Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Saado Cali Warsame 🔥Iyo Heesta "XIL KU SAARAN WEEYAAN"

  Рет қаралды 263,695

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

3 жыл бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Maxamuud Cabdilaahi Singub 1979
🌟Laxanka
U/ Maxamed Ciise AHN

Пікірлер: 38
@alihanash9726
@alihanash9726 6 ай бұрын
Sangub aun ❤❤❤ xidigs,ugaadh iyo sugaanta dhulka ..cod ku gaadhaa ma Jirin..2 hobol a aun aamin
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Old is gold 🙏
@AhmedAli-fo3og
@AhmedAli-fo3og 10 ай бұрын
Waa hees macaan oo deegaanka Soomaalida geedaha ka baxay qeexaysa, caadi ma ah. Labada abwaan ee qaaliga ah ilaahay ha u naxariisto. Masha'alah Well done this channel
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 2 жыл бұрын
Heeskan in la xifdiya ayaa wanaagsan waayo waa cashar saynis ah oo ka sheekaynaya deegaanka iyo cimilada iyo dhirta noocyada ay u kala baxdo iyo ugaadha say u kala yihiin lab iyo dhadig magacyadooda kolay anigu waan xifdin iinsha allaah. Ilaahay labadoodaba ha u naxariisto aamin koley qof macalin ah ayaa qoray haduu dhintay alle ha u naxariisto haduu noolyahayna ilaahay haka abaal mariyo sharaxaada
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
aun maxamuud claahi singub abwaankii cilmi falaga
@araleabdi56
@araleabdi56 4 ай бұрын
Riwayadi xuski jacaylka abwaanka c.laahi singub. Heesaha ii tirsan oo aan markasta ku dhegaysigoda ku ceshado sawirka heesta bixinayso meesha noocaa ah iyo barwaqada udoonka ka soo baxaya waa lagu cadimada xasuustado dhan baa soo niqonaysa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan mid ka mid ah xulka heesaha hirgalay raxmaanku haw naxariisto labadaba Abdi iyo Saadoba
@saidabdi136
@saidabdi136 Күн бұрын
Ilaahoow Jannaatul Fardawsa idinka waraabi Bacalwaan iyo Saado.
@alisaid2008
@alisaid2008 Жыл бұрын
Mirihii m.c.sangub laxankii baacalwan codka saado cali iyo baacalwan
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 11 ай бұрын
Caqli iyo xignad waa ragii hore bal ufiirsi magacayada suradii ,jiicii,sasabkiyo, galoolkii waa magacyada dhirta dhulkeena
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 3 жыл бұрын
Ereyo laxan iyo codba waa%
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 3 жыл бұрын
Maashaa allaah waayo waayihii wacnaa waa hoygeyga maqalkiinna aadaan u jeclahay iyo resbactiga aad asaxaabtiinna siisaan guuleysta channelka waaya waayo waa nadeeqdeene
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 28 күн бұрын
Erayadii abwaan singub AHUN
@ahmedismaeldjama606
@ahmedismaeldjama606 3 жыл бұрын
Riwaayadii xuski jacaylka hees ka mid ah isla markana u alifay Maxamuud Ciise SANGUB (1978).
@awesabukar361
@awesabukar361 3 жыл бұрын
,
@mohamedamiinhuseinfaarah3547
@mohamedamiinhuseinfaarah3547 2 жыл бұрын
Mahadsanid .Waayo Waayihi wacnaa hees aad iyo aad si fiican u sharxan.AUN.Fanaaniin qiimo badan
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 2 жыл бұрын
Xuskii jacaylka sangub ilaahy haw naxariisto dhamaantoodba
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Allehawnaxariisto fanaantii fcnay badankood waa hoydeen
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 3 жыл бұрын
Thnks waayo waayihii wacnaa
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
AUN bacalwaan N saado🤲🤲
@nageeyemahadjabane2401
@nageeyemahadjabane2401 3 жыл бұрын
Wll madaxa isaaranthy cimri dheer iyo caafimad bn illaah kaaga baryayaa heestaa intee raadinayey
@qasimosman3805
@qasimosman3805 3 жыл бұрын
Unbelievable!!! xoor laga dhamay xagaygii iyo xusuus baa geel lagu xero geeyaa
@nabadoonducaysane8829
@nabadoonducaysane8829 2 жыл бұрын
Allah yaa Raxma Dhamantiin🙏
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 3 жыл бұрын
Waah waah iyo weger
@inacaliguray5065
@inacaliguray5065 3 жыл бұрын
caawa uunba ladinka hayaa
@alihanash9726
@alihanash9726 Жыл бұрын
Sangub AUN wuxu yidhi Jacaylkan xabaalay,xuudkana leqsiiyay cawana Xusaayaa saado AUN bacalwan garan mayo no lol iyo geeri..
@maxedjamamaxud2865
@maxedjamamaxud2865 Жыл бұрын
Wax lagu xusuutay ka tageen alla yaa raxmaan
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Music suu isu bad badalayo ka helay
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@siciidbashiirjaamac8773
@siciidbashiirjaamac8773 3 жыл бұрын
Oo laba sagaalaad waa 18 beri uumaalin walba ku da!ayo roobku weeye cilmi galaga ma aha
@btakar2520
@btakar2520 3 жыл бұрын
Waxa ubahanay inlay fahansiiyo erayada (( oo laba sagalaad subax noolba uu helay)) iyo (( oo laba sidedaa sedex iyo lix jeer helay)) iyo ((sexday oo baldholuhu )).. waxa laga wado kolay 2 hore waa cilmi falag baa filayaaye cidii igu dhanta cilmi baa kasugayaa
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Labada hore ma aha cilmi falaf ee xarafka heestu ku socoto yuu abwaanku waafajiyay, midka dambe-se' (baldhoole) waa nooc ka mid ah cawska, sida sifaarka, dareemada, maadha iyo daba-saclaha. Mahadsanid.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@qaraamiqaaci1984 Mahadsanid bare.
@btakar2520
@btakar2520 3 жыл бұрын
Mhdsdn wll
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 Жыл бұрын
Baldhooluhu waa cawska sida timaha jilicsan u seexda ama saynta fardaha ee loo shanleeyo ay dhinec u seexdaan
@abwaanmidnimo3202
@abwaanmidnimo3202 Жыл бұрын
Oo laba sagaalaad subax noolba uu helay waxaa laga wadaa 18maalmood in uu subax walba roobku ku da ayay ileen laba sagaalaad waa 18de
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 5 ай бұрын
Cajiib ereyada kujira ayaaba afsomali barasho noogu filan.. .guryo samo iyo hoowdoo seerma waydadiiyo gudguduhu saq dhexe miro, labo sagaalaad, siiga iyo cawshii, saryanka iyo deeradu , raad sagaaro, beeshu sahan dhigin, dareemaduna sacabkiyo kala saartay muruxiiyee, Geedaha sabaal baxay , cirku sagal yar leeyahay, daruurtana sitaa xidhay, kuwaan hadaan fahano waxbadan ayaan ka ogaanaynaa afkeena
Salaad Maxamed Derbi Iyo Saado Cali Warsame 🔥Iyo Heesta "SIYAARO"
7:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 195 М.
Maxamed Saleeban Tubeec Iyo Khadra Daahir Cige 🔥 Iyo Heesta "DIFAAC QARAN"
10:16
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 33 МЛН
bacalwaan iyo sahra axmed heestii mood
11:27
Cawayska
Рет қаралды 84 М.
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 253 М.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Saado Cali Warsame 🔥Iyo Heesta "XIDDIGIISU WA KUMA"
7:28
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "HAYE NABADE"
6:20
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 349 М.
Saado cali iyo Cabdi baadil Beerkaad igaga taalaa with lyrics kaban
10:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 73 М.
Heestii - Afgrad Ismahan Xaashi Xasuustii AUN Saado Cali Warsame HD
10:03
Somali New Entertainment
Рет қаралды 149 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Khadiija Foodey Nuur 🔥Iyo Heesta "JACAYL GEESA LEH"
7:11
Saado Cali Warsame  Ahun l  Naftayda ku Jiraban
8:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 3,4 МЛН
This or That 🛍️
0:52
A4
Рет қаралды 8 МЛН
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 17 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 3,5 МЛН