar81042 жыл бұрын
Nuur shareeco alaya Raxmo
@mustafafrah372 жыл бұрын
Allha unaxariisto inti dhimatey alle yaraxma
@cnaasirkooraar81042 жыл бұрын
Abwaanka waa reer gedo
@abdullahihersi11882 жыл бұрын
Ninka Laxankaas Quruxda badan saarayna waa Reerkee…..? Kuwa Muusikadaas quruxda badana kaga danananiyey waa Reerkee iyana? Kaba soo gudubee, kuwa Codkooda macaan noogu raaxeeyey Iyagana gobolkee ka soo jeedeean….:.? 😹
@cnaasirkooraar81042 жыл бұрын
@@abdullahihersi1188 laxanka wa axmed cali cigaal cododka safiyo ducaale axmed cali cigaal saado warsame salad darbi qadro daahir waxay kaso kale jeedaan waqooyi nugaal Mudug iyo galgadud